jung kook iyo Lisa | Ma aaminaysid | Run Mise Been Abuur ? | BTS Army 💜 | Blackpink | Blinks| Army

  Рет қаралды 15,473

Baal-Dahab Tv

Baal-Dahab Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 175
@safiyacali7718
@safiyacali7718 2 жыл бұрын
Aan maanta 10k gaadhsino is mujiya ❤ 😍
@HussienmaxamuudJamaac
@HussienmaxamuudJamaac 10 ай бұрын
Jungkook iyo v❤❤😊😊😊
@luckywomen6406
@luckywomen6406 2 жыл бұрын
Jimin rose jisoo jin
@princessriyaa300
@princessriyaa300 2 жыл бұрын
Thank you Saxipkeen Baal dahab TV
@AyanAyancali
@AyanAyancali 9 ай бұрын
Daa way isku shidanyiin Lisa iyo jungkook💜💜💜❤️
@hodonziiciid7771
@hodonziiciid7771 2 жыл бұрын
Baaldahab waxan kujeclahay kpop
@MaxamuudcabdiCabdulle
@MaxamuudcabdiCabdulle 3 ай бұрын
Maaxaakajirojiiminmuslimmiyaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤BTSJIIMII
@Aaminokhaliif305
@Aaminokhaliif305 2 жыл бұрын
Tnx apowe mcn codkada iska jeclahey wlhi KZbinka kalia an tageera Respect you🔥💯
@Serenbilehussein
@Serenbilehussein 10 ай бұрын
Hada lisa fredrick nin la dhoho oo French ah bay xiriir isla wadaan
@abdiqaniolaad2570
@abdiqaniolaad2570 2 жыл бұрын
Bal dahab tv horamar wacan wllo qali waxan ku rajanay guul inad gadho insha allh 👏
@cabdixakiinlaari6393
@cabdixakiinlaari6393 2 жыл бұрын
Masha Allah sxp waxaad samaysa baadhis macquul ah waana sababta aad usoo galinayso barmamijyo aan caadi ahayn waxaan ku rajaynaya guulo waa wayn insha allah
@MaryanYusufMohamed-l1k
@MaryanYusufMohamed-l1k 10 ай бұрын
Waa bin wax xeriir ah malaho liza manalasamayn dunto jungkook
@Serenbilehussein
@Serenbilehussein 10 ай бұрын
Haa. , lisa nin fredrick la dhoho oo French ah xiriir isla wadaan
@NasraabdiCilmi
@NasraabdiCilmi Жыл бұрын
Wan rajeyna inay xirirlahadan
@Haniuk_abdi
@Haniuk_abdi 6 ай бұрын
Jungkook dream ❤❤❤❤❤❤
@fs6617
@fs6617 2 жыл бұрын
Twitter jennie iyo v baaa haysta weli maqlin lisa junkgoog
@baal-dahabtv7398
@baal-dahabtv7398 2 жыл бұрын
way ka horeeyen aduunkaba way waleen ku qor lizkook adaa ogaane v iyo jenie yaga waan ka hadalay xogtooda mahadsanid
@hodancali1268
@hodancali1268 2 жыл бұрын
Tan baa kaga badan ee way yara kala horeyen tana horaysay
@hodancali1268
@hodancali1268 2 жыл бұрын
@@baal-dahabtv7398 waxba lagama qaban karo legend
@SafuushSMG
@SafuushSMG 2 жыл бұрын
Jennie iyo v waa hada lkn Lisa iyo jkook waa mar hure😆
@xafsoxuseen575
@xafsoxuseen575 2 жыл бұрын
Inash Allah 10k mar ayaa filay abwoe waxa ku weydiinayaa bts shirkada ay u shaqeeyan qandaraaska ay la gashy sandkee ku eg yahay video ka soo samey wllkey qali hormar wacan
@AbdulaahiNeyga1-kh1zt
