ilaah Baan Kugu Dhaariyeee Hadaad Commentigeyga Aragto Subscribers Ii Saar Walalo KZbin keyga
@habibafarah85865 жыл бұрын
Maxaa loola yaabi jiray mms markey caanaha isku shubi jirtay Social media waa meel qofku markuu waali soo wado soo galo kadib na dharka tuurto.
@quruxdumar9235 жыл бұрын
😁😁😁😁😅😅 walee been ma ahn
@kattysom42855 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh walahi waa runtaa shiine waala soo wataa
@xafsalifestylchannel92635 жыл бұрын
walee been maha Alla maxa somali badan naga walatey yaab badana waxa la dhihi jirey somalida saddexdi qof oo meel so istagta mid baa waalan lkn hada wixi hore la so dhaaf ama saddexduba wey walan yihin ama laba walan sida somali badan kuma fiyooba hhhhhhhhhhh
@ugbaadabdi47875 жыл бұрын
😂🤣🤣🤣
@Fowsi12275 жыл бұрын
saan saanti mms ayaa arka shiinow see wax lowadaa waxad soo duupto miyaa waysy mise way kadhamatay contrat kii maqaxida😁😁😉😁😁😁😁😁😁😁😉😉😉
@cabdibasid53845 жыл бұрын
Shiino culey run ahaanti wxn ku jeclhy xqiiqda somalia ka jirtuu ka hadlaa shiine culey uqlma like shre and subscribe nacala sheydn ku yaale ku dhufta🤣😂hdii kle anaguna wxn lapxeynaa shiino culey land of ugandha💯
@cabdiwalishaashaa91625 жыл бұрын
Cawa tanah ma soo waday zxp shine culay cawa ma carurtii canohodii is ku shubatay Intna communit gaygah ku qusshahy like ta igu qabtha
@HamdaHussein5 жыл бұрын
Cabdiwali Shaashaa Asc. Fadlan subscribe ii saar💗
@cabdiwalishaashaa91625 жыл бұрын
@@HamdaHussein hye ina ader
@arafaatabdirahmaan61655 жыл бұрын
Alla beerka waxan garacaa umada halaga qabto beerku i caseeyay walahi caawa, manooli
@xafsoxassan84645 жыл бұрын
Poqe j J zafhmkklueto0🐆🐩🐩🍈🍇🐏🐏🦈🐲🐲🥕🌽🌽🍍🍍🍌🥔🥔🥜🥜🍞🍉
@khadkaon12595 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk "one man all vote" kulahaa, waa xaalada hadda socota oo kale 😂😂😁😂😂😂😂😂
@mohamedqadarcadde74455 жыл бұрын
One man all vote hhhh ar shiina coley gacan aya u tagay keeep going ugaas Viv N&N from muqdisho
@shuaibdahirfarah77525 жыл бұрын
Shiine mar hore ayaan kaa sugaynay qudbadan soo dhawow madaxweyne
@Yahye Adan masha allah jazakalah aboowe waba lobahanyahay quraanka xifdigiysa alow kuxafid masha allah jazakalah
@xaradheereboy6525 жыл бұрын
Xildhibaan Axmed Madoobe Eedadiis waa Codeysay 😁😁😁
@ashahaji43185 жыл бұрын
Zxb waxatahy wan fahanay adiga iyo farmajo waxbo kamaqadeysan Ahmed islam
@Ahmedakproduction15 жыл бұрын
WlzhY ama wllkY Alle Gacmaha Haku BarakeeYee Subscribe isaRa😢
@nabilhoussein50835 жыл бұрын
Shine culay wale farmajo iyo ahmed madoobe kala fiikir badan wayo ahmed madoobe wa tuug kenya la saftay viva somaliwayn
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo35365 жыл бұрын
Madoobe tuug waaye hadey nabad iyo nolol soo afjari wayso noole ma ihi Like inta igu raacsan ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fadumomohamed8905 жыл бұрын
War Shiinow maxaa ku helay caanihii caruurta wa adigii isku rogayee
@ahmedaser29425 жыл бұрын
😀😀😀😀
@mohamedgaashaan77505 жыл бұрын
shiine culay adeer waan ku taageeraa guulayso
@ahmeda54705 жыл бұрын
Shine culaay somalidaa very funny baad tahay man cha Allah hore u socoo ummad kaleh haďaad ka dhalaan lahayd dunidaa canee ka noqoon lahayd Markan ku qimeyaay jilaa film baad ku ficaan tahay ceey ma istahishiid ee iin lugu dirii galiyoo baad mutaaysata
@abtiyoabokor79345 жыл бұрын
Xildhiban uhuru Kenyatta iyo xildhiban bixii hhhhhh. War imtixaan badaana ninkan
@cismanhasan13323 жыл бұрын
Ilaahey umada islaamka hakaaqabto ☹😠😠☹
@liibaanliiburuuj5 жыл бұрын
Axmed madoobe qabil ku difaac ama qabiil ku amaan lakiin xaqiiqda baa ah inuu yahay nin raali ka ah in bada ee qadato kiinya. Axmed madobe waa in cadalad la horkeena, waa dambiile.
@uudanqadadadkinaiyodaalkin98025 жыл бұрын
Waa Runtaa laskiinse kawaran kii ka iibiyey Badaha Soomaaliyeed Kenya?
@guulwadetube15645 жыл бұрын
Sxp wallahay run taan ka hadashay Waad ku mahadsantahay run taada
One man all voted 😂😂😂 shiine I like your ESL kkkkkk Ahmed Madoobe iskadaa please
@iftinshmoha6875 жыл бұрын
Kkkkk shine funy wixi yaan loo qaban kkkkk ninka youtupe ka nagu haya
@salmaahmed22635 жыл бұрын
Sax.
@khaliilyare72095 жыл бұрын
Wa runtaa
@abdihakimdire73695 жыл бұрын
Somalia has suffered more than half a dozen periods of food insecurity in the nearly four decades of strife and anarchy that have roiled the country. The most recent were the 2010-12 famine, a food crisis in 2014 and a near famine in 2016-17.Jun 5, 2019
@aragsanali9495 жыл бұрын
Madaxweeyne Shiine Culay 🤣🤣🤣🤣
@umiyeyumiyey27205 жыл бұрын
M.a hambalyo Hambalyo
@alimohammedsheikhdoon28025 жыл бұрын
Kkkkkkkkk wlhi shiine coleyoow Kismaayo in aad jogta okle xaqiiqada ayaad ka hadashay....
@adiljakatooreahmed33965 жыл бұрын
One man all vote kulahaa 😂😂😂😂😂 farmaajo gacantiisa ma garowe ayee gaartey kkkkkkk
@ahmedmoha69935 жыл бұрын
Abti caanaad qasaarisay kelia u jedaaa nio waxba kama fhmin 😃😃😃
@cabdinaasirbootaan5 жыл бұрын
Alla Dulqaad badanaa Ooridaadu, dharkaan aad caanaha ku qooshtay miyey hadana qasaalidoontaa😁
@ilovehim49685 жыл бұрын
Kkkkkkk Shiine Coleey inta waalan Walalkood🤣
@cabdiraxmaancaydiid53095 жыл бұрын
Shiine malaa waali ayuu soo wataa ayaan filayaa
@rakkoalyusfi74655 жыл бұрын
Waliba kasocarfoyso
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.5 жыл бұрын
Cayda ka daa wiilka waa runtiiye
@samsum44065 жыл бұрын
Juballand💪💪💪♥️💯
@nasrihirsi29185 жыл бұрын
Hadda ma waxaad nagu qancin Rabtaa Anaa Axmed madoobe Ah war anagaa.Wax aragnay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mohamedcayun75775 жыл бұрын
Shiine wanCunsuri ma igu racsanthy LIKE sar
@qudusborte89905 жыл бұрын
shaax la aan hadii adaawanaysi lek kuqabo zxb jkkkkkkkkkkkk
@abdimacalin41975 жыл бұрын
Haa mar horaan cabay kkkkkkk
@abdifatahabdullahihussien3175 жыл бұрын
Dhuxuleyste,biijale iyo gargurte Allaha umada hadhafiyo
@HamdaHussein5 жыл бұрын
Asc. Fadlan subscribe ii saar💗
@raamxalane69555 жыл бұрын
Walhi waan qofsaly cadi mahn jilinka sida at igu fican tahya i dishay bl
@HamdaHussein5 жыл бұрын
raam xalane Asc. Fadlan subscribe ii saar💗
@ILASOCOTV5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk qosal iguma hariin
@d-y-a52085 жыл бұрын
One man one vote 🗳 has been changed now New formula called one man all votes 🗳😂😂😂😂😂😂😂☝️ wax kale
@abdalla7825 жыл бұрын
Labada dhinacba waad garaacday wlh lkn axmed madoobe baad si fcn ugashay teeda kalana waxaad bidaamisay waxa farmaajo kadoonayo jubaland ee ah cidiisa inuu kursi uraadsho
@abdikarinyusuf75505 жыл бұрын
Shiino nin aan taageero iga qoslisey
@umucaaisha57905 жыл бұрын
walaahi qosol ban udhiman.garay warya geesi baa tahay hori usoco guuuuuuuuuuleysa👍👍👍👍👍👏👏👏👏✋✋✋✋
@abdulkadirak8675 жыл бұрын
Wlhi shiinow caawa waad iga qoslisey🤣🤣🤣🤣Hore usoco sxb
@cadeducaale55905 жыл бұрын
Dadka dhahaayo like iisaara inta ka yaaban like iisaara kkkkkkkkkkk
@createfitness52005 жыл бұрын
Farmaajo waa libax raba Dadkisa inuu bad baadiyee illaahow dhurwayada kaqab0