Maashaa Allah Guuleed Dafac iyo Weriye Boosh .si fiican baad uga hadasheen fikirkiinna.
@CabdallaxaajicusmaanXaaji2 сағат бұрын
Guuleed Dafac waan ku raacsanahay qodobbada uu ka hadlay oo dhan. Madaxweynaha cusub, xukuumadda uu soo dhiso ayaa laga garan doonaa waddada uu cagta saaray.
@salmaancabdisitaargeesoody4416 сағат бұрын
Absolutely We'll Done Garyaqaan Guuleed Dafac. 🙏💯
@AliJama-k5s3 сағат бұрын
Hanbalyo Madaxweyne Abdriraxmaan Maxed Cirro beesha Adan Madoobee UK 🇬🇧
@AhmedFarah-k1r5 сағат бұрын
Thank you ilaahay caqliga vs cilmigaba hakuu Bara keeyo
@dalaisacgibril58996 сағат бұрын
Garyaqaan Guleed waa nin aragti dheer oo hadana aqoon leh, muhiimayadu waa in arimaha gudaheena la xaliyo oo dhaqaale la sameeyo, Ethiopia adeer halkeeda ha joogto haday dekad rabto berbera ha isticmasho laakin bad la siiya yaanay jirin ictiraafka Ethiopia ma rabno, dhul iyo bad Ethiopia yaan la siin
@hodanibrahin15693 сағат бұрын
Absolutely 🎉🎉🎉
@IfrahJama-d4nСағат бұрын
Masha allaah guuleed darafac oo miidh ban u baahanay in xilka loodhibo waayo qof dayar oo caqli badan wax loo bahanyahay dhaliyaro saasoo kale iyay soomaaliland u bahatay caqlika hawaayin dar daaran adag bad bixisay walee waa runta hadalka tiri ciro hadalka dhegta how raariciyo caqliga illaahay ha ku barakeeyo 💯🙏🏼
@UmuCabdiraxmaan-s5u4 сағат бұрын
Waar ilaahay kabaq siyaasadda arimaha dibaddu waligeedba maygaadhin halkay gaadhay
@XaliimoCali-xs1ou4 сағат бұрын
Tallo waxa aan sidafiinta uga ooyaa wax badiyaa madadeenu aanay ku barraarg sanayn waaana dhagarta jabuuuti
@FuadMohamed-k7o3 сағат бұрын
MOU, MOU,MOU..Dadka soo hordhiga.
@aasiya-t3y5 сағат бұрын
Mou iyo wada hadal Somali ya lama galo midna looma baahn wayo madaxwaynsha maraykanku waxqabafkiisa boqolka maalmood ee ugu.hotrey inay ka mid tahay aqoonsiga somaliland
@hodanibrahin15693 сағат бұрын
Taasa inaga badan Guul jamahuuriyada somaliland
@FadumoAbdi-b5j2 сағат бұрын
Waa xaaraan wuxuu ku faanaayo in uu guulaystay xaaraan quute wuu hoogay Aduun iyo Aakhiroba.
@fotballontop2 сағат бұрын
Itoobiya dhul Somaliyi uma hayso .
@ahmedmohamedabdi88142 сағат бұрын
Si wacan buu oga Hadley garaadka
@momindekk15 сағат бұрын
Guleed dafac si wanagsan ayuu u hadlay
@Hassan-lx5kj3 сағат бұрын
Midnimada dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyed waa muqadas in la ilaaliyo taasi qofkii diida taasi dhulka ma guuro ee dadka ayaa guurayaa hargesia iyo borco waa soomaalia soomaali soomaali baa leh macsalama
@dr.khalidbeergeel54713 сағат бұрын
Somaaliya somaalibaaleh dadka isticmaala waxaan u arkaa dad daciif ah oo u jeeda in ay muran galinkaraan, kawaran qof kuleh hindiya hindi baa leh waa inaan nidhaahnaa mayee bakistanibaa leh, hadaba somali baa leh geeska afkika, somaki waxay leedahay geeska afki oodhan, somalina dawlado kaladuwan iyadoo ah bay wax wada qabsan kartaa somaliya iyo somaliland isku ma qasbana, waa dad waloolo ah lakiin sida somalida kaleba dawlad uleedahay Djibouti bay somalilanda dawlad u noqon kartaa
@mukhtaarmaxamed85262 сағат бұрын
Idinkoo kabaha afka ku sita noo yimaada oo calankayaga qaata hadaad midnimo rabtaan
@Hassan-lx5kjСағат бұрын
@@mukhtaarmaxamed8526 midnimada dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyed iyo calanka baluuga soomaaliyed in aad qaadataan ayaad ku qasbantihiin hargesia iyo burco waa somalia reer yar iidoor ah bulshada soomaaliyed maxeey ka yihiin tiro iyo awood iyo dhaqaale iyo siyaasad ummada soomaaliyed hal ayaad dheeyrtaan waa baroorta af xumada caayda meeytida iyo ummada soomaaliyed
@Hassan-lx5kjСағат бұрын
@@dr.khalidbeergeel5471 midnimada dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyed waa muqadas qofkii diida taasi soomaali ma ahan qofkaasi ee meeysha doono ha qabto lkn hargesia iyo burco waa somalia soomaali soomaali baa leh mida kale idinka oo ah reer yar iidoor la yiraahdo maxaad ka tihiin caalamka mise ummada soomaaliyed dhexdoodi waa la idinka xook weeyn yahay tusaale waa la idin ka dhaqaale badan yahay sida qawilada soomaalida kuwa ugu tiro iyo tawarta daran ayaad tihiin siyaasada soomaalia waxba Kama tihiin iyo waxii soo raaca hadaba ummada soomaaliyed hal ayaa dheeyr tihiin uqdad caayda haweeyn iyo maalin meeytida af xumada naceybka baroorta iyo waxii soo raaca ee xun hadaba dowlad ma noqonkartaan dad sidaasi ah taasi waxaa ka dhow in uu qiyaamaha dhaco in aad dowlad noqotaan idinkoo soomaali diid ah ee naceyb isirka soomaaliga iyo midnimada dalka somalia runta liqa iidooroow runta aad iyo aad ayeey idin dhibtaa waan oagahay aniga iyo ummada soomaaliyed ee macsalama
@ahmedmohamedabdi88142 сағат бұрын
Sorry waxaadkawadaa garyaqaanka
@suhaybsaleban51205 сағат бұрын
Weriyhu muxuu la deg-degayaa Dr. Ka intuu shsraxayo ma sugayo Mida kle barnaamij kan oo kle 1hr in laga dhigo ayey ahyd
@kaysejama12382 сағат бұрын
2 sanadood ee dub loo dhigey wadani u ku faaidey doorashada
@Hodan-l5m6 сағат бұрын
QARYAAN GUULEED WAA NIN KHABIIRA. AQOON BADAN IYO ILAAHAY BARAY SIDA BINA AADAMKA LOOLA HADLO.
@YaasmiinAlrahman4 сағат бұрын
Waxa runa in aanan Indhaha lagaqabsan arimaga gudaha Wayo arimaha gudaha ayay wax walba kadhismaan
@dalaisacgibril58996 сағат бұрын
MOU looma baahna in bad si dhib yar lagu bixiyo waa ayaan daro iyo caqli xumo, Ethiopia waxay rabtaa bad ay leedahay wali kiro afkeeda lagama hayo, markaa Ethiopia yaan la keenin dhulkeena, ma rabno ictiraaf Ethiopia hayso ee ay bad ku qaadanayso, ( ma hadal kaso baxa oo ah waanu idin aqoonsanay ayaynu dhulkeena ku siina Ethiopia)
@mohamedalimohamed58286 сағат бұрын
Qolodan abarso bu guska xabashida afka Kula Jirta xabashi gal habar awal kama marmari marka awal hada sida xabashida ubjacashehin jig jiga u gura
@dalaisacgibril58996 сағат бұрын
@mohamedalimohamed5828 doqonoow Abaarso waa school ugu tayo sareeya aduunyada ayuu ka mid yahay, laakin habar awal ha Ku meereysan, Xabashi afqadhmuun cid rabtaa ma jirto, ina dhilooy habar awal baa kula hadlaysa, Cabdiraxmaan Cirro waa joojinayaa heshiiska MOU, dad xor ah baanu nahay oo badala madaxweyne kasta oo kibra sida ina biixi, jaahilyahow aqoontu ma laha gaal iyo Muslim, china loo aqoon tagaa Adeer oo aan ilaahay aaminsaneyn iyo Russian
waar isagu ha garto waxa aad sheegaysaan oo dhan. muxuu kusoo ordayey hadii aanu intaa garanayn. ma si indirect ah baad wax ugu laqimaysaan imika kkkkkkkkkkkkk kolba cid baad wax usoo waydiinaysaan innalillah
@dalaisacgibril58996 сағат бұрын
Muuse biixi wuxuu rabay inuu doorto cida la tartamaysa oo u lasoo baxo professor Samatar iyo Cabdilaahi Dirawal oo u hubay inuu ka badinayo, laakin Cabdiraxmaan Cirro ayaa ahaa qofka qudha ee u ka baqayay ee u hubay inuu codadka bariga iyo Awdal diyaar u ahaayeen, Muuse biixi nin dimuqraadiyad raba maaha ee dantiisa ayuu ka dhex arkayay inuu furo ururada si wadani meesha looga saaro,