AXMED CALI CIGAAL - CAKUYE | HEES QARAAMI AH | HEES JACAYL AH, CALAACAL MACAAN | SOMALI MUSIC LYRICS

  Рет қаралды 152,163

Heesaha Hirgalay

Heesaha Hirgalay

Күн бұрын

Axmed Cali Cigaal - Cakuye Hawl Adduun Badanaa | Hees calaacal ah, Heesaha Hirgalay, Hees Jacayl ah, Calaacal macaan, Hees qaraami ah, somali music lyrics, somali songs lyrics, Mid ka mid ah Heesaha ugu caansan Fanaanka ahmed cali cigal cakuye hawl aduun badanaa, Heestaan waxay iskugu jirtaa hees jaceyl ah iyo hees calacal ah, waa hees aad u macaan, Heesta cakuye howl aduun, waa heesihii beri samaadkii, dhegeeysi wacan. allow ciilka iga bixi.
Sidoo kale Channelkaan kala soco heesaha caanka ah ee fanaanka soomaaliyeed ee ahmed ali igal, heesaha qaraamiga ah ee axmad cali cigaal iyagoo ah kaban iyo heeso cusub iyo heesihii hore iyo heesaha dhexe, Iyo heeso xul ah.
Heesaha Hirgalay, Waa Heesaha Soomaalida Kuwooda Ugu Shidan. Heeso Jacayl ah, Heeso Wadani ah, Heeso Qaraami ah, Heesihii hore , Heesihii Dhexe iyo Heesaha Cusub Kala soco Chanalkaan, Heesaha Hirgalay.
➤ CHANNEL PLAYLISTS:
---------------------------------------------------------
🎵 HEESSO XUL AH (Lyrics):
➤ • Video
🎵HEESO JACEYL AH (Lyrics):
➤ • SAYNAB LABA DHAGAX - W...
🎵HEESO QARAAMI AH (Lyrics):
➤ • MAGOOL, HIBO NUURA & A...
🎵HEESO KABAN AH (Lyrics):
➤ • FARTUUN BIRIMO - JACEY...
🎵HEESO CALAACAL AH (Lyrics):
➤ • SAADO CALI WARSAME - Y...
🎵HEESIHII DHEXE (Lyrics):
➤ • KHADRO CUMAR DHUULE - ...
🎵 HEESO WADANI AH (Lyrics):
➤ • Video
🎵HEESAHA HIRGALAY (All Uploads):
➤ • Video
---------------------------------------------------------
Fadlan subscribe saar chanalka:
/ @heesahahirgalay
• CODSI MUHIIM AH:
--------------------------------------------------------------------------------------
➜ HEESAHA HIRGALAY: Waa kaliya Channel Heesaha u soo gudbiya qaab qoraal ah, HH maaha istuudiyow soo saara ama duuba heeso.
➜ Waxyaabaha nagu kalifay inaanu heesaha u sameeyno qoraal (Lyrics) waa si aysan u lumin heesaha muhiim ka ah, bahda Channelkaan (HEESAHA HIRGALAY) waxay isku hawleen raadinta heesihii caanka ka ahaa dhamaan geyiga ay soomaalidu degto iyo dhamaan bulshada ku hadasha afkaan hodanka ah ee Soomaaliga, hadii aad haysid heeso aad rabto in qaab qoraal ah laguugu sameeyo, fadlan nagalasoo xiriir qaybta comments-ka ama Emailka hoos ku xusan. Mahadsanid.
➜ Hadii aad haysid xog badan oo ku saabsan heestaan, sida Fanaaniinta iska leh Miraha, Musica, Laxanka iwm Fadlan nagula wadaag qaybta hoose ee faalooyinka (comments) Si aan u siino (Credit) ama ugu xusno halkan. Mahadsanid
➜ Hadii qayb ka mid ah qoraalka midhaha heesta (Lyrics) ay kuula muuqdaan qoraal aan sax aheeyn Fadlan qaybta hoose ee faalooyinka (comments) nagula wadaag qoraalka aad u ragto ineey sax yihiin. Mahadsanid
➜ Hadii uu jiro qof sheeganaya xuquuqda muuqaalkan ama qaybaha uu ka koobanyahay muuqaalkan sida sawirka, codka, qoraalka ama wax kaloo xadgudub ah iwm, fadlan wixii cabasho iyoo codsi ah noogusoo dir Emailkaan (almacomany@hotmail.com) anagaa si degdeg ah u fulineeyna codsigaaga. Mahadsanid.
➜ Fadlan Caawi Chanaalka, sida kaliya ee aad u caawin karto channelka waa in hadii uu kusoo gaaro muuqaalka aad like saartid, hadii aadan Subiscriber ahayn in aad subscribe saarto si uu channelku u gaaro dad fara badan, calaamadda gamaleelkana ku xiro si uu kuu soo gaaro marka kasta oo aan soo gelino muuqaal cusub. Mahadsanid.
--------------------------------------------------------------------------------------
#HeesahaHirgalay #axmedcalicigaal #cakuye #SomaliMusic

Пікірлер: 8
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
Asxaabeey Channelka caawiya, Idinkoo Mahadsan ❤️👏🙏 Halkaan ka daawo, Heeso Qaraami ah: kzbin.info/aero/PLsMCjY-boR9uNpD5YXG4J28DrC_OSJ_08
@ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli
@ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli 3 ай бұрын
Way iga ciirsantooy ❤❤❤❤ yaab iyo xasuus hore aaheey aheey 😢😢
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 ай бұрын
Heeska "Cakuye Hawl Aduun" waxa uu qeyb ka ahaa heesihii ku jiray riwaayaddii (Naxdin Iyo Nasiib) ee uu hal-abuurkeedu lahaa Allaha janeeyee Abwaan Maxamed Cali Kaariye, halka laxanka iyo luuqdaba uu israacsaday Axmed Cali Cigaal. Waxaa'se xusid mudan in riwaayaddan jilliinkeeda masraxiyadeed la dhigay sanaddii 1971.
@Theeq.axmed7805
@Theeq.axmed7805 Жыл бұрын
Wlhi zhp waan ka helay ragu waa ragii hore
@danahedkufilanedabsan4396
@danahedkufilanedabsan4396 2 жыл бұрын
Culeysba isaarane allow ciil iga bixi🥺💘🖤🤲🤲🤲🤲🤲🔥🔥🔥
@salebanabdikadir4944
@salebanabdikadir4944 Жыл бұрын
Labayk yaa labayk nin caydhi waligii cay kama fogaade
@mohameddaahir5345
@mohameddaahir5345 2 жыл бұрын
Allaah mhdiis qaraamiyada waa xikmad
@Aamina-zw3mx
@Aamina-zw3mx 6 ай бұрын
😢😢😢😊
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Madiix Official
Рет қаралды 106 М.
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 221 М.