Waa arin liidnimo ah waana Nasiihsaro aadban uga xumhy
@alshifa26734 күн бұрын
Aalle hakubarakeeyo walale sharafeey isaaq waa gunginidhashaye mu xuu udiidiwaayaye ninku Aalle kuu hiilinaya Adiga iyo wiilka yar
@xaliyamohamed52234 күн бұрын
Duulmiigahaa ilhaay waa diidaay ilhaay kaa baqaah
@casiloGedi5 күн бұрын
Hooyo gabooyo maxay uga duwantahay hooyooyinka kale waa jaahiliin soomaalidu si loo noolaadona ma yaqanaan
@Xasancabdilaahi-u9m5 күн бұрын
Ciidamada Abniga jamhuuriyada sland iyo shacabka reer sland waa inay IYAGOO wada Shaqaynaya Ka.foo gnaadaan dadka baahinaya qaranka been Abuurka ah from macalin xasan
@sbofficial31405 күн бұрын
Sheekadaas waa jiihil nimo xun. Ma dhibaan waa Curadkii Hawiye. Waana Gob Ee mid hayska dhaafeen Qabiilada kale ee ay sheegtaan .Dadk kama xuma Cundood
@FH-qt4up4 күн бұрын
Asc walal benta hasku mawelin hawiye waleyeqana into oo kalaabaxo ee waxatahay kukalsonow.
@mohamedsandheere63395 күн бұрын
Asxabey ma dhibaan iyo gabooye is ku mid miya mise labo qabiil ayay kala yihiin bal ifaham siiya qabiil lada kala ma aqane thanks 🙏