@AbdulaahiNeyga1-kh1zt Жыл бұрын
Jimin❤❤rose
@nuurhaanmaxamuud3005
@nuurhaanmaxamuud3005 2 жыл бұрын
Waa run lisa iyo jungkook waay is jecelyihiin
@naimacibdi9112
@naimacibdi9112 Жыл бұрын
Adiku bts maxad ka ogtahay an südkorea kunole benta joji
@jamaaldeeqcali5767
@jamaaldeeqcali5767 2 жыл бұрын
KZbin kan waxaa lagu jecel yahay laba Arìn oo kala runta ìyo inuu tixgaliyo codsiyada asxaabta
@hamdamhmud25
@hamdamhmud25 2 жыл бұрын
Mahadsani baldahab tv😗😗😗😗
@queenamiira3052
@queenamiira3052 2 жыл бұрын
Qalbiga bash
@kimsoyatae1708
@kimsoyatae1708 2 жыл бұрын
🥺🥺🥺
@Serenbilehussein
@Serenbilehussein 10 ай бұрын
😂Was been😂
@xaawayusuf5169
@xaawayusuf5169 2 жыл бұрын
baaldahabtv horeh u soco wll waad gulaysanaysa walahay waayo runlow baad tahay
@XaliimoSacdiyo-ou5um
@XaliimoSacdiyo-ou5um Жыл бұрын
Part 2 kasoosee please ❤
@safiyacali7718
@safiyacali7718 2 жыл бұрын
Best youtubèr mahadsanid wll walahay waad mahadsantahay
@fadumo8040
@fadumo8040 2 жыл бұрын
𝐣𝐢𝐦𝐢𝐧 𝐪𝐢𝐬𝐢𝐝𝐢𝐲𝐬𝐚 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐞 𝐰𝐥𝐥
@abdinasirmuse2667
@abdinasirmuse2667 2 жыл бұрын
AWEB REESE. s s. n. So So. Bts.
@xamdayar6091
@xamdayar6091 2 жыл бұрын
Halima aden kasoo hadal plz gabarta somalida ah ee modelka ah🥺 taariiq nololeed keeda❤👏🏻
@madiinoshibraahim5800
@madiinoshibraahim5800 Жыл бұрын
Lisa ❤ jankuuk
@keylieahmet7973
@keylieahmet7973 2 жыл бұрын
Markaas waa markay sooo baxayeen ee ay cusbaayn xeerka koobad waa run lakiin ka labaad imika waa laga qaaday shirkada ayaan saa cadaysay
@zipelabdi3439
@zipelabdi3439 2 жыл бұрын
Pro tnx mrka hore wxn rba ina kaso hadashid hesta black pink ay qaden ee ladhahayo mansoniyad iyo janada iyo narta aye oga hadlayan ani wa arke lkn wali wx waka fhmi waye xita tufaxi nabi adam (cs) aya kujira mrka xaqiqda sethy kasuga ado mhdsn 🙌
@Farxiyaaaaa
@Farxiyaaaaa 2 жыл бұрын
Subhanahll gormey qaaden se heesta magaceed
@zipelabdi3439
@zipelabdi3439 2 жыл бұрын
Pink venom waye lkn toos uma soo bixin qebtas hordhac ehed 3weak kahor ehed
@zumeyrachemale
@zumeyrachemale 2 жыл бұрын
@@zipelabdi3439 pink venom wey so baxaday
@maryamamumin1826
@maryamamumin1826 2 жыл бұрын
Wall anigu waligy wax ka ma codsan manta ayn rapa in aad codsigyga iga aqbasho plz kaso hadl jenkai jennie and kai 😋🧕😥
@ahmedosman3030
@ahmedosman3030 Жыл бұрын
Blackpink iyo bts xiriiro ayaa ay Isla wadaageen
@mariyahassan8140
@mariyahassan8140 2 жыл бұрын
Pizz charli Damelio kasohal wall adgu mahsan thank you
@suhursadik6576
@suhursadik6576 2 жыл бұрын
Walaal Jimin iyo Rose ma xiriir ba ka dhaxeysa
@namisfarah8878
@namisfarah8878 2 жыл бұрын
jimin iyo seulgi shekadoda nososhek wll plz😍😍
@karaamapoi9582
@karaamapoi9582 2 жыл бұрын
Zxp kasoo hadal kalatagii dua lipa and anwar hadid please
@Diaxasancali
@Diaxasancali 9 ай бұрын
Xidhiidhku waabeen 😢😢😢😢
@umulqayr178
@umulqayr178 2 жыл бұрын
jimin and Rose soosamee pls
@somalidiscovery8733
@somalidiscovery8733 2 жыл бұрын
Jisoo iyo v
@xusenturkey441
@xusenturkey441 2 жыл бұрын
Jimin rose ka hadal plz
@caynijamal23
@caynijamal23 2 жыл бұрын
Sxb kasoo hadal tariiqda jimin pls🥺😊
@anas__moha2571
@anas__moha2571 2 жыл бұрын
Legend 📍 m.a
@xamdixamdi7273
@xamdixamdi7273 2 жыл бұрын
My bro mhadsanid waxad naogaysisy mhadsanid inbadan khadal bts iyo kpop ka mahadsanid markle hi army 💜♥❤😄
@Wounyy2030
@Wounyy2030 10 ай бұрын
Abayo anigaba army waa ahaa lkn ilahey ayey cayenne iska daa😢
@salmaali8262
@salmaali8262 2 жыл бұрын
Sidaan unoolaa ma Arak wax kaa been badan wax slow motion lasaaray ayaana natusinee Hal jeer ma ahan waa marka seddexad
@anfacyusuf1126
@anfacyusuf1126 2 жыл бұрын
Thanks 😊🙏😊
@Yong_se
@Yong_se 2 жыл бұрын
Walal TXT kasoo hadal plz 😇
@BTL878
@BTL878 2 жыл бұрын
Thanks pro🥺🔮🔮💜
@iidclaahi6356
@iidclaahi6356 Жыл бұрын
Yaa madhacayso 🐇 kookie muxuu sidaa ugu samèyey
@farduusajaamac3972
@farduusajaamac3972 2 жыл бұрын
Plz wll jisoo iyo jin iyo jimin and rose
@sahrahussen4491
@sahrahussen4491 2 жыл бұрын
Ma aaminsani dhankayga
@Serenbilehussein
@Serenbilehussein 10 ай бұрын
Amba
@Fooshusein-w6n
@Fooshusein-w6n Жыл бұрын
Yg shirkad gumeysibadan waayay gabdhaha may iska xoreeyaan oo iska dhaafaan
@princessmalisaahmet6238
@princessmalisaahmet6238 2 жыл бұрын
plz ka soo hadal blackpink bandhig faneedka ay qabanaayan ee sandkan plz taa ka soo hadal azaaxpta 30k 2 days waa inaan ku gaadh siina insha allah
@munomustafe4628
@munomustafe4628 2 жыл бұрын
JIMIN roes
@keylieahmet7973
@keylieahmet7973 2 жыл бұрын
Mahadsanid pro
@safiyomohammed2898
@safiyomohammed2898 2 жыл бұрын
Qisqda kadhacdi Korean 16/4/2014
@cabdifitaxcabdullahi5496
@cabdifitaxcabdullahi5496 2 жыл бұрын
Waa malaa awaal waxwa kama jira jungkook io liza waxwa kama dhaxeeya waa waxyaabo la isku soo qatay kaliya wll thanks
@baal-dahabtv7398
@baal-dahabtv7398 2 жыл бұрын
Waxaa la dhaha Rumours ( Xan ) Marka hore dadkan xataa haday xidhidh sameyan ma sheegayaan Sababa la xidhidha sharciyada adag ee shirkadaha ay u shaqeeyan kooxohoodu, markale waxaan run ku tilmaami karaa wixii ay afkooda ka qirtaan, muqaalkana waa waxyaalaha laga sheegayo labadan fanaan waana codsiga asxabta mahadsanid dhamaantiin citraam ka aad ii mujisan respect ❤ ❤
@HandaLm10
@HandaLm10 2 жыл бұрын
Thanks😘😘😘😘🔮🔮🔮🔮
@ahmed_diinaari
@ahmed_diinaari 2 жыл бұрын
Muuqaalka xiga nooga dhig dadka caanka ee sheydaan ka caabudo
@Shankaroon7401
@Shankaroon7401 2 жыл бұрын
Jimin iyo rose xariirkooda run miyaa jimin na yoo xariir la leeyahay🙄
@fatxiasad4967
@fatxiasad4967 2 жыл бұрын
Kaso hadal arinta laga aminsan yahay bts in ay yihin qanisin instagram ma is ticimashaa wllo ✌️❤️
@cusubojimcaale8552
@cusubojimcaale8552 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@meymamohamett8784
@meymamohamett8784 2 жыл бұрын
JImin iyo roose kasoo hadl please
@NazliahmedNazlii
@NazliahmedNazlii Жыл бұрын
Jungkook ila maha lisa inuu jacel yahay waxa macqul ah inee iyada kaheshahy asigane saas uu ufiiriye iyado fiirineso dadka wax kale kadhigaayo wll kaso hadal jungkook io tzuyu arintooda😊
@armyandblink12
@armyandblink12 2 жыл бұрын
Walaal nalawadaag rose jimin codsi waaye
@maxamedcwali-ci7es
@maxamedcwali-ci7es Жыл бұрын
Ilamah aha inay runta hay waayo qaar ayaa footage shoob lagu sameeyaay
@SalamoXasan
@SalamoXasan 10 ай бұрын
😮😮😮😮❤❤❤😊😊😊
@hajiroismail
@hajiroismail 2 жыл бұрын
Kasoo hadal gruop little mix plz
@armyandblink12
@armyandblink12 2 жыл бұрын
Mahsanid
@kimsoeyoon9264
@kimsoeyoon9264 2 жыл бұрын
Jk and IU plz🦋
@junkook9
@junkook9 2 жыл бұрын
Iu doqisa iney tahay marka laga so tago wx kle kama dhaxeyan
@maxamedzakiahmed9643
@maxamedzakiahmed9643 2 жыл бұрын
sxb vidio xiga kasoo hadal please 🙏 waa codsi ha iloobin
@Amiiraboqorada
@Amiiraboqorada 9 ай бұрын
Ax qalbiga iga jamisay
@suweydomaxamed4098
@suweydomaxamed4098 2 жыл бұрын
Jk Lisa wax kama dhaxeyo
@suhursadik6576
@suhursadik6576 2 жыл бұрын
Walaal Jimin iyo Lisa ma xiriir ba ka dhaxeeya
@sihaamsubeer9184
@sihaamsubeer9184 2 жыл бұрын
Waxd ka soo hadash
@luckywomen6406
@luckywomen6406 2 жыл бұрын
Waaw Mahad sanid
@abdicasis3422
@abdicasis3422 4 ай бұрын
Maxan Ka dhexeya jungkook lisa
@nimcomaxammed5824
@nimcomaxammed5824 2 жыл бұрын
Please superm kasoohadal elanshow
@XaawoShire-j5u
@XaawoShire-j5u 9 ай бұрын
Aboowe joonkook iyo teahung kasoo hadal ❤❤❤
@maryamburhan317
@maryamburhan317 2 жыл бұрын
thanks
@kimsoyatae1708
@kimsoyatae1708 2 жыл бұрын
Jimin and rose kaso hadal🙏🙏🙏🙏
@blinkroseblackpink
@blinkroseblackpink 2 жыл бұрын
liaa iyo v is jecel
@mumtaasabdiqadir3687
@mumtaasabdiqadir3687 2 жыл бұрын
Wllo please ka soo hadal jin and jisoo 😭
@cawoayaan9849
@cawoayaan9849 2 жыл бұрын
Jimin and rose kasoo hadal
@aminozuberahmed2063
@aminozuberahmed2063 2 жыл бұрын
