Hoyga faanka cawan siyay hargiesa. Lkn reer qawoyi maiihi.💜💜#from 🇸🇴🇸🇴
@abdirahmannblue48915 жыл бұрын
Alloora intii hore wad hurudaydee 😂😂
@jamalali78425 жыл бұрын
Anaga rer waqoyiya lkn somali wa somali
@abdirahmandaahir28155 жыл бұрын
Hore ayaa loo siiyey
@ibraahimsuuleyibraahi6182 жыл бұрын
@@jamalali7842 67
@Naxariiso5 жыл бұрын
Hargaysa Hadhwanaagay Hoygii hooyada soyaalka Sugaanta Somaliyeed ayaa tahay Ahaana Doona anaa qiray ee ma ila qirteen axsaabay much love to Hargaisa Hoygii Fanka Somaaliyeed Nolaada
@dahirfinin81355 жыл бұрын
masha allah arshe wuxu i xasuusiyeey adeerkaye Axamed mooge liibaan waaaaaaaw sxb waan ku wataa
@Warsame-pp2zx5 жыл бұрын
Ahmed Aarshe waa fanaan dhaba wuu ismuujiyey markan masraxan kumuu fashilmin aniga aragtidayda 👍👍👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏
@abdikaniibrahim59265 жыл бұрын
Wlhy waan murugoodaa markaan wax ka qorayo fankii hore iyo siduu imika yahay markaan arko waxaan ahay qof suugaanta aad u jecel iyo fanka lkn aan nasiib u yeelan heestan waxa lahaa erayadeeda baashe waraabe cade laxankana AUN axmed yuusuf gacayte hadii aanay reer somaliland jirin fanku muu jireen
@salmaanstylar1155 жыл бұрын
WAXAABA LA MOODAA AHMED MOOGE OO HADDA JOOGA ALLAW NOODAA AARSHE
@abdirehmanibrahim37744 жыл бұрын
Axmed aarshe inta codkisa igula raaxaysata like ku qabo ❤ Axmed mooge alle ha unxaristo 😥
@winmetrofetrometrofetro92715 жыл бұрын
Aarshe is my favourite singer and he is singing a song from one of the best Somali artist Ahmed Mooge Liban. 👍👍
@mustafaaden7365 жыл бұрын
Cabdinaasir Macalin Ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha kuu barakeeyo.
@boqortooyadashacraawi55285 жыл бұрын
Axmed iyo Maxamed ilma Mooge Alle haw naxariisto waxay ahaayeen xidigaha fanka kuwooda ugu fiican anna aan ugu jeclahay. Boqortooyo
Wooooow alla yacisak ahmed arshe top one u isaga ugu haysta mesha uguna cod macan
@faarahahmed14764 жыл бұрын
Masha allah quruxbadanaa madashu waa dhulkii barakaysna
@abasali48694 жыл бұрын
Meeshaan ayaa lagugu kala hadhay wllhi Axmed aarshe waa fanan buuxa heestaan ayaa u qiraysa waliba way adag tahay hestaan fanan fanan ka tagay ayaa keeni karo Go forword
@hodanmaxamed54935 жыл бұрын
M/Allha Aarshe Alle codka kuu barakee Walayaabay eesh cala cod
Axmed Aarshe waan kuugu shubay. Axmed codkiisii waad keentay mahadsanid.
@samawade2825 жыл бұрын
Codka dabacsan dananka tenbada cuudka iyo naaxiyada heesta sida uu ugu raaxaysanayo Bal daya Nin faneed wan ka haynaa Zxb Ahmed mooge oo halka taagan weeye
@raxmacali11045 жыл бұрын
Waaawwaa dadkaygiii hor marwacan i miss hargeisa dalkagiiii hore usoco
@hanadfilms45835 жыл бұрын
Wakaas hadaba Fanaan👌🏽👌🏽 Xidiga usoo baxay xidigaha Somaliyeed. Video clip fanka kuma joogo Ahmed Aarshe ee dhuuntiisuu ku joogaa... Hore usoco Aarshe...
@omarseid28535 жыл бұрын
Maash Allah Axmed wuu codmacaanayahay Wuu noqonkaraa xidigaha xulka aha
@boqortooyadashacraawi55285 жыл бұрын
Heestan arshe waxa uu kaga qayb galay 2015 Somalind got talent gii, balse waxaa xasuus leh inuu ka sareeyay oo ka cod macaanaa nin la odhan jiray Sadaam sky oo aan Burco 2016 ku kulanay 2 jeer. Sadaam waxaa la hadhay waayaha balse sida arshe ayuu lahaa Hibo cod iyo xataa laxan curin cuddoon oo uu arshe dheeraa. Boqortooyo
@aragsan65525 жыл бұрын
Shacraawi Channel wayuhu lamu hadhine Aarshe fankisi wuxu geliyey dalkisa halka sadam sky isna uu wareegay muqdisho oo fankisa lagu liidey welina ku sugantahay
@lulabdirashid31005 жыл бұрын
@@aragsan6552 wwwww
@salmaanstylar1155 жыл бұрын
MZHA ALLAH HAKU DHOWRO AARSHE FNAN QRN
@nuurtohassan85245 жыл бұрын
Masha Allah cod macaanaa Aarshe Ahmed mooge liban yar❤
inta aan garanaynin ayan uu sheegaya ee Ahmed aarshe heestaas waa tu kuso baxay 2015 tartanki somaliland got talent heestas ayuu dhawr Mar qaadey isaga iyo faysal iyo sadam
@farhiyoalinunow76895 жыл бұрын
Arshaa ugu codqurxoon
@mohamedjamma32795 жыл бұрын
Fanaan buuxa layskama heese ninkani talent won somaliland got talent program
@ahmedidirisabdi24215 жыл бұрын
Yaasalam Halkeda ayudigey 👏👏🤘
@dalmarg57945 жыл бұрын
1 Ahmed Aarsho 2 Dalmar yare 3 mursal muse 4 yurub geeyo 5 Mohamed Bakal cinro Saas ayan ku Codeeyay Aniga
@mohamedhamse10615 жыл бұрын
Abdihani miyaad daawan pro
@dalmarg57945 жыл бұрын
@@mohamedhamse1061 waan dawaday bro
@baroakhlaaq17835 жыл бұрын
soomaliya mise somalind somalind Ha iskmaqnaato soomaliya iga badan real
WAXAN LA CUNAYO AYAAN GARANWAAYEY LAMA ODHAN KARO WAA UBIXII ITO MASHA ALLAHOBIYA OO HABLAHEENA SHARAF BADAN KUMA OGI ...ADIGU XALWAD IYO SALOOL
@aminibrahim83604 жыл бұрын
Walaahi Cod bu hayaa Aarshe ku soco
@zharmohjozeph63575 жыл бұрын
CunugaN XidgaHa Gezka Wu Ka dhex IfyaH Nin Codkisa Izku zo ZarY Arzhe
@yoocaaletodhagaxbuur62355 жыл бұрын
Waad ag dhigtay heeskan Dadaal muuji sxb
@hoodaalehoodaal98285 жыл бұрын
axmed aarshe was laysku raacey ..meeshan cid waliba wey fadhidaa ..qudhunka qabyaalada ka ilaaliya ...ina xasan ganey salaan gaara abwaanku marbaan ka milicsadey muuqaalada ...dalmar looma kala hadhin