gabdhaha waxay ku faana | axmed cali cigaal gabdhaha | geedaha waxaa jira lyrics | cigaal geedaha

  Рет қаралды 19,449

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Жыл бұрын

HEESTA: GABDHUHU WAXAY KU FAANAAN
ERAYADA : MAX'UD C/LAAHI CIISE SANGUB
LAXANKA: AXMED CALI CIGAAL
CODKA : AXMED CALI CIGAAL
LYRICS : DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍
Geedaha waxaa jira
Guxundhaale baasoo
Lugaha kaa gulaaloo
Gacmaha nabar u yeelee
Haddaad tahay mid gaariya
Ha igu dayn galgalashada
Goob taan fadhiistaba
Meel roob ku gayllamay
Ama aar gondaha dhigay
Ama goodir xarig galay
Gedoodii ahaadee
Gabdhuhu waxay ku faanaan
Guri iyo nin yeelee
Waxa guurka kugu diray
Garan maayo aniguye !
_______________________
Garta ruux yaqaannoo
Gardarrada ka jeceloo
Anigoo garawsho leh
Waxaad tahay ka gudayee
Axdigaynnu gooynnay
Goor muu kula xumaaday
Goob taan fariistaba
Meel geel ka dheelmaday
Ama goray ilmaha dhigay
Ama geesi ku cartamay
Geddoodii ahaadee
Gabdhuhu waxay ku faanaan
Guri iyo nin yeelee
Waxa guurka kugu diray
Garan maayo aniguye !
_____________________
Haddii godob aan kaa qabay
Inaad golaha keentood
Guddi aan u saarnoo
Is galaasha weeyee
Guura baaska hoosiyo
Iga daa gilgilashada
Gurxanka iga baxayaa
Wiyil garab ka jabaniyo
Golihii maroodiga
Shimbirkii guuguulaha
Geddoodii ahaadee
Gabdhuhu waxay ku faanaan
Guri iyo nin yeelee
Waxa guurka kugu diray
Garan maayo aniguye !
#dhugmaal_lyrics #cigaal

Пікірлер: 4
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 ай бұрын
#LyricsSong Geedaha waxa jira Gocondho baasoo Lugaa kaa gulaaloo Gamcaa nabar u yeelee Hadaad tahay mid gaariya Haygu dayin gal galashada ***************** Goobtaan fadhiistaba Meel geel ka dheel maday Ama goray iLmaha dhigay Ama goodir xadhig galay Gedoodii ahaadee *************** Goobtaad fadhiistaba Meel roob ku geylamay Ama aar gondaha dhigay Ama geesi ku cartamay Gedoodii ahaadee *************** Gabdhuhu waxay ku faanaan Guri iyo nin yeellee Waxa guurka kugu diray Garan maayo aniguye ************** Geedaha waxa jira Gocondhaale baasoo Lugaa kaa gulaaloo Gamco nabar u yeelee Hadaad tahay mid gaariya Haygu dayin gal galashada **************** Goobtaan fadhiistaba Meel roob ku geylamay Ama aar gondaha dhigay Ama geesi ku cartamay Gedoodii ahaadee *************** Gabdhuhu waxay ku faanaan Guri iyo nin yeelee Waxa guurka kugu diray Garan maayo aniguye ----------------------- Erayada MC Ciise Sangub AHUN Laxanka iyo Codka Ahmed C Eggal. Mahadsanid saaxiib heestan iyada Oo bilaa muuqaal ah ayaan daawaday Markalena iyadoo Daauud Ali Masxaf AHUN ku luuqaynayo ayaan iyana dhagaystay. Old Is gold memories. Thanks markale. DHUGMAAL👍🙏
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics 8 ай бұрын
Cabdisalaan qaarey walaal waad mahadsantahay ee waxaan u baahanahay meel aan kaala soo xidhiidho
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 4 күн бұрын
Waa erayadii Sangub Laxankii iyo codki Ahmed Ali cigaal Taariikhdu 1979
@theheba.0
@theheba.0 3 күн бұрын
Heestaan anaa la iiqore lol
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 65 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 59 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН
Heestii Cududdayda Sii Daa Lyrics Xasan Adan Iyo Aun Sahra Axmed
8:22
laylis channel
Рет қаралды 232 М.
Axmed cali cigaal &heeskii Candaliibka la hadloo
9:56
Qarami Media Pro
Рет қаралды 294 М.
Axmed Cali Cigaal | Caynkii Arawelo | Audio Only
8:10
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 48 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 653 М.
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,3 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,4 МЛН