Stil listening 16/11/2024.🎻🔥 Gabdhuhu waxay ku faanaan Guri iyo nin yeelle Waxa guurka kugu diray Garan maayo aniguye.! Legend ahmed Cali cigaal muxuu fanaan ahaa.
@wiilsomali59335 ай бұрын
Gobtan fadhistaba, Mel gel ka dhelmadhey, ama gorey ilmaha dhigey ama geesi ku cartamey gedodhi ahaadhey 🥰
@yusufsaid27303 жыл бұрын
Ereyadii AUN abwaankii wadanigii waynaa ahaana abwaankii kaliya ee nu caan baxay ereyadii u baahan il la micneeyo maaanta iyo cilimigii hore er Soomaalidu lahayd ee ahaa xidigaynta, dayax raacida , dhaqankii suubana, iyo cilmi falaga Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub iyo laxankii iyo kabankii Axmed Cali Cigaal. Sanadku waa 1968, waqti qaali ah aan so labanayn. Mahadsanid
@cinderellaadem22054 жыл бұрын
Walhi waxaad tahay nin jecylka qadariya somali dhan wad yaabisay qabiil halaaag bay yihiin dadka somaliyeed Ahmed Ali ciyal hore usoco 👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️
@farhiaismail198410 ай бұрын
I love this song hesaha jeclahay ka mid tahay maryan mursal cise u qaday ima gursan kartid dhib kaga iman iga lexo tiri gabdhaha waxay fanan gurka Waxa gurka kugu diray garan mayo aniga hes macan legend Cigaal
@kaysemohamed35756 жыл бұрын
Fanaan taariikh fiican leh. Weeye mr cigaal.
@Maakhirland6 жыл бұрын
Ahmed Ali egal waxan is idhi Heestan midyaroo kadhex muuQatuu UQuusinayaa ama kuwadaa heestan anba midbaa Maan kaygu Hayaa Meesha dhex Mushaaxaysa Maasha.alaaah hablaheena Soomaliyeed
@aaminamaxamuud83486 жыл бұрын
Waaaw odaygu isma bedalyoba quruxlow wlhi mnsha allah Numberkiisa yaa haya soomalaay 😜😜 Waana reer magaaal ciyaalki hore shaxshax miidhan
@engibraahinmohomed96936 жыл бұрын
Aamina Maxamuud anaa ku joogee isoo wac
@abshircaano65986 жыл бұрын
0907201035
@AbdiazizSaidAhmed6 жыл бұрын
Aamina waad iga qoslisay runtii waa nin kaftan badan ; farxad badan aadna hadal yaqaan u ah Cigaal. Ku darsoo waa nin dumar haasaawinta iyo guursigooda aad ugu fiicnaa sida fannaanintu sheegaan. Waa laxamiste dhowrka nin ee ugu horreeya ka mid ah Soomaalida; waa hoobal cod furan oo macaan leh. Waa nin aad u xarrago badan. Ugu dambeyn; Axmed yare waa nin maansha Allaah tii da' aheyd ilaah u qarshay oo 2018 gabadhuu doono aysan adeer oran karin ee walaal ay ku oraneyso macnaha weli waa dhallinyaro. Hadda fanka waxa la soo galay 1964 ilaa maanta 2018 ( 54 sano) laga yaabee inaysan hooyadaa dhalan ama ay inan yar aheyd; bahasha lama jeclee Axmed hadda 70+ jir; raggii ka yar yaraa Xasan Adan ka mid ahaa baa dhacay. Nin kalaan nambarkiosa ku siinayaa ragga aan da'du taaban baad kollay gaad gaadaysaa waa kuu jeedaa waa nin ay Busi isku fil yihiin weliba waagaas igala da' weynaa markay riwaayadda masiibada ku wada jireen. Tolow waa ninkee; waa Cabdulqaadir Jubba oo isaga laftarkiisu walow Cigaal uu ka yar yahay haddana hadduu dhaho 30jir baan ahay laga yeelay hadda waa nin fanka soo galay 1978-79.
@abdikafiismail33736 жыл бұрын
Aamina Maxamuud haa waa kas lmbrks whatsappka 00249920818184
@geesigunirifayso3056 жыл бұрын
Aamina Maxamuud . amina anaa haya huuno isoowac
@ismaelismael35256 жыл бұрын
Heestan aad baan u jeclahay waa heesta kaliya aan dhagaysto heesaha Axmed Cali Cigaal.
@somalileopard62236 жыл бұрын
Heesaha cigaal midaan kaliya hadiiba aad ka dhageysatid wax badan kaagama bilowlna tani malaha masoo galayso numberka 30aad xitaa malahayga, bal tijaabi "Sida Neefta waylaha" "Garqaado jaceyl yahow" "Cashar baa la ii Dhigay" "Waa la isu soo noqon" "Dad Hargeysa so maray" "Marqaan" "Ma waagoo dhalaalay baa" Iyo qaar kaloo badanba!
@geesigunirifayso3056 жыл бұрын
Ismael Ismael . sxb geesi badan oo macaanbuu qaada cigaal
@ismaelismael35256 жыл бұрын
@@somalileopard6223 waa runtaa heeso badan oo kale way jiraan, Anigu tani dareen gaar ah ayay ii leedahay waana sababta aan u dhagaysto.
@abdiaizisse1135 жыл бұрын
Halaa halaa ya cigaal this my favorite song ever and aver 👍👍midhihi abwaan maxamed cabdi aar AUN abwanki rer lasqorey 😂😂😂
@mahamedcudhi74975 жыл бұрын
illahay ka yaab Singub ayaa lahaaye waxaan jirin hasheegin hubso diwaanka raadyow muqdisho ayay ku jiraan ileen waxaan la hubin waxaa lagu sheega nin
@yusufsaid27304 жыл бұрын
ABDIAIZ ISSE, kadaa fanka bililiqada iyo ka been sheegida. Ereyadaan waxaa lahaa cabqarigii waynaa, qaryaan kamid ah qaryaanadii afka somaaliga Alle hibada u siiyay AUN abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub. Maxamed Cabdi Aar allaha u naxariisto ma lahayn.
@ahmedhasan28376 жыл бұрын
heesta heesiha aan ugu dhagaysiga badnahay weye ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Legen of the legen the one and only axmed cali cigaaal
@farhiaismail19848 ай бұрын
Somali dhan isku rabto maryan and Cigaal jacelka guleystay kun cil iyo kenadid lagu dhalay ❤❤❤❤pray next wedding maryan and Cigaal
@ycyhargeisawi89425 жыл бұрын
Heestan inbadan raadinayay cida iskale Axmed cali cigaal💐❤️👌
@Ayub_Hassan Жыл бұрын
Cawaan helay anna
@heegoawil29166 жыл бұрын
Gabdhuhu Waxay Ku Faanan Guri Iyo Nin Yeele Waxa Guurka Kugu Direy Garan Maayo Aniguye
@khadarahmedmahamoud5156 жыл бұрын
Axmed ali cigaal fanan soomaaliyeed
@nimcojamal60232 жыл бұрын
Waayo
@maryamacali27462 жыл бұрын
Gabdhu waxaya ku fanana guri💫 iyo nin yeele waxa guurka kugu diraya garan maayo anigue 😁😁😁
@geesigunirifayso3056 жыл бұрын
waan qiirooday huh
@adammuse54884 жыл бұрын
Anigu hal wax oo aan laga copy garayn karin dadkii hore waa labiska inta igu raacsan like saara.
@faadumoahmed97224 жыл бұрын
Yaa
@yusufkarami83096 жыл бұрын
you can tell he is jarirwern from the way he is dancing with feeling, somalis dont do that this man is reergadi shambo
@sahraahmed29164 жыл бұрын
He's not jareerwayne he's majerteen dhalada
@molitoismo53685 жыл бұрын
3:20 inantaas marada huruuda ah xidhani way qiiro oyday
@puntlandboy44046 жыл бұрын
Nin aan saaxiibo nahay ayaa loo soo diray gabar say walaahi usoo dirtay gabadha guurso ayaa ku iri af somaaligana bar
@xasanibrahimcaseyrdirito Жыл бұрын
Xasan
@cabdikariimmirebarkhad40174 жыл бұрын
Waaw Nice
@abdekadirjama7555 Жыл бұрын
2017 2023
@naasircabdi40285 жыл бұрын
Waayo waayo
@freefireplayerpro34056 жыл бұрын
😘😘😘😘
@sahramuhmud43976 жыл бұрын
Woowo
@fariidofariid57616 жыл бұрын
best hees❤💫
@farhiaismail19849 ай бұрын
Gedaha Waxa jiro mid xun gumacyo baso wax yar ka mudano gacmaha dhabar u yele hada tahay mid gari ah iga da gilgilashada gabdhaha waxay ku fanana guri iyo nin yelo Waxa gurka kugu diray garan mayo aniga garta rux yaqano gardarada ka jecelo adigo garasho leh Waxa tahay ka ku dayo axdigi an gunudnay gormu kula xumaday gobta faristaba nin garab ka jaban guryaha marodiga shimbir ki gurgurtiyo
@abdibarrenooh75636 жыл бұрын
Heestaan waxaan aaminsanhy laxankaas Cigaal kaliyaa ku qaadi kari lahaa maxaa yeelay qaabkeedda buu u samaysanyhy khaas ahaan sida carrabka loo adkaynayo iyo guuxa danbe loo raacinayo misna carrabka loo boobsiinayo
@xamdiumal6 жыл бұрын
Qofka dheer oo suweelka cad xiran guudkana gadaal u xirtay.ma ninbaa mise waa naag ma ila yaabteen farxiya kaba yaraan mooday mana ahan
Gurka wajib culus weyn waye malinti ley gursaday howsha dusha iga kor ta ila iminka I saran howl Dhaman waye ninka iyo ilmaha dhashay qadun u adego u tahay haweenka aqliga leh waba gursadan wayo nin ka mudo sida ugu dhashay marka kala dada to ilmo korin gashay mid beautiful carfeyso radsan adiga howl ka badan ilmo heyn ku daleysa marka nasan laheyd ilmaha ka sexdan isaga kuso tagan sheko qosol bashal ka rabo wa dalan tahay ma garto haweenka qar toban carur hayo dhalay nin Mey janis u heysa wa maya shaqalo ka cawin ilmaha iyo howsha guriga cunto karin dhar dhaqid ilmo heyn Al hoyada isku Qaban ilen sidi yurub guno lacag ilmaha ma hesho toban ka carur iyo howsha guriga marka dhameyso ninka hasawe ka rabo aniga shan carur koriyay marka arkay ninka wa kaso guray ilmaheyga la sexda qof ka naftada kale Leyahay wa dalay ina u qimeya ma gartan raga somaliyed haweenka wa adonsan
@yusufkarami83096 жыл бұрын
0daygu wa jarirwern from zanzibar somalia woman love jarirwern ask dalha the mp from mogadisho, The maajerten and ogaaden have habit of collect people from other clans and make them daarood clans like arab salah,deshish, ahmed father is from zanzibar the name of the father is iddi shamba has nothing with majeerteen
@AbdiazizSaidAhmed6 жыл бұрын
Jareer waa dad Soomaaliyeed oo aynaan wax dheereyn. Axmed Cali Cigaal kollay waa fannaan Soomaaliyeed reerkuu yahayna dood kama taagna wll. Lkn laxamiste heesahaad dhegaysto kuwa ugu badan saaray codkooda ah haddana ah fannaan qaali ah ma kula qurxoon tahay inaad comment saas u fool xun u reebtid haddaadan libintiisa qiri karin. Axmed hadda waa over 70 years waana ninkaas weli jalaqsan laga yaabee inuu hadda inaka qurxoon yahay markaynu 70 gaarno dhacnayba labadeenu. Qof Soomaaliyeed oo walaalkaa ah adoo wax fiican ka sheegi kara weligaa eray xun ha odhan; adoo ku eegaya ishii soomaalida ee aheyd kugu gobol ama reer maahee wax kastuu sameeya dhinaca xun u fasir.
@farhiaismail19849 ай бұрын
@@AbdiazizSaidAhmedsax waye jarer weyne wa dad somaliyed qof qof ka qeymo badan ma jirto