Anaga waxan ku arkay dhaqtarka midkamida Somalia kuyalaa ixtiran daro iyo in lagu qoslo qofka hortisaa mana wanagsano kibir usi dheer dumarka kashaqeyo yahuu wan kaxanaqay iyo marka dhaqtarada la kulmayay waxa mesha fadhisay midkale oo tiri wa dhaqtarad oo mobilka iska isticmalesay ina ku xanaqo kaso tagi laha lkin danta kaweyned marka WAA wax aduunka igu yabka badna 😢😢
Ayaaneey qaali badaneey dhaqtarka Dumarka ugu fiican maii sheegi kartaa مستشفي الامم ka waran masar Ma dagini lakin markan imaado inaan aado aan jeclahay inshaa’allaah mahadsanid waaidiin salaamay Ayaan family iyo asxaabta 🫶🏽🫶🏽😘😘💐
@FaadumoAxmedcabdulle-f9nАй бұрын
70 kabadan hadii lagaa qaadin nasiib ahedahee
@Inasuldan1235Ай бұрын
Aduunka waxaan u jeclahay qofka xaqiisa ilaahay siiyey dhacsado oo aan lagu tuman ana inan xaq dad kale qaadan wlhy ayaan naag nool baad tahay wan jeclahay qofka kartida leh xitaa walalkiisna ha ahaadee xaqiisa ka dhacsan kara maxaaba la iigu tumanayaa👍
@NiciimaFuaadАй бұрын
Ayaaney wll caruurtadi mad zoo kaxayzaty wll pal tas izheeG
@amalomar380Ай бұрын
Soo qarxi isbitaalka
@Miski-kw9gqАй бұрын
Adoo wadankaga dacayadenayo wadan kale hafanin masar meel mahan hospital kilyaha leskala baxa ee wadan an xuman laheen majiro
@Zahuur12Ай бұрын
Ayan ❤❤❤❤m.a
@HayfaAyubАй бұрын
Yaaaaab badanaaaa
@shahad2629Ай бұрын
yaab aa soo aragtay wadanka nimcaataal laakiin cadow uu gacanta ugu jiraa
@sacdiyomursal156Ай бұрын
Wcl sister ayaan
@MunoXuseenАй бұрын
Wcs abyo ayanah xbbt❤❤❤
@HayfaAyubАй бұрын
👏👏👏👏👏
@asmaamohamedomar1227Ай бұрын
Ayaaneeey xbbt habeen wangsan ❤❤❤❤
@NastehoInadauudАй бұрын
Dr colad ugu fican xamar
@LadnaAhmed-t7bАй бұрын
Wca Ayaaney wll qali ❤❤❤noga shekè hadn Egypt 🇪🇬
@hakeemshadyАй бұрын
Waaka xumahay dhibka kasoo gaaraay dalka
@hafsanorelmi3994Ай бұрын
Dr kaz noso sheg ayaney
@RaxmoKiin-l3lАй бұрын
Jartamini maa adey ayaaney
@Xamdapz7pyАй бұрын
Walhi ayaaneyi hargaysaiba wasidaa iyo sikadarn😢
@MaryanHassan-u9fАй бұрын
Abay nabarka
@user-gb1tn3cn2bАй бұрын
Caafimaadka masar waraqiis masha Allah
@casalasal6466Ай бұрын
AYANEY DAAWO DABIICI AH MA TAQAANID MIYAA MAXAA DAAWOYINKA KIIMIKADA AH IYO ISBITAALADA BISNISKA LOO FURTAY KU GEEYNAYO CALOL XANUN MATAGA LIIN DHANAAN AYAAD SIINEYSAA HARGABKA MALAB SANJABIL TOON IYO LIIN WLLALEY ILMAHA IYO IDINKA WAAWEYNBA DAAWOYINKA DABIICIGA AH ISTICMAALA INSHA ALLAAH
Ayaanay dhaqtar fanax isbitaalkiisa magaciisa ma ii sheegi kartaa
@abdirahmanducesane2377Ай бұрын
Number afar ayuu kuyala karmel 2 aktiisa Dr caagane iyo Dr big man ka raajada ayuu lafadhista
@AyaanMaxamuud-m9sАй бұрын
Ayaan abyo wllshy baa iga xanusana walaha kugu xiran ha igu sooduce si qabiyana
@HaffyyАй бұрын
Allaha cafiyo abayo in sha Allah 🤲🤲
@asmacabdulqaadirАй бұрын
M.a vidioga quality giisa wu fadhiya❤
@FarxiyoXasan-lo8yxАй бұрын
Wcs abaayo
@dayiboahmed5107Ай бұрын
Asc ayaana waa tuugo dadka dalka ku nool ilahay aya ka bad badbadiyay Masha allaha
@anabanabhassan7556Ай бұрын
Bisinka
@AyoshAnood-ux6ocАй бұрын
Ina so raali galiso maheen we ku qaldned nagahaas wax ma yaqanin markey wax barnayaana si ficn wax uma bartan xiliga wax barshdana qash io bakhti be la waregan hadhowna dawo qaldan iyo dhaqn xumey laso fadhistaan ina dawdoda indhaha kaga so dhufatee.ahed ina rali galisoba maheen
@hafsasaidmohamoud5423Ай бұрын
Asc ayaaney i love you illhy haku jeclaado
@IndhoosAhmedАй бұрын
Daltabyo ❤😂
@CasiidocabdirasaqYusuf-zo7sxАй бұрын
Anaajecel in aansodago masar
@meymunahmed9896Ай бұрын
Wadankena dadkaa lagu dhacaa wllhi
@habiboanshur9989Ай бұрын
Ani Somalia waxaa igu danbeysay 2004 21 sano ka hor 😢 anigo saqira ka sotagay family soracay masar qof somarey malagadikaro Ayaan Wadan Lagu tababarto waye axla balad Egypt Cairo
@deeqawehliye6302Ай бұрын
Wcs ayaaney wan ku dhararay
@umulkhayrali7487Ай бұрын
Somalia caafimaad mayaalee ha iskudaalin qaali walashey ee lacagta kadhamesten xanunkedine daawo umahelin sidisa waye xanunka
Alle abaayo ani sanka hilib kaga yaalaa qaliin thy la idhahay lkn aniga wn ka xnnsnhy oo dhiig isku xirxiran ayaa sanqada ka soobaxa
@RamloShiqcfitaaxАй бұрын
Ayaanay Abaayooy codkaaga iyo wajigaaga quruxwaaye m.a laakiin soomaaliya markaa joogtay saan uma Aalin
@83587Ай бұрын
Isbitaalkas magaciisa ii sheeg an iska ilaaliyee
@amalcabdiqadir338Ай бұрын
Pharmacy ama xarun cafimad ama dhaqtar baa tagee lacag badan laga qadana waxna kuma tarayo
@CaishaAbdi-o8rАй бұрын
Shaafi ayaan dhaweed intaa aday halkaniini bis wlahii aa waxalaigasiyay. 120 dolar iskudardarkina macalana baritaanka 300dolar laigaqatay soomaliyo daawo mataalo ee lacag Lee larabaa