Alla, kan qosol badnaa maasha Allah somaligisa qajacqajac waaye lkn funny waaye 😂😂😂😂😂lkn wuu uqalmaa in niyada laga jabiyo maxa yeeley xaaskiisa iyo gabadhiisa ayuu ka tagey
@abdirashidibrahim78982 жыл бұрын
Dabyeer 😂😂 wayne Waaye
@English--Somali2 жыл бұрын
Dabyeer inuu u ahaado bas bay karabaty xariifkan 🤣
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔❤
@OMAR-kq4wz2 жыл бұрын
Wajir home of comedy, from Election, to Love Arena things are different at ground.
@hanimuhidin27072 жыл бұрын
Hhhhhh the most interesting story ever on this page so far 😂😂 his reaction is hilarious
@raxmosheikhsalah63552 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@mohommetbashir43482 жыл бұрын
DHIB BADNIDAAA NAYAAA😄😁😁😆😀😃😂🤣🤣😂😂🤣😂😂😂🤣😂🤣😂😂
@abdidigale20322 жыл бұрын
Yes
@hamdihassan70952 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@yourii62 жыл бұрын
Story amazing😁😁😁
@nadamuqtar60862 жыл бұрын
ar kan wankufaraxsanahay in saaas layeelo walahi gabadha dadoow maxow uguursaday haduusan jecleen axsan😂😂
@senatorcamaca2 жыл бұрын
Qof caqli leh maaha, gabadhiisa isagoon furin ayuu tan kale guursan kari lahaa haduu rabo
@raxmosheikhsalah63552 жыл бұрын
Cunuga iyada la kulmiiisana waa saaxiibkey wlhi dhaaayoow aa la dhahaa 🤣🤣🤣 alla kan qosolbuu igu dilay caawa another level 🤣🤣
@sheeko92 жыл бұрын
Hhhhhh iso boqo abayo kzbin.info/www/bejne/laSqlGCKmK-Fd8k
@AbdulWahid-wv4jw2 жыл бұрын
Reer wajeer hada nahay hadalkeena sidaan iska ah ee inoo dulqaata
@abdisharmakeahmed9282 жыл бұрын
Wlhi wan ku qoslay intaas
@oscarboy35232 жыл бұрын
Ridwan Issack deserves to be given the best Somalian u tuber award 👏
@hanadmoha43362 жыл бұрын
Afsomali kuso qor intas. Iska daa luqada qalad.
@oscarboy35232 жыл бұрын
Bro kisonjo n ngumu sana 😔 wataka tuchekwe bana
@hanadmoha43362 жыл бұрын
@@oscarboy3523 dhibmalahan bro. Hadey kugu adagtay. Hadi aad aqrin karto wa diyar
@Kendndnd Жыл бұрын
@@hanadmoha4336luuqad waa erey qalaad adiga dheh af
@hanadali16532 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 wllh hadalkiis ku qoslaaye🤣🤣🤣
@abdimajidsalat56072 жыл бұрын
Somali sijuu way halayabin
@maryanabdi90592 жыл бұрын
Fany indeed 😂😂😂
@nasrunmohamed94132 жыл бұрын
Maybe afsomaliga sifcn uma yaqano
@kadijaismail91932 жыл бұрын
Yeerka ajuran waye dee afsomali macaqan😂
@Samsam-nn8nd2 жыл бұрын
He’s so innocent and funny
@lifeistooshortbehappy42272 жыл бұрын
😱😏Every man oo gabar miskiin ah ku ciyaaro ,ama bila macni ku furo midkale ha helin saas aa kuwada fiican ,miskiintadii soo. Raali Gali ee ,ask her forgiveness ,your daughter needs youl,life Will Teach You A Lessons!
@hamdiabdi42732 жыл бұрын
Finally part 82.Time :20:06 pm..Keep going Ridhwan Issack..Last Sunday before Ramadhan starts 02/04/22..Its Soon Ramadhan..May Allah bless us all on this Holy month of Ramadhan🥰❤️❤️❤️❤️
@mahadabukarahmad90472 жыл бұрын
Cawada mid fiyaw makeenin wlhi, saa usocotay inta maad ka dhacday
@bushraomar26422 жыл бұрын
Alxm Ilaah nabad hanagu gaarsiyoh❣️
@hanadmoha43362 жыл бұрын
Afsomali ku hadal,mesha somali aya kuwada shekeysaneyse.luqad aad laheyn maxa ku daba dhigay.
@adnanali-hr8yp2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@firdosacabdi80282 жыл бұрын
Miskiin wey iska arkatay
@officialhussein20782 жыл бұрын
Ridhwan u so evil.😁 Tho u were holding ur laugh during the story telling process lkn u were laughing at him wen he was hurt ,it's like u enjoy it wen ppl r heartbroken 😁😁..This has become one of my fav.videos was hilarious...I think they love each other truly even the gal loves him lkn there's kinda misunderstandings btw em ... Waiting more from u Ridhwan .Big fan I am 🥰 love ur hair cut ..May Allah bless u Prince....
@idontknowmyname27542 жыл бұрын
I can’t say more, you pointed
@juniorx-meay13912 жыл бұрын
Nagteyda nag hadalkeeda kufura🙆♂️ Aqli maleh kan🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mohamudalimohamud6602 жыл бұрын
Kitab naxel waye kan
@abdullahimohamed20532 жыл бұрын
Yzzzz
@siyataden37452 жыл бұрын
Aber waye kaan
@ramiishaqurux16862 жыл бұрын
Aqli ha ku sheegin
@munamaanka80202 жыл бұрын
This is real love
@mohamedbarre40722 жыл бұрын
I'll never devorce my wife for anyone
@Simaaaan2 жыл бұрын
Respect bro
@nalkanaftauroon40372 жыл бұрын
Masha Allah
@mohamedbarre40722 жыл бұрын
@@Simaaaan thank u
@mohamedbarre40722 жыл бұрын
@@nalkanaftauroon4037 thank u
@zahraahmed49462 жыл бұрын
But the question is why did he got married in the first places if he loved someone subxnallah breaking people heart isn’t good 😭😭
@abdullahirajaa95772 жыл бұрын
Walahi bilahi talaahi like ayn kuu saaraa wlal waad dhaaratay like ii saar hee.
Isbuuc markii la joogo aan furaa ar kanaa caawa qosol iguma harin 😂😂😂😂😂🤣🤣🤣 funny waaye wllhi
@sheeko92 жыл бұрын
Funny wàa dhafay Kan hhhhh kzbin.info/www/bejne/laSqlGCKmK-Fd8k Abayo iboqo channal kas
@arwoali5632 жыл бұрын
Hhhh wax warersan waye
@cabdimalik31212 жыл бұрын
@@arwoali563 hhhhhhhhh wax badan ka qaldan
@saqdhexe60882 жыл бұрын
Isbuuc ayay uur uqaday🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sudaysiquraysh38342 жыл бұрын
@@saqdhexe6088 qorigiisa ayaa si fcn u dhacayey
@daudsancho72642 жыл бұрын
we are same cushites but not real Somali guy we have to understand him so it's not a matter of laughter it's really sad story for our brother .. my opinion for him is to go back to his wife and ask her forgiveness and he must remember that he is father too ...so brother don't waste ur time bcoz ur wife and ur daughter needs u more than that girl that u love
@thevillager96462 жыл бұрын
He is Somali Ina adher
@tjgaming2.02 жыл бұрын
Great advice ✌️
@ismail.mo772 жыл бұрын
That true 👍 walaahi
@abdirahmanabdinasir84372 жыл бұрын
naftaada weligaa qofna haku aaminin 😎
@abdisamadboya55222 жыл бұрын
Saxiix wlhi
@caadowalboxunkadherow2 жыл бұрын
xaqiiq wlhi 🙅🏼♂️
@husseinmaalim93862 жыл бұрын
Bro wacha mapenzi ya lazima
@aliyare89002 жыл бұрын
tii aan aroosay aa jeclaaday kulahaa funny waaye dhaa dhankan 😄😄😁😁😁😁🤣😂😁
@farxiyomowliid58862 жыл бұрын
Hh sedex beri markan qawe aa jeclde kulhaa 😂😂jceylka meel loga dhacy meshan
@hodmaanabdiwahab36682 жыл бұрын
@@farxiyomowliid5886 😂😂😂
@hodmaanabdiwahab36682 жыл бұрын
Qof la block gareeyay hadan ma ijeceshahy la leyahay jacayl qasab ah weye 😂😂😂
@kingcobra4822 жыл бұрын
Ridhwan good job 👏 ku cesho kulaha xaasid number one! But I love that, keep him tears his ass up all day.the guy is crazy tho, he blocked her and calling deferent number and asked the chick if she loves him? Funny story!!😂😂
@fardowsahassan18092 жыл бұрын
Istaqfurlh 🤣🤣🤣🤣manoli kan waba funny wlhi🤣🤣
@mohamedosman-yr2zb2 жыл бұрын
Dr buu u bahan yahay biskin weye
@layloibraahin7152 жыл бұрын
😁😁😁😁😁 sidoo u cala calaa fiiri walal intaaa gabar uquba ka gashay oo mustaqbal keda uga ciyaartay oo waliba ayadoon dabi kaa gelin furtay miyaa sugee nolol raaxa leh nabsigu waa kan qof aanku rabin inaa barido kugu qasbay ee gabadha caruurta ku heysa i cafi dheh intaan dhibaato kugu filan
@mohamadabdi62042 жыл бұрын
Been maadam sheegin walaale
@qadrishmohamed95372 жыл бұрын
Alla waa Runtaaa Waa Lagu suga
@hodoayanrobleh72422 жыл бұрын
Qof xaskisi kibira ku guri maca su kura bi ku tahi
@Y3a12 жыл бұрын
Right ✅
@nimofarah81932 жыл бұрын
Tan uu baryayaa maba rumaysanayso waxay kabaqaysaa in uu iyana midkale darteed u furo ⚡⚡😱
@mohamedbulhan26132 жыл бұрын
Ridhwan funny ayaa thay Dad AFSomali dhib Uu Ku Yahay Ayaa Noo Keentay😁😀😁
@saamisomalilovepartnerexpe18572 жыл бұрын
يا رب العرش العظيم يا جبار يا منان يا حي يا قيوم يا من ملكوت كل شيء " بفضل قائد غر المحجلين سيد الخلق ابن آدم، هبلي زوجة صالحة شهوانية دات جمال ونصب تعرف قيمة الزواج والحب وارزقني رزقها وتكالفها إنك علي كل شي قدير .....💚💙💙💗💖
@ldnkhl74072 жыл бұрын
Balo duco badan hahahaha
@suniilpoy93442 жыл бұрын
Ustaad suheyb Saajid Mesha Soo dhex Kal 😁👏
@moha_walaalka68072 жыл бұрын
Horaa waxaa Loo Yiri Miro Guntaada ku Jira kuwa Geed saaran looma daadsho Nacaskan wuu U Qalmaa in lagu Ciyaaro wllhi 😂😂😂😂😂😂 ma ijeceshay oo Qasab ah 😂😂😂 Naag aad bananka ugu keensan weyday mad hadda Raptaa Inee ku tiraahdo wn ku jeclahay kkkkkkkk
@sharamohammed56542 жыл бұрын
Wuu ku qaldana inuu xaaskisa ufuro laakin walal isku xishoo. Qof muslim ah haku dhihin Garacan sababtoo ah waa gaf aad u weyn. Garac hadii la fasiro waa qof aanan guur xalal ah ku dhalan. Denbi weyn ayad ka gashay walalkaa ogsonow.
Legend always legend keep going ridhwan isaq go forward 💪💪
@amreenfarah90172 жыл бұрын
Poor boy I feel bad for him 😢 I used to hear love is blind, that's so true and I think this is his first love that's why he couldn't move on Maskin she don't deserves his love. I hope he could find a lovely better one.
@nishahass70702 жыл бұрын
You feel bad for him what about the girl he got marriage to and divorced her after giving birth without any mistake. For me he deserves to be played
@munamohamed33932 жыл бұрын
@@nishahass7070 exactly
@faizsheikh84952 жыл бұрын
Really loving someone can't be described by worlds...only those who have gone broken can understand 💔🥺✌
@rukiaabdirahmanore192 жыл бұрын
@@nishahass7070 yaaah indeed....
@abdiqafarkulow5849 Жыл бұрын
@Nishahass💜💜 for me he's stupid he deserves
@niigaaalii59892 жыл бұрын
Daanyeer adooo kala wan wayay kaan doqa ka wareeray meel laga jiro ayuu garan laa ayahy😂😂😂
@ldnkhl74072 жыл бұрын
Hahahah wallahi san u qoslay kanaaa! Aar reer wajeer yaakheey lahjadan funniga ah iska heesta nooguna shactireeya !!! Don’t stop it pls its so hilarious wallahi
@mohamedkhadarabdukaadirqad47672 жыл бұрын
Dhadhaan sidiisaba waa dhadhaan kep up ridhwAan isak
@hifaraxsanofficial7332 жыл бұрын
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏 😂
@issackahmed48682 жыл бұрын
Hope it will be a lesson to everyone who is watching including those who don't wish to express their feelings but show concerns. In brief, don't create a scar that will never form a complete clot. Ramadan Kareem in advance 😍😍
@hanadmoha43362 жыл бұрын
Intas aad so qortay afsomali ku sheeg. Mesha dadka joga wa somali,halka wax laso dhigay wa mel somaliyeed ee maxa luqaad qof leyahay ku daba dhigay. Iin labarto luqad shisheye dhib ma ahan lakin markad la hadleyso dadkada,adegso afkada hooyo. Iskada luqada aad u dhalan.
@issackahmed48682 жыл бұрын
@@hanadmoha4336 thank you
@mumtazbintiahmed78602 жыл бұрын
Ma Boy i was looking for you Man
@abassosman70392 жыл бұрын
Finally we have one from wajir 🤣🤣 Inta rer wajir ismujiya(like)
@zainabdulla11312 жыл бұрын
@abass Osman hii jamaa aki amenichekesha kumbe watu wana ongea ivi 😂😂😂😂
How the hell did this part passed me without watching on time🤣😂😂😂 Better late than never though 🤣 One danyer down 🤣😂😂 DAYOOW is the real deal now.
@sabrinjama18572 жыл бұрын
😂😂
@tjgaming2.02 жыл бұрын
✋😂😂😂😂✌️
@xasanabaare94822 жыл бұрын
Danyeer oo dhan saan lo glo 👍👍
@faizsheikh84952 жыл бұрын
0:03 I just even started laughing 😅 when the video didn't start better 😅✌. Really it has just made my Day . Hope the full video is gonna be much more entertainment. Best ever part so far . This guy is truly a legend 🙌✌🥀💖🤍
82 finally.iyo qiso cajiiba oo kuwii hore kaduwan that is madder love🙏 .nex story likesome🥰.bro keep your front✌.
@Ahmed_Rainfall.102 жыл бұрын
Yow yow😛Salaanta islaamka ku bilow Ridwan ISSACK... Thanks legend Naftada dhis naag bd ku wareerty adna wxd thy ninka kaliya ee ridwan Isack ka dhuubn😀
@ikraangureey62182 жыл бұрын
Midkaan waba funny book life kiisa wuuba noo dulmaray wlhi waa qoslay🤣🤣🤣🤣🤣
@shushuabdalla71332 жыл бұрын
Bro I never write ✍️ on comment section any comment but dz whole story is funny 🤣🤣🤣🤣 full story A-Z 🤣🤣🤣
@sufifarah70522 жыл бұрын
Kan camal ayaa ragii bahdilaya Naag waxa Ku bahan waa iyada ee adiga ma ahan rijaal iska dhig nin jilicsan dumarka iyo dabayshuba waa dilaan is adkee bro 💯
@aliasalahfarah21802 жыл бұрын
Who is here after they meet up 😂😂😂
@zanti-oslo38142 жыл бұрын
Come on beb🤣🤣🤣🤣
@hassanadawe62262 жыл бұрын
Hhhhhh maskiinka ileen daanyer buu ahaa kulahaa gaas bey qabte😁 war ana gaas baan qabaayeh naag daanyer ii noqoto mehelayah😁😁
@cabdifitaaxshiikhaal7102 жыл бұрын
Kan in lagu daadiyo wuu mudan yahay maxaa yeeley haddii ay yeesho waxaa laga yaabaa beri ka maalin in uu naag kale ka raaco ayaa laga yaabaa
@abuuafnan58182 жыл бұрын
Asagaba Qeyru-Masuul aaah😔😔
@fatmaahmed-vu6th2 жыл бұрын
Funniest part ever hhhhh wlh his reaction is so hilarious 😂
@sheeneyesheeneye35962 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waxle la arkaa xariifkaan caadi ma aha saafilaayo qofteyda dartaa ma ufurinoo kulahaa blck waa saaray 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sahrocali35772 жыл бұрын
😂😂😂kan fani waye nuney ma ijacshahey mise ima jaclid ku lahaa nagta dartaa soo u ma furin ku yeh😂😂
11:12 this made my day🤣🤣🤣i can't stop laugh🤣🤣🤣🤣waar dhaayow pal adna so hadhal🤣🤣🤣🤣🤣
@maahirkee36562 жыл бұрын
Abaayo maxa kayaabtay 11.12
@maxamedmaxamud63452 жыл бұрын
Dhaayow halku jiraa
@English--Somali2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 Waan kugu raacsanahy inuu soo hadlo dhaayow. Isagana bal sheekada dhankiisa hanoo cadeeyo
@yurubereg89282 жыл бұрын
😂😂😂😂😂Wlhi kan sheekadiisa in ay full of drama tahay waxaa iiga daran in u afsomali kufsaday, anigu wareeray sidan u lahaa sheekadiisa isku aa addi. RIP afsomali
@nimcoahmed76582 жыл бұрын
Hhhh haa wllhi
@aminaamish2422 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@mohamuut_zayid27092 жыл бұрын
Ereg abdiciise miyaa huno
@yurubereg89282 жыл бұрын
@@mohamuut_zayid2709 maya wllo
@nuuradin1maxamuud2352 жыл бұрын
Mararka qaar inaad iska qooqdo dhibaatooyinka ay leedahay😂😂😂😂