asiga wax is jecel Lee LA shohoya kuwan ma is gursadan miyaa basinka mar teayung iyo jennei marna teskoko iyo Lisa basmilah wllo ariinta jimin kasoo hadal plz
@faliscismaan-po1rq
@faliscismaan-po1rq Жыл бұрын
Liskook ❤😘😘🎉forever
@Amiiraboqorada
@Amiiraboqorada 9 ай бұрын
Haygu odhan lisa jongkook ayay jeclaatay naa maxaad ninka iskugu dhadhajinaysaa😏😏🤬 gaba dhiilahayd baa joogtee wah jongkook ilove you naag kale maba kula haan kartee jah
@AxmedxaajiXasan-ui9up
@AxmedxaajiXasan-ui9up Жыл бұрын
Wll jimin io rose kasohadal😮
@sabirinabdu8719
@sabirinabdu8719 2 жыл бұрын
Blackpink 🖤bink 💗 jennie 🥰 Lisa ♥ rose 🌹 jisoo 🥰 🥺🥺🥺🥺🥺
@Lilyy_kim
@Lilyy_kim Жыл бұрын
Jimin wAa iska ogaa inuu waxkasta oo jk kusaabsan ogyahay xataa jk markuu tae gacanta si qarsoodi oogu taagaayo Jimin wuu arkay Jimin talaabtuu qaado jk wuu lasocdaa anaa ku arke waana hubaa
@khaledkeize9442
@khaledkeize9442 2 жыл бұрын
Pro waxaad noo soo dhogta dilka rip l.t
@vanbasten665
@vanbasten665 2 жыл бұрын
Bts
@iqromohamed2898
@iqromohamed2898 2 жыл бұрын
Walaal mcn jk XOKTIISA ISHEEK
@kingjeego3897
@kingjeego3897 2 жыл бұрын
Shp qli aad ban ku slamay marka hore marka xigta shp qli waxad kasoo hadasha legendry rapper pittbull iyo mesha uu ku danbeeyay adoo mahadsan
@yoyomo6928
@yoyomo6928 2 жыл бұрын
Jungikuuk✅ jungkook❌😁
@caashacade7563
@caashacade7563 2 жыл бұрын
Marka Hadey xirir sameyn Karin mxaa isku geeyey v iyo jeni ma fahmin sheekadaan??
@junkook9
@junkook9 2 жыл бұрын
Waa been wxba kama dhaxeyan v iyo jeni ileen guur iyo wx lamid ah marba hdi lo ogoleyn wxba kama dhaxen karan
@ayuubali1623
@ayuubali1623 2 жыл бұрын
Rm jiso maxa kadhexeyo wll macan kaso hadal waa iga coodsi plzz
@goodgirl5504
@goodgirl5504 2 жыл бұрын
Walal group ka kpop exo kasoo hadal please 🥺
@sabirinabdu8719
@sabirinabdu8719 2 жыл бұрын
Waaku mahasantahay soogudbintaada lamaanaha saddexhaad oo la isku xamto jiimi io roosa
@suleeqaayaan4146
@suleeqaayaan4146 2 жыл бұрын
Jimin kasoo shake plz
@simranmustafa7714
@simranmustafa7714 2 жыл бұрын
qisada gabdhaha k pop ee twice ka so hadal
@junkook9
@junkook9 2 жыл бұрын
Ar ani ma aminsani taas jk iyo lisa qalbiga hana xanun jinina plz
D I S P A T C H - Felix SKz
0:05
TinySheepBaa
Рет қаралды 79 М.
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Quiet Night: Deep Sleep Music with Black Screen - Fall Asleep with Ambient Music
3:05:46
kpop idols saying muslim words
2:46
no eul
Рет қаралды 99 М.
JUNGKOOK AND ROSÉ │MMA + GAYODAEJUN
17:16
pastakooks
Рет қаралды 1,5 МЛН
How To Speak Fluently In English About Almost Anything
1:49:55
EnglishAnyone
Рет қаралды 3,4 МЛН