Taariikhda Somalilaand waa khasab in dugsiyada hoose, dhexe iyo sare loo dhigo. Cidda aan ogolayn waa Bile Rafle oo kale, Somaalia daa taariikhdeena dafirsan ayuu ka socdaa. Meelaha xasaasiga ee Qarannimadu ku dhisan tahay waa in aanu ka shaqayn qof Qarannimada aan aaminsanayn.
@sakariyeCabdi-yu6bo29 күн бұрын
Wa run ma garaanayno
@gar.abdiqanixasan230429 күн бұрын
Wasiirku Runbuu sheegyaa Taariikhad lagam been sheego ,
@maxamedaxmed327529 күн бұрын
Nin ku sheeganayaa markuu fursad kaahelo muxuu kaayeelayaa