Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland

  Рет қаралды 163,476

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

Waa Sidee Nolosha Soomaalida ku nool dalka Iceland 🇮🇸
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 56 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 258
@GeediSahan
@GeediSahan 3 ай бұрын
Fadlan 10kun Like Mohamed Instagram: instagram.com/m_qadar01?igsh=MTJueHF4Zjh1aXRxbw== Miisan Instagram kiisa: instagram.com/akram_miisan?igsh=MXQ3MjVyYW1tYm01eQ==
@FivePerson-mj8fw
@FivePerson-mj8fw 3 ай бұрын
Oo side uu sexdaan dadku geedi sahanow
@nargis9875
@nargis9875 3 ай бұрын
🔥💎🤠😃
@abdinasirsheikhali7193
@abdinasirsheikhali7193 2 ай бұрын
Asc wll gedisan
@abdinasirsheikhali7193
@abdinasirsheikhali7193 2 ай бұрын
Inteeeen kala xariraaa wtisapka cml
@abdinasirsheikhali7193
@abdinasirsheikhali7193 2 ай бұрын
Asc wll m.ed island
@hassanhusein7210
@hassanhusein7210 3 ай бұрын
Hadaa maqasho meel mushaar fiican laga qaato. Nolosha ayaa qaali ah. Marka. Yurub. Waa uun yurub. Same shiet waye kk
@thomasshelby9292
@thomasshelby9292 3 ай бұрын
Next Ireland 🇮🇪 war baxin noogu soo diyaari in shaa allah عمو
@Amin-p3w
@Amin-p3w 3 ай бұрын
Usa dal ka fiican ma jiro dhanka nolosha domino’s medium pizza 35 dollar Iceland 🇮🇸 halka usa ee tahe 8 dollar large piza
@MohamedAmin-uj3np
@MohamedAmin-uj3np 13 күн бұрын
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado. Reer Muqdisho hadaan nahay ALLE ayaa inoo maqan.
@sakariyekubo5139
@sakariyekubo5139 3 ай бұрын
Geedi sahanow adi mxaa udhahdaa meel walbo waan u guraa😂 hadaneh waa iska dhafee
@farxaanibraahim5268
@farxaanibraahim5268 3 ай бұрын
Aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lafaHore
@lafaHore 3 ай бұрын
Wall geedi sahan mahadsanid illaà waagii cenematic waan kula socday wadankaan ìceland waan ubaahanahay ee xogo intaan ka badan kasoodiyaari
@FatmaMusesamatar
@FatmaMusesamatar Ай бұрын
Wll iceland meel lagu noolan karo maha
@QaysmohamedKLM
@QaysmohamedKLM 3 ай бұрын
Iceland wadan ma ahan waa qaboow iyo cidlo waxwalbana waa qaali fadlan yaan lais lug goyn
@ibrahimabdi8879
@ibrahimabdi8879 2 ай бұрын
Nin wax fahasan meeshaa nolol mataalo
@mustafemohammed3591
@mustafemohammed3591 2 ай бұрын
waa meel dalxiis halmar soofiiro bes
@AishaUurcade
@AishaUurcade 2 ай бұрын
Adeer soomalidu may Ku xaragoodan bay jecelyihiin meshan lacag baad Samaynaaysaa bilkasta 8000 doler ma ciyarbaa
@QaysmohamedKLM
@QaysmohamedKLM 2 ай бұрын
@@AishaUurcade yaa kuyiri bilkastaa 8k lasameeyaa waa been iyo turufo wadankaas cidi iiga sheekeyn meyso ee dadka yaan been loosheegin
@abdirizakgaafuun709
@abdirizakgaafuun709 2 ай бұрын
Aduu ma joogtaa sxb haa ama maya ​@@QaysmohamedKLM
@munajamal4600
@munajamal4600 3 ай бұрын
Sidaan kuu daawanayey een Kolkaba Dal kaala dageeyey waan daalay anigoon hargeisa dhic u dhaafi
@VibewithAdiish
@VibewithAdiish 3 ай бұрын
Kula mid balse Europe 20 sano ayaan deganahay 😅
@Wiilkiifaysal
@Wiilkiifaysal 3 ай бұрын
​@@VibewithAdiish yaa ku waydiiyay 😂
@VibewithAdiish
@VibewithAdiish 3 ай бұрын
@@Wiilkiifaysal 😂😂😂 adiga single mise double luuqa soo Gal DM
@Wiilkiifaysal
@Wiilkiifaysal 3 ай бұрын
@@VibewithAdiish noocaas maad tahay ladaneey😂
@VibewithAdiish
@VibewithAdiish 3 ай бұрын
@@Wiilkiifaysal waar Naag ayaan kuu haystay lol sorry bro ✌️😂
@VibewithAdiish
@VibewithAdiish 3 ай бұрын
Europe Citizen ayaan ahay qof jooga Iceland ayaan rabaa si aan u aado . Fadlan ila soo xidhiidh hadaan Iceland joogto thanks
@maxamedmaxamuud678
@maxamedmaxamuud678 3 ай бұрын
Anaga joogna wll so dhawoow🙏
@myday144
@myday144 3 ай бұрын
Qofka aad rabto inaad aado wareyso asaga sidadku iman laheyd
@Shaashaa-fs8uy
@Shaashaa-fs8uy 3 ай бұрын
War kaalay sxb anaa xog dhamestiran oo lahubo kuu haayee lkn xamar cadey ayaan joogaa 😂😂😂
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 ай бұрын
​😂😂​@@Shaashaa-fs8uy
@omarayaanlemahamet36
@omarayaanlemahamet36 Ай бұрын
​@@Shaashaa-fs8uy😂😂 ado xamar joga mia War la haysa iceland 😂
@abdulkadirahmed5749
@abdulkadirahmed5749 29 күн бұрын
One off the best KZbin channel
@AbdifatahYare-q5e
@AbdifatahYare-q5e 3 ай бұрын
Waxan joGa germany mana amin sani wadan ka fcn wadankan uu ka shekaynayo qabow daraadii ayuu sankiyo afka dhiig kaa imanayaa nio
@ahmedismailmahamed5144
@ahmedismailmahamed5144 3 ай бұрын
Geedi Sahan waad ku mahadsan tahay. Ogow inaan ku daba socono!!!!!
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 3 ай бұрын
Masha allah Ilaahay haw barakeyo aamiin Yaa rabbi dhalinyarada africa joogta ee aad xaaladooda ogtahay yaa rabbi arsaaqada u fur aaamiin
@abshircade1931
@abshircade1931 3 ай бұрын
Aamin 🤲😊
@duniyakordahab
@duniyakordahab 3 ай бұрын
Amiin ya allah thanks
@caaqilka3712
@caaqilka3712 3 ай бұрын
Aamin mahadsanid
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 ай бұрын
Aamiin mahadsanid
@ibtijah2747
@ibtijah2747 3 ай бұрын
Very expensive 1 liter $2 qaali in California 1galon which is 2 liter $3:36
@sakariye116
@sakariye116 3 ай бұрын
Goat messi fans lkie please
@Wahiib_Show
@Wahiib_Show 3 ай бұрын
Next Canada Tag waan ogahay inaad joogto hargeisa
@MowlidAxmed-c2b
@MowlidAxmed-c2b 3 ай бұрын
somalida indho ku garadle waye geedi sahan dadka haso walin viewskaga ha firsane🙏
@abdirahmanabdirzakjama.7167
@abdirahmanabdirzakjama.7167 23 күн бұрын
waxaan ubaahanahay gabar iceland joogtafadlan igu xir wlle
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 3 ай бұрын
Qaababka lagu yimaado sida sharciga Iceland nooga so warran
@CraxmanManka-b6d
@CraxmanManka-b6d 3 ай бұрын
Legend man my brother guuleyso Alla dhib kuma tuso
@max_cabdi
@max_cabdi 12 күн бұрын
Bisha jun iyo bisha juli madhacdoqoraxda waqoyiga Swedan Kiruna 24 layab malahan 2 bilod qoraxda soo Jedi
@OmarAhmed-nw6lr
@OmarAhmed-nw6lr 28 күн бұрын
Patrolku wa zaaid qimihisu Halkan mareynkan Qiyastii 4 liter waa $2.85 cents Micnaheedu Iceland waxey intaas oo kale ku ibsadan $8.25 cents Waa meel dhimatay oo qaboow
@abdiasisomaradow3306
@abdiasisomaradow3306 9 күн бұрын
Meesha uu joogo ayuu ku cidloobay, woxoow raadinayaa dad wehel u noqdo,. Waxaa laga dareemayaa he's Bodys.
@aseyrosmaan3069
@aseyrosmaan3069 3 ай бұрын
Asc geedi sahan waa ku salaamay 3 year's waa la socday video yada aa so dhigtid next #faransiiska kaso hadal..
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 3 ай бұрын
Qaababka lagu yimaado sida sharciga Iceland nooga so warran
@Maali_Recap
@Maali_Recap 2 ай бұрын
Bro Dalkale Euripe Hadaa Sharcigiisa Heshid Iceland Waa U Guuri Kartaa 👍
@DEQAARABHUSSEIN
@DEQAARABHUSSEIN 2 ай бұрын
@@Maali_Recaptalyaniga Hada hesto ma uguri kara wll
@nimcoismail4366
@nimcoismail4366 2 ай бұрын
Ha isku aadin
@omarayaanlemahamet36
@omarayaanlemahamet36 Ай бұрын
Hada dadka ma qabilan mia wllo​@@nimcoismail4366
@omarayaanlemahamet36
@omarayaanlemahamet36 Ай бұрын
Sharci ma bixiyan mia wllo​@@nimcoismail4366
@muqtaarmoh
@muqtaarmoh 3 ай бұрын
Next Belgium warbixin geedi sahan
@Axmedzaki-n2p
@Axmedzaki-n2p 3 ай бұрын
100kun like bad uqalantaa geedi sahan internional travel
@mohamoudali6686
@mohamoudali6686 3 ай бұрын
❤❤
@Maali_Recap
@Maali_Recap 2 ай бұрын
Iceland & Luxembourg & Czech Republic Dalalkaas Somalidu May Aadaan Waa Maxay Germany Wax Aan Aheyn Ma Yaqanan Miyaa ???
@kamaalmohamed9195
@kamaalmohamed9195 2 ай бұрын
Bro wadamada wa qaali so dhawaynta qaxotiga way ku litan wa inta
@CambesaqiirCabdiRaxmaan
@CambesaqiirCabdiRaxmaan 3 ай бұрын
Ilaahay haynoo dambi dhaafo😢🤲
@SmilingBocce-yk2if
@SmilingBocce-yk2if 3 ай бұрын
@Geomahamed
@Geomahamed 3 ай бұрын
Aamiin
@SaadaammashruucMashruuc123
@SaadaammashruucMashruuc123 3 ай бұрын
Aamin
@Qadafi-
@Qadafi- 3 ай бұрын
🇺🇸 good bless America 💯✅
@mohamedelmi2113
@mohamedelmi2113 11 күн бұрын
War wadan fiican maaha sidee 2 shaqo looga shaqeeynayaa qofku wuu daalayaa
@AbdirahmanHassan-er9di
@AbdirahmanHassan-er9di 3 ай бұрын
Iceland wa number 6 in the world high cost of living
@cabdisamad7646
@cabdisamad7646 3 ай бұрын
Geede sahan nin adag
@hassanmohammed3126
@hassanmohammed3126 3 ай бұрын
Sxb wilasha ku nool Iceland ma igu cawini karta meel an kala xiriro mahadsanid
@GeediSahan
@GeediSahan 3 ай бұрын
Comment PIN firi walaal
@AbdulganiMohamudBarre
@AbdulganiMohamudBarre 3 ай бұрын
guuleyso sxb aad ayaa ujeclahay barnaamij yadaada guleyso bro
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 3 ай бұрын
Austria 🇦🇹 bal ku xijji.
@bardaaleabdi285
@bardaaleabdi285 3 ай бұрын
Woow ilike video bro from Boorama🎉
@misss3461
@misss3461 Ай бұрын
Mohamed is a hard working man allahumma barik !
@mariammohamedtarabi3650
@mariammohamedtarabi3650 3 ай бұрын
Asc waa isku dhow nahay shaqada iyo bizaha qimaha fra norway🎉
@RAFATGH-24
@RAFATGH-24 3 ай бұрын
God bless you more my brother
@YusufSalaad
@YusufSalaad 3 ай бұрын
ICELAND 🇮🇸 see lagu tagi karaa hortaa
@Urcristiano-z2n
@Urcristiano-z2n 3 ай бұрын
Maka bixi kartaa
@axmedshiiqibrahim1734
@axmedshiiqibrahim1734 Ай бұрын
​@@Urcristiano-z2nhaaa wllhi
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 2 ай бұрын
Qeybta sharciyada inaad ka wareysato ayaa lagaa rabay meeqo bil ayaa sharciga lagu helaa dadka faraha leh kawaran maxaad u dhihi weysay sxboow
@SomIT1411
@SomIT1411 Ай бұрын
Maxey sokordhisay hadan lacag bdn sameyo Oo hada nolasha very explosiv thy waa 1-1=0
@MohamedaliNugal
@MohamedaliNugal 3 ай бұрын
Zxp doorka waynu israacaynaye iso mar😂😢🎉
@abdirahmanmohamudeilmi5226
@abdirahmanmohamudeilmi5226 3 ай бұрын
Geedi sahanow finland nooga so waran💯
@KaiseFarah
@KaiseFarah 3 ай бұрын
Slm clykm. Geed sahan waxan dawad barnamijki Iceland aad ka so dirtay waxan raba in aan holidays u imaado .waxan u bahannahay dhaliyarada ka shaqeysa Tourismka contact numberkoda. Mahadsanid.
@hamdanoor3535
@hamdanoor3535 3 ай бұрын
War passport somali ma lagu tagi karaaa bal qofkii igu dhamow ila wadaag
@sumyohasan4036
@sumyohasan4036 3 ай бұрын
Wxn usocodaa celbuur
@AMIINjeey
@AMIINjeey 3 ай бұрын
The best KZbinr Geedj Zahan ❤
@SudaanXareed
@SudaanXareed 3 ай бұрын
Pro gedisahan makula hadli kara hargeisa jogaye
@MsMaacane
@MsMaacane 2 ай бұрын
Asxbta aaniga French biiri Wan ka soo gadii raba Ireland ayaan oo soocda ee qof halka ma ii joogdo ee maxa sameeya please
@the_kaarto
@the_kaarto 3 ай бұрын
Come to Hargeisa 😂sxb Geedi
@burhanamed6645
@burhanamed6645 3 ай бұрын
Niman dhul marin Dhaayo ma leh
@alibaax5346
@alibaax5346 3 ай бұрын
Meesha dumar badan baa jooga la yiree, ma runbaa
@MuxyadiinMuxamed
@MuxyadiinMuxamed 17 күн бұрын
Iceland hadda tak oo kasoo sheekee
@faisalhassannor136
@faisalhassannor136 Ай бұрын
Hhhhhhh, lacagta aad sheegeyso maxey tahay, sowtan wixiiba lagaa furtey
@FuaadFogaanarag
@FuaadFogaanarag Ай бұрын
Asc gudoomiye geedi sahan Sxb sideen ku imaan karaa wadankaani jwb iga sii sxb
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 Ай бұрын
Uk soomaalida makaga soo dhamaatey...
@kamalgodane983
@kamalgodane983 3 ай бұрын
Video naso badi wlhi aaad ban u suga Video pro❤
@mahamudh6983
@mahamudh6983 2 ай бұрын
Dhulka barafka io dabku waa cajiib
@Dr.hassan.007
@Dr.hassan.007 3 ай бұрын
Geedi sahan sxb cunto badan ayaad cuni jurtey lkn Iceland cabitadka maa ku xirmey sxb
@abdullahoidirisnur5415
@abdullahoidirisnur5415 Ай бұрын
Iceland 🇮🇸 🇮🇸 🇮🇸 Cajiib Cajiib Adamiga +Nolosha Kala Duwan
@shidaneshekeye7024
@shidaneshekeye7024 3 ай бұрын
Guleeso gudomiye
@nawila1861
@nawila1861 2 ай бұрын
Mesha switzerland kafican mrlwalba o mushahar badan lagu shaqeyo ogw wa wax ka goan un
@omarayaanlemahamet36
@omarayaanlemahamet36 Ай бұрын
Switzerland wala mid wayo nolosheda aya qali ah
@AlBacherAbdullahi
@AlBacherAbdullahi Ай бұрын
Iceland makutagi karaa ardaynimo ama mahelakaraa visa scholarship
@kingcarabproduction298
@kingcarabproduction298 3 ай бұрын
Sida lagu tago noo weydiii nio
@Beru700
@Beru700 3 ай бұрын
Dalka Romania 🇷🇴 ayaa jooga. 350 Euro ayaan bixiya single room. Balse iceland waa so expensive
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 3 ай бұрын
Sxb warbarasho miya ujoogta muse qaxooti
@Beru700
@Beru700 3 ай бұрын
@@SayidSiciid-q2k qaxooti ahaan ayaan ku imid balse hada citizenship Romania ayan haysta Markii hore moldova ayaan waxa barsho u imaday ka dib waxa aan iska dhiigay Romania oo. Aad ugu dhow dalka moldova 2017
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 3 ай бұрын
​@@ahmedsalaad-mx8il😅😅😅 Laffoole miyaa mase ex control balcad 😂
@ahmedsalaad-mx8il
@ahmedsalaad-mx8il 3 ай бұрын
@@EngAbdalla4009 sxp qiyaas.
@Free_Man143
@Free_Man143 3 ай бұрын
Subxanalah Romania 🇷🇴 saw kuwa France iyo Swiss Germany tuugsada maha 😂😂😂😂
@AhmedMohamed-yv9yq
@AhmedMohamed-yv9yq Ай бұрын
Iceland waa jasiirad yar oo qabow dadkeeduna lacag haystaan mana aha meel soomaalida u fiican waayo noloshu waa qaaali waxakastana waa very high
@SaamiyaAbdi-ih4si
@SaamiyaAbdi-ih4si 2 ай бұрын
Adunka inaa shaqystan u jeclhy ilhyow hamigyga ii rumee
@sakariyejamac76
@sakariyejamac76 Ай бұрын
Yaaaa ila arka Halkaaaa Gaaaadhi Dukhaaan ah ama Vitz baaa yaaal parking ka
@Romeo1795
@Romeo1795 2 ай бұрын
So dhowayntaadu waa diyaar libaax hadaad hargaysa so marayso , waxanu sugnaaba waa adiga
@hassannurali5328
@hassannurali5328 2 ай бұрын
sxb wankuslmay please Austria loshadeeda kasoosamey reviews
@Hevsvkav
@Hevsvkav 2 ай бұрын
Uf yaqasara nololmashe qimaha aduyeshay biladil kufur
@amishacabdi6846
@amishacabdi6846 3 ай бұрын
Sweden gaajo ina kaso guro waye mesha hade lacg taalo 😂 hello island 🏃‍♀️
@AbdifatahYare-q5e
@AbdifatahYare-q5e 3 ай бұрын
2bilood baan jooGay sankiyo afkuu dhiig iga imi subax kaste Qabow daradii hapeena majiro Lacag biLaa raaxo ah Germny ayan ka dorbiday😂
@mohamediraad4050
@mohamediraad4050 3 ай бұрын
Asc
@MohamedAadanAbokor-qh8xv
@MohamedAadanAbokor-qh8xv 2 ай бұрын
@@AbdifatahYare-q5eanaa Germany ka guuray uk 🇬🇧 u guuray
@amishacabdi6846
@amishacabdi6846 Ай бұрын
@@AbdifatahYare-q5ehabeen majiro maxa kawada qoraxda kama dhacdo miya
@Aishabdull2024
@Aishabdull2024 Ай бұрын
Hey germany kwrn😂​@@MohamedAadanAbokor-qh8xv
@XuseenSiciid-zr3o
@XuseenSiciid-zr3o 3 ай бұрын
DADKA YURUB KU NOOL WAA DAD SIDA GAALADA UFEKARA OO LACAG MOOYEE WAX KALE KA FAKARIN
@cabdiqadir1119
@cabdiqadir1119 3 ай бұрын
Iceland wa wadan fican lkn new sealand aya la nolol fican sida dhabta ah
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 2 ай бұрын
Reykjavik Caasimadooda magaceeda 😂
@CigaalShidaad-e5g
@CigaalShidaad-e5g 3 ай бұрын
Geediyow finland 🇫🇮 booqo
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 2 ай бұрын
Geedi Sahan waa dhulbarafa Noloshuna waa Qaali. Brother. Iceland
@OscarUfurow
@OscarUfurow 3 ай бұрын
M a
@OsmanJr-nd5qn
@OsmanJr-nd5qn 3 ай бұрын
First comment 🎉
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 ай бұрын
Aad iyo aad
@HippohMahamed-zj9sz
@HippohMahamed-zj9sz 3 ай бұрын
Finland 🇫🇮
@nimaanomgn4353
@nimaanomgn4353 14 күн бұрын
❤❤❤
@bobena84
@bobena84 23 күн бұрын
❤❤❤
@MustafeBaba
@MustafeBaba 2 ай бұрын
Xaqiiqatan nolol fiican maaha marka Africa loo eego
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 Ай бұрын
Next Ireland 🇮🇪 kaso diyaari plz
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 3 ай бұрын
Waar meeshu waa qabow Meel loo guuro maha somalidu waa reer guura oo lacag ayaa hor caraartay keep going brother Geedi Sahan
@GeediSahan
@GeediSahan 3 ай бұрын
👍🏾🙏🏾
@myday144
@myday144 3 ай бұрын
Finland mayka qabowdahay?
@mawlidtubec1234
@mawlidtubec1234 Ай бұрын
Geedi sahan aad iyaa kuu tageeràa hore usoco sxb
@jibrilabdihakim1425
@jibrilabdihakim1425 3 ай бұрын
Ireland Vlog naaga soo duuub @GeediSahan ado mahadsan sxp
@AbdiaziizCaska
@AbdiaziizCaska 2 ай бұрын
Sideen Iceland 🇮🇸 ku tagi karaa walaalayalow
@Feelingsongs99
@Feelingsongs99 Ай бұрын
Lacag mahesatAa
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 Ай бұрын
Soo lugeey
@OsmanTimir
@OsmanTimir 3 ай бұрын
Qiimaha 1 little noo soo sheeg Ma naaftaa mise patrol
@farihayelmaz7473
@farihayelmaz7473 Ай бұрын
Alla kenya jogaye sidee kutagi karaaH?
@VibewithAdiish
@VibewithAdiish 3 ай бұрын
Qof Citizen EU ah Iceland ma u soo guuri karaa
@amishacabdi6846
@amishacabdi6846 3 ай бұрын
Haa waa wadan walba EU wa u guri karta
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw 3 ай бұрын
Waa wadan xun oo baraf Badan oo wax walba waa qaali xitaa guryaha waa 2000 kabdn
@MohamedIbrahimHared
@MohamedIbrahimHared 28 күн бұрын
mansha allah gedi sahan guleyso sxp sare .
@abdia7255
@abdia7255 3 ай бұрын
Wax ba ma haaysi oo ad shaqeyso . Wa nolol ma taqaalo
@Nuurowindhaceel
@Nuurowindhaceel 21 күн бұрын
Baburka gadal tug saran
@AwilOsman-ub3bq
@AwilOsman-ub3bq 3 ай бұрын
Salama caleykum warahmatulahi wabarakaatu
Sidee Forex Lacag looga sameeyaa? | Meehaal Podcast
38:27
Meehaal Media
Рет қаралды 14 М.
Nolosha Soomaalida ee Luxembourg 🇱🇺 Somalis in Luxembourg
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 94 М.
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,6 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 9 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 55 МЛН
Dalka ugu qanisan aduunka Luxembourg 🇱🇺 The richest country in the world Luxembourg
18:54
Dhulka Barafka iyo Dahabka 🇮🇸 The Lands of Ice and Fire - ICELAND
16:57
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 154 М.
Wax Ka Ogow Sharciyada Iyo Qaabka Loo Helo Wadanka SWITZERLAND-
14:19
Kaalay || STREET FOOD IN HARGEISA
14:27
MR ALI 84
Рет қаралды 8 М.
DADKA CAANKA AH  IMISA LACAGA AYEEY YOUTUBE KA SAMEEYAAN ??!!
11:16
Siday tahay ganacsiga Soomaalida Talyaaniga 🇮🇹 How is Somali business in Italy
25:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 201 М.
MAGAALO AAN SURWAAL LAGA XIDHAN 📍RAASO
16:43
DEEQSI MAN
Рет қаралды 163 М.
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,6 МЛН