Baaqa 2aad ee Jamaacada Al Saadicuun Bil-Xaq

  Рет қаралды 15,769

Al-Saadicuun Bil-Xaq

Al-Saadicuun Bil-Xaq

Күн бұрын

Waa Baaqii labaad ee aan dadka ugu caddaynayno caqiidadeena dhabta ah ee aan rumaysannay iyo dacwadeena dhabta ah waxa ay tahay, si uusan qofna noogu been abuuran ama uusan nooga sheegin wax aannaan dhihin.
#Al_Saadicuun
Al-Saadicuun Bil-Xaq

Пікірлер: 109
@z.wakooli3381
@z.wakooli3381 2 жыл бұрын
Waa sax wlhi jamaacadan waa jamaaca islaam ah oo ka xukun qaata ama kudhaqma oo kutaagan kitaabka alle ee kitaabka alle maad dadyahoow diidaysaan yaa allah
@abdilahijama5514
@abdilahijama5514 7 жыл бұрын
Culimada Magacan la baxday ilaa hadda wax aan xaq ahayn Kama maqal Daahirkooda wixii niyadda ku jira RABBI ayaa og
@AnbiyoCali-ys3px
@AnbiyoCali-ys3px 10 ай бұрын
Asc walaal meelaa idinkala soo xiriirno aan rabnaa lmbrka aa rabnaa
@awaremedia5946
@awaremedia5946 7 жыл бұрын
Ilahay hanaga qabto manta oo takfiir soo shaac baxay nololajoogto ilahay ayaan kabaryeynaa in laga badbaadiyo. War takfiir ma siyaasaduu rabaa mise wuxuu rabaa inuu urur sameyo. Kuwii hore ayaan ka joogi lanaahay. aduunka hadaa waxaan kabaqayaa inana wadadba Aamin wayno. takfiir ilahayow naga badbaadi. culimadii away inaga gaadha. hala kaco subxanallaaah
@THETRUTH-ey7le
@THETRUTH-ey7le 7 жыл бұрын
takfirtaa waxaa lagu gaarta xaadiska nabigaa mashegaayan ..
@aishaabdirahmanyussuf
@aishaabdirahmanyussuf 7 жыл бұрын
THE TRUTH run baad sheegtay sxb
@THETRUTH-ey7le
@THETRUTH-ey7le 7 жыл бұрын
haaa... sxb sificaan uu daageso xeeta dooda sheikh shibili iyo takfirta ku qor youtube
@hafsadahir1707
@hafsadahir1707 7 жыл бұрын
muslimiin ahlu tawxiid ah walugeen aaan aheen.
@axmadaxmed293
@axmadaxmed293 7 жыл бұрын
hadday fagaaraha is a soo dhigeen ilaah baa kashifay gaalay innoo haystaan waa nimankii cali Binu abii Daalib ku yiri inilxukmu ilaa lillah oo gaalnimo ayay ku xukumeen aaxaabtii rasuulka aayadihii ayay haddana innaga in a dul saarayaan xuno iyo ayaan baa lagala hor tegayaa hadday hub qaataanna waa lalaynayaa wixii la Kari waayo
@mohamedjaarsoo7299
@mohamedjaarsoo7299 7 жыл бұрын
ilahayow naga qabo adeer ilahay ha idin soo hadeeyo
@faysalkayd6965
@faysalkayd6965 7 жыл бұрын
ASC sheikh, wax badan oo sax ah baad sheegtey, waana run in diinta ALLE si dhab ah loogu dhaqmo, akhlaaq wanaagsanna ay dadka ka muuqato, leyskuna xukumo Islaamka, waxanse la yaabey inaad jameecadaada oo kaliya aad muslimiin u aragto inta kalana aad ahlu naar ku xukuntey sidaad hadalkaaga hadda ku cadeysey. Dadka iyo dunidaba Allaa leh, hanuunkana asagaa haya, diintuna khasab maaha, xisaabtuna waa aakhiro, adiguna naftaada ayuunbaad mas, uul ka tahay, in dowlad Islaam ah oo dhaba la helo waajib adiga ku saaran maaha, Rabbigeen baa goortuu asagu doono keenaya ileyn asagaa abuurka iyo amarkaba lehe. Adiga lagu weydiin maayo aakhiro maxay dadku diinta ugu dhaqmi waayeen ama maxaa xukun Islaami ah loo waayey. Adigu si dhab ah diinta ugu dhaqan wixii aad cilmi heysana u gudbi dadka adigoon urur iyo magac gaara midna aan la bixin.
@hassanabdulkadir8495
@hassanabdulkadir8495 7 жыл бұрын
waayo waxaan arkeena oon marak kanahay in islaamka la dhaciifsaday ayna dhaciifsadeen gaalada iya dastuurkoowada kuwa raaca
@jibriladan9291
@jibriladan9291 7 жыл бұрын
aniga waxaan rumeysanahay heer doelad in uu kusaxanyhy wayo heerdowlad islaanlimo wey katagtey meelkaste lkn waxuu ku qaldanyhy heer shaqsi adeer imisaa axaadithta iyo quranka qudhaqmayey ladhintey misna nool mise diinta bilowgeed ayaad iska jeceshihiin
@abdirahmanelmi6848
@abdirahmanelmi6848 7 жыл бұрын
Sadicuna Bil Xaq Tariikhdina Hre Awawyashay Ba La Maqan Fadlan Maxad ka aminsantihin Shuccubta Caalamka??? Sayed Qutb iyo Hassan ALbana`a waxay ahayen rag ka dhashay Umada islaamka allaha ka jazaa`i siiyo Waxay qabteene Fadlan Idinku iga Jawaba su`ashaas?
@ladanitaomar4505
@ladanitaomar4505 7 жыл бұрын
Alla Ayaa. Weydisanay Kuwa xaqa kutagan Aniga Ma caynayo wayo Markan dhigestay wax Xun Ma shegayan an ahen xaqa barta al shabab Galo Mahan Miya Somalia Horta dadka an Hadlin cay aye ula kace al shabab Aya ku fican Ayago salad ku jiro xita qorta goyneyso war cayda Daya Alle Wey dista in u idin wafajiyo Kuwa runta ah
@abdihuha2070
@abdihuha2070 7 жыл бұрын
qolyahani waxaa iiga soo uraya takfiirnimo. war Soomaalaay digtoonaada.
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 7 жыл бұрын
Abdi Huha Nimankaan xaq beey ku taaganyiihiin. walal qofka haduu runloow yahay ficilkiisa iyo hadalkiisa waa inee isku mid tahay. Hadaba nimanka ficilkooda iyo hadalkooda waa isku mid
@mufakir5340
@mufakir5340 7 жыл бұрын
Roble Yusuf been maad sheegin sxb qofku waa inuu is waafajiyaa ficil kiisa, qawlkiisa iyo cilmigiisa jameeco intaa kula mida wali ma arag , dhuundhuumashada iyo had ba magac qaadashadu, waxay ahayd mid Shaki abuuraysa. Lkn hada Usha qofkii rabaa waa u dhiiban karaa .
@kulmiyemuslim2766
@kulmiyemuslim2766 7 жыл бұрын
niman sheekh mustaf xaaji ismaaciil hanoosoo cadeeyo oo haka soo hadlo howshooda
@waberijama8636
@waberijama8636 7 жыл бұрын
Anigu ma miisaami karayo waayo? cilmi aan ku miisaamo oo heerkaa gaadhsiisan ma lihi laakiin waxaan ka codsanaynaa culimadeena waa wayn sida sh. dirir sh. mustafe sh.umal ha miisaamaan dabadeedna dadka sidii ilaahay ku ogyahay ha ugu soo gudbiyeen.
@maxameddirir2151
@maxameddirir2151 7 жыл бұрын
kooxdaani ma ahan kooxdii ugu horeysay ee soobaxda.kooxwaliba waxay leedahay saamayn xun iyo mid fiican hadaba kooxdaani waa kooxdii inoogudambaysay kooxa waana imaandoonaan kuwa kasharbadan waxayna kamid ahaandoonaan 72 nabigeena Muxamed SWC marka waa in ummaddu kahortagaan fidnada kooxahaani wataan oon aanay la kalasafan
@AbshirDhiiraneAbshir
@AbshirDhiiraneAbshir 7 жыл бұрын
sxbayaaloow Koox Masar laga soo abaabulay dan uma wado islaamka ee maad iska sheegtaan bareerihiina tan kale Somalia maanta baahideedu waa iney hesho NABAD uma baahna in Koox cusub shaati hor soo xirato
@dr.abdicadechina4785
@dr.abdicadechina4785 7 жыл бұрын
Takfiir dooni mayno wadanka nooga baxa argagixiso marab no
@hadafkaagatoosi9013
@hadafkaagatoosi9013 7 жыл бұрын
takfiir hooyadii anaa Wasa waxaan ahay gaashaanle Somaliland caawa acantayday ku jiraan qaar badan Oo noocaasa oo takfiir wlhy bilaahay tolaahay cidi hanaga kiin celiso bal waad arki doortaan saan U idiin toogano
@ibrahimaydaruswarsame7375
@ibrahimaydaruswarsame7375 7 жыл бұрын
Takfiir naclad idinku dhacday wa rag waawen o takfiirnimo nagu faafinaya
@hassanabdulkadir8495
@hassanabdulkadir8495 7 жыл бұрын
Asc walaalayaal markaan runta isu sheegno waqtigaan aan joogno waa loo baahanyahay jameeco walaalahood muslimiinya dhinaca caqiidada ka dhisa .
@mohamudhalane1026
@mohamudhalane1026 7 жыл бұрын
bismilaah aniga waxaa jameecadaan iyo hadalkooda iiga muuqda in ay ayuga kaliya saxan yihiin xaqana haystaan intakalena ay tahay in hada iyo koow labaro towxiidka hadaladasna wa hadaladii takfiirka oo cad waxaa kula talinlahaa umadayda inay ka fiirsadaan kana digtoonaadaan ururradaan midba midka kale kasii yaab badantahay qofkastoow baro diintaada cidna hau daba fariisan hadii kale maalinkasta waa lagugu dheel dheelaya markaad dhihi doontaa culimaa nawareerisay qofwalbow baro diidtaada waa sahal samee baaritaan wsw
@ahmedizayoz5931
@ahmedizayoz5931 7 жыл бұрын
sheekoy ku nacay firqadan waxa iga muqda waxay watan in usan ahayd wax cad, tusale wuxu yiri Barlamanka shrci dejinta ahi waxay ka dhigan tahay adoo alle xukunka la shegtay, umadd an lahayn sharci dejin nidam ismamul kala dnayn ma jiri karto, wa sx inagu waxaynu nahay muslim kitabkuna wa noloshena, lkin dawlad iyo sharci kla dmyn waynu ubahanhy say ila tahay aniga
@ahsalafi5358
@ahsalafi5358 7 жыл бұрын
ahmed mtadoor k
@caliaxmedmaxamed292
@caliaxmedmaxamed292 7 жыл бұрын
takfiirkii laysqaasnay somatihiin
@umamedia4985
@umamedia4985 7 жыл бұрын
Jamacatu asaciduna bil xax matihiin ee wexeyihin jamacatul asaciduna bil badil iyo kufri iyo gaalnimo
@ahmedmuhumed1074
@ahmedmuhumed1074 7 жыл бұрын
Reer galbeedku marba urur waalan oo nugu burburinayaan bay noo soo samayn
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 7 жыл бұрын
Ahmed muhumed Adoo kale uu dimoqradiyad aqbalaa ka mid ah
@aishayusuf5588
@aishayusuf5588 6 жыл бұрын
Roble Yusuf sax
@ادمادم-ط1ظ6ض
@ادمادم-ط1ظ6ض 3 ай бұрын
Islaamkaagu waa Kuma ? Ma gadhxoirrbaa waxaad u eegtahay shuuci
@hidingpanda7306
@hidingpanda7306 7 жыл бұрын
waar diinta ciyaarta ka daaya diintu maaha sida kooxyo kubad ama naadi !!! waar ilaahay ka baqa.
@ahmedbarakow5208
@ahmedbarakow5208 7 жыл бұрын
Jamacaada Al- Dacwah Walhijra, ama Jaamacada Muslimiinta sida ay isku yaqaanaan ama Jaamacada Altakfiir Walhijra, sida loo yaqaan, laakiin magaca bedelatay ee la baxday الصادعون بالحق”. ” kuwa aan xaqa la gaban” waa jaamaco ka dhalatay Xabsiyada Dalka Masar lixdameeyadii ka dib markii uu Jamaal Cabdi Naasir dagaalka adag ku qaatay Akhwaanu Muslimiinka. Ragii Xabsiyada laga buuxiyey ayaa qaarkood la yimaadeen Fikir ah in C/naasir uu gaal yahay, shacabka Masar na ay gaalo yihiin maadaama ay isaga dhaaquutka ku raaceen. Waxay ku faafeen dunida Muslimka, laakiin siyaabo kala duwan ayey u dhaqmayeen.
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 7 жыл бұрын
AHMED BARAKOW Nimankaan xaqee ku taagan yihiin saan arko sababtoo ah qofka haduu beenaale yahay waxaa lagu garto waxaa weeye ficilkiisa iyo hadalkiisaa kala duwan laakiin nimankaan ficilkooda iyo hadalkooda waa isku mid.
@abdullahinur3883
@abdullahinur3883 7 жыл бұрын
Roble Yusuf ficilkooda xagee ku aragtay mise adigaa ka tirsan?
