SIDAN AN KU IMADAY RUSSIA PRT1

  Рет қаралды 183,803

Baaba Jeey

Baaba Jeey

Күн бұрын

Пікірлер: 602
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 7 ай бұрын
Waxyaabaha aanan soonka jebinin waxaa ka mid ah: 1. Dhiig qof loo shubo 3. Qubeyska 4. Cadaysiga 5. Candhuufta 6. Cunid & cabid aan loo qasdin - hilmaan 7. Matag kusoo dhaafay oo aan qasad aheyn 8. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda 9. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba Waxyaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah: 1. Cunid & cabid 2.Jimaaca maalinkii 3. Matag kas la isaga keeno 4. Cirbado nafaqo leh oo la qaato 5. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah 6. Caadada & xeydka dumarka 7. Haddii uu diinta ka baxo isagoo soomman 8. Haddii uu waasho isagoo soomman Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin: 1. Xanta 2. Caayda 3. Isku dirka 4. Beenta 5. Indhaha oo meel xun lagu eego 6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto 7. Qamaarka oo la dheelo 8. Dagaalka Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah: 1. Qur'aan akhriska badan 2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka 3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo 4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya 5. Indhaha oo la laabo 6. Carrabka oo la xakameeyo 7. Masaajidka oo la cammiro 6. Farjiga oo la dhowro 7. sadaqada oo lala baxo waliba la badiyo 8. dadka soomman oo la afuriyo Soonka qofku waa uu iska furi karaa haddii 1. Uu yahay musaafir 2. Uu xanuunsado xanun daran 3. Ay ucabsato ilmaha ay nuujinayso ama midka caloosha ku jira Allaha naga aqbalo soonka iyo salaada Dhamaanteen aamiin aamiin aamiin #ILA_SOCO 👁👀
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 7 ай бұрын
Amiin
@makkadagan876
@makkadagan876 7 ай бұрын
Masha Allah jazakallahu kheyr ilahay haku xafido walal ❤
@Ci___se
@Ci___se 7 ай бұрын
Allah haku xifdiyo wll
@AbdisalanAsadMohamed
@AbdisalanAsadMohamed 7 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 7 ай бұрын
Dhiiga qofka looshubaa wuu jebiyaa soonka ee iska hubi sxp
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 7 ай бұрын
The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad ☝️ ❤❤❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 7 ай бұрын
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 7 ай бұрын
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤
@essiahassan5157
@essiahassan5157 7 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
@salmaandaudmohammed6909
@salmaandaudmohammed6909 7 ай бұрын
Right
@Juujuule1
@Juujuule1 7 ай бұрын
Labadaada Waalid janaada Allah hageeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL Mcn 😢😢😢😢😢
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 7 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@Kingceyda2784
@Kingceyda2784 7 ай бұрын
Labadaada waalid janaada allah hageeyo haddad janal-keyga subscriber iso sarto ❤❤😢
@Mind.mingle2
@Mind.mingle2 7 ай бұрын
Qofkii follow kusoo dhaha janada miyy galayaan reerkiisu walee Somalia 🇸🇴 mucjiso ayaa heysata
@FUNNY__VIDIOS7
@FUNNY__VIDIOS7 7 ай бұрын
Sxb youtube kaga maa iga gatid❤
@Minagamzel
@Minagamzel 7 ай бұрын
Dadka ku duceysanaya wadan gaalo iney adan iga cilmi badan subhanallah allow ha igeyn irsaqdana ha iga qorin ya rabi irsaqadi gaal iga gali lehed mel ka qeyr roon igali yaa rabi🤲🤲
@ifrahismail1558
@ifrahismail1558 7 ай бұрын
Illahow riyadeyda ii rumee waa Ramadan e Ameen ii raaciya🥺🤲
@hawoabdullahi154
@hawoabdullahi154 7 ай бұрын
Amin
@rq21abdullahi96
@rq21abdullahi96 7 ай бұрын
Rushka maa utahribee?
