Xogo Cusub oo laga helay Heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland

  Рет қаралды 73,704

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 298
@mustafemohamed9528
@mustafemohamed9528 Ай бұрын
masha Allaah hore u soco mudane wasiir
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Ай бұрын
ManshaAllh wasiir ilahay garabkaga ha galo kii citirafka somaliland ku gulaystana Allah hakaa dhiigo gulayso mudane wasiir
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez Ай бұрын
Baal cajaladihisi hore ku nokho waa 2 khof
@abdala3475
@abdala3475 Ай бұрын
@@ZahraIbrahim-vp2ezmelna kumu odhan awdal state ee shekadiinu wa nin ree awdala yuuna mamulin wasarada iyo kulmiye cidi kaso horjeda wa anti somaliland
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez Ай бұрын
@abdala3475 horta wuxi dubnaa ee horee ayaan dhegeystey awdal waa xudonteydi mantaa anigu RIYALE ayaan soo celinlaha labaa mabda'a oon islahayn waa ceeb tarkhida kuu galeysa
@AhmedMohammed-oq5bp
@AhmedMohammed-oq5bp Ай бұрын
Duco aan lagaa aqbalayn aamiin lama yiraahdo
@nsrthegreat5748
@nsrthegreat5748 Ай бұрын
@@ZahraIbrahim-vp2ezmuxu yiri cajalada hore?
@abdihakiinibraahimdayax1775
@abdihakiinibraahimdayax1775 Ай бұрын
Masha Allah Waa nin shaqadiisa garanaya Waana nin wadaniya Ku soco wasiir ❤
@caydaruusibraahim4395
@caydaruusibraahim4395 Ай бұрын
Good waa wasiir Adag oo Daacada ha lala shaqeeyo Wasiirka
@shakhassan2564
@shakhassan2564 Ай бұрын
Wasiir Abdirahmaan daahir adaan legend keep going
@haybemaashaalaalnuux8540
@haybemaashaalaalnuux8540 Ай бұрын
Masha alalaah mudane wasiir
@haybischannel
@haybischannel Ай бұрын
Dahir riyaale ayaa ka dhex muqday hadal yar o macno badan xabarsan🎉Well done ❤
@BushraYuusuf-h2q
@BushraYuusuf-h2q 14 күн бұрын
Masha alaah hore usoco mudane wasii
@grdaudabdi2506
@grdaudabdi2506 Ай бұрын
Ninku waaba nin adag aragti wacan indheer garad ah wax badan ubilabanyihiin keep going
@AbdiqaadirAbdilaahi-ii2uo
@AbdiqaadirAbdilaahi-ii2uo Ай бұрын
Mudane wasir nin alle ku xidhani waxba ma waayo Inshaa allaah alle hakula garab galo
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz Ай бұрын
insha'Allahu ‼️ guul insha'Allah Somaliland guul insha'Allah Somaliland guul insha'Allah Somaliland guul insha'Allah Somaliland guul insha'Allah Somaliland
@cJiBAA
@cJiBAA Ай бұрын
Saciid frvg ❤❤❤❤😊😊
@caydaruusxirsi5707
@caydaruusxirsi5707 Ай бұрын
Absolutely wasiiir sifiican ayaad uga jawaabtay su,aalahaa xildhibaanku ku waydiiyey
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 Ай бұрын
Waziir culus allaah hakugu garabgalo masuuliyaddaa ❤❤❤❤❤❤
@FadumoCilmi-o1k
@FadumoCilmi-o1k Ай бұрын
Masham allah
@khadarindhojacayl6256
@khadarindhojacayl6256 Ай бұрын
Guul iyo gobonimo wasiir 👌🙏
@ahmednuur8687
@ahmednuur8687 Ай бұрын
Thanks man your good personality
@Maame65
@Maame65 Ай бұрын
Xildhbaan ka iyo Wasiirkuba si wacan bay u hadleen guuleysata
@HadiyaabdurazakMohamedabdi
@HadiyaabdurazakMohamedabdi Ай бұрын
Maasha allaah mudane wasiir ❤
@RidwaanCali-e4d
@RidwaanCali-e4d Ай бұрын
Hamblyo ❤
@AbdillahiAbdikarem
@AbdillahiAbdikarem Ай бұрын
Horta ma wariyaaa mise waa xildhibaan
@shakhassan2564
@shakhassan2564 Ай бұрын
Guul wasir
@AadanCabdi-yj7pb
@AadanCabdi-yj7pb Ай бұрын
Mashaa allaah
@AskarEmpire
@AskarEmpire Ай бұрын
Mansha Allah well said wasiir war madonayno in itobiya cidan naso dul dhigato ay mardhaw nagu xasuuqdo wixi an cidan ahayn wan ogolahy in lawada ganacsado lkn Ciidan iyo hub madoonayno
@SahalYaasiin
@SahalYaasiin Ай бұрын
Maasha Allah wasiirka kalsoonibaa ka muuqata heegona looga biqimaayo
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
MOU waa la laalay Ethiopia dhul looma hayo belaayo lama soo dhoweysto aan kuu dhoweyn maanta waxa Falastiin ka taagan waa u jeednaa ictiraaf Ethiopia na siisaa meel nama gaadhsiinayo
@mubaarikaxmedmubaarikaxmed5150
@mubaarikaxmedmubaarikaxmed5150 Ай бұрын
Xildhibaan hanyar iyo aragti liit ah midna khayr malaha
@cabdilahiyuusuf3261
@cabdilahiyuusuf3261 Ай бұрын
Well done wasiir
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
KOLAY WASIIRKU KALSOONI WUUNA SIIYAY HADA DIB WAXAY KANOQOTABA 😅😅😅❤❤❤
@QasimAsraar
@QasimAsraar Ай бұрын
Good idea abdirahman
@muuseismail
@muuseismail Ай бұрын
Wasiir Guuleyso
@shakhassan2564
@shakhassan2564 Ай бұрын
Wasiir khabir ah shaqadana u leh
@YusufAhmed-w3r
@YusufAhmed-w3r Ай бұрын
Masha alaah nin adag
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz Ай бұрын
Su aal cajiibbo insha'Allahu
@VivaWNP143
@VivaWNP143 Ай бұрын
Isma dhamaan labaduba
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed Ай бұрын
Maasha allah wasiirku waa iska difaacey suaali ciladeysana ninka bidaartiisa kashaqeeya omu uu sheegayo mala tusey isaga jyio xildhibaanadiisu iyo shacabkuba
@abdulwahidmohamud-s1n
@abdulwahidmohamud-s1n Ай бұрын
Si fiican ayuu u hadlay,kuwa halkan ku wax kusoo qorqoraya waa doqomo.lakin quluubtiisa Alla og.
@AwallehDARAR-d2f
@AwallehDARAR-d2f Ай бұрын
Gesi guuul
@kl8650
@kl8650 Ай бұрын
We want the MOU. Do not Sabotage the people of Somaliland. We do not want Somalia.
@MohamedMuuse-v6e
@MohamedMuuse-v6e Ай бұрын
God point wasiir waad ka jawabtay su aasha sax weye jawabtu lakin qodax oo xildhiban u ahaa muu arag heshiskaa markaa siduu qof wasira oo hada timid ugula ordaa isagaba xildhiban u ahaa manu arag mrkaa ma wuxuu xildhibanku is yidhi intan lagu waydin kaga hore kkk
@FarahAbdul
@FarahAbdul Ай бұрын
Shaki yuu kaa galin MOU la sheegayay waxa doorashada ku galiyay Muuse biixi sida aan filayana lacag buu ku bixiyay Muuse biixi 😂😂😂😂😂
@abdirizakabdiahmed7667
@abdirizakabdiahmed7667 Ай бұрын
Heego caqli xumaaa Kaaba dad dhiman
@CabdiraxmanQolay
@CabdiraxmanQolay Ай бұрын
Wasiirka ha waydii suaalaha beer nimada ah shaqadiisa wax ka waydii!!!
@AhmedHandule-b5p
@AhmedHandule-b5p Ай бұрын
Wasiirka waxa looga dhigayba sow maaha is hortaaga MOU,ga
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
SAX
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
FARIINAAD EEDEEN
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
MOU heshiiskii Turkiga ee Somaliya iyo Ethiopia ayaa lagu laalay
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Maxaad ka qaban kartaa?
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Calooshiisa kuma jiro lkn hada siduu inoola hadlay waa siwanaagsan
@abdoulazizmohamed4543
@abdoulazizmohamed4543 Ай бұрын
❤❤❤
@dr.abdiweli3803
@dr.abdiweli3803 Ай бұрын
Meeday MoU la sheegijiray? Xukuumadda cusub laguma wareejine? M/weyne muuse isagoon xilka wareejinin ayay Ethiopia ka baxday oo ay somalia la heshiisay. Kkk xildhibaankii kulmiye Qodax , waa kaas daydayaya MoU ma aragtay ayuu waydiiyay wasiirkii, jawaabtiina waad aragtaa “maan arag ayuu yidhi”. Dee wax aanad arkin oonad hubin wasiirka ha weydiinin
@abdihassan4382
@abdihassan4382 Ай бұрын
wa sual yaableh
@abdikadirabdiaziz2869
@abdikadirabdiaziz2869 Ай бұрын
No ictiraaf sheekadiina waa ila meereyso lkni nabadda aad haysataan Allah idiin siyaadiyo
@QasimAsraar
@QasimAsraar Ай бұрын
Ictiraf dhul Maloo ii binkaraa it's best
@SaedAbdilahi-v1e
@SaedAbdilahi-v1e Ай бұрын
Maasha Allaah. Well done Waziir. Runtu raga ma disho way ka nixisaa uun! Hambalyo from reer Burco. MoU does not get us recognition. Talking with Somalia and UN supervised referendum of Somaliland will win us recognition like Eritrea versus Eithiopia and Sudan versus South Sudan. There is No Awdal state that is recognised by Somalia.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
WELL DONE MUUDANE XILDIBAN NIIN MAR WAASHYE BUU CIIRO NOO KEENYE
@horijoogmedia
@horijoogmedia Ай бұрын
Noolow xildhibaan
@Fitaah
@Fitaah Ай бұрын
Xaniye cade 🎉qodox guuulaso
@hamseabdimohumed8707
@hamseabdimohumed8707 Ай бұрын
Wasiiirku hadalka waa gabagabeeyay itoobiya dhul iyo bad ayay rabta..
@AbshirMiigane
@AbshirMiigane Ай бұрын
Uctiraaf cadaab ugalimayno mansha allah nin rageed waa runtaa
@MustafeAbdiraxman-m2t
@MustafeAbdiraxman-m2t Ай бұрын
Dadka jaarka ah muxuu ugajeeda????????????!!!!!!!
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df Ай бұрын
Mnsh allah hambalyaan leeyahay gudida baarlamanka iyo wasiirka arimaha dibada. Siday waxiskulaqaden
@abdiwaliisse3082
@abdiwaliisse3082 Ай бұрын
Xil qodax ma weriye waraysanaa mise xil la xisaabtamaya
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l Ай бұрын
MAXAA. KAAGALAY
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Waa shaqadiisa inuu waydiiyo waxa shacabka kaguuxaya
@Goodmen-l5e
@Goodmen-l5e Ай бұрын
Wuxuu ula hadlayaa inuu u dhiibtay xilka asaga😂😂😂
@HassanXusein
@HassanXusein Ай бұрын
dhulkayaga ictiraaf siisanmayno.
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 Ай бұрын
Xildhibaano aan lahayn aragti dheer oo aan garanayn maxaa damqaya qarankan curdinka ah maxaa calool xumo ku beeti kara dadka wadanka idin la le ee hadana wacyigoodu yaryahay oo cadawgeena badan uga faa'iidaysan karaan Maxaa haboon oo lagu hadlaa maxaa habow ah o layska hareer maraa ayaa umadii hogaaminaya Waxbaa la mucaaridaa bas hadalkaa cid lagu adkeeyaa Cidbaa layska iibiiya ayay ku soo ururtay Ilahow wadanka dad wanaagsan oo aragti dheer nagu dhiib xilka
@Kilaaspodcast
@Kilaaspodcast Ай бұрын
Wixiisu waa xaydha jecli beerka jecli. Unclear responses😮
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 Ай бұрын
Nin raga weeye wasiirku.