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 7 жыл бұрын
Abdalla Mohamud aniga laba sana baaritaan kujiray hadaba waxaan kaa codsana dadka warkooda iska daayee adiga baritaan samee. Waxaa yelee is barbar dhig ku samee caqiidada aamin santahay iyo caqiidadooda iyo tii uu haystay rasuulkeena calayhi salatu wasalam.
@mariahassanmohamed4971
@mariahassanmohamed4971 7 жыл бұрын
roble yuusuf dee adiga kamid ah ururka malaha meesha ayad kawadaaa tashkiilin aboow ururkaan wa ururki takfiirka lalahaa o isaso banbixiyey lana bacxey magac cusub ilaahey ha inaga qabto shartoooda ururkaaan
@umukhairmahmod9085
@umukhairmahmod9085 7 жыл бұрын
+Sam Sam Dheyman masha allah wa runta walal jameeco ma rabno illahey iyo rasulkisa waan rumey sanahay koox cusub oo wadanka masar wax looga soyeriyey dooni meyno
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
dhaqdhaqaaq diimeed waa eray muran iyo dood geliyay dhamaan dunida muslimka laga bilaabo dawladii uma-wiya oo ahayd dawladi u horeysay ee aan asxaab ahayn ama nebiga arag oo siyaasada islaamka lawareegta oo ay ka horyimaadeen shikhsiyado u arkayey in aan haboonayn qaabka ay ku yimaadeen lkn nasiib daro fikir qof u gaar ah muu noqon ee waxa uu yeeshay taageero iyo u hiiliyayaal taasi waxay sababtay iska hor imaad iyo dagaalo gacmed iyo maskaxed illaa maanta waxa socda ururo diimeedyadii xiligaa bilaab may digniin dhamaan shacabka somaliyed waa in ay ogaadaan in ay leeyihiin ilaah keli ah iyo rasuul keli ah labadaa un ayaa la raacayaa bes qof kale iyo urur inaad raacdo ilaahay kuguma adoon san qabrigana waxa lagu weydiinayaa wa ayo rabigaa diintaa nebiga ee kooxo lagu weydiimaayo rasuulkuna uuka sii digey oo waxa uu yidhi khilaafyo badan ayaad arki doontaan iyo qaybsan badan oo xaga diinta ah iska jira oo midna ha raacina oo ilaahay adiga oo caabudaya geeridu ha kuu timaado
@alandosh
@alandosh 7 жыл бұрын
Suudka iyo garawaatiga maxaa waaye takfiirinyaheey
@umukhairmahmod9085
@umukhairmahmod9085 7 жыл бұрын
culimadeena ayan ka sugeynaa insha allah inay ka hadlaan tan kale wadan keena loogama baahno urur dambe waxey rabaan ha sheegtaan soomaliyey iska jira fidnada socoto
@hassanabdulkadir8495
@hassanabdulkadir8495 7 жыл бұрын
aduunkaan aad arkaysaan waxaa ku suganahay maanta inaan is eedeeno isku been abuurano jameecooyinka ee noo sheegayaan dadka eedeenaayo jameecadaan waxaan filaayaa inaan ku qancaan bayaankaan walaalaheen ee soo jeediyeen sidaan anigaba ugu qancay
@abdiazizmohamed8125
@abdiazizmohamed8125 7 жыл бұрын
aaway dawladda soomaaliya! may kuwaan ka qabtaan ummadda inta goori goor tahay! waxaan u hambalyeynaa xukuumadda soomaaliland oo gacan adag ku qabatay qolyahaan!
@mohamedhassanhaji8380
@mohamedhassanhaji8380 7 жыл бұрын
Boqolaal sano ka hor ayaa rag badan faraha uga gubtay, waxay maanta raggan la ordayaan. Waxaan ku faraxsanahay inay Somalida wacyigooda sareeyo, inta comments ka bixisay wey ka so horjeedan runti.
@tawakalyusuf9676
@tawakalyusuf9676 7 жыл бұрын
Kitaaabka ka qaaad xaaashida
@ahmedhusseinabdi2947
@ahmedhusseinabdi2947 7 жыл бұрын
سبحانك يا عطيم
@drmudey9151
@drmudey9151 7 жыл бұрын
koox kasta diinta waxay kasharaxdaa inta aay rabto inta kalana way qariyaan subxanallah ogow diintu waa nasiixo
@mohamedjaarsoo7299
@mohamedjaarsoo7299 7 жыл бұрын
kuwaan iyaanan la dhageeysani una duceeya inu ilahay soo hadeeyo
@hafhas412
@hafhas412 4 жыл бұрын
Ik
@marwoahmed8712
@marwoahmed8712 7 жыл бұрын
wadankii somalilaan waxa ina soo galey dadka yidh masar ayay kayimaadeen