UGU DAMBEYN CABDULLAHI WARQADII MARKAN TUSAY FARAXAD AYUU LA ILMEYAY

  Рет қаралды 42,346

Quruxda Qoyska2

Quruxda Qoyska2

Күн бұрын

Пікірлер: 446
@QuruxdaQoyska2
@QuruxdaQoyska2 22 сағат бұрын
Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi wa.me/c/15312185147
@ilhaanAbdala
@ilhaanAbdala 22 сағат бұрын
Abyo meeqo bil lagu ogdaa ilmha plz jwb meeqo bil.thy
@hindanur8968
@hindanur8968 21 сағат бұрын
4 bil ama 16 weeks
@hindanur8968
@hindanur8968 21 сағат бұрын
Aya lagu ogaada
@ilhaanAbdala
@ilhaanAbdala 21 сағат бұрын
@@hindanur8968 abyo dhaqtar intn utgy uu dhahy lama ogan kro hda 5 bil
@XawocusmanXawocusman
@XawocusmanXawocusman 19 сағат бұрын
Ok
@ilwaaddegan4564
@ilwaaddegan4564 16 сағат бұрын
Sheekadii ilmihii hore maa bilow deen wixii alle idin siiyo idin kaa dhalay alx dhaha ama wiil ama gabadh laa kiinse umada ha dan baajinine dad waaweyn baa idin ku xidhan oo ixtiraam idin ku daawada maalin walba ciwaan beena hanala soo hor fadhiisanina naga xishooda hadaa qarsataan iyo hadaa sheeg taan labada ba idin kaa xor u ah alle na ilma caafimaad qaba oo idin anfaca oo islam ka oodhan anfaca alle haydiin ka dhigo hana kuu fududeeyo inta kuu hadhay si nabad ah na alle hakugu kala keeno aamiin ❤❤❤🎉🎉
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 10 сағат бұрын
😂😂😂 horta maxay mar walba sas nogu galan gabdha hada u yar malaha iyado bil kudhawad dhalan bay ino shegen anagana gabar iyo wiil makala jeclin lkn waan iska jecelnahy waxa ladgalo wuxu yahy in markaba nalo shego
@lolaloala1558
@lolaloala1558 11 сағат бұрын
Inta heysayta illahey ha ugu dhigo kuwa baariyaal oy ku dheefsadaan inta aan heysan ani cml ah allah siiyo amiin amiin yaa rabi
@suadaabdirahman7499
@suadaabdirahman7499 2 сағат бұрын
@@lolaloala1558 wll owlaadqeerqaba salixiin ah allaah ha kusiiyo adiga iyo intamuslinba anigane salixiin allaah ha igadhigo allahumma Aamiin yarabi alcalamiin iyo intamuslinba
@diishitaar9235
@diishitaar9235 22 сағат бұрын
Ilaaheey adiga oo nabad ah alle ha ku kalla keeno iinsha allaah Allahuma {Aamiin}
@suadaabdirahman7499
@suadaabdirahman7499 20 сағат бұрын
Abaayo adoo Nabad qaba iyo ilmahoo nabadqabaan allaah ha idin nabadkeeno allaahuma Aamiin yarabi alcalamiin iyo intamuslinba Magaca ilmaha xasan iyo xuseen Musa iyo harun.muscab iyo mucad Cadnan iyo cumeri Mashaa allaah Abaayo aniga niyada waxa isri amematano wada Abaayo allaah hakufududeyo adoo nabadqaba ilmahoo nabadqaba Allaahuma Aamiin yarabi alcalamiin iyo intamuslinba
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 22 сағат бұрын
allaha caafimad waaro waqtigaad foolato hakugu kala keeno beybi caafimaad waba insha allaah diintiisa dalkiisa dadkiisa khayr iyo abshirku anfaco sakariye bilaal nabiil yoonis nawaaf aamiin🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤💞💞💞💞💞🥰💘
@diishitaar9235
@diishitaar9235 22 сағат бұрын
Magaca waa abuubakar haddii uu ilmaha horay ugu jirin iinsha allaah
@FadxaqaliMarwo
@FadxaqaliMarwo 22 сағат бұрын
Subxanalah wll heesaha iska daaya dad waawayn baa tihiine nimcdiinan qarsada dad baa jira aanan haysne
@Anzal222
@Anzal222 19 сағат бұрын
Walalaha meshan jooga waxan ka codsanlahaa iney isoo duceeyaan inuu ilaahay nabad iyo caafimad igu kala keeno bishii 8aan ku jiraa inta xamila ah allah u fududeeyo ilmo saalix ku arsaaqo dhamaanteen
@habdi8044
@habdi8044 19 сағат бұрын
Amiiin Alaha ku fududeyo adiganah
@JawahiraAbdi1234
@JawahiraAbdi1234 18 сағат бұрын
Abaayo ilaahay haku fududeyo
@FatimaAbdinur-vn3sx
@FatimaAbdinur-vn3sx 16 сағат бұрын
Abaayo ilaahay haku fududeyo ilmo caafida qabaahakusiyo❤❤
@hibomuse234
@hibomuse234 13 сағат бұрын
Allaha kaa nabad keeno kuligeen
@ismahanmohamed6720
@ismahanmohamed6720 8 сағат бұрын
Amin yaa Allah
@fadumoadam3100
@fadumoadam3100 20 сағат бұрын
Wiil iyo gabar wuxuu yahayba ilmo caafimad qaba Allaha idin siiyo
@raniaabdiweli5789
@raniaabdiweli5789 20 сағат бұрын
Illahay waxan idinkabaryayah wil cafimad qabo in Allah idinsiyo amin ya Allah ❤
@kadrahassan2567
@kadrahassan2567 21 сағат бұрын
Waxaan ogahay cabdulaahi in uusan kala jecleeyn wixii ilaahay uu siiyo waa aabe wanaag san abaayo ilaahay hakuu fududeeyo ana ii soo duceeya in ilaahay ii fududeeyo
@ummusafa8394
@ummusafa8394 18 сағат бұрын
Mashaa allaah wax qeyrqaba allaha idin siiyo allaha kuu fududeeyo.walasheey
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 20 сағат бұрын
Taas Qalad wixii illahay calooshada ku abuury ayaa sax ah
@user-oq8qx6zz6b
@user-oq8qx6zz6b 17 сағат бұрын
Abaayo maryan ilaahy nabad iyo caafimaad hakugu kala keeno aamiin yaa rabi hooyo kasta oo culaayskaa dareemaysana ilaahy haufududeeyo
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 3 сағат бұрын
Wiil Haduu noqdo Insha Allah waa maxamed Aamiin ❤❤❤❤❤❤
@NimcoArtan
@NimcoArtan 19 сағат бұрын
Wiil hadi u noqdo maxaydin magac ugu radin maxamed u bixiya magac ka qiima badan ma jiro magaca subanahena salalahu calayhi wasalam
@issehassen4203
@issehassen4203 17 сағат бұрын
Scw scw scw
@ismahanmohamed6720
@ismahanmohamed6720 8 сағат бұрын
Scw scw scw
@Nafteed-Jaceyl
@Nafteed-Jaceyl 19 сағат бұрын
💯👌👍Manshallah allah idin siyado wan fahnay baby boy inshallah with health and easy delivery Dear! 🤲🙌❤️
@maryan3892
@maryan3892 14 сағат бұрын
Nabiil ama naasir najiib nuux masha allah ilma cafimaad qabo
@aishaabdulle4378
@aishaabdulle4378 20 сағат бұрын
Masha alaah abyo ilaah haku kala keeno adoo nabada ❤❤❤ markastoo Geber dhasho Ane Geber alaah ale isinaay sanad kaan waan ku sugaa
@aishaabdulle4378
@aishaabdulle4378 20 сағат бұрын
Geber iyo will kii ale ku siiyo waa hibo ale almxdulaah almxdulaah
@CaashoSh-eu7ct
@CaashoSh-eu7ct 20 сағат бұрын
Masha alaah alaahu barig Maxamad amiin alaha kadhiko midcafi madqao maryan alaha ku fududeyo abyo makaca kale waa c raxmaan hadey noqodo n.waxan leyahy naaif❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@bellasharif9501
@bellasharif9501 20 сағат бұрын
Aamiin magaca waxaa ka.muhiimsan in illaahey nabad ku kala keeno sidaan baranay iyo si kasii fiican qaali xanuun ka laba nabar ka badan illaahey kaagama dhigo kan 3aad waa dhashay insha allah ilmo fiyoow adoo fiyoow illaahey idinkiis.
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 21 сағат бұрын
Magaca saxardiid abdi fataax ciiltire baraxoow bile ❤❤❤❤
@umihamza7584
@umihamza7584 19 сағат бұрын
Baby maxamed waye samo hooyo alh kuno asg cafimda qab lawadiin inshalah🤲🏼🤲🏼🙏
@aishayusuf4545
@aishayusuf4545 18 сағат бұрын
Congratulations, mashaa Allah tabarakallah. Afar indhood oo nabad ah fooloo fatalag, iyo Ilmo caafimaad qaba inshaAllah.❤
@NaciimoQaasim-k6o
@NaciimoQaasim-k6o 20 сағат бұрын
M.a allahuma baaarik ane iso duceeya in allah isiiyo kuwa baariya
@sahraahmed4810
@sahraahmed4810 17 сағат бұрын
Alaha ku siiyo kuwo caafimad qaba oo saalixiin ah adiga i yo intaan heysan anagana alaha noo barakeeyo reer cabdulaahi mabtuuk baby boy or mataano wixii aad wado xaamilda afar indhood or lix indhood alaha u fududeeyo Aamin yaa allaah ilaahay caqli waa idin siiyay mgac aad jeceshihiin u baxsada ood raali iskaga tihiin in shaa allaah baby caafimad qaba cimriga ale u dheereeyay caqli u saaxiib ah baari biyo kama dhibcaan ah diinta ku xeel dheeraada waarid iyo walaalo ehel iyo muslim adeeca daaci ah alaha ka dhigo alaahuma Aamin inta kalana alaha xafido farxadiina ilaahay idinkama nusqaamiyo Aamin
@sahraJibril-es6ze
@sahraJibril-es6ze 20 сағат бұрын
Ilahay haku kala keeno mabad qab hana idin ku risaqo ilmo cafimad qaba amiin amiin 🎉🎉❤
@ruqiya2146
@ruqiya2146 11 сағат бұрын
Alxamdulila habo ilahey hakadhigo kii diin tiisa iyo dadkiisa canfaca 2 bada magac ugu sharafta badan mid adigaa wato waa c/llaahi midka 2 waa c/raxmaan balan teenu waa c/raxmaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farxiyomaxamud4885
@farxiyomaxamud4885 18 сағат бұрын
Abdirahman ❤haloobixiyo waa qof nacariisbadan buunoqonayaaye inshaa alaah
@AhmedIbrahim-p2p
@AhmedIbrahim-p2p 15 сағат бұрын
Masha alah waa wiil wxa la daha Abdirahman ee farxad❤❤❤❤❤
@saynabdaauud679
@saynabdaauud679 21 сағат бұрын
Sidaa umalaynayo waa mataano ilaahay nabad hakukalakeeno
@suadaabdirahman7499
@suadaabdirahman7499 21 сағат бұрын
Allahumma Aamiin yarabi alcalamiin iyo intamuslinba
@FarhiaAffi-yi1ik
@FarhiaAffi-yi1ik 21 сағат бұрын
Maahir.....hadii aad ubixisiin ziyaaro khaas baan ugu imaani Insh Allah.
@shushuqurux8569
@shushuqurux8569 20 сағат бұрын
Wlhi sida comment uwaday aya I sobaxday abyo waa igafarxisay because mgca adunka ugujeclahay soqortay wana curadkeyga magacisa Allah idhafo adiganah sida kaas arko qali ayu kugu yahay MAHIR 😘👌
@FarhiaAffi-yi1ik
@FarhiaAffi-yi1ik 19 сағат бұрын
@@shushuqurux8569 Haa walalo anigana curadkey baa ladhahaa maahir.
@Farah-iy5sy
@Farah-iy5sy 20 сағат бұрын
Allaha kuu fududeeyo abaayo ilmo khayr qabana allaha ku siiyo
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 20 сағат бұрын
Ma shaallah Ani gabar waye layiri farxad magaceda caliya u bixina ❤isoo duceya Asxabey in Allah Nabad igu kala keeno ❤9 kiii gala ❤
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز 20 сағат бұрын
Alaha kuuu fudu deeyo uma maryan yaarab
@sacdaismanjamac5246
@sacdaismanjamac5246 20 сағат бұрын
Hanbalyo Hanbalyo famli aan jecelahay dar ilahay
@habonofficial8531
@habonofficial8531 21 сағат бұрын
Ilahayow wil cafimad qabo qurux badan oo aduun iyo aqiiro idin anfaco alaha idinka dhigo gabdhaha wa hadiyad ilahay bixiyo qalad ha ifahmina wayo waxan raba gabdhaheyga quruxda badan waxan u la jecladay walal garab u ah in u ilahay siiyo hadi ay gabar tahayna gacalo habo aduunka kuso dhawaw maryan iyo owlada caloosha ay kuwado ayakoo cafimad qaban nabad haku kulmiyo
@fowziyamohamedhussein4510
@fowziyamohamedhussein4510 21 сағат бұрын
Illah hakufududeeyo walshey adi iyo intii allexaamila ah
@fadumoaden5113
@fadumoaden5113 21 сағат бұрын
Aniga ahaan madama aan eedo iyo habaryarba ahay waxan dhihi lahaay Najiib❤❤alaha kala keeno aamiin aamiin ❤❤
@wambasifreddy4131
@wambasifreddy4131 18 сағат бұрын
Mahamed Abdullahi maalim xuseein sodalo hoyo adigo nabad ah❤❤
@Yasmin-u2h
@Yasmin-u2h 18 сағат бұрын
Waar isha dadka ha u yeedhanina subxaana Allah Maansha Allah Illaahay ha idiin barakeeyo laakiin iska ilaaliya social media ha
@Thestrongestbattleground_pro
@Thestrongestbattleground_pro 17 сағат бұрын
Waa wiil madaama ay gabddho isku xijisay isgudubsi ayaa ladhahaa walac daran iyo xanuun ayaa kugu dhacayo Mahadamed ubixiya🎉🎉🎉
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 8 сағат бұрын
Wiil horay uma dhalin miyaa
@nasriinmoha1384
@nasriinmoha1384 5 сағат бұрын
@@suusaanclcasiismaya
@luluimoh3177
@luluimoh3177 Сағат бұрын
Haa
@Shankaroon-kq1ww
@Shankaroon-kq1ww 14 сағат бұрын
Naasir iyo Nabiil insha’Allah
@marwomandeq804
@marwomandeq804 21 сағат бұрын
Maasha alaah mabruuk magaca loo bixinaayo waa nuurdiin nada ku wada iinsha alaah afar indhood oo nabadqaba 🤲🤲🤲😁😁😍😍😍😍
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 21 сағат бұрын
Ale hakuu fudaydiyo ilmo caafimaad qabo bayo insha alaahu
@kadramohamud1318
@kadramohamud1318 20 сағат бұрын
Maashaa allaah cabdi Nasir yare kheyr badan allaah haka dhigo illaaheeyna hakuu fududeeyo afar indho oo caafimaad qabo allaah ayaan Illaaheey idinkaaga baryay
@nasroyusuf1822
@nasroyusuf1822 19 сағат бұрын
Abdiraxman ayaan u dooray 🤲🤲🤲❤️❤️
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 21 сағат бұрын
Masha allaah wan dareemikaraa waalid ahay anigoo labo wiil dhalaa gabar wadaa la idhahay wan yabay kadibna wan oyay farxad darteed.Nimco rabbe waaye owlaad❤ alle hanoo deysto.
@nuurofaarax7940
@nuurofaarax7940 21 сағат бұрын
Islameeshii miyaa ku.oydy abyo
@guidetoquran9240
@guidetoquran9240 8 сағат бұрын
Anigane 4 wiil aniigoo dhalay gabar dhalay waliba qaliin waan ooyay anigoo saalda qaaliinka saaran saas markeey usoo baxday ooyinteeda maqlay
@Suhaybcabdirisaaqnuur56
@Suhaybcabdirisaaqnuur56 20 сағат бұрын
faraxadinu waa ii faxadayda❤❤ ❤
@urejimohamud8282
@urejimohamud8282 20 сағат бұрын
Waa wiil u bixiya yaxye, ama ayuub, ama idiris
@mariaabdi6544
@mariaabdi6544 Сағат бұрын
Maasha alaah ilaahey ha ku adkeeyo walaashey adigana alaha ku caafiyo
@user-vk6gc9wu2o
@user-vk6gc9wu2o 12 минут бұрын
Maansha Allah Maansha Allah Maansha Allah reer quruxda qoys2
@muniraahmed4189
@muniraahmed4189 14 сағат бұрын
Mash allaah tabaraka llaah nabiil ubixiya insha allaah
@HamdiadanIssack
@HamdiadanIssack 20 сағат бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ❤
@maryamaomar227
@maryamaomar227 20 сағат бұрын
M alh ixtiram bu wata m alh wan sawirtay hambalyo so dhalo hbo ado nabada insha alh ❤❤xppti 4indho abshir ah 2 bil an jogna alx mama noqday markayga 1 alu akbar hooyo mcn dheldhel malagu noqdo
@ahmedsafka6054
@ahmedsafka6054 20 сағат бұрын
Masha Allah ❤️ ❤️
@safa5559
@safa5559 11 сағат бұрын
Masha allaah waxan darensana inuu yahay wiil masha allaah Alaha afar indhodo nabada
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 16 сағат бұрын
Maasha Alah congrats both of you wiilkayga isagoo caafimaad qabo maryan oo caafimaad qabto insha Alah
@AishaJamac-s4t
@AishaJamac-s4t 20 сағат бұрын
Masha Allah ilahay almost cafimad qaba iyo maryan oo xafimad qabta insha Allah haduu wiil noqdo Nuux u bixiya
@yaskaabdi3829
@yaskaabdi3829 12 сағат бұрын
Illah hakuu fududeeyo markii waqtigaaga lagaro abaayo Will ayaan filaah boqolkiiba boqol ee mohamed ubixi
@Ayan-zi1bg
@Ayan-zi1bg 19 сағат бұрын
Maashallah Alle caafimaad ha ku kala keeno inshallah
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 10 сағат бұрын
Horta maryan allaha caafiyo mida kale owlaada waa isku mid wixii alle ku siiyo waana hibo alle mida kale abdulaahi wajigiisa waxan ka akhrisan in maryam wiil wado farxada abdulaahi waa u jeednaa allaha idiin barakeeyo
@fatumaali1463
@fatumaali1463 11 сағат бұрын
Ilaahay nabad iyo caano hakugu soo kala uruuriyo
@FaizaHussein-vm4jo
@FaizaHussein-vm4jo 19 сағат бұрын
Mansha Allaah Illaahy Farxadaa haydiin dhamaystiro. Illaahay ha kuu fududeeyo.waan kuu soo ducaynaynaa. Ilmahaana caafimaad qab baan Rabbi uga baryeynaa.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 19 сағат бұрын
farxada ilaahay haidin dhameystiro ha odhan wa habaare ee farxada allaah haidin ziyaadiyo dheh
@ShukriCilmi-i9b
@ShukriCilmi-i9b 22 сағат бұрын
Mwaxaan u bixiyay ,anigu ,macalin xuseen,insha allaahu xaafidul quraan,waa macalin xuseen, loo noqon maayo,
@awoismil2501
@awoismil2501 20 сағат бұрын
Alle caafiyoo aaaamin Aaaamin yaarabi 🤲 ♥️
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 18 сағат бұрын
Allah ha ku fududeeyo dumashi Allah hakaga dhigo wiil baariya o dintiisa Naftiisa dadkiisa dalkiisa Anfaca Allah ha ka dhigo magaciisu wa Loukman Abdillahi Ama Ayoub
@ayaanabshir9116
@ayaanabshir9116 22 сағат бұрын
Walahay isku fikir ayaan nahay waan ku dhahaa mar kaliya hadaad aad uur yeelatid ayaan kaaga aarsanlahaa❤
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 21 сағат бұрын
WAAIGATALEE NIMCADA QARSADOO ILLAHEY UMAHAD NAQA WIIL IYO GABARBA INDADKA AAD OGEYSIISIN MACNO MASAMEYNEYSEE DAD WAAWEYN AATIHINEE
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 Сағат бұрын
Haa waan fahamay waa wiil Masha allah ❤❤❤😊😊😊 Nabad iyo caafimad allah kugu kala keeno abaayo ❤❤❤😊 Cabduraxmaan ubixihaya😊
@FaatimaOmar-e5c
@FaatimaOmar-e5c 8 сағат бұрын
Afar indhoodoo nabada umu shii isxabaarata rabi hakaadhigo❤
@carinohope3117
@carinohope3117 14 сағат бұрын
Masha allaah ❤ Ilaahey ha caafiyo maryam ubad kheyr qabo ❤
@hiboAxmed-u4c
@hiboAxmed-u4c 19 сағат бұрын
maansha'allah c/llah iyo maryan sharaf ìigu noolaada farxaddiinnu waa farxaddayada allah haydiin barakeeyo wuxuu idinku arsaaqay maryan adna wallo allah hakuu fududeeyo hadduu wiil yahayna muxammad ama nasri ubixiya insha'allah
@abdinor9215
@abdinor9215 19 сағат бұрын
Maasha Allaaha Waa Maxamed yare Adeer Soo Barbaar Adeer
@MyHsan-h5h
@MyHsan-h5h 17 сағат бұрын
Masha alla haduu wiil noqda dayr hakuu noqdo gabadh hadey noqotona bushra alla haka yeelo afar indhood oo is eegaya insha alla
@aminoosman8652
@aminoosman8652 19 сағат бұрын
Asc.farxadiina.wa.farxadeyda walaalayal aad ayan idiinku xeranahay wana idiin so duceeya.walaalo an jecelahay aya tihiin.Allaha u fududeyo walashay ilmo caafimaad qabo.ayan ilaahay idiinka bayeya❤
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 Сағат бұрын
Ama waa mataano Masha allah ❤❤
@fatumaali1463
@fatumaali1463 11 сағат бұрын
Wiil haduu noqdo waxan dhihi lahaa Jabir binu Cabdullahi haloogu magac daro Gabadh hadey noqoto Asma ama Sumaya 👍👍👍
@aliteezAhmed
@aliteezAhmed 20 сағат бұрын
Mansha Allah
@Kadraabdi-p7i
@Kadraabdi-p7i 20 сағат бұрын
Asc abayo masha Allah hadu will noqdo waxad ubixisa muxsiin ama mudasir ama sadiq haday noqoto gabar waxad ubixisa mamsuda ama nasiya ama magacayga tagsan ❤❤❤ Allaha kukalakeno amin ya allah ❤❤
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز 20 сағат бұрын
Maashaaa alaaah farxad ilaah ha idiin kuwado abaayo alaha ku kala keeno fadhiga mafiicno soco ma jiiif🎉🎉🎉🎉
@Ali-s8s5h
@Ali-s8s5h 12 сағат бұрын
Maasha alaah Masha alaah alaahey haiddn xifdiyo aamin 🎉🎉🎉
@IsdihaarMohamed-u6l
@IsdihaarMohamed-u6l 18 сағат бұрын
Masha Allah ❤
@saharwafa7539
@saharwafa7539 19 сағат бұрын
Maasha Allaah ilaah cunug caafimaad qabo allaha idin siiyo.
@halimomohamedkaali6172
@halimomohamedkaali6172 9 сағат бұрын
Asc Maryaney xabiibti dhamey dhan afar indho is jecel ilehey jilbaha ha kuu so saaro amiin❤❤❤❤
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 18 сағат бұрын
Alaha kuu fududeeyo kuligiinba alaha idin xafido iyo dhamaan umadeena soomaaliyeed allahuma
@UmYassir-g6z
@UmYassir-g6z 16 сағат бұрын
ما شاء الله تبارك الله
@khadroahmednur8296
@khadroahmednur8296 11 сағат бұрын
Allaha idin barakeeyo afar indhood oo nbda inshaAllaah
@Hooda36
@Hooda36 17 сағат бұрын
Masha'Allaah ubad khayr qaba Allah❤ haidinka dhigo maryana foodha Allah haufudu deeyo ameen 🎉❤🎉❤
@maryambishar1913
@maryambishar1913 21 сағат бұрын
Masha allah aniga waxan qaba wiil in u yahay mahir yare allaha nabad kugu kala keeno 🤲🤲🤲🤲🤲☝️🏃🏃🏃👋👋👋❤️❤️❤️🤲🤲🤲🤲👍
@HanaAhmed-mo8oz
@HanaAhmed-mo8oz 2 сағат бұрын
Masha allh allow kuu fududeey adi iyo intii kula mid ah
@hawafarah2410
@hawafarah2410 21 сағат бұрын
❤❤❤❤Masha alaah alxamdu lilaah ilaahey baa mahadaas leh insha alaah
@farhiabasal1227
@farhiabasal1227 10 сағат бұрын
Masha Allah Waa Mohamed Abdulaahi
@zeinabs678
@zeinabs678 19 сағат бұрын
Will kheer leh oo caafimaad qaba inshaallaah
@dahabohassan687
@dahabohassan687 21 сағат бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن الف مبروك
@Masturo-y5c
@Masturo-y5c 22 сағат бұрын
Mashaa allah❤❤❤❤❤❤❤
@khadraqaalib5693
@khadraqaalib5693 22 сағат бұрын
Mansha Allah Alle caafimaad haku kala keeno Nuuna hana haduuu wiil yahay maxamed u bixiyoa Hadii gabadh yahayna dee xarafkii hore ka raaca❤
@aminaabdiaziz2412
@aminaabdiaziz2412 20 сағат бұрын
Asc habo mashallaah I ink magaciisu waa ayuub
@Malyuncabdixashi
@Malyuncabdixashi 10 сағат бұрын
Masha Allah tabaarakallah ❤ allahuma baarik. 😊
@ZakariyaAbdille
@ZakariyaAbdille 25 минут бұрын
Waa wiil baan filayaa ilmo caafimaad qaba alaah hadin siiyo
@casalasal6466
@casalasal6466 16 сағат бұрын
ASC C/LAHI NIN SOMALI NAXARIIS DUMAR IYO CARUR TOONA 80% UMA HAYAAN UMANA NAXAAN ALLE UMA NAXARIISTEE
KUSOO DHAWAADA ALAABTA CUSUB AAN IDIN KEENYA DUKAANKEYAG GURI BILE
12:10
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 62 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 51 МЛН
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 19 09 2024
16:52
JADWALKEENA MAALINTA || MY DAILY ROUTINE
15:53
YASMIN & YUSRA SHOW
Рет қаралды 3,3 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY | WEERARADA LUBNAAN | DAGAAL IRAN V ISRA
19:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 34 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 62 МЛН