SIRTA EREYGA, Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi Qays ) Qaybta 2-aad

  Рет қаралды 635,190

Musa Dalmar

Musa Dalmar

10 жыл бұрын

Abwaan Cabdi Aadan Xaad Cabdi-Qays, oo si mug leh uga warramaya suugaantiisa dahabka ah.

Пікірлер: 228
@hudaabdiqays2598
@hudaabdiqays2598 5 жыл бұрын
Ilahahy haku barakeyo abo maskaxda cadaw gaguna hajabo 😘
@ismailnasri
@ismailnasri 5 жыл бұрын
Aamiin
@maanka9712
@maanka9712 4 жыл бұрын
Huda Abdi Qays Ina aabo ma INA cabdi qeys baatahay oo man lsguursano walaaley hhh
@mukhtaribrahim2150
@mukhtaribrahim2150 4 жыл бұрын
Aamin huda illahay cimriga iyo caafimaadkba ha barakeeyo.
@ahmedessa6074
@ahmedessa6074 4 жыл бұрын
mukhtar ibrahim kk
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
Intii jecel oo dhan ayuu aabo u yahay ilahay cafimad iyo cimri dheeer ha ku siiyo aamiin aamiin
@mohamedmuse7067
@mohamedmuse7067 3 жыл бұрын
Abdiqays caawa ayaan wadajognaaa Djibouti 🇩🇯 illahay cimrigiiisa habarakeeyo
@abdullahi2646
@abdullahi2646 2 жыл бұрын
Murti iyo madadaalo ugu kaalay waqooyi🙏🏽
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
waqooyi waa xagee
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 Жыл бұрын
Koofur .ne murtidiina oo heesaha ka sameesaan ayee koofur laxameeyaan ogow taas hadii ay koofur laxameen laheen heesa hiina wxe idinka Ahaan laheed baraan bur ama tusaale koox kubada cagta ciyaarta aad ugu fiican tika taka baasas fara badan isku dhiibta lkn aan goal wax udhalsha heesan maxee tareesa waa suaale?
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 4 жыл бұрын
SOMALIDA KLE SI kadta o la eho Wan UGA ficany Hormoodka UMADA SOMALIYED WAA #SOMALILAND Viva
@sultanhanga
@sultanhanga 4 жыл бұрын
Fanka somalida IYo Tan Geeska Africa ilahay amarki Dadku uuGu qanisan ee logu deqay wa somaliland
@yoonisali335
@yoonisali335 4 жыл бұрын
Abwan cabdi qays Abwan hadrawi Abwan gaariye Abwan xasan gani Abwaano qaliya
@mrabdirahman9641
@mrabdirahman9641 6 жыл бұрын
abwaan abdirahmaan aadan xaad illhy caafimaadka iyo cimriga ha kuu dheereeyo . cadaalad daradii iyo dulmigii lagugu haystay waata mnta somalia aafada ku noqotaye
@mowliidahmed4164
@mowliidahmed4164 11 ай бұрын
Waa guri guri ku hoosyaal Iyo geed biroo adag Iyo wiliba gaarkoo guudkey iga geesjira Dabeyluhu magaran goobtan kuno lahay 😢😢 Allaha unaxariisto wllhi sojabaa ayuu ahaa abwaanku😢
@yuusufabdiomar608
@yuusufabdiomar608 10 ай бұрын
Huu noolyahay cabdi qays wll
@africnewsproduction6126
@africnewsproduction6126 5 жыл бұрын
masha alaah waa abwan somaliyeed cabdi aadan qays darmaan iyo dalxiis waa maanso qiimo leeh kuna daayasho mudan
@hakeemmusse5561
@hakeemmusse5561 7 жыл бұрын
dawlad dhan waxanu kula dagaal gelney media iyo fysikal. viva Somaliland
@hanadolad2061
@hanadolad2061 17 күн бұрын
Alaah rabulcaalamiin ha idin Naxariisto aamin aamiin aamiin aamiin aamiin
@jigarxx9364
@jigarxx9364 9 жыл бұрын
cabdi qeys ilahay ha ku daayo walahi waa qiso yaab badan
@hakeemmusse5561
@hakeemmusse5561 7 жыл бұрын
Jigar xx
@ibruadan7763
@ibruadan7763 3 жыл бұрын
Waa raggeedii Qays...Abdi qays waa ninka keliya ee dhowr bilood ku arkay ee fahmay AFWEYNE DAAQUUTNIMADIISA..
