KIISKA XASNA IYO QIRASHO FAJAC IYO LAYABLEH!

  Рет қаралды 56,871

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

Күн бұрын

#qisoyinka #sawdaqaalib #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe

Пікірлер: 370
@queensajaa1234
@queensajaa1234 Ай бұрын
Yaaa ila mida oo qisada intaysa bilaaban daqiiqadaha soconyso ila fiiriya oo jecel inay daqiiqadaha bataan❤❤❤❤
@najaxaxmed6340
@najaxaxmed6340 Ай бұрын
Aniga xbt
@ToolmoonIbraahim
@ToolmoonIbraahim Ай бұрын
Ani 50daqiiqo inee ka yaraato ma jecli
@UbaxAyanle-cq8fi
@UbaxAyanle-cq8fi Ай бұрын
Wlhy ani
@omaremli280
@omaremli280 Ай бұрын
Ani daqiqadaha yar jeclahay
@maryansheekh6494
@maryansheekh6494 Ай бұрын
Yaa ila qaba in habeenkii qisada dhegeystaan aysan maalinti dhegeysigeeda ugu bixin
@HadiaReermagaal-yu1nw
@HadiaReermagaal-yu1nw Ай бұрын
Walalyaaal ilaahay dambigiina iyo ka waalidkiina ba ha dhaafee waxan idin ka codsanayaa si niyad ah iigu soo duceeya muraad ayaan leeyey in ilaahay SWT Ii fudaydiyo alle caafimaadka iyo cimriga ba haydiin dheereeyo❤
@Ayanmohamed-xl9so
@Ayanmohamed-xl9so Ай бұрын
Wllo muradaka Oo aan macsi laheen ilaah ha ku fududeeyo cafimaada sareec ah Allah ku siiyo meshiida sad ka tabaneyso Allah ku buuxiyo amiin insha Allah
@HadiaReermagaal-yu1nw
@HadiaReermagaal-yu1nw Ай бұрын
@@Ayanmohamed-xl9so Aamiin Walalshay ❤️❤️
@barwaaqoSulaymaani
@barwaaqoSulaymaani Ай бұрын
Alle hakuu dhabeeyo hadii uu khayr kuu leeyahay wll
@NimcoMohamuud123-xp9zy
@NimcoMohamuud123-xp9zy Ай бұрын
Allah ha ku fududeeyo amuurahaaga oo dhan walalo
@nimcozagalmohamud3850
@nimcozagalmohamud3850 Ай бұрын
Gabadhan qisoyinkeda waynu jecelnahay waynu wada sugna malin walba iyadna way ino dadasha waa inaynu 100k dhifanaa wayo way uqalanta ilaa 1m iyo kabadanba❤
@NimoOsman4040
@NimoOsman4040 Ай бұрын
Asc sawda maanta jaanisbaan helay aan kow ku noqday sawd alle caafimaadka aad noogu sheekaunayso hakuu daayo caruurta iyoreerkana alle hakuu barakeeyo
@MariamAhmed-st9tz
@MariamAhmed-st9tz Ай бұрын
🤲🤲
@rodamahamoud9949
@rodamahamoud9949 Ай бұрын
amiiin
@MariamAhmed-st9tz
@MariamAhmed-st9tz Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ mashallah sawda billan Allah haku sharfo aduun iyo aakhiro mahasanid wllo Allah darti ya ku jeclay hn ququr❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ tankis
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@salmaurur385
@salmaurur385 Ай бұрын
Alla laba kalabariday kala war laa bal arag sey shill ogabaqeysay ayaga iyo sidi uqorsheyen dilkedaa subxanallah 😢
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 Ай бұрын
😭😭💔
@ZamzamYusufYusuf
@ZamzamYusufYusuf Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MowlidHassan-yw6so
@MowlidHassan-yw6so Ай бұрын
Dufcadii ugu horeysay ee ka qalin jabisa channelka sawda qaalib bartayna dambi baaris😮 cajaaib صلو علي الحيب محمد صل الله عليه وسام❤ 🙏🙏🙏🙏🙏
@Binthlm
@Binthlm Ай бұрын
🖐
@anjahosny4790
@anjahosny4790 Ай бұрын
Aad iyo aad ani kalinta kowad an ku jira😂
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy Ай бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد ❤❤
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Ай бұрын
Salallahu calayhi wa salama ❤ Salallahu calayhi wa salama ❤ Salallahu calayhi wa salama ❤ Salallahu calayhi wa salama ❤ Salallahu calayhi wa salama ❤ Salallahu calayhi wa salama ❤ Salallahu calayhi wa salama ❤
@FarahShire-h6n
@FarahShire-h6n Ай бұрын
Asc dhamantin Drs sawda waa qiso xanuunbadan malaga hayey gabadha ee inay racdo mahan nin ajanabiya ❤❤❤❤❤
@FarahShire-h6n
@FarahShire-h6n Ай бұрын
Allah haku barakeyo Drs sawday waxad no diyarisay qisoyin an marnaba cadi ahan cajiib
@AishaHassan-tm3cu
@AishaHassan-tm3cu Ай бұрын
Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam ❤❤❤❤❤
@XassanMohamed-up6zf
@XassanMohamed-up6zf Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا
@user-hh5ug9xe7j
@user-hh5ug9xe7j Ай бұрын
Waa qiso yaab leh carabta dad caadi ah maah hanti bey ku dilaan dadkood waxey wadan ka uga baxaayeen walaashod iney dilaan bey rabeen
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Ай бұрын
Subhaallah illahay imanka haa naga qadin 😢😢😢😢
@nimcozagalmohamud3850
@nimcozagalmohamud3850 Ай бұрын
Dadka so dhiga qisoyinkedana hau subscribe garaynina like na hau sarina ilen iyaga juhdi kama galin lkn sawda juhdi iyo dadalba ka galay wAna hooyo caruur haysata hadana darten isku hawlasa aynu shaqaysano marka sawda 1m insha allah ❤
@AyaanMaxamed-k3r
@AyaanMaxamed-k3r Ай бұрын
Haa waa run
@SaladoMacalinhassan
@SaladoMacalinhassan 24 күн бұрын
Ma Sha Allah gawadhan Wan jecliya hoshan kuqabsada shekadeda❤❤❤❤❤❤
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Ай бұрын
Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid
@MaymuunAbdullih-us6hq
@MaymuunAbdullih-us6hq Ай бұрын
Sowdoy wxaa moda qofka ina agjoogtid shekda qofka wayku baxaysa ina ag fadhidid ba moda masha allah dadka guriga jooga dhan wa kubaray❤
@amalaragsan4458
@amalaragsan4458 Ай бұрын
Sowdoy ilaahay hakujaneyo abaalkaga rabbi janada hakadhigo wlhi aadban ujeclahy qisooyinkaga ogu xidhnahy udhagaystaa qiso midayda aad ogu dhow baan arkay wan jeclaan lahaa inaan taydana kulawaago الله يرحمك❤❤
@CashaIbrahim-t2o
@CashaIbrahim-t2o Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم❤❤❤
@SamiroCabdullahi
@SamiroCabdullahi Ай бұрын
Scw scw scw❤
@hawoartan6910
@hawoartan6910 Ай бұрын
Caawa anaa u hooreeya yes😂❤❤
@IsraYar-wj3xg
@IsraYar-wj3xg Ай бұрын
Ana ka horeyy😂
@zamzamabdullahi8067
@zamzamabdullahi8067 Ай бұрын
Iyada kabtooda ayay toleysey ayagana karfanteeda ayay tolaaayeen.ilaahayow na ilaali.❤❤❤❤❤❤thanks sowda
@MaryanDagan
@MaryanDagan Ай бұрын
😢😢 uso duceya hogamiyihiii shikhiii ismaciiil haniya iyo taliyihiiii kataib qasam hamam al xashash isna malin hore shahiday😭😭 manta wlhi said uoyey alow adunkan indha xumdiiisa kamgnglny ale janda hangula kulnsiyo wllhen shahdada rer qasa
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss Ай бұрын
أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم. وعليكم السلام السلام الله وبركاته أهلين حبيبتي ❤❤❤❤❤
@Najminaa
@Najminaa Ай бұрын
Wcs ww mahdsanid xbbti scw scw scw ❤️ scw Alfa shukrn sidad marwalba saliga nabiga scw ino xasuusiso Alle haka ajar siiyo🤲waino bari iyo xilga quraca karinta hdan dhafro subixi iga goanthy🥰🤓 Boqoradeena iyo tiimked wan idin salamaya🖐️💥💖🎉✅👈
@ZamzamYusufYusuf
@ZamzamYusufYusuf Ай бұрын
Waan kaaqaday wallo❤❤❤
@Najminaa
@Najminaa Ай бұрын
@@ZamzamYusufYusufshukrn 🎉❤️
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 Ай бұрын
sawda salama Caleykum maasha Allah abayo illahay haku brakeeyo aamiin aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ShukriBalarOsman
@ShukriBalarOsman Ай бұрын
Waa ku salamay abaayo ❤❤ sawda qali
@user-cp9qc6fj7y
@user-cp9qc6fj7y 23 күн бұрын
Qiso macn weyi M.a❤❤❤
@anababdullahi567
@anababdullahi567 Ай бұрын
From GOROWE🇸🇱
@user-je8hq1fv4y
@user-je8hq1fv4y Ай бұрын
We Love ❤️ you sawda Qalib💋💋 wllchy qalie
@shaymaYarizey
@shaymaYarizey Ай бұрын
M.a sowda ilhy haku Sharfo abyoy❤
@HibaaqMahamed-n5f
@HibaaqMahamed-n5f Ай бұрын
Sawda abyo TikTok maa furatit abyo oo sheekda oo koos koos ah Soo dhigtit kadibne dhehdid KZbinkeyga ka dhameeso
@user-bv1zf7yx3c
@user-bv1zf7yx3c Ай бұрын
Wayleedahay
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Ай бұрын
Wan leyahay sowda qaalib
@aasiyoaasiyo3308
@aasiyoaasiyo3308 Ай бұрын
Wcs
@mumtazdagan4595
@mumtazdagan4595 Ай бұрын
Sowdo maanta waan isdhiiriyay waan soo hadlay kusalaamy
@umalkahirahmed1202
@umalkahirahmed1202 Ай бұрын
Subxanallah dadka qaar wanaag uma qalmaan ayaa is odhanaysa😪
@Laabtauroon
@Laabtauroon Ай бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد❤❤ Asc asxabey fadlan aan badino saliga xabiibkeena salallahu calyhi waslam wllhi fadligiisa lama soo koobi karo waxn ku helayna khayr aad u badn darajo sarysa danbi dhaaf shafeecada nabigeena io aduunka waxa aan ka rabno oo idil fadlan aan ku dadaalno
@NajmaHasen
@NajmaHasen 27 күн бұрын
Mansha allah❤
@SumayaQurux-pe5so
@SumayaQurux-pe5so Ай бұрын
Sawda qaalib please qiso igu dhacday isoo daa wllo😢😢😢😢😢
@Amouchy
@Amouchy 23 күн бұрын
Walalah qaar waa cadow kuu qarsoon ninkad kabtiisa toleysid adna karftanta tolyy walal maehen waa mas bal fiiri side ugu naxeyse aygan sidii dilkyda uqorshnyen😢😢😢😢😢😢
@user-jk8nb9ch3y
@user-jk8nb9ch3y 13 күн бұрын
Ilove ❤sawda
@ciidsalsal7194
@ciidsalsal7194 Ай бұрын
Wllo sawda qisoyinkaga bilaw Ila dhamad waan dhameyay xiliga shaqada aanku jiro ayaan dhagaysta ee Md no soo badisid wllo oo comantigayga maba aqriside wd dhaaftta Abayo anigu Wxn ahay dadka qisoyinkaga sida joogtada usoga labada jananba waan lasocda abayo ee noso badi
@Sucad37
@Sucad37 Ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam
@nazrazead
@nazrazead Ай бұрын
Keep going wlloh mcn love you
@Sahuuma__cadey
@Sahuuma__cadey Ай бұрын
Fast qor ban is laha lkn tagero ani iga daran baba iga so horeya m.a😂❤
@InnocentCanoe-dy5fd
@InnocentCanoe-dy5fd Ай бұрын
Scw qof diinta ka baxay maku soo laaban karaa horta
@dheemandegan4603
@dheemandegan4603 Ай бұрын
Ilaahay waa qafuur raxiim ah
@Aayah34
@Aayah34 Ай бұрын
Wxn noqday qofki ugu horeyay o Like saara oo arkaba omg😭❤️
@maankadeeqa3046
@maankadeeqa3046 Ай бұрын
😢😢😢 ilaahoow walaal nuucaas ah ayaan kaa magangalay ilaahow damaceeyga halkaas ha gaarsiib
@Binthlm
@Binthlm Ай бұрын
Aammiin
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw Ай бұрын
Salalaahu caleeyhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amiinayarrow6490
@amiinayarrow6490 Ай бұрын
MashAllah walashey wad mahadsantahy eda ad noguso gudbiso Qesoyin cajibah
@ismahaanm5192
@ismahaanm5192 Ай бұрын
Sowda xbbtii shukar hore usoco aadbaan kugu xornahay
@Mss___darajo
@Mss___darajo Ай бұрын
San kuu sugayey 😁first person
@Eliteeatmydust
@Eliteeatmydust Ай бұрын
Masha allah what a story teller girl ihave never ever had. luv your stores sister from mombasa Kenya.
@MaryamaadamMaryam1234
@MaryamaadamMaryam1234 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@MuhaAbdirashiidmuuse
@MuhaAbdirashiidmuuse Ай бұрын
Masha allah wllo❤🎉
@HiboAbdulkadir
@HiboAbdulkadir Ай бұрын
جزاك الله خير يا اختي العزيزه ❤❤
@NihaalSigale
@NihaalSigale Ай бұрын
Wl qali🧕🏻🫶🏻
@adancali1427
@adancali1427 Ай бұрын
Maashaalaah. Abaayo seetahay
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@futurepresident9809
@futurepresident9809 Ай бұрын
Sawda nolow ilxun abayo we love you ❤
@hilaalyusuf6453
@hilaalyusuf6453 Ай бұрын
Jadwalkeyga maalin laha ah baadku jirtaa sawda qalib
@AaminoSalaadyussuf
@AaminoSalaadyussuf 24 күн бұрын
asc scw waa wiilkeyga oo kale qolkiisa Uma hagaajino markup shaqada ka yimaado qolkiisa ama masaajidka iyo shaqadiisa Nala sheekeysto
@ToolmoonIbraahim
@ToolmoonIbraahim Ай бұрын
29.47sec bay mareysaa qisadu waxan is leyhy Wiilkii xasnaa ka yaraa E Markii hore galada raacay armuu mid ajaanib ah usoo Kireystay dilka walashiis Bal aan arko heerrka dabni baare nimadyda sidoo kale labada wiil Markii ay baxayeenba malaha dilikeda uun bay u baxeen
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Ай бұрын
wallahi caaqi ayad tahay
@MohamedDhuhulo
@MohamedDhuhulo Ай бұрын
Wcws wrwb SCW SCW SCW Guuleeyso Adeer mcnto Drs Sawda Mohamud Qaalib Guuleeyso Insha'allah ❤❤❤❤ Guul Guul Falastiin Insha'allah GUUL ❤❤❤❤
@Ruqiyacismaan
@Ruqiyacismaan Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@XaawoCabdimaxamuud-b2t
@XaawoCabdimaxamuud-b2t Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 Ай бұрын
masha allh abaayo qaaliya
@MohammedAli-yw3hd
@MohammedAli-yw3hd Ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته سود اللهم صلي على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد
@Birimo-d5d
@Birimo-d5d Ай бұрын
Masha Allah
@XassanMohamed-up6zf
@XassanMohamed-up6zf Ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@sundusahmed3174
@sundusahmed3174 Ай бұрын
Amiin ya rabbi ❤
@Salmamohama
@Salmamohama Ай бұрын
Adbaa ujclhy qisoyinka dambi baraha abayo noso badi mahadsanid dadaal wacan sowda❤❤❤
@caderrayale7744
@caderrayale7744 Ай бұрын
aniga markii aad tidhi wlalahood ayaa fasax tagaya, waxaan dareemay inaay walshood dilayaan
@Ahlaammoha2
@Ahlaammoha2 Ай бұрын
Sheekadu ayado 26 maraysa bn ogaday dadka dilay 😢 ani mufatsh bn noqon rabaa mardhow 🥰
@SalmaMahamud
@SalmaMahamud Ай бұрын
Wow caawa cashadaan kuugu karinayaa abaayo mcn ❤❤❤❤
@cabdilaahiibraahim4682
@cabdilaahiibraahim4682 Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@abdullahimohamedwiire8821
@abdullahimohamedwiire8821 Ай бұрын
Subaxa.wagasan Re.sawad❤❤❤❤❤❤❤
@farhiafarah2465
@farhiafarah2465 Ай бұрын
Keep going habo ❤
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 Ай бұрын
Walahi wan islahay walaladeda kadanbeyo waxanba kashakiyay safar ayan adeyna markey dhahen armaba walidintaladilay
@fadumoabshir9618
@fadumoabshir9618 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw allha ku dhowro abyo sowda❤
@UbahCabdi-xj3ld
@UbahCabdi-xj3ld Ай бұрын
Sowda ani waa ku wataa wlhi waxaa tahay qofti tiktok inaa aado iga celisay haddabo jaanis helo KZbin lee usoo ardaa shekadaada markeey iidhamatana wacdi sheikh mustafa leebo kusii tuurtaa marka wakashey Mahadsanid
@HodanDable
@HodanDable Ай бұрын
Scw
@user-fl8rh1zi4i
@user-fl8rh1zi4i Ай бұрын
Sowdo qali wan kusalamay asc wrx wbr abayo jasaakalàahu kher ❤❤❤❤❤❤
@LuckyAbdikarem
@LuckyAbdikarem Ай бұрын
Asc azxaby iso duceya muraad ban leyahaye
@Amattallaah
@Amattallaah Ай бұрын
Allaha ku barakeeyo walal
@aasiyoaasiyo3308
@aasiyoaasiyo3308 Ай бұрын
Sallalahu calayhi wasalam ❤
@suadmire7450
@suadmire7450 Ай бұрын
Asc Mashaallaah sister allahakubarkeeyo amiin amiin ❤we❤love ❤you ❤❤❤
@SamirSaid11
@SamirSaid11 Ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
@ayanohagi
@ayanohagi Ай бұрын
Abaayo sawda waxaan kaaga mahad celinayaa qisooyinka quruxda badan ee inoo soo gudbiso wlh muddo yar oo bil iyo bar laga joogo baan kusoo biiray asxaabtaada, hadana muuqaaladaada 200 oo vedio kabdan waa daawaday channelka kale waa wada dhameystay kanna boqol iyo dhawr vedio waa daawaday subxaanallah sida aan uga helay ma qiyaasi kartid wixi channels ahaa oon ku xirnaa xitaa ma daawado, ilaahay carabka, cilmiga, caqliga, cimriga iyo cibaadada hakuu barakeeyo. Plz vedio yada coppyright ku xiro xaqo uma laha dad kale inay soo gishtaan channelkooda wax aad kusoo daashay oo waqti badan soo galisay.
@شيركوسس
@شيركوسس Ай бұрын
Wwwww masha allaah abaayo qaali khar allaah ku siiyo abaayo qaali .❤😂😂😢
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Ай бұрын
Subxnallah waa qofti ka walwalysy inay shil galaan nin aad kabatiisa tolaysa karfantada tolaya
@farahmohamed6712
@farahmohamed6712 Ай бұрын
M.a
@daganjirde1378
@daganjirde1378 Ай бұрын
Markasto sasle like ta noo xasuusi ileen sheekada nala tageyseee by the way thanks for sheekooyinka mcn
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 Ай бұрын
keep going xbbti
@amiraomar2765
@amiraomar2765 Ай бұрын
Asc manta ana usohoreyay sawda ❤
@feis9082
@feis9082 Ай бұрын
Wcs ww ❤❤❤
@AxmedXasanmaxamad
@AxmedXasanmaxamad 9 күн бұрын
Horay usoco wllshy
@ElhaanMohammett
@ElhaanMohammett Ай бұрын
Frist🎉❤❤
@NajmaIbrahim-gy1fo
@NajmaIbrahim-gy1fo Ай бұрын
Sawda ilahy ha ku barakeeyo wll mcn si niyad ah ayaan kuugu ducaynayaaye
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu my abaayo sowda bilaneey allaha kubarakeeyo aadbaan kuu salaamay
KIISKA ILHAAM IYO NINKEDII!@SawdaBillan
35:16
Sawda Billan
Рет қаралды 51 М.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 20 МЛН
QISADA NAJLA IYO GURKEDII LAYABKA LAHA!Q.1@sawdamqaalib
27:09
Sawda Qaalib
Рет қаралды 48 М.
TUULADII CABSIDA BADNAYD IYO JACAYLKI XUDUUDKA!@sawdamqaalib
1:09:17
Sawda Qaalib
Рет қаралды 77 М.
Gabarey Shukaansi Ha Ogolaan (story Time)
6:38
Coffee and Tea
Рет қаралды 2,9 М.
EDO ARXANDARN TII UGU XUMAYD!@SawdaBillan
38:31
Sawda Billan
Рет қаралды 60 М.
QISADA YUSRAA!!@sawdamqaalib
56:31
Sawda Qaalib
Рет қаралды 102 М.
Talo Xumadii Darteed Nolol Badan Ayaa ku baa baday Qiso Cajiib Ah
35:53
QISADA WUJUUD!!@sawdamqaalib
37:37
Sawda Qaalib
Рет қаралды 61 М.
Sirtii Aasnayd iyo Dilaaga || QISOOLE || QISO
50:08
Qisoole
Рет қаралды 8 М.
Qaadanwa iyo qaracan ayaa kudhacay Saalax miskiin!!Q.1/@sawdamqaalib
24:04
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН