Ahmed Mooge - Dad Hadaad Isqabataan

  Рет қаралды 339,150

Shabakada Dhanka Bari

Shabakada Dhanka Bari

8 жыл бұрын

Waayo Waayo Ahmed Mooge, One of the best Oldies songs. Enjoy it

Пікірлер: 172
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 2 жыл бұрын
Wooow hees iga dheh waxan xasuusataa 2005 Aniga oo Hargeisa ♥❤jooga dugsigii biyo dhacay Saaxiibkay oo la yidhaa Mustafe ismaciil suldaan ayaa ii qoray Radio iyo cajalad ayaan isticmaali jiray Oo aan dhegaysan jiray waa xasuus igu qaaliya Caawana magaalada Sydney Australia ayaan ku dhegasanayaa Waayo waayo waayo waayo Allahaw naxariisto al fanaan Axmed mooge liipaan
@qadarsaeed
@qadarsaeed 7 жыл бұрын
rest in peace axmed mooge ilaahay janadii fardawasa, hakuugu bishaareey great you from meeraysane or burtinle or xaarxaar
@hoodomaxamud4123
@hoodomaxamud4123 6 жыл бұрын
Naftu naftu naftu ma isku duubtaa iyana ma igu digataa inaan doono mooyee miyaan dibadka hoydaaaaa erayo nuxurleh fanaan qliya ilaahow u naxariiso yaaaa rabi
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 6 жыл бұрын
dad hadaad is qabataan ilayn waad la dooda dugooga ku weerara yur baa kagu dabaala duufaanta xooga leh waalaga ducaystaa shay nafta u daran waxbaa lagula daala balo waxagu digo kulul damiir xumo jacaylka daandaansi badana waa diradiraale ruuxu maalinka dago ama uula helo dabar ayaad diifta abidkii dusha aad ka garata dar alle inuu helay oo dakhari kaga tagay ana doorkan waayuhu daraygiisa may sudhay midaan digigixoonayn dantu maydul gaysaa naftu maysku duubta iyadna maygu digata inaan doono mooye miyaan dibad ka hoydaa
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 6 жыл бұрын
Abdisamad Osman wow
@Abdallehassan618
@Abdallehassan618 6 жыл бұрын
Abdisamad Osman thanks
@hassanmohamed5413
@hassanmohamed5413 5 жыл бұрын
Sxb sre abdisamad osman waaba da daashee isku day Alle inad ka dhik tid xarfo waaa weyn Edit dheh eeee Alle capital kadhik masul sre
@apdirahmanali2877
@apdirahmanali2877 4 жыл бұрын
Ruuxu maalinta dago maaha zhp Wx weye Ninku maalinka dago Saas uYra sax bro qli😎 Mhdsnd wll gclie
@fardus5305
@fardus5305 3 жыл бұрын
Ya salaaaaaaaaaaaaam eshcalaa hees
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
عميد الفن احمد موجي ستظل خالدا في قلوبنا الف رحمه والنورعليك مبدع
@xuzeenmaxamed5152
@xuzeenmaxamed5152 3 жыл бұрын
Ale ha unaxariisto adeerky axmed mooge libaan
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
ilaahey fanaankan qurux qaab masraxiyeed iyo cod buu isugu darey alle ha u naxariisto aamiin
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Aamiin
@barrefiiq5353
@barrefiiq5353 4 жыл бұрын
Axmed mooge fanan qaali ah oo aan aad uu jeclahy Illahy ha uu raxmo Kenya ayuu ku aasanyahy
@munaabdilahi3868
@munaabdilahi3868 7 жыл бұрын
ilahay ha unaxariisto oo janatul fardawsa ha geeyo isaga iyo in tii musalin ah
@abdoulhakimbarre9573
@abdoulhakimbarre9573 3 жыл бұрын
Amiin insha Allah ya rabi
@apdirahmanali2877
@apdirahmanali2877 4 жыл бұрын
Wiilka ka xarakaysiinaya bahalka waa malaa waa jiim sheekh muumin allah yrxme
@camuuriaskar5061
@camuuriaskar5061 4 жыл бұрын
waa noolyahay jiim naxariista eebe se lagama maarmo wa loo bahnyahay nolol iyo geeriba alle cimriga haw saaidiyo axmed moogana rabbi naxariistii janno haka waraabiyo
@xasancalimaxamad3329
@xasancalimaxamad3329 3 жыл бұрын
Waa sax waa Jiim. Sida uu Cabdulle raage oo ah qofka koow hadlaya uu noo sheegayo.
@ahmethkaderofficial1639
@ahmethkaderofficial1639 5 жыл бұрын
Waabari Legend Ahmed Mooge Libaan Alle Haw Naxariizto
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 3 жыл бұрын
AHU naxariisto Ahemd moge aameen yaa Rabbi
@inacabdirisaaq6529
@inacabdirisaaq6529 3 жыл бұрын
Codkiisa laguma cadaaboow, Fardowsa ku lad. 🤲❤️
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
Maxmed baaweyn mahubo lkn sidan uqabo maxamed moge kabankiisa ooqudha ayaan lahelayn ilahow dhamantod unaxariiso amin amin amin amin aaamiiin
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 4 жыл бұрын
Ana doorkan waayuhu daraygiisa ma i sudhay Mid aan digigi xoonayn Adna maygu deysaa....😭
@mohamedawil7294
@mohamedawil7294 7 жыл бұрын
yaasalaam Ahmed mooge liiibaan ilaahay ha unaxariisto
@user-bo8jp4mn5d
@user-bo8jp4mn5d 6 жыл бұрын
Naxariistii jano ayaan Illahay kaga baryaya Axmed mooge
@munaabiib7988
@munaabiib7988 22 күн бұрын
Naxariis waarta M M L 😢😢
@Abdifatah-d7y
@Abdifatah-d7y 2 жыл бұрын
Sxpkey ayaa heestan ii qadey mar aan is dagaalney 😍
@Bashir_Ali001
@Bashir_Ali001 2 жыл бұрын
Ahmed mooge liibaan Allah hakuu naxaristo ❤
@qaasimi21
@qaasimi21 3 жыл бұрын
Heestadareen bey leedahy, qofwalbana oo dareen lehna uu dareemya,dhammaan erayada Music-ga iyo laxankuba wa sifiicannu dhugo yaa salaaam 👌👌👌
@somaliarchive790
@somaliarchive790 4 жыл бұрын
Heestan Ahmed sale an bide ayaa sameyay waana qisa dhab ah oo gabar oow gursada qolo ama dumarka le kudiren asagoo maqaney gurigii kadhumatay lacag yarow udhibayna kala tagtay ilaa Kenya eey gashsy yaa ila dhageeysana 12.december 2019
@khalidabdirashid4648
@khalidabdirashid4648 3 жыл бұрын
Ilaahay naxaristii jano haka waraabiyo adeer.
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 4 жыл бұрын
Mnshalah axmed mooge liiban iyo codkiisi halaasiga ahaa ALLE HAW NAXARIISTO
@farxandhalwen3129
@farxandhalwen3129 2 жыл бұрын
Dad hadaad is qabataan inaan waad ladoodaa dugaagooo ku weerara
@haydar378
@haydar378 6 жыл бұрын
True Somali legend alaah ku naxariisto
@shaaficicabdi5666
@shaaficicabdi5666 3 жыл бұрын
Heeskan abwaanka waxaaa ka keenay erayadeeda jacyl ilaaa xabzigiii hargyza zooo taxnaaaaa Abwaanka welli ilama kulmin naziibku balze hadiii uuuu mar ila kulanziiyo waxaan waydiin la haaa gabartaaa inay dunida kunooshy imnka iyo inay mardanbe lasoo xirrirty kolyba way maqlysaaaa qisooyinkan dahabka ah eee zamynteedu kugu teebataye🙏
@moogeumal3989
@moogeumal3989 7 жыл бұрын
فنان من طراز أحدث .
@abdiasismohamoudgulleid8297
@abdiasismohamoudgulleid8297 6 жыл бұрын
axyaa axmed mooge raxima laah waa cod dahblayaashii waabari
@shaaficemaxmuud8583
@shaaficemaxmuud8583 7 жыл бұрын
iska hees looma heeso waa loodhashaa AHN aamiin
@mahamesabdullahi2968
@mahamesabdullahi2968 7 жыл бұрын
gudsetuyu
@ducaqabetv1542
@ducaqabetv1542 7 жыл бұрын
Alle yaaraxma raaximiin axmed mooge liibaan
@caliculinhochanel5445
@caliculinhochanel5445 4 жыл бұрын
Allah yaraxma axmed mooge liibaan
@buuleeycade8878
@buuleeycade8878 3 жыл бұрын
Msh allh allh ha u naxariiso qabrigiisa waansac allh ha uga dhigo insh allh aamiin aamiin
@sackstudio4837
@sackstudio4837 6 жыл бұрын
Maxamed cabdi kozar Qarasta hargeisa WAANIN IYO WAAGII waan kutabay geesi allaw kunaxariiso
@shiinsiin
@shiinsiin 3 жыл бұрын
Qisada Heeskan Abwaanka Axmad Saleebaan Bidde ayaan afkiisa kahayaa. Kama Daalo dhagaysigeeda.
@XamseDaad-ll2xy
@XamseDaad-ll2xy 3 ай бұрын
ilaahay hawnaxaristo axmed moge
@nouryarechannel4579
@nouryarechannel4579 4 жыл бұрын
Heesta caawaa maqalkeeeda iigu horaysa 15/12/2019 Habeen isniin soo galayso
@mahadahmet8471
@mahadahmet8471 4 жыл бұрын
nour yahye hadaan kasoo raacay waraysigii saab tv iyo Ahmed saleebaan bide caways wanaagsan zhp
@caliculinhochanel5445
@caliculinhochanel5445 4 жыл бұрын
Caruurbaad tahay dee
@nouryarechannel4579
@nouryarechannel4579 4 жыл бұрын
XIIRANE TV hhh ma ihi wlhi sxp lkn axmed mooge heesihiisa maba dhawaysto
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
@@nouryarechannel4579 oo maxaad hadaa maxaa imika meesha ku keenay hadaanad dhagaysan makhruuqnimoooooooooy ku nacay
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
@@nouryarechannel4579 xaasid xaasid loo waayay dheh
@abdirashiiddirie4635
@abdirashiiddirie4635 4 жыл бұрын
alla maxaan ku lugeeyey, oo ay oonka iyo diihaalka i ilowsiisay. Yaasalaam.
@jallam
@jallam 2 жыл бұрын
Hhhh ina diiriye mulaaaq kii yaraa ee qaramka iyo dhaqanka ku fiicnaa ninka sidaan ku yaqaanna bal waakase garo
@abdirashiiddirie4635
@abdirashiiddirie4635 2 жыл бұрын
@@jallam ina adeer sidee kuu garan karaa dee? Sawirkaaga iyo magacaaga midna ma muuqdee.
@jallam
@jallam 2 жыл бұрын
@@abdirashiiddirie4635 dhaageysiga qaraaamiga tagisya miyiga iyo dhaqanka intaasba waa jeceshahay
@jallam
@jallam 2 жыл бұрын
Aan kugu daree gabayada waliba khalaf sheik baad la heshaa Bal ninkaan garo
@zakariaciisesulub4885
@zakariaciisesulub4885 2 жыл бұрын
Ahn Ahmed moGe LiiPan warSaMe ❤
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 7 жыл бұрын
Waaw oday jiimi caadi mahan
@Eng-Hilal_Abdirashid
@Eng-Hilal_Abdirashid 7 жыл бұрын
Ax yaa hees ilaahay how naxariisto
@Muuse-rc3yj
@Muuse-rc3yj 6 жыл бұрын
waa sidii uu kadhawaajiyay
@fuaadamaan2621
@fuaadamaan2621 3 жыл бұрын
EREYADII AXMED SALEEBAN BIDE CODKA.A MOOGE AHN
@27May1988
@27May1988 7 жыл бұрын
ilaahow u naxariiso
@sahalcali4196
@sahalcali4196 8 жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo Hobol qaaliyuu ahaayee
@GISSTUDIOHARGEYSA
@GISSTUDIOHARGEYSA 8 жыл бұрын
Waa runtaa IHN dhamaan, thanks Mahadsanid.
@sirdoonkasomaliland9873
@sirdoonkasomaliland9873 7 жыл бұрын
GIS STUDIO HARGEYSA zxb imisadii buu dhintay
@mahdicabdi9676
@mahdicabdi9676 7 жыл бұрын
Sirdoonka somaliland 1997 kii kenya
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 7 жыл бұрын
Mahdi Cabdi 1996.
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
@@sirdoonkasomaliland9873 1995 ayaan filaya dadna waxay leeyihiin 1997 lkin waxan hubaa inuu ahaa Adoon afkiisa iyo Gacantiisaba laga nabadgalo oo farxaana aqoona leh
@abdiazizghahnug9224
@abdiazizghahnug9224 6 жыл бұрын
Allhe janadii fardasa haka warabiyo
@yosofhanad9114
@yosofhanad9114 7 жыл бұрын
allow ku naxariiso axmed mooge libaan fanan qaaliya
@dhuhabdilahi3759
@dhuhabdilahi3759 4 жыл бұрын
Inta dawanaysa 2020!
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics 2 жыл бұрын
Old is golden
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 жыл бұрын
Fananiintii hore cod weynan kuwa hada dumarka ka cod wayn
@farhyajama5426
@farhyajama5426 3 жыл бұрын
Garaxgis ❤️
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 Жыл бұрын
Garxajis
@nuuribrahem7927
@nuuribrahem7927 4 ай бұрын
Ilahey ha unaxariisto
@farhiyaali1185
@farhiyaali1185 4 жыл бұрын
😥😥 Abtigay Macan Allow ku Naxariiso
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 5 жыл бұрын
Caadi ma aha Allaha u naxariisto
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 5 жыл бұрын
Allah ha u naxriisto
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
heestan waxa alifay Axmed Saleebaan Bidde markii uu ka soo baxay xabsiga , xamar ayuuna ku alifay markii uu yimi laxanka isaga iyo Axmed Mooge ayaa iska kaashaday waxayna ku saabsanayd gabadh uu Axmed guursaday ka dibna khilaaf dhexmaray oo uu eed ka sheeganayey sida uu isagu iiga waramay
@mohamudbashiir5623
@mohamudbashiir5623 5 жыл бұрын
Abwaanku sanadka makuu shegey
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 3 жыл бұрын
Abwanka xata ma laxiray dowladii milatrigu inkar qabtay ahayd
@baladomar7798
@baladomar7798 Жыл бұрын
Ilaah ha u naxariisto
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 Жыл бұрын
Ilaahow gabadh ciida gale ah isii
@qabiilsomali7080
@qabiilsomali7080 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto
@guuleedcabdi7252
@guuleedcabdi7252 6 жыл бұрын
Alle hku naxariisto ahmed m liban
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 2 жыл бұрын
hestan midhaheda waxa curiyay ahmed saleban bide qisaduna isagay kudhacaday
@baladomar7798
@baladomar7798 Жыл бұрын
Ilaahoow kuu naxariiso
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 6 ай бұрын
Heestan waxan ka bartey nin waalan maalin walba heestan ayuu ku luuqeyn jirey isagoo ilmeynayo maskiin wan yaraa miraha micnaheedu man fahmi jirin lakin codkiisoo aad u macaana ayan ku xifdiyey
@qadanqadan6095
@qadanqadan6095 6 жыл бұрын
Allah yarhama
@guleedhassan1719
@guleedhassan1719 7 жыл бұрын
alle how naxriiso maxamed mooge libaaan
@sadaqboysadaqboy7003
@sadaqboysadaqboy7003 6 жыл бұрын
Guleed Hassan amiin
@mukhtaaraxmedcabdi3165
@mukhtaaraxmedcabdi3165 5 жыл бұрын
Inta dawaty 2019 likta
@sahalcali4196
@sahalcali4196 7 жыл бұрын
AHUN AML
@engsalanhashi1390
@engsalanhashi1390 7 жыл бұрын
Alleh haw naxarito Ahmed Mooge liban
@hassandahirabdille7329
@hassandahirabdille7329 2 жыл бұрын
War nika kabanka garaacaya waa mucjiso
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 2 жыл бұрын
Jiim sh muumin
@hamsejamaismail878
@hamsejamaismail878 7 жыл бұрын
allow kuu naxariso
@MubYus
@MubYus 11 ай бұрын
Hees wanaagsan.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Ahn legend
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 3 жыл бұрын
Erayadii axmed saleeban bide
@user-fj2iy7pw5o
@user-fj2iy7pw5o 8 ай бұрын
Ayaa dabi usoo dhagysiga saka oo sabti ah jawi mid aad udagan roop dayaa waxa jooga hargaysa dhakharta weyn eee hargaysa aya awowga kuhayaa igu sooduceeya awow bishanu 18 11 2023 heesta ibaxaysa
@iltiredoualeibrahim762
@iltiredoualeibrahim762 2 жыл бұрын
Hommage mogue
@riyo_kunoole3189
@riyo_kunoole3189 4 жыл бұрын
Allh yarxma
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Ya salam 🔥🤕
@xamdaabokor9204
@xamdaabokor9204 5 жыл бұрын
Heztn wxn ku xazuzta jclki igu horye wlhi 2013
@Siman-is3ig
@Siman-is3ig 5 жыл бұрын
shidnan
@Kornele55Shiil
@Kornele55Shiil Ай бұрын
❤❤
@engasadhajiahmed670
@engasadhajiahmed670 8 жыл бұрын
axyaa fanaan
@muhimmandeq4983
@muhimmandeq4983 5 жыл бұрын
Hees in badan wax oog
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Heestaa wax og miyaad leedahay? Waa maxay hees in badan wax og? Heestu ma qof baa? Yaab malaha waad hadraysaa
@hamseaxmed5299
@hamseaxmed5299 5 жыл бұрын
Allow u naxaeiiso
@osmanb8446
@osmanb8446 2 жыл бұрын
Makala dhacaan Luuqda Kabanka Durbaanka Erayada Laxanka Murtida
@fatunosman5643
@fatunosman5643 4 жыл бұрын
15/12/2019
@xamdadhamac7639
@xamdadhamac7639 5 жыл бұрын
Balo wxa u digo kulul dabcixumo jcylk waw
@iidcabdiraxman2937
@iidcabdiraxman2937 3 жыл бұрын
alle how naxarito
@ayuubcismaam-du1nc
@ayuubcismaam-du1nc Жыл бұрын
Ayuub cismaan
@qanixasan9788
@qanixasan9788 8 жыл бұрын
ax yaaa mooge
@dubadhassan5361
@dubadhassan5361 7 жыл бұрын
ilaahay has nsxariisto aaamiiin
@MohamedIbrahim-iz3mr
@MohamedIbrahim-iz3mr 4 жыл бұрын
Asc walaal, qof Ahmed Mooge (ahun) wuxu ku dhintay ii sheegi kara ma jira? waxan maqlay Kenya ayuu ku geeriyoday
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 3 жыл бұрын
Kenya ayuu ku geeryoday Allaha u naxariisto
@barecismaan1301
@barecismaan1301 Жыл бұрын
Wuxuu ku dhintay dawlad deeganka somalida ethoipa waxuu ku Aasan yahay meel layidhaahdo Awaare
@farhiasaid1974
@farhiasaid1974 4 жыл бұрын
16 December 2019. Beautiful song
@HamzaHamza-vd3ik
@HamzaHamza-vd3ik 2 жыл бұрын
6 mars 2022
@cammir22official57
@cammir22official57 6 жыл бұрын
Naftu ma iskudubta Iyan ma igu digata
@alifaraax3343
@alifaraax3343 4 жыл бұрын
Axmed .oge
@abdikadirabdillahi9128
@abdikadirabdillahi9128 6 жыл бұрын
Heestan yaa sameeyey ?
@nuuraxmed6211
@nuuraxmed6211 6 жыл бұрын
maxamed moge
@rukiaadow7293
@rukiaadow7293 5 жыл бұрын
He's brother Mohammed moge Aun
@sabonagisomaliland5469
@sabonagisomaliland5469 5 жыл бұрын
Ahmed saleebaan Bidde laxanka axmed mooge
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 5 жыл бұрын
AHUN AML Anigu Ilma Mooge Labada Kanaan Jecelahay Oo Aan Taageere u Ahay Inkastoo Oo uu ka kale kacaansan yahay kana shacbiyad badan yahay lkn anigaa kanaa ah Dookheyga Ilaa Yaraanteydii Su,aal Labada Fanaan Ee Walaalaha Ahaa MML iyo AML keebaa Fanka kusoo Horeeyay Keeban Weyn ? AHUN labadaba
@KCali4422
@KCali4422 5 жыл бұрын
Xaga fanka waxa ku soo horeeyey Ahmed mooge lkn waxaan filayaa in Mohamed Mooge weynaa . Heesaha Mohamed Mooge waxay ubadnaayeen Halgan lkn Ahmed mooge waxa uu qaadi jirey heesaha jacaylka ah kuwooda ugu macan ilahay ha unaxariisto labadoodaba
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 5 жыл бұрын
Axmed baaa ku horeeeyay
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 жыл бұрын
AHU Axmed Mooge baa ku soo horreeyey oo waxay isku lod ahaayeen Axmed Cali Cigaal, Maryan Mursal Ciise Bootaan, Abwaan Dheeg iwm waana ku sinnaan 1964-65 . Maxamed laftarkiisu wax badan kama dambeyn lkn macallin maadaama uu ahaa dhowr sano ayuu ka dambeeyey waxaan filayaa 1968 inuu si rasmi ah u bilaabay markuu ku qaaday heeska MAHIIGAAN ee uu curiyey marxuum Huryo laxankana uu lahaa marxuum Rashiid Bullo. Xagga da'da waxba ma kala weyna waa isku dhalasho xigeen oo Maxamed baa weynaa. Maxamed waxa caanka ka sii dhigay waxa weeye isagoo ahaa kabaniste siiqad gaar ah wax u tuma, ku heesa laxamo mararka qaar cajiiba oo dhegta xusuus ku reeba kana duwan fannaaniinta kaloo idil, erayo ka miisaan culus kuwa Axmed Mooge ku heeso, halgan iyo ka soo hor jeedid dowladdii markaas jirtay. Inahaas iyo kuwo kaloo badan ayaa keenay inuu ka shacbiyad iyo heesoba bato walaalkiis Axmed Mooge. Lkn marka loo dhegaysanayo cod macaani anigu waxaan qabaa Axmed Moogaa lahaa cod hallaasi ah labadooda. Alle haw naxariisto marxuumiinta Axmed iyi Maxaned.
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 5 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed Alaylahee Si Cajiib Ah Baad UKala Dhig Dhigtay Kalaam Been Ahna Kumaad Darin AML Baa Ka Cod Mcn Shaki La,aaan Waa Marka Aad Ugu Fiirsato Tahayna Qof in bdn Dhagaysanyay Heesaha Qaraamka Ah Lkn MML Baa ICON san Heesisihiisa Antiga Ahaa Mujaahidnimadiisaii Macalinimadisii IAyuu Kaga Tilmaan Dheeraa Fanaaniin Bdn Oo Wllkii kow Ka Yahay AHUN 2 Doodaba
@sabonagisomaliland5469
@sabonagisomaliland5469 5 жыл бұрын
AHBAL#1 AYAAD TAHAY, ALLAH NAXARIISTII JANNO LABADABA HA KA WARAABIYO. OO JANATUL FARDOWSA HA UGU BUSHAAREEYO WAXAAD U HADLAYSAA SIDII WAXAY JOOGAAN OOY HALKAA FADHIYAAN WAAR AUN DHEH MARJAAD DAD DHINTAY SOO HADAL QAADO
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
AUN Axmed mooge wlhi fanaan qaaliya ayuu Ahaa bal fiiri erayada
@hassantaani6480
@hassantaani6480 5 жыл бұрын
Hahya
@abdiawil4130
@abdiawil4130 4 жыл бұрын
Allaa yaa arxama raaximiin
@abdullkeybashane8661
@abdullkeybashane8661 Жыл бұрын
AUN🙏🥲
@musekhadir4125
@musekhadir4125 7 жыл бұрын
Never been a fan of him.
@nemaothman8338
@nemaothman8338 7 жыл бұрын
Muse Khadir waao waanad fahmayn waayo jareertu ma fahamto
@musekhadir4125
@musekhadir4125 7 жыл бұрын
Nema Othman Aniga iyo jareer kala foog walaal
@hassoyusuf2854
@hassoyusuf2854 6 жыл бұрын
Muse Khadir 😃 N you still waching
@shaafimahmud313
@shaafimahmud313 6 жыл бұрын
Nema Othman kkkkkkk maxaaad tidhi waad iga qoslisay wllo hhh
@sadaqboysadaqboy7003
@sadaqboysadaqboy7003 6 жыл бұрын
Muse Khadir
@Muuse-rc3yj
@Muuse-rc3yj 6 жыл бұрын
waa sidii uu kadhawaajiyay
**Axmed Mooge ihn | Waayaha Aduunka |
7:03
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 278 М.
Aun Axmed Mooge & Miiraale Lyrics
8:01
somali media
Рет қаралды 40 М.
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 42 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Axmed gacayte | dulmiga caashaqa ka daa.
7:40
Mulaax Media
Рет қаралды 113 М.
Maxamed Mooge Liibaan | Shiilka Caashaqa -  (Kaban)
8:58
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 81 М.
Cumar Dhuule
1:01:12
Said Nabadon
Рет қаралды 128 М.
Ma Ogtahay Dantaydiyo by Axmed Mooge AUN
4:38
Duul Media
Рет қаралды 231 М.
Axmad Mooge Liibaan || Dad haddaad is qabataan with lyrics
7:13
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 89 М.
Heesihii Axmed Mooge Liibaan  Xusuus!
25:04
2Qumac
Рет қаралды 68 М.
Axmed Gacayte & UMALLEEY
6:20
Tixraac
Рет қаралды 363 М.
HEESTII DUUFAAN IYO AXMED MOOGE AHN LYRICS
6:42
QalabJaan Tube
Рет қаралды 7 М.
ToRung short film: i sell watermelon🍉
0:38
ToRung
Рет қаралды 19 МЛН
Кто поймает рыбку?😱
0:33
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,6 МЛН
Matt Kills Dexter's Deer | Dexter: New Blood S1E1 | #Shorts
0:51
Clashed PR
Рет қаралды 10 МЛН