The iftin Band muqdisho

  Рет қаралды 110,853

Somali ET Channel

Somali ET Channel

10 жыл бұрын

Пікірлер: 67
@bajsuhsgsusuej2824
@bajsuhsgsusuej2824 Жыл бұрын
Heestan,muqdisho,ayaaladhahaa,jeery,wuxuuleyahay,howlwadaag,is my home
@mohamudbullemohamed4683
@mohamudbullemohamed4683 5 жыл бұрын
Aduun xusuus buu u dhamaaday, maalmo aasmay iyo waayo qiimo badan, muuqaalka, miyuusiga iyo stylka ayaa igu reebaya gocosho, beryo samaa, oo aan lahaa asal , hide , qaran sharaf iyo karaamo huwan, bulsho isjecel , ehel aan aheyn inta ila dhalatay, asxaabta aan dagaan iyo fasal wadaaga aheyn wax macne ahi ima sameyneyn, waayo maba fahmi karin, wax iiga maqana ma jirin, ah iyo way alla maxaa naga lumay,
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Xusuus
@saidmussa6461
@saidmussa6461 8 ай бұрын
La Banda dell Gobbo ayaan ka doortey inaan habeenkaas galo pattaryga jubba 1982
@MMC985
@MMC985 8 ай бұрын
Tomas Milian si mi recordo
@liibaan1990
@liibaan1990 7 жыл бұрын
Habeenkaas two chioces ayaan lahaa inaan galo Cimena Missione oo markaa ka socay film la oran jiray COLPO IN CANNA ama inaan partyga Jubba aado Cinemada ayaan aaday filmkaa ayaa shidnaa ....Cawa meel aan aado maleh guri qurbo ayaan ku xiranahay dhaxan aya i heyso..fiq fiq
@kynaanful
@kynaanful 6 жыл бұрын
Liban Amore sory sxb wa aduu waa dhacsaa
@qaradd4265
@qaradd4265 6 жыл бұрын
Liban Amore allah adigaaba aduunyo wacan arkey anagu shamemo iyo part shidan misna ma helin
@hassanhussein8769
@hassanhussein8769 5 жыл бұрын
Liban Amore sub la so xariir asxaabtii xilligaas
@MMC985
@MMC985 5 жыл бұрын
Adkesso walalkeey
@roblemaer4834
@roblemaer4834 5 жыл бұрын
Sidee u ogaatay inuu filimkaas socday? Xiddigta Oktoobar?
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 11 ай бұрын
Drum ka waxaan u malayna yaa sulfa
@kananhashi8078
@kananhashi8078 8 жыл бұрын
iftiin band I miss this guys man either tho I was young when they exist
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Waa Maxamuud Jeeri.
@user-mw7lo5qf7f
@user-mw7lo5qf7f 5 жыл бұрын
Hadaad tidhaahdo fankaa fiican carabkaaba lagu goosanayaa!!GEEL MUXUU IDHAKUUL KA KASAA?
@isgow
@isgow 10 ай бұрын
The good old days
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 4 жыл бұрын
Wa drummer oo kiliya
@abuabu5615
@abuabu5615 Жыл бұрын
you can hear their inspiration of fusion funk and jazz. hip hop artistis re inteoduced this too
@jiimbaaroow
@jiimbaaroow 8 жыл бұрын
waa n nala xumeeyay. xaalna qof kama rabno.
@wiilhog6788
@wiilhog6788 3 жыл бұрын
wll sas hadhihiin somali somaliba leh 😭😭😍😭😭🇸🇴😭🇸🇴😭😭🇸🇴
@siyaadmustaf5054
@siyaadmustaf5054 3 жыл бұрын
Aniga xiligaaan ma gaarin club dance, laakiin shineemo soomaliya ku gali jiray 5 shilin, aduunyo waaye
@yosuf7333
@yosuf7333 6 жыл бұрын
Mugadisho Waa Lagu Yacay Hebalkasto Fanan Waye Muadosho Xal Qadi Waa Lagu Xumeyay
@garaadxasancabilaahitiitii4828
@garaadxasancabilaahitiitii4828 7 жыл бұрын
dadka somaliyeed qalbigooda musigaan ayaka maqan way is jeclaan lahaaye sidi hore
@MMC985
@MMC985 5 жыл бұрын
Bentaa maahan
@istanbulomar1018
@istanbulomar1018 7 жыл бұрын
Iftin is the best
@asiasalad9410
@asiasalad9410 6 жыл бұрын
Wamhasanthai.mabaxasuto
@abdulrashidwenka6852
@abdulrashidwenka6852 4 жыл бұрын
What music
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 10 жыл бұрын
Xasuus Berisamaad. Waa waagii anoo dhexda ii xirantahay, ookiyaalo Benson ahna ku kaabeynaa aan socodka ka soo bilaabi jiray Kultuurada Talyaaniga, Casa di italia markaan maraa aan Xidigta Oktobar hore usii dafi jiray kadibna Jiiro Norwey aan Ciyalka xaafada la camira jiray. Anagoo is wareersaneena Leeynkii Romaania ma qaxay, iyo Shanemo Missione Caawa maxaa dhagan abaaba. Carlos Mahadsanid sxb
@osmanb8446
@osmanb8446 2 жыл бұрын
Iyo diyaaraddii Aeroflot ee Visa ha lagu qaadan jiray...adduun iyo xasuustiis.
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 2 жыл бұрын
@@osmanb8446 Beesaani. Comnent 7 sano ka hor aa dib ii tustay.
@osmanb8446
@osmanb8446 2 жыл бұрын
@@Shaarkeey100 Waa mahad Alle haddaad nabad qabto, faaladaadii oo laga fal celiyeyna dib u aragtay. Runtii markaan faalada qorayey ayey igu soo dhacday inaad akhrin doonto iyo in kale wakhtiga dheer dartiis, misana markaad jiiro Norway soo hadal qaaday baan aeroflot iyo waayahaas i xasuusisay.
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 3 жыл бұрын
Wow mogadiaho capital city somali Republic
@nabadraadshe
@nabadraadshe 10 жыл бұрын
Carlos, than you very much indeed.
@MMC985
@MMC985 7 ай бұрын
You welcome
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 7 жыл бұрын
mustaf kulmiye somali wax koyta ah majiraan dalka waynu wada leenahay somalia ayaa layiraahdaa
@salimsos6931
@salimsos6931 2 ай бұрын
Bellissimo banorama adduunyo.
@MMC985
@MMC985 2 ай бұрын
Grazie
@somboyalqa8936
@somboyalqa8936 5 жыл бұрын
Yaa dawanayo 2018?
@mohamedabdulahi8376
@mohamedabdulahi8376 4 жыл бұрын
21 quti ah ba unlike saartay Somali dhalada ilaah ba iga dhigay
@best4last726
@best4last726 3 жыл бұрын
Carlos thx fam my favorite song
@MMC985
@MMC985 7 ай бұрын
You welcome bro
@ahmedtaajir5829
@ahmedtaajir5829 5 жыл бұрын
Still 2018 carlo👌
@MMC985
@MMC985 7 ай бұрын
Still 2023 hhhh
@mustafkulmiye5408
@mustafkulmiye5408 8 жыл бұрын
Mustaf waa runtaa shaarkay maxay ka yaqaanan kooytada shakar fone meeshu ahaa iyo lngta curuba lagu geli jiray taxiyadeena rinjiga ay marsanaayeen nooc yadooda waa iska xaal aduuyo
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 10 жыл бұрын
carlos thanks
@joonxaayow7300
@joonxaayow7300 9 жыл бұрын
Waa gan yaraa ahaa
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 7 жыл бұрын
10 shilling somali ayaa lagu gelayey hhhhh
@jasonsadly9336
@jasonsadly9336 4 жыл бұрын
Hayaa Wadani Maashaaallah. Berisamaadkii banaadir alow noo soo celi aduunka Waa labo bari
@yosuf7333
@yosuf7333 6 жыл бұрын
Reer Gadal Ka Gar aA Gobti Dumiyen Reer Badiye Bananka Xuulka Qaranka Duur DuuR Band Iftin Banad Wabari Xuulka Qaranka Duur DuuR Band
@muhumedmagan
@muhumedmagan 5 жыл бұрын
Yuusuf, Sxb adigoon uhadleyn Sidii Ruux Ciilqabey oo kaxumaa In La-la yeesho ama Soomaaloo dhan La Leedahey, Caasimada Ummadana U Aarka ineey-Tahey Inta-yar ee Suuqa Gaboobey ee Sarah's Duqoobey ee Funka-ha kudhashey Boqollaal-sano kahor Ee aanan la Dayactiri-Karin Xariiri-Dartiis, Suuqaasi oo Ah Suuqa KOODKA ee BAJIYAHA iyo BAARA-THAMUUD kiyo BATAATO-Macaanka Lagu Gado, ee Udhaxeeya Raqeyga Markaad ka Soo gashid Masjidka PAANIYAALKA IYO MASJIDKA ABAA-EEDO ILAA MASJIDKA Xagga Kawaanka- Maleeyga ugu-xigey,Ilaa-iyo-Sarti-36-Scale La-oranjirey, Haddaba Sidaa Darteed Waa Cuqdad-aad kasimantihii Laasin. Waxa La Idiin-ku Falley ood Saan ulla Cuqdadowdaana Magaranayo, Wayo REER -REER dulmiyey Waan aragney Laakiin REER aay Soomaali yoo dhan issugu Tagtey Ayagoo MUSLIN sheeganayo MA-arag Anigu, Tankalle Xamar-ta aad Soomaalida Iska-Xijisso waa AWOOWGAA uu ugo Yimid Ayadoo Dad-Soomaaliya Degan-yihiin oo dhergan AL-LAAH WAXSII-YEY oo Nimcadda aay ku Jiraan Darteed eey Habaar aheyd, Subbaga Maahinne Inaan, Saraca Beerta kaboxo iyo Caanaha-Garoorta ah ama Ciirtaba aan dhoho-e aanan GURYAHA Lagu-heysan-Jirin Oo Xeebta Ladhigi-Jirey Si-aay Safarada Soo maraa Loogu sadqeeysto Iyo Dadka Qaxootiga ah ee wadamadooda Dagaallada ka dhacaan, oo Aan Fillayo inuu Awoowahaa 4raad ka Mid ahaa Hadaa tahey, Sarahaasi Baaliyoobey ee Cuqdad kunoolka ah, Mana Layaabayoo Qof-Nafsi Kudhacey Waa Ahaa Kharaarka Hadalkaaga, Ama Aan dhohoba Hadalka-aad6 kasiman-tihiin eed ku hadaaqdaan Markastaa, waxaad se Moogtihiin in La-idiin Og-yahey5 ereygani aad- ku Hadaadan Dadka, inta5 aad AMAAN iyo Nabada Ogtihiin, Gadaal-Ka-Gaaraa,Goobti Dumiyey Idinkoo Iska dhega tiraya,Isna Moogeeysiinaya Taariikhdii ABKOW-GAA Iyo ABUULANKAA Markii uu Issagoo Qaxootiya dhulkani Lagu-soo dhaweeyey, Dadkii ku noollaa iyo ILBAXNIMADDII kajirtey, Iyo Soortii SABUULKII-DUBNAA SUBAGGII SIXINTA-AHAA IYO CAANIHII Lagu-soo dhaweeyey Iyagoo Qaxootiya Qaarkood aay Badda kulla-Jabtey doontaa, AL-LAAH Dartiis-na Loo soo dhaweynayey Odayaashani Soo qaayliyey Iyo Maa tida Habqanka ah,Ma aaynaan Cellin-kareeyne Waan soo dhaweeyney, Sidaan BUUGAAG-TII Taariikhda ka Akhriney Ama Odayaasheena Inooga Facaadiyeen, SOOMAALIDU waa Dad-nasaba wayo Kiiyoy-Shalle Soo dhaweeysey Isagooy Biyo ka-da ayaan, oo Markuu Tabareeystey isyire, TEMREEYSATEY Laakiin wali waa lagaa Tiro-iyo Taagbo badan-yahey, Oo xaasidnimo uu qabo-Darteet, waxaan Garanayo Loogu-Sameeyn Jirey, Ooy Hadana Kudayan-Jirin ooy2 iska Ignore gareey Jireen BECAUSE AL-LAAH kacabsigiisa, wayo Nin Adiga Kuumagana Yaanu-Dareemin Ciil-iyo Cidlo inuu-Joogo Oo uu dadkiisa ka dheerahey CARUURI-Markeey Wada-cayaareyso Waxeey Doonaan-ha isyiraahdaan LAAKIIN Odayaasha Markeey Mowlaca CILMIGA iyo MISAAJIDKA marka safka-Salaada iyo Sikalleba haloo-Joogee Akhii iyo AKHUU-Tow Ayaa AKHUL Muslim-un-Loo ahaa, Hase Yeeshee ARDAAL IDINKA xagiina-ah iyo Inkaar-Qabe Siyaasi Cuqdadeeysan oo Idinka-Xagiina kasoo-Need a WAA Nagu-badnaa, Waase Loo Dulqaadan-Jirey waayo DAD-LACISEEYO oo Somaalidu DIIN-Hasan Looku-karaameeyo Bulshadiina dhaxdeed a Ayaa jirey' Sidaasi Darteed waa La iska Liqi-Jirey,Waxyaabaha yaryar, Oo dhaqan-xumada iyo Xassid-Hadalka Iyo Fusuqii aay Lagabani-Jirin Kuwiina Ardaasha ah, ee Harqaanka Tollaa Iyo Kuwa6 MUUSIGA-tuma Ee HEESAHANA qaada,SOOMAALIDU ma-arki La-aayn, Fasahaadkii iyo Fusuqii aay Layimaadeen WIILASHII Ardaasha ahaa Ee Edeb-daraan Oran-karaaye ILLAA-IYO-CHINA Loo Geeyey Ineey Harqaan-Soo Bartaan ee Halka reer ka Koobnaa,ee Soo Noqodkoodii XAMAR iyo-INTA MAGAALO EE XEEBI KU TAALLA Lagu-Camirey oo Tagey Macal Harqaankoodi Ayagoo wata,waxaasi iyo waxyaaba lamida SOOMAALIDU weey arkeeysey Hase-yeeshee weey iska indhu Tireeysey, Waxaase uu waagaasi Dulqaadki dhamaadey Markii aad inta-Issaga Baxdeen PUULKII-ISLAAM--nimaddee PROTECTION-Ka Idiin-ahaa, ee aad Istiraahdeen Sifo Aan Tiro badnaan yaanan wax-la idiinka qaadine Darteed aad Hingiriis. Ood Pleas Daanax-Daanax Carab-waa haa Loo-daansahaa,Walaal-EDWARDOW DUB-kiyo-DIIRKA Ha ii Naxo, taasina Is GAASHAAN-BOOREEYSIGII IYO Toleysigii Pro-TALYANKA Ee Gibilcad-oo dhan keentey in la israaciyo, DAGAALKI-HANOOLAATO oo aay issaga horyimadeen Talyaani iyo GAASHAAN-Buurtiisii PRO-TALYAN la dhijirey, oo aay kamid ahaa-yeen CARABTII Deganeeyd BIIXAANI oo iyagu Lashaqeeysan Jirey Gumeeystaha Markastaba, ahaana iyagu dad-Sheegta CARAB-DHABA oo goor-dhaw timid Oo Ganacsi u timid, Waana aay cadeeysan jireen oo Soomaali manihin Beey Oran-Jireen, Iyo Dadkan-Kalle ee aad Adiguna reerkiinu kamidka ahaa Saan-u-badinayo Mana-Hubo oo waa Malahaa ygiyo Tixraaca Hadalkii aad Meeshani ku-soo Qortey, Dadkaasi-oo dega iyaguna XAMAR-WEYNE iyo SHANGAANI iyo walliba SHIBIS OOy Soomaalina kullabantey, Iyo BAANIYAAL OO iyana Ladeggi-Jirey Gibilcada Degtaa XAMAR-WEYNE Ok BAANIYAAL-LOW yaad aheyd waa Dad asalkoodu HINDIA oo MUSLIM iyo GAALOBA Hiisugu-Jirra oo Qaar Horena Qarnigii 18aad Baayac-Mushtir Badahaasi kaga imanjirey, Waana waqtigii Dawladdii-Cusmaaniyaddu Katalineysey Caalimul-ISLAM Beesha-4_reeysa Isbaheysigii PROTAYANKII Waxeey ahaayeen.Candhuuftii Kadhallatey Intuu Saan-Cadaaluhu joogey dalkeena,Carab iyo Cajabi Hindida Baaniyaaalka,African iyo walliba Gabdho Soomaaliya Kuwo Laga-dhallay,
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@@muhumedmagan Heesta “gadaal ka gaar” way ka horreysay 1991kii. @Xamar Waa Lagu Xumeeyey” 1992 buu Axmed Naaji soo saaray. Way naga wada burburtay oo dhismaheedu dhanka ilbaxnimada waqti dheer buu qaadanayaa.
@yosuf7333
@yosuf7333 6 жыл бұрын
Farmajo Fananinta Cusub Safka Dabe plz Gurban Nin YaqaNo aA Garaco
@jiimbaaroow
@jiimbaaroow 8 жыл бұрын
10shilin goormee noogu dambeysay sheeeeeeeeeet
@alielmi5035
@alielmi5035 3 жыл бұрын
Waaw mogdisho xasuus wacan salax
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Who are the people who disliked it?
@mohamedabdulahi8376
@mohamedabdulahi8376 4 жыл бұрын
Waaa dhashii awoowayshod gumaystaha u fataali jiray waxa dislike ta saaray
@alishafti5977
@alishafti5977 2 жыл бұрын
Sunday people aa dislike saari.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
@@alishafti5977 Cajiib. Jerry wuxuu leeyahay “ Mogadishu is moving on.” Geesi.
@alishafti5977
@alishafti5977 Жыл бұрын
@@roblemaer4834 Jeeri, geesi iyo nus waaye abaa. "Mogadishu is moving on YEAH."
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 10 жыл бұрын
Kooyto alaabtaan maxee ka kaseehee
@aliyare944
@aliyare944 6 жыл бұрын
Shaarka kkkkkkk Masha Allah
@hadjiaden4455
@hadjiaden4455 Жыл бұрын
0
The Iftin Band Al uruba night club in mogadishu somalia 80s
6:51
Somali ET Channel
Рет қаралды 154 М.
YAA WANAAGSANAA SICIID DUCAALE SHIIQALOW IYO ISMACIIL GIRIILE ?
12:05
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 11 М.
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 61 МЛН
Walbahaar kalgacal baa igu waabariistee,  Leyla Cabdullaahi
31:37
HOGAAMIYAHA KOOXDA IFTIN BRF  ABWAAN SACIID SALAX AHMED
18:19
Abwaan Shooli
Рет қаралды 3,4 М.
Salah Bonge / Mohamud Abdulla Jerry (  IFTIN BAND LIVE   )
3:55
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 1,5 М.
Kooxdii Iftiin 🔥Iyo Heesta "DHIGA BARYO LAGA MA SUGO"
7:49
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 10 М.
The Iftin Band Muqdisho Is Moving On
7:21
Somali ET Channel
Рет қаралды 66 М.
dur-durband.1986.muqtar ramadan iidi part 2
10:20
cujer cajami
Рет қаралды 70 М.
Xasuustii Jeeri iyo Kille  Live Music
4:38
Curubo Films HD
Рет қаралды 20 М.
Abwaan Saciid Saalax oo ka sheekeynaya heesta hareeraha ad 0001
4:59
Abdirahman Sharif Mohamed
Рет қаралды 14 М.
Sirmaqabe (No Secrets)
6:30
Iftin Band - Topic
Рет қаралды 9 М.
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 5 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 620 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 121 МЛН