AX ANAGO WALID NA OGENA IS GURSANAY UUR YESHEY TEL DANSADAY

  Рет қаралды 502,470

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Күн бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 1 500
@nasserofficial440
@nasserofficial440 2 жыл бұрын
Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad Scw Scw ❤️❤️❤️ Like Saara
@maryammoh1450
@maryammoh1450 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلام
@shamsomacalin4174
@shamsomacalin4174 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 жыл бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام
@najahahmed6763
@najahahmed6763 2 жыл бұрын
Scw scw ❤❤❤❤
@farxiyoxaji3656
@farxiyoxaji3656 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@hadaayaxasan3499
@hadaayaxasan3499 Жыл бұрын
qofki ugu dad nimada badna uguna dul qaadka badna iguna aqonta badna waa nabigena muxamed scw scw aanku salino nabigena muxamed scw aan ku salino wllalayal 🥰❤❤
@niciimaabdilaahi652
@niciimaabdilaahi652 Жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@safiyosaciid8623
@safiyosaciid8623 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@NasteexodaahirCabdule-vy7qz
@NasteexodaahirCabdule-vy7qz Жыл бұрын
Scw
@hodhanmohamedmuhumed8394
@hodhanmohamedmuhumed8394 Жыл бұрын
Sallalahu caleyhi wasalam ♥️
@sundus6758
@sundus6758 Жыл бұрын
Scw
@nasserofficial440
@nasserofficial440 2 жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able The most shine all created prophet Muhammad Scw ❤️❤️❤️❤️
@nadiifomacalinmaxamuud1031
@nadiifomacalinmaxamuud1031 2 жыл бұрын
Adeer/arxan_laawe
@maryanibrahimadan9103
@maryanibrahimadan9103 2 жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DeeqMaalMedia10
@DeeqMaalMedia10 2 жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤❤
@m.tayosame9123
@m.tayosame9123 2 жыл бұрын
Scw
@najahahmed6763
@najahahmed6763 2 жыл бұрын
Scw scw scw ❤❤❤❤❤
@sacdiyotimojilic3501
@sacdiyotimojilic3501 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@najiibcano8594
@najiibcano8594 2 жыл бұрын
Scw scw 🥰🥰
@abdimoalim3449
@abdimoalim3449 2 жыл бұрын
scw
@cumeerfans941
@cumeerfans941 2 жыл бұрын
The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad ❤❤😍😍صلي الله عليه وسلم
@maryanibrahimadan9103
@maryanibrahimadan9103 2 жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fahmoabdiqadir3749
@fahmoabdiqadir3749 2 жыл бұрын
Salalahu caleyhim wasalam ❤
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 2 жыл бұрын
Maxaa lagaaga farxaa dhulkaad isdhigtay ayay kaniyad jabeen
@tarhanjerah114
@tarhanjerah114 2 жыл бұрын
SALLALLAHU ALEIHI WASALAM 🤍 MASHA'ALLAH ♥️ SALLALLAHU ALEIHI WASALAM 🤍 MASHA'ALLAH ❤️ SUBHANALLAH ALXAMDULILAH LA ILAHA ILA LAAH ALLAHU AKBAR ♥️
@aliabdielmiaae2031
@aliabdielmiaae2031 2 жыл бұрын
He has no Instagram no Facebook no Twitter but he has 2 billion followers prophet Mohamed scw ❤️
@sahalawimansuur9057
@sahalawimansuur9057 2 жыл бұрын
More than that bro
@mohamedaadanwarsame3766
@mohamedaadanwarsame3766 2 жыл бұрын
war waxan aad meel walbo kuso qoreysaan iska daaya qofkii nabiga jecel jidkiisa ha qaado lkn no facebook no twiter but 2 billion aad ku heysaan naga dhaafa nabiga flow looma noqde waa rumeyn billah calukum ilaheyna ha idinsoo hanuuniyo xaqana ha idin tuso 🙏🙏🙏
@aliabdielmiaae2031
@aliabdielmiaae2031 2 жыл бұрын
@@mohamedaadanwarsame3766 waad dhibsani lkin in adiga o kale lagu gubo ayaan la rabaa mana la jooji doono in sha Allah
@MohamedOmar-nl2qn
@MohamedOmar-nl2qn 2 жыл бұрын
Fear Allah bro. Get the difference between believers and followers. We Muslims are believers not followers. Don’t comment just to get likes. Ilaahey kacabso
@animeclips8599
@animeclips8599 2 жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@Ducayzane10
@Ducayzane10 2 жыл бұрын
Hda aragto magaca nabigena maxamed صل الله عليه وسلم 🥺🤲❤ like sara👍
@zuhuura6219
@zuhuura6219 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@sumayaabdullahi2243
@sumayaabdullahi2243 2 жыл бұрын
Acs wll
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 2 жыл бұрын
Salallahu callayhi wasalim tasliiman kathiiraa
@suheelatuutaa5978
@suheelatuutaa5978 2 жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam 😘😍😍
@foosiyafaaraxmaxamed8996
@foosiyafaaraxmaxamed8996 2 жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤️ ❤️
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 жыл бұрын
Inta jecel nabi Muhammad (ﷺﷺ) isoo raaca 🥺💞☝🕋
@noorkaahin5936
@noorkaahin5936 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw 💙💙💙💯
@hibonuura7131
@hibonuura7131 2 жыл бұрын
Wll aniga 1 scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😍😍😍😍
@hadaayaxasan3499
@hadaayaxasan3499 Жыл бұрын
scw scw scw
@hadaayaxasan3499
@hadaayaxasan3499 Жыл бұрын
scw scw scw
@hadaayaxasan3499
@hadaayaxasan3499 Жыл бұрын
scw scw scw
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Waan ogahay inaad wax qorista ku dheereyso soo qor saliga ( Nabiga ) ﷺ ❤️ Laga yaaba ine noqoto sababta farxadaada
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 2 жыл бұрын
Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@umcasuus894
@umcasuus894 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
Salawatulahi salamun calaih ❤️💞💕❤️
@asiaosman6145
@asiaosman6145 2 жыл бұрын
Saliga nabiga scw like haku raadsan waa danbi
@sadiahussen8608
@sadiahussen8608 2 жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalm
@kaltumamohamed462
@kaltumamohamed462 2 жыл бұрын
Its painful hearing this story . I hope our young ladies will learn not to do things without oarent consent. I pray and hope she gets the strength to get over this heartbreak and whatever she has gone through. Abayo take heart and all shall be well. Hold your head high and be strong all this shall pass
@xabialondo3254
@xabialondo3254 2 жыл бұрын
Exactly
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
Ilahayow qofkasto murugonayo muragada farxad ugubadal yaa rab qofkasto cidla daremayo wehel kheyr qabo sii qofkasto xanunsan cafimad sii yaa rab 🤲🏼 alahuma ameeeeen
@nuuroxajinuuro6900
@nuuroxajinuuro6900 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@NasraMohamud6484
@NasraMohamud6484 2 жыл бұрын
Aamiin
@najahahmed6763
@najahahmed6763 2 жыл бұрын
amiin yaa rabi
@anfaalcabdi9612
@anfaalcabdi9612 2 жыл бұрын
amiin yari
@mssdhukuro3401
@mssdhukuro3401 2 жыл бұрын
Amiin yarabi 🤲😭
@Amiira96
@Amiira96 2 жыл бұрын
Team keygi away single ka ahaa wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo balanteeno waa sidaa insh allh
@zumayohasen3648
@zumayohasen3648 2 жыл бұрын
Insha allah hala isku tashto nin ma jiro gabdho 😊
@Amiira96
@Amiira96 2 жыл бұрын
@@zumayohasen3648 🙏 niman fcn wey jiraan wlshey balse wax barasho ayee ku mashqul San yihiin iyo wax yano dana hooda ah
@batulamohamed22
@batulamohamed22 2 жыл бұрын
Absolutely
@faadumoomar3362
@faadumoomar3362 2 жыл бұрын
Inzha alllh apyo mcn Thnķs 🙏❤️
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Qof walba oo qoraalkeyga aqriya waxan u rajeynaya cafimaad iyo cimri dheer ❤ isoboqo guys 🔫 ❤️✌🏽
@safiyobisharmohammed1750
@safiyobisharmohammed1750 2 жыл бұрын
Amin yarabi
@leyloladan3481
@leyloladan3481 2 жыл бұрын
Amiin
@Xdemonfam
@Xdemonfam 2 жыл бұрын
Amin yarabbi ❤❤
@hodanaragsan9203
@hodanaragsan9203 2 жыл бұрын
Amiin wll😍
@ridkaaden3976
@ridkaaden3976 2 жыл бұрын
Ameen
@abdimohamed6596
@abdimohamed6596 2 жыл бұрын
Gabadhaas wllhi waa gabar aad u karti badan Ilaahay ha daayee🤲
@rooblemohamud149
@rooblemohamud149 2 жыл бұрын
Lcgta walalkis yiri gabadha udir Nin ka cunay nasab maahan
@shamsofarasle8198
@shamsofarasle8198 2 жыл бұрын
@@rooblemohamud149 ragging magacay wada wadagan balse kala nasabsan
@saamisomalilovepartnerexpe1857
@saamisomalilovepartnerexpe1857 Жыл бұрын
Waa Gob wallaahi😅😢
@fadumoxashin690
@fadumoxashin690 Жыл бұрын
❤❤❤
@husseinabdullahiahmedafrah1000
@husseinabdullahiahmedafrah1000 2 жыл бұрын
Alla fiicnaa laheyd inaan ogaado Hablahaan Oo kale xiligey La ciiL kaambinaayo nolosha adag xaqiiqda ayaa ah in raganimadeyda ku guursan lahaa saan farxad yar xataa u siiyo 🥺🙏
@ismahanmohamed1076
@ismahanmohamed1076 2 жыл бұрын
abowe dadka dhan isku mid mahan ilhayow u dhib yare
@queenmuskaan6533
@queenmuskaan6533 2 жыл бұрын
Ala yacisak allow mexeey jogaan dad wanaagsan alle ku xafido wll
@ziyaaaaaaaaaaaaaa777
@ziyaaaaaaaaaaaaaa777 2 жыл бұрын
♥️♥️🙏
@shaktisaeed6622
@shaktisaeed6622 Жыл бұрын
​@@ismahanmohamed1076 1
@Zwagboy
@Zwagboy Жыл бұрын
Wlhi xataa aniga hada isweydiinayey mxn u ogaan wayey 😢
@SG-GALLARY
@SG-GALLARY 2 жыл бұрын
#Raggow gabdhahan aad ka ohinaysaan maanaga daysaan War caqli xumada iska dhaafa oo ugu yaraan Gabadha Hadi aad si hoose uqabto ilmaha waa laga xiraa meel walba irbada dhalmada looga hortago iyo kaniini waa yaalaaye Caqli kudara sidaan War #Hablow nin aann la idinku ogayn Iska dhaafa kolay yeelimaysaane Nin maalintu sixaaraan ah hoostaada ku arko qiimo lama lihid🙏 Gabarnimo waa qaali👌 Yaa imaqlaya hade meel fog Baan kaso buuqine🇺🇸 Alla ha idin badbaadiyo dhamaantiin ❤️👍 #ESG
@nuuromohamed4999
@nuuromohamed4999 2 жыл бұрын
Waleee been maad shegin
@cabdifitaaxwadani8875
@cabdifitaaxwadani8875 2 жыл бұрын
Yaahu aamus denbi kale mad usababee
@samiiromohamed7932
@samiiromohamed7932 2 жыл бұрын
Muhiimadu waa inaan daacad nhy oo aanan wiil soomaliyeed xuman uquurin🥺🥺
@hamdarabi3750
@hamdarabi3750 2 жыл бұрын
Dumarku iskuwada mid mahan qaarbaa masakiina wuxuu ninkudhahab runmoda 😞
@issackahmed4868
@issackahmed4868 2 жыл бұрын
A lesson for every person who abandons his/her family. don't give rise to the decision of committing things that will harm your life. Family love never expires until they cover you with topsoil(grave). We know love will never discuss with you to avoid the disaster that is confronting you. Since they said a person who is in love is deaf to advise. TO overcome by that just know that your life is only yours, not someone else, conquers yourself don't ever allow meaningless things to hurt you ..LOVE YOURSELF
@aamirmuseosman5846
@aamirmuseosman5846 2 жыл бұрын
Well said
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 жыл бұрын
That's true well Said.
@sihamsharaf6386
@sihamsharaf6386 2 жыл бұрын
So true indeed
@hmm1699
@hmm1699 2 жыл бұрын
Family qaar baa jiroh oo yahuud cml ula daqmah gabadhooda
@hmm1699
@hmm1699 2 жыл бұрын
Marka Isaack if you have family who loves you Alhamdulillah dheh. Rayigaga se weeye
@mumtazdahir4437
@mumtazdahir4437 2 жыл бұрын
Abayo qalad waa sameese dibna waad iska saxday koow taas ku fiican thy waadna ku saxneed qaladna waala galaa Waana lasaxaa kaliya badi Ali ku xirnaanshahisa ilaahay qalbiga Hakuu qaboojiyo ilmahaagana Hadee Kuu nool yihiin kaliya ayaga muhiimada sii gbr wax baranooso thy mustqabalkaaga focuska saar guul Kuu rajeenaa abayo Waana ka xumahay waxa kugu dhacay strong thy wiligaana saas Kuu rajeenaa be strong forever 🫶🏻👸
@ruunfamilyvlogs176
@ruunfamilyvlogs176 2 жыл бұрын
Sorry gabdhaha somalida sasa loga faidaysta 😢😢😢😢 qof ku dhahayo aaan ku qarsado inuusan mustaqbal kalahayn 😢😢😢
@jamesottawa1905
@jamesottawa1905 2 жыл бұрын
Cod ka faa'odesatay malahan ayadaa meesha is dhigtay qofka siduu iska dhigo aya loogula dhaqmaa
@zuuzuu3606
@zuuzuu3606 2 жыл бұрын
@@jamesottawa1905 taas cudur daar ma noqoto qof wlbo wuxu geystaa sugayo ama aduun haku maro ama aqiro
@TheReal_Man
@TheReal_Man 2 жыл бұрын
@@jamesottawa1905 caaqow gabadha qofka sidaa u galay ma adigaa sidaa u hadlasid baa doqonimo ah
@abdihasan5986
@abdihasan5986 2 жыл бұрын
@@TheReal_Man wad mahad snthy lkn ogow sidan logly loma galen hadyna iyadu isdayici lahyn wlhy
@ziziliarisultan3361
@ziziliarisultan3361 2 жыл бұрын
@@abdihasan5986 isaga tusay riyo beena iyo jacayl jirin wayna amintay victim miyad dambi si saraysa war isla xishoda o hablaha yared ka danysanysan joojiya xoolad wada tahine 😡🤡
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 жыл бұрын
Hadaa ujeedo magac nabigena Muhammad ❤ﷺﷺ❤ isoo raaca ❤🥺☝🤲🕋
@fardowsa5958
@fardowsa5958 Жыл бұрын
Scw
@ZubeirHaji-h6x
@ZubeirHaji-h6x Жыл бұрын
Scw scw scw
@saabirosca2627
@saabirosca2627 2 жыл бұрын
Illahey hakuu dhibyareyo abaayo kaas adi jaceyl dhab muusan ku qabin e jirkaaga ayuu jeclaa baastarka😢😅
@fatumamohamed1025
@fatumamohamed1025 2 жыл бұрын
Nasib daraa ku qabatay sxbey lkn Alle heku yasiro
@nuurcool
@nuurcool 2 жыл бұрын
Aynu ku salino xabiibka Alle jecla Scw Scw
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 2 жыл бұрын
Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@habibam2008
@habibam2008 2 жыл бұрын
Scw scw
@raxmaaden5858
@raxmaaden5858 2 жыл бұрын
Scw scw ♥️ scw ♥️❤️🥰🥰 scw ♥️❤️♥️ scw scw ♥️ scw scw scw ♥️ scw
@nimcoahmedraabi8114
@nimcoahmedraabi8114 2 жыл бұрын
Scw
@hagiobaba6911
@hagiobaba6911 2 жыл бұрын
Sorry Walshey si xun buu kula dhaqmay Waxaana iigu sii daran adoo xalad xun kujiro dhiig la.aan ku heeso problem na kuugu sii furan yahay Tell kana kaa qaban waayo inuu gabdho kale stats iska soo saarto Si uu fikir kale kuu sii galsho😢 Sorry ilaahey ha ii sahlo gabar sidaan Daacad u ah wllhi Boqorad baan ka dhigan lahaaa Wax walbo oo dhibayana waan ka ilaalin lahaa🥺🤲🏽
@fariixashiikhahmed5010
@fariixashiikhahmed5010 2 жыл бұрын
Rescpt raga hadey ogan LaHayen qeymaha dumarka marna ilin kama imaaten wayo Alle ka sokow ayada Sabb u Ah inad wax jclaato laguna jaclado Wiliga boqorad Ha ku Ahaato shukran wllkei
@xfatimax4553
@xfatimax4553 2 жыл бұрын
Shukran walaalkey
@maymunosaman5720
@maymunosaman5720 2 жыл бұрын
Wll dadka isku mid maha wa shanta far caml
@faadumoibrahim2780
@faadumoibrahim2780 2 жыл бұрын
Haa gabadhan wey qalpi furantahay raga dhan isku wada mid ma ahan 😑 wll alle haku sahlo mid ku ilaliso adna boqorad kadhigato
@Bilalcabddulle
@Bilalcabddulle 2 жыл бұрын
M.a❤️❤️‍🔥
@Dhelitira
@Dhelitira 2 жыл бұрын
Qof wangsan horta qof xun maxa lagu bega allow iwaafaji ani qof walba dacad Qof wanagsan siii💯👑
@fartuunabdi9468
@fartuunabdi9468 2 жыл бұрын
Amiin yarabi 🤲
@oscarbulle1702
@oscarbulle1702 2 жыл бұрын
Amiin amiin
@AhmedHassan-jz6zn
@AhmedHassan-jz6zn 2 жыл бұрын
Yaaku yiri waxaa { الطيبات للطيبين والطيبون للطيبات}
@ismahanmohamed1076
@ismahanmohamed1076 2 жыл бұрын
amiin yaarapi 🤲
@daacialcadaalla4428
@daacialcadaalla4428 2 жыл бұрын
Inta Ridwan isaaq videoyashisa midba dhafin love sar
@yahnihassan4292
@yahnihassan4292 2 жыл бұрын
There’s being good hearted and there’s being naive. That’s why it’s always best to always tell your family. Never let a man marry you secret. You were brought into this world loudly and proudly and should be treated as such.
@hamdihirsi8918
@hamdihirsi8918 2 жыл бұрын
Waa qiso xanun badan nin in la aamino inaan la aaminin ayaa ka fiican lkn gabdhene waa iska calol jilicsanyihiin abayo wan ka xumahay lkn waxan ku leyahay horay u soco ha xasuusan qof ka tagay
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 2 жыл бұрын
Baayo wixii naftada u fiican ayaa loo calool jilcaa lkn nin ku dhahay reerkiina aan ka qariyo inuu future so wadin waba loo jeeda waxas looma calool jilcanaado
@muqtaar1726
@muqtaar1726 2 жыл бұрын
Lkn in sheekada been tahay xoogaa si ma u moodaa bal wax ku noqo aniga waan yaabey
@hamdihirsi8918
@hamdihirsi8918 2 жыл бұрын
@@muqtaar1726 waa dhici kartaa lkn gabadha max beenta ku xaqsanayo
@muqtaar1726
@muqtaar1726 2 жыл бұрын
@@hamdihirsi8918 3 weeks aan soo qoray hada fiiri youtube channel ayay leedahay in loo kaco bis ayay rabtay waayo aniga ilaahay amarkiis qof ka been ta sheegaayo iyo kan kale in aan kala aqaan ayaa moodaa hadalo 100 is dhaafsan ayuu ahaa kolay Alaa og kuma dambaabi karo lkn sidaas ayay ila tahay
@yacquubxasan8783
@yacquubxasan8783 2 жыл бұрын
Dumarka qaaarwaxay ka wanagsanyihiin 100rag ah ragga qaarna waxay ka xunyihiin eyaha dumarka qaar waxay ka xunyihiin eyaha ragga qaarna way wanagsanyihiin allahayow qof sidaan u wanagsan igu so aadi kolay laba qof wanagsan iskuma aadane 😭😭😭😭😭😭
@hamdasahalvlogs7078
@hamdasahalvlogs7078 2 жыл бұрын
Taas ayaan beentaa ahayn Aameen yaa rabi wlhi waa runtaa walalo allaha kuu sahlo qof ku dareema oo kuu naxariista adna aad u naxariisto
@suhaybsiyad4746
@suhaybsiyad4746 2 жыл бұрын
Aaamiiin wanaagu waa yaryahay hada
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
yacquub wllo aamin waa runtaa illahay ha noosahlo
@fardowsamacalin82
@fardowsamacalin82 2 жыл бұрын
Amiin amiin wllo alahayow qofwaliba qaofka u calmaday alahayow qof wangsan ugayel
@khaldaantube59
@khaldaantube59 2 жыл бұрын
Inta nabi ﷴﷺﷴﷺ jacel isoraca ❤️💌🕋
@azharhdphotography5685
@azharhdphotography5685 2 жыл бұрын
Wan joga time jcl
@rodaladan3658
@rodaladan3658 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@farehamuhamed5283
@farehamuhamed5283 2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@ahmedhassan3002
@ahmedhassan3002 2 жыл бұрын
Beenta allah ma jeclo qofadan aheyn ayad iska dhigeysaa iskuma kalsonid benta umada ka daay
@hamdijamac1543
@hamdijamac1543 2 жыл бұрын
csw csw csw csw❤❤
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 2 жыл бұрын
MaashaAllaah tabaarakalaah wallaahi waa gabar yar oo aad u caqli badan. Waxeey ku qaldantey ineey meher qarsato. Soomlaa horey waxeey utiri waxaad qarsato way ku qarsadaan. Doqon baa helay gabar nolol la rabtey ahayd. Habo illaaheey hakuu gargaaro asageey ku dambayn qayaanada uu watey. Alxamdulilaahi dheh hooyo mcn hadeey garabkaaga tahay waxba kaama maqan. Waan ku fahmi karaa culeysyo badan baa ku soo fuuley.
@hayaanali4347
@hayaanali4347 2 жыл бұрын
Aad io aad waalid hdey kujoogan waxkasto sameyneesid waa in lawadaagta wey kaa waayo argsan yihiin mrkasta
@مبارك-د2و
@مبارك-د2و 2 жыл бұрын
Haa wlh blh 😭😭Ragga qaaar caaag waaye wlh Qoftaan oo kale intee dunida lagu arkaaa, axxxxx
@maimunahmedgulled2833
@maimunahmedgulled2833 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 Aqlimesha haday ku hayso Abalki rerkeda maysa inkirten
@jokar1m
@jokar1m 2 жыл бұрын
inta jecel nabi muxamed (اللهم صل وسلم على نبينا محمد )nagu soobir subs......
@hamdihirsi8918
@hamdihirsi8918 2 жыл бұрын
Scw
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 2 жыл бұрын
Salallahu calayhi wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@asiaosman6145
@asiaosman6145 2 жыл бұрын
Saliga nabiga scw like haku raadsan please
@xfatimax4553
@xfatimax4553 2 жыл бұрын
Scw
@sacdiyoxassan3052
@sacdiyoxassan3052 2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@liibaancabdi2174
@liibaancabdi2174 2 жыл бұрын
Ridhwaan rufiyaan:dhageyste wanagsan waan ka helay sida qisooyinka dadka u dhageysato😭😭😭lkn nama qancin sida aad dadka marka ay qalbi jabaan ugu qososho 😂😂😂😂😂😂
@nimcohussain8147
@nimcohussain8147 2 жыл бұрын
😂😂Somalia waye qalbi adeeq tiish xattaa inuu siiyo amo biyaa ficneyd lkn qosol ugu dhameyaa
@haliimoasad1776
@haliimoasad1776 2 жыл бұрын
😅😅😅
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhh
@ruweydadahir2230
@ruweydadahir2230 2 жыл бұрын
Abyo qaali gabar adag o karti leh batahay mashllh adunkana qof adiga cml ah ba loga bahanyahay qof jilicsan lama rabo marka abyo ma qaldame wa ilahay adigana ma qaldanid kaliya wad fududatay hadana kumadan qasaarin waayo noloshada wajiyadeda mid kamida bad so baratay ☝️marka yan niyada laga jabin gabar adag o karti badan batahaye ❤❤
@mohamedmohamudnur1683
@mohamedmohamudnur1683 2 жыл бұрын
M.a wa qof karti leh allaha dhowro
@mohamedbooyaax6391
@mohamedbooyaax6391 Жыл бұрын
Subhan Allah, that is reason Rasulallah refused hiding marriage which is not official means parents don't aware ,May Allah grant us goodness
@mohamedalio1725
@mohamedalio1725 2 жыл бұрын
A very painful story😞. May you find the courage to get over every tragedy in your life. You are indeed a very loyal and patient person. #Ridhwan,take us through part 2
@nasraahmed8649
@nasraahmed8649 2 жыл бұрын
This made me emotional coz she was loyal to that guy
@abdirahmanadan2897
@abdirahmanadan2897 2 жыл бұрын
Wallahi i truly felt her pain so much. The few rotten men will always breakdown a loyal nd sincere lady bro. I wish all of the men will have the thought of how bad they are treating the sincere ladies nd for a sec,thought of her as their own sister. Wallahi we need to take care of our sisters very very well. May Allah guide us all
@harrizapdul2529
@harrizapdul2529 2 жыл бұрын
Gabdhahenu saa uma qalmaan Allh ku boogo dhayo wll 😥😌
@faadumoomar3362
@faadumoomar3362 2 жыл бұрын
😫😳😓
@tayyibmohamed4468
@tayyibmohamed4468 2 жыл бұрын
Wlxi it's very painful, gabadhan Nin kheirqabo Allakumatosnin , amurahetho allahufudhudheyo cafimad taamahna Allah siiyo!! Amiin ya Allah!!
@Queen-jb6ms
@Queen-jb6ms 2 жыл бұрын
Ameen 😭
@maimunahmedgulled2833
@maimunahmedgulled2833 2 жыл бұрын
😂😂😂
@ifrahmohamed751
@ifrahmohamed751 Жыл бұрын
Markasta ad murug dareentid saliga nabiga scw badi ❤❤❤❤❤❤
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Dhibta dhan baayo aragtidayda qudba siradaa kuu keentay asna mid ilaahay ka baqaya ma ahayn qofta waa ba mehersataye maa iska sugto intaa guri aad leedahay geysanayso dhaqankuna waa cajiib meelba waa si Marka caadifada Somali hadaan nahay nagu badan lgasoo tago inaan lays aaminin baa dhaanta in lays aamino markay arintu tahay guur Ilaahay amarki qofku markuu yar yahayna wax aan micna lahayn baa wax weyn ugu muuqanaya aniga berigii hore nin reer leh inaan noqdo waa jeclaa lkn markaan garaad ahaan soo weynaaday waxaan ogaaday guurku waa mushaakil soconaya hadaadan dabeecad lahayn sidookale lugtaa ka xirnaanaysaa Mar hadaa guursato meesha reerkaagu dago dhaafi maysid inta badan Abaayo alaha kuu Boogaloo dhayo wiilkaas si fiican muusan yeelin lkn hadaal armay sheekadu ka macaanaataa qayba kale haday jiraan Magaalada ay dhahday waan ku noolaa kulaylkeeda iyo Waqti Ramadaana iyo uur iyo mushkilada ku cusub iyo iyadoon guriga hooyadeed joogin hadaysan dhiman bay nasiib lahayd
@xafsougaas6622
@xafsougaas6622 2 жыл бұрын
Markad hesho qof aad is jeceshihiin isna fahantan guurka wuu macaan.yahay ood waliba isku guursatan si sax eh oola yaqaano ❤
@hamdixarago8234
@hamdixarago8234 2 жыл бұрын
Walahi waa runtaa galkacyo ramadankii dadkii caadigaa ahaa baaba dhiman gaaray
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
@@hamdixarago8234 haa walaaleey aniga in mudo ah waa ka maqnahay magaalada laakiin waxaa xaqiiqa cimilada magaalada iyo hawshaas haday isugu kaa darmaan inaad ba si kale noqoto bay ku dhaw dahay alx ilaahay baa u gargaarey gabadhaas miskiintaa
@faadumoomar3362
@faadumoomar3362 2 жыл бұрын
Raaly wllh 😫😓🙏
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
@@faadumoomar3362 haa abaayo dhib weyn baa soo gaarey gabadhaas
@fooshassanali7553
@fooshassanali7553 2 жыл бұрын
Ax wlhi waan la ilmeyey tan gabdho hadan nahay cashir aan ka dhigano qali adna dhiptada Alle haga saro 😥😭😭😭😭
@nawalhasam7535
@nawalhasam7535 Жыл бұрын
Amin amin
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 2 жыл бұрын
Sorry abayo mcn 😭😭😭Time 21:46pm..What doesn’t kill you makes you stronger💪💪❤️❤️
@zamzamadan6677
@zamzamadan6677 2 жыл бұрын
Sorry ax wll0
@hmm1699
@hmm1699 2 жыл бұрын
Stand a little taller Doesn't mean am lonely when am alone What Doesn't kill you makes you fighter Footsteps even lighter Doesn't mean am over cause you are gone
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 2 жыл бұрын
Dumarka Wey Qalpi Jilcan yihin 😰🤚🏿😭
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 жыл бұрын
Saas maaha wll ragaba si la mid ah baa loo khaa, inaa.... Wiilal aan yaqaano oo inta Europe ka tagey Afrika guur u doontey gabdho la qabo ayey guursadeen lacagtiina looga cuney... Waliba lacag 10 kun dlr gaareysa... Khaa, iniintu 2da dhinacba wey ku jiraan.
@ayaanmoha4598
@ayaanmoha4598 2 жыл бұрын
Wa sax wll❤😢
@karimcamar922
@karimcamar922 Жыл бұрын
The marrage is not right...The girl need tell her walee her dad or her brother...... Before she gets married
@filsanahmed5395
@filsanahmed5395 2 жыл бұрын
Hadan dumar nahay muxuu dhibku anaga un noogu dhacaa mar walba nin lama qarsado haduu wang rabo rerkinu ka donan lahaa Allah qalbiga haku qabojiyo abayo😭
@old_isgold_1438
@old_isgold_1438 2 жыл бұрын
Abaayo dumarka maskaxdoda maku fakaran ee qalbiga bay rac racan
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Alle ha ugargaaro marwalba waa la khiyaameeyaa gabdhaha waxaa jira rag badan oo bilaa damiir ah ama inkaar qabeyaal ah oo dhibaateeya gabdhaha markaa aad haloo taxadiro ninkii ku doonaya reerkiina haku waydiisto waad ku saxantahay alle ha ina xafido dhamaanteen
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
Ku rerka kadonayo kumururad dilacanayaa Jira nimanka waa xasidin
@suleqajacfar2957
@suleqajacfar2957 2 жыл бұрын
Dumarka dhibka kumawada dhaco midii aqligeeda liito uun buu ku dhacaa 😊
@fatmasaciidxuseen6821
@fatmasaciidxuseen6821 2 жыл бұрын
Abaayo ninmankaa sanadkaanaa jiro aamiinadaa malahaa oo Beentoodaa ayaa badaan ayaan la Aaminaa gabi ahaanaa
@ramziabdullahi1438
@ramziabdullahi1438 2 жыл бұрын
Gabadh Walboo Daacad Ah Karti Leh Dadnimo Leh Beni Aadanimada Wax Ka Taqaano Maxey U Heshaa Doqon Wax Ma Garta Ah Sorry Wll Runti Umaadan Qalmin Wuxuu Kugu Sameeyay Wax Walbo Kheyr Iyo Wanaag Allaha Kuugu Dhameeyo Insha Allah
@nastexocabdi695
@nastexocabdi695 2 жыл бұрын
Ilahy qalbiga ha u qabojiyo wuxu ahaa shar u qarsona wll alle dartii wx walpa ku ilaw😭
@hamzearab528
@hamzearab528 2 жыл бұрын
Wllhi dareenka dumarku waa cajiib Bal ufiirso sida uu codkeedu isku bedelaaayo Mar marka qaar waxa kale oo cajiib ah sida ay weedhaha qaar udhibsaneyso amazing yaa rabi waxaa cajiib ah sida aaaney xitaaa u ilaawin waxyaaabaha qaar sida hees xarafka uu ku dul qorey waxaa ka daran sida aaney iskaga dhex daadaneyna ayaamaha ay sheekada ee ay ayaan kasta uxasuusantahayna ee aan xitaa ilaawayna wixii uu ku yidhi intaa wax ka badan ma dhagaysan karo wllhi😭😭😭😭😭😭😭
@sabiryare7510
@sabiryare7510 2 жыл бұрын
Gabadhan oo kale wata radinaye wlhi wa gabar karti leh masha allah hada adress kahelaysan hala igu soxiririyo wa balan dhibti somartay oo dhan inan kadhayo oo an siyo nolol qurux badan oo ay kufaraxsanthy insha allah
@riyaqahmed5605
@riyaqahmed5605 2 жыл бұрын
Xupi😂❤😂😂😂
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
Armada ogadartaa 😂😂😂😂
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 2 жыл бұрын
Wow thanks abwe markan arko ado kale waxan iloolba in u jiro nin xun
@sabiryare7510
@sabiryare7510 2 жыл бұрын
@@aminaamish242 umaba dhalanba qalbi adeg iyo gabar laxumeyo gabar way iladhalatay dhinaceda in la iga marana waka dhinta wlhi gabdhaha somaliyedna way ila simanyihin kuwa iladhashay
@sabiryare7510
@sabiryare7510 2 жыл бұрын
@@riyaqahmed5605 🙆‍♂️🙆‍♂️🙏
@ayanomar3945
@ayanomar3945 2 жыл бұрын
😭😭Naxariis lawaa Ku helay lkn nabsigaas iyo mid Ku jees jeesta wuu helyaa
@JeeMisBoy
@JeeMisBoy 2 жыл бұрын
Yaa Allah Sallada Naga aqbql 🥺🤲😭🤲😭😭
@shamsomacalin4174
@shamsomacalin4174 2 жыл бұрын
Aamiin
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 2 жыл бұрын
Aamiin yaa Allah🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@mahadabdi2925
@mahadabdi2925 2 жыл бұрын
خير من ناس من يصلي رسول......صلوا ع حبيبنا محمد صلي الله عليه وسلم
@rahmacige9251
@rahmacige9251 2 жыл бұрын
Yoo yoo maxay tahay😂😂 war asc dheh ridwaanow sidaada kale Legend ayd tahye
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 2 жыл бұрын
Nayya Ku Cibriqaado Nio👿
@rahmacige9251
@rahmacige9251 2 жыл бұрын
@@mohommetbashir4348 waar halked igala qaaday
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 2 жыл бұрын
@@rahmacige9251 Nuccas matahay 😅
@ifka-nuuraabdi4345
@ifka-nuuraabdi4345 2 жыл бұрын
Walaahi waa qiso xanuun badan 😢😢 Allah faarax mijo baasto ilaahey cadaabta ku gee
@juweriyaabdillahi22
@juweriyaabdillahi22 2 жыл бұрын
😅😅😅😅😅
@Fatumomohamud948
@Fatumomohamud948 2 жыл бұрын
😫🤣🤣
@roodoramaas9256
@roodoramaas9256 10 ай бұрын
😂😂😂😂
@MOHANHAYBE
@MOHANHAYBE 2 жыл бұрын
Gabar maskin ah ardayad ah shaqeysaneysay hami laheeed ayuuu intuuu qudba sireeeestay ayuuu uur uyeeelay, haddana telka kadamsaday kaaga darana qalbiga kadhawacaa OO nago kale kusii maseeerinaaa alla kaas doqnsanaaa OO jaahilsanaaa. Sister Allah KU barakeeyo waad kabaxeysaaa niyada kheyr u sheeg
@abeyibrahim1211
@abeyibrahim1211 2 жыл бұрын
Abaayo your don't deserve to be in his life..on top of that your don't have to hurt your emotional feelings because of someone else just move on ...live like queen 👑 and you get better person who deserve life
@ibtisam8454
@ibtisam8454 2 жыл бұрын
Gabar kastoo ogow adigon waliid ama wali heysan meher kuuma ansaxayo. Diinta inta ilaalinesid Allaha wuu ku ilaalinayaa in shaa Allah
@shuceebcabdulaahi5482
@shuceebcabdulaahi5482 2 жыл бұрын
Wuuu an saxayaaaa wll
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 2 жыл бұрын
Yaa rabi gbr daacad ayan kuweydiinaa oo wngsan wxaa balan ah inaan wanaajin doono intaan noolahay dhibkana laqeebsandoono. Fariin ragow sidaan xal ma ahan gabdhaha way nala dhasheen walaalaheena waaye sidaan in loogalo ma mudno wllhi sorry apyo mid qiimaha dumarka garanayn ayaa kuhelay nolol qurux bdn kuurajeynaa I.a Sooduceeya inuu rabi mid wngsan oo dhib dheef laqeebsado inuu igu arzaaqo 🙏
@asiaabdi488
@asiaabdi488 2 жыл бұрын
Waxa wa afka hore hahbalaha kuso xero galisaan
@fartuunabdi9468
@fartuunabdi9468 2 жыл бұрын
Wll alaha ku sahlo waad heleysa insha'Allah 🤲
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
Alle hku sahlo wll
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 2 жыл бұрын
@@asiaabdi488 Wx aan kudhaho ma aqaan lkin mid wngsan rabi hakusiiyo mida xikta labada qof ee isqaba hdee rabigooda kuxeranyihin oo amArkiisa raacaayan inee khasaaraan way adagtahy
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 2 жыл бұрын
@@fartuunabdi9468 Aamiin yaa rabi mhdsnd queen
@AidarosHassan
@AidarosHassan 2 жыл бұрын
Kasi Qof Xun Ayu Ahaa subxan allah Gabadhu Sii Waliba Way u la Dadashay Lkn Isaga Ku Xumaday War Raggow Hablaha Qalbiga Iyo Darenka Ha Kaga Ciyarina wlal macan illahay Kuma Dayacayo illahay Wa Gacan Weyne Wuu Ku Cawinaya Ha Walwalin 😪
@GUN-GAAR
@GUN-GAAR 2 жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created is our prophet Muhammad scw
@hodanahmed6773
@hodanahmed6773 2 жыл бұрын
Allow noo gargaar dumar hadaan nahay🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭
@caasomursal3615
@caasomursal3615 2 жыл бұрын
Aamin xppti
@hamdaabdirahaman2325
@hamdaabdirahaman2325 2 жыл бұрын
Amin ya allah
@Shirwacmohamed
@Shirwacmohamed 2 жыл бұрын
Ilahow gabar San o kale ah I sahal ilahay qalbiga haku qabojiyo
@HSH20233
@HSH20233 2 жыл бұрын
Abaayo meher uu waligaada joogin xalaal ma aha. Gabadhada waa in waligeeda uu bixiyo. Waad ku fududaatay arintaas. Allaha u towbad keen marka hore. Nin rabay jirkdada bes ayuu ahaa. Markuu kaa daneystay wuu kaa tagay. Midkale buu sidaas I galayaa. Gabdhaha samaliyed Allaha xafido meel walbo ay joogaan. Ninka magaciisa iyo reerkisa soo bandhig si loo agaado. Gabar dambe aysan ku qaldoomin.
@abdiyaresheekeeye3829
@abdiyaresheekeeye3829 2 жыл бұрын
Masha allah wlhi waxad tahay gabar aad uqimabadan lkn waxaa ku helay midaan aqoon xuquuqda Dumarka insha allh isaga ayaa arki abaalkeeda hadii alle idmo wlshy adna qalbiga allaha kuu qaboojiyo
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 жыл бұрын
Waa gabdh caqli badan oo sifiican loosoo koriyey waxna loo soo baray ilaahay ha barakeeyo
@sabrinababy4926
@sabrinababy4926 2 жыл бұрын
Sida haoran wayo qudbadsiro lama kursandeen
@nasriinakayf942
@nasriinakayf942 2 жыл бұрын
@@sabrinababy4926 abyo wQadar waxas
@sabrinababy4926
@sabrinababy4926 2 жыл бұрын
@@nasriinakayf942 wan ogahay lkn wa qudbadsiro wax kubilawti mafcno
@coofaadanamiin7824
@coofaadanamiin7824 2 жыл бұрын
Maskiiin🥺🥺Hadday Kaa Yar Tahay Iyo Hadday Kaa Weyn Tahay Intaba Gabadhaheena Waxeey Noo Yihiin Garab.♡😰
@edabsan6583
@edabsan6583 2 жыл бұрын
Aaad iyo aad gbadhaheena ilahaw no xifdi ya rabi🤲
@ruunfamilyvlogs176
@ruunfamilyvlogs176 2 жыл бұрын
Kaas mid mahayn inkaar allh ku ridee nabsigaas Wuu kaso baxayaa 😢😢😢😢
@ayaana4673
@ayaana4673 2 жыл бұрын
Bisinka wll ma reer soomalilan buu ahaa isheeg magaciisa ana soo radinaye isheeg xayawanka ilahay calamo haku ridee from hargaysa 😢😢😢😢😢😢😢😢
@ibrahimukaashofficial6763
@ibrahimukaashofficial6763 2 жыл бұрын
Wllhi is a good person and every girl will be good if they follow her example
@foosiyoabdirahman1377
@foosiyoabdirahman1377 2 жыл бұрын
😂😂😂Yaa uurtii looyelo laga tagan😎Nimanka qaar abaal iyo naxaris ma lahan😏bila wajiyasha kaas ookle 6saxo xarig iyo qarash laga qaado waye😡 nafsi ma daaho midi ugu xun ku dhacayo 😏samir iyo qeer ilahay ha ugu dhigo
@shamimmuktar733
@shamimmuktar733 2 жыл бұрын
Nin marba haduu kudhaho guur walidka laga qarinayo ayan raba bis waye kas faida malahe block hore usar wa iga talo gabhdo
@jikako7
@jikako7 2 жыл бұрын
WALAL HADAD MUSLIN TAHAYE IGULA SALIHI NABIGEN MUXAMMAD SALALHU CALY WAA SALMA ❤❤❤
@ZubeirHaji-h6x
@ZubeirHaji-h6x Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@adoontaalle4225
@adoontaalle4225 Жыл бұрын
Waanu isguursanay iyo hadan cidna umanan shegin isma qabtaan kaasi guur maha subxanallah waa xaraan maqdac ah subaxanallah
@nimcocabdicumar2416
@nimcocabdicumar2416 Жыл бұрын
dhibka dhan waxa wye waalidka aad la tashan latasho marka aad xirir ledahy walidkada oo ogeysiii walidiintaaaada❤😢😢😊
@nasracali316
@nasracali316 Жыл бұрын
Alle Qalbiga Ha ku Dajiyo Wll qaali Waxaan wa Aduun Waxkastaa kala Kulmeysaa Gabdhaheena Alle Ha Xifdiyo Meel walbay Joogaan Allahayow na Amaanso🤲
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi 2 жыл бұрын
Walaahi ma aqaano si aan ugu falceliyo dareenka aan dareemayo 🥹
@saamisomalilovepartnerexpe1857
@saamisomalilovepartnerexpe1857 Жыл бұрын
Ax ax Ilaahoow Gabadhan Naxariista badan oo kale igu Arzaaq. Alla! WalIaalo Saaq buu ahaa ha,odhan midgaan ayaa ku Helaye😊 Wallaahi Qol cidla ah ayaan ka dhex ooyayaa.😅😢😢
@Maryan_idil
@Maryan_idil 2 жыл бұрын
Sorry Abayo qali Aadban uga Xumahay Runtii 💔 Gabdhoow Qisada inantaan Cibro ku qaata.
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 2 жыл бұрын
Yep✅💯😭
@abdirahmanabdiwahab7630
@abdirahmanabdiwahab7630 2 жыл бұрын
Hhhhh qaaaqda dhaaf niyeee
@mahamudahmed5591
@mahamudahmed5591 2 жыл бұрын
It's so hurtful to watch her narrate this and in this world whatever you do whether bad or good will eventually come back to you, so abayo raising your heart and head up he will ripe whatever he saw in the bad way he treated you. Be blessed
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 жыл бұрын
It very sad that the person you trusted destroy your life. What happens will happen. What happened to you was meant to happen and it was Allah's wisdom. Indeed there were lessons that taught you to be the best person in the future. Just say Innaa lillaahi wa innaa ilayhi rraajicuun. Allahuma ujurnii fii musiibatii wakhluf lii khayran minhaa. Allah will never fail you if you were honest and you continue to be connected to Allah. Inshaa'Allaah sis and all the youth please make always Allah your best friend and your parents second. Why? Because Allah will protect you from any harm and guide you in every step. Parents always do what is best for you, advice you and guide you to the right direction.
@khayrjecel-yt5lj
@khayrjecel-yt5lj Жыл бұрын
Mansha Allaah gabaeh fiican waaye Wax kheyr qaba Rabi SWT ha ugu bedelo ciyaalo suuq baa helaye .
@samiiyamuuserooble2199
@samiiyamuuserooble2199 2 жыл бұрын
Ax sorry 😞 abayo mcn nin amiin maleh wa cadow qeerkoda allah naso xijiyo adna allah bedel qeer qabo kugu badalo wey dhacda lkin sabiirka badii wax walbo wad ka guudbee Insh allh
@professorabokorqaalib1075
@professorabokorqaalib1075 2 жыл бұрын
Dhibta Lugu ma.waaro Dhaxal Looma yeesho Waa lugu dhamaadaa Samir Abaayo Weydhamaaneyzaa Dhibka kuhayaa incha allh Isagna ma faaiidi.doono
@mizkimohmed822
@mizkimohmed822 2 жыл бұрын
Masha allah waaa gabar dagan Abayo noloshada ka wado 🥺be Storong 🦾💯
@rodri__99_8
@rodri__99_8 2 жыл бұрын
Abaayo Hal Mar iso faani 😁😄
@mizkimohmed822
@mizkimohmed822 2 жыл бұрын
@@rodri__99_8 saadaq amaan wad ka dhantahay Wadna ka sareysa taas 😁🥰
@muhumedali4433
@muhumedali4433 2 жыл бұрын
It is heart touching story sorry my siz ...Our somali sisters are great of all de women .
@maxamedxoogsade875
@maxamedxoogsade875 2 жыл бұрын
Qofkaazi maaha bani adam zaaz gabadh wallazhiya ugalay Wlhi inantaz wanaag iyo dulqaad ayaa kamuqda bazle rag kacalmatay ayaa bahal kunoqday Alle bedell khayr qaba haziiyo🤲😥
@fardawzashidane4806
@fardawzashidane4806 2 жыл бұрын
Ax miskiin 😢😢 wan daremi karaa waxa ku dhacay wlashy ileen waa qisadeeda okle ano shaqo waliba usoo helay misna danba ka lahyn ana waxn diyar ulaha ina hormar wada gaarno si nolol qurux bdn oo walidiintena ku farxan yihin dhisano asna marwlba u udhihi jiry qarsodi an isku guursano blse alxamdllh wan ka diiday inu guur qarsodi ah la sameeyo alxamdllh mntana nolol midii ugu ficned ayan ku jira oo nin walidkayga si sharaf leh iga so dontay aya marwadiisa ahay weliba weligen isma arkin ismana aqoon allah aya badl wanagsn isiiyay alxamdllh abayo isku day inaa ilaah isku xirtid farxadadana soo cesho qof biniaadam mrnba looma dhutiyo amana laisku bahdilo horey aya looga socdaa cashar ka qado wixi kusoo maray weli waa udhimnyahy ruuxii ku qalmay inshaallah waad helaysaa saldaha badso iyo tasbiixda iyo saliga nabiga صلى الله عليه وسلم nolol qurux bdn ayan ku rajena gabar kasta oo somaliyed waxn dhihi laha marnba haka ogolanina in nin idin qarsado waxd qiimo leedahy inta sharaftda gacantada ku jirto waayo qofka nolol dhb ah ka rabo wlh kulama imaanayo inuu ku qarsado
@mohamedalas4241
@mohamedalas4241 2 жыл бұрын
Sorry gabdhaheena saan uma qalmaam 😢😢😢
@sabrinababy4926
@sabrinababy4926 2 жыл бұрын
Qof qudbadsiro side loowanajina
@sabrinababy4926
@sabrinababy4926 2 жыл бұрын
Walalow nin xalal kugu qabo hdu kuxemeyo wa xalasha lkn nin qudbadsiro kugu argay wa doqon nimo iyo ismaqiman
@ubaxqurux4440
@ubaxqurux4440 2 жыл бұрын
Walhi wa kula ooye abayo dhibka kuso maray 😭😭😢😢 subhanallah bal gabdha intas oo dhan madaxiis u samesay bo sidas u silcinaya😢 abayo allah ku cafiyo inshallah niyada khere usheg sida u oyday ba kula oye😢😢😢😢 gabdhow an iska ilalino qudbasirada
@munamuuse8649
@munamuuse8649 2 жыл бұрын
Ragoo dhan isku mid maaha wiilal wanaagsan Ba way jiraan blse inta Hablaha sidan ugalayaan La hadkayaa gabadh wayku dhashay way kula dhalatay waadna dhalidoontaan Ee Dumarka ixiraama Gabadh haday ku jeclaato oo ku aaminto ilaaasho🥺🙌
@fahmaali3542
@fahmaali3542 2 жыл бұрын
walaahi waxaa tahay gabar karti leh oo ninkeeda garab istaagta. laakiin doqon u gacan gashay. garan waayey waxa ay gooyso. waxaan hubaa inaa adiga guuleysandoonto. insha allh
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader 2 жыл бұрын
Sali Cala Nabi 🥺☝️
@aaminoabdulle8997
@aaminoabdulle8997 2 жыл бұрын
Scw
@sowdaosmanmahamud580
@sowdaosmanmahamud580 2 жыл бұрын
Alla ilahayow gabdhahena u maciin wlhi wa arin laga xumado qof dhan oo sida ugu dadaleyso ba mas kugu noqonaya😭😭
@maimunahmedgulled2833
@maimunahmedgulled2833 2 жыл бұрын
ayada jisaarad ah abalkedii bayna heshay waayo qof muslim ah hal god lagama wada qaniino nagtan been bay shegaysa wx bdn bay qarin
@kaltumamohamed462
@kaltumamohamed462 2 жыл бұрын
I hope this story rodhwan shares will be lesson to young people and that they should be careful on what they do
@aaj8916
@aaj8916 2 жыл бұрын
Gbdha kasto somaliyed way qalbi jabsanthy wyo rag xumeeya maahan rag mahaystan dareenkooda iyo wngooda ku tixgaliya ama la dareeema. Alx abyo cidna dhib kuma warto dhaxalna looma yeeelhso wadoa dhamaan wxs oo dhan alle haku siyo mid dareenkga kula fahmaa oo jcl , ku ixtraama ku karmeeyaa.
@raliaabdikontoma9783
@raliaabdikontoma9783 2 жыл бұрын
Sorry walashey it's very painful story 😢
@مقاطع_المعرفة
@مقاطع_المعرفة 2 жыл бұрын
Ninkaas sharfeena ayuu meel uga dhacy waana sabbta gabdhaheena noogaka shakisnyihiin🥲
@mohamudabdi1051
@mohamudabdi1051 2 жыл бұрын
Wanka xumahay abayo macan nin xun aya kuhelay adna riqiis ayad isaga dhigtay
@nimohassan1822
@nimohassan1822 2 жыл бұрын
Exactly 💯 💯
@kadanaliisa2367
@kadanaliisa2367 2 жыл бұрын
Nimanka somaalida waa dadka kaliya oon dantooda aqoon ,gabadha danteeda taqaan oo mistaqbalka rabta oon waxba ku cuslayn waliba hawsha la fududaysay dhulka ku dhuftan. Allaah ma cafiyo ninkasta oo sidaa u gala dumarka qalbiga wanaagsan.
@nimcodayibadan2381
@nimcodayibadan2381 2 жыл бұрын
Xaqiiq wlhi weeyi lax walba halky is dhigto lagu qawracaa😔😔
@jawharaidil2441
@jawharaidil2441 2 жыл бұрын
Ya Allah ya raxman wllhi indhaha oohin qalbigana xanuun ... abaayo Wiilsha somaaliyed naxariista maxaa ka qaldan
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 2 жыл бұрын
Sorry abooyo waxa ku qoranaa waaye Qaladaad baa badan jiray waalidkii ogeen guursatay qof ku dhaha ku qarsado mustaqbal kama laha jirkaga uun buu ka helay Hadana Wiilkii magaladaa joogtid deegan u ahayn Mudo aad u yar waa is taqaanen so jecel ma jiri Karo helid uun waaye Waalidkaa kuma faraxayo gabadhooda qaabo ogadaan Qalbiga allah ku qabajiyo
@hasanahmedhasanahmed7657
@hasanahmedhasanahmed7657 2 жыл бұрын
Rag magacaa lagawada yahay lakin ragaminaa leys dheer yahay 😢😢😢😢😢😢😢😭😭
@khayrwade_islamic_channel
@khayrwade_islamic_channel 2 жыл бұрын
😭😭😭😭 wlhy runtii xanuun dareenkiisa leeyahay qalbiga uu haysto runtii Waxaad dhitaysato ayaad leedahay cabitaankeeda Waxkastoo wanaagiisa laguu galay cuqubadiisa ayaad adna bari ka maalin 😭😭😭😭 markaad tahay qof wanaagsan wakhtigan lajoogo waxaad lakulmaysaa caqabadado kaa oohinaayo😭😭😭😭
@amino9209
@amino9209 2 жыл бұрын
Qof aa kabtisa tolaysid oo kafantada tolaya waa adun iyo wayihisa ma adan khasarin abyo gabar adagna waa thy horay usoco soco ❤
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 жыл бұрын
Marka nin aaan iqabin seen u,aaamini walibo waalid keyga ugaqarin calamadaha lagugarto qofka aan muataqbalka kaa,laheyn abaayo hadaaad midoobid rabtit xitaaa lacag ha,heysan isoodoon lkn weydhacday allha ugaargaaro
@fatumamohamed1025
@fatumamohamed1025 2 жыл бұрын
Wlhi waa iga ficantahy kaa ma rasadeen cunugana wan korsan lahaa haduu xalalyajay
@amino9209
@amino9209 2 жыл бұрын
@@fatumamohamed1025 wllo raadi ma dhihin aniga lkn wxaan u sheegay inay meel gaari karto ayadon ubahan asaga
XANUN! MARKAN UUR YESHEY AYU TELEFONKA IGA DANSADAY PART 2
18:11
Ridhwan Issack
Рет қаралды 240 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 104 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 4,1 МЛН
AX! NIN ITOOPIAN  8 SANO XAARAN IGULA NOOLA DHIBKA IHESTO HADA
21:58
Ridhwan Issack
Рет қаралды 167 М.
AX NINKAYGA KASHAKIYAY ITIJABI QALBI JAB JEES JEES AH Pt138
12:49
Ridhwan Issack
Рет қаралды 120 М.
Riyo Iyo Rajo || Riwaayadi Somali Museum's 11th Anniversary
41:15
The Somali Museum
Рет қаралды 10 М.
AX WAD IFARA XUMEYSAY ANO KU AMINAY 5 WIILNA WA IDIYARSATAY
27:21
Ridhwan Issack
Рет қаралды 451 М.
XANUNKA HIV/AIDS NINKI KU RIDAY KASHKEYSAY QISADA MAMA 50 JIR AH
45:34
Ridhwan Issack
Рет қаралды 367 М.
AX! NINAYGA NAAG IGU HEYSATA,SXBKEY JIRKAYGU KUMASHQULA
19:33
Ridhwan Issack
Рет қаралды 192 М.
Qiso Jacayl oo xanuun badan | Bandhiga Saab Tv
32:28
SAAB TV
Рет қаралды 6 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН