No video

Axmed Cali X Haaruun Dararamle 🔥Iyo Heesta "CAGUHU QABAN WAA CIIDA" ( JIIB )

  Рет қаралды 29,786

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Laxanka Jiib
A/U Cabdilaahi Qarshe AHN
🌟Codka : U/ Axmed Cali Xaaji Haaruun Dararamle AHN 1969
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 29
@user-nq5ev3vf5w
@user-nq5ev3vf5w 3 ай бұрын
Waa muhiim in laxuso axmed muxumed good shimbir ahn
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Waaw waa kuwaas heesaha la rabo Qaraamiga waa heesaha ugu macaan Sxbow laxanka Caways ee Cabdulaahi Qarshe sameeyay inoo soo gali waxaan dhagaystay Mar iyadoo Dararamle Qaadayee Laxamada kale ee lagu xasuus to Dararamle waxaa ka mida Subcis Isku shuban Waayo Waayihii wacnaa sxb laxamaadsna noo soo gali Jawhara Luula - Cabdi salaad Beerdilaacshe Raaxeeye - Saalax qaasim Qomamo - Maandeeq Kalkaal - Maxamed Yuusuf Muxibo - Maxamed Yuusuf Hud hud Xuseen - Cali Kaahin Layaab - Xasan diiriye faarax
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Aun Legend Axmed cali Haaruun Dararamle Aabayaashii Fanka allow kuu naxariso
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 2 жыл бұрын
Erayada cali sugule duncarbeed Laxanka m.c.dara ramle Kamankii xudaydi AHU DHAMANTOOD
@Fadka213
@Fadka213 2 жыл бұрын
Laxanka jiib waxaa curiyay Axmed Good Shimbir
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
1 faysal cumar 2 dararamle 3 shimbir 4 laba suul 5 xudaydi 6 guroon jire 7 maxamed saleebaan 8 cumar dhuule 9 gujis 10 maxamed yuusuf 11 cismaan gacanloow 12 maxamed axmed 13 cabdi sinimo 14 maxamed n giriig 15 cabdulaahi qarshe waxay ahaayeen wadnihii fanka qaaraamiga alle how naxariisto
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Qaraam : Jiib Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Aun Luuqda : Axmed Cali Haaruun Dararamle Aun Kabanka : Maxamuud Ismaaciil Xudeydi Aun ................................................................... Maxamed Axmed oo qaadaya Laxanka Jiib halkaan ka dhagayso kzbin.info/www/bejne/Y3vUlWmKjZKqjbM
@eidomar5754
@eidomar5754 4 жыл бұрын
Waa laxankii jiib, kabankaasi waa kii Xudaydi
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Allow ku naxariiso rag waa ragi hore
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 4 жыл бұрын
Waaw Waa heesta manta uu qaadayo Raiisul wazaare Kheyre. Mudo 4sano ah lagu soo shaqeestay sixuna loo bah dilay manta codkiina lagala laabtay.25.7.2020
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Adeer heesta Reer koonfur fahmi Ma ayaanle ha nagu dilin
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 3 жыл бұрын
Faysal ayaa ka daba taahayaa aah ehlu fan ayay ahaayeen
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
HEESIHI UMADA LAGU MIDEEYEY EE WALAALIHI HARGEYSA GUMEYSIGA KAGA ARGAGIXIYEN SO GELIYA AKHYAREY!!👂👂👂
@MohamedOsman-dp2ct
@MohamedOsman-dp2ct 2 жыл бұрын
Aun axmed cali haruun dararmale Iyo cllaahi qarshe aabyashii Fanank soomaliyed kuwii igu horeya Wxn ahyne walalahii hargeysa bilawgii 1954
@hunterdaworld4611
@hunterdaworld4611 3 жыл бұрын
Wa laxan kamid ah laxanadi hore "jiib" AUN
@mohamedjeesto3351
@mohamedjeesto3351 2 жыл бұрын
Ilahow aderkay daraaaramle iyo intii dhimatayba u naxariiiiiiiso
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Abihii Fanka Aun Cabdilaahi Qarshe io mid kmida tiirarka Fanka Aun Dararamle
@sidowadem2233
@sidowadem2233 4 жыл бұрын
laxanka heestan iyo kabankan labaduba waa Xudeydi
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Eraydii abwaan ismaaciil cagaf
@macaan-wanaagentertainment8571
@macaan-wanaagentertainment8571 4 жыл бұрын
JUMMAH MUBARAK💜💜💜💜 FADLAN I CAAWI ANIGA OO TAAGEERAYA KANAALKAYGA. WAAD KU MAHADSAN TIHIIN DHAMAAN WALAALAHAY. ILAAHAY HA IDIN BARAKEEYO DHAMAANTIIN INSHAALLAH
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 жыл бұрын
Waayo waayihii wacnaayow sxb aadbaad ugu mahadsan tahay inaad nala wadaagtid fankii iyo heesihii hore ee qaraamiga ahaa Sidii aan Chanel-kan u bartayna meel kaleba waxba kama dhagaysto sababtoo ah waxaa haysaa heesihii oo original ah
@farahdahir8554
@farahdahir8554 3 жыл бұрын
WAA HEELLADII JIIB, DARARAMLE...
@abdirisaaqshukri7313
@abdirisaaqshukri7313 3 жыл бұрын
Heele heele axyaa axmad Cali harun
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Waaayo waaayo
@abditaher8043
@abditaher8043 4 жыл бұрын
💐🍂💐🍂💐🍂🌺💐💐💐🌺🍂🍂💐❣🍂🇸🇴🇸🇴تمام
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 жыл бұрын
allah yaraxma daramramle
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Heeleeeey
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 жыл бұрын
Sxb insha allah waxaan kaa codsanayaa dhawr heesood oo chanel-kaagan ku jira oo aan waayay iyagoo kaligood ah 1:Ila garo (kinsi xaaji iyo jubba) 2:Nagaadi (hibo nuura iyo bacalwaan) 3:Rooble iyo ruun (c.qaadir xasan nageeye iyo hibo nuura) 4:Balanbaalis (xasan aadam samatar)
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Jaalle salaan sare sxp wxn u qushucay heesaha ad codsatey masha alla waa heesahan ka.hello
AXMAD CALI DARARAMLE WALI WAA CARUUROO WITH LYRICS KABANKII XUDEYDI
11:14
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 96 М.
A C haaruun dararamle heestii( wali waa caruur)
10:58
Qarami Media Pro
Рет қаралды 158 М.
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 4 МЛН
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3,7 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 17 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 11 МЛН
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥 Iyo Heesta "SAYLO GUYAAD BADAN"
10:23
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 31 М.
Axmed Cali Haaruun Dararamle Heestii Liilalow | Subcis | Qaraami 🔥
7:45
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 25 М.
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 193 М.
Axmed cali cigaal cakuyeey barashadu barbaa cuduree
6:25
MaQaLooCShe Official
Рет қаралды 95 М.
HEESTII. MUXUU soowataa  ahmed mooge iyo dararamle.
9:23
five stars tv
Рет қаралды 12 М.
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 4 МЛН