@ifrahismail1558
@ifrahismail1558 7 ай бұрын
@@rq21abdullahi96 maya wllo lkn serbia 🇷🇸 I.a
@FarhiyaQueen-rm8bo
@FarhiyaQueen-rm8bo 7 ай бұрын
Ameen
@MaxamadCabduqaadir-ou5rh
@MaxamadCabduqaadir-ou5rh 7 ай бұрын
Alla ilahow noo rumee saan Europe ama America ugu baahi qabo ilaahey Intena noo rumee❤❤🤲🤲🤲🤲
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 7 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤❤❤
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 7 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@MOhaCadeKaCade-w4d
@MOhaCadeKaCade-w4d 7 ай бұрын
Ilaahow Inta Yurub Iyo america Hamigooda Yahay Urumee O aan 1 ka ahay Waan somanahee🤲🤲🤲
@Abdalamanchester
@Abdalamanchester 7 ай бұрын
Ilaahay kuma rumeeyo
@IftiinkaNolosha-v1p
@IftiinkaNolosha-v1p 7 ай бұрын
Hamigeya waa yahay kunnah mahaysto alle ha ii fududeeyo
@queenkaxda6393
@queenkaxda6393 7 ай бұрын
Aamin wllo qof wlbo o hami leh ilaahey ha u rumeyo insha allh
@ABBIR.OTO4
@ABBIR.OTO4 7 ай бұрын
Aamiin😢
@nalidaahmd9582
@nalidaahmd9582 7 ай бұрын
Ameen ya rab
@suhuurcabdirahmanmaxamed7294
@suhuurcabdirahmanmaxamed7294 7 ай бұрын
ilahayow riyadayda ii rumee oo amerrika igee waa bil Ramadan 🤲❤
@Mind.mingle2
@Mind.mingle2 7 ай бұрын
Wax fcn ku duceyso nio
@zinaqurux
@zinaqurux 7 ай бұрын
Allha kuma keeno Amerika iyo duul galo
@hafsaibrahimhassan
@hafsaibrahimhassan 7 ай бұрын
Ilahay wax kale oo ka wanaagsan weeydiiso wll
@jeimaani2024
@jeimaani2024 7 ай бұрын
Qeyr haday kutahay allah kugeyo
@biyaankaofficial
@biyaankaofficial 7 ай бұрын
Allow waalidiinteena inta dhimatay unaxriiso inta noolna xanuunsan caafi🤲🏼
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 7 ай бұрын
آمين يارب
@MuscabK-v2e
@MuscabK-v2e 7 ай бұрын
Inta jimce soo tukday love saara❤😢
@SakiSakariye-sw4hr
@SakiSakariye-sw4hr 7 ай бұрын
Alx❤
@maxamuudcade9865
@maxamuudcade9865 7 ай бұрын
Ilaahayow Eorupe Ama America iyo Canada iyo Australia Noo Rumey 😭🤲🏽🤲🏽
@abdaleabshir6786
@abdaleabshir6786 7 ай бұрын
Amiin bro insha allah
@NasteexoCabdicasiis
@NasteexoCabdicasiis 7 ай бұрын
Hhhhhhhh oo cadaa
@HassanYasin-h5o
@HassanYasin-h5o 7 ай бұрын
Janada ayaa ka qiimo badan pro taas ALLE inoo waydii❤❤❤
@YaxyeCabdulaahi
@YaxyeCabdulaahi 7 ай бұрын
Aammiin yaa rabi❤
@bilancade2462
@bilancade2462 7 ай бұрын
Wadankaga wax kaga Fcn majirto nin dalkisa ku khancin dal kle kuma khanco 😢
@imaqlaa
@imaqlaa 7 ай бұрын
Hormar wacan baabajey balse muuqaalada noocaan ah iska ilaali inta aad sharci dal yurub ka qaadaneysid sababtoo ah wuxuu kugu noqon karaa caqabad.
@AbdullahiCadow-n3r
@AbdullahiCadow-n3r 7 ай бұрын
Inta Hamigoodu yahy inay mar,Un yurub gali,doonaan ❤🫡wan idin salaamy
@MaryamaIbrahim-vg5yx
@MaryamaIbrahim-vg5yx 4 ай бұрын
Waan kaaqaaday wll mcn❤
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 7 ай бұрын
Hada maaha Faah faahintaan gadaal u dhigo. Niyadaada fiican Allaah hakugu kaalmeeyo.
@dheereyechannel
@dheereyechannel 7 ай бұрын
Big legend always babajey another's levels i can't wait prt 2 coming soon insha allah 💯😍❤
@fadumajama7122
@fadumajama7122 6 ай бұрын
Maashallaah baaba inshallaah norwey noogu imaaw adiga iyo familigaadacaruurtaada ama jarmalka inshallaah weliba jarmalkaan kuu rajeynayaae🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👑👑👑
@OmarOmar-sf7ju
@OmarOmar-sf7ju 7 ай бұрын
Maasha Allah. Baaba jay. ❤
@AadanAhmeddhaqaneAadanahmed
@AadanAhmeddhaqaneAadanahmed 7 ай бұрын
Baba keep going ❤
@yaasiinhalyeey2317
@yaasiinhalyeey2317 7 ай бұрын
Guuleyso brother🙌
@luqmaanyuusufxasan4060
@luqmaanyuusufxasan4060 7 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😔😪🙏🏿♥
@maahirainte3846
@maahirainte3846 7 ай бұрын
Inta Aan passport xitaa heysan like saara😅
@C.fitaah
@C.fitaah 7 ай бұрын
Alhmdulilah dorad ayu iso baxay passport ki❤😂😂
@CawiyaMohmet-fx9zz
@CawiyaMohmet-fx9zz 7 ай бұрын
Passport ba tiriye 00.1 ma hysto😢😂
@NajmaAhmeT
@NajmaAhmeT 7 ай бұрын
Passport haysan hdana indho adayg rajaynaya inay meel aadan😂
@C.fitaah
@C.fitaah 7 ай бұрын
@@NajmaAhmeT somali bey u yihin
@JUMCAMUBARAKAsxaapta
@JUMCAMUBARAKAsxaapta 6 ай бұрын
Hhhh weligy visa ma arg 😂😂
@SucdiMohamed-co6zr
@SucdiMohamed-co6zr 7 ай бұрын
Intaa janada Rabtoo Allaha nasiiyo is mujiyaa
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 7 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid
@suldanfarah143
@suldanfarah143 7 ай бұрын
Safar wacan baba nin legend ah saxibada idaris ka iyo captain so xasuso iyaga keen mesha
@dekayusufsheikmohamed2104
@dekayusufsheikmohamed2104 7 ай бұрын
masha allah allaha ku xafido baba janah
@maxamedcali9886
@maxamedcali9886 7 ай бұрын
Baba jeey wa ku salaamay sxb horay u soco meshaan meel loo so laabta mahee
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 7 ай бұрын
Ramadan Mubarak ❤❤❤
@fadumajama7122
@fadumajama7122 6 ай бұрын
Alloow kuu fududey waxwalba aad niyeysato oo qeyr ku jira🤲🤲🤲🤲
@Dugziiye8918
@Dugziiye8918 7 ай бұрын
Safarkkagii nala wadaag sxb
@miiramohra83
@miiramohra83 7 ай бұрын
اللهم لا سهل الا ما جعلته سهلا وانت تجعل الحزن اذا شئت سهلا تستاهل كل الخير يا بابا جاي❤ الله يحفظك وين ما تكون
@jaaizaandthehthnow8000
@jaaizaandthehthnow8000 7 ай бұрын
❤ BABAJEY INAA ICABISA RAWAA ❤ LABARKADA ESEE❤ MURADKA ALLEY HA KU SAHLO ❤
@AbdalleGuul-f4o
@AbdalleGuul-f4o 7 ай бұрын
Mxa uga bahanatahy Hadad tagid rabto wll ada tagi karah
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim 7 ай бұрын
Kuma cawinayo ninkan wll ha isdalinin wa dameer midkan munafaq ah. Jiiskan io quf kle bahida gaarka leh kan camal in ay kucawiyaan waa boqolkiba afar.
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 6 ай бұрын
Ruushka maa wax weyn kula ah kkk
@Haashim3460
@Haashim3460 7 ай бұрын
Baaba jay nolow guulayso sxb
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 7 ай бұрын
Allow riyadaydii iirumeey aamiin 🎉yaa allah
@Ahmed_-_Halista
@Ahmed_-_Halista 7 ай бұрын
Ilaahow rajan lee yahay Allow bisha ramadan fadligeda iigu rumey yaaa Allah 😢😢
@Nadifo-gm4dr
@Nadifo-gm4dr 7 ай бұрын
Aamiin ya rabi anigana isoo duceya jisha ramadan soomaliyey iisoo duceya waxan shay walal muy ku jurta oi aan ogayn in aan waxba qabto
@CabdirahmanHasan-l4i
@CabdirahmanHasan-l4i 7 ай бұрын
Ilahayow riyadayda ii rumee amerrika igee waa bil Ramadan Amiin ❤
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 7 ай бұрын
🥰Aamiin
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 7 ай бұрын
MAASHA ALLAH INSHA ALLAH ALLXAMDULILAH ILAAHAY HAKU GAR GAARO AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲
@SuperSonic3-u8i
@SuperSonic3-u8i 7 ай бұрын
Alhamdulilah dear friend BBJ, welcome anytime. Mike from walsall, UK..
@Maazimcade1
@Maazimcade1 7 ай бұрын
Is he in the UK already 😳 👀 🤔
@MohamedDaud-q2i
@MohamedDaud-q2i 7 ай бұрын
Waa kusalaamaye
@JAY.4040
@JAY.4040 7 ай бұрын
Baba Jeey abti Waa iga Qoslisay Masha Allah 😂😂 I love My Somali people Caadi ma aha Visa ha iyo Passport ka hadeey genuine yahiin Maxaa ka galay Immigrationka Meeshaan Rabaa Labada Istaqyaar ayaan leeyahay Warqad baa Jeebka laguu galinaa maa dhahday Warqadaas hadaadan wadan mabixi kartid Cajiib
@xbootaan6096
@xbootaan6096 7 ай бұрын
Sxp xage jogta adiga
@sahroruuni7158
@sahroruuni7158 7 ай бұрын
Wll rusha mjogtaa adi
@DahabaIbrahim
@DahabaIbrahim 7 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@AbdisalaamAwil
@AbdisalaamAwil 6 ай бұрын
Babajay pro. Keep going ila Finland 🇫🇮 ❤
@shaamfector-ek7ug
@shaamfector-ek7ug 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤😊
@SomaliAbdi18
@SomaliAbdi18 7 ай бұрын
Waayo kan yiri russia jaftaa loo soo maraaa😦😳💀🤦‍♂️😅
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 7 ай бұрын
Maasha alaah soomaaliya hanoolaato Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi waa dad runta haday gaarto is caawiyo walalo yaal isu gurmadka oo walaalka adaa dhiban, ah u kaalmeeyo noo qabiil iyo qurinkiisa islaamka Ayaan ka horeeyo u gurmo dhiban a ciilan ciilan CIILAN HOOYO SOOMAALI ASC
@Maazimcade1
@Maazimcade1 7 ай бұрын
Wcs wr wb wllhi hooyo waaruntada midas ani waligey qof qabiil maku caawinin ee somali nimo ku caawiyaa ❤❤❤
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 7 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saara walaalyaal mahadsanid ❤
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 7 ай бұрын
Masha allah tabarakallah illaahay haku barakeeyo hooyo ❤
@Lastequeen
@Lastequeen 7 ай бұрын
❤Masha allah masha allah❤❤❤
@Salman-h6t7e
@Salman-h6t7e 7 ай бұрын
Mashaalh
@Gmaaad
@Gmaaad 7 ай бұрын
Ilahay haku fududeeyo safarkaga
@AbshirSalad-it4to
@AbshirSalad-it4to 7 ай бұрын
Baba guuleyso mazul
@AbdiazizMohamedAdan
@AbdiazizMohamedAdan 7 ай бұрын
Bro Europe interview kugu sugooya waxyabaha qaar inaa control kusameysid isku day waa iga waano 🎉❤ I hope the best
@salmaibrahim123
@salmaibrahim123 7 ай бұрын
Saan o wixi dhan ku kashifay 😂
@Farhia_ali
@Farhia_ali 7 ай бұрын
WAA KUSALAAMEY BAABAJEEY ILAAH KUUFUDUDUDEEYO. SAACADAAN. QAXOOTI. MASAHLANA
@Noor-ki6cn
@Noor-ki6cn 7 ай бұрын
Baba labtop ayan ubahanahay II caawi Baba
@yasminahendriks5851
@yasminahendriks5851 7 ай бұрын
Masha allaah
@qosolqaramitvqaraami1466
@qosolqaramitvqaraami1466 7 ай бұрын
Babajey no sosheeg ninka visiha ku xareyey iyo lanbarkisa❤❤❤❤❤❤❤
@fathiabdelzizmohamed2159
@fathiabdelzizmohamed2159 7 ай бұрын
Waxaa la dhahaa salmaan xalane ❤
@bushra445
@bushra445 7 ай бұрын
Saudi Arabia miyuu joga tan kale number kiisa iso qor wllo​@@fathiabdelzizmohamed2159
@Hua-e3g
@Hua-e3g 7 ай бұрын
​@@fathiabdelzizmohamed2159 xgan ka helna wll
@kaderjoseph2272
@kaderjoseph2272 7 ай бұрын
Wa xlke ma heli kara
@ShuaybAden
@ShuaybAden 7 ай бұрын
​@@kaderjoseph2272 walal Hadii Aad DoonaysO inaa Ka sii Tahriibto Horta Dhawr Blood Sug imika Way Yara ADAG TAHAY Walal Anaa Maray
@QadarYare-t2p
@QadarYare-t2p 7 ай бұрын
Ramadan Kareem ❤
@munajanno3008
@munajanno3008 7 ай бұрын
Uganda wey yaqanaan ineey basaboor ka ku dhagan waana gabar wey dhibadanthy meeshaas
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 7 ай бұрын
Sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid
@americanboy3546
@americanboy3546 7 ай бұрын
Wwxan Hubaa. Inan malin malmaha. Kamida aan Ka dhabayn dono Riyadaydah.
@AmishHassan-v9c
@AmishHassan-v9c 7 ай бұрын
insha Allah walal illahay haku rumeyo riyadaad
@abdihaaji
@abdihaaji 7 ай бұрын
Ku soo dhawaaw dhibaatada qurbaha Dib ha u shallaan kor ha u oyni
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂waliba haduu ciyaalkisa keeno waa hubaal in uu shalaynayo Yurub dad badan ayaay soo khiyaantay oo hada ya allah marle iga bixi tagan
@leylocabdirashiidqalanjo9208
@leylocabdirashiidqalanjo9208 7 ай бұрын
Ilaahow riyadayda iirumee waa bil barakaysene aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 7 ай бұрын
آمين يارب Sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid
@SOM.CARTOON
@SOM.CARTOON 7 ай бұрын
Ilaahay ani dalka ayuu iqurxiyey❤
@caliciiro7906
@caliciiro7906 7 ай бұрын
@steamfeisal13
@steamfeisal13 7 ай бұрын
Masha aliha ❤️🤙
@abdisalaan5024
@abdisalaan5024 7 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
@haaliade7426
@haaliade7426 7 ай бұрын
Baaba alla Haku furo wadada zxb❤🙌😊
@MaxamedIbrahim4669
@MaxamedIbrahim4669 7 ай бұрын
🤩😍😮Masha allah👌👍👏🥰🎉💯
@abdihaaji
@abdihaaji 7 ай бұрын
Waa qaldanatah tal waa kaaqaldantah
@Jookar1
@Jookar1 7 ай бұрын
Ilaahow riyaan leyahay inan yurub galo ah rabiyoow ii rumee sida ugu dhakhsaha badan iso duceyay walalayal😢
@iqyaarcabdi2354
@iqyaarcabdi2354 7 ай бұрын
Waa imanasaa yurub
@zakariyemahamud3573
@zakariyemahamud3573 7 ай бұрын
Birta nool ❤
@cayniabdi6817
@cayniabdi6817 7 ай бұрын
Baba ninka kaliya oo safarkiisa ka run sheegay nolasha kuma xuayso
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 7 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid
@beautyofnature408
@beautyofnature408 7 ай бұрын
Guulayso pwe babajey noloshu haku qurux badnaato❤
@ibrahimmaxamed2789
@ibrahimmaxamed2789 7 ай бұрын
Inaa vidiyoogaga aa fiirsafo kama caajisayo nio legend
@amiiraabdirahman5980
@amiiraabdirahman5980 7 ай бұрын
Heedhe norrib jooga baspor Ethiopian waan hayestaa wado saxa la maro ii soo sheega waan soo baxaya ee
@nasteexoAbdullahiAli-f6t
@nasteexoAbdullahiAli-f6t 7 ай бұрын
Baba ilahay dardiz dhaar eed igaad 😢
@SahalDaahir-jq3mj
@SahalDaahir-jq3mj 7 ай бұрын
Mansh allh
@Barocarabigachannel
@Barocarabigachannel 7 ай бұрын
Isoboqda asxabta baba jey❤
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 7 ай бұрын
Ugaas wadanka marka laga baxayo Entry ma ahan ee waa Exit
@mohamedabdisalanomar
@mohamedabdisalanomar 7 ай бұрын
Qurux kudhiigle muqalas weyn wye yaah iyo yaasin
@NimcoDahir-iv8qk
@NimcoDahir-iv8qk 7 ай бұрын
Wll babajey hambalyo hambalyo wll wanku farxay masha allah 🙏🙏🙏🙏
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 7 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 7 ай бұрын
wllhi Babajey Rajuu i geliyey hadiiba isagu oo Ameerika Tegey wllhi raJan leeyahay😢😂😂😂😂😂
@SadaamRashiid-op6pz
@SadaamRashiid-op6pz 7 ай бұрын
Ku Sali xabiibkeena n.n.k.H salallahu caleyhi wasalam
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 7 ай бұрын
Man sha allaah horey u soco guuleyso ❤❤❤❤
@claahicolow4454
@claahicolow4454 7 ай бұрын
Masha allh
@AbdullahiNajka
@AbdullahiNajka 7 ай бұрын
Welcome Finland
@AxmadDaahir-xf4fe
@AxmadDaahir-xf4fe 7 ай бұрын
Babajey keep going ayan ku Leyahey
@shamkehade5972
@shamkehade5972 7 ай бұрын
Baba arimahan ad ka shekeneso iney dhib kugu noqon Karan Maka fakartay STOP
@ABDIAZIZHUSSEIN-ve2dq
@ABDIAZIZHUSSEIN-ve2dq 7 ай бұрын
People don't know data privacy, lol
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 7 ай бұрын
Somaalida tahriib jecelaa war dhulkiina dhista nin dhulkiisa dhistay haku soo ordinee qurumiin baa nahay
@SaladAydar
@SaladAydar 7 ай бұрын
Markaa diyaarada saa usoo koray ina ku joojinayso wan ogaa baba jey, legend gulayso from Germany 😂
@ifraaxmaxamed-h6n
@ifraaxmaxamed-h6n 6 ай бұрын
Germany xog iga sii
@munacali9965
@munacali9965 7 ай бұрын
Masha allah wll alle musalin iyo galoba alle haku saqiro
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen 7 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid
@dauddahir4170
@dauddahir4170 7 ай бұрын
Allah riyadii iirumee
@aaminaabdukadirmohamed.6458
@aaminaabdukadirmohamed.6458 6 ай бұрын
Intee kahelikaraa qofka kugeeyay yurub abowe waan ubahanahy ee ila soo hadal
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 7 ай бұрын
Baabajay we are waiting part 2👍😅
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 7 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@Somalichanel770
@Somalichanel770 7 ай бұрын
Wll baba wan ku tageera waxan ahay wiil somaliyed marka waxan raba inaad ii cawiso haada wllka ahay wlhi tagero wyn nh wan ku ahay ilahey haku xifdiyo hadad fariinteyda ad aragto reply iso gal❤❤
@abdirahmanmohamed7344
@abdirahmanmohamed7344 7 ай бұрын
Baba jeey waimadaaye yuurup sheeko hadeeykubilawaatay
@RahmaMohamed-m7v
@RahmaMohamed-m7v 7 ай бұрын
Baba dee rasia qarax ayaaba ka socde se wax u wada adiga maa qarxiyay kolay legend ayaa tahay
@Urcristiano-z2n
@Urcristiano-z2n 7 ай бұрын
I.a jodkaa kusoo jiraa saan yurub ku imaan lahaa😢😮❤
@Phaisal.shareef.
@Phaisal.shareef. 7 ай бұрын
Aadu weyn Allah nagu garab galo 🤲🤲
@Urcristiano-z2n
@Urcristiano-z2n 7 ай бұрын
@@Phaisal.shareef. aamin yarabi🤲😊
@SOM.CARTOON
@SOM.CARTOON 7 ай бұрын
Intaa hamigooda yahay iney dalkooda dhistaan 1
@AbdiNaasir-f5h
@AbdiNaasir-f5h 2 ай бұрын
Qof waliba hamigiisa allah u rumeeyo
@ayanazkar6059
@ayanazkar6059 7 ай бұрын
backgrountta inta qoftii caanka ahayd ka dhex aragtay gacanta taag, only legend uun ba arki kara fahmina kara 😉😉😉
@yalmaasantonio8742
@yalmaasantonio8742 7 ай бұрын
baba alle haku garab galo meel walba aad tagtid wllkie
@KhadiijaAxmad
@KhadiijaAxmad 5 ай бұрын
Para 2 ayey😊
@NimoHassan-ud4rb
@NimoHassan-ud4rb 7 ай бұрын
Next baba kasugoynaa😊
@Shah.wah24
@Shah.wah24 7 ай бұрын
Mashallah baba jeey god bless 😂❤
SIDAN AN KU IMADAY RUSSIA PRT2
10:12
Baaba Jeey
Рет қаралды 51 М.
XAFLADDA UMOJA - ArimaHeena VLOG #71
17:00
ArimaHeena
Рет қаралды 547 М.
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 13 МЛН
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,8 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 11 МЛН
MA FILEYNIN INEY MIDAAN DHACEYSO😭
18:55
Baaba Jeey
Рет қаралды 278 М.
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 174 М.
INDHAHAGA OO XIRAN KA TILABSO KASHKA OO MEL XUN IGU DHUFTAY😭
12:10
WAXAAN KA BADBAADAY GEERI WAA MAALINTII IGU ADKAYD.... 😭
12:37
Nin Soomaali ah ayaa muddo 16 sano ah ku sugnaa Dalka Malta ( Geedi Sahan iyo Malta )
12:36
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 45 М.
{PART2} DONT LAUGH CHALLENGE.. ISKU DAY INADAN QOSLIN..?
11:12
Baaba Jeey
Рет қаралды 356 М.
SUN AYEEY IGUSOO SHUBEEN NEEFTA AYAA IGU DHEGTAY😭
10:52
Baaba Jeey
Рет қаралды 147 М.
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 13 МЛН