AX AX LUUL AABAHEED O ILMADA CESHAN WAAYAY AR SOMALIYEY SIDAN Cadalad Maaha😭

  Рет қаралды 50,505

Quruxda Qoyska2

Quruxda Qoyska2

Күн бұрын

Пікірлер: 161
@QuruxdaQoyska2
@QuruxdaQoyska2 5 ай бұрын
Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi chat.whatsapp.com/GAarFmx8Z5y5PdNFc2QrEI
@saleebaanAadan-wk2fk
@saleebaanAadan-wk2fk 5 ай бұрын
waxaan doonayaa inaan la xidhiidho manigar sacdiya xirsi
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
As, E, Familyyyyyy Systems soo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy liina murwodumaroo samsamEey Yariiseey dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay iyoiyo
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal 5 ай бұрын
Ilahay agtiisay cadaaldu taalaa alle xaqa ha waafajiyo umadiisa maanta wuu qoslayaa laakiin wax imaan doonta maalin aanuu qosli doonin aabo cabdi casiis alle caloosha ha u adkeeyo
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 5 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin allah ha u soo dedejiyo marxuumada xaqeeda allah qalbigooda ehelada marxuumada ha u adkeeyo
@fadumafaduma796
@fadumafaduma796 5 ай бұрын
اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal 5 ай бұрын
Soomaali wallee siday ku socdaan cadhad ilahay baa kudhacay subxaanallaah allow xaqa nawaafaji ax ax ax wallee waan yaab
@somaliweenguule3381
@somaliweenguule3381 5 ай бұрын
Asc aabah gabasha dhalay waxaan odhanlahaa ka dukee meesha isga tag waa aabah dhalay gabadha samir iyo iimaan aabe ❤
@ShariifWiiro
@ShariifWiiro 5 ай бұрын
Hadii aysan cadaalad helin luul waa in dhamaan maxkamadaha dalka la tirtiro waayo kam shaqeeyaan cadaalad
@Muna-r2f
@Muna-r2f 5 ай бұрын
Asc walal qalad baad fahantay live baan u dhagaysanyay maanta maxa kabada wax go aana may gaadhin dhagaysi kaliya ayay ahayd danbiilahu isagaa qirtay danbigaas marka maxakabda aan xaqa afka hadii laqabto feedhaha ayuu kadilaacaa danbiiluhu isagaa qirtay inuu gubay guriga ay kujireen luul iyo ilmaheeda
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 5 ай бұрын
Allah uunbey cadaalad aktiisa taal ee allah marxuumadaas ha u naxariisto allah xaqeeda banaanka ha keeno aamiin allah kan tubtey marxuumada iyo kuwa ku taageeraayo dulmiga ayaga ha isku salido aamiin
@ابوصابرالجيلاني
@ابوصابرالجيلاني 5 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@kahaomar1829
@kahaomar1829 5 ай бұрын
Xataa doctor ku wa qaldanyahay wase baqayaa lakiinxeerka cafimad ka warkiisu ribood kama qorin wa xeer igu cusub waxba kama qorin wayaab
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 5 ай бұрын
scw allow ninkan ciqaab luul cadalad sii aanku cafimadno islamku kucilbaxo cadalad caadilow nasii aamiin🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭
@MaryanFarah-dw7vh
@MaryanFarah-dw7vh 5 ай бұрын
Illaahy isagaa xaq soore ah cadaaladna agtaada Taal waxna kaama qarsoona allaw luul xaqeeda muuji
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
E, LEA E Mashaaaaalah tabaarakalah Inbadan saxsax Runrun waanba uwataa cadceeddumaroo shamsooY Systems Familyyyyyy jiilbajiilba la qiimobadan darajobadan Rasmi riyaaq EEEE shamsoooy cadceed iftiinaay lEE
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 5 ай бұрын
Cadaaladii muuqdisho wataa dadoow barta intii ay wax ugu dhinaydeey
@Deef4Cabdi-mu4dg
@Deef4Cabdi-mu4dg 5 ай бұрын
Waa la iskaga daba imanayaa wlhi waxa ay sameynayso maxkamadu ilaahaybaana xisaabin doona
@Nuurah951
@Nuurah951 5 ай бұрын
Ninka shidaalka soo galay ee cadeeyay inuu gurigiisa gubayay, ee hadana cararay. Luul ilma ma aha dabka isaga dhacaysa. Way cadahay inuu asagu gubay hadeey cadaalad jirto lkn meesha mooryaan baa meesha katalisa.
