Wada toosan iyo Jidkii toobiyee Tawanaa la raacaa Tubta laga arooree Sahankuna tigaad U ku talagalayn Raran ums tiraaboo Tusna uma yagleelee Yaa salaam axmed mooge liibaan fannaankayga
@MustafeXigmaawi5 ай бұрын
❤❤❤❤ best songs somali 🎵
@MrLooyaan6 жыл бұрын
أللهم إرحمه واغفرله أحمد موغي فنان من الزمن الجميل والفن الأصيل
@hakeemmusse55618 жыл бұрын
abwaan Tuuyo oo hada hotel ku haysta Hargisa aya heestan hal abuurkeeda leh.wana thrue love history oo ka dhacay gayiga Somaliland 1960-1970
Heestan waxa lahaa alle ha u naxariisto abwaan xaaji gujis
@kingrk187911 ай бұрын
Heeskan walal waxa curiyay abwaan tuuyo intii reer hargaysa ah uun garanaysa abwaabka hada wuxuu ku nool yahay isla magaalada hargaysa waa abwaankii😂 lahaa tuuyo hotel Haragsa waa abwaanka sameeyay heesaha uu qaado axmed mooge kala badh sidaa lasoco😂 sxb
@khadar-afgaap84335 ай бұрын
wl xaaji gujisbaa lahaaa heestan sadexdoodaba alle haw naxariisto
@ahmedmo549513 күн бұрын
Tuunyo iyo dacar iyo xaaji gujis
@jamacsaid808 Жыл бұрын
Alle hawnaxariisto
@crisaaqaxmed20742 жыл бұрын
Rabi haw naxariisto axmed mooge aamiin cod macaan ayuu lahaa
@kingrk187911 ай бұрын
Heeska waxa curuyay Abwaan tuuyo oo hada hargaysa jooga inta reer hargaysa ah ee joogay 1980 ilaa 1988 reer hargaysa ahaa uun baa garan kara intii ay Ka buuxsantay xiligaa ee dhawaan ta soo galay ma garan😂karo ❤ axmed mooge liiban