Kooxda PunBand - Puntland | DILLAAL NOO DHUUNTAY (Xasaasi) | Official Music Video | 2025

  Рет қаралды 109,031

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

Пікірлер: 226
@ShaficiAxmad-vq6ri
@ShaficiAxmad-vq6ri Ай бұрын
Layla ubax Xaliimo sacdiyo Deeqa dheeman Cawaale deyr Sidiiq karaama Kaamil deeq Ereyada iyo laxanka M.dhagaafe cilmi Music mawliid jagax Heestu waa 💯/% Dhamaan kooxda PunBand waan idin salaamayaa waxbaa kadhacay walaahi CAJABA RABI !!
@MursalCabdi-rq3xd
@MursalCabdi-rq3xd Ай бұрын
Waa idin wadanaa wlh,
@DeeqoAhmed-n6i
@DeeqoAhmed-n6i Ай бұрын
@@ShaficiAxmad-vq6ri musigu waa mawliid xasan faarax dhameeye
@Kabtan.
@Kabtan. Ай бұрын
🇺🇿Puntland 🤲alloow guulee rag ba u dhintoo 🩸dhiiga u shubay.😎
@aymanxcabdi756
@aymanxcabdi756 Ай бұрын
no reply 😂😂😂
@Mikraam..maftuux
@Mikraam..maftuux Ай бұрын
AAAMIN WLLO
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Ай бұрын
Xasan dilal ilaahay umada haka hor leexiyo
@Saido-j4o
@Saido-j4o Ай бұрын
Reer Darood Bahane wax Badan waad ooyeeysaan Badiyihiina Dhagaxa ku Ekaada 👎👎👎👎👎👎👎👎👎
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 19 күн бұрын
Xasan allaha wuu qasay Somalia allow umada dhaafi
@abdiali4991
@abdiali4991 Ай бұрын
Wow waa hees muug iyo miisan ked iskaleh Hambalyo kooxda fanka reer puntland iyo cabdi askari tube one ☝️ like 👍 😂😂😂
@MohamedAbdrizak-i9b
@MohamedAbdrizak-i9b Ай бұрын
Qabyaalada iska dhaafa Dalxoreeya Hassan Shiikh Mohamud waa uu joogaa intii Allah u calfee Daaroodow wax idin ka qabyaalad badan ma jiree😢
@shamsamohyadin8223
@shamsamohyadin8223 21 күн бұрын
Dalxoreeyoow.guleyso.xassan.shiikh.masha.allah
@Ugbaad_Araweelo
@Ugbaad_Araweelo Ай бұрын
A❤ tan hees waa dhaafty absolutely 💯 😍 💖 ❤️ ♥️
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Ай бұрын
waaa dhabbb dilaaal noo dhuuntayyu xasan tuuuuggg
@AxmedDeeq-jl3ce
@AxmedDeeq-jl3ce Ай бұрын
Xasan gargauurte iyo xamse marxuum alle somali ha dhaafiyo
@Muxyadin2025
@Muxyadin2025 Ай бұрын
Dalkena somalia wuxu gacanta ugu jira dilal 🫵
@ShukriSheekhcabdi
@ShukriSheekhcabdi Ай бұрын
Kacdoon shacab weeye 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@AsliSharaf
@AsliSharaf 21 күн бұрын
Xasan waxan ka rabna inuu ka noqdo in Ethiopiya la siiyo bada soomaaliya. Maa doonayno Ethiopiya inay qatan dhulkayaga saylac iyo luug haya dadba dagan maa laawaydiiyay .inaay raali kayihin.hadaba waa may siida tarteed maa yeelayno mara xasan iyo intaa laajirto Ethiopiya waan ka hortagaynaye miiya naala buufin..hub ayaan qanayna manayelayno.
@keyfmahmud5291
@keyfmahmud5291 Ай бұрын
Waaaaaaaw Xasan tuuug tuuug dhalay Dalkii waa ibsaday Allow naga qabo
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 15 күн бұрын
Guul iyo gobanimo buntlan no qabyaalada 🇸🇱🇸🇱🇸🇱👑👑🕋🕋💋💋❤️❤️🥰🥰😍😍👍👍🌹🌹🌹
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 21 күн бұрын
Kan jawaab ma ahan heesna waxaan lama dhaho Cudur Qabyalad ah ayaa haya balse Qaylo dhaan waa Hanti Qaran waa Codkii umada Soomaaliyeed Xasan Xaraash Xasan Sujuudaye Wax Runta Saqiir iyo kabir wada ogyihiin baa laga sheegay Ee Dalka iyo Dadka Allaah swt hayno Badbaadsho😂 Allaahuma Aamiin
@SameLast-n6z
@SameLast-n6z Ай бұрын
FARMAAJO please come back ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤we love you Aabo FARMAAJO ❤❤❤❤
@xalwoWadani
@xalwoWadani 15 күн бұрын
Dalxoreye wa Mw dalka xafidullah, habaatkana ninki yiri iyo dhabadhilifyada ayu ku dhacaya, qabiilna dawlad noqon wayay
@sahraxubioficialo374
@sahraxubioficialo374 Ай бұрын
Wooow eesh calaa hees waa dhaafty heestan waa lagu fara yaraysty😊
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Ай бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu❤️❤️❤️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@sahromahamud
@sahromahamud Ай бұрын
Subxaanallaah Soomaalia Allow Qabiilka Ka Ceymi 😭😭😭🇸🇴🙏
@AhmedAliNuur-x4g
@AhmedAliNuur-x4g Ай бұрын
Aamiin 🤲
@kullownuur430
@kullownuur430 Ай бұрын
ASC viva7up Waaaaaaaaaa Tannaaaaaaa Heestan Doonayay Waaaaaaaa Igu Socoto Waaaaaa Waaaywaay Ila Qabta Qabri Qufe Ila Qoslaye Iyo Qoyskan Qorahaaaaaaaaaaaaa JVC Kkk and JVC Love this
@ARSHAAD01
@ARSHAAD01 Ай бұрын
DILAALKAA BAAHANOO DUMIYAY NOO DALKA NOO DAA
@hassanmohamedroble8396
@hassanmohamedroble8396 Ай бұрын
Soow mida aad ku nooshihiin ma ahan majeerteen noow ,xabashi qarsoon baad tihiin.
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 18 күн бұрын
Sajuda ahmarad adiga lagug yaqaan mafiiyoy
@Salahfarah1
@Salahfarah1 Ай бұрын
Hees iyo bar
@hassanqeys9219
@hassanqeys9219 Ай бұрын
Dalxarashe
@AbdiYu-s7i
@AbdiYu-s7i 18 күн бұрын
Deni dal xoreeye Xassan dal xarashe
@AkiimFamous
@AkiimFamous Ай бұрын
Xasan xaraash allow si fudud noo dhaafi habaar qabahaas dadki iyo dalkiiba u dhameeyey
@sahruja5777
@sahruja5777 Ай бұрын
Kubishaareyso 10sano oo soosocota isagaa kuutalin .
@daljireali4783
@daljireali4783 Ай бұрын
@@sahruja5777Gobalka Banadir unbuu gudoomiye ka noqon ee ku bishaarayso adna.
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 Ай бұрын
😂😂😂 Xassan Xaraash, Xassan dal duleeye, Xassan 2 wajile Abiy Axmed soo firi isaga u forarsanaayo. Xassan waa dambigisu waa d..... t.... ​@@sahruja5777
@Saido-j4o
@Saido-j4o Ай бұрын
@@sahruja5777. yes waa Runtaa Sister Eeyahan Darood Hana Dhaafano Gaajadooda Ethiopia 🇪🇹 wasaayey Ayeey Rabeen King 👑 President Hassan Sheikh Aa ka Ceeyriyey weey wada ooynaayaan Ciroolahoda iyo Caruurtoda waa Dad Maangaab eh isma Ceshtaan waa isla Aqli yar yihiin
@Caaqilka123
@Caaqilka123 Ай бұрын
Hassan Munaafaq Umada Allha kaqabto🤲🤲🤲
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 21 күн бұрын
Ellahay caqliga ha usoocelyo soomaali
@mikevan9050
@mikevan9050 20 күн бұрын
🥰🌹dilaa noo dhuntayow maxaa dulmi kuu qarson🩸
@OmarAdan-p7b
@OmarAdan-p7b 21 күн бұрын
Hassan shiikh for ever
@_22260
@_22260 Ай бұрын
Hees weey dhaaftey walaahay
@yahyefodcade4100
@yahyefodcade4100 Ай бұрын
Alah barakeyo abwaanka heesta soo saray hasan abarsidr alh dalka haka qabto
@mohamedabdirahman2265
@mohamedabdirahman2265 Ай бұрын
Xassan baahane wadanka alle hadhaafiyo
@MiskiApdiNour
@MiskiApdiNour 10 күн бұрын
@@mohamedabdirahman2265 aamiin
@ikraamali5572
@ikraamali5572 21 күн бұрын
Waa sax aad iyo aad
@OsmanIbraahim
@OsmanIbraahim Ай бұрын
Xasan munaafaq xasan baahane xasan dhiiqo anaga dhan buu na iibsaday doonfaarka wadanka halaga qabto sheydaanka waa in laqilaabaa nacalaa kutaale xasan iyo kooxdiisa kheyr maleh
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 12 күн бұрын
ARDEYDII DENI ARDEYDII DENI ARDEYDII ARDEYDA DENI ARDEYDII DENI DIBIRO
@IdirisXasan-y4j
@IdirisXasan-y4j Ай бұрын
Alleylehe waa dilaal caadiya cadho alle haku dhacdee
@simlodonfmc1666
@simlodonfmc1666 Ай бұрын
SOGANTO WA DERENKA SHACABKA IYO MAKRAFON KEEP GOING
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤sax sax❤❤❤❤
@Xaddagamer1
@Xaddagamer1 Ай бұрын
Xasan guur guurte😂😂😂
@Saylaan
@Saylaan Ай бұрын
Badii waa gadeen
@Cabdiqaniqadarxasan
@Cabdiqaniqadarxasan Ай бұрын
farmaajo 4EVER ❤
@maryanali9871
@maryanali9871 Ай бұрын
Fanaan qabiil qaaday fanaan maha
@khadrahassa321
@khadrahassa321 Ай бұрын
Acuudu hees way dhaaftay ❤♥️♥️💯🔥
@moali250
@moali250 8 күн бұрын
Nin buuran xariif maahan Dani baa soo saaray ninkaan😂😂😂
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴Waaale Waa ruun
@koshinhassan9120
@koshinhassan9120 Ай бұрын
BEST SONG FOR➡️HASSAN MUNAFAQ ABAHA XARASH QARAN✅✅
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 23 күн бұрын
Absolutely ❤
@AbdiYu-s7i
@AbdiYu-s7i 18 күн бұрын
Puntland dowlad horseedka Somalia, 2025 badda ilaa liya real dowlad of Somalia, faderaalow dhulki baad eebsateen qabuurihi dib u fakateen shabaab baad noqoteen, xamar haniga nabad gasho
@hhaji6556
@hhaji6556 22 күн бұрын
Kan umada, illaahay qaranka, iyo, umada soomaaliyeed hakaqabto .
@fadumoashur8770
@fadumoashur8770 Ай бұрын
Aleelehee karbaash baa ku dhaacay soomaaliya hogbuu ku ridaay ilaahayoow na dhaafi kaa mid khayr qabaa noosoo dadajii yaa rabii
@mustafcbdi339
@mustafcbdi339 Ай бұрын
Xasan sheekh wax jagaah uma qalmo lkn daaarodow ciyaarta dhaga daaya wlla yaal bahasha Naxda dhoodhiga mark markoo dhin darood Ah imaado yaan leydin weyn bls hhhh
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
WAA HADAAD U DHIIBATEEN REER HORUMAR DIID JUBALAN MARKII LAGA SOOJEESTO IDINKAA KU XIGA
@A_1_2-e4h
@A_1_2-e4h Ай бұрын
Jubaland waxay idinku soo samaysay ma ilowdeen maalintii dhawayd mida kale shalay soo tii Dooloow la idikusoo wasay Puntland diqsi saararn kama buubin kartaan ordaya iska tuug tuugsada adinka iyo xasan tuugsade
@mohameda7585
@mohameda7585 6 күн бұрын
dad kaa badan iyo biyo kaa badanba wa ku hafiyaan, Somali 60% kaligood. Darood Markii la dhahana 18ka gobol, 9 na gaar baan uleenahay, 3 na wa nalala degaa.
@FfLol-vb1oz
@FfLol-vb1oz Ай бұрын
No farmajo and xassan is the same no difernt
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 21 күн бұрын
They are same qabilna waxba matarayo
@ruqiyadaahir7207
@ruqiyadaahir7207 Ай бұрын
Waxaan umalaynayaa fanaaniitaasa reer soomaaliland bay joogi jireer qaabkoodaan garanayaa waayo reer fonfurto 90 kiibay soomarayaan siday ulibsaan xataa fanaaiintoodo waad kayaabasaa
@cabdiqanimaxamuud8215
@cabdiqanimaxamuud8215 9 күн бұрын
Mesha waa puntland not meel kale abaarsoy
@fartunosman3503
@fartunosman3503 Ай бұрын
Kabahey la dulmariyeen Koox qatar( ka soo dag)
@Saido-j4o
@Saido-j4o Ай бұрын
Walaahi idinkuu kabaha Nii dulmariyey King 👑 President Hassan Sheikh. Oo Ethiopia 🇪🇹 idin wasaayey Ayuu idinka Ceeyriyey Nadhaafa Reer Bahane Badiyihiina ku ekaada
@ArashiidFaarax
@ArashiidFaarax Ай бұрын
Xasan munaafaq halaga qabto dalkaan hadii rajo laga qabo
@keyfmahmud5291
@keyfmahmud5291 Ай бұрын
Farmajo please come back ❤❤❤❤❤❤❤
@flawlessness7
@flawlessness7 Ай бұрын
He also big thief
@dahranaden5189
@dahranaden5189 Ай бұрын
Farmaajo sookii etopia geedaha kubeerayay maaha muxuu sokordhinayaa.😂 Hassan sheekh baaba dhaama.
@FutoXar
@FutoXar Ай бұрын
Qud ka guur oo qanjo uguur miyaa kaasna ina dhaafsha
@aswantube
@aswantube Ай бұрын
Runtii waa hees ka hadlaysaa xaqiiqda
@FadumoMuse-l1y
@FadumoMuse-l1y Ай бұрын
Dalka ha. Dhiibin bada somali. Iska ilaahey ka. baqa itoobia qurunley ha. Baqin
@aymanxcabdi756
@aymanxcabdi756 Ай бұрын
Kursiga kaa qoray Dacwada Hassan Gur guurtow kasoo dag la daa dagtee.
@XaamudIbraahim-f5p
@XaamudIbraahim-f5p Ай бұрын
Walaahi waxaan jooga geeska Bada cas lughaya Tani waa wanimo dhaba iyo runtii oo ladildilaacinaayo haddii in uu garaad ku jiro umadaa haw baneeyo kursiga ilahayna ha laguu ashkateeyo
@sahrahassan9682
@sahrahassan9682 19 күн бұрын
Hees ku haboon gurgurte
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r Ай бұрын
Xasan tuug ilahaw nadhafi
@iamproud7936
@iamproud7936 Ай бұрын
Waligiinba buranbura Hawiye Qabyalad iyo Turubkii wuu Bartay Dastuurkii Cabdilahi Yusuf waa la badalayaa Xasan Sheikh madaxweyne Hawiye Aya ku xiga or Amarka Dawlada qaata
@zaygacade8127
@zaygacade8127 Ай бұрын
No xasan shiiq ❌️ No farmaajo ❌️ Madaxweyne kale oo umadan badbaadiya ilahy hano sahlo somaliyey ✅️✅️✅️🤝
@OG_3-o5h
@OG_3-o5h Ай бұрын
Puntland Guul Gobinimo ilaah cadowga hawiye ha niga qabto
@HawaA-w9g
@HawaA-w9g Ай бұрын
Isku Dirka jooji Xassan hawiye axsaan Uma samayn
@OG_3-o5h
@OG_3-o5h Ай бұрын
@HawaA-w9g isku dir maxa ah Gargurte cadowga Kowad waye
@SaadaGuide
@SaadaGuide 29 күн бұрын
❤❤
@FaadumojeylaaniCusmaan-l5g
@FaadumojeylaaniCusmaan-l5g 23 күн бұрын
farmaajo guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@alidalla-r1k
@alidalla-r1k Ай бұрын
Waaa heest qaaliye
@NafyarHarir
@NafyarHarir Ай бұрын
Xidigaha geeska ismoodeen lkn maaha
@MursalCabdi-rq3xd
@MursalCabdi-rq3xd Ай бұрын
Bisinka war odiga amow cararaa 😂😂😂😂
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 Ай бұрын
Kan waxaan nagu keeney SACIID DANI IYO AXMED MADOOBE.
@AbjadHuwaz
@AbjadHuwaz Ай бұрын
Halkeesay dhigeen xasan damiim siffican ayay usharaxeen wlhi
@farduussiyad1785
@farduussiyad1785 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂meesha jm olin heesayo waar Lisbiyaanka hees usoo qaada bal khatar baaba noqoteene Team kiinii usoo heesoo ilhaan ugu gudbiya shirkooda hakasii daysee ileen waata ka qayb gashee😅
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 18 күн бұрын
Swimming 🏊 family and milkshake and before fuaad after zamzam raaga leeh miya daad caynaaya
@SalahMulla
@SalahMulla Ай бұрын
Baba farmaajo please come back ❤️❤️❤️❤️❤️💯
@ayaanhusein4403
@ayaanhusein4403 Ай бұрын
Wwwww ku socd😂😂
@maryanali9871
@maryanali9871 Ай бұрын
Keygaga anaa leh kaaga kula lehi wey dhamaatay ceeyda joojiya dadkiina dhinac ka soo raaca
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr Ай бұрын
Sax mashallah ❤
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 Ай бұрын
Hassan tuuug somalia god dheerbuuu ku riday xaqidii
@FaysalMacalinMaxamad
@FaysalMacalinMaxamad Ай бұрын
Waa saxa ala yaa wadani siidaya hesaha bararujiya dadaka
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m Ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@SainabAbdikadir
@SainabAbdikadir Ай бұрын
wlhi waxaan hees waa dhaaftay lkn runtu dadka way gubtaa ee maxaa xal ah manta hawiye tacsi baa u taal wankii ugu wayna baa laga qalay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o Ай бұрын
Dilaaal baahanow✅️
@prosl11
@prosl11 Ай бұрын
Waxba kaa dhacay karbaashka waa xiligii somalia imika ileyn shalay bay reer somaliland haysteen
@DayaxAxmad-r7q
@DayaxAxmad-r7q Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@yamyam585
@yamyam585 Ай бұрын
QOF BAAHAN GOG MAAHA XASAN GAAJO HEEYSO BUU WADANKII U XARASHAY
@Mohamedgoley
@Mohamedgoley Ай бұрын
Jaajuus noo dhuumatay Barooortu way kadhamaan
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Ай бұрын
Waa run Hassan waa dilaal iyo kuwii ka’horeeyay ee badaha Iibiyay Dani & Agmed madoobena waa sirdoon ay Ethiopia 🇪🇹 iyo Imaratka 🇦🇪uraya ay keensadeen si dowladda ay cagaha ugu istaagin waa Amxaaro & Oromo noo dhuuntay sida Muuse Biixi & Cagjar ilaahay kulligooda ha’dulleeyo oo nacalad haku’wada rido iyo Geele Cafariga uraya aan dhiig Somali kahayn ilaahay Madaxda 5ta Somali ilaahay hana’dhaafiyo iyo Kufaarta badaheena ku meeraysanaya iyo Turkida 🇹🇷👎🏼 Ordogan uraaye ay soo dirsadeen Islaamkana ku gambanaya Yuhuudka halaga foojignaado walahi iyo Masaarida Yuhuuda kaalmeeya nacalad haku wada dhacdo wixii Somali dhib la’danacsan yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@deeqodaahir5211
@deeqodaahir5211 Ай бұрын
Farmajo please ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hassanahmedhussein3856
@hassanahmedhussein3856 Ай бұрын
Heestan ma Hassan bay ku socotaa mise Deni
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
ILEEN XAASID MA XISHOODO AAWEY GARACAD DADKAAD KU TASHANEYSEEN WEY DIIDEEN INEY CADOW KALKAAL IYO XAASID SIIYAAN XOOLAHOODA SIDAASBAADNA UGU QASARTEEN
@Mahadcaliiiman
@Mahadcaliiiman Ай бұрын
Kasoo dag laadadagtee mexee kawadaa
@OmarAhmed-c5p
@OmarAhmed-c5p Ай бұрын
Sharti umada somallyeed bu dhulka la galey isaga inti ka horeyseyba iyo Waxa jooga iminka
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 24 күн бұрын
KADARABA KOBAAN LAGA FILEYN BUU KASOO BAXAY
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
IDINKAA ISKU MARQAATI FUREY XASAN XUMAAN IYO CUQDAD KAREEDHE
@LudwigStolzmann
@LudwigStolzmann Ай бұрын
Kuma rabo kuma rabay leedahay.
@abdiwalimohamedhassan5309
@abdiwalimohamedhassan5309 Ай бұрын
Hees badh
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 18 күн бұрын
Daanyeerki xasan sheikh raagi ku saaray baa hadan ka tuuray 😂
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Ай бұрын
Calaacal mase hees
WAR DEG DEG AH_4 February 2025#somalia #wararkiiugudambeeyey
14:14
CODKA SOMALIDA
Рет қаралды 11 М.
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
SIR NAAGEED SEASON 2 EPISODE 17 || 10 sano kadib
24:27
Family Sagal Channel
Рет қаралды 6 М.
ABDIRISAQ ANSHAX HEES SHIDAN DUCA QABA XIDIGAHA GEESKA 2020
8:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
CAARSHIGA YA UUGA WARAMA " MOOYI "   NEW OFFICIAL SONG VIDEO 4K
6:45
Gurmad Police Nationale
Рет қаралды 37 М.
Juba's Great Songs
6:55
Release - Topic
Рет қаралды 254 М.
QOORQOOR IYO LAFTAGAREEN 4 February 2025
21:29
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 5 М.
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН