DAHABKII 1 GARAM AAN KABILAABAY AYAA MAANTA HEERKAAN IGAARSIIYAY

  Рет қаралды 13,234

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

Күн бұрын

#HEES #AMIIRA##ayaangobdoon #wararkiiugudambeeyey #somaalida #warbaahintanoloshaislaamkatv ##somaalida #ayaangobdoon #wararkiiugudambeeyay ##ayaangobdoon #wararkiiugudambeeyey #somaalida #Adna channel #asadhagio27 #amiira qurux,qiso jacayl qiso istiqfaar qisooyinka caalamaka kadhaca #mucjisooyinka dunida kadhaca layaabka dunida kadhaca,#chanalkan waxaan kusoo gudbiyaa qisooyinka caalamaka kadhaca#qisooyinka#dilalaka#kuwa jacaylka#qisooyin kuxiisa galiya ayaad halkan kaheli kartaa#safarkii koka ee muqdisho#cadnaan oo soo dhaweeyay koka#wararkii udambeeyay#ee caalamaka kadhaca# muqdisho #somaali xamar dafwaynaha#warbaahintanoloshaislaamkatv #qisadii Nabi yuusuf qisadii nabi yuunis #yaa dilay#kiiskii ugu qatarta badnaa #ee fashilmay#gabadhii#ninkeeda6 dkoka#madaxwaynaha#somaaliaishay#uurkutaaladii#qisadaan #aargoosi qoys#cayda#amiira#sundus#prank# tdagdag#codad sir ah dhacdooyin xanuun badan#dagaal sokeeye#aargoosato#kaluumaysato#asakarta#somaali#ciidanka somaalia#warbaahintanoloshaislaamkatv tvga qaranka#Safarkii koka ee muqdisho kutagtay#soodhawaynii #somaalida #somaalida #wararkiiugudambeeyey #wararkiiugudambeeyey#kiiskiiugu layaabka badnaa#sirtiifashilantay#isku diyaarinta ramadaanka#wararkiiugudambeeyey

Пікірлер
@falishassan231
@falishassan231 6 күн бұрын
Ayaanay alhamdullilah abayo waxaan ahay hoyo guulaysatay oo ganacsi furatay illahay ha iisoyodiyo oo dahabkeedi kufuratay intaan haysana illahay hasiiyo ❤❤❤❤
@NajmoCabdiqaadir
@NajmoCabdiqaadir 5 күн бұрын
Allaha ku barakeyo abayo
@MohamedHussein-l6w
@MohamedHussein-l6w 5 күн бұрын
Manshallh
@falishassan231
@falishassan231 4 күн бұрын
@NajmoCabdiqaadir thank you
@falishassan231
@falishassan231 4 күн бұрын
@@MohamedHussein-l6w thank you
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 6 күн бұрын
soonka ilahey nabada hanugu gaarsiiyo ♥️🤲😢
@SicidcaliWarsame
@SicidcaliWarsame 6 күн бұрын
❤❤lovo🎉❤😊
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 6 күн бұрын
Aamin yaarabi ❤
@IndhoosAhmed
@IndhoosAhmed 6 күн бұрын
Aaamiin yaaa rabi
@AsmaLadan-i5b
@AsmaLadan-i5b 5 күн бұрын
Aaamiiin ya rbbi
@امعائشةبنتمحمد-ض2ج
@امعائشةبنتمحمد-ض2ج 5 күн бұрын
Aamiin🤲🤲
@RaxmoAhmedmahamed
@RaxmoAhmedmahamed 3 күн бұрын
Ayaanay gabar waxan aqaan nin keeda masha allha wuxuu siyaa lacag badan gabar baa u shaqaysa sasay thayna ayaney ma xisaabtanto wlhi naa sida isku dhaan baan ku dhahaa naaa lacag mawaynayo tiraahdaa yaab
@HanaJirde-b6h
@HanaJirde-b6h 6 күн бұрын
Ayany waxabad mooda in aad aniga iga hadlayso sida aan wax ukala khabeeyo marka la,idhaho kista kuso gasho xaged dahab ugula ordi Waxan dhaha geeri iyo geediba Waa lagu kala tagi kara noloshu manta kaliya maaha dadka qaar way ila yaaban Lkn uma joojiyo tayda ayan wata dhamanten Rabi ha,inaga dhigo kuwii wax qabsada ee guulaysta Insha Allah
@MohamedHussein-l6w
@MohamedHussein-l6w 5 күн бұрын
Naag nool
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 6 күн бұрын
Wcs ayan quruxay xbbt habeen wangsan ❤❤🎉🎉🎉Mashallh cawa naag nool mantana nag nool gabdho shekoyinka ha iska dhagesanina ee nuxurka ka qaata qiso walbo fa'dadeda aye wadataa
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 6 күн бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@nacimanacima4981
@nacimanacima4981 6 күн бұрын
Ala ayan quruxey aniga teamkas bishan intan iso harti daho ayn kujura wlh doqonima igama aha daacad ayn iska ahay
@shankarooncabdallah
@shankarooncabdallah 6 күн бұрын
Abyo dacdnimada marbey ficantahe hada kabilow oo wax keed so biri kubaxsanee maogid waxa danbeyo
@nacimanacima4981
@nacimanacima4981 6 күн бұрын
@@shankarooncabdallah hyh walashy wad mhdsantahy
@macaaneeyahmed
@macaaneeyahmed 5 күн бұрын
Abayo durufo nololeyd ba biri iman kare wxaga meel dhigo wx iso haray caqli maahe isaga uunbay faaido u thy iya ubadkisa wxd meel dhigte
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 6 күн бұрын
Gabar nool waaye Mashaa Allah Illahay haku xifdhiyo Insha Allah mahadsanid ayaaney
@SahraMohamed-g2r
@SahraMohamed-g2r 6 күн бұрын
Waa good advise dheerigilin aad u fiican always Waa ku jeclahay waana ka faaideystaa ka badan ayaan sameeyay saan ku fiirsanaayi masha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@maarsiheif9498
@maarsiheif9498 8 сағат бұрын
Mansha Alaah ❤ Thanks
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 4 күн бұрын
Masha allah talo wangsan ayaad soo jeedisay alle ha ka abaal mariyo ayaaneey ❤❤❤❤
@ridwaanahmad1217
@ridwaanahmad1217 6 күн бұрын
Abayo kuwanoo kale soo badi wajeclahy wllhy❤❤❤❤
@NasroahmedMohamoud
@NasroahmedMohamoud 5 күн бұрын
Mahadsanid ayaaneey
@SahraMohamed-g2r
@SahraMohamed-g2r 6 күн бұрын
Aboowe intaas aa haray an ku qoslay dad baa jira oo sidaas u isticmaashto masha Allah
@Anisa-vg3kd
@Anisa-vg3kd 5 күн бұрын
MashaAllah Tabarakallah ayan qurux Allah Yaxfidik sister
@xafsocabdirisaaq6116
@xafsocabdirisaaq6116 5 күн бұрын
msha Allah abayo waxbad ii shegtay ❤❤❤
@RahmaS-m2n
@RahmaS-m2n 6 күн бұрын
Masha allha 😊😊😊
@UmuAliya20
@UmuAliya20 6 күн бұрын
Masha Allah Ayaaney dhiragalintada ad ban u jeclahay noso badi Abayo
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 6 күн бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 6 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu ❤❤❤❤❤❤❤❤
@OmarSado-j7k
@OmarSado-j7k 5 күн бұрын
Machallah barakalah❤❤❤
@amalcabdiqadir338
@amalcabdiqadir338 6 күн бұрын
Ayaaneey wa runta inta lay qabo wax ma aruusan. Xiligii iskoolka 1 dollar va laysiin jiray saan meel u dhigaye aya ku ciyaari jiray ama wa layga xadi jiray. Xiligaan taajirad Baan ahaan lahaa. Lkn insha Allah hadda bilaabi.
@sgyuytew
@sgyuytew 6 күн бұрын
ما شاء الله ❤
@Amuun293
@Amuun293 5 күн бұрын
Sheekh mustaf Ismail haruun io ayuub Ahmed io ayaaan goobdon codkooda marka maqlo xoog aba yeesha rabii ha ni xafido ❤walhi wax tahin dhiir giliyal❤
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 6 күн бұрын
masha Allah Ayaan qurux ❤ wariro galin wanag san mahad sanid
@Anzal_qurux1
@Anzal_qurux1 4 күн бұрын
Ayaney 😂😂😂 aniga waxa arursado ama wax mel iidhigma asa siin jiray😂😂😂 hada wan aqliyestay hda asagii marka wax wediyo wuxu idhaha adaba tajirad ahyd 😂😂 ana waxa iara ada tajirnimo udhaw hada waxa arursadey dahab kugadan raba I.a Ayaaney lcg hde isogasho guri dib ugalin jiray hda wa aqliyestay
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 6 күн бұрын
Masha Allah ❤🎉❤
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 6 күн бұрын
ah ku noqoto laakin maaleed ah ka ilashado wayo waa 6 cung abbo hood
@Hamda-ll5in
@Hamda-ll5in 5 күн бұрын
Walhi ayaan xabibiti ku jacaliya ilahey ha ku xafido qali adba u jecalahay dhirgilintada il xasid kuma arkagto❤️❤️🫶
@barwaqobarwaqo7542
@barwaqobarwaqo7542 6 күн бұрын
wcs abayo quruxey ala jecliya ayaney markad farxasantahay ale darti ban ku jecelhay walashay sharafey gulayso abidka horay usco asaga usare abid ❤❤❤❤❤❤
@ZainepHassan
@ZainepHassan 5 күн бұрын
Ha,siin ha,siin nin kuu naxaa loo naxaa❤❤
@Najmo35
@Najmo35 6 күн бұрын
Masha Allah wlshey mcn
@Kadarduale
@Kadarduale 5 күн бұрын
Mansha Allah ayaney jecliya dhiri galintada nag nool guleyso
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 5 күн бұрын
Masha alah ina ader warunta ayaney hala xisabtamo hablo ani wan kugu racsanahay ❤❤❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 6 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
@NastehoFarah-p4d
@NastehoFarah-p4d 6 күн бұрын
Masha alah naag nool ❤
@princessnasriina3883
@princessnasriina3883 6 күн бұрын
Masha Allah taalo wanagsan aya na sisi abayo Ayaan 😊 ajar Allah haku siyo 🤲🏻🥰
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 6 күн бұрын
Masha allaah abyo ❤❤❤
@Anisa-vg3kd
@Anisa-vg3kd 5 күн бұрын
Ilaahay u nala xisaabin ayan funny 😂
@MunoXuseen
@MunoXuseen 6 күн бұрын
Wcs abyo ayanah xbbt qalbi❤❤
@XaawoBile-vh3wy
@XaawoBile-vh3wy 4 күн бұрын
Ayaanay gabadhaas waan aqaanaa wlh xitaaa wiilkeeda wlh waan kanaxay😢😢😢😢😢😢
@munosalad3975
@munosalad3975 6 күн бұрын
Mash Allah Abayo Alaha ku Xifdiyo 🎉❤
@MadiinoMaxamed-i5w
@MadiinoMaxamed-i5w 6 күн бұрын
Diyrwaye walashey ❤😮
@HibaaqAhmed-c9p
@HibaaqAhmed-c9p 6 күн бұрын
Mnsha Allah ❤
@FatumaAlimohamed-b2c
@FatumaAlimohamed-b2c 6 күн бұрын
Ayaaan ilwayney anaa uhoreeya😂😂😂
@zamzamabdirahman3030
@zamzamabdirahman3030 6 күн бұрын
Thank you so much sister ❤❤❤❤❤❤❤
@فاطمةحسن-ر6ك
@فاطمةحسن-ر6ك 5 күн бұрын
Mashaallah
@indhauron7326
@indhauron7326 6 күн бұрын
M.a barnamij fcn waye allah haka dhigo kuwa qata wanada gabdha somaliyed
@marwaabdullahi9545
@marwaabdullahi9545 5 күн бұрын
Ayaan..ma🙏❤❤😍
@shankarooncabdallah
@shankarooncabdallah 6 күн бұрын
Asc habo ayan allha kudeysto dhirigalisadenatahay wllhi adunkana waxa lasastaba jirin qof wax kuu sheeko kan wax kusiya kaga ficanyahe Tankale hablaha yaryar an wali guursan ani kow kaahay waxad usidiyarisay sideey umareysan lahayeen nolasha danbe Xasakana wad ufaideysay abalkada jano allha kadhigo❤🤲
@IfraaxKhadar-v4r
@IfraaxKhadar-v4r 6 күн бұрын
Mash❤❤❤❤❤❤
@NiciimaXusenxirsi
@NiciimaXusenxirsi 5 күн бұрын
Aayan qurux wanku salamay❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 5 күн бұрын
Kaaqaaday xbbt
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 6 күн бұрын
Wcl sister ayaan ❤❤🎉
@MuhiboIbrahim-lc6bz
@MuhiboIbrahim-lc6bz 6 күн бұрын
Wcs abaayo❤❤❤❤❤
@Dahira-f3e
@Dahira-f3e 6 күн бұрын
Alah ayaney shekadade kamadargii manshalah
@NadiraCqani
@NadiraCqani 6 күн бұрын
Mashllh 😍
@FoziyoFalaawar
@FoziyoFalaawar 6 күн бұрын
masiiyen mana kulabten ilmahaga korso❤❤❤❤❤
@amalismail7772
@amalismail7772 3 күн бұрын
Bakhayl lama guursado,,midkaas ilaahay baa ka kaxeeyay,,marnaba ha ku noqon
@IndhoosAhmed
@IndhoosAhmed 6 күн бұрын
Alla ayaaaneeey qosol kii aduunka farax 20ka 50ka 100ka hataaa halmr ma libirsaneysid❤ m.a wn kuwataaaa
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
@Sacdiyoaxmed-nt1vt 4 күн бұрын
Ayaaneey Ani ma Aqoonin bil kasta kama qaadan jirin markaa ubaahdo lacag badan ka qaaanaa shoobin kusoo gadanaa hada waa iska daaye bil kasta isii dhahay wuuna isiiyaa inaan meel dhigto rabaa ayuuto isbuucla eh galay ilaahay ha ila garab galee wax ku cayaarki waa iska daaye
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
@Sacdiyoaxmed-nt1vt 4 күн бұрын
Odayga wax iima xisaabiyo laakiin anaa wad kucayaaro marka hadaan rabaa inaan bilaawo kacagtayda shoobinka inaan meel dhigto biilkana Aan ka aruursado lacag ayuuto aan ku galo isbuucla eh ❤😊
@asmaaxmed-d2p
@asmaaxmed-d2p 6 күн бұрын
Adnina xagay u socota team fudayd 😂😂
@SabiriinAli-c4s
@SabiriinAli-c4s 5 күн бұрын
Waaad mahdsan tahy abayo
@JanaaLove-jy4wf
@JanaaLove-jy4wf 6 күн бұрын
Mashalaa 👌💋✅🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@amalcabdiqadir338
@amalcabdiqadir338 6 күн бұрын
Hhh ayaaneey naaga arkay oo dhahayo biilka soo hadhay ninka u celi wa danbi ba uruursan. Ayaaneey wax bdn ba maqlay wax uruursi insha Allah hadda ayaa bilasbaya.
@AsliMcln
@AsliMcln 6 күн бұрын
Sidey dambi u thy asiga ayaba isiiye 😂😂😂
@amalcabdiqadir338
@amalcabdiqadir338 6 күн бұрын
@AsliMcln naa waan yaabay
@AsliMcln
@AsliMcln 6 күн бұрын
@@amalcabdiqadir338 nin caabud waaye qalbi kuwaas biilka aniga ayaba iska leh illahey ayaaba igaso qaade siden u celiyaa
@Farxiyoxusen-c8u
@Farxiyoxusen-c8u 6 күн бұрын
Mashallh❤❤😊
@asiyaasiya3628
@asiyaasiya3628 6 күн бұрын
Kabax cawa aniga uhoreyo ❤❤
@ShariifoabdallaMohamed
@ShariifoabdallaMohamed 6 күн бұрын
😂😂😂masha alaah ayaney wadnala talisay marna wad naga qoslisay jir oo joog
@bushraabbaz8714
@bushraabbaz8714 6 күн бұрын
Sax waye abyo
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 Күн бұрын
Ayaaney Aniga Xitaa Ayeeyo Habar yarahay Agoon nimo kusoo korisaa isoo korisey anigane Xita labo boos isku dhax furan iyo shan qol Aruuris Baa lagu Sameyey m.a Keyd kane anaa haan Jirey Cashar ka aruuriska halkas kuaoo bartey Alx Adine Wax badanaa kaa faaiidey❤
@ayaanbadan5580
@ayaanbadan5580 5 күн бұрын
Dhirigalizo ❤❤❤
@ShamsaHassan-w6w
@ShamsaHassan-w6w 5 күн бұрын
Asc aniga waxaan dhihi lahaa ninkaani Waa xoolo doone ( HA KU NOQON)
@Zamzamzaki-c8u
@Zamzamzaki-c8u 5 күн бұрын
Ayaney Ani maaigu dhagahadlosa aboowe kistanasohartey ahey 😢😂lkn hadakadib dhicimeyso😂5sano an Xmas hayhey Bishan dhaxdada 2garan sogatey😢😂😂
@MaariyoMaxamed-ep9do
@MaariyoMaxamed-ep9do 6 күн бұрын
Mahad sanid abayo waad ibaraarujisay
@falishassan231
@falishassan231 6 күн бұрын
❤❤❤
@MohamedHussein-l6w
@MohamedHussein-l6w 5 күн бұрын
Tankis
@ZainepHassan
@ZainepHassan 5 күн бұрын
Ha ku laaban xoolahaaguu rabaaye wllo
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 5 күн бұрын
Ayaaney anigu lacagta ayaan aruuriyaa Lakiin dahab badan ma iibsado
@ZamzamMohamed-lf4bv
@ZamzamMohamed-lf4bv 6 күн бұрын
Ya iga horeyo ❤😂
@xanaancabdullaahi1924
@xanaancabdullaahi1924 6 күн бұрын
Ayaaney ilmaheyga dartood wan ugulabalahaa lkn xolaheyga masiin laheen haduu dhimarabo xataa
@yaminmohamed
@yaminmohamed 6 күн бұрын
Liketa waa ku bilaabay
@FarxiyoXasan-lo8yx
@FarxiyoXasan-lo8yx 6 күн бұрын
Wcs abayo 🎉🎉🎉🎉🎉
@shahad2629
@shahad2629 6 күн бұрын
Ayaaney waligey wax shoobin ladhaho leyma siinin xataa malinta ciida xab leyma siiyo magaratay biilka aan aniga iyo ilmaheeyga waxi aan ubaahahay aan ka iib sanaa alxam dulilaah
@zamzamabdilahi7887
@zamzamabdilahi7887 6 күн бұрын
Wll ma mudna waxna yaann lasiinin wxuu rabaa inu tuknada kga ciyaaro
@Nimcohabi-r4d
@Nimcohabi-r4d 6 күн бұрын
Wlhy ayaaney been maha markaad wax haysatid baa lagu raba horaa looyidhi nin baahan gob maaha 😢
@HodoJamac-k7o
@HodoJamac-k7o 6 күн бұрын
Kunoqo wll caruuta aabohood weeye e lkn hantida hasiin
@CaaishoNuir
@CaaishoNuir 6 күн бұрын
Qofka besha saran adno miyaa Misa anaa umaleyo
@XafsamustafeDgn
@XafsamustafeDgn 6 күн бұрын
Ayaney 2000sh aya maalinti nususace ley siiya school ayan dhigta waan urursadaa mobile kan hada xita ka dawanayo wan siistey baahiyaheyga ayan ku daboola nimanka aan shukansado xita hadey ay dhahan waan ku siineyna lacag kama qaato, ma rabo inu beri meelaha ka dhaho intaso lacaga ayan siiyey waalidkey xita waxba ma weydiisto alx.
@Xamdimustafe-
@Xamdimustafe- 5 күн бұрын
Fariid qaali fariid❤❤
@BiiqbiiqQalaaf-s2g
@BiiqbiiqQalaaf-s2g 6 күн бұрын
Ka joog abaaayo inuu ciil qabaa laga yaabaahe
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 6 күн бұрын
lacagta xafayada mel a ladhiga wlhi wa igaqoslisy 😂😂😂
@NaciimoC.qadir008
@NaciimoC.qadir008 5 күн бұрын
Maxaad kawadaa ayeeyo Doris ma ahi ayaaney❤
@NADIIFOMAXAMUUD-mn8cr
@NADIIFOMAXAMUUD-mn8cr 6 күн бұрын
Ani ahaanteyda kuma noqden xola kuweygane ma siiyen hadow ba sas ila dhaqmayo
@macaaneeyahmed
@macaaneeyahmed 5 күн бұрын
Ayaaney wx arooris alle wuu i baray lkn waalidkeya baahan iyaga ku biila awal ninkeyga i biili jiray hda isage ka jajaban thy mar mar wx wuu i siya lkn aniga wxn aruuriyo iyaga ku biila aabaheya 2sano xanuunsan ona shaqeyn hooyana aniga u curad ah aabe ubadkisuna maha kuwa noloshoda xita ku filan
@Queen143-l5m
@Queen143-l5m 6 күн бұрын
Ayaan umaadeena maaha janadaa dharareyso kulahaa wlhi waa run ani gabar wax meel dhigo ku kari waaye
@leyloabdiaziz8642
@leyloabdiaziz8642 6 күн бұрын
Ayaneey waano i anfacda aa i siisey Hoyadeey aa u share gareeeyey ❤❤
@حافد
@حافد 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@HibaaqAhmed-c9p
@HibaaqAhmed-c9p 6 күн бұрын
😅😅😅
@shukri1871
@shukri1871 6 күн бұрын
Ma mudna in lagu laabto
@amrannuuribrahim4588
@amrannuuribrahim4588 6 күн бұрын
Ayan qurux
@mustafegeele8250
@mustafegeele8250 6 күн бұрын
Wcs❤🎉
@Zeytunosman-hu1mq
@Zeytunosman-hu1mq 6 күн бұрын
Ayaney markan wx Yar arusadho ano iska cuni is arka wili ano hooyo noqonin lkn hda kadib wa is adkeyna
@UmusoudaysiElmi
@UmusoudaysiElmi 6 күн бұрын
Asc ayan huno hage kala soo xarira please
@nasteexobashiir8619
@nasteexobashiir8619 6 күн бұрын
Adno xaa loo soo qaad tay ma sheekada iyadaa leh 😂😂😂
XASKAYGA WAN JECLAHAY KIIS WALI AH!!@SawdaBillan
49:44
Sawda Bilan
Рет қаралды 2,5 М.
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
SHIMBIRKII FARAJKA!!@sawdamqaalib
29:49
Sawda Qaalib
Рет қаралды 45 М.
GAALKACYO|| BULSHADDA KA GANACSATA HILIBKA XOOLAHA OO SOO DHAWEYSAY SUUQA CUSUB
5:06
QISADA IQLAAS IYO GUURKEEDII LAYAABKA LAHAA#ayaangobdoon
25:11
Qisas Channel
Рет қаралды 18 М.
BELLA MAVIO IYO 7 WIIL || TOLOW YEEY DORTAY WAXBAA KA DHACAY 🤣
31:39
FALEEMBO OFFICIAL
Рет қаралды 94 М.
100 KUN BUU IGA QAATAY OO NAAG KALE BUU KU GUURSADAY
20:50
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 25 М.
KIISKA DHIBANAYASHI JACALKA!!@sawdamqaalib
52:21
Sawda Qaalib
Рет қаралды 55 М.
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН