Dadka caqliga u saaxiibka ah walle hadalkaada xaqiiq waaye runti
@subraarm438112 сағат бұрын
Soomaaliyee Hassan ayaa Idin iibiyay in laydinlaayan Lacag ku soo qaatay Dawladaha oo dhan wuxuu u diray in dadka la soo celiyo Hassan Lacag Mahadsanida la siiyo.
@KhalidHassan-j1m21 сағат бұрын
Somalidu maray yurub ucararaan iyo maray america uraranba wadankooda kabarwaaqo badan lkn siyaasad xumo qabyaalad iyo qab la aan baa dishay
@Ahmedcismaan-y1i19 сағат бұрын
Waa waajibkooda dal aynan lahayn ayeey jeclaadeen
@Manalhaji58414 сағат бұрын
Waa loo dortay inay ceebtiisa soo baxdo Allh xumantiisii ka shifay Akiro waraa jiraa
@AktaloonFarid16 сағат бұрын
Laaya somalida ayaa wadankoodii ayay soo qaseen
@fartuunmohamed106220 сағат бұрын
Soomaali isku maqan isku qabyaalad isku cunaan is gumaadaan ayagana lagu maqanyahay ee Allah aqli ha u yeelo hana fahansiiyo dantooda hana garadsiiyo dalkooda aamiin soomaali shoobaro u taagan hana cabaadayo hana dowlad rabin soomaali ma isweydiiseen meesha aad socotaan ee hadin gargaaro
@sahromahamud18 сағат бұрын
Illaaheey SoomaalHa U Gargaaro Wadankeenna Ayaa Nagu Filnaani Lahaa Annaga wadanka Shisheeye Ayaa Qasaayo Oon Lacag Ka Waadanaa Waayo Imaaraatka Ayey Lacag Ka Qaataan Dekadihii lagu Wareejiyey Si Uu Curyaamiyo Dhaaf Meel Walba Halagasoo Buriyo Ilaa Ay Qabiilka Iska Dhaafaan Ay Wadani Noqdaan 🇸🇴🙏😭
@sadiosheikhabdi620213 сағат бұрын
Illaahooow Soomaali xasil
@Commentkudhigle-s1g19 сағат бұрын
MARKAAN QABYALADA KA DOORANAY QARAN QQBIL WALBO DOWLAD AYU ISKU HAYSTAAA.XALKA KALIYA SOMALI KU FCN AYAA AH IN ADUUNKA KA DABAR GO'AAN.SIDII XAYAWANADA QAARKOOD DUNIDA UGU DABAR GO AY
@sakiamino126118 сағат бұрын
Subxana allah Subxana allah allah gargaro umada Somalia cadowgeda allah jabiyo cadowgeda umada allah naga qabdo
@hawobashir8387 сағат бұрын
Uganda waa dad xun oo somalida neceb illahay umada ka haka qabro
@samanjecel607913 сағат бұрын
Somali imtixan baa heesta dalkoda so burburyan qabiiyald iyo is neceeb somali waa dad walalo ah is dhalay Allah xaqa haa nagu suga
@xamdicabdulahi380214 сағат бұрын
War bey allh mahane Bay allh dheh
@Ahmedcismaan-y1i19 сағат бұрын
Madaxweynuhu xagguu joogaa war khayaaliga ka baxa aad ku jirtaan
@abdulkadirsheikhmohamed516 сағат бұрын
Somaalida MEESHA eytagaanba AYAGAA DADKA fadhuuliya.Waa dad iska cawaan ah O ismooda inay kafiicanyihiin ummadaha kale.
@AZus6pd4 сағат бұрын
Ignorance destroys a nation!
@osmanomohamedadhan19246 сағат бұрын
Somaali in la laayo ayey istaahilaan raaf waa wax fudud
@hassanbuni17259 сағат бұрын
Soomali waa dugaag hilibka dadka cunaaya
@fatmaxuseenmohamed441616 сағат бұрын
Uganda waxa Ku dhibaaya somalida wa Congolese ma ahan ugandheska wa cunsuriyin afka Ka had hadlo laki waxa Ka dhib badan Congolese dad xun waaye dadka dilaayo sharci Kuma jogan uganda
@Manalhaji58413 сағат бұрын
Somalia ha habaarin meel walba ay tagan ayagaa nuursh Kenya waxba ma aheen ayagaa nuurshay cawankan haday dadyihiin Ayagaa meel iska soo sarilahaa makhayadahs somli baa leh Allow hayow Somali u heeli Allh diin buu nasiieye hal luqad buu nasiiyey qurux buu na siiyey shiidaal na siiyey cooper na siiyey wax dulka ku jira ayuu nasiiyey beero wabiyaal bad kheer dhan buu na siiyey laakin madax mooryaan ah ayaa noo yimid inta aan ka aheen xabiiba Malyuun heeb lama ahi e runta she gay
In somalida meel walba laga soo celiyo baa fiican dalkii waa laga guurau mareykanka joogaa waxna kama jiraan marka in dalka lasoo celiyo dalka ayey u fiican tahay
@amxaar12 сағат бұрын
Xasan shiiqna maxaa cunaa maxaa gataa taagan yahay. Caku. Xasan shiiq. Balayo. Kaa hor leexiso umada alaha kuu keeno
@SafiaJama-s4c18 сағат бұрын
Yugandhayskuna Dhulkeena uyo xeebaheenay ku raa xaysanayaan iyaguna dhulkooday nagu cun suriyaynayaan
Wadankiinii ku niqday I isagay tagay meeshay war iska qabta oo ku noqday
@fayselhassen468113 сағат бұрын
Soomalidu Sharcigu uma Hogansato Waney musuq badan yihiin Habeen oo dhan Dumar soomalia Ayaa warwareega waney buuqan Taasa keenaysa, in La.ga naco Meel walba.
@isiri.28355 сағат бұрын
meelwLba dhib vay ma waxaan masiibo edeb dara vay la tagin dhaqM xumo bay.la tagin iyo cay
@zahraabdul987920 сағат бұрын
Somalida sow Kenya wax kuma laha iyaguba dhibaata ka badan yayey habeen iyo malin nagu hayaane two month ago ayey ahayd markey kenyatigu kenyodhan afka ciida u galin lahaayeen maxaa somalida ku gaara umad iyagu is cambaaraynaya oo iyaga isu jeeda wariye somalida waani laakiin hanaga dhigin dadka ugu liita oo in la tarxiila u qalma ka fiirso waxaad meesha la soo fariisanaysid ma umad dhan ayaan laga waynayaa kuwo lunsan somaali miyeyna biniaadam ahayn oo qaarkood xumaan samaynaya jooji xumanta aad somalida uga gaar dhigayso
@museosman829620 сағат бұрын
Xasan dhiiqo haddii la soo celiyo dadka wuu iibsan niinka qabriyada faganaya cidna wax umma hayo
@abdullahiadan534419 сағат бұрын
Cebadana adunka
@ashasalah283515 сағат бұрын
XASSAN KUWA YURUP JOOGA, DOLLAR AYU KU BADASHAY, KUWA UGANDHA IYO KENYA JOOGA MUXU KA FAIIDAYA.
@degaghedi173816 сағат бұрын
Mdxwyne smli maxuu qaban karaa wadan dadkeefu waalanyihiin oo hadana faqri ah ayuu kurafaadsan yahuud dadku may noqodaan qof walba meeshu kudhashay aado haday haysan waxay kubaxaana maa loo aruuriyo smli meel aya inkaari kahaysataa
@mohaabdi75721 сағат бұрын
Uselessness, you go someone country and you fight your host giving you hospitality.
@sulthanatips8921 сағат бұрын
War biinta iska daaya waad dhemanaysaa raaf ma jero kafiyo waa bando
@barsaqanbarwaaqo411020 сағат бұрын
SAASAA LA RABAA WADAN ISLAAMEED MAAHEE WADANKIINII SOW MA DIIDIN QASKAAD KIINA KU DUMISEEN 34SANO AAD SOO BARAARUGI LA DIHIIN ABAALKIINA WEEYE UMADAHA AAD U TAGTAANBA IDINKAA QASAYA MA JIRO SHACABKA KENYA SHACAB KA WANAAGSAN MAANTANA WAXAY TAAGAN YIHIIN YAA NAGA BIXIYA DOWLADII AYAA LEH SUGA DALKEYDHISAYAANE ILAA AYKA JOOJIYAAN LAAKIIN BULSHADA WADANKU WAA SUGI LA YIHIIN
@HindaHusen-vq9iy20 сағат бұрын
Xassan sheikh miyaa khayr ka raadiseen xassan munaafuq
@Madaxey-r2f18 сағат бұрын
Meeshii uu Hawiye ku bato wallaahi Soomaalida waa laga nacaa!
@deqawarsame-ml7fm18 сағат бұрын
Kkkkkkk maskintan xasan bahahin kuwi xamar jogey aya gaajo u dhimanaya kuwan qoxotiga muxu kufala kuwa yurub joogo lacag buku qatay waxan Africa jogo he don't care
@amxaar12 сағат бұрын
Yarabi. Adaa weyn somali meel walbo ku silicsan tahay.