NAAG TUUGAAH AYAA IDHACDAY MAANTA ISKA ILAALI SI AYSAN ADNA KUU DHICIN

  Рет қаралды 23,894

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

Күн бұрын

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Пікірлер: 234
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻😢❤️
@Filsan-o1o
@Filsan-o1o 2 ай бұрын
Wa sax caleyhi salatu salam cala mustafa ❤❤❤❤❤
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@AminaOsman-b5k
@AminaOsman-b5k 2 ай бұрын
Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him
@Sihamali137
@Sihamali137 2 ай бұрын
Scw scw scw scw
@haliimosacdiyo2385
@haliimosacdiyo2385 2 ай бұрын
salalahu caleyhi masalam
@aaminasaleeban6943
@aaminasaleeban6943 2 ай бұрын
Walaalahay waxaa si niyad ah idiinka codsanayaa hooyaday igu soo duceeya aad bay iiga xanuunsantahay😢
@Ifraax-nn3gl
@Ifraax-nn3gl 2 ай бұрын
Illahay hooyo mcn ha inow caafiyo Aamiin 😢🤲🏾.
@NimcoMohamuud123-xp9zy
@NimcoMohamuud123-xp9zy 2 ай бұрын
Allah ha kuu caafiyo caafimaad taam ah hooyo macaan
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 2 ай бұрын
Allaha kucaafiyo adiga & inti islaam ahba
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 2 ай бұрын
Alaha caafiyo
@UbaxHusein
@UbaxHusein 2 ай бұрын
illaahey hakuu caafiyo abyo insha allah
@Fatima-dagan
@Fatima-dagan 2 ай бұрын
Ayaaneey markaad baxaysid wayso qab iyo adkaarta ha ilaawin ilaahay haku xifdiyo
@falishassan528
@falishassan528 2 ай бұрын
Ayaanay dadka illahay kamawada baqayaan ee is ilaali illahay haku xifdiyo Mcnto ❤❤❤
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 ай бұрын
Team ayaan gobdn one like 👍 ❤
@aaminabashiir6119
@aaminabashiir6119 2 ай бұрын
فمن عفا وأصلح فأجره علي الله iska cafi abyo illahy xagiisa ajar kaga xisaabso
@Bilan_nura
@Bilan_nura 2 ай бұрын
Ayaan wlhi wad iga qoslisay nagahaas bananka tag tagan waa Tuugo wlhi jidka markaa mareeso ayeeba kugu dhag dhagayaan 😂😂
@SâfiâMuhumed-t6i
@SâfiâMuhumed-t6i 2 ай бұрын
Ayan Nag nool waye xolaheeda ciyar laguma dacayo😂😂
@ZahruujAli
@ZahruujAli 2 ай бұрын
Aabahay BAA dhihi jiray 2 buug mid bey galee Allah unaxariisto🤲😢❤
@Xamda-wp9pz
@Xamda-wp9pz 2 ай бұрын
Ayaney xamar taad taqanay mahaan alle Haa amanzado dadkaa😊
@DeeqaIbraahim-pe8lw
@DeeqaIbraahim-pe8lw 2 ай бұрын
Ayaaney haso dhigin gabadha ilahay haka so hanuniyo adna xor ayad thy hadad cafinaysid iyo inkale lkn akhiro in qof la ii ciqabo maro wale ilahay cafiska u jecel yhay
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 2 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@farxiyabarrow3002
@farxiyabarrow3002 2 ай бұрын
subxanaalaah dadka qar aminad maleh wlhi kuwa banaanka tag tagan maba u jawabo xitaa hadey I weydiyan ma wado mana rabo ban iska dhahaa
@sucaado24
@sucaado24 2 ай бұрын
Haa kula midaa ahay maba fiiriyo qofaa aqoonina maba aamino
@naazlineon2692
@naazlineon2692 2 ай бұрын
Alla ayaaneey alx dheh kuwaas lacag bayba ku siiseeyene haba ku qayaamaane kuwa waxa jiro inta wax kugu taabtaaan oo hanti waxaa wadata kaa furanaayo meel aad u raacdana laheyne ilaahy hana amaansado
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 2 ай бұрын
Ayaan goobdon masar ku labo Somalia 💙 qof qurbe bartey Somalia malaqabsankaro
@SafaGolley-u1k
@SafaGolley-u1k 2 ай бұрын
abaayo waa indhasar caad anaga magaladeda xita marag kadhacday 😊😊😊
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 2 ай бұрын
Wcz ayaan mar mar wey dhacdaa in lagu qiyaamo waa wax qornaa lkn qof karti badan inaa thy anaa kuu qirey guuulayso
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 2 ай бұрын
Ar ayan quruxay habeen wanagsan wax yar ma arag❤❤❤❤❤❤❤
@MssEimana
@MssEimana 2 ай бұрын
Wallhi ayaaney legend thy xamar indho adeeg lagu jooga maskiimo hadii laga arko walagu dhaca hadana waxaa wee jiraan indho sarcadka lkn ayagee dhibe❤😅😊
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 2 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@umulkhayrali7487
@umulkhayrali7487 2 ай бұрын
Soo dhig abayo kuwaas ubareeray iney umada dhacaan dadka halaga dhexgartee
@maryanxariro1075
@maryanxariro1075 2 ай бұрын
Ayaaney ha cafin hda rabto lkn sawirkeeda hasoo dhigin iska dhaaf😂😂
@fadumiin6827
@fadumiin6827 2 ай бұрын
Naagaha jidka fadhiyaan waaa tuugo kuwa gudaha kujiro ayaaa laqaatay ayaaney ayadaa kudhibqabto iska daaaaa
@CaliyuusufBarre
@CaliyuusufBarre 2 ай бұрын
Haa ayaaney asbuuci hore I phone keygii bakaaro leega xaday
@SalmoLoveLii
@SalmoLoveLii 2 ай бұрын
Ayaney kuwa cabdi shideeya joo gaa kadarane is ka ilaali 100 kiiba 100 alah kuxafido ne hppti ❤
@wanaagsaninmacalin-pb8zj
@wanaagsaninmacalin-pb8zj 2 ай бұрын
Wey dhacda in leys dar daro iimanka alha galsho umadan lakin waxaan kugula talin laha in aad iska cafiso ale oow jecel yahay qofka cafiska badan
@HamidaAbdi-c8q
@HamidaAbdi-c8q 2 ай бұрын
Bisinka inta muqalka qoralka layaabatya👍sorry abyo😒
@Ifraax-nn3gl
@Ifraax-nn3gl 2 ай бұрын
Ayaaney dadkaas sharci ciliyee leeyihiin lkn kwn wx qabto male.😢
@hamdiya9671
@hamdiya9671 2 ай бұрын
Abaayo dahab qofa taqanid le laga gata waliga is ilali
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 2 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@HALIMO-e7o
@HALIMO-e7o 2 ай бұрын
Naagaha bakaaro JOOGO qaar yar maahee inta kale waa saaxiriin
@naimaabdihassan1100
@naimaabdihassan1100 2 ай бұрын
Ayaan ilwaad badamy guulyso insha allaah❤❤
@ManaahilMaxamuud
@ManaahilMaxamuud 2 ай бұрын
Anig xitaa had. Kahor hilib ari lii dhiryy iney. Kajabisy marbi mark dhahy wan heshiin idhehen naago badan igu qeliyen anig yaaab cabsi😅
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 2 ай бұрын
Hilibka la jabinayo waaxy😂😂
@ManaahilMaxamuud
@ManaahilMaxamuud 2 ай бұрын
@@samiiraabdirahman7067 hilibka arig naagah suuq ku iibiyo wye
@Fadumo123-x4q
@Fadumo123-x4q 2 ай бұрын
Maamo wada ku Qaldante wayo nagaha mananka waliga waxa Lagama gato❤❤❤❤❤❤
@IqraNashaad
@IqraNashaad 2 ай бұрын
Abyo alx intaa alle ku kasay nagahaa markaad aktooda mareysid ayay kugu dhagayan bisinkah allow naga hay tugadaas is baheystay 😥🤲❤😂
@falishassan528
@falishassan528 2 ай бұрын
Quran iska saar shartooda iyo İshak’da adiga iyo ilmahada
@IqraileysInaahmed-gb1oi
@IqraileysInaahmed-gb1oi 2 ай бұрын
Abaayo hahaha badalkeeda ayaaa kusaaameyey byo codkaaga teeeda kle byo hooyaday isku dabci tihiiiin wlhi❤❤ hoyadey sixay ah wey kutanaasulee lkn musuqmusuq ma ogola ❤❤ u
@nimoco401
@nimoco401 2 ай бұрын
Wcan qoslay wallhi 😂 ayaanay wcan Ku jecelhay ❤
@farhiyoaden1135
@farhiyoaden1135 2 ай бұрын
الاحول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
@fartun5366
@fartun5366 2 ай бұрын
Thank you sister i am going next month there. 😊😊
@IlhanAbdi-k8z
@IlhanAbdi-k8z 2 ай бұрын
Ayaaaneeey wllhi waan arky naaago tuugooyin ah way jirtaaa anaga mar jamacad kasoo baxnay mobelka naga ladhici raby mar walpo arkaaa 3naaag iskula socdaaan
@ruquyoduaale8411
@ruquyoduaale8411 2 ай бұрын
لأ تحلف بغير الله الله ينور عينيك
@hadiyoaxmed5654
@hadiyoaxmed5654 2 ай бұрын
Dahabka inu intas ka badnaa baa laka yabaaa wa tuuko dahableyda balayo haku dhacdo
@BarwaqoCirro-mg9du
@BarwaqoCirro-mg9du 2 ай бұрын
Ayaaney hrgyysa mad timadid inta anad noqon wll
@sharafohassan9016
@sharafohassan9016 2 ай бұрын
Subxaanalaah Subxaanalaah abaayo ayaanneey walhi hada ayaan dahb celi rabay waa naxay abaayo macaanto allaah ha ku amaansado ayadaa dhib qabto abaayo macaanto
@safiyomaxedmacalin6419
@safiyomaxedmacalin6419 2 ай бұрын
Abaayo anay taas igu dhacdey naag idho xiran wax ha Ka gadan
@Maxkamada-n8h
@Maxkamada-n8h 2 ай бұрын
Ayaanee aa naagta maanta soo tumno pleaze😂😂😂
@SajidaHassan-ct3bx
@SajidaHassan-ct3bx 2 ай бұрын
Ayaneyy qf tqan wax lga gata ana hbryr drs nhy ku sinyo lnberkeeda
@Fadumo123-x4q
@Fadumo123-x4q 2 ай бұрын
Masha allahu allah ky xafido❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@QueenFaatuush-g6u
@QueenFaatuush-g6u 2 ай бұрын
Asc ayaney hda mugdisho mad uso waregsatey mise masar a ulaban rabta macaney
@Esmanoura
@Esmanoura 2 ай бұрын
Hamaraa ku cusubthy wali adimaa wax araktay ayaaney😂😂😂
@bilicdawadanka4199
@bilicdawadanka4199 2 ай бұрын
mashalaaah samiyey lkn aniga wllhi dada badan baa idhacay lkn waan samaraa waan cafiyaa akhiro waa xaqa wllhi qofkii meesha la ku xirey asaa kaa dhiba badan aniga sanadakaan dhaxdiisa bakaaro hooyodey dahaba uku so gadey 2.gram iyo 2 riigo been ah bey isheegen waan ka so qaadey mar kale markaa b/weyne tagey ayaan ogaadey 2gram buu noqadey bisin dadaka caadi ma ah
@فرححسن-ش8ق
@فرححسن-ش8ق 2 ай бұрын
Asc abaayo ayaaney carabta qof kunoolajirtay ifriiqiya malaqabsankarto Lakin weykuqorneed mashi
@AasiyaMaxamed-vh6tk
@AasiyaMaxamed-vh6tk 2 ай бұрын
Allah haku xiftiyo abaayo ❤❤
@XamdiCaliMaxamed-ze6hk
@XamdiCaliMaxamed-ze6hk 2 ай бұрын
Aynwy waa catowdee secamal muragadi walaalaga dareema😢
@IqraileysInaahmed-gb1oi
@IqraileysInaahmed-gb1oi 2 ай бұрын
Whli aadan aheyn naaag laga xoog bdnyhy anaaa kuuu quray
@mzzAaisha
@mzzAaisha 2 ай бұрын
Asc abaayo illahy ha I kailaliyo
@maankachannel6003
@maankachannel6003 2 ай бұрын
Abaayo markastoo suuqa aad galeeysaan Adkaarta aqrista xasbunallaah wanicmal wakiil tawakaltu calalaahi wakafaabilaahi wakiil iyo ducada suuqa marka lagalaayo
@BureeqoabdiBuu
@BureeqoabdiBuu 2 ай бұрын
Ayaan waxa ka xanaajiye wax yar ma ahan
@amalsheikhabu6317
@amalsheikhabu6317 2 ай бұрын
Asc ayaan walaal qofkii ku baahan xagee buu kaala soo xariirayaa phon ahan pls ii soo jawaab
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 ай бұрын
Fcbook pejkayga ayaan gobdoon
@falishassan528
@falishassan528 2 ай бұрын
Waa tuugo isbahaystay
@AadanKaliil
@AadanKaliil 2 ай бұрын
MashaAllah💔💔💔💔😍😍😍
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 2 ай бұрын
fariiid❤❤❤❤❤mashallah waatuug ale udin qabay
@aaminamahamudjimale
@aaminamahamudjimale 2 ай бұрын
Ayaney abyo illhey xaqaga kaga sosaridono malinka qiyame abyo ina wadatey ahed
@BareYare-t4e
@BareYare-t4e 2 ай бұрын
Ayaaneey soo dhig abaayo haka harin
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 ай бұрын
Akhiro miyey kaa baxsan
@deeqomaxammed3014
@deeqomaxammed3014 2 ай бұрын
Al adun iyo aqiro kal badan walahi
@shamsohussein
@shamsohussein 2 ай бұрын
Wcs abayo qali keep going ❤ sorry ayan qurux
@RaxmoKiin-l3l
@RaxmoKiin-l3l 2 ай бұрын
Ayaan yaa iskare wali adma wax arkey hee islilali wala
@aniso966
@aniso966 2 ай бұрын
Abaayo naagaha bananka fadhiyo wax Malaga gato weeku dhacaaan ama miisaanka kaadhacaayaan ama lacagteee kaaa qiyaanaaayaan
@Asmamohamud1424
@Asmamohamud1424 2 ай бұрын
Wcs 😊Manta aniga first ah 😂❤
@LaTorche-w9h
@LaTorche-w9h 2 ай бұрын
Indha shareer xidho ilayn qof caan ha iyad tahay
@FarhiaKhaalid-or4du
@FarhiaKhaalid-or4du 2 ай бұрын
Mashallh abyo karti bdn ❤❤❤
@SaynabMaxamed-cb9hi
@SaynabMaxamed-cb9hi 2 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤ ayaaan
@macaaneeyahmed
@macaaneeyahmed 2 ай бұрын
Anigabo laba naag aan u shaqeyay aya midna lcg imaba siin midna way iga kala qiyaantay kiste so dirtayna wan u celiyay maalinby i keeni wlh naagaha qaar faido malaha
@SalmaCarab
@SalmaCarab 2 ай бұрын
Ayan abyo naagaha bananka fadhiiyo waxa lagama gaato aniga siidad laaidhacay
@camrainaxusen
@camrainaxusen 2 ай бұрын
Masha allh
@caynicabdishakuur4713
@caynicabdishakuur4713 2 ай бұрын
Cafiskaba aaqiruu ku anfacaaye cafi intaad aaqiraa qabsanaa dhihi leheed habaarkana wax fcn maahan
@RoodoSiciid-i9v
@RoodoSiciid-i9v 2 ай бұрын
Abyo sigaaraan rabaa inaan kuula hadlo abyo❤
@NajmaAbdullahi-c6n
@NajmaAbdullahi-c6n 2 ай бұрын
Strong mother ❤️ love you ❤️
@rahmacalisheikh2934
@rahmacalisheikh2934 2 ай бұрын
Ayaanay way kugu dhacdy lkn maalin kale ee kugu dhacayn insha Allaah kuwaas waaba nacay wadada kama mari kartit way kugu dhagdhagaayaan maba ka gato qof miis fadhiyo aa laga gataa waa la yaqaanaa meel aa uraacato ee leeyihiin dhib malahn waa wax qoran
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 2 ай бұрын
Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo sorry malasheyn
@aaminabashiir6119
@aaminabashiir6119 2 ай бұрын
Abaayo wadanka saaxiriin ba ku badan siiba qeebta dahablayasha adkaar kubaxa dhabarka unba laga taaban caag unba laga dhiga ama kursi bey ku dhigayan wad fariisane besba miir ma lihid iska ilaali
@ummumahir7551
@ummumahir7551 2 ай бұрын
Ayaney😂ani adga isku mid ah😂😂wax wn gor gorin magato wain aa suqa kuso warego😂😂
@jalaqsan
@jalaqsan 2 ай бұрын
Waindha sarcaad away samewyan tuugta
@HALIMO-e7o
@HALIMO-e7o 2 ай бұрын
Qof weji jiran waxba lagama gato 😢
@Cabdala-z2d
@Cabdala-z2d 2 ай бұрын
Ayaan gabdhaha bananka fadhiya iska ilaali
@MakahYare
@MakahYare 2 ай бұрын
Waa qadar wll
@mumtaazmohamed5467
@mumtaazmohamed5467 2 ай бұрын
Ayaney abayo nagaha bananka jogo waa tuugoyin wax malaga gato waa naago is baheysatay lama amino aniga kudaha ayaan kagataa iska ilaali abayo qurba joog hada tahay ad ayaa nola qiyamaa lakin hada waa fahmay aniga liima qayaami karo indhaha ayaan kagalaa
@SafonSeyd
@SafonSeyd 2 ай бұрын
Habo ayaney iska ilali hana u hadal jilcin dadka indho adeg raban wa dad dhinte
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 2 ай бұрын
Ayaaneey waxaan yaran ayaa ku helay
@FardowsoheydarNur-lu8qt
@FardowsoheydarNur-lu8qt 2 ай бұрын
Ayaaneey dahabka kuwa qolka ku jiro ayaa laga kataa kuwa banaanka waa tuugo lkn waxaa laga yawaa garaamka iney kaaga dhacday ayaab laga yaabaa
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 2 ай бұрын
Waxaba ku heelayii manta ❤❤❤
@hooyo-hj6dd
@hooyo-hj6dd 2 ай бұрын
kkkk somaliya gaajo weyn ayaa ka jirta mise imaan la'aan 28 dollar miyaa energigaas dhan ku bixisay. Ilaahoow iimaanka nagu sug. qofka dhabiisha badan oo baqeylkaa waxba uma kordhaan ogoow taas. subxanallah. iimaan Allah uur buuxsha.
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 2 ай бұрын
Tuugadi dhacday aya tahay miya .tankale so xolaheda maahan hadey qayliso xalasha quuta xaranta ma ficne
@SaadiaAli-m3d
@SaadiaAli-m3d 2 ай бұрын
Ayaan abyo shout out isamey 😢😢😢
@Sahro-ei7qi
@Sahro-ei7qi 2 ай бұрын
Asc Haa database lagwaye Marshall allah
@mumtaasali4875
@mumtaasali4875 2 ай бұрын
Ayaanay kuwa dariiqa taagan Laga magato
@HiBa_mahamett
@HiBa_mahamett 2 ай бұрын
Ayaaneyy toos maa usoo guurte neh
@falishassan528
@falishassan528 2 ай бұрын
Ayaanay Canada sadex bill xitaa waa lagaa cilinaa
@AmbiyoBuule
@AmbiyoBuule 2 ай бұрын
Farhio tawakal maxa oga soo gadan weysay ayadaa dahabley ahee ayaaneey
QISADA LAYLA WAXA KUSUGAN CASHAR IYO CIBRO Q.1 @sawdamqaalib
29:21
Sawda Qaalib
Рет қаралды 58 М.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 39 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 21 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
SIDEE KU OGAN KARTA QOFNIMADADI DHABTA AH |HOW TO KNOW YOUR WORTH/VALUE
14:52
SAXIIBADED AYEY DISHAY SI AYNINKA UGA QADO!!@sawdamqaalib
42:37
Sawda Qaalib
Рет қаралды 35 М.
PRANK|| ADNA OO  GACAN II QADAY & FAWZIA OO…!!!🥲😡
10:12
Ayaaniita Official
Рет қаралды 68 М.
KIISKA ZAYID IYO GABDHII WAREGA BADNAYD!!@SawdaBillan
48:16
Sawda Billan
Рет қаралды 39 М.
KIISKA XASNA IYO QIRASHO FAJAC IYO LAYABLEH!@sawdamqaalib
45:30
Sawda Qaalib
Рет қаралды 60 М.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 39 МЛН