@khadiijoibraahim3392
@khadiijoibraahim3392 5 ай бұрын
Sax
@Deef4Cabdi-mu4dg
@Deef4Cabdi-mu4dg 5 ай бұрын
قال الله تعالى: وأقسطوا إن الله يحب المقسطين Ilaahay wuxuu yiri cadaalad sameeya kuwa cadaalada sameeya ilaahay jecelyehee
@MaryanFarah-dw7vh
@MaryanFarah-dw7vh 5 ай бұрын
Illaahy cadaalada luul hasoo saaro cuqubona haku rido dadka dulminaya qoyskaa
@khadiijoibraahim3392
@khadiijoibraahim3392 5 ай бұрын
Amiin
@SabahOsman-py7hx
@SabahOsman-py7hx 5 ай бұрын
Walee maanta wad qoslesa waxa iman maalin anad qoslidoonin isha allah bi idmilaahikariim cadaalada guuleysan 😢😢😢
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢meshan mel cadalad haso socota ma aha ale ha oo gargar abe 🥺😢 walsheena luul
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 5 ай бұрын
Subxanllh subxanllh yaab acdubilh inshallah ninkas diilaga ah adunyada kuma waati doona xaaqa lulu allha haso dadajiyo amha qosli ama hasday illahy waa xaaq sore
@KadraSheikhsiyad
@KadraSheikhsiyad 5 ай бұрын
Ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax xanban ihyo unxriisto Wll 😢😢😢😢😢😢
@ruqiyaabdulle4618
@ruqiyaabdulle4618 5 ай бұрын
Somalia waa u dhamaatay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 5 ай бұрын
weligeed bay u dhamaatay marii isaaq la laynaayay ee ilaa hada xamar lagu laynaayo ee laciijinaayo ilmaadeera doodna loo xidhxidhay ee cidiyaa laga guray iyo faraana la jarjaray
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 5 ай бұрын
Sc cabdilahi wll dakii soomaliyed meelkasta waan aragnaa inay(calool xumo /caqli la,aan /cadaalad daro/allaah ka cabsi la,aan/ qabyaaldii aaminsanayee yaa saa wax udhigaysa / mahadsanid cabdilaahi from jigjiga
@HamdiadanIssack
@HamdiadanIssack 5 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد سبحان الله 😢
@adarosman1420
@adarosman1420 5 ай бұрын
Maanta Somalia waxay noqotayjeebka iyo jadiinka nin xukunsuga ah wajigiis uma eka 😢
@afgobeedle
@afgobeedle 5 ай бұрын
Tani Waa aduunyee,aakhiraa war joogaa.😢😢😢😢😢
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 5 ай бұрын
Wcs walaal abahas waxan alle ugabaryaa xag alle inu hasiyo cadaalad🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝
@HawaHousseinHawa
@HawaHousseinHawa 5 ай бұрын
AMIN AMIN AMIN AMIN 🤲🤲🤲
@deeqocabdisalanwarsame6444
@deeqocabdisalanwarsame6444 5 ай бұрын
Dowlada xasan hogamiyo illahay dalka iyo dadka haka qabto 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 5 ай бұрын
Maxaa Si Ah Naagtan Mey Tiraahdo Yaa Ku Gubey?
@umruweydo832
@umruweydo832 5 ай бұрын
Wixii la qariyo way imaanayan I,a amiin
@dahaboawale1009
@dahaboawale1009 5 ай бұрын
Luul abahed dawlada way ku ciyaren waxa helay rag aan ilahay ka cabsonay 😢😢😢
@kahaomar1829
@kahaomar1829 5 ай бұрын
Ha odhan xas kayga dadqalyahow degdeg calamadeedu kaga soo baxdaye insha Allah warkaga xun oo degdegi hayimaado
@raxmaumuzakariya
@raxmaumuzakariya 5 ай бұрын
Calool xumo madeyneyso hooyo soomaali inteey 4.boyti 5 inteey shaqeyneeyso allaha unaxariisto luul
@noornooradanabdi4267
@noornooradanabdi4267 5 ай бұрын
Carurti aykataktay Allah ha uxafido Wadanka meshas waxa dhigay waa qabyalad iyo cadalad daro
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 5 ай бұрын
Salalahu caleyhii wasalam
@SiciidKaariye
@SiciidKaariye 5 ай бұрын
Waa kiiskii igraan tahliil oo kale waana la kala tuuray kiiskaa gacan ku dhiigle waa gacan ku dhiigle
@Fatimaabdirahman24
@Fatimaabdirahman24 5 ай бұрын
Adeer ka so qaad inu sayid ali walaalka wiilka ma haysa marqati cadey ma jiren tub raacyo badan jira naceyb
@AbdiganiIbrahim-ot6uq
@AbdiganiIbrahim-ot6uq 5 ай бұрын
Asc waxaan soo jeedinayaa in aabaha dhalay gabadha in uu ilaahay Ku hadho maadaama aanu helin cadaalad mardambana aanu ka soo hor muuqan maxkamada leexsan
@hassanabdullahi3057
@hassanabdullahi3057 5 ай бұрын
Ninkan qof xabsi kujiro xitaa uma aka madaxa jeego loso jarey uu dilalaya wallahi cadalad ma jirto mardow xamar masibo aya kuso socoto
@hawahassan8569
@hawahassan8569 5 ай бұрын
Maanta haduiu qoslaayo malin ayu ooyni doonaa
@Saajac2024
@Saajac2024 5 ай бұрын
WUU qiirtaay inuu gubaay gurigaa , markaa maxkamadaa maxaa kaa qaaldaan . walee somali maa sidaas ayaa udambeesaay.
@khadrafarahmohamud5025
@khadrafarahmohamud5025 5 ай бұрын
S c asc asaga iyo qoslaaye waa isku mid waa ilmaha ku koray xaaran ta guryaha islaameed marka wuxu waa wax leh suurad bilaadam
@AkadarAdan
@AkadarAdan 5 ай бұрын
😢😢😢odaygi quuus Iyo niyad jab ayuu ku jiraa danbiilihina qanaaco iyo qosol
@AbdikarimHaji-h9w
@AbdikarimHaji-h9w 5 ай бұрын
اللهم صل على محمد صلي الله عليه و سلم ❤❤❤❤
@hawohosh9198
@hawohosh9198 5 ай бұрын
Sidey u egtahay seyd cali koley kalsoni dadkiisu siiyeen ayuu qabaa laakiin xaqa ayaa hiilin doono
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 5 ай бұрын
ALLAH ayaa garanaya cadaalada wll ha kuwareerin anagana dhiiga ha nagu Karin
@mohamedabdullahi9279
@mohamedabdullahi9279 5 ай бұрын
Ogow wixi aad hormarsatay wuu kuu dambeeyaane
@Nia2tt1
@Nia2tt1 5 ай бұрын
Ma Shakiba kaga jira in Cadalad aysan mesha kajirim 😢😅😊
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢 Allaah yaa raxma luul
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 5 ай бұрын
SOOMAALIYA XAQIIQATAN KUWA NAGU KORDHINAYA MUSIIBADA SIDA CAD KAMA BAXSAN DOONTAAN EE SOOMAALIDA KA BARIGA AH ALLAAH HAINAGA WADA BADBAADIYO BISMILLAAHI ACUUDU BILLAAHI
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 5 ай бұрын
Wa sax soomaliya cadaaladi ka dheer
@hawogedi8124
@hawogedi8124 5 ай бұрын
Ilaahay xaqeeda hasoo ifiyo
@idil_onlion
@idil_onlion 5 ай бұрын
Arintan ha soo galin reer cuqdad reer buunbunis caseka siyd cali hool naxkamad u taalo waaye waxa kaa galay malahan
@Shukri-i3y
@Shukri-i3y 5 ай бұрын
اللهم صلى عليه النبينا محمد وعلي آل محمد كما صلت علي إبراهيم
@kingmo9457
@kingmo9457 5 ай бұрын
ALlahacaawiyo
@dauddahir4170
@dauddahir4170 5 ай бұрын
Jantul firdows allah kawaraabiyo gabadha
@QadanOsman-j7s
@QadanOsman-j7s 5 ай бұрын
Miskinta Alle haw hiliyo Allow qabriga unuur
@galoolqudhac
@galoolqudhac 5 ай бұрын
Meesha maxkamadi kama jirto ee qabiilbaa ka jira ee ilaahaw u hiili marxuumada
@maryamfarahw9773
@maryamfarahw9773 5 ай бұрын
Fadalan man dilin sadacalin.adigan madarke sedan mar dilaya Allaaha ka casanesed musaqabalkeya nolashan sadidka musa taqabalka nolshedan sayikan wadcaliyo wan sadaladan
@anas_2163
@anas_2163 5 ай бұрын
Ma istiri waa dagdagtay sug go aanka maxkamada. Malahu waadanbi.gaybka ilaahay uunbaaog kaliya. Ee iska dhaafa saadaasha..
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn 5 ай бұрын
Allah u naxariisto
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 5 ай бұрын
Allah swt is justious king.
@xuseenalmakhzoumi4516
@xuseenalmakhzoumi4516 5 ай бұрын
Ninkaan maxkamada qaaliga ah waa mid cusub oo lacag la soo siiyay Sayid alina ma ahan nin xabsi ku jiro waa nin meel kale lagu haayo sida uu u lebisanyahay timaha loogu soo jaray daawo madowesa loo soo mariyay saacad iyo furaantina uu watay Qof xiran maxkamad lakeenayo intaas maloo ogol yahay horta aduunka waxaas kama jiro Xataa puntland dadka maxkamada la keenayo aad aragteen dhowr jeer waliba xabsigaas puntland dhar qaas ayuu leeyahay sida aduunka Markaa waa sheeko meer meeris lacag baa la qaatay cadaaladna wadanka kama jirto Cadaalada alllah agtiisa ayay taalaa Cabdulaahi waa sidaa sheegtay kiiskii baa dib loo bilaabay Lacag baa la siiyay looyada sayid cali iyo qaaliga maxkamada joogo
@kahaomar1829
@kahaomar1829 5 ай бұрын
Kan oo maraykan jooga ba manta igu fiicnan lahaa wa iimanka laga qaad waliba iimaka laga qaad kale baa dhalay gabdhihiisa bayse u talaa nasigaasi
@umruweydo832
@umruweydo832 5 ай бұрын
Alle ayaynan wax ka qarsooneyan
@Xamdushcilmi
@Xamdushcilmi 5 ай бұрын
Alle aya cadil ah adunka hadii uu badbaday cadabta alke Ya kabadbadinaya hee
@fadumoashkir2111
@fadumoashkir2111 5 ай бұрын
Aaamiin yaarabi
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 5 ай бұрын
No surprise frm A-Z amerchy state.
@Nuurah951
@Nuurah951 5 ай бұрын
Midakale maxkamadii hore ee dilka waxa loo wareejinaayay waa mioryaanimo iyo musuq
@kikiahmed6765
@kikiahmed6765 5 ай бұрын
He doesn't even look like he in jail because the reason I say that look his hair and look how his smiling and look his face is clean and look his clothes
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 5 ай бұрын
Lkn illlahy ay waxkadto arkayo woska ohiin ay oga danbeydono ninkas inshallah
@aaminaaxmedgedoow4599
@aaminaaxmedgedoow4599 5 ай бұрын
Cadaalad ma jirtee ee cadaalad allah keeno
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m 5 ай бұрын
ilaahey Waxba kama qarsoona
@sowdahassan9690
@sowdahassan9690 5 ай бұрын
Nin xabsi kujiroo saacad xidhan ninkana igu horeeyay
@miskiomar4399
@miskiomar4399 5 ай бұрын
Alaahow cadaalad sii luul 😢
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 5 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@MuniroMohamed-e7e
@MuniroMohamed-e7e 5 ай бұрын
Subxana laah
@kahaomar1829
@kahaomar1829 5 ай бұрын
Ha odhan somalia ma jiro gobol kale oo soomaliya kuyaal oo saaas laga samayn lahaa xamar cuqubadii baa haysa wali munaafaqiin meelay awood kuleeyihiina muminiin baa ku baaba a lakiin kudar kuwa xataa muslinba ma nahin hadan nahay umada somaaliyeed haday kuwa 🎉 maxa kabadu xataa badbaadan wayo kul fidma waa iyaga xagay geli akhiro yaana tegi maxa kabadooda lalush qata yalka dad cunka ah
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
MAR WALBABA WAA GACAN KU DHIGLE MUJRIM AH CAQLIGII BA.AY EKU YIDHI GUB XAASKAGA AYAA HADANA LEH QOSOL MEESHA WAX UUKU HAYO MALEH WHYO TII ALE AYAA AYAA SUGAYSA
@kahaomar1829
@kahaomar1829 5 ай бұрын
Waytiri ee wa baqaysaa macal doctor ku wa baqayaa wadna aragtaa in loo hanjabay suragal maha in uusan ribood ka qorin wa qoray waxase lagu yiri ma sheegi kartid hadii kale adigaw maqan marqati kale uma bahna caruurteda ba ku filan
@User_19567
@User_19567 5 ай бұрын
No justice No peace
@Fadomocsman
@Fadomocsman 5 ай бұрын
😭😭😭😭😭
@hawohosh9198
@hawohosh9198 5 ай бұрын
Cafis ma jiree yaan la degdegin wuxu waa maxkamad waxan rajeynaa inuu xaqa soo baxo
@kooreebe
@kooreebe 5 ай бұрын
Soomaaliya Sawabta ay masiibada uga bixi la, dahayba waa cadaalad daro
@NimcoGedow
@NimcoGedow 5 ай бұрын
Scw scw scw scw❤❤❤❤❤
@sahroxasan9647
@sahroxasan9647 5 ай бұрын
Aamiin
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 5 ай бұрын
Subxanallah
@rodamahamoud
@rodamahamoud 5 ай бұрын
Allahu Akbar
@AshaJamac
@AshaJamac 5 ай бұрын
Hala dilo ninkan musiibo ayuu horseedayaa.ficilku wuu iska cad yahaye from hrgysa
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 5 ай бұрын
Ciilka igu daran sida u qoslayo khadilkii iyo abaha sidii murugeysan yahay. Cadalad xaga ilahay ayey tala.
@fadumohassan9532
@fadumohassan9532 5 ай бұрын
Lacag ba shaqeysa luul cidiideeda waa adaris shekada SAS dhame
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal 5 ай бұрын
Salalhu calahi wasalam ❤❤❤
@SaabiriinCabdi-ce6et
@SaabiriinCabdi-ce6et 5 ай бұрын
Axaxaluul😭😭😭😭😭
@AshaJamac
@AshaJamac 5 ай бұрын
Laakiin waxa iswaydiin leh hadii uu isagu gubay oo iyana naf Lagu soo gadhay micnaha ay hadashay maxay u sheegi wayday inuu isagu gubay madama ay ogayd inuu isagu gubay su aashasi in layswaydiyo weyan wayo qofna ma qariyeen qofka dilay ama gubay way shegi lahayd wa su all lays waydinkaro
@AasiyaMaxamad-u8o
@AasiyaMaxamad-u8o 5 ай бұрын
GUULAYSO CABDULAAHI
@miskiomar4399
@miskiomar4399 5 ай бұрын
Luul cadaalad mahelin 😢
@kahaomar1829
@kahaomar1829 5 ай бұрын
Cuqubadu halkii lagu galay cawku hurudaayee carurtay ka laysaaye oo wa cidhibdanbeed xuma ee
@WiiloCadow
@WiiloCadow 5 ай бұрын
Scwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwsscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscw
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 5 ай бұрын
Aamiiin
@ayanhirsi211
@ayanhirsi211 5 ай бұрын
ALLAHU AKBAR 🥲
@مزونالشمري-ص6غ
@مزونالشمري-ص6غ 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
UGU DAMBEYN ALAXAMDULILAAH🤲♥
9:08
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 77 М.
UGU DAMBEYN CABDULLAHI WARQADII MARKAN TUSAY FARAXAD AYUU LA ILMEYAY
12:04
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 46 МЛН
ALAXAMDULILAAH WAAN UMULAY ISO DUCEYA BE🤰🤲
14:27
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 101 М.
Wax iska hubiya marwalba! Hussein Jama vs Somali Cowboy
5:47
Artisma Graphics
Рет қаралды 10 М.
AX! Habar Yartay Bursada Bananka iso dhigtay Ano 10 Maalin Nairobi Jogo
54:24
XAFLADII NIHAAL IYO ADEEG AAN UBAAHNA🤰
11:47
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 32 М.