Awliyo Allaay Adeeg Abwaan Cabdi-Qeys

  Рет қаралды 686,500

Jiciir Channel

Jiciir Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 447
@golahaabwaanka4298
@golahaabwaanka4298 4 жыл бұрын
1-Cabdiqaadiroow 2-Calan awliyaadoow 3-Isaxaaqa cidhifkiyo 4-Badda ceerigeedoow 5-Waad culus tihiine 6-Awliya allaay adeeeeg 7-Cashiiradii nabiga iyo 8-Cabdilaahigii dhalay 9-Iyo cabdul mudalib iyo 10-Cadkii uu ka soo go'ay 11-Sayid caliyo faaduma 12-Caa'iladii rasuulkaay 13-Waad culus tihiine 14-Awliya allaay adeeeeg 15-Cabaabakar sadiiqoow 16-Cismaan binu carfaanoow 17-Cumar binu khadaaboow 18-Caalimiintii diintee 19-Caabiyay kufaartoow 20-Waad culus tihiine 21-Awliya allaay adeeeeg 22-Cisigii birsuuq iyo 23-Axmad badawga caankaa 24-Rufaacida cadceed iyo 25-Shaadali cawaaloow 26-Waad culus tihiine 27-Awliya allaay adeeeeg 28-Caydaruuska cadan yaal 29-Kii caano iyo nabad 30-Cirku uu u da'ayoow 31-Waad culus tihiine 32-Awliya allaay adeeeeg 33-Sheekh uwayska ciidiyo 34-Cisho xaramka loo baxay 35-Laga celiyay xaramkee 36-Nabigii cuskadayee 37-Cududii rasuulkiyo 38-Nabi lagu casuumoow 39-Waad culus tihiine 40-Awliya allaay adeeeeg 41-Suufiga cawadalee 42-Xamar cidhifyadeediyo 43-Ciideeda yaaloow 44-Muqdishiyo colkiisiyo 45-Ciidankiisa wadan jiray 46-Wuxuu carabka saaraba 47-Cadaan loo arkaayoow 48-Waad culus tihiine 49-Awliya allaay adeeeeg 50-Laba muxumad iyo cumar 51-Cayngal iyo saylici 52-Xabaashii bustaaliyo 53-Sheekh cabdicasiisoow 54-Waad culus tihiine 55-Awliya allaay adeeeeg 56-Barkhadkii cadaystee 57-Cirirkuu bacayr waday 58-Dhulka cidhif la gooyee 59-Caynaanshay diintoow 60-Ceelkii hargaysiyo 61-Madarka cuurta yaaloow 62-Waad culus tihiine 63-Awliya allaay adeeeeg 64-Sheekh cali bahaa'oow 65-Sheekh abu calwaanoow 66-Cadradii nafiisiyo 67-Cali bayle iyo nuur 68-Sheekh nuur xuseenow 69-Waad culus tihiine 70-Awliya allaay adeeeeg 71-Sheekh cabdisalaan iyo 72-Cali guure iyo nuuri 73-Iyo Cabdi ayuub iyo 74-Culimadii galbeedkaay 75-Waad culus tihiine 76-Awliya allaay adeeeeg 77-Sheekh muxamad caliyoow 78-Axmed sacadadiinoow 79-Sheekh muxamad siraadoow 80-Xamsaa cawska yaaloow 81-Waad culus tihiine 82-Awliya allaay adeeeeg 83-Sheekh cabdiraxmaanoow 84-Cusmaaniyo muxumad iyo 85-Aw dhubiyo ciddiisaay 86-Waad culus tihiine 87-Awliya allaay adeeeeg 88-Markii la is carsadayeey 89-Isu faantay culimadu 90-Abaadirkii cibaarada 91-Cumaamadiisu noqotoow 92-Geedkii la cunayee 93-Diintaba ciseeyaa 94-Cidhifkaaga yaaloow 95-Waad culus tihiine 96-Awliya allaay adeeeeg 97-Libaaxii cartamay iyo 98-Daahirkii carceeroow 99-Caalimkii barkaan iyo 100-Maamiyo kabiir cumar 101-Cundatiyo xujaaloow 102Waad culus tihiine 103-Awliya allaay adeeeeg 104-Cabdilaahiyoow 105-Sheekhii carceeree 106-Culimada u mudnaayoow 107-Ama sheekh cismaanoow 108-Xaaji cilmi nuuroow 109-Sheekh muxamad ciisoow 110-Cabdilaahi qudubiyoow 111-Ceeleeye waliyow 112-Curub awliyaadeey 113-Waad culus tihiine 114-Awliya allaay adeeeeg 115-Sheekh Cabdirisaaqiyo 116-Cabdiraxmaani saylici 117-Burci iyo colkiisii 118-Ama sheekh cusuriyoow 119-Caashiqiintii nabigaay 120-Waad culus tihiine 121-Awliya allaay adeeeeg 122-Yuusufkii carceeree 123-Ruuxa laga cisaayayoow 124-Cawo reeradkii iyo 125-Cabdilaahi yuulow 126-Waad culus tihiine 127-Awliya allaay adeeeeg 128-Yuusufkii ku caan baxay 129-Xeebaha cartamayiyo 130-Cilmigiisa sheekhii 131-Ciid lagu tilmaamoow 132-Waad culus tihiine 133-Awliya allaay adeeeeg 134-Shukrigii cibaadada 135-Caam ka u ahaayee 136-Cisigiyo wanaagiyo 137-Caawinada la siiyoow 138-Waad culus tihiine 139-Awliya allaay adeeeeg 140-Sheekh cumar as hariyoow 141-Cumar maarisoow 142-Sheekh cumar basiiroow 143-Ina macalin cumaroow 144-Colkii sheekh xuseeniyo 145-Sheekh cumar warfaayoow 146-Waad culus tihiine 147-Awliya allaay adeeeeg 148-Juudaan cismaanoow 149-Muusihii carceeree 150-Cilmigiyo aqoontaba 151-Caadil uu u dhiibee 152-Caasha cado dagaayoow 153-Waad culus tihiine 154-Awliya allaay adeeeeg 155-Carab koobi maayee 156-Awliyada tin iyo cidhib 157-Codkaygaan u dirayaaye 158-Waad culus tihiine 159-Awliya allaay adeeeeg 160-Waa qasiido cidhibloo 161-Sheekh cumarna leeyoo 162-Ku casuumay awliyoo 163-Waad culus tihiine 164-Awliya allaay adeeeeg 165-Kaan caad la saarine 166-Awliyada caanka ah 167-Rabi uu u cugayee 168-Ceeb laga fogeeyee 169-Camalkii samaayoow 170-Carabkii rasuulkiyo 171-Codkii eebe uu idhi 172-Kii ku camal falaayoow 173-Caabudkii fogaadoow 174-Sheekh cumar walow 175-Kuwii ciil tiraayee 176-Diinta Caawinaayiyo 177-Ciidamada ilaahee 178-dhibta loo cuskado oow 179-Waad culus tihiine 180-Alla culusidaayeey 181-Cawo badanidaayeey 182-Cilmigaa fogaayeey 183-Maxaa caalam kugu sugan 184-Casiiskaa ku doortee 185-Sheekh cumar walow 186-Awliya allaay adeeeeg 187-Biyihii cadkiisiyo 188-Yuusuf laga cadiiree 189-Ceebla lagu abuuroow 190-Kii aan baal ku cararayn 191-Cagahana ku roonayn 192-Oo ceelkii xaraf jira 193-Kii hadana cariga iyo 194-Dhulka caadil daadshee 195-Cirka soo maraayoow 196-Kii caloosha hoosiyo 197-Caqligaba arkaayee 198-Cirka camal ogaayoow 199-Laga saarin caadkoow 200-Sheekh cumar walow 201-Waad culus tihiine 202-Nin cadaawe helayoo 203La cidhiidhi galiyoo 204-Allaha laga cabsoodiyo 205-Awliyada cuskaday bay 206Caymataa naftiisuye 207-Waad culus tihiine 208-Awliya allaay adeeeeg 209-Inaan caynku noo go'in 210-Oon cudurku nagu dhicin 211-Caafimaadku naga lumin 212-Caydhi naga fogaatoo 213-Cadaawuhuna naga rayn 214-La cuskade ilaah iyo 215-Nabigeena culus iyo 216-Caabidiinta raacdoo 217-Way culus yihiine 218-Awliya allaay adeeeeg 219-Caynaanadiinaan 220-Ana soo cuskanayaa 221-Waa cabasho heestuye 222-Waa culus tihiine 223-Awliya allaay adeeeeg
@lafooletv9506
@lafooletv9506 3 жыл бұрын
g
@mohamedabdulkadir4085
@mohamedabdulkadir4085 3 жыл бұрын
124= Cawareera iyo 125= Cabdalalihii Hobyaadow Weeye Sxp iska sax intaa yar
@barkhadabdirahmandalmar7082
@barkhadabdirahmandalmar7082 3 жыл бұрын
Absolutely
@sakariyedhunyare7593
@sakariyedhunyare7593 2 жыл бұрын
Cawareere iyo cabdala hobyodow waaye wll Cabdalla iyo cawareere waxaa dhaly sacad Habargidir 👋
@abwaanxasancraxmaan1107
@abwaanxasancraxmaan1107 Жыл бұрын
golaha abwaanka sheekh cali bacaac waa adoogay 3aad
@hanadgalmudug634
@hanadgalmudug634 6 жыл бұрын
Waa awoowyadeey Cabdalle iyo Cawareere. Cawareere iyo Cabdalle Hobyoodoow waa culustihiine; Awliya Allaay Adeegsan. Awliya Allaay Adeeg. ❤️❤️
@daadir9435
@daadir9435 6 жыл бұрын
Awoowe yaasheen allaha u naxariisto
@filsenali8300
@filsenali8300 6 жыл бұрын
Zubhaanallah owliyada muslinkoodhanbaa lagawadaa
@filsenali8300
@filsenali8300 6 жыл бұрын
Qabiilmadhihikartaan
@faidali7745
@faidali7745 5 жыл бұрын
Rag karaamo leh bay ahaayeen allow idiin naxariiso aamiin
@daudhassan8174
@daudhassan8174 4 жыл бұрын
Mashalah hargaysa laydinka so salamayaa
@drabdirashidjimaleh678
@drabdirashidjimaleh678 8 жыл бұрын
sayid cali iyo faaduma caailadii rasuulkay waad culustahiine alahu akbar awliya alaaay Adeeg.. waa ereyo dareenka iyo ruuxdaba taabanaya Qurux iigu noolow Qaysoooow abwaankay..
@mahamudsaid5899
@mahamudsaid5899 6 жыл бұрын
Dr. Abdirashid Abdilahi Jimaleh 4
@isaaqhabaryonis7009
@isaaqhabaryonis7009 6 жыл бұрын
Heestani waa qiso dhaba oo dhexmartay siyad bare iyo abdi qays, Markii xaqdarda lagu xidhay jeelka , ayu heestan qaday , ka dib waxa la arakay abdi qays oo suqa marya , markasa la yidhi waar yaa ku soo dayay, ka dib ayuu heetan qaday , awliyo allay adeeg,
@rahmonuur9824
@rahmonuur9824 4 жыл бұрын
war hees ma ahan ereyada sifiican u dhegeyso waa nabi amaan
@mmcamoore5mmc895
@mmcamoore5mmc895 6 жыл бұрын
Awliyadii ilaahey. Hal lagama reebin Allow nafaxaad kooda nasii qalbigeyna ayey ku dhax nool yihiin sheikh Abdul qaadir jiilaani suldaanu olwliyaa
@qooryarestudio
@qooryarestudio 6 жыл бұрын
Mmcamoore5 Mmc aamin wl kula midban nahay naxaris iyo caqliba allaha kugu siiyo
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Waa sax laakiin daarood cid makaga soo daray
@saadaqxasaanxaashi9624
@saadaqxasaanxaashi9624 8 жыл бұрын
cabdi aadan xaad janada meel sare allaaha ka geeyo xabiibu laahinah asagaa shafeecada lahe micigiisa hakadhigo iyo kii sooqoray iyo kii dhagaystay
@gabadhahabenwalbaiskukaadi6201
@gabadhahabenwalbaiskukaadi6201 7 жыл бұрын
heesta kaliya ee lagu luuqeeyo ee more than 20 minutes so conaysa waa heestan cabdi qays awliya alaay adeeg suu u qaaday muu xiiqin anu fan ahaan baan u dhagaysan hayaa qof baa duula ma aaminsani hadana waan ku raaxausta laxanka iyo musiga mcn iyo amaanta rasuulka saxaabadiisa iyo dadkii wan wanaagsanaaba lkn meelaha qaar waaka yar badbadis waxba wahaabi ha u garba duubnaanin suufi indha xidhana hanoqon caqliga isticmaal tusaale ninbaa soo qoray hada shekh hebel bayle awliyada duushuu ahaa masha allah bini aadam duulaa majiro haduuna diyaarad raacin caqli waxaa laguu siiyay inaad wax ku garato wixii laguu sheego haku liqin duuduubka dhinaca kale mid baa soo qoray waa shirki kaasna waa qaldan yahay waa wahaabi indho xidhan dadka hagaalaysiin ninka qaaday heesta alla ku dhawaansho iyo rasuul jcl buu u qaaday adna wuu ku gaaloobi taagan tahay waad qaldan tahay xataa haday meelaha qaar amaanta culimadu xadka ka baxsan tahay sida in lagu sheegay wax maqan iyo qayb bay ogyihiin gaalnimo iyo shirki meesha makeeni kartid yaa wahaabi diinta albaabka laga soogalo waardiye kama tihid
@aswanahmed2818
@aswanahmed2818 5 жыл бұрын
Hhhhm haku mashquulin waa qasiide hees maaha
@mohamedawcali3202
@mohamedawcali3202 3 жыл бұрын
Inanta isku kadida alla adeer kadaa ..bravo sheikh cali bayle weeyi nin ka aad comentka kabixise intaa ku dhaaf aadbaan ku salamayaa this is not hees waqasiido
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Wixii Habargidirnoow like iigu qabta ileen adeerkay C.Qays waa kaa awliyadiin iyo awoowyaashiin u duceeyee. Meeye dhashii Cabdalle iyo Cawareer
@nahibo721
@nahibo721 5 жыл бұрын
Cawareeriyo cabdale hobyoodoow waad culustihiin awliyo allaay adeegsan awliya allaay adeeeg sax waa culus yihiin awoowayaasheey ❤️❤️❤️💕💕💕
@faidali7745
@faidali7745 3 жыл бұрын
Dhowr iyo toban oday ayaan ka tirsadaa cawareerre
@sakariyedhunyare7593
@sakariyedhunyare7593 2 жыл бұрын
@@faidali7745 hilowle masi marta wll
@ahmedismacil2109
@ahmedismacil2109 8 жыл бұрын
shekh cali adan cali bayle awliyada dawafta iyo awliyada kalaba Illahay ha bara keeyo janadana rasulkeni ha kula rafiiqan
@kinghanadhargeisa8277
@kinghanadhargeisa8277 7 жыл бұрын
abdi adan xaad qayn rabigu raali kaa noqoooow wakhti adag ayaad kasoo ggudubty maantana dhulkagiiii oo xor ah ayaad ku dhex damashaadaysaa alllow cimriga ku dhereee amiiiin allow liya allay adeeeg
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
King hanad Hargeisa King Hanad 🙌🏽🙌🏽🙌🏽 Do we love our Country? Somaliland Hanoolaato ♥️⚪️💚♥️⚪️💚♥️⚪️💚
@hassanjuba9624
@hassanjuba9624 8 жыл бұрын
Awliya allaay adeeg. masha allah waaaa tawasul aad iyo aad u qiimo badan. waana laga dhaxlay abwaanka. qabriga allah u nuuriyo.
@warso-spt1
@warso-spt1 6 жыл бұрын
Ma dhiman walal. Cafimaadka allah ha dayo. Amin
@mukhtarmohamud8633
@mukhtarmohamud8633 6 жыл бұрын
Waa noolyahy cabdi qaysa
@faidali7745
@faidali7745 5 жыл бұрын
Waa banaantahay waana wax lajecleysto3
@indhataag4446
@indhataag4446 4 жыл бұрын
Cabdi qays abwaan cajiiba Dadkii hore oo Ku xirnaa saalixiinta iyo dadka alle agtiis sharafta kuleh
@abwaandaajiye192
@abwaandaajiye192 4 жыл бұрын
muu dhimane sawka nool
@abdixakimramaas4957
@abdixakimramaas4957 7 жыл бұрын
caashaqiinti nabigaay awliya alaay adeeg. masha allah wn kafaaidnay heestan
@rahmonuur1783
@rahmonuur1783 2 жыл бұрын
istaqfurulah dheh waa nabi amaan hees ma ahan 🤣🤣
@maxamuudahmed2468
@maxamuudahmed2468 7 жыл бұрын
sheekh cali baylaha uu sheegayaa waa rer gabiley ayeyday ayaan ka maqli jirey sheekh cali bayle busyaalaw noo gargaar meel bus la yidhaa ayuu ku aasanyahay malaha ma aqaan
@habaneshop1804
@habaneshop1804 6 жыл бұрын
cali bayle allah yarxama raaximiin kii aan katafiirmay
@maxamuudcabdi1566
@maxamuudcabdi1566 5 жыл бұрын
Cali beyle waa sheekh ku noolaan jiray Jigjiga iyo inta u dhaxaysa Dagmada Haroorays waxaa jirta HAR/BALEY wayn oo la yidhaahdo HARTA cali beyle lkn meel uu ku aasan yahay ma ogi wll
@apdohakim1650
@apdohakim1650 4 жыл бұрын
Jano gale waad mhd snthy wllo waan ka bogtay
@apdohakim1650
@apdohakim1650 4 жыл бұрын
Jano gale waad mhd snthy wllo waan ka bogtay
@golahaabwaanka4298
@golahaabwaanka4298 4 жыл бұрын
@@maxamuudcabdi1566 gabiley waqooyigeeda ayuu ku aasan yahay waana odayga todobaad abtirsiintayda
@HamzaAli-xt4gy
@HamzaAli-xt4gy 8 жыл бұрын
subxaana laah ! waa shirki in ilaahay qayrkii wax la waydiiyaa ! Awliyo iyo Nabi toona wax lama waydiin karo Abwaanka waxa ka xun Caqiidada iyo taqiinta ee ilaahay haw toobad keeno
@shueb22
@shueb22 6 жыл бұрын
adiga ya diin wax ka waydiinba sxbaw shirki shirki maxa ladhaha bal no sheg
@NOFarah-jl1du
@NOFarah-jl1du 8 жыл бұрын
shiikh busuri...caashiqiinta nabigow. ......waa shiikhaygii. ..ilaah janadii hageeyo....inuu awliyo alleh ahaa anaa huba....jano gal..amiin
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Isaaaq wa dad suufiya ah o cajib ah
@abdirizakmahamud6635
@abdirizakmahamud6635 7 жыл бұрын
cawareere iyo cabdalla hobyaadow waa culusyahaye awliya allaay adeeg
@Wadani1988
@Wadani1988 8 жыл бұрын
mashalaaaaaaaaaaaaaah nabiga ku saliya csw cswcsw csw ilhaahoow abdi qays maaalmo nooodaa adigaa nafta hayee
@abdihafidhigaal4221
@abdihafidhigaal4221 7 жыл бұрын
Dhamac Abdi
@nami4773
@nami4773 6 жыл бұрын
Dhamac Abdi maashalaa maashala maashala
@qooryarestudio
@qooryarestudio 6 жыл бұрын
Dhamac Abdi scw scw
@warso-spt1
@warso-spt1 6 жыл бұрын
Scw
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
Dhamac Abdi Salalaahu Calayhi Wasalam 💚💚💚💚💚💚💚
@happygril6246
@happygril6246 8 жыл бұрын
awliya Allaay adeeg ilaahoow kudaa abwaanka qaaliga aha cabdi aadan qays waa nin qaali aha
@mohamedawcali3202
@mohamedawcali3202 3 жыл бұрын
Saladinal awliya Awliyo allay adeeg tolkaygi qaliga ahaa dhamantiin alle kuwi janada ku kulma ha inaga yeelo idinka iyo inta madashan comment koodu camirayba ❤❤❤✋💯💯🦴🦴🦴👀 waad culustihin sheekh cumar waloow
@user-wg6kq3nl9l
@user-wg6kq3nl9l 5 ай бұрын
143
@bilebaashi1864
@bilebaashi1864 3 жыл бұрын
Dhashii cabdalle iyo cawareere hobyaad waa idin salaamay iyo inta nabiga iyo awliyada
@Waaqle
@Waaqle Жыл бұрын
Allaa Sheekh Cabdiraxmaanow Cusman iyo Muxumed iyo Awqudub Cidiisaay wad culustihiin Ilaahow Awawgay Shekh Abdirahman Ermage unaxariiso oo Ku magac dheeraa Geedsan ahna Shekhii dhalay Beesha Gaadsan oo ahaa Shekh gayiga Somalida caan ka aha isaga iyo Caruurtiisuba waana Culumada Reer Aw waxayna kala ahaayen Culumada Reer Aw la isku odhan jiray 3dan reer Shekh Abdirahman (Gaadsan) Cusman iyo Muxumed (Fiqimuxumed) Awqudub (Sheekhaal)
@farhiyamusafardar3663
@farhiyamusafardar3663 7 жыл бұрын
masha alah abdi qays alkw janabku gee alaya cisakayaqey wa jeclahaynabi ama ta scw scw
@ikranishhazard7895
@ikranishhazard7895 7 жыл бұрын
Masha alaah cabdi qees
@yassenyousof1280
@yassenyousof1280 7 жыл бұрын
hambalyo iyo salaan ayaan kuu soo hibiiye ha hugoobin waligaa cabdi qays ilahaay ha ku xiftiyo
@bashiirabdi2353
@bashiirabdi2353 7 жыл бұрын
ama sheekh busuriyow mucashaqiintii nabigow waad culustihiin awliya allaay adeeg siyaad barre ayey ku yaaceen
@safiyaluul9802
@safiyaluul9802 8 жыл бұрын
meeqa raadiyay ilaahow waa kugu mahad hadaan helay inkastoonan xifdin karin lkn waa maasha allah hadaan helay. radio kulmiye baa is sahlay markay soo daayen. awliyo alaay adeegsan walahi waa jecelahay maansadan.
@burhanyasin2550
@burhanyasin2550 8 жыл бұрын
walaahay Wll isku fikrad baan nahay 2001 baan maqlay waliba Gaari Aan Lasocday oo isjiid ah Bay Record kasoo gashay Maantay igu soo Dhacday Alxamdulilah.
@safiyaluul9802
@safiyaluul9802 8 жыл бұрын
maasha allah walaal
@mohamedbedelhassan2927
@mohamedbedelhassan2927 4 жыл бұрын
Mash allah
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 7 жыл бұрын
cabd aden qays heestan waxa uu sameeyay barigii uu xabsiga dhigay keligii taliyihii ina siyaad bare waxa uu sameeyay heesta isagoo xabsi ku jira
@hamsirr6551
@hamsirr6551 5 жыл бұрын
Kadib albabada u furmam maqlay ma runba
@mohamedabdykadir5028
@mohamedabdykadir5028 5 жыл бұрын
Mohamed omar Ibrahim kadib qasaa idkan markuu qaaday maxaa dhacay
@yusufhirsi2133
@yusufhirsi2133 5 жыл бұрын
Mohamed omar Ibrahim 0
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 7 жыл бұрын
abdiqadiroow calan awliyaadow isxaaqa cidhifkiyo awliyo allaay adeeg markaan dhagaysto runtii waxaan daremaa farxad iyo rayn rayn ilahay haku daayo abwaan abdi aadan xaad (abdi qays)
@hamzeabdikadir577
@hamzeabdikadir577 9 жыл бұрын
Allaa, Cabdiqaadirow.......Calan awliyaadow...........Isaxaaqa cidhifkiyo........Badda ceerigeedow.......Waa culustihiine........Awliyo Allaay adeeg......Allaah, Cashiiradii Nebiga iyo.......Cabdilaahigii dhalay.......Iyo Cabdulmudalib iyo........Cadki uu ka soo go’ay10.......Sayid Caliyo Faadumo.........Caa'iladdii Rasuulkaay.........Waa culustihiine..................Awliyo Allaay adeeg..........Allaah, Abaa-bakar Sidiiqoow.........Cismaan binu Cafaanow.........Cumar binu Khadaabow.........Caalimiinti diintee........Caabiyay kufaartow.........Waa culustihiine..........Awliyo Allaay adeeg..........Allaah Caydaruuska Cadan yaal.....Kii caano iyo nabad...........Cirku uu u da’ayow.........Waa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Sheekh Aweyska ciiddiyoCisho xaramka loo baxayLaga celiyay XaramkeeNebigii cuskadayeeCududii RasuulkiyoNebi lagu casuumowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Suufiga cawadalee,Xamar cidhifyadeediyoCiiddeeda yaallowMuqidishiyo colkiisiyoCiidankiisi wada jirayWuxuu carrabka saarabaCaddaan loo arkaayowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Laba Muxamed iyo CumarCayngal iyo SayliciXabaashii BustaaliyoSheekh CabdicasiisowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Barkhadkii caddaysteeCirirkuu Bacayr wadayDhulka cidhif la gooyeeCaynaanshay diintowCeelkii HargeysiyoMadarka cuurta yaallowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Sheekh Cali Bahaa owSheekh Abu CalwaanowCadraddii NafiisiyoCali Beyle iyo NuurSheekh Nuur XuseenowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Sheekh Cabdisalaan iyoCali Guure iyo NuuxIyo Cabdi Ayuub iyoCulimadi GalbeedkaayWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Sheekh Maxamed CaliyowAxmed SacaadadiinoowSheekh Maxamed SiraadowXamsaa cawska yaalowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Sheekh CabdiraxmaanowCismaan iyo Muxumed iyoAw dhubiyo ciddiisaay,Waa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Markii la is carsadayeeyIsu faantay culimaduAbaadirkii calaamadaCumaamadiisu noqotowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Libaaxii cartamayiyoDaahirkii carceerowCaalimkii Barkaan iyoMaamiyo Kabiir-CumarCundatiyo iyo XujaalowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, CabdilaahiyoowSheekhii carceereeCulimada u mudnaayowAma Sheekh CismaanowXaaji Cilmi NuurowSheekh Maxamed CiisowCabdilaahi QudubiyowCeeleeye WaliyowCurad awliyaadeeyWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Sh. Cadbirisaaqiyo,Cabdiraxmaani SayliciBurci iyo colkiisiiAma Sheekh CusuriyowCaashaqiinti nebigaayWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Yuusufkii carceereeRuuxa laga cisaayayowCawo reeradkii iyoCabdilaahiyowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaahYuusufkii ku caanbaxayXeebaha cartamayiyoCilmigiisa SheekhiiCiid lagu tilmaamowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegShukrigii cibaadadaCaanka ku ahaayeeCisigiyo wanaagiyoCawilnaq la siiyowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Sheekh Cumar AzhariyowCumar MaarisoowSheekh Cumar BartiibowIna Macallin CumarowColkii Sheekh XuseeniyoSheekh Cumar WarfaayowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Juudaan CismaanowMuusihii carceereeCilmigiyo aqoontabaCaadil uu u dhiibeeCaashocad degaayowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Nin cadaawe helayooLa cidhiidhi geliyaaAlle laga cabsoodiyoAwliyaduu cuskado bayCaymataa naftiisuyeWaa culustihiineAwliyo Allaay adeeg,Allaah, Carab koobi maayee,Awliyada tin iyo cidhib,Codkaygaan u dirayaa, Awliyo Allaay adeeg.Allaa, waa qasiido cidhibloo,Sheekh Cumarna leeyoo,Ku casuumay awliyoo,Waa culus tihiine,Awliyo Allay adeeg,Allaa, kaan caad la saarine,Awliyada caanka ah,Rabbi uu u cugayeeCamalkii samaayow,Carabkii rasuulkiyo,Codkii Eebbe uu yidhi,Kii ku camal falaayow,Sheekh Cumar walow,Allaa, kuwii ciiltiraayow,Caawinaayay iyo,Kuwii dhibta loo cuskadayow,Waa culus tihiine,Allaah, Alla Culusidaayeey,Cawo badaninaayeey, Cilmigaa fogaayeey, Maxaa caalam kugu sugan,Casiiskaa ku doortee,Sheekh Cumar walow.Awliyo Allaay adeeg.Allaah, biyihii cadkiisiyo,Yuusuf laga cadiiree,Ceebla lagu abuurow.Kii aan baal ku cararayn,Cagahana ku roorayn,Oo ceelkii Xaraf jira,Kii haddana cariga iyo,Dhulka caadil daadshiyo,Cirka soo maraayow,Kii caloosha hoosiyo,Caqligaba arkaayee,Cirka camal ogaayow,Laga saarin caadkow.Sheekh Cumar walow,Waa culus tihiine, Inaan caynku noo go’inOon cudurku nagu dhicinCaafimaadku naga lumenCaydhi naga fogaatooCadaawuhuna naga raynLacuskade Ilaah iyoNebigeena culus iyoCaabidiinta raacdowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegCaynaanadiinaanAnna soo cuskanayaaWaa cabasho heestuyeWaa culustihiineAwliyo Allaay adeeg
@gulilatwoger7673
@gulilatwoger7673 7 жыл бұрын
allaiyo cisag
@ismailomarabdi9068
@ismailomarabdi9068 7 жыл бұрын
Shugran sxb
@alamaganosman4683
@alamaganosman4683 7 жыл бұрын
Guulayso c/qays
@haajijawle5368
@haajijawle5368 6 жыл бұрын
waa culustihine awliyo alay adeeg
@AbdiweliHFarah
@AbdiweliHFarah 6 жыл бұрын
Hamze abdikadir H
@sacadahmed4299
@sacadahmed4299 7 жыл бұрын
cuudkii sh. xuseen iyo sheekh cumar warfaayoow waaculustihiin walee awawgay aabo ayaa kujira alle ha'u naxariisto sh. xuseen nuuriye
@haboonsaid8487
@haboonsaid8487 7 жыл бұрын
cawareere iyo cabdallaha hobyadow waad culus tihin awliya Allay adeegsan masha Allah
@ikranishhazard7895
@ikranishhazard7895 7 жыл бұрын
Masha alaah owliya alaay adeeg
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 7 жыл бұрын
haboon said, Labadeyda awoowe Allaha u naxariistee cidna adeeg uma fidin karaane hurdada yaan laga jafin. Alle [SWC] ayaa garab iyo gargaar noogu filan ee keligiis ha la tuugo.
@qaradd4265
@qaradd4265 6 жыл бұрын
haa walaahi waa culusyihiin
@faidali7745
@faidali7745 3 жыл бұрын
Waa rag culus runtii
@wajaaalewajale54sidci21
@wajaaalewajale54sidci21 8 жыл бұрын
maasha allaah cabdi qays ayaa awliyada ka mid ahaa ilaahow aakhiro janatul fardawsa kugee
@cabdisalaamaxmed9377
@cabdisalaamaxmed9377 4 ай бұрын
Galabta waa sabti 4 may 2024 Awliya alaay adeegsan insha Allh ❤❤❤
@mohamedkhalif2605
@mohamedkhalif2605 7 жыл бұрын
calayhi salaatu wasalam ku saliya nabiga (csw) meelkastood joogtaan
@cabdullaahiaxmedyusuf9081
@cabdullaahiaxmedyusuf9081 6 жыл бұрын
uñj
@mentalcareorganizationsmec1156
@mentalcareorganizationsmec1156 6 жыл бұрын
Waxa xujaale xaaji nuur khaliif Hy badhulbahanto sheekh shugri Hy Ugaadh cumar
@ayanhassanmohamed2906
@ayanhassanmohamed2906 5 жыл бұрын
MENTAL CARE ORGANIZATIONS MECO in
@daudhassan8174
@daudhassan8174 4 жыл бұрын
Duli culimada islamaka qabil kushegayaa wa I kow balo ku dagtay
@abdiilmi156
@abdiilmi156 6 жыл бұрын
Abdi qays aad bu mahadsanyay waa qasaayid wanaagsan ilaahay ka siiyo ajar isagana ala ha xafido
@ahmetesmail6642
@ahmetesmail6642 8 жыл бұрын
sh cali bayle awliyada duushuu ahaa allah janatufardawsa ha geeyee
@manaste
@manaste 8 жыл бұрын
Maasha Allah Abdi Aden Qeys aduun iyo aakhiraba alle haku xifdiyo
@ikramqalbihooyo1323
@ikramqalbihooyo1323 Ай бұрын
Masha Allah markasta oo aan dhagaysto qalbigaygu wuu jilcaa Allow u naxariiso anagana nooga daba naxariiso😭
@aydarusabubakar5052
@aydarusabubakar5052 9 жыл бұрын
mansha allah waad mahadsantihiin saxibayal waxbadan ayaa raadiyay awliyadii ilaahay ee wacnayd
@kimyangsang
@kimyangsang 8 жыл бұрын
caydaruuska cadan yaala kii caano iyo nabad cirka oo da aaya awliyo alaay adeegsan alla, allaa suufiga cawada leh xamar cidhifkeeda iyo ciideeda yaalow maldashiyo ciidanku soo wadin jiray awliyo allay adeegsan, allaa laba muxumed iyo cumar cayngali iyo saylici abaa sayid bustaan iyo sheekh cabdi casiisow awliyo alla adeegsan, alla barkhadki cadeystee cirirku ku cayoooday ceelkii hargeisa madarka cuudka yaalow awliyo alla adeegsan
@axbabullahaxbabulmusdafa3172
@axbabullahaxbabulmusdafa3172 8 жыл бұрын
Mashallah
@obsiiyesheikh351
@obsiiyesheikh351 7 жыл бұрын
Cabdi Ways Awliyo Allah
@BobBob-pv6rr
@BobBob-pv6rr 5 жыл бұрын
abdi hassan nabbdamasn
@user-sy7pm9iw3y
@user-sy7pm9iw3y 5 ай бұрын
Rabbi hawnaxariisto Abwan Abdi Qays Aamiin ya Allah Aamiin.
@alisuldaan1949
@alisuldaan1949 8 жыл бұрын
dadkan awliyada diidan maxaa kaqaldan sxbyal awliyo hadad maqasho wa ruux kasta oo ilaah calaaqo layeeshay oo ilaah karaali noqday ilaah baa quraanka kusheegay awliyada alaa inna awliyaa allaahi laakhawfun calayhim walaahun yaxzanuun
@abdisalanu4680
@abdisalanu4680 5 жыл бұрын
Ali Suldaan msha allah
@abdisalanu4680
@abdisalanu4680 5 жыл бұрын
Ali Suldaan wa sax
@cismaancumar2189
@cismaancumar2189 4 жыл бұрын
, ,,,,,,,,,
@hamsirr6551
@hamsirr6551 5 жыл бұрын
Ya ii sheegi kara qisada qasiidadan abwaanku xikmaawi bu aha ale ha barakeeye
@eng-abdihakinhassanali2750
@eng-abdihakinhassanali2750 4 жыл бұрын
Mudo 9-10 sanaa ayuu xidhnaa dawladii maxamed siyaad bare xudhay dabadeedna suu jeelka ku sameeyay dabadeedna waxa layidhaahdaa albaabadiibaa wada furmay
@prettybloosom1571
@prettybloosom1571 7 жыл бұрын
Aya dhagaysanaya qasa'id 2017 , aniga dheh
@Kulmiye-SanjabBusinessGroup
@Kulmiye-SanjabBusinessGroup 7 жыл бұрын
aniga c qays miyaa lava xiisa gooyaa
@khadaressa8735
@khadaressa8735 6 жыл бұрын
Hibo Mohamed meh
@qooryarestudio
@qooryarestudio 6 жыл бұрын
Hibo Mohamed 2018 madad
@mahamudsaid5899
@mahamudsaid5899 6 жыл бұрын
Illaahey hakaa cafiyo cabdi qeys Aad ban ku tasgaaree Waana ku jeclahay
@daadir9435
@daadir9435 6 жыл бұрын
Cabdalle iyo Cawareerihii Hobyaadow
@shadiyaali9076
@shadiyaali9076 7 жыл бұрын
waxan garanya cajaladan oo la yidhi guriga laga helo in aakhiro loo dirayo 1984kii oo guryaha hargeysa faqashtu baadho hadh iyo habeen oo guryaha loo soo daato, markaa cajalad aanu haysanay oo tana ayaan dagdag ciid ugu aasay si aan nalooga helin, maantana waa aduunyo cabdi qays xor buu ku noolyahay hargeysa
@ashqaraar8944
@ashqaraar8944 7 жыл бұрын
Laila sky hh hh waa hadhkaa labadiisa gelin adunku kuwii wx baadhayey ee awooda sheganayey manta yaa og wxy ku sugan yihiin
@fuaadomerdheere3260
@fuaadomerdheere3260 6 жыл бұрын
hhhhhhhh hhhhhh ax ax qosol maleh wllo qaali waan farxad ooyay jabkaaynu soo marnay iyo maanta nabadaan gayaanka😍😍
@yusufhirsi2133
@yusufhirsi2133 5 жыл бұрын
Shadiya Ali v v
@yusufhirsi2133
@yusufhirsi2133 5 жыл бұрын
Shadiya Ali
@abdiwahabjibril4549
@abdiwahabjibril4549 2 жыл бұрын
Sax weeye wll waxii loo soo dhintay waxay ahayd in maanta intii dagaalka ka soo hadhay iyo inta dabadii dhalatayba xoriyad ku noolaadaan waana sababta geesiyaal badani ciida u hoos mareen dhiigoodana u daadiyeen
@khayre4094
@khayre4094 2 жыл бұрын
Libaaxii cartamayay iyo Daahirkii carceeroow Caalimkii barkaan iyo Maamiyo kabiir cumar Cumdad iyo xujaaloow Waad culustihiiee Awliyo allaay adeegsan
@Hawlomediapro
@Hawlomediapro 5 ай бұрын
Awliyo allay adeeg , caawa waxaan ku dhagaysanayaa tuuladda YAGOORI , waana RAMADAN waxayna maraysaa 11/9/1442 , 20/3/2024 , ❤❤
@mohamedabdigaab9912
@mohamedabdigaab9912 8 жыл бұрын
inta ow xusay waa dadkii alle doortay ummadana jecleysiiyay jaceylkooda iyo amaantooda waa wax lagu muteysto dambi dhaaf allow kaa abaal mari waxey ku tuseysaa aayadii eheed qof walbo oo jacelaa nabi muxamed hadaad adna isaga sii jeclaato maalinta qiyaamaha ayaad micigeeda noqon doontaa waan hubaa inuu liibaan aduunyo iyo mid aakhiraba hilidoono anna waan u duceynaa inqabriga alle uga yeelo روضة من رياض الجنة
@hodanismail2520
@hodanismail2520 7 жыл бұрын
Mohamed Abdi gaab waa ayo
@xarago1960
@xarago1960 8 жыл бұрын
shiikh mohamoud cismaan busuri. ....awliyo alleh.
@ahmeddalmar5715
@ahmeddalmar5715 9 жыл бұрын
sh cumar aw warfaa allow kuu naxariiso waa sheekhii waynaa ee akishe maansha allaah allow isaga iyo intii islaam ah allow qabriga u waasici
@MrXeraale
@MrXeraale 8 жыл бұрын
Ahem dalmar salaan sare
@fuaadomerdheere3260
@fuaadomerdheere3260 6 жыл бұрын
Is their any one who still listening at this song 2018 Awliyo allaaay adeeeeg Alla muxuu Awliyo dhalay awoowgay sheikh isaaaq😍😍😍😍
@alinoorahmednajji1955
@alinoorahmednajji1955 3 жыл бұрын
Me
@shariifmedia3307
@shariifmedia3307 Жыл бұрын
Wax sheek
@mohadam6331
@mohadam6331 7 жыл бұрын
You are genius human being, you are ahead of us, Allah (God, khuda.. etc.) bless you. Niriho
@hassanabdullahi1196
@hassanabdullahi1196 2 жыл бұрын
À0
@khaalidabdiaziz5002
@khaalidabdiaziz5002 2 жыл бұрын
Who is khuda??
@axmedcali9580
@axmedcali9580 6 жыл бұрын
ilaahaybaa Wayne oo waaxida noolow cabdiqaysow alliyo alaay adeeg
@abshiroartan9438
@abshiroartan9438 5 жыл бұрын
AWOOWAYAASHAY CABDALLE IYO CAWAREERE IYO WOOOWGOOD SHIIKH YUSUF KOWNIIN
@abrahmanabib3159
@abrahmanabib3159 8 жыл бұрын
msha allah cabdi aadan xaad alle haku barakeeyo waxad na xasusisay awliyadii alle jeclaye iyagana illahay ha u naxaristo adna alle haka jasa i siyo
@abdinurmo7936
@abdinurmo7936 9 жыл бұрын
Mashalahu waxaabadan raadi abowankan owliya allay adeeg
@AliMohamed-wb1ei
@AliMohamed-wb1ei 9 жыл бұрын
mudo badan ayaan raadinayay waa mahatsantahay sxb
@garabcaseofficial
@garabcaseofficial 5 жыл бұрын
Cawareere iyo cabdala hobyoodaw Awliya alaay adeeeg
@ahmedabdiguure4386
@ahmedabdiguure4386 2 жыл бұрын
Cabdalle iyo Cawarerihii Hobyaadow waa culustihiin.
@qooryarestudio
@qooryarestudio 6 жыл бұрын
Ilahow cabdi qays iyo awliyadaba janada daris nooga dhig
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 7 күн бұрын
Xiliga aan ka sheekaynayo waa qiyaastii 2000, 2001 iyo 2002 goobtu waa meel tuulo ah aniga oo ilma yar ah baan xusuustaa iyada oo cajilad ay ku duuban tahay qasiisadaan aabahay haystay ay dhagaysan jireen Aabe, hooyo iyo walaalo, sheekadii ay hooyaday nooga sheekaysay baan waxaan ka xusuustaa in C.qays la xiray kadib isaga oo xiran uu qasiidadaan akhriyay kadib la arkay xabsiga oo albaabadu ballaqan yihiin 😂😂😂😂😂😂
@hamzeabdikadir577
@hamzeabdikadir577 9 жыл бұрын
Allaa, CabdiqaadirowCalan awliyaadowIsaxaaqa cidhifkiyoBadda ceerigeedowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Cashiiradii Nebiga iyoCabdilaahigii dhalayIyo Cabdulmudalib iyoCadki uu ka soo go’ay10Sayid Caliyo FaadumoCaa'iladdii RasuulkaayWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Abaa-bakar SidiiqoowCismaan binu CafaanowCumar binu KhadaabowCaalimiinti diinteeCaabiyay kufaartowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah Caydaruuska Cadan yaalKii caano iyo nabadCirku uu u da’ayowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Sheekh Aweyska ciiddiyoCisho xaramka loo baxayLaga celiyay XaramkeeNebigii cuskadayeeCududii RasuulkiyoNebi lagu casuumowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Suufiga cawadalee,Xamar cidhifyadeediyoCiiddeeda yaallowMuqidishiyo colkiisiyoCiidankiisi wada jirayWuxuu carrabka saarabaCaddaan loo arkaayowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Laba Muxamed iyo CumarCayngal iyo SayliciXabaashii BustaaliyoSheekh CabdicasiisowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Barkhadkii caddaysteeCirirkuu Bacayr wadayDhulka cidhif la gooyeeCaynaanshay diintowCeelkii HargeysiyoMadarka cuurta yaallowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Sheekh Cali Bahaa owSheekh Abu CalwaanowCadraddii NafiisiyoCali Beyle iyo NuurSheekh Nuur XuseenowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Sheekh Cabdisalaan iyoCali Guure iyo NuuxIyo Cabdi Ayuub iyoCulimadi GalbeedkaayWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Sheekh Maxamed CaliyowAxmed SacaadadiinoowSheekh Maxamed SiraadowXamsaa cawska yaalowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Sheekh CabdiraxmaanowCismaan iyo Muxumed iyoAw dhubiyo ciddiisaay,Waa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Markii la is carsadayeeyIsu faantay culimaduAbaadirkii calaamadaCumaamadiisu noqotowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Libaaxii cartamayiyoDaahirkii carceerowCaalimkii Barkaan iyoMaamiyo Kabiir-CumarCundatiyo iyo XujaalowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, CabdilaahiyoowSheekhii carceereeCulimada u mudnaayowAma Sheekh CismaanowXaaji Cilmi NuurowSheekh Maxamed CiisowCabdilaahi QudubiyowCeeleeye WaliyowCurad awliyaadeeyWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Sh. Cadbirisaaqiyo,Cabdiraxmaani SayliciBurci iyo colkiisiiAma Sheekh CusuriyowCaashaqiinti nebigaayWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Yuusufkii carceereeRuuxa laga cisaayayowCawo reeradkii iyoCabdilaahiyowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaahYuusufkii ku caanbaxayXeebaha cartamayiyoCilmigiisa SheekhiiCiid lagu tilmaamowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegShukrigii cibaadadaCaanka ku ahaayeeCisigiyo wanaagiyoCawilnaq la siiyowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Sheekh Cumar AzhariyowCumar MaarisoowSheekh Cumar BartiibowIna Macallin CumarowColkii Sheekh XuseeniyoSheekh Cumar WarfaayowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Juudaan CismaanowMuusihii carceereeCilmigiyo aqoontabaCaadil uu u dhiibeeCaashocad degaayowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegAllaah, Nin cadaawe helayooLa cidhiidhi geliyaaAlle laga cabsoodiyoAwliyaduu cuskado bayCaymataa naftiisuyeWaa culustihiineAwliyo Allaay adeeg,Allaah, Carab koobi maayee,Awliyada tin iyo cidhib,Codkaygaan u dirayaa, Awliyo Allaay adeeg.Allaa, waa qasiido cidhibloo,Sheekh Cumarna leeyoo,Ku casuumay awliyoo,Waa culus tihiine,Awliyo Allay adeeg,Allaa, kaan caad la saarine,Awliyada caanka ah,Rabbi uu u cugayeeCamalkii samaayow,Carabkii rasuulkiyo,Codkii Eebbe uu yidhi,Kii ku camal falaayow,Sheekh Cumar walow,Allaa, kuwii ciiltiraayow,Caawinaayay iyo,Kuwii dhibta loo cuskadayow,Waa culus tihiine,Allaah, Alla Culusidaayeey,Cawo badaninaayeey, Cilmigaa fogaayeey, Maxaa caalam kugu sugan,Casiiskaa ku doortee,Sheekh Cumar walow.Awliyo Allaay adeeg.Allaah, biyihii cadkiisiyo,Yuusuf laga cadiiree,Ceebla lagu abuurow.Kii aan baal ku cararayn,Cagahana ku roorayn,Oo ceelkii Xaraf jira,Kii haddana cariga iyo,Dhulka caadil daadshiyo,Cirka soo maraayow,Kii caloosha hoosiyo,Caqligaba arkaayee,Cirka camal ogaayow,Laga saarin caadkow.Sheekh Cumar walow,Waa culus tihiine, Inaan caynku noo go’inOon cudurku nagu dhicinCaafimaadku naga lumenCaydhi naga fogaatooCadaawuhuna naga raynLacuskade Ilaah iyoNebigeena culus iyoCaabidiinta raacdowWaa culustihiineAwliyo Allaay adeegCaynaanadiinaanAnna soo cuskanayaaWaa cabasho heestuyeWaa culustihiineAwliyo Allaay adeeg
@barkhadciise8893
@barkhadciise8893 5 жыл бұрын
Awliyo alaay adeegsaN markii jeelka lagu xidhay ee uu 20sano ku jiry heestan markuu qaaday albaabkii jeelka aya xita xidhmi wayay miizaanka ay ku fadhiday heestani
@garabcaseofficial
@garabcaseofficial 5 жыл бұрын
Mhd sanid wll
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
@@barkhadciise8893 cabdiqays 20 sano inaadeer ma xidhnayn xitaa 10.sano ma xidhnayn shansano xitaa ma xidhanyn hadraawibaa ka xadhig dheeraa
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 3 жыл бұрын
Caashocad degayow Maaha waa ayshaca degaayow
@zirhamsa
@zirhamsa 2 жыл бұрын
@@barkhadciise8893 ma 20 sano ayuu xidhna cabdi qays
@maxamadcali4338
@maxamadcali4338 8 жыл бұрын
maansh alh awwliya alaay adeeg san
@happygril6246
@happygril6246 8 жыл бұрын
maasha Allaah scw scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@faraxsane3186
@faraxsane3186 9 жыл бұрын
Oheey oh maxaan raadshay. yaa khee waad maahsantahay sxb inaa soogalisay.
@viberdaha1633
@viberdaha1633 9 жыл бұрын
walahi anaba waxbadan ban radiyay mashalah owliyo alah
@jamaccawil6285
@jamaccawil6285 6 жыл бұрын
CABDI QIS BAL WXAD WEDISAN DADWENO HESTI NIKI DOXO RER FURA DAD KAMA FOGADE BAL WDIYA
@mustapherashiith4884
@mustapherashiith4884 Жыл бұрын
2023 Bishii 1 aad 5 habeenimo 12 20pm
@hassansheikh2220
@hassansheikh2220 8 жыл бұрын
maasha allah ha la wado tawasulka yaan loo joojin wahaabiyada dib ka imaadka ah iyo nac nacdooda
@saaddaud3882
@saaddaud3882 7 жыл бұрын
wasidaa wll alah yabarik
@cabdiraxmaanmakaftame704
@cabdiraxmaanmakaftame704 8 жыл бұрын
Masha allah allah yaraxma
@mohamedzaayid1792
@mohamedzaayid1792 8 жыл бұрын
Cabdi Adan abwan weyn oo xigmad badan xushamad ayuu mudanyahay
@ahmedosman-ze2nb
@ahmedosman-ze2nb 8 жыл бұрын
Mashable Allan ing jiciir aad Ayad u mahadsantahay
@xerowismaciil902
@xerowismaciil902 3 жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto abwanka
@cabdiraxmansalebaan4946
@cabdiraxmansalebaan4946 4 жыл бұрын
Sheekh cumar basiirigii isagoo indhala .fardaha baacin jirayoow .awliyo alaay adeeg
@mohamedawcali3202
@mohamedawcali3202 3 жыл бұрын
Awliyo allay adeeg
@shacaybcumarmaxamud5712
@shacaybcumarmaxamud5712 6 ай бұрын
Dhamaantood Ale ha u naxariisto
@hassankhadar3904
@hassankhadar3904 6 жыл бұрын
Awliyo alle adegsan mcnsha allah
@cabidilaahikhadar7130
@cabidilaahikhadar7130 7 жыл бұрын
Maansha Allaah yaa ibnuxalaal jcr Awliyada dhamaanteed midbameel uujoogaba codkaygaan udirayaa Halkaa kagahay
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 11 ай бұрын
Wlh waan qiirooday waxaan ku xasuustay Adeerkay oo aan aad u jeclaabaa markuu mirqaamayo Recordhadii cajalada la galin jiray ku dhagaysan jiray waan yaraa wakhtigaas waxay ahayd 1993-kii maskaxdaydu waxay dib iigu celisay xasuustii yaraanta iyo Adeerkay, Allah hau naxariisto waa dhintay Adeerkay😢
@xasanbaroon
@xasanbaroon 8 жыл бұрын
adeeegsan owliya allaay adeeg aaaad baaan ula dhacay
@smiledon77
@smiledon77 6 жыл бұрын
shiikh isaaq waa isaaq maydh muuse care
@Ahmedismail-up1rq
@Ahmedismail-up1rq 6 жыл бұрын
Sheeekhunaa sh cumar yuusuf I am watching 2018 /9/30
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 3 жыл бұрын
Xasan qawdhan AUN bay isu raaci jireen sheikh cumar AUN
@boosboos3384
@boosboos3384 7 жыл бұрын
awliyada awliyadoodoow awoowgay awquduboow awliya alaay adeegsan awliya alaay adeegsan weynakaaaa weynakaa
@cabdiqayschannel
@cabdiqayschannel 5 жыл бұрын
Abwaan cabdi Adan xaad qays isagaa kamida Awliyada waa qasiido culusoo sheekh cumarna leeyoo kucasuumay Awliyada Ala culusidaayeey cawo badanidaayeey maxaa calanka guud sudhan cimrigaa fogaayeey sheekh cumar waloow
@happygril6246
@happygril6246 8 жыл бұрын
awliya Allaay adeegsan Awliya Allaay adeeg
@idirsmohammed8685
@idirsmohammed8685 7 жыл бұрын
Abdi adan xayda ilaahay cimrig iyo caafimaadka u dheereh
@maxamedxuseen4416
@maxamedxuseen4416 4 жыл бұрын
Maansha Allah qasiidadan waxaa igu dambaysay beri hore aabahay AHN uu dhegaysan jiray waxaan xasustaa waayo waayo markaan dhegaysan jiray maansha Allah
@mtnmismail3456
@mtnmismail3456 9 жыл бұрын
Awliyo Allaay Adeegsan Awliyo Allaay Adeegsan
@ciisecabdi3015
@ciisecabdi3015 Жыл бұрын
Owliyaa allaay adeeg owliya allaay adeeg Owliya allaay adeeg ❤❤❤❤❤ Sheikh abdulqadir jiilaani &sheikh uwaysulqaadiri &sheikh ooyaaye &sheikh muxudiin celi &sheikh mohomed faarah hisbullaah &sheikh aadan qudubi &sheik biyamaalow &sheikh moalim nour ❤❤❤ Sheikh mohomed faarax sheylilaah Alwaalid alrafiiq alcaabid alcaarif billaah Waa culustihiine owliya allay adeeg owliya allay adeeg owliya allaay adeeg 🚔🚓✈✈⌚🎺📠🖥🖨🎥📽📸📷💡📃📖💸✒✏📌🧪💉💊⚒🛠🗡🔏🔐🔐🔐🔐 xerta sheikh mohomed faarax buurbishaaro🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mahamudsaid5899
@mahamudsaid5899 6 жыл бұрын
Illahey kaliyaa la baryaa markaad yaabto lkn rag dhintey waa hore oon.ku maqleyn inaad illahey i sii marto maaha
@indhataag4446
@indhataag4446 4 жыл бұрын
adiga ayaa isu sheegaya anagu waan maraynaa wixii naga fiican alle agtiis noogana dhaw
@manaste
@manaste 8 жыл бұрын
Mohamed Jaciir walaal illaaaheey haku xifdiyoFGWalaal Abdi Aden Qeys ma nool yahay hadii uu nool yahay waxaa codsanayaa qofkii meel Ku OG ha iisoo sheego Mahadsanid
@saaddaud3882
@saaddaud3882 8 жыл бұрын
hargaysa ayuu joga wl
@saaddaud3882
@saaddaud3882 7 жыл бұрын
hargaysa wl
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 7 жыл бұрын
wuu nool yahay wll waxa uu dagan yahay agtayda allah ha daayeee
@rooblemahamedali4290
@rooblemahamedali4290 6 жыл бұрын
Khalif Duale Hargeysa Ayuu Joga wana nolyahay
@dariqzakriye2433
@dariqzakriye2433 8 жыл бұрын
masha Allah ilahoowow awliyada allow uu gar gaar
@yahyasuldaan9137
@yahyasuldaan9137 6 жыл бұрын
Awliya allay adeeg hees lafteed
@maliJacfar6
@maliJacfar6 9 жыл бұрын
Abwaan Qays Aqoontiisa dineed oo yar Awgeed waxbadan buu isku qasay Akhirana Asaga uunbaa sheegidoono meesha uu kala yimid liiska magcaanta owliyada meesha uu kala yimid Iyo cidda ku akhrisay quraafaadka inyar buu runta ka sheegay
@rooblemahamedali4290
@rooblemahamedali4290 8 жыл бұрын
+m “Jacfar 6” ali waxaad doonta tarikhda markii u tiriyey qasidadan uu awliyo allaay adegsan in si toosa ah jeelka loga sii dayey iyo awliyadu waxay tahyna bal culumada soo weydii bro
@shidanesomali2022
@shidanesomali2022 8 жыл бұрын
adeer. waa sax wuxuu sheegay. adna. awliyada maba taqaanid waxay tahaye horta soo baroo faniga.caqaaidka soo daris
@shidanesomali2022
@shidanesomali2022 8 жыл бұрын
adigaan waxba aqoone mataqaan. qosada ayku fadhiso qasiidadaan
@rawdatultaalibiinmaktabah6601
@rawdatultaalibiinmaktabah6601 6 жыл бұрын
m ali wahaabi waalan oo dadka inay mushrikiin yihiin aaminsan baa tahay ee dadk ha isku qarxin
@qooryarestudio
@qooryarestudio 6 жыл бұрын
m ali cidi kuma oran cilmi noga faaiday cabdi qaysna camalkisa lagu waydin maye dantada raaco
@libaanali.xassanwaafannaan2269
@libaanali.xassanwaafannaan2269 7 жыл бұрын
Mashaa Allah bless you and me and my mom and dad
@foskamohaad5668
@foskamohaad5668 7 жыл бұрын
hade xabsigi miyuu is balaqay mise waa xidhnaaa walaalayaal
@galladfaarax1679
@galladfaarax1679 3 жыл бұрын
Caashiqiinti nabigay waad culustihiine Awliyo allay adeeg.
@jamaalahmed4634
@jamaalahmed4634 7 жыл бұрын
abwan ad uculus iyo abdiqays iyo xadrawi kuwa umadena somaliyed aqbarta garsiyo asararta iyo inta xunba dide umadena somali urka ugadanqado anigey manta igukulme afrikankuye asal idunkuma ogeyn ur xumiyo arla ane abwanadi somaliyedow ii adega ohey olele garsiya asalki inta kuhadleysa afka somali abwanadi umado an arag aqonta asalka u aha umad ladulminayo u dirirkode adinka garan gariyo dubad iyo sangub oo asaguba ilmeyno asxabtisu urur yar haysto asal andhameyne manta cayilo cankastaba ciliye wan idincawdo cashaqinta cafimadkodow cadawga igacelsho cawimad ale ya cawa done cilgamuro cad ced dhac jirta i culeysise abwanow adeg awodada manse ha igu cilin codkagan cawa xabsi uga baxaye abwankeygo ii adeg
@khaliilraadaal4186
@khaliilraadaal4186 3 жыл бұрын
Sheekh Cumar warfaayoow Waad culistihiine Awliyo allaay adeeg . Awowgay sheekh Cumar Warfaa
@abdirazakomar8595
@abdirazakomar8595 6 жыл бұрын
Waa shirki waxani Allaah baa awood leh
@indhataag4446
@indhataag4446 4 жыл бұрын
Adigu maxaad shirkiga Kasoo doonta Haday shirki tahay waayaabe
@laylaomar5541
@laylaomar5541 4 жыл бұрын
Madsanidiin inta isku nashquulisay qasiidadan aadbaan ujeclaa runtii marka uu C/Qays tirinayay heestan aabahay xabsiga laantabuur ayeey daris kuahaayeen sida sheeko igu soo gaartay waxaa kaloon codsanlahaa hadii ay macquul tahay digri ama qasiidadii (Muxamad nabi Muxamad muuno adaalee martamad adaalee nabi muxamadoow ) in naloosoo raadiyo mahadsanidiin dhamaan😋
@aliabdule8387
@aliabdule8387 4 жыл бұрын
Mashalah wll ,farid nolow ,raxmanku dhib kuma tuso
@laylaomar5541
@laylaomar5541 4 жыл бұрын
Ali Abdule adana sidoo kalr walaal qaali 💝
@mawliidaadan2490
@mawliidaadan2490 2 жыл бұрын
Baydadka ugu dambeeya waxay ku jireen Gabaygii Xaaji Cabdi ayuub. Makaan ka adimaa maydhna Galabtii Minawara waxaan ka hadlaa Mayti iyo xayi Aduun baan Maqaar kula Ahee meel.saraan ahay.
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
Layla omar Aabe ma noolyay hada wlo?
@aniishussein6606
@aniishussein6606 5 жыл бұрын
Amen amen amen awliyo alay adeg saan
Cabdi Qays Nabi Amaan Macaan
16:16
Al NAbawiyyah
Рет қаралды 66 М.
Qasidadii awliyo allaay adeegsan
23:35
Cabdikariin Cali Caydiid
Рет қаралды 16 М.
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 36 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 53 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 15 МЛН
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
sheekh waro oogo nabi amaan iyo allabari
58:30
mo jibril
Рет қаралды 346 М.
SHEEKH WARO OOGO Yaa Rabbana
18:13
Labo Dhako
Рет қаралды 34 М.
Abwaan Cabdiqays Iyo Taariikhda Fankiisa
18:35
HADHWANAAG TV
Рет қаралды 86 М.
Maxamed mooge (waxa iman ayaanti ina moge sugaye)
14:16
ABWAAN SHIRDOON OFFICIAL
Рет қаралды 209 М.
SIRTA EREYGA, Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi Qays ) Qaybta 2-aad
33:18
awliya allaay adeeg awliya allaay adeegsan
23:56
mawliid mahad Maxamed xaji galaydh
Рет қаралды 7 М.
QASAA,ID AWLIYO ALLAAY ADEEG  ABWAAN CABDI QAYS
24:11
Qaate Tv
Рет қаралды 225 М.
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 36 МЛН