@jesssandulle8162
@jesssandulle8162 Ай бұрын
hunu hunu weligin wada.
@lutfi9892
@lutfi9892 Ай бұрын
Si fiican ayuu uhadley wasiirka, Ethiopia bad ay dhacdo ayey rabtaa, ictiraafka ilaahey baa haya hadii 200 oo dawladood aad ka rabtid ictiraaf mid walba bad masiin kartid ee sikale aynu uraadino ictiraafka
@maxamedBeleel
@maxamedBeleel Ай бұрын
Anigoo isaaqa kula midaa in uu xildhiban beegsaday mar hadii wasirka arima dabadu yahay rer awdal in uu shaki gaaliyo shacabka somaliland dhamantood iyo gar ahaan dhacabka awdal kal qaybiin qaran buuna wada wlhy xildhiiban qodaa wana in lugu laa xisaabtama ariinkaa uu kula kacay wasiirka ariima dabaada
@mukhtarbaaz5574
@mukhtarbaaz5574 Ай бұрын
Libaax wuu ideeqay hadalkiisu sacaadatul wasiir alle hakugu asturo xilka aad umadaa mudada badan halganka ugu jirtay heli taanka icriraaf ka somaliland
@Jhjfnkmekmrlmr
@Jhjfnkmekmrlmr Ай бұрын
Marka xilka lagaa qaado, uun Hala soo bixin wax kale😅
@nimcoahmed536
@nimcoahmed536 Ай бұрын
Badada hixtiraaf ku ebso waa xayawaannimi mad china ama dowladaha waweyn ka kireysatiid 50 sana waxey la mid tahay in aad sisay badada
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 Ай бұрын
ilka dheer ina cadiid ayaa dhix haadlaya
@AhmedMohammed-oq5bp
@AhmedMohammed-oq5bp Ай бұрын
Heshiis laga qariyey barlamaankii iyo xataa wasaaraddii arimaha lol
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 Ай бұрын
Rijaal wasiir buufi cayayaanka
@hiaduqaadsamesomalilander3640
@hiaduqaadsamesomalilander3640 Ай бұрын
Wasiirku waxa uu inoo dheegay in uu qadiyada qaranka Jamhuriyadda Somaliland iyo ictiraafka jamhuuriyadda somaliland aamisan yahay oo uu ictiraafka jamhuuriyadda somaliland ku dadaalayo ayuu inoo cadeeyey bûlshada ree somaliland taageero ayey ku siinaysaa arinkaassi waana shaqo sax ah inaynu dhamaantern gacmaha isku qabsano
@sareedosimanchannel6427
@sareedosimanchannel6427 Ай бұрын
Waba laga shikisanayahay isna uba oyayaa
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 Ай бұрын
😂😂😂😂kani waa hayaaaaay 😂😂😂
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Hayaay maxaad kawadaa ?😅
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 Ай бұрын
naxaad ufahntay??
@aweysali8546
@aweysali8546 Ай бұрын
Prankigii masoo dhamaaday hada kkkk
@nucmanabdiraxman7893
@nucmanabdiraxman7893 Ай бұрын
Nacnac nac kuma wadayso wllhi nin ragaa ku helay 😂😂😂
@Cilmi-s1z
@Cilmi-s1z Ай бұрын
Maxaa cusub oo laga sheegay, ninkaan maba arag ayuu yiriye? Ma isagaaba ka hadlay.
@calimaxamuudabuuilaas8203
@calimaxamuudabuuilaas8203 Ай бұрын
لقد طرح خمسة اسئله ما لهم فائدة😂
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l Ай бұрын
SHAQADAADA. MAAHA NINKOOW. ADAA. BILAA. FAAIIDO. AHE
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 Ай бұрын
😂😂😂😂 adigu faidee donaysay 1iyo2 ino sheeg
@samayntafadhiyadadibada2534
@samayntafadhiyadadibada2534 Ай бұрын
Ethiopia wax bada uma hayno
@faysalcilmi
@faysalcilmi Ай бұрын
dhuleena waxkasta madhaafsanayno badeenuna waa lama taabtaan
@AkaderAbdishid-cl7kn
@AkaderAbdishid-cl7kn Ай бұрын
Ictiraafku dhulka lugu ibin mayo waa tuug ragii heshiska galey ha la xukumo tuugyoow dhulku waa sida hooydaa marka dhulkuu iib ma aha
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l Ай бұрын
AFKA. KAMAAD. HADALE. FUTADAAD. KAHADASHAY. BAASTAR. DHULKAAD. SHEEGAYSO. ANAGAA. SIDUU. UDHANYAHAY. ITOOBIYA. IYO. MARSYKAN. IYO. RUUSHBA. KAIIBINAYNA. EE. INTAXUNEED. FADHIDO. HAYSO. YAAUBSSHAN. QADHMUUNKERDA
@dualehissak1536
@dualehissak1536 Ай бұрын
😢
@AadanQiirood
@AadanQiirood Ай бұрын
Adeer hadanad ictiraafka cadaabta ugalayn baneekursiga nadhaaf ciilqabayahow
@shakhassan2564
@shakhassan2564 Ай бұрын
Abdirahmaan lipaaax
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar Ай бұрын
war waxan wasiirmaahin ilaa hada isku dirbuu wadaa itoobiya
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 Ай бұрын
Mudane Wasiir waad ku mahadsan tahay in aaad Fashilisay Bentii Mou-ga ee la donahayay in xeebta awdal lagu badasho ictiraaf been ah.
@mohamedomar-sx9oh
@mohamedomar-sx9oh Ай бұрын
Suasha awadal state inla waydiiyo may ahayn wasiirka waayo wax cadaynaya uma hayo xildhibanku
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Inla waydiiyaa waasax waayo beri hadii madmadaw lagu arko hadhawbay caqabad kunoqonaysaa
@ibromow6975
@ibromow6975 Ай бұрын
Waad asiibtey. Waa suaal qaldan suaashu.
@dr.abdiweli3803
@dr.abdiweli3803 Ай бұрын
Xildhibaan qodax wuxuu sameeyay su’aal cunsuriyad ah, waa gef weyn oo kulmiyaysan, kalaqaybintii kulmiye lagu yaqaanay macnaha reer awdal ayuu ka soo jeedaa wasiirku weeye. wasiirku wuu iska celiyay “midnimada Somalia maxaad ka aaminsantahay.
@MohamedYousuf-zo2mt
@MohamedYousuf-zo2mt Ай бұрын
Waaba su'aashii ugu wanaagsanayd ee la waydiiyay.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Maan fahmin. Qofka diida Mou-ga ma Somaliland ayuu ka soo horjeestay? Kooxda kulmiye waa koox xaaraan ah oo buka. Waa kuwa lafaha qaata ee ay Adna hogaamiyo.
@johhnmeyzon906
@johhnmeyzon906 Ай бұрын
Wasiirka su asha wadal mayhayn innad waydiso waxy hayad kaliyata tarikhdisa iyo horu socodka xilka u dalka uhayo wuxuuka aminsan yahay wayo wasarada ujoga wa muraayaddii dalka iyo dadkaba marka sidu.,uhoramarin nayo iyo hadafkiisa horumarinneed
@ISAAQMIDDEYE143
@ISAAQMIDDEYE143 Ай бұрын
Waa in ladilaa hooyadii wasaaha langaabka samaroon 😡😡😡
@suhaybsaleban5120
@suhaybsaleban5120 Ай бұрын
Magaca noo dhig laxey isaaq ma tihide 😂
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 Ай бұрын
Markahoreba cirro hadduu dalka daacad uyahay kuwaqaddiyadda SLND kasoohorjeeda amma cadawga ushaqeeya muu aamineene wuu ugutalagalay inta dareenleh eedhiigleh eexumuu dhibayoow toosa oo indhaa kuhaya innaalillaahu waa innaa illeyhi raajucuuun xasbiyalaahu waa nimcalwakiil Allaahu Akbar kafalaashar
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Ай бұрын
Cadaw iyo saaxiib maxaad ka garaneeysaa. Amxaar doonaya soomaaliya oo idil ayaad leedahay ictiraaf baan uga badashay dhul iyo bad waxaa mahad eebbe ah ineeydnaan mas'uul ka aheeyn geyiga soomaaliyeed oo aad tihiin beel saaqiday oo sufaho ah. Dadka sufahada ahna maalkooda iyo reerkooda baa loo maamulaa kolka mas'uul baa leeydiinka yahee labada gobol ku dhex-noolaada
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Somaliland la wada leeyahay ayuu Ciro dhisay oo musuq iyo cadaalad daro ka madax banaan ee sxb iska naso koleyba Muse loo darsan maayo
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 Ай бұрын
xasbiyalaahu waa nimcalwakiil Allaahu Akbar xageekaha hahadasheen ee ilaqabateen rabanaashfiik maxaalawada yeelanayaa jabuuti oo cadawga SLND ah iyo faqashta inooheshiiyey eeg aniya sida faqashta ha iilahadlina
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 Ай бұрын
Ciro iyo SLND ba anaa ah afkiina toosiya amxaar maxaadkawadaa ma ictrafka?oo cajiibbaaba tihiinne qosol yaaleh
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Ай бұрын
Caadadii fadhi-ku-dirirka ayaa kaa muuqatee jooji fara taagtaaga oo dhaqan wasiir la I ow.
@icecreamgiroontheline
@icecreamgiroontheline Ай бұрын
Halkaa waxa kacad inu diidanyay Ilaa hada mahayno caqliya maha Xogtii wadanka walaydinku Warejiyay wadanina ma arag laydinka dhegaysanayo
@cabdiaadan36
@cabdiaadan36 Ай бұрын
Xildhiban qodax su aalihiisu maaha, su,aal cafimad qabta
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Keen suaalo caafimaad qaba adigu suaalaha lawaydiiyay waa suaalihii shacabka kadhex guuxayay sidaanu rabnayna way udhacday
@marianelmi6168
@marianelmi6168 Ай бұрын
Omg Unqualified Foreign Minister His body language shows he s not telling the truth
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 Ай бұрын
Isàaq qacqli xumaa nin ayeey ranaan samaroona iney dhahaan badaad iibi
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l Ай бұрын
ISAAQU. KUWASYE. ISAAQ. MADIRANE. CIDII. DIRATAY. IYO. ISAGABA. WAAN. AXISAABTAMAYNAA
@HuseinYousuf-v3m
@HuseinYousuf-v3m 22 күн бұрын
Wasiirka waa in bedelo
@Abdulkadir-ml3kt
@Abdulkadir-ml3kt Ай бұрын
Awdal state haduu ahaa dhibmale saluug uunbu qabay sowmaha mantana isaga midida dabkeda haya oo saxaya wuxu tabayay🤷🏽‍♂️ ethiopia sow jabhadii lamay wada heshin onlf kamidka ahayd? Siyasada dunidu sasabad bay kushaqaysa
@jamacxirsi8598
@jamacxirsi8598 Ай бұрын
Qodax waa wadani manshaa aalh
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Ай бұрын
Why aren’t you not facing the Camara?
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p Ай бұрын
Tuug maa caruur buu Usheekenaya
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
WARAR CULUS OO SAAKA SOO BAXAY & XAALADO DHIILLO XAMBAARSAN OO TAAGAN
24:08
BUURTA UGU WARAABAHA BADAN SOMALILAND
51:04
Caalin Abyan
Рет қаралды 130 М.
Gabadhii  Libaaxa xoolaha u qali jirtay
31:15
SAAB TV
Рет қаралды 182
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН