" Axmed Khaliifow Dhulbahante iyo Somaliland-ba ma tihid , Barawaani Yar baad tahay "SamSam Maxamed

  Рет қаралды 88,182

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 654
@daarood9835
@daarood9835 Жыл бұрын
WHAT IS WRONG WITH BARWAANI,THEY ARE PEACEFUL AND BEAUTIFUL 😍 ,LOOK AT YOURSELF FIRST BEFORE ABUSING PEOPLE.
@zainabh8652
@zainabh8652 Жыл бұрын
You are missing the point, she did NOT say there's anything wrong with being a barawaani. He (mr barawani) needs to know his place, that is the point she is making! He is NO dhulbahante OR other qabiil from somaliland therefore he needs to stay in his LANE & mind his language & how he talks to the real somalilanders! Hadii kale miyaa....meesha saxiib masaafuris ayaa kadhacaya!
@jenniferjennifer9370
@jenniferjennifer9370 Жыл бұрын
She said this man is not isaaq he is another clan and he is nothing to do here really that is horrible and disgusting
@nunuibra9861
@nunuibra9861 Жыл бұрын
She is narrow minded and her speech confronts each other she doesn't have manners to be a leader I feel sorry for her
@abdullahrooble9274
@abdullahrooble9274 Жыл бұрын
She is not abusing, she making a good point. He not isaaq or dulbantee shouldnt be taking sides and calling the president a lier. People of laasanod should learn minority people like him can speak like that. Instead of hating one clan isaaq.
@mrshassan887
@mrshassan887 Жыл бұрын
She's pointless as always nothing new here she's always one sided 🙄
@mahadabdifataah7469
@mahadabdifataah7469 Жыл бұрын
These Somaliland people are sleeping when they wake up
@saynabSr
@saynabSr Жыл бұрын
Waar duqdan wiilkay kuway ayeeyada u tahay la hadlaysaa ma qof aan caafimaad qabin ayaa, waar duqdu waa qoloma kolay iyadu is ceebaysayeh bal qabiilkiidana aan baranee mediayaha maxaa lagu kala bartay reerkastaa dhaqankiisa waa mahadsan yahay mediayahu dad aan is dhaqan aqoon ayaa hada is dhaqan bartayeh takale wiilka ay aflagaadaynayso ayeeyooyinkii iyo hooyadiisey haw jawaabina keligeed ceebtu haku ahaatee!!!!
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Жыл бұрын
Wiilka wa ayo
@safiyofarah4337
@safiyofarah4337 Жыл бұрын
BARAWAANI KULAHAA YAA IDIN DHEX GALI KARA MA DAD CAADIYA OO LALA NOOLAAN KARAAD ISKA DHIGEYSAAN BEENTA MARKAAD DHALATAAN BAA LEYDINKU ABABAYAA BAAN IS IRI MUSIIBOLAN
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Жыл бұрын
hada waa nin Isaaq ah kan ay barawaaniga ku sheegayso 😂
@mohamudgelle9382
@mohamudgelle9382 Жыл бұрын
Allah ka cabsada dumarka makrafoonaha ka ilaaliya please
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Waa fitna soda naagahan kibri yaga dadka isku diraya o dagal ka samynaya
@hiboabdullahi5350
@hiboabdullahi5350 Жыл бұрын
Kkkk ilaahy agtiisa inuu kaaga qiima badan yhy baa LAGA yaabaa qofkaa aad Saas u liideyso ...naa xishoo oo Allah u noqo oo umaddiisa u nabad gali
@sayidfarah3009
@sayidfarah3009 Жыл бұрын
waa habar mooryana
@saamiyamaxamed1173
@saamiyamaxamed1173 Жыл бұрын
Ma shaa alllh
@nasragulled2811
@nasragulled2811 Жыл бұрын
Walee waad riyootey inta laascanood furan noqoto ayaan hargaysa nabad lagu ladin
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 Жыл бұрын
May haragysa nabad ma noqanayso hadii lascanod waxa lagu shegaya nimaka afka duba joogan meelkasta way isku yaacaysa
@zainabguled7344
@zainabguled7344 Жыл бұрын
Naagihii bay soo istaadheen nayaa run hadaad sheegayso jabhadiina la baxa baroortiina kartay beenaley alshabaab hargaysay joogaan dadkii aadan suni tababaray baa jooga oo laascaanood weeraray Eedo aduunku wuu idin fahmay Eedo dhulbahante keliya baa idinla dagaalanaya iyo isaaq oo dhan baa isugu tegey Eedo nimanka soo hadlaya waa dhulbahante Eedo i barooro
@saeedessa7372
@saeedessa7372 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله بارك الله فيك
@Omar-iu4bv
@Omar-iu4bv Жыл бұрын
Dadka keliyee qofkooda waalan dhagaysta somalibaa laga helaa
@fayzahjamac6913
@fayzahjamac6913 Жыл бұрын
Qofka walan ,wuxu xaq u leyahay in la dhagaysto,somali se wa bay ku cayda
@optimisticman1203
@optimisticman1203 Жыл бұрын
amus naag gabowday baad tahy .xildhaan qaran ahmed khaliif
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Walee edebdaro nabaday kaa kaxaysaaye hadaan nabada ceelkaad kurido cidi kasoo saarto soo soco
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur Жыл бұрын
HABARTENI BEEN BAY LA GABOWDEY. NAYAAHEE YAA DHULKA ISKA LEH AY SNMtu KU SOO DUUSHAY ? YAA KEENSADEY DABAABAADKA & MADAAFIICDA GOOBTA ? YAA 50ka INTA KA BADAN EE HOOYO & 7 CARRUUR AH DASHAY MADFACA KU RIDAY ? YAA ISSIMADII DHULBAHANTE KU TILMAAMEY ARGAGAXISO ? MUUSE JAAHILKA HABAR AWAL EE AAD BADHIDA U LUXEYSAA ISAGAA CUNSURIYADIISA DHULBAHANTE KU MIDEEYE ? ISAGAA GUMAADKA AMREY, ISAGA & INTA TAAGEERTAA AYAA DHUL WALBOO DAROOD LEEYAHAY AY TAGAAN LOOGA AARGOOSAN DOONA.
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 Жыл бұрын
Naagtani ma beesha Musa si ayay u caqli xun tahaye is mana qabtaane? Ciddna xoog laguma haysan karo ee dhulkeena ayaa inaga badane ummadda amaan ha la siiyo. Waa sheekadii Xisbiga Wadani Xamar ayuu nagu wadaa maantana waxaad keenteen Laascaanood argagixiso ayaa joogta ee soo sheega naagtaa caqliga yari ma Sacad Musaa
@maxamedsomali5041
@maxamedsomali5041 Жыл бұрын
Guul Somaliland h Guul Somaliland
@nasragulled2811
@nasragulled2811 Жыл бұрын
Yaad ka guulaysanaysaan?
@nasragulled2811
@nasragulled2811 Жыл бұрын
Maxamed Somali❤
@anabhusseun6502
@anabhusseun6502 Жыл бұрын
Asc, This time is no need to talk bad about each other we need to support our President specially those one who in the government.
@ilko-dheere
@ilko-dheere Жыл бұрын
Walahi waa run. We don't need more war. PEACE & ❤️
@burbuluug424
@burbuluug424 Жыл бұрын
SamSam Maxamed Habartan 75jirkii waa Afmiinshaarad waxaad moodaa inay caRuur la hadlayso iyada & EDNA waa dadka iska dhaadhiciyay HEEGO inay xoog wax ku raadiyaan mana dhacayso ayeeo & awoowe waa Af gobaadsi ma iminka ayay dadku wax isu noqdeen? sowta waligeedba somalida iswada dhashay arintu xidid& xigaalo maahee waa aanku Gumeeyo & ima gumayn kartid oo xorbaN ahay kaba Drane xildhibaaNkii bay tidhi waa BARAWANI Laan Gaab ah MUUse shaani bay uhAYsataa Nabi soo Daahiray baleega waalidaa & beentaa cad
@ilko-dheere
@ilko-dheere Жыл бұрын
@@burbuluug424 abtii dakaal nobody wins.. Nabaad iyo cano waa ka wanagsan ma jiro walay..
@fay5183
@fay5183 Жыл бұрын
Naayaa goormuu Sacadyoonis barawani noqda huunooy dadka kala baro dumar kaa afdheer ayaa ka dhashay reerkee.
@billgoodwin9737
@billgoodwin9737 Жыл бұрын
Barawaani are the most beautiful, peaceful and honest people in Somalia. They have never killed anybody. Why all this hatred and racism. Shame on you
@khalidgadari8828
@khalidgadari8828 Жыл бұрын
wa run
@daarood9835
@daarood9835 Жыл бұрын
HABAR LAANGAAB LET ME TEACH YOU ONE THING FROM GAARISA NFD, BARI BOOSAATO,JIGJIGA ,KISMAANYO GALKACYO GARACAD ILAA RAASCASAYS ILAA RAAS GANBOONI ITS KABLALAX DAAROOD QABIIL AHAAN LA SIMAN HABAR JECLO AYAA DEGA OO LEH HADII RABI NA BADAYAY OO AAN HAL CALAN HOOS JOOGIN MACNAHEEDU MA AHA INAAD IDINKOO IDOOR AMA ISAAQ AH OO LA SIMAN DAARON INAAD NAGU HOOS CUNTAAN JIFO HOOSE EE KABLALAX AH HARTI DHULBAHANTE AH, LA IDIN KA YEELI MAAYO LAANGAAB YAHAY.WE ARE COMING HARGAYSA WALAAHI MAJERTEN IYO OGAADEN AYAA IDINKU FILAN LIYUU POLICE AND PS .
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Жыл бұрын
Adigoo daaroda ayd cid laangaabnimo kucaayaysaa hawiye kaliyaa kaabadan xunyahaw hargeysa kaliya isaaqa jooga mataqaanaa 3milloin aya joga adna tuulooyin ayaad kahadlaysaa garisa wa tulo jigjiga wa tulo garoowe wa tuulo xagaad degtaa miskiin iidoor ilaa danood ayuu degaa ilaa jabuuti isaaq power
@fowsiamohamed8294
@fowsiamohamed8294 Жыл бұрын
Xooga iyo awooda aad u sheeganeyso isaaq maad ku xoreysid dhulka Ethiopia iyo Kenya haysato.
@daarood9835
@daarood9835 Жыл бұрын
DOQON AYAAD TAHAY GO LEARN HISTORY URTO. WAXAN OGAHAY INAN ADI KU WASI KARO DHILO,LAANGAAB IDOOR STOP CRYING 😢 WAA IDINKA ETHIOPIA 🇪🇹 AYAA NA LAYSAY LIYUU KABLALAX DAAROOD EE LA SIMAN HABAR JECLO WEEYE NAAYA OGAADEN ,MAJERTEN, WARSANGALI JIDWAAQ DHULBAHANTE WAA FAMILY HOOSE DONT THINK INAN KU FIIRSANAYNO DAAROOD KALE IMAAN MAAYO ONLY OGAADEN BAA KU FILAN LAANGAAB YAHAY AMA MAJERTEN DHULBAHANTE WAA LA NASIN,ADIGU JABUUTI IYO IDOOR ISASOO RAACAY WAANU WASNAY MAXAAD UGU DHAWAAQDAY XABAD JOOJIN DHILO WAA BALAN LAFII AAD GURANJIRTAY INAAD GURATO OO SII BATAY.
@daarood9835
@daarood9835 Жыл бұрын
JIFO OGAADEN KA MID AYAA IDOOR OO KA BADAN AYAGOO LA SIMAN DAAROOD .
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Жыл бұрын
Kkk ogaaden dhamaantii reer caynaashe habar yoonis magaadho iskadaa isaaqa kale e ilaahay badiyay magaalada burco kaliya 800 kun o isaaqaa jooga cerigaabo 300 kun ayaa joga hargeysa 3milyan ayaa jooga,weliba maan sheegin magaloyonka kale haye bal ogaden cagdheer halkuu degaa?tuuloyinka qalafe dhagaxbuur godey milyan xitaa magaaro miskiin
@mahad005
@mahad005 Жыл бұрын
Habartan dagaalka oogaysa, waxaan hubaa in aan curruurreedu iyo Kan muuse midna dagaalka ku jirin, laakiiin ay rabto in dadka kale carruurtooda dagaal geliso.
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 Жыл бұрын
Masha Allah
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 Жыл бұрын
Ahmed khaliif waa laangaab barawaani ah
@shukrishacnishukriabukor5598
@shukrishacnishukriabukor5598 Жыл бұрын
Dhiiilo dhiiilo
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 Жыл бұрын
Eeya habar idoor adigaa been isku hasaawinaye afka nooga qaad garaadka sharafte , Idoor baa alshabaab ah oo jabuuti soo kaxeeystay oo laascanood duqeeynaya. Guul Jamaahiirta SSC of Somalia 🇸🇴 💪 ♥
@khadrahassan5535
@khadrahassan5535 Жыл бұрын
True wasakhad waaye
@darwiishboy6524
@darwiishboy6524 Жыл бұрын
Yaa kugu yiri arimaha dhulbahante ka hadal baa lagu haystaa nin waa legend
@Moo2807
@Moo2807 Жыл бұрын
Axmed khalif runtow idin sheegey waana nin ragga oo ka dhiidhiyey in dadkisa la laayo muuse beenaalelana runta loo sheego.
@aminamose1347
@aminamose1347 Жыл бұрын
Xalay baad qayishay somsom markasay iska dhex arkatay
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
MARWAO SAMSAM WAA MAXAY SHAQADEEDU? WAA AY UGU HADLAYSAA MUUSE SHAANI ? DAWLADA NINKA XUKUMAA HADUUNA HADLI KARIN MAXUU ISKY CASILI WAAYEY ?
@mowledciise1271
@mowledciise1271 Жыл бұрын
Masha Allah.....Barwaani....inuu inaga dhex kalumaysto.waa Nasiib daro....Barkhad aynu la yaabanayne kana Cadcadka ah Ma soo Booday......Si shibyar ayaad u Laaban..Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland..
@burbuluug424
@burbuluug424 Жыл бұрын
SamSam Maxamed Habartan 75jirkii waa Afmiinshaarad waxaad moodaa inay caRuur la hadlayso iyada & EDNA waa dadka iska dhaadhiciyay HEEGO inay xoog wax ku raadiyaan mana dhacayso ayeeo & awoowe waa Af gobaadsi ma iminka ayay dadku wax isu noqdeen? sowta waligeedba somalida iswada dhashay arintu xidid& xigaalo maahee waa aanku Gumeeyo & ima gumayn kartid oo xorbaN ahay kaba Drane xildhibaaNkii bay tidhi waa BARAWANI Laan Gaab ah MUUse shaani bay uhAYsataa Nabi soo Daahiray baleega waalidaa & beentaa cad
@nasragulled2811
@nasragulled2811 Жыл бұрын
Xaajiyo ma dadka waxaad doonaysaa inaad xildhibaan uga dhigataan inay kabaha idin dabaqaadaan Caqligu ha shaqeeyo
@gaminghubshorts2047
@gaminghubshorts2047 Жыл бұрын
HADAD CADAYSAY ISAAQLAND INAY TAHAY EE BARKHAD BATUUN MXD KA RABTA WA NIN REER HARGAYSA MISE HARGAYSA ISAAQ BA LEH MIYA? HADABA HADAY SIDA TAHAY LAASKA DHULBAHANTE AYA LEH KA BAXA GUMAYSIGII SIYAAD BAD WADA
@abdillahihassan8605
@abdillahihassan8605 Жыл бұрын
Ninkan haybtiisa waa la yaqaan waa nin Garxajis ah , ee qofka aan la garanayn waa habartaadan in ay qoti iyo hereriyad iyo inay hadhaagi faransiisku kaga tagay Djibouti 🇩🇯 tahay la garanayn. Afkaaga uraya ka jeedi xildhibaanka qoloda madaxtooyadda afduubtay hadaad wax idiin hadla soo dirsanaysaan wax cajuusadan dhaama soo dirsada .
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 Жыл бұрын
Habar marqaansan cabtooyo
@naima854
@naima854 Жыл бұрын
Ma dhulbahante ayaad moday kuwaasaa khamriga ilaa dumarku cabane ina dhilo futo wiish😂
@abdirashidhussein3004
@abdirashidhussein3004 Жыл бұрын
Naa adigu suuqa ayaaba ka soo iibsatay barawaanimada
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Жыл бұрын
Lol, wadaadka Garaad Jaamac muuqaal ahaan wuu kayaryahay markaasey Ku Oraneysaa awoowe, adeer Subxaanallaah. Eray carabi ah baa waxuu ahaa:" dumarka qalbigooda waligood yaraan kama baxo"
@ismotube2784
@ismotube2784 Жыл бұрын
am from somaliland barwana people are good people very good looking people just 1 or 10persone bad not all people bad
@ubahomar8257
@ubahomar8257 Жыл бұрын
ALSHABAAB INTAA KUHAYSAAN WAA SIIFOGEENAYSAA DHULBAHANTE
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Жыл бұрын
Walaal kuwaasi tage
@nasragulled2811
@nasragulled2811 Жыл бұрын
Isma oga waxay ku hadlayaanba
@decksabdul4865
@decksabdul4865 Жыл бұрын
Cusurinimadii oo qof ah' Barawaani gaa kaa hadal wanagsan walhi.
@nasragulled2811
@nasragulled2811 Жыл бұрын
Aan ku dilo oo ku xidho xiniinyana lahow Ana I xaalaynin
@nasragulled2811
@nasragulled2811 Жыл бұрын
Sow qabri lagu dhigi maayo oo lagaaga soo dareeri maayo
@nasragulled2811
@nasragulled2811 Жыл бұрын
Alla
@nasragulled2811
@nasragulled2811 Жыл бұрын
Faqashtiiiiiiiiii??????
@nasragulled2811
@nasragulled2811 Жыл бұрын
Adaa qixiyey oo ciidan dul dhigey
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Sakhraan tan yaa aamus dhaha reer SSC idinma rabaa MAFIA SNM ayaad tihiin
@abdidacar4095
@abdidacar4095 Жыл бұрын
Islaamaha jabhada argagixisada snm wax kasoo qaad maleh
@YazinDhere
@YazinDhere Жыл бұрын
Haduu xildhibaanku Barwani noqdo. Adna Danakilad la Reereyey bad noqon.
@burbuluug424
@burbuluug424 Жыл бұрын
SamSam Maxamed Habartan 75jirkii waa Afmiinshaarad waxaad moodaa inay caRuur la hadlayso iyada & EDNA waa dadka iska dhaadhiciyay HEEGO inay xoog wax ku raadiyaan mana dhacayso ayeeo & awoowe waa Af gobaadsi ma iminka ayay dadku wax isu noqdeen? sowta waligeedba somalida iswada dhashay arintu xidid& xigaalo maahee waa aanku Gumeeyo & ima gumayn kartid oo xorbaN ahay kaba Drane xildhibaaNkii bay tidhi waa BARAWANI Laan Gaab ah MUUse shaani bay uhAYsataa Nabi soo Daahiray baleega waalidaa & beentaa cad
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
Askarta Somaaliland ee la dilayo waa Habarjeclo iyo Garxajis why? Maxaa Ciidamada loo qoloqolo loogu qaybiyey? Why nin Habarawal ahi kuma jiro dadkaa lagu xasuuqay laascaanood? DOWN MUUSE SHAANI IYO INTA MASKAXDA XUN EE LA TALISA .
@kismayo612
@kismayo612 Жыл бұрын
Hawardan garsore mahan lakin garsorka runta waa allah that’s why dagalka kujawedib
@ismailyusuf3420
@ismailyusuf3420 Жыл бұрын
Beenta waaa wax u xalal Somaliland, mey iska dayan SSC guul
@asmanuur5579
@asmanuur5579 Жыл бұрын
Samsam runt u sheegtye midkani lunzan
@daudabshir2841
@daudabshir2841 Жыл бұрын
Kaalay ISAAQOW saddex baa INIKU furnay, HADA WAA 3 DALQADOOD, NAGA DABA HAR, NAA ADIGA IYO NIMANKA ISAAQ, 3DALQADOOD baa INIKU furnay, hadaad diideen, MUSA BIXI WIILKIISA SOO DIRA
@Ahmednourmohamed737
@Ahmednourmohamed737 Жыл бұрын
waar kolay naag wax loojwaabo maaha lkn waxaan leeyahay barawaani maahee waa garxajis dhaladee waan idin fahan sanoo nacamle ayaad doonaysaan
@burbuluug424
@burbuluug424 Жыл бұрын
SamSam Maxamed Habartan 75jirkii waa Afmiinshaarad waxaad moodaa inay caRuur la hadlayso iyada & EDNA waa dadka iska dhaadhiciyay HEEGO inay xoog wax ku raadiyaan mana dhacayso ayeeo & awoowe waa Af gobaadsi ma iminka ayay dadku wax isu noqdeen? sowta waligeedba somalida iswada dhashay arintu xidid& xigaalo maahee waa aanku Gumeeyo & ima gumayn kartid oo xorbaN ahay kaba Drane xildhibaaNkii bay tidhi waa BARAWANI Laan Gaab ah MUUse shaani bay uhAYsataa Nabi soo Daahiray baleega waalidaa & beentaa cad
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Жыл бұрын
ma ninka Sacad Yunis ee HY baa maanta barawaani noqday alla maxaad kibirteen orormooy Habar Awal dumarkoodi baa raga caayaya oo la tirsanaya
@book2316
@book2316 Жыл бұрын
Well said!
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Жыл бұрын
Waa wasaqadii xusulo buruurtii aaminiweris gacan yaraha u ahayd ee siilaanyo iyo hjeclo sixirtay ee maxamuud hashi kilakilaysay si uu adeerkeed Oramka muusebixi ee qalqaaliga ah kursiga u saarto ya mucalima.
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Жыл бұрын
inanka yar ee Sacad Yunis bay barawaani ku sheegaysaa daanyeeradan muuqaalka xun le
@sayidatulbanat4675
@sayidatulbanat4675 Жыл бұрын
Kkkk quruxdii ka yaabtoo carab mooday Ee u kaadi waa nin sacad yoonisee
@safiamuse5060
@safiamuse5060 Жыл бұрын
Enough is enough Somaliland is alshabaab, the Somali people will no loger accept this, somaliland funded alshabaab and thousands of Somali people and neighbouring countries lost their lives
@burbuluug424
@burbuluug424 Жыл бұрын
SamSam Maxamed Habartan 75jirkii waa Afmiinshaarad waxaad moodaa inay caRuur la hadlayso iyada & EDNA waa dadka iska dhaadhiciyay HEEGO inay xoog wax ku raadiyaan mana dhacayso ayeeo & awoowe waa Af gobaadsi ma iminka ayay dadku wax isu noqdeen? sowta waligeedba somalida iswada dhashay arintu xidid& xigaalo maahee waa aanku Gumeeyo & ima gumayn kartid oo xorbaN ahay kaba Drane xildhibaaNkii bay tidhi waa BARAWANI Laan Gaab ah MUUse shaani bay uhAYsataa Nabi soo Daahiray baleega waalidaa & beentaa cad
@safiyofarah4337
@safiyofarah4337 Жыл бұрын
SOOMAALILAANDARNIMADA AAD SHEEGEYSO GURIGA KU XAAQO HABARYAHAY CIIDANKU MA GURYOHOODEY JOOGEEN NAA WIILASHIINA TUUGADAA GURYIHIINA KU CESHADA XABADUNA JOOGSAN MEYSO ILAA AAD BURCO IYO HARGEYSO KU NOQOTO GARAADKA AFKAAGA TUBAAKADA LEH KA TAA IDINKAA SIDA CARUURTA U SHEEKEYNAYEE AMU
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
barwaaniga maxaa keenay hargaysa?
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Жыл бұрын
waar waa Scad Yunis xildhibaanku ee iyadaa daanyeerad Ciise Muuse ah oo dad gubtay’uun ummada wada moodaysa sida tolkeed
@goalscorer6475
@goalscorer6475 Жыл бұрын
@@moegreenback6854😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂
@aducaleali2545
@aducaleali2545 Жыл бұрын
Habrihii lala geerashaynjiray
@aaminan7255
@aaminan7255 Жыл бұрын
Adigaa is caayay samsam gaadhi maysi meesha ay raadkeeda dhigto
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Жыл бұрын
waa kuwa fakinka ku soo koray ee luqadaa xun ku hadla
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 Жыл бұрын
Af xuamda iyo qof u jawaabido waa wax ay xukumadani dadka ku sii kala eryeyso.. Inaad u jawaabto Xildhibaan ma ay aheene inaad kolayba hadashaye inaad sii guud u dhigto ayey ahayd
@ibrahincumar2008
@ibrahincumar2008 Жыл бұрын
Adigu habar walaney maxildhiban badtahay qabyalad ba futada kagashaye yaa kuyidhi jawab shadhab
@amiiradaahir6866
@amiiradaahir6866 Жыл бұрын
Somaliland💚💭❤
@yasmiinahmed67
@yasmiinahmed67 Жыл бұрын
Qokii runta kahadlaba wuu qaldahyahay habartan way walantahay wasiradu xagay joogin mahargeysay joogeen mise lascaanood naa dhaaf
@amineta378
@amineta378 Жыл бұрын
Habartan siday daawo iyo daroogo isula dhacaysay afkeeda dhareerka kadaadanaayo xaqti biixi malaqayishaa sakay soobaraarugtay miyaa
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 Жыл бұрын
Habarta Afka Casaysatey Iyadoo Da' Ah, Axmed Khaliif Way Dhali Kartaa Maxaa Haya? Naa Waa Xildhibaan Reer Sool Ah, Codkuu Doonaba Ha Ku Soo Baxo e. Wuxuuna Lahadlay Madaxweyne Muuse Biixi Ee Adiga Maxaa Ku Haya? Ta Labaad Barawaanida Aad Yasayso Naa Waa Umad Kaa Fiican Cajuusadyahax.
@nasragulled2811
@nasragulled2811 Жыл бұрын
Kii idinku hadhay ee wiil kaaga lekaa ayaad sidaa u caayeysaa ma midkaa soo horjeeda ayaad caano u lisaysaa
@binabdisheikh618
@binabdisheikh618 Жыл бұрын
War mamadu hoyaday bay la,egtahaye mxa daray, waxa madfac dhacaya indhaheda maqabanayan lkn waxay argtaa sool qaladkeeda okay 👌
@hammdihasan813
@hammdihasan813 Жыл бұрын
Qofwalba rabi baa xisaabin
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Жыл бұрын
Hadad sharaf leedahay halkaa qabyaalad kama hadasheen habar walatay baad tahay oo maryaha dhigatay iyo qabyaalad iidoor kkkkkk
@Moo2807
@Moo2807 Жыл бұрын
Sool argagaxiso ma joogto habaryahey waalan oo beenleyda ah.
@mustafeasad9377
@mustafeasad9377 Жыл бұрын
Axmed khaliif waa Habaryoonis sacad yonis Tolkii hargaysa ila bohol bay jiifan nin 600 baad ku so baxday lagu aamusin karo maaha tol 1 milyan ah qof ah bu la dhashay
@burbuluug424
@burbuluug424 Жыл бұрын
SamSam Maxamed Habartan 75jirkii waa Afmiinshaarad waxaad moodaa inay caRuur la hadlayso iyada & EDNA waa dadka iska dhaadhiciyay HEEGO inay xoog wax ku raadiyaan mana dhacayso ayeeo & awoowe waa Af gobaadsi ma iminka ayay dadku wax isu noqdeen? sowta waligeedba somalida iswada dhashay arintu xidid& xigaalo maahee waa aanku Gumeeyo & ima gumayn kartid oo xorbaN ahay kaba Drane xildhibaaNkii bay tidhi waa BARAWANI Laan Gaab ah MUUse shaani bay uhAYsataa Nabi soo Daahiray baleega waalidaa & beentaa cad
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 Жыл бұрын
Allah af xumaa khaliif runte wayan maxa ka jera hado brawanii yehay.
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Жыл бұрын
Reer Baraawe waa inay Xaalmarisaa Mamadan. Runtii wey ka akhlaaq iyo edeb badan yihiin reer Baraawe Mamadan. Umadii Ilaahay afkeeda dheer ayey ULA tagtay. Yasmo iyo kibir aan meel jirin bey kula kacday. Subxaanallaah
@fayzahjamac6913
@fayzahjamac6913 Жыл бұрын
The guy is not speaking as a mp ha no respect to his leader and to his position What colled professionalism 😮
@fayzahjamac6913
@fayzahjamac6913 Жыл бұрын
Somali qofka walin waaxay ku cayda walida wana umada ilahay ka yaabay ee imtixaanka magac u samaysa.for exampe misgle afqalooc,cawaran,gurgurte. Astakhfir allah waa imtixaan
@clickitinternet2138
@clickitinternet2138 Жыл бұрын
SUBXAANALAAH ALA MAXAY BEEN SHEEGAYSAA YAHOO
@saynabkalif1710
@saynabkalif1710 Жыл бұрын
Naa Been baad sheegtay
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 Жыл бұрын
ILLAAHAY BAAD BEEN U SHEEGTAY AKHIRADAADA KA FIKIR INTAAD DHUL DAD LEEYAHAY U HANQALTAAGAYSO HARGAYSA XALQAL HA GALIN. CIDNA MA GUMAYSA KARTAAN .
@ahmedmuhumed5552
@ahmedmuhumed5552 Жыл бұрын
cajusadan.dacaska.isla.dhacday.manafbay.kadayen.qabilkan.naflacariga.ah.ee.kala.hadlaya.ciidankad.shegayso.sowdinkii.lahaa.cidankayaga.sodhawayna.macidankina.argagiso.ah.majiro.2023.qabil.dulaysankara.qabiil.
@abdulqadiradamali
@abdulqadiradamali Жыл бұрын
Inan kaasu Dhulbahante ma ahan Somalilanderna ma ahan!!!!!. Hadalkaas macnihiisu waa. Dhulbahante Somalilander ma ahan.. Somalilandna waa isaakh.
@kankar
@kankar Жыл бұрын
irir maxakagaley lascaanood? Garaadka yuusin been kuusheegen.
@saalaxy
@saalaxy Жыл бұрын
Ceeb Eedo xishood YAAB YAAB Abaa yaabey
@babygirl7513
@babygirl7513 Жыл бұрын
Xaaraan baykatahay in Adana annum guulaysanin dulmi
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
DAWLADU MA SADAAS BAY ICTRAAF KU DOONAYSAA? KKK
@Iphone20249
@Iphone20249 Жыл бұрын
Yes
@gesood1
@gesood1 Жыл бұрын
Sheeko sheeko sheeko Xariir, xildhibanka Uma shaqeeyo dowlada wuxuu u shaqeeya shacbkii soo goorteen
@safiamuse5060
@safiamuse5060 Жыл бұрын
Somaliland is Alshabaab it is ababout time world security recognizes and stop funding them
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 Жыл бұрын
Islaantani Somaliland nimada ka khaldane ha la soo baro malaha xaafad u haysata Xildhibaan dhan oo qaran bay leeday somaliland ma tihid maxay eedo training baad u baahantay
@linklion1274
@linklion1274 Жыл бұрын
Laaascaaano idin daysay... dadkii Lahaa ayaa utashtey... waxba been yaan muraayado loo soo gashan
@daudhassan9547
@daudhassan9547 Жыл бұрын
ssc guuuuuuuul
@safiamuse5060
@safiamuse5060 Жыл бұрын
Ma tan baa marwo ah musiibada dadka shacabka ah dhiihooda ku faracsan
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi Жыл бұрын
Khaatumo state of Somalia 🇸🇴
@abdirizakmunye8764
@abdirizakmunye8764 Жыл бұрын
Waa aakhiro zaman Bilcaanttii baa ragii ka horeeya Aduunyadiiba wey waalatey
@kismayo612
@kismayo612 Жыл бұрын
Duqdan ikatda qabto maa ogo miya sawirka fidnam black and white waaye ee dulka daadho kayaca nacalada allah hakudacdo
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 Жыл бұрын
Bal cunsurinimadeed inankaa yar ee xildhibaanka sida ula hadashay eega ma dadkaas ayaa lala noolaan karaa caqli xun. Horaa loo yidhi,”naag galbeed joogta nirig Gaaroodi joogta ayaa dhaanta”
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 Жыл бұрын
Habar faqsuusad ah, oo argagixiso ah,
@kankar
@kankar Жыл бұрын
Warkaada qabyaalad iyo faquuq baa kujiro haddii sool dagaal kujirta maxaa usoconaayo somalilad? waamid labada dhinac.
@abdiyusuf1415
@abdiyusuf1415 Жыл бұрын
Waa guuleed yare Inaadeerkii kan se helimaysid
@mahamoudfarah7771
@mahamoudfarah7771 Жыл бұрын
"Dhulbante ma tihud Somalilandna ma tihid. Taasu waa somaliland waa isaaq dhulbantena waa dhulbahante
@xaashiibraahin8882
@xaashiibraahin8882 Жыл бұрын
Guulso afku kuma go xaajiyo janada ka cab
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 Жыл бұрын
Habar awal ayaa Garxjis ku leh xildhibaadan xaqma lihidin wa reerka Wixi somaliland odhan haysta madaxwayne. Maxakamdi ciidanka maaliyadi hanti dhawrki 30 kun shlalaaale ah 40 hayadoodi Ayaa xildhibaanadi habar yoonis ku leh xaqmlaha
@lqs-tv6745
@lqs-tv6745 Жыл бұрын
Masuuliyiin madaxwayne difaacaya waxay ku tusinaysaa inaan waxba la wada lahayn madaxwaynuhuna uu dad gaara madaxwayne u yahay
@hawa8224
@hawa8224 Жыл бұрын
Wardadkan dhulkooda ugabaxa
@ahmedalin
@ahmedalin Жыл бұрын
BARAWANI SOMALI LANDER MAAHA. WAAW WAAW. TAASI WAXAY CADAEYSAY IN REER SH. ISXAAQ KALIYA YIHIIN SOMALI LANDER. DHULBAHANTENA SOMALI LANDER MAAHA EE ISKA FASAXA. DHULKA WAA SOMALI LAND LAKIIN DADKU MAAAHA. WAA CAQLIGA ISAAQ KU SHAQAYNAYAAN,
@abdirahmansayid1040
@abdirahmansayid1040 Жыл бұрын
Barwaani mxd mooda carab weyi ado african adoon ah ma saa uhadlaya 🤣🤣🤣
@safiamuse5060
@safiamuse5060 Жыл бұрын
GUUL KHAATUMO STATE
@sahradahir6959
@sahradahir6959 Жыл бұрын
Prankand dhulkeena anagaa leh
@acacius9903
@acacius9903 Жыл бұрын
Pukeland*
@camelcamel6495
@camelcamel6495 Жыл бұрын
DHUURYABA DHUURYO HA II DHIIBTO. HA DHUUXAAN LAFAHAYGA DHAADHEER. DHINTAYE HAYSKA KAY DHAMAYSTEEN. QORE: Axmed Khaliif
@a.j2428
@a.j2428 Жыл бұрын
KKK AXMEDOOW NINKA RAGA AH, EE XAQA SHEEGA, EE QABIILKA KA KORA DADKA JAAHILIINTA AHI MAJECLA, HAW BIXIN AXMED KHALIIFOOW TAARIIKHDAA KU XUSI. MAALINTAY ADKAATO NIN ADAG UNBAA RUNTA SHEEGI KARA, QOFKA KALE MADAXUU FOORARIYAA.
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 Жыл бұрын
Qurux diisay barawaani ugu sheegtay. habar qabyaalad wadato
OOMAAR BARBAR OO NORWAY LAGU DILAY LIVE DAAWO
17:32
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 57 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 3,1 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 24 МЛН
HABAR AWAL IYO HABAR JECLO ARIN LAYAAB LEH KA SAMEEYAY HARGYSA
8:05
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 3,1 МЛН