@CODKADAHSOON9554
@CODKADAHSOON9554 2 жыл бұрын
Walaal macaan Soomaadan maqlin xadiiskii nabiga scw uu lahaay لا تصبواالأموات فإنهم أفضو إلا ما قدمو. ( ha caaynine dadk adhinte sababtoo eh waxeey gaareen wixii ay hormasadeen oo shar ama khyr eh ).
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 5 жыл бұрын
Faylasuufyada Afka Somaliga Waa Reer Waqooyi Cid Dood Ka Qabtaa Ma Jirto
@amiinmustafr1852
@amiinmustafr1852 4 жыл бұрын
Doogtii jacaylkaan dib usooxasuustaa halyay halyay
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 4 жыл бұрын
Qisadii dameerka iyo cabdi qeys dhex martay, berigii xabsiga uu ku jiray.
@qaasimcali3833
@qaasimcali3833 4 жыл бұрын
Dameer
@AmeinMahamod
@AmeinMahamod 24 күн бұрын
WALEE ABWAAN BUU AHAA ISAGA INTII LA WAKHTIGA AHAYD
@cabdallaadan4294
@cabdallaadan4294 4 жыл бұрын
meeriska ah sharcigii dameer xidhe qof daryeeli maayo kadagaalamaan idhi
@cabdallaadan4294
@cabdallaadan4294 4 жыл бұрын
cimi xasan xirsi
@mkali4230
@mkali4230 8 жыл бұрын
Allaha cimriga iyo caafimaad hakuu daayo abwaan abdi qays waa maanso cajiiba
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 5 жыл бұрын
Aamiin
@caydaruzcumar7251
@caydaruzcumar7251 4 жыл бұрын
mazha alllaH capdi adan xaaD
@dagannuurdiiriye7970
@dagannuurdiiriye7970 2 жыл бұрын
Abwan cabdi qays abwaan hadrawi abwan gariye iyo abwano kle
@sadiqmoh4231
@sadiqmoh4231 6 жыл бұрын
Ilaahay Ciri hakuu Dheereeyo Abwaan
@omarnoor6237
@omarnoor6237 5 жыл бұрын
Ismaaciil Mire,wuxuu ku halqabsaday oo la hadlay Guuguuleh,Cali Xuseen Xirsi wuxuu gabay kula hadlay Fiin,Carays Ciise Kaarshe wuxuu saar kula hadlay Waraabe.
@fataxmaxamuud5813
@fataxmaxamuud5813 4 жыл бұрын
Omar Noor
@heer-sareofficialmedia2082
@heer-sareofficialmedia2082 3 жыл бұрын
Walaaahi waa fani abwaaaanku kkkkkkkkkk mar mar baad waayaysaa waxaad noqoto
@mohayusuf5126
@mohayusuf5126 7 жыл бұрын
mansha Allah waa hiibo aanu dheernahy faqashada deer xamarka ha
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 2 жыл бұрын
Guri guri ku hoosjira iyo gaydh bira oo adag dabayluhu ma gaadhaan iyo waliba gaadhkoo guudka iga sii jira dabayluhu ma gaadhaan goobta aan ku noolahay
@BrotherColombo
@BrotherColombo 8 жыл бұрын
innaa lillaahi wa innaa ileyhi raacuun sheekadaani waa buugaag ka qorid
@alirashidjama6927
@alirashidjama6927 6 жыл бұрын
LAASHIN YARE
@Clahi.fana23
@Clahi.fana23 4 жыл бұрын
Maskii qarada weynaa Wuu qadhaabanaayee Qorratada markuu helay Afka quduro loo geli Qaad oo ma dhigi karo Qabay oo ma liqi karo Ha qaniinsanaaduun.! #Abwaan_Cabdi_Aaden_Xayd (#Cabdi_Qays).
@mustafecali2480
@mustafecali2480 3 жыл бұрын
Waa abwan. Indhergarad
@cumarxuuti9505
@cumarxuuti9505 4 жыл бұрын
Abwan
@abdikadirmoalin6265
@abdikadirmoalin6265 6 жыл бұрын
abwan iyo badh
@riximaabdilahi5427
@riximaabdilahi5427 7 жыл бұрын
ale haku daayo abwan cabi aadan xaad qays cimriga ale haku dhereyo adeero
@anabmusa7112
@anabmusa7112 3 жыл бұрын
Amazing man
@khaliilegge468
@khaliilegge468 4 жыл бұрын
Rag waa ragii hore Hadalna waa intuu yidhi Cabdi qays ilahow ku daa
@mohzenn77
@mohzenn77 Жыл бұрын
Allow kuu naxariiso abwaane❤
@abdulaahialirooble9684
@abdulaahialirooble9684 5 жыл бұрын
waa hal abuur , ilahow now daay
@adanhashiahmed8931
@adanhashiahmed8931 6 жыл бұрын
Behl
@cabdibookh856
@cabdibookh856 4 жыл бұрын
Laacib soo jabay
@cabdullaahimahamuud3292
@cabdullaahimahamuud3292 3 жыл бұрын
guru guru kuhoosyaal iyo badh biros adag
@youngash6411
@youngash6411 5 жыл бұрын
oh
@abdihikeemahmed3959
@abdihikeemahmed3959 4 жыл бұрын
Warka sii
@hasanmuse9763
@hasanmuse9763 5 жыл бұрын
Cabdi qays geesi tariikhdu way ku qortay
@nurawale5694
@nurawale5694 7 жыл бұрын
Darmaaan daa
@mohameddube6923
@mohameddube6923 7 жыл бұрын
Waaka ragii raga aha
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 6 жыл бұрын
Somalida hoore meexey sharaaf wadanku uguu noolayeen MashAllah illahiyoow umaada soomaliyeed, MAJEERTEN,IDOOR IYO HABARGIDIIR kuuwoda xuun naaga qaabo madaama eey maarkasta kuursi doon yihiin eeyna qaraanka ixtiraameeynin.
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
SNUFFED2ROLLs Qarankee la ixtiramaa cawaan yahaw Faqashta ahi ma Afweyne ayaad qaran kusheegaysaa oo umada dhiigooda cabaayey
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 6 жыл бұрын
HADAA MAA QARAN BAAD LEDAHEEY KKKKKKK WAA KUWA HABLAHINA TAHRIB IYO KUFSI LAGU WAADO LIBYA. WAGAS YAA IDIN KUFSAAN JIREEY? WAAR AMU YAA CEBTADHA BANAKA KENINEE
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 6 жыл бұрын
SNUFFED2ROLLs meel rag ku kaftamayow maxa hablow ku geeyey layaab maleh wa cadadeeni.
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 6 жыл бұрын
Faisal Ahmed waar orda hablaahina ceeshta oo tahribta kuu damadheey, soomaali haablo kaa tahrib badaan lama araag taas waxaad kuu garaneeysa inaad daqanka soomaaliyed aad kaa taagten oo somalidiidnimo kuu daarsten uqubaada illahi baa idhin heesta
@kingabdiaziz5987
@kingabdiaziz5987 8 жыл бұрын
dameerka abwaanku u dodayaa waa dadkii saw maaha la yaqaanay 😂😂😂😂😂
@xaajilacag5368
@xaajilacag5368 8 жыл бұрын
Hhhhhhhh aaaad
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
king mayaaa dad dameeri ma jiraan walaahiw a dameer dhabaa o afweyen xidh bari uuu xoolaha sooqa joogaa xidh xidhey
@therepublicofsomaliland4661
@therepublicofsomaliland4661 5 жыл бұрын
Haa
@abdirahmanhassan5435
@abdirahmanhassan5435 Жыл бұрын
May may maha. Shekada dameerku wa sheeko run ah oo dhacday. Abwaanka cabdiqays ayu la xidhna muddo 9 sano ka badan ayay jail kuwada jiren
@mohamedshire2940
@mohamedshire2940 6 ай бұрын
Odeyga wapa funny 😅
@abdullahiabdiali4025
@abdullahiabdiali4025 6 жыл бұрын
Guri guri ku hoos yaal. iyo gate biro adag iyo weliba guard-ko guud kagasi jira dabayluhu ma gaaran goobtan ku noolaahay.
@cabdiqadiryuusuf7808
@cabdiqadiryuusuf7808 Жыл бұрын
Mnsha allaaah mnsha allaaah
@qaamuusmaxamuud5782
@qaamuusmaxamuud5782 2 жыл бұрын
Hayaay abwaan somaalieed
@abdikadirmoalin6265
@abdikadirmoalin6265 6 жыл бұрын
abwan iyo dhab
@cabdaleherer8546
@cabdaleherer8546 Жыл бұрын
Reer waqooyigu afwayne af iyo qoriba way ku riden 😂😂
@Armani_yossef
@Armani_yossef 11 ай бұрын
Marxuumka cayda ka daa.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
Cajiib
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Aun,abwan gaariye.
@shamsoiloveuallh4664
@shamsoiloveuallh4664 6 жыл бұрын
allh ha ku naxaristo
@nuradinmahamud4834
@nuradinmahamud4834 8 жыл бұрын
WAARIMAYSIDE WANAAG waa aqoonyahan aadna wuu u mahadsanyahay taarikhda uu iftiimiyay midakale wlha kale ee dooda wada cilmi dhagood uma baahna taariikhdu ee wax akhriya cadawguna halkaad moodaysaan maaha wlayaal
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 жыл бұрын
Kkkk bl Hutu wx noo sheegya ka warrama!! adeer waa kuwa abwaanadii xog ogaalka ahaaye ee wx ka dhegyso ujeeddadoodana fahan haddaanad inad wx fahanto u jeedina oo qabyaaladi laab taada buuxisayNa dee izka caddayso bahasha wxba ha qarsannine
@therepublicofsomaliland4661
@therepublicofsomaliland4661 5 жыл бұрын
Nuradin Mahamud markaa adiga nagaa caaqli badaan miyaa?
@shamsoiloveuallh4664
@shamsoiloveuallh4664 6 жыл бұрын
msha allh
@gacanqabsin3985
@gacanqabsin3985 6 жыл бұрын
axme
@ibruadan7763
@ibruadan7763 3 жыл бұрын
Riiraash qiiquu isku qarinayaa..waa raggii rabey gumaadka Isaaqa!.. Alla iidoorku fiicanaa..waa saamax xaalkoodu...
@elmihussein3718
@elmihussein3718 6 жыл бұрын
Ish Calaa Gabay
@cabdibookh856
@cabdibookh856 4 жыл бұрын
Cabdi qays
@RudwaanFarxaan
@RudwaanFarxaan 9 ай бұрын
Manshallaah
@sugaalmahamuudgoogle1979
@sugaalmahamuudgoogle1979 4 жыл бұрын
Sugaal mahamuud yuub tub
@nimcaanmaxamuud1021
@nimcaanmaxamuud1021 4 жыл бұрын
Kkkkkk dartii haw cadaab mydan
@samatarmumin6655
@samatarmumin6655 5 жыл бұрын
Maa laiska handla un Murti midhidhay oo daxalysaty cabdiqays ugu taqa waaba nin suraynaya mala garaca talow ass Holl
@zamiirzamiir2731
@zamiirzamiir2731 3 жыл бұрын
hooyadadii qadaad waynta iyo faqashtu iska dhaleen wase car bal ninkaasoo kale halydinka helo anaga jufo walba ninkaso kala ku jira dhila idin dhashee
@samatarmumin6655
@samatarmumin6655 3 жыл бұрын
@@zamiirzamiir2731 hoyadaa hadad wasto qarso ilayn garac ma zishodo Hoyoyinka ka xishoo anu hoyo & aabo midna ma cayo 100 ka magac dher banu haynaa oo abwanki abwanada ayanu hayna hada wa cabdi qays aabihii wax baro adeer
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Abwaaaniinta ay muritadoodu cajiibtahy somlida een taageero 1 qamaaam bulxan 2 salan carabey 4 cali dhuux aadan 5 hadraawi 6 raaage ugaaas 7 gaariye 8 cabdi qays 9 Tima cade 10 yamyam
@redwangeele9161
@redwangeele9161 3 жыл бұрын
Hadraawi Halked kaga tagtey
@hanadahmed8389
@hanadahmed8389 3 жыл бұрын
Maxamed cali kaariye ayaad ka tagtay
@mametamein5119
@mametamein5119 3 жыл бұрын
abwaan dheeg
@alifdoon1069
@alifdoon1069 Жыл бұрын
Wuxuu la hadlayaa maamulkii siyaad bare
@rashidabdiali3732
@rashidabdiali3732 2 жыл бұрын
darood baa idinka afsomali badan ee waad iska sheegatan in aad tihin dadka somalida ugu sugan badan aan ku tiriyo daroodka 1 sayid maxamed abdulle xasan 2 khaman bulxan 3 cali dhuux 4 ismacil mire 5 cali sharmarke 6 cumar dage second peaple 1khalif shiikh maxamud 2 sangub 3cilmi afyare 4 dhodan 5 yamyam iyo qarkalo badan
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
cali jaamac haabiil salaan carabey cabdi gahayr maxamed nuur fadal cabdi iidaan faarax hadraawi gaariye cabdi qays xasan ganey aadan tarabi xaaji aadan af qalooc axmed saleban cali saleban tima cade saxardiid jebiye axmed qaasim barkhad cas habar yarta may dhalin kuwan Islaamnimo ninkaan kugu dhaqayn muminimo khaasa gaal maxasta ku dhawra ood magansata dhama
@xariircumer63
@xariircumer63 8 жыл бұрын
waa udhasho xigmadu iyo maxkadu illahay cidii qadikarta ayuu siyaa waa hibo anu dheernahay konfurtaa
@camayabdi1153
@camayabdi1153 7 жыл бұрын
Xariir Cumer Koonfurta yaa ka xikmad badan waxaa ka dhashay Yamyam, Idaajaa, Shube, Singub, Taraawiil, Jaamac Kadiye iyo qaarkaloo badan.
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 7 жыл бұрын
Camay Abdi waxaa aad sheegtay mid koonfuri kuma jiro ee naga ilaali anagaf mareehan iyo ogaden noo tirsanaysaa adeer kuwiini niikin jiray sheego habib sharabi iyo waxaa
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 7 жыл бұрын
Xaqiiqo Raadis koonfur saw iskuma aha sxb mxd ugu diid?,kuwa uu tiriyay macaal maha hal abuuro caan baxay waay iska buraanburaan 😂😂, hadraawiba ka qiimo bdn yamyam iyo sanguba idaaja isagu abwaan maaha waa beenaale taariikh kacaan raadisa qora.
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 6 жыл бұрын
Xariir Cumer ciqdadii koonfurtu abwanadiina m'a kula gashy somali wasomali haday rabto Ha kala dagtee
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 6 жыл бұрын
Xaqiiqo Raadis reee keenfurka lasheegaahi m'a hawiyaha iyo aaladooda kofurtabaa markaa
@korwaayeel4257
@korwaayeel4257 5 жыл бұрын
Odaygu saw tuu na yiri mugdi aan gacantaada la arag weeye waa maxay qalinka iyo waraaqdu 😂😂
@heer-sareofficialmedia2082
@heer-sareofficialmedia2082 3 жыл бұрын
Moooyi mooooyi ..... Waar waa ragii raga ahaa nacasaw
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 2 жыл бұрын
العيون لا ترى carabta waxay dhahday indhuhu wax ma arkaan
@moslimbehiiloveallah5711
@moslimbehiiloveallah5711 6 жыл бұрын
Taariikhda iisheega sxbyal
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
moskim ninka a hadlya a abdi qaays ba ala yidhaa waa abwaan oo afweyan xidhey kollka a damer uu afweyne soo xidhey buu la hadlyaa wana sheeko dhab ah waliba dameerka abdi qays inta ma la sii daayey ayaa ka bacqadi jeelkii lagu soo caliyey ka bacadi dameerkii oo jooga ugu soo noqdey oo wali xidhan
@mustafemustafe6368
@mustafemustafe6368 4 жыл бұрын
Wwwww
@fatimasahal6620
@fatimasahal6620 8 жыл бұрын
hhhhhhhhhh halyay
@mustafecali2480
@mustafecali2480 3 жыл бұрын
Maaha. Abwan. Somaleyed. Waa. Abwan. Somalilander
@cabdihoodaale5213
@cabdihoodaale5213 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@fatimasullieman2738
@fatimasullieman2738 3 жыл бұрын
Xlne
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 3 жыл бұрын
Qadaadwayn walee haday wax Fahmayaan siwalba waad ula hadasheen bahalada wada bilaa caligu Fooraro Hh
@ciiseducaysane4417
@ciiseducaysane4417 7 жыл бұрын
Wixii dhacay o xumaan ah aynu iska cafino e yaynaan is xasuusinin aynuna ka fakarno macquulnimada ah in aynu hadda wax wngsn samayno why waxa inaka dhexeeya aya ka Badan waxa aynu isku gaysanay o xumaan ah Dadka dhintay yaynaan caayin Danbigeena ilahay hadhaafo inteenna dhimatayna ilahay ha'unaxariisto
@bilehassan4607
@bilehassan4607 6 жыл бұрын
Ciise Ducaysane kuguma raacsani taas walaal..waayo hadaan taariikhda iyo dhacdooyinka la baran lagana sheekeyn berri ka maalin tii baa soo laabanaysa..wixii dhacay samo iyo xumaanba hala sheegeeyo laga sheekeeyo. Arrinta is-cafinta iyo midnimaduse waa meesheeda.
@CabdikhadarmawliidJaamac-ge7og
@CabdikhadarmawliidJaamac-ge7og 4 ай бұрын
❤❤❤🎉🎉😂
@hamdaabdirahman2528
@hamdaabdirahman2528 Жыл бұрын
alle cimriga haku barajeyo abwaan abdi qays
@user-lq3ic3xc4c
@user-lq3ic3xc4c Жыл бұрын
Hibo eebe ku siiyey bay ahayd
@mohamedjamaahmed9575
@mohamedjamaahmed9575 5 жыл бұрын
1:40 ninka daqiiqadaas ka muuqda ii sheega soomaalay
@Chouriye76
@Chouriye76 4 жыл бұрын
Max'eD xaazHi DHaMaC GaariYe👊🏿
@mohamedkorane5671
@mohamedkorane5671 4 жыл бұрын
Gaariye
@abdiabdillahi9179
@abdiabdillahi9179 4 жыл бұрын
Faylasoof Gaariye
@subraarm4381
@subraarm4381 Жыл бұрын
Iidoorkii diintiyo Ka tagay dadnimadoo Daayeer na dhaafday Doofaar iyo Dameer midkeed tahay.
@halimali8389
@halimali8389 10 ай бұрын
Soomali wax ay ku faantoba Idoor ba u hayee hadaad tidic liita utiriso maxaad nafta ula hadhay?
@abdiazizghahnug9224
@abdiazizghahnug9224 6 жыл бұрын
Waaruntii waa Cadawad ayuu ahaa ee jeelkii somaliya ee dawladii milatari ahayd ee cadwaga unoqotay dadkeedii iyo jaarkeedaba
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Abwanku hawiyuu u doodaya lakin wa Khalad in u dameer ku matalo
@Somaliilaqsol
@Somaliilaqsol 5 жыл бұрын
Maaha sidaa wll dameer xabsiga kula xidhnaa 9 sano intuu kaga tagay ugu so noqday utiriyay gabayga
@abdimagan3482
@abdimagan3482 5 жыл бұрын
Hawiyaad shheegfysaa wa maxay dadka oo fhan ka cabudhinayey.
@therepublicofsomaliland4661
@therepublicofsomaliland4661 5 жыл бұрын
pop marly dhoofar ayaa tahaay
@farahran8879
@farahran8879 8 жыл бұрын
nimankan abwaanimada sheeganaya waa kuwii wadankeena dumiyey. xigmaddoodii waa miraheedii waa midan aynu gacanta ku heyno. Marka amaan iyo sharaf Kuma helayaan.
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 жыл бұрын
Xikmada iyo murtida way u dhasheen waana dhashii sheekha iyo durriyadi oon biyo iz marin eee dee bl soo cawri faqasheey,dalkad sheegysidna afweyne aya rogay ee afka ha ka dhawrin
@nimcomohmedsaid5298
@nimcomohmedsaid5298 6 жыл бұрын
Farah Ran waa runta ninmankani waa kuwa daleda na. dhigay
@fowziinaragah7824
@fowziinaragah7824 6 жыл бұрын
Nimco Mohmed Said Sheekadu ha qabyaaladeyn laakiin dawladii xidhay dameerka ugu danbeyntii dadkii somaliyeed dulmigii ay ku hayeen ayaa buux dhaafay, waa innaga maanta wada qaxootiga ah. Ma aan arag qof Daarood ah oo ka daacad ah wixii ay gaysteen. Marka uu qofku qaladka qirto waa la bogsadaa. Waa yaab.
@jimcalemukhtar1902
@jimcalemukhtar1902 4 жыл бұрын
somaliland raggii sameeyey
@kooradadab6407
@kooradadab6407 9 жыл бұрын
isaaqoo dhan qaran dumis waaye ee haka xaaxaabshaano ictiraaf ictiraaf eey ku leeyihiin
@habimaxamed3203
@habimaxamed3203 9 жыл бұрын
koora dadab Qaranka maxaad u taqaan?, ma guumaysiga iyo nolosha xaaraanta ahayd ee ilaa adigu aad ku nolayd markii adeerka joogay Siyaad Allah ha u naxariistee, hadii ay sidaas Qaran kula tahay adiga aya ka xaaxaabiyey imika oo og xaalada aad ku jirto, wanana jeclaan laha Somali wax la yidhaa oo sharaf ku leh aduunka se dhici wayday .
@axadoisniino
@axadoisniino 9 жыл бұрын
habi maxamed Inkastoo aan kamashiiqsadey inaan kuu jawaabo ilaan waqti ramadaan baa lagu jiraaye, waxa udiidan Somali iney nabad noqoto ee hadba docda qarax kasoo tuura sow idinku maaha. Oo lacagta kubaxsha oo alshabab labaxey. Idinkana intaad ilahey iyo diintiisa dagaal kula jirtyaan waligiin nili aqoonsan maayo, waa waxa qalbi madoowaadka niigula ridey ceebtiinana banaanka taala.Qamradana daldala iyo mirqaanka falan waxkujawaaba. Aqas bilkahor sow idinka maheyn waxa matada ceyrinayay hadana
@cadawjebiye8838
@cadawjebiye8838 9 жыл бұрын
axado isniino TANI DAWAKH BAY KU JIRTAA DADKA REER SOMALILAND WAA DAD JECEL DIINTODA WAXAYNA LA DAGAALAMEEN NINKII QURAANKA NASAKHAY EE CULIMADA LAAYEY SOMALILAND WAXAY KU DHISAN TAHAY NASARIISTA ALLE
@axadoisniino
@axadoisniino 9 жыл бұрын
Hussein Ali adiga dawakh iyo marqan falan kujira. Beenta laidinkasoo dhaadhiceyey intaad marqansanadeyn haila imaan
@jawahirmohamed5495
@jawahirmohamed5495 8 жыл бұрын
waa nin sharafle .ilaahay haw naxariisto. qabiil kamuu hadlin .xukun qadhmuun buu ka hadlayii. halays iktiraamo ifka soomaaliga iyo murtida ayaa inaga dhaxaysa .
@xasanyare2276
@xasanyare2276 2 жыл бұрын
Xasusasa Soomalgahalasonoleyo
@phatmaesmael8362
@phatmaesmael8362 6 жыл бұрын
abwaano maaha ee waa iska hadlayaa wax lagu amaano ma jirto qabyaalad iyo qaran dumis taariikh madaw bay ka tegeen nacnacdoida maxa laga dheefay
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 5 жыл бұрын
Afkaa ku dheeraadee ma ninki sheekhyada dilay ee aad dawanayseen dinbigaad alle ka gasheen ayaa ilaa iyo hada gubaya xamar ee abwaanada ha ku mashquulin
@therepublicofsomaliland4661
@therepublicofsomaliland4661 5 жыл бұрын
Phatma Esmael markaa waxan umaad meshaa ku jiirtaa adaa kaa caaqli badaan miyaa oo qabil arkaa umaadaa kaale maa araagto
@abiibmiskin2647
@abiibmiskin2647 4 жыл бұрын
Phatma Esmael asca
@jamadiriye1336
@jamadiriye1336 2 жыл бұрын
Reer koofor ama reer xamar 12sanadood xidhnaa kasiidankirwayey dameer jeelka mahorfadhiin karo hadaanu nahay somaliland hakaxishooto
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Fog.eeeg
@bulqaasbushra5486
@bulqaasbushra5486 7 жыл бұрын
adeer abwaaniinta aad kufaanaysaan waa kuwii kubaday inaad itoobiya firxadkiinu gaaro hadana waa kuwa kashalaynaya dumintii dowlada adeer caqli yeelo yaa bint
@Somaliilaqsol
@Somaliilaqsol 5 жыл бұрын
Cid kashalaynaysa majirto abwanku midhihii uu no beeray waan haysana Somali oo dhan aya firxtay Kenya iyo yaman ila manta qaxoti ku ah
@therepublicofsomaliland4661
@therepublicofsomaliland4661 5 жыл бұрын
Bulqaas Bushra inaa dhoofar Ethiopia ayaa kaa wanaagsan sii sharaaf ku jiirto ayaayi uguu noolyihiin somaliland
@aaminoahmed7891
@aaminoahmed7891 8 жыл бұрын
abdiqeys qof iiga dhow majiro isna wuu sheegay danbigisa kucad qaran dumis hadaba qaran dumis maxaa lagu xukamaa
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
aamino ahmed Inuu kuwaso ayaa lagu xukumaa Aamino
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
sheekada maaad fahmin mana tahid inaaderkeed isaka dhaaf isaaq ma tahid af soamligiisa fahmi waydey waxuu ka wada afweyen nagu xidhey oo yadhi waxaad tidhiin qaran dumis dadkaa waxa lagu xidhi jirey qaran dumis qudhmis kacaaan diid iyo wax la mid ah ninkan gaal siayad barre la yidha a buu ka soo horjeedey oo diinta islaamka ku ciyaari jirey siyaad barre maalin kaliya ma xusin xataa dhalasha nabigeena csw iyo 26 jun ama 1 luulyo waxuu xusi jirey uuun 21 oktoobar
@abdi1502
@abdi1502 9 жыл бұрын
Reer somaliland iyagaaba diin cayn iyo nebi cay loogu yimaadaa
@namiin3034
@namiin3034 7 жыл бұрын
Abdi Mahamud and you eat people
@rachidgulled647
@rachidgulled647 3 жыл бұрын
Polshit. Nacalaa kudhalay waa dadkii fidno abuurka ah. Dhiladii kudhashay waa lawasaa
@nimcomohmedsaid5298
@nimcomohmedsaid5298 6 жыл бұрын
Ninkan wax uu ka mid yahay raagi Somali duumiyhy hee uudiday inay hano qado
@therepublicofsomaliland4661
@therepublicofsomaliland4661 6 жыл бұрын
Nimco Mohmed Said somalia maa Hoyoo daa ayaa lee
@ayuubjr8651
@ayuubjr8651 6 жыл бұрын
Dumar baad ka tahayoo Taana dambi kuma lihid
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
caruur xaoriyaada u dagalmey afweyen yaa doortey askar xukun boobey buu ahaa oo diidey in uu xisbiyo sameeyo kaligii joogo oo dadka layn jirey oo culmo xataa laaeyy kolka a dawalada aad sheegeysaa magaceed
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
Aadbad u caqli yartahay saxiib ninku qori masidane xuriyatul qowl ayaa lagu xidhijiraye
@qaamuusmaxamuud5782
@qaamuusmaxamuud5782 2 жыл бұрын
Hayaay abwaan somaalieed
@nuradinmahamud4834
@nuradinmahamud4834 8 жыл бұрын
WAARIMAYSIDE WANAAG waa aqoonyahan aadna wuu u mahadsanyahay taarikhda uu iftiimiyay midakale wlha kale ee dooda wada cilmi dhagood uma baahna taariikhdu ee wax akhriya cadawguna halkaad moodaysaan maaha wlayaal
@waagacusub8364
@waagacusub8364 7 жыл бұрын
Nuradin Mahamud waa taariikh cajiiba lkn looma baahna in cay iyo beelobeelo lagaliyo waa taariikh xusid mudan koonfur iyo waqooyina inloola kaco maaha xukumadu waatii siyaad waxka foolxuna cidkasta waykasoo mareen lkn maaha mid reer ama famli lagu eedayn karo
@farahran8879
@farahran8879 8 жыл бұрын
nimankan abwaanimada sheeganaya waa kuwii wadankeena dumiyey. xigmaddoodii waa miraheedii waa midan aynu gacanta ku heyno. Marka amaan iyo sharaf Kuma helayaan.
@therepublicofsomaliland4661
@therepublicofsomaliland4661 5 жыл бұрын
Farah Ran markaa adaa kaa caaqli badaan miyaa
@khayre4094
@khayre4094 2 жыл бұрын
Dawladu maxay ahayd dameeroow
SIRTA EREYGA, Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi-Qays ) Qaybta 3-aad
33:19
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 12 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Micaad Migganeh Baylotka Qaranka.m4v
10:54
fanka soomaaliyeed
Рет қаралды 427 М.
Abwaan maxamuud dheeg iyo waayahiisii noloshiisii siyaasada iyo fanka
27:08
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 104 М.
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 640 М.
WAAN WAANTI FASHILANTAY 1990- JAALLE SIYAAD IYO GUDDIGI SULUX
31:32
Maanso 1 ___  DIRSOOC {Ibrahim Gadhle}
9:37
Tixraac
Рет қаралды 469 М.
SIRTA EREYGA, Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi Qays )  Qaybta 1-aad
33:18
SIRTA EREYGA, Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi Qays ) Qaybta 4-aad
18:34
Qisada Heesta Baladweyn ee Beerlula Iyo Abwaan Hadraawi
28:58
Qarri Jiqood
Рет қаралды 848 М.
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 12 МЛН