Axmadeey Abuubakar Isgooynoo

  Рет қаралды 93,293

Somali ET Channel

Somali ET Channel

Күн бұрын

xasuustii axmadeey abuubakar alaha u naxriistee iyo ruwayadii socdaal ii sir jaceel

Пікірлер: 32
@Bileabdi
@Bileabdi 7 жыл бұрын
Ahmadey abuukar al camaari walaahi fanaan la mid ah masoo baxaayo asaga iyo Cabdullahi Zulfa , AUN Ahmed Shariif killler waa fanaaniinta aan ugu jeclahay oo heesahooda laga daaleenin , Fanaan Labo maahin
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 4 күн бұрын
RAXIIMULLAAH YAA RABB MAHADSANIDIIN
@abwaanbulchinaofficial3638
@abwaanbulchinaofficial3638 4 жыл бұрын
Yaasallaam Waxaanaa Cod lagaa Dhahaa masha allah Caasi Ma Ahan Bal dhageeyso Havsamida iyo nadaamka loo qaadooyo hewsta bal fiiribo👍🥰🌹🤩👏👌
@susuali1114
@susuali1114 4 жыл бұрын
Allay raxma raximiin. wart jano wadiga Raada Allaha ka warabiyo Amiin walal qalinagu ah ayad ehed.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Carab waye axmed abubakar Al camari walashis ilmo shiqal dhashay nin la dhashay nagta wasir maxamed cali nur roble la helow qarabo yihin guriga degmada shibis kaso hor jeda leyihin xalimo shiqaley abti u yahay great song aun
@anisadaoud9029
@anisadaoud9029 9 ай бұрын
alaa yirxamo nice song
@mohamedmire6820
@mohamedmire6820 7 жыл бұрын
Weli Kama soo bixin Uk 27..sano Axmaddey Abuubakar oo kale. .fantastic singer..thanks.
@libancohen
@libancohen Жыл бұрын
KZbinliban
@mahamedmahamuud9605
@mahamedmahamuud9605 4 жыл бұрын
Wax aan Ku qiyaasi Karo majiro fanaankaan heeeka uu fan kagaaray.wlhi fankiisu taariikh ayuu mudan yahay....illaahay naxariistii Jano allaha kawaraabiyo.
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 5 жыл бұрын
The style is the man
@gureymadare6957
@gureymadare6957 10 жыл бұрын
Yaasalam axmade abuubakar alcamaari heestii aheyd isugooynee axasan alahees
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Umad qasani walle madaxeda iyo mijaheedu isku maran bulshada qofba meelbu kuwacanyahay qof socod laaan iyo fadhi waxa sosaarleh ayu leeyay mid socod ayaa logu tala galay sida fananka qofka indha laaanti waxu kuwacanyahay madadalita bulshada iyo hees hawleeda ama maraxalada gudbinayo dhagoolku inaad ilaragten iyo inkale ma ogi lakiin waa walkar waxu qabanaya hawl anu qabanaynin midka dhaga qaba qofka curyaanki waxu kuwacanyahay fadhi kushaqayn halka qofka indho lahayn iyo midka gacamo lahayn ay kufiicanyihin fanka iyo madadalad bulshada hees hawleedka iyo marxaladi marka ukaheesayo mamul majire illhy aya umaqan umada🙉👌😚😊😋😙
@abshirhasan3141
@abshirhasan3141 12 жыл бұрын
Yaasalam al Fannan axmadey abuubakar axasan Yaa cod
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 4 жыл бұрын
Illahay haunxariisto💖legend
@Yusufhalig
@Yusufhalig 4 жыл бұрын
Allaah yarxamh wa umatu Muxamad
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 6 жыл бұрын
Alllah indhaha nama tiro ahmadey abubakar waxaa ka Qaldan Stelka waana indhah waxay keenaan in Aad isi saxdho
@abyan1351
@abyan1351 6 жыл бұрын
Abdullahi Ayoub ilyasiin wll manool yahay fanaanka
@dagan1586
@dagan1586 4 жыл бұрын
Maanta ayuu Geeriyoode😭😭😭
@huseinnasir5141
@huseinnasir5141 8 жыл бұрын
was fana yaab badan wan kahela hesa hisa
@trifelcotton6658
@trifelcotton6658 9 жыл бұрын
Thank you
@sooyow
@sooyow 8 жыл бұрын
Albumka ay heesahan ku jireen waxaa la yiraahdaa "Ciil iyo Calaf" qofkii haaya albumka oo dhameytiran fadlan ii sheeg.
@aynihussein1707
@aynihussein1707 8 жыл бұрын
aslmaclkm aboogeey awees MA heshi riwaayaddii ciil IYO calaf, anigabe waa raadinooyaa .
@sooyow
@sooyow 8 жыл бұрын
+Ayni Hussein walaashey Ceyni abtigey Cali Cusmaan Daroog ilmahiisa ayaan weydihaa inay haayaan ayay ii sheegeen waan kuu soo diraa hadiin kahelo helo. Albumkaas iyo Albumkoo kale oo Cuuddaay layiraah. waxaa ka mid ahaay albumkas "sano i sideed bilood naag kuu sabreysee waa layska siiyaa sadkeede, maxaad ii saxriirsahey sedexdeyda u haysataa sifadasey waa iiga su'aalee"
@aynihussein1707
@aynihussein1707 8 жыл бұрын
Min fadlak aquuya
@sooyow
@sooyow 8 жыл бұрын
+Ayni Hussein don't worry waan helaa waana kuusoo diraa
@abdallashop4090
@abdallashop4090 7 жыл бұрын
Aweis Ali Haji nabiilshuil
@ahmedshirewajaleyusuf5418
@ahmedshirewajaleyusuf5418 Жыл бұрын
Fanaanka talent ka ah waxa lagu gartaa inaan heesihiisa cidi ka daba qaadi Karin, been weeye yaa xataa isku dayi kari inuu heesaha axmedeey qaado waa special talent fanaanka keliya een tuhmayo inuu qaadi karo waa abdiqadir husein mayow buunis labadaa nin buunis iyo axmedeey cid ka horaysaa ma jirrto hadii heer caalami lagu qiimaynayo lkn somalidu waa jaahil ma qiimayn karaan talentka musica.
@MMC985
@MMC985 9 ай бұрын
Sax
@abdiwaliismaan1022
@abdiwaliismaan1022 7 жыл бұрын
m
@kaarladeeq835
@kaarladeeq835 7 жыл бұрын
been dheh jaceelka aragti ayuu ku bilowdaa fanaanka ayaa nooga filan iyo qisadiisa Luul iyo Leela
@rabiafarayare5396
@rabiafarayare5396 6 жыл бұрын
Lul iyo leyla
Zulfa Ubax la moodyee
7:07
Somali ET Channel
Рет қаралды 151 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 58 МЛН
Apple peeling hack @scottsreality
00:37
_vector_
Рет қаралды 126 МЛН
Siteey Qosol Wanaag iyo Axmadey Abuubakar
5:43
Xiiso TV
Рет қаралды 70 М.
Axmed Shariif Killer
7:50
Somali ET Channel
Рет қаралды 224 М.
Axmadeey Abuubakar Wabigii
5:29
Somali ET Channel
Рет қаралды 38 М.
RIWAAYADDI JACEYL FAQIIR GALAY MA FUDUDA
52:52
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 32 М.
Salah Bonge / Habiib Sharaabi (  LIVE  ON  STAGE ) Gacal Beenaa Igu guuriheysee.
6:13
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 32 М.
The iftin Band muqdisho
6:51
Somali ET Channel
Рет қаралды 111 М.
Axmadey Abu bakar ||  Heesta Hallow May Maqlaysaa With Lyrics
3:49
Keydka Heesaha Somalida(MudugBoy)
Рет қаралды 11 М.
Xasuustii Jacaylka Axmedey Abuubakar  Al-camaari
7:54
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 22 М.