Asc shiikh maxamuud wll ilaahay darti ayaan ku jecelahay shiikh su,aal ayaan ku waydiinay ninkayga 3 dalqadood ayuu mid mid i furay 1 kii udabeyey ayuu yidhi igama furmo oo aniga ayaa suuqa ugu tagay oo la dagaalmay oo gaadhigi uu watay ka dagi wayey ee oo tiga ah anigu waxaxan ah walac xanuusanayey waxa yidhi markiiba kuma furin shiikh iga jawaab
@0smaanjeylaniosmaanjeylaan275 Жыл бұрын
Sheikh dadeyda waa 32sanu jir misana south Africa 20.sanu Ku nool sheikh 20.sanu siigo ayaa e dishey mana iska diin Kara maxaa aqli ahna Bal ee fiiri
@taammustafe90758 жыл бұрын
Asalaamu calaykum walaalaha sheekha halkeen kala xidhiidhaa
@CatoshXasan-nb9rp Жыл бұрын
Xaas ayan qabey waxey ii dhashey gabadh ka dib waxaan ku furey 3dalqadod 2sano ka dib waxa gabadhii na dhex marey sheeko waxeyna igu tiri ninbaan guursadey waana I furey waana ka cudad baxey ee iguurso ka dib waxan ka dooney aabaheed waana ii guuriyey mudo ka dib waxan maqley aabaheed ayaa mar kale u guuriyey nin kale maxey shareecadu ka qabtaa qabtaa?
@marwoqueen16785 жыл бұрын
Fuurinka qasabaka ku imado diinta maxeey ka qabta ninkeygii ayaa qasab la iga furay iskana ma rabin inu i fuuro anigane ma rabin lkn walidka ayaa sabab u ah 2 sano yaa laga joga markasta waxuu idhaha igama fuurind walidkan ma maqli karan ariintas
@ayaanleabdidahir56043 жыл бұрын
Furiin aanu ninkaagu raali ka ahayn waa xaaraan wallal
@@ayaanleabdidahir5604 raaligiisa kan waalidka ka horeeya
@aasiyanuur3932 жыл бұрын
Sorry 😭
@S..o0264 Жыл бұрын
Nin kaaga waxaa ka xaq badan waalid.kaaga diin ahaan xaqa waalidka wuxuu ku xigaa xaq ilaahay wll hooyana waxay ka sii xaq badan tahay aabo Lkiin hadii aad nin kaaga rabto asna ku rabo ma fiicna in laguu diido Lkiin kawaran hadii aad raacdo oo uu meek cidlo ah hadhow kaaga tago ileen waa nin biniaadam isku halayn maleh
@mohammedabukar447 жыл бұрын
nimco arksan
@WaberiYoussouf-gk3xk5 ай бұрын
SCW SCW SCW
@fartunabdullahi23818 жыл бұрын
?
@eidabdilahibudul91724 жыл бұрын
Hhhh sufiyada ayan u carari
@mohammedabukar447 жыл бұрын
nimco,
@iqrocabdirashid9267 Жыл бұрын
Shikha ninkeyg isku dhacnay marna hal dalaqo igu furay marna labo dalaqo wo xanaqsan marka labad dalaqo hal ma laka so qadi kara wan ku baryaa Shikha igarsiya aniga wan jeclahay rerkeyg 😢
@S..o0264 Жыл бұрын
Haa ukhtii hal dalqo laga soo qaadayaa labada dambe sidaas nabiga scw ayaa sameeyey sidoo kale Abuubar Sadiiq rc ayaa sameeyey sidoo kale cumar intiisi hore ayaa sameeyey Mar dambe ayuu cumar ganaax ahaan ka dhigay ee markii hore ma ahayn marka ganaax diin maahan nin kaaga hadii aad is rabtaan waad isku noqon kartaan insha Allah
@aasiyanuur39311 ай бұрын
Abaayo xaajigii maso labtay ilahay khyr haka dhigo wakula dareemaya runti is waga 😢
@aasiyanuur39311 ай бұрын
@@S..o0264asc. Aniga rabay in an su al ku waydiiyo