MARKII MUQDISHO XABSI LA,IIGA DHIGAY

  Рет қаралды 21,728

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

Күн бұрын

Пікірлер: 344
@maria-ij1qg
@maria-ij1qg Ай бұрын
Ayanay abayo Ani ilmo waxa haya uu ninkayga dhalay walahi ilmo Wali MA dhalin lkn ayaga ilmo ii ah waligay wax kama hakran hoyadoodna ayada keentay madama nin ay guursatay uu iga kaxay dhahay lkn meel walbe way iga cayda habar iyo awlad la aan Igu caysa awladana Ala bixiya ayada iyo naag ninkayga wllkis qabo reer kayga inuu dumo raban Ana ilmahas MA dareensiyo hoyadood waxa Naga dhaxeeyo waa saqiiro alah ayana uga cabsada Wana awlad wanagsan oo baariyal ah
@Kalsooncadey
@Kalsooncadey Ай бұрын
Mashaa allh ilahay awlaad bariya oo cafimad qaba hku siyo abayo awlada haysidna ilahay Ciidan hkga dhigo ❤️❤️❤️
@raxmacail
@raxmacail Ай бұрын
Abaayo macaan awlaad aadku faraxdo oo khayr qaba oo baariya Allah haku siiyo Dadban waa jaahil waxay moodaan inay iyagu ilmaha bixiyaan Allah kuwuu siiyey ayaad adiga korinaysaa markaasay ku caynayaan dheg jalaq ha u siin qof kasta oo Allah arimihiisa wax ka sheega
@israyusuf3050
@israyusuf3050 Ай бұрын
Abayo mcn owlaad baari ah ilaah haku siyo abayo
@zuhurzayooni
@zuhurzayooni Ай бұрын
Ilahow awlad qer qabto sii walashena amin yarabi ❤
@SaynabMaxamuud-m2b
@SaynabMaxamuud-m2b Ай бұрын
Allah haku siiyo awlaad baari oo aad ku faraxdo insha Allah xbbti Allah ayaa kabaal marinaya wanaga u samaysay carurta yar yara Allah haku xafido qali macanto kuwaas na sharkooda Allah haka qabto
@fatoumaabdoulsalam743
@fatoumaabdoulsalam743 Ай бұрын
MaschaAllah hamblyo Sister keep going Always inchaAllah khaire ❤❤❤🎉🎉🎉😊😊😊
@samiaali9059
@samiaali9059 Ай бұрын
آمين آمين يارب 🤲🤲🤲
@shukrifarahfarah8933
@shukrifarahfarah8933 23 күн бұрын
Manshalla allah ku xafido walal
@ayaanbadan5580
@ayaanbadan5580 Ай бұрын
Ayaneyy isoduceyy hppti in malin uun riyadyda illahy irumeeyo😢😢❤❤
@MaamaLeyla-sp5rb
@MaamaLeyla-sp5rb Ай бұрын
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Ай бұрын
Alaha kuu rumeeyo riyadada abaayo
@SaynabMaxamuud-m2b
@SaynabMaxamuud-m2b Ай бұрын
Aaaamin Aaaamin Allah haku rumeeyo hamigaaga
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Ай бұрын
Asc ayaney abayo ha ilobin nin aan dhalin ayad ukentay abayo nina ilmo uu dhalin MARABO abayo waxa lobahan yahay inad ka taxadirtid NINKADA iyo wilashada abashed nin aan ahen aya ku qabo foljignan abayo samey iyo inad kala aqriso ok
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow Ай бұрын
AI walaalaha iigu sheeg markasto video soogaliso in iisoo duceeyaan allaah dartiis walaalaha ​@@ayaangobdoon3254
@umulkhayrali7487
@umulkhayrali7487 Ай бұрын
Eeh xaajigaga waa maasha Allah garabkisa Allah galo asagana aakhiro iyo aduunba
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 26 күн бұрын
Alhamdulliah wll macaan walaahi farxadado waa farxadeena ❤️❤️❤️. Caruurtada iyo familigada Allaha haidin dhoowra🤲🤲🤲🤲💋💋💋💋💋💋
@ArdoYussufBarre-qp4tp
@ArdoYussufBarre-qp4tp Ай бұрын
Masha allaah tabarakallaah ❤❤❤❤❤
@FatimaAhmed-v2o
@FatimaAhmed-v2o Ай бұрын
Soolaabasho wacan ayaan Alleh caruurta ha kuu barakeeyo
@Sahruush
@Sahruush Ай бұрын
Waalidinta abwaalkoda lama gudi karo malin un wan jeclaa inan hajaka geeyo wllhi hooyadey iyo Aababhy mcn lkn way iga hooseyaan😭😭😭Allow idin naxariis
@cabdullaahi3602
@cabdullaahi3602 Ай бұрын
Alxmdulillaah❤
@FartuunCali-m8r
@FartuunCali-m8r Ай бұрын
Waàaaw ma, walashey Ayan ilmahagii ugu dambeyn masar kensatay alxh❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@MarianSayid-t7g
@MarianSayid-t7g Ай бұрын
Wlhi farxada dartey ayan kula ilmeyey waxa tahy Hoyo karti bdn waxa tahy qof ku dayasho mudan alle ha ku xafido wlhi hoyo adunka ugu Fcn ayaa tahy nolasha Inta ku dhiman farxada warto igu nolw Adiga iyo family kaga aad ban ku jclhy abyo sidan ku jclnhy alle ha ku jcldo abyo ❤
@FadumoxasanCabdulahe
@FadumoxasanCabdulahe Ай бұрын
Asxaabta ayaan gobdoon maleyso dhoweena❤
@Aragsancadey-bn7mg
@Aragsancadey-bn7mg Ай бұрын
M.a Alle swt ha ku barkeyo ❤❤❤❤❤
@FatimaAbdinur-vn3sx
@FatimaAbdinur-vn3sx Ай бұрын
Ayaan qurux soolaabasho wacana naacafimada qaabtii rajeenaya❤❤❤❤❤❤maashallah
@XamdaXasan-fe8dl
@XamdaXasan-fe8dl Ай бұрын
Mashallha ugu danbeyn wad guulstay wad uqlnta hooyo intay fiicntahy wad wad mudnthay inad farxdo adiga iyo caruurtad iyo seygaga farxad kunoolada inshallha❤❤❤
@MunaMohamed-e8l
@MunaMohamed-e8l Ай бұрын
Mashlaaah waaruntaa aad ayaan kuujeclahy garxada alaaha kuusiyaadiyo samir waabasamirtee waxkasta ku iloow ragaas madaxooda adaaa maanta guuuleyste ❤❤❤❤❤❤
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 Ай бұрын
Allaha kuu siyaadiyo farxada abyo guulo badana hakuugu deeqo rabbi ❤❤❤
@Sihamali137
@Sihamali137 Ай бұрын
Naag nool oo qurux badan. Manshallah ❤❤❤❤ ayan wa walasha Fartun USA
@Anisa-vg3kd
@Anisa-vg3kd Ай бұрын
MashaAllah Tabarakallah ayan qurux Allah Yaxfidik
@umulkhayrali7487
@umulkhayrali7487 Ай бұрын
Garabkaga Allah galo dhib danbena Alle idinma tuso adun iyo aakhiraba abayo anagana kal iyo laab nooguso duceey iyo siqalbiyan ah rabbi ha inoo aqbalo anigas kulahadlaya ninbaa igumesta 20 sano 8 carura udhalay kii 9aad calosha ugu sidaa ciyalkeygina qaar wuu latagay sanado dhowr ah kadib rabbi iisaqiray inan is aragno hadana noloshi iyo xornimadi ayunagu gumeystaa anigaa kaa awood badan mamaqli jirtay
@xaliimoadam1929
@xaliimoadam1929 Ай бұрын
Masha Alaah Alxdllh
@abdikadirnoor6047
@abdikadirnoor6047 Ай бұрын
M.a walshey qali Allah kuxafitha ❤
@FaadumoCabdi-l1i
@FaadumoCabdi-l1i Ай бұрын
Masha Allah guuleysto
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 Ай бұрын
الحمدلله حتي ترطي. الحمد لله بعد رطا.احمد الله اذا رطية. الحمدلله حمدا كثيرا. ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@maryamashiikh317
@maryamashiikh317 Ай бұрын
Ayaaneey wllo qaali waa guusha samirka uuleeyahay alxamdulilaah. Ilaahay hakuu xiftiyo awlaada iyo waalidka iyo cidkastoo garabkusiisay❤ guulayso wllo qaali
@falishassan231
@falishassan231 Ай бұрын
Masha Allah
@falishassan231
@falishassan231 Ай бұрын
Alhamdullilah
@zidraali9150
@zidraali9150 Ай бұрын
Miss u hpo❤ masha allah ♥️ alle yaa mahadleh hpo hooyo karti badan tahy❤
@Happiipaali235
@Happiipaali235 Ай бұрын
Ilahey hakula koriyo anigana ilaahay ha isiiyo karti aan wiilkeyga aan cidla garab idna kaheysan ah agoon abe leh allow isii waxaan wadanka ugu baxo igey meel qereysan aan kashaqeysto
@AyaanDemon
@AyaanDemon Ай бұрын
Abaayo masha Allah❤❤❤ Allaha kuuxifdiyo caruuta iyo Adiga❤❤❤ Allahuma Aamiin❤❤❤
@DalmarFarah-yd6ow
@DalmarFarah-yd6ow Ай бұрын
Masha allaah ❤❤
@AyaanAxmed-y7h
@AyaanAxmed-y7h Ай бұрын
Amiin Amiin Amiin
@FosiyaFarah
@FosiyaFarah Ай бұрын
Masha Alh ukhti qali
@deqanuur2311
@deqanuur2311 Ай бұрын
Maansha Allah sister, strong mom yahfida Allah. I hope every mom Allah makes her strong. Insha Allah.❤❤❤love you ❤❤❤❤
@khadrahasan8090
@khadrahasan8090 Ай бұрын
Mashllh mar hadiiii Ade guulyistyi Waxaan kasuugnaaa Qisooyinkiii Naag nool 🎉Hnblyo Ayaan
@NastexoAxmad-yq4lo
@NastexoAxmad-yq4lo Ай бұрын
Masha Allah abyo Allah ku siyadiyo farxatada
@faadumomuuse341
@faadumomuuse341 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ faxad dhamadlaheen igu nolada xabibti ugudanbeen waadgulesatay Alxmd seygagana ilcadaw Alle hakagadhoro
@FaadumoMuxumed-js8ip
@FaadumoMuxumed-js8ip Ай бұрын
AYAAN GOBDOON Wan ku faraxsanhy❤❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
@Dagan-Abdi_235
@Dagan-Abdi_235 Ай бұрын
Masha allah abyo waad guuleysaty hampalyo allah kuu xafido owlaada Ayaan is back welcome mcney ❤❤❤
@Anisa-vg3kd
@Anisa-vg3kd Ай бұрын
MashaAllah Tabarakallah ayaney Af👄 daboolan wa Dahab.
@dagandarajo8030
@dagandarajo8030 Ай бұрын
Ayaan Quruxey wan Ku salamay❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saafiaahmed3957
@saafiaahmed3957 Ай бұрын
Welcome back ayaan qurux, farxad waarto Allah idinsiiyo, dhib dambe oo idin kala wada alle idinma tuso adi iyo caruurtada
@FalisOmar-d8l
@FalisOmar-d8l Ай бұрын
Maasha allah❤❤❤❤❤❤❤
@qadraabdurahman
@qadraabdurahman Ай бұрын
Ayaneey mudo badan ban ku daawanayey lkn laba Bari ka hor unban arkay fanaxdaada naa ma fanax bad laheyd❤ any why guul ban ku rajeyni strong mom❤❤❤❤
@aasiyoabdiisse9646
@aasiyoabdiisse9646 Ай бұрын
😂😂😂
@axlaammaxamed2638
@axlaammaxamed2638 Ай бұрын
wlhi waa ilmeeyey walalnimada,waa qali allow nooda iguso duceeya walalkey garab isiyey iga xanunsan😢😢😢
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 Ай бұрын
Alxdulilaah awlaadaadii ugu dambayn masar bay ku aadeen Allah ha kuu barakeeyo guulyso in badan qli ❤❤❤❤❤❤
@MariaAbdullahi-v3p
@MariaAbdullahi-v3p Ай бұрын
Waa uqalantaa abyo allh kula garab galo 2:46
@naimamuuminwardheere6865
@naimamuuminwardheere6865 Ай бұрын
Ducadedii wala Aqabalay Alx Ayaan gabdoon wa ku wataa ❤😢
@luulabdi8125
@luulabdi8125 Ай бұрын
Maasha allaah
@Faadim56Faadim56
@Faadim56Faadim56 Ай бұрын
Wllhi gobaa tahy waxa badanaa xeerineysaa wan ku dareemyaa all gactii sarysay kaa dhigy ayaan❣️❣️❣️
@QuenAnsha
@QuenAnsha Ай бұрын
Mashaallah ayaaaney🎉❤ walllhi wan kula farxyaah wana uxiisey guriga masar video ydii aad ksoo duubi jirtey♥️🥰❤️
@HamdiWarsame-e7y
@HamdiWarsame-e7y Ай бұрын
Masha allah abaayo ilaaheey ha ku xafido adiga iyo ilmahaaga 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zuhurzayooni
@zuhurzayooni Ай бұрын
Ayan ina gobdoon walhi wan ku xisaya so Noqosho wacan Qali dumar nolosha kuma qqiisho inti ku cawisayna alle murdakoda hau sahlo abyo welcomes back to gaacmo furan❤❤❤
@QureshFarah-lh9xs
@QureshFarah-lh9xs Ай бұрын
Welcome back Abayo
@kooscige1935
@kooscige1935 Ай бұрын
Msh alha ❤❤❤❤
@fatumaMohamed21
@fatumaMohamed21 Ай бұрын
asc ayan ena adeer wan kuducee yey marar badan wana kufarax sanahay guushada manta wax walba oo kugu dhaco kuwii kaa dhaqi laha manta aktada ayey joogaan axmdl wana kufar xay sida ad uqarisay shegadii qusey dey dadkii ciyalka gala dhexe yeen naag nimo masha Allah guleyso horay usoco wana kula garab taga nahay ducada qeyr insha Allah ❤❤❤❤
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 Ай бұрын
M.a wlhi ayaaney waad gulesatay hambalyo wlhi wakula faraxsanahy abayo rabi hano dayo sadaxdeena wil❤
@aishafamily5814
@aishafamily5814 Ай бұрын
Allah kuu siyaadsho abaayo farxada guul baa kurajiinaya ❤❤
@FosiyaFarah
@FosiyaFarah Ай бұрын
Soo dhawawo Ayan goobdon
@diyladandawo133
@diyladandawo133 Ай бұрын
🎉🎉❤❤ I missed u so much ayaan
@faamadhudi
@faamadhudi Ай бұрын
Hambalyo ayaan qurux badan❤
@Samia.Abdirashiid4623
@Samia.Abdirashiid4623 Ай бұрын
Masha Allah Allah maxan u xisay qolkan iyo walashey mcn wax xuun Allah Kuma tuuso huno ❤❤❤😊
@falishassan231
@falishassan231 Ай бұрын
Ayaanay hadaa doqon ahaan layhayd ilmadaada ayaa views kuradsan lahayd ilmana mahesheen lkn waxan qirayaa inaa karti badan tahay Masha Allah 🥰🥰🥰
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 Ай бұрын
Wan kuguu raacsan nahay abaayo ayaan waa gabar karti badan alle haa daayo m.a alle Dulqaadka ayaan ha I siyo aniga wiilkeyga ayaa igaa maqan lkn alle ayaa garab kayga ah😊❤😊❤
@falishassan231
@falishassan231 Ай бұрын
@@abdirahmansalan1583 illahay haku soo sahlo walalkay
@DeeqaIbraahim-pe8lw
@DeeqaIbraahim-pe8lw Ай бұрын
Masha allaha ayany ilahay idima kala fogeyo adiyo awladada rerkaga ilahay haku barakeyo
@falishassan231
@falishassan231 Ай бұрын
Illahow isku kiin daa adiga iyo ilmahaga abayo 🤲🥰🥰🥰🥰🥰
@xamdiali-c5v
@xamdiali-c5v Ай бұрын
Asc habo ayaan iisoo duceya adi iyo asxaabtada aad ayaan u xanuunsanahay ani iyo nuunaheyga yar😢 pls ii soo duceeya😢😢😢
@najmacaiapdi
@najmacaiapdi Ай бұрын
Illhy ha idin cafiyo wllo❤
@aaminasaalax5087
@aaminasaalax5087 Ай бұрын
Mansha Allah gaclo so dhawoow
@Fadumo9966
@Fadumo9966 Ай бұрын
Masha alaah ayaaney waxatahy dhiri galiyahayiha
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 Ай бұрын
Ayaaney xabiibti wlhi aada ugu faraxsanahey guushada iyo in aad manta indhahaga hortoda ku korayan illaah aa mahad iskaleh inti garab kugu siisana wan u mahad celina illaah ajar iyo xasanan fara badan hasiiyo ❤❤❤
@فتحيهمحمد-ط3ش
@فتحيهمحمد-ط3ش Ай бұрын
❤masha allaha ❤
@Umalkhayr-x8c
@Umalkhayr-x8c Ай бұрын
Indhooy qisoyinki ino bilow farxada illahay haku siyadiye❤
@HodanMohamud-x3z
@HodanMohamud-x3z Ай бұрын
Alhamdulillah habibti Allah ha ku barakaayo Adiga iyo family kaaga ❤❤🤲🤲
@SaynabMaxamuud-m2b
@SaynabMaxamuud-m2b Ай бұрын
Allah haku siyaadiyo faraxada xbbti wanagaaga iyo farxadada wa jeclahay Allah ha idiin xafido dhamaantiin qali macanto keep going ayaan xbbti
@aminoshiiqunaa
@aminoshiiqunaa Ай бұрын
Ayaaney sida aan ufarxey marka aan arkey inaad safar tahy caruurtaada kula jiraan Al Xamdulillaah ❤❤❤❤❤ guul iyo goba nimo❤❤❤❤❤❤. Waan kugu deydaa qaaliyeey
@umulkhayrali7487
@umulkhayrali7487 Ай бұрын
ilaaalso qaali ilmaha quraanka iyo adkaartana ladaba joog hadiiba xamar kama bixikartan layiri waaba sheeko kalee ilahow sharkoda kaaqabto❤
@nasrajamac5218
@nasrajamac5218 Ай бұрын
Apayo qurux Hambalyo qisooyinka soomalidana inoogu dadaaal❤
@Faadim56Faadim56
@Faadim56Faadim56 Ай бұрын
Waa markii iigu horysay ee an caadi udawado ayaan anoo farqa ku sidan mobilk oo so eegay il iyo dhamadka wan ilmeyay😢
@khadijohaji6118
@khadijohaji6118 Ай бұрын
Alxm masha allah abaYo farxadada waa farxadena alle haku ziyadiyo farxadada adi io reerkada dhamanna alle .maidin kala fogeyo markale wada jira riyoyinkada inta ku dhimanna alle haku saqiiro
@ayaanmahamud3180
@ayaanmahamud3180 Ай бұрын
Hooyo karti Badan alle Haku xafido adiga iyo caruurtada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadrahaji3161
@khadrahaji3161 Ай бұрын
Hambalyo walaashay qaali sharafay ❤❤❤masha Allah tabaraka Allah. Allaha ku xafido abaayo macaan. May Allah bless and protect you and your family. I am very happy for you, my dear sister Ayaan quruxey❤❤❤
@ruunshire396
@ruunshire396 Ай бұрын
❤❤🎉 haba qaali kuu xiisay
@macaaneeyahmed
@macaaneeyahmed Ай бұрын
M.a abyo mcn wnku frxsnhy solabashadada alx hdad adiga iya owladada iya xaajigaga cfmd qabta nabdna iskula wada joogtan allaha idin siyaadiyo alle idinma kala dhantaalo🤲🤲
@basromahamed9517
@basromahamed9517 Ай бұрын
Mansha Alaah farxada Allaha kusiyadiyo
@LakiRabiic
@LakiRabiic Ай бұрын
Ayaan quruxeey waan kuu xiisay xbbti solabasho wanaagsan❤🎉
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 Ай бұрын
Maasha Allaah Allaah ayaa mahadsan ayaaneey
@XafsoMahamed-iu8ib
@XafsoMahamed-iu8ib Ай бұрын
Ayaaney inta ee noolal jirat noolow insha allah 💖 ♥️
@deeqaabiib5998
@deeqaabiib5998 Ай бұрын
❤❤❤guuuuuuuuuuuulaysooooo indhallah qali
@waxkabarochannel9071
@waxkabarochannel9071 Ай бұрын
Ayaaney maashabalaah
@fadumoabdi5239
@fadumoabdi5239 Ай бұрын
Mansha Allah abayo Allaha ku xifdiyo
@AzmaCabdi-qi8ku
@AzmaCabdi-qi8ku Ай бұрын
Sodhawow mcaney masha allh hoyo ku dayasho mudan
@aminoqurux2032
@aminoqurux2032 Ай бұрын
Wcs ayaney wankuhisny wlhi solawasho wanagsan abayo mcn cimredher iyo ibado soban ilhay hkusiyo 🤲💞😍
@hewarable5547
@hewarable5547 Ай бұрын
Ayan abayo waan xanosanahay ISO dhoceey abayo Qali adika iyo asxabtada insha Allah
@AyaanAxmed-y7h
@AyaanAxmed-y7h Ай бұрын
Masha Allah abaayo faradku nolada dhamati🎉🎉🎉
@FalastiinUpduqadir
@FalastiinUpduqadir Ай бұрын
waa maxkamada xeerka qooska
@Ikraamaxmadshire
@Ikraamaxmadshire Ай бұрын
Ayaney. Dhirigalintii noo soceli Aad ayaan ugu farxay farxadadiina. Waa mantaa allaah haa kusiyadiyo abyo. Macnto Alx😊
@cimraanduraan7076
@cimraanduraan7076 Ай бұрын
Mash allah wax kusunaba waa kuhelny
@Masnamunira2356
@Masnamunira2356 Ай бұрын
Walhi bilaahi ayaaneey aaad iyo aaaad ayaaan ugu faraxsanhy guushaaada Wax aaan duco ahaynna kuuma awooodin waana kuu soo duceeyey alxmdulilaah hadaaad guulaysaty❤❤🎉🎉🎉🎉
@theunseen-ow9gh
@theunseen-ow9gh Ай бұрын
Maasha alaah ❤❤Well come bak❤❤❤❤❤ ayaan cadeey ❤❤waxkastoo kuuhagaaga iimaankaaga ayaadku heshay❤ducadeena waakaalmo❤tanwaalidka ayaa hubaal ah❤wadmutaysatee magacaa hajiro❤
DHAQTARADII MUQDISHO WAXAAN KALA KULMAY ARIN LAYAAB IGU NOQOTAY
28:28
Disrespect or Respect 💔❤️
00:27
Thiago Productions
Рет қаралды 42 МЛН
МЕНЯ УКУСИЛ ПАУК #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,8 МЛН
GURIGII AY USHAQA DOONATAY YAA KAFURAY ALBAABKIISA ??
37:53
Ayaan Gobdoon
Рет қаралды 11 М.
War Cusub iyo Dad Qalkii Haashim  iyo Qaabka Dadku uu udili jiray.
8:41
waridko lamaqalo waa lagu faida
6:58
Jaano gabar absame
Рет қаралды 2,2 М.
AARGOOSIGII HOOYADA!!@ayaangobdoon3254
25:34
Qisas Channel
Рет қаралды 8 М.