Baaba Jeey sababta uu yurub u aadey & qaabka uu ku tagey ayuu faahfaahiyey

  Рет қаралды 41,317

Nabaad Production

Nabaad Production

Күн бұрын

Пікірлер: 94
@saidaahmed2361
@saidaahmed2361 7 ай бұрын
Ilaahay sharka gaalada hakaa qabto ilmahaagana ha kuu xafido
@daahirmacalin5776
@daahirmacalin5776 7 ай бұрын
Waan ku farax sanahay baabajey mar hore ayey ahayd inaad fekerto. From Ottawa
@Suliemanabdirahman-nb6cj
@Suliemanabdirahman-nb6cj 7 ай бұрын
Mnsha'allh hambalyo hambalyo zxp siciifan ayad ufakartay wllhi
@amalfarah2226
@amalfarah2226 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@foossahardid4895
@foossahardid4895 7 ай бұрын
Ilahay meeshaad u socotid ilahay ha ku fudeeyo ameen ameen ya rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 7 ай бұрын
jiisas badan ayaa kaaga horeeyey yurub galiinkeeda wll adna allaa ku keenay ayagana geeyey ee alle ku mahdi xasadna ha noqon wll abid
@saaladkaaf8044
@saaladkaaf8044 7 ай бұрын
Walaal meeshad usocoto ilah hakufududeyo Aamin dheh insha allah pro
@zayidhamzeahmedali6298
@zayidhamzeahmedali6298 7 ай бұрын
Legends hargeisa ka salaamy Frxd ku noolow 🎉
@Raho339
@Raho339 7 ай бұрын
Yaasiin Halyeey Ayaad Iloowdey
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 7 ай бұрын
Masha alh baabajey horey usoco qofwalba meeshuu rabo waa umihiim 🎉
@fadumajama7122
@fadumajama7122 7 ай бұрын
Allaah ha ku sharfo wllkey❤❤❤❤
@MohammedBare-b3h
@MohammedBare-b3h 7 ай бұрын
Nolol fiican yurub wey taala...laakiin ilmaha uma fiicna...yurub dhaqan xun iyo diin daro ayaa yeela...ilaah ilmaha haguu dĥowro
@Mcade-kl4dq
@Mcade-kl4dq 5 ай бұрын
Wll gul wcn sxp sare
@rocky4066
@rocky4066 7 ай бұрын
NOLOSHA FIICAN MA AHAN INAAD YURUB TAGTO EE NOLOSHA WAA IIMAAN ILMAHAAGA IYO ADIGABA HALIS AYAAD KU WAJAHANTIHIIN WAXAANA KUGU YAR YAQIINTA IYO KALSOONIDA ALLAAH AAD KU QABTO EE DIB ISUGU NOQO NOLOSHAADA IYO NOLOSHA CARUURTAADA ALLAAH AYAA DAMAANAT QAADAY MA AHAN INAAD KA WALWASHO KALSOONIDA ALLAAH MA AHAN RISQIGAADANA ALLAAH QORAY INTAADAN DHALAN. ALLAHAYOOW IIMAANKA INOO SUG.
@SamsamAbdi-f7k
@SamsamAbdi-f7k 7 ай бұрын
Miskiin ale haku xiftiyo waa saxantahay 🎉🎉🎉🎉
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 7 ай бұрын
Waad ku Saxantey. Nin Naafa Ah Ayad Tahey. Lacag Khaas Ah Ayad Qaadaneysaa. Xaaskaagana Waa Laguu Keenayaa.👍
@cartansalaad2204
@cartansalaad2204 7 ай бұрын
Madaa ubalan qaadaya sow taan aragnay eyegoo lugaha ka go an oo biro ku boodaya sharcina loodiiday ee talyaani aadeen
@muniraahmed7031
@muniraahmed7031 7 ай бұрын
Maasha allaah wllky lahku lahku xafidiyo
@abukarmaxamed5376
@abukarmaxamed5376 7 ай бұрын
Yurub oo hada lagso guurayo ayaad noo amaneysaa waa aduun isku dhamaad ah
@abdikanikayse5312
@abdikanikayse5312 7 ай бұрын
Illahay meel walba wuu joogaa subxaanallah
@zayidhamzeahmedali6298
@zayidhamzeahmedali6298 7 ай бұрын
Waad saxantay Suldaan waa xiniintA ku waajibka ka saaran family 1🎉
@sudeis2021
@sudeis2021 7 ай бұрын
Adiga dhib maleh qof weyn aad tahay waana ka heli doontaa waxaa rajayneysid lkn ciyaal kuguma talinaayi yurub ciyaal gee allah ha idin xifdiyo dhamaanteen
@KhadarIdriss-zk8xo
@KhadarIdriss-zk8xo 7 ай бұрын
Wadku saxantahay baba jay
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 7 ай бұрын
Yurubaad aamintay dalkaagiina waad caayeysaa caqli meeshaas kuma arko soo dawarso yurubta
@fartun9503
@fartun9503 7 ай бұрын
Babaa jey iska waran ❤
@AliHassan-kf1ry
@AliHassan-kf1ry 7 ай бұрын
Keep going papa jeey
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 7 ай бұрын
Waa qalad ilmahaaga gaalo hageyn
@fadumajama7122
@fadumajama7122 7 ай бұрын
Scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@RoodaIsmail-i6p
@RoodaIsmail-i6p 7 ай бұрын
Ma wadan gaalo baa nololitaaalaa?? Cadaab baad ku gurtay ubadkaagii dankooda ooy ku gaajoodaan baa udhaanta wadan gaalo😭😭😭😭😭😭😭😭
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 7 ай бұрын
Salallahu caleyhi wasalam
@habibaahmed5775
@habibaahmed5775 7 ай бұрын
Waad kusaxsantahay walaal
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 7 ай бұрын
Masha Allah, Allaha ku xafido❤
@Beeldaje
@Beeldaje 7 ай бұрын
masha allah hamigaga allaha ku fudu deyo
@FadumocnasirAxmed-ld6nb
@FadumocnasirAxmed-ld6nb 7 ай бұрын
Salalahucaleyhi wasalam
@HiboCabdi-m7v
@HiboCabdi-m7v 7 ай бұрын
❤maashaalaah sallalaahu caleeyhi wasalim
@abdifatahduchtholland5473
@abdifatahduchtholland5473 7 ай бұрын
Waan ku farax sanahey babyhey ina imadey raahia
@XuseenIbraahim-b4c
@XuseenIbraahim-b4c 7 ай бұрын
Guuleyso zxp 🎉🎉🎉😊😊
@mudiali719
@mudiali719 7 ай бұрын
Nolasha hunguri kaliya ka fiiriyey gaalnino iyo caruurta dhibaato kaga imaan kartaa Europe maxaa yaala?
@dalkaab1436
@dalkaab1436 7 ай бұрын
Qofwalba isbedel wu jecelyahay in u gaaro brother key siday ahaataba xaqiqatan Keep going Babajey
@fartun9503
@fartun9503 7 ай бұрын
Wa Runta Brother
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 7 ай бұрын
Irsaaqada ilaahey baa qorey dhul gaalo caruurtaa kaaga halaabeeysa
@CiiseHaaji765-zl2yn
@CiiseHaaji765-zl2yn 7 ай бұрын
Benta waye saxb 1m wn is garsina galada na haysto dhibto dhn wa gaalada oo lacgta yar na siiyo qofki eglishka ku hadlayo isga kaliya lacg la siiyq
@abdulqadirbayle822
@abdulqadirbayle822 7 ай бұрын
Baba xagee joogtaa
@haajiabdoo1925
@haajiabdoo1925 7 ай бұрын
Inkaarqabe wlhi bilahi nolasha aad yurub kuhesho ayaanad ufarxeyn lkn adoo muqdisho joga oo wuxuu alle kusiiyo cunaya ayaad xabsi so donatey
@Nadifo-gm4dr
@Nadifo-gm4dr 7 ай бұрын
Aamiin alha kugu xafido mesas amiga ilmahaga lagahagana alha kuu cafiyo
@seasead2868
@seasead2868 7 ай бұрын
Asc baaba Joey waa ku faraday joģista yuruub
@zayidhamzeahmedali6298
@zayidhamzeahmedali6298 7 ай бұрын
Manshaalah nin rageed🎉
@SagalMohaned
@SagalMohaned 7 ай бұрын
Subxaanalaah yurub ma aha meel lagu farxo Waar madaawan miyaa muslimka ilmaha laga qaatay
@Axmadmaxamed-u3z
@Axmadmaxamed-u3z 7 ай бұрын
Maxa u dhahday yurub mel lagu farxo ma ahan
@Hooyosuheyb
@Hooyosuheyb 7 ай бұрын
Baba jeey yurub maa wax laga keenaa hee biilka hadaad u dirto ayaa nasiib leedahay yurub nolosheeda kuso dhawaaw Baba
@AdnanNuh-qp6mp
@AdnanNuh-qp6mp 7 ай бұрын
👍💯
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 7 ай бұрын
War illaahay kabaqa yurub ilmo Muslim ah daryeel umahaysee caruurta dhul gaalo kadaysta
@barkhadcooli5164
@barkhadcooli5164 7 ай бұрын
Waad qaldantaha
@safaaa94
@safaaa94 7 ай бұрын
Waad saxan tahay in aad noloshada iyo tan ciyalka ka fakarto mustakhbalkaga wa muhuum alsha ku xagido
@abdulqadirbayle822
@abdulqadirbayle822 7 ай бұрын
Baba xagee koogtaa
@IbaadoHussein
@IbaadoHussein 7 ай бұрын
Illhey ha ku fududeyo meesha tagto Allah kugu amaansado
@abdirahmanibrahim4443
@abdirahmanibrahim4443 7 ай бұрын
Brother cunugaagi inaad yurub geeysid wax fiican ma ahan waxaad kahadleeysaa halaag taas waa kuqaldan tahay walaahi waad kashalaay neysaa caruurtaadi hageeynin yurub ama america walaahi waad kashalaayneeysaa arsaaqda ilaah aa haayo
@awaleshiekh6395
@awaleshiekh6395 7 ай бұрын
Baba xamar hakucaasinin meshaa jogto xamar a usababa
@AxmedMaxamed-uw7pd
@AxmedMaxamed-uw7pd 7 ай бұрын
Baaba jeey wax.ka.xun oo.ka Isla weyn alah.ma.awuurin.waa qaacin waa.xaasid.ilaahey.gacamahana curyaan alah kaga.dhigo
@MuscabAbdulahi-y3v
@MuscabAbdulahi-y3v 7 ай бұрын
Muxuu kaa kalabsaday heedhe
@lulhagi4510
@lulhagi4510 7 ай бұрын
Mashallah ❤❤ Allah ha ku fudueeyo
@ShukriAbdulle-w6u
@ShukriAbdulle-w6u 7 ай бұрын
Europe anagii ku koraa ka carar ah iyo caruurtayadii ma hadaa socotaa
@namelos2963
@namelos2963 7 ай бұрын
Yasiin halyeey 😂 looma mahad celin
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@moolcaliyow
@moolcaliyow 7 ай бұрын
Hadhihin ILMAHAAGU ma tuugsanaayaan. MEESHA aad rabto inaad geyso ILMAGAAGA 85% dadka CAYR ayaa la siiyaa! CAYR waa TUUGSI. Laakiin inta aad Soomaaliya joogtay XOOGAAGA ayaad siineysay!! Soomaalidu WELFARE (CAYRTA) tuugsi uma taqaano!!
@Liiloowe
@Liiloowe 7 ай бұрын
REER XAMARKA QURBAYA AYAA KU CUSUB
@halimaabdi5143
@halimaabdi5143 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@cartansalaad2204
@cartansalaad2204 7 ай бұрын
Sxb qurbuhu waa midi laba afleh haldhinac kaliya haka fikirin ilmahaagu ma wexey cunaan kaliya ayeey unoolaanayaan sow tarbiyad iyo iney diintoodu ubadbaado muhiim maaha adiga ayaana kamasuul ah aduunyalee haka fikirin
@AxmedMaxamed-uw7pd
@AxmedMaxamed-uw7pd 7 ай бұрын
Adigoo dhan ilaahey.sariirta hakugu soo aruuriyo gaalkaa ka naxriis.leh jiiskan xaran waaye sixun ayuu u dhimanaa in Sha.allah
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 7 ай бұрын
(SUB HAN ALLAH)!! waa BIL RAMADAN🕌🕋🌙💕💖💖SIXUN INAAD ADIGU U DHIMATO, MIYAADAN KA BAQEYN??? MAXAAD U HABAARI MISKIINKA??? HABAARKU WOGKUU DIB UGU SOO NOQDAA!!
@mustafawarsame3377
@mustafawarsame3377 7 ай бұрын
Xaramka iskamadan aadin waxa lagu shegay layka sacuudiga ilaa yurub wan naqanaaa😂😂😂😂
@zayidhamzeahmedali6298
@zayidhamzeahmedali6298 7 ай бұрын
AMIIN WALAAL QAALIYA FRXD KU NOOLOW
@amalquule84
@amalquule84 7 ай бұрын
Waada saxanataya
@wardaubaxa5138
@wardaubaxa5138 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@MaxamedMahad-mt3wj
@MaxamedMahad-mt3wj 5 ай бұрын
Wad kusaxnatahya
@fartun9503
@fartun9503 7 ай бұрын
👍👍👍👍👍🙏
@jamalb6925
@jamalb6925 7 ай бұрын
Why aad 20 cunug u dhalee adoo og inaadan qarash u heeynin.
@rahmaabdi2689
@rahmaabdi2689 7 ай бұрын
War halkad martay noso sheg an mare
@maxamadcalidheereofficial436
@maxamadcalidheereofficial436 7 ай бұрын
Xajka maka bixaayi aaway
@Subarman32
@Subarman32 7 ай бұрын
Waar halkaad martay so sheeg babajay
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 7 ай бұрын
Aaqirada ilmahaaga mafakartay
@amalinali6040
@amalinali6040 7 ай бұрын
Yurub kuwi ku dhasha lahayn layahay
@Abdilahi486
@Abdilahi486 7 ай бұрын
1Baabajay dadka iska dhax saartay! 2 umadii col la wada noqotay 3 caanimadadii hoos u dhigtay inaad maanta yurub oo gaajo taalo timaado waaa wax adi isugu wacan tahay. Lacagtii aad ka heli jirtay youtoub ka yurub ma taalo! Guriyahii xaaskaaga aad u iibin jirtay yurub malaha
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 7 ай бұрын
Waxa fiican inu iska yareyo video yadan ilaa uu ka gaadhayo yoolkiisa lakin waa iska Somali. Hada rushkad joogtaa iska aamus ilaa aad helayso waxaaga
@abdifatahmohamudsalad655
@abdifatahmohamudsalad655 7 ай бұрын
Totally was sax
@SomaliGeorge
@SomaliGeorge 7 ай бұрын
jow kow now calacal time miya 🤣🤣🤣 baaba jey qof adiga ka xasidsan ma jiro walahi yaa beenaley jow kow now hadana bow
@SagalMohaned
@SagalMohaned 7 ай бұрын
Wallo rabi haku caafiyo Aaaaaamiin
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 7 ай бұрын
Ilaahey kacabso now qow cow bow hadana row yow dow
@SomaliGeorge
@SomaliGeorge 7 ай бұрын
@@PinaBinianimals oo adiga maxa ka siyay row yow dow baal mashakilkan ila eega
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 7 ай бұрын
Too late wlhi
@Hassan9algames
@Hassan9algames 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤baabjaay
@abdulqadirbayle822
@abdulqadirbayle822 7 ай бұрын
Baba where are you know
@Abdilahi486
@Abdilahi486 7 ай бұрын
Beenale baabajay
NINKA UGU TAAJIRSAN SACUDIGA OO ARIN LAYAAB LEH NO SAMEYAY
10:05
Baaba Jeey
Рет қаралды 151 М.
这是自救的好办法 #路飞#海贼王
00:43
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 93 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 249 МЛН
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 7 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 19 МЛН
IDIRISKA AYUU GACAN U QADAY KAMA FILEYNIN😭
14:00
Baaba Jeey
Рет қаралды 54 М.
IDIRISKA II TAABO OO NEF DHEYLO DHULKA LA FADHISTAY BIG GAME
21:03
MA FILEYNIN INEY MIDAAN DHACEYSO😭
18:55
Baaba Jeey
Рет қаралды 279 М.
KABTAN BAARA SIDAAN WAA QALAD IDIRISKA AYUU GACAN U QADAY 😭
16:42
WATAN JAWABTA SHADIYI SHARAF IYO KABTAN BARA😡
11:37
Baaba Jeey
Рет қаралды 101 М.
TANOO KALE MA FILEYNIN LKN WAA XANUUN😭
16:14
Baaba Jeey
Рет қаралды 98 М.
这是自救的好办法 #路飞#海贼王
00:43
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 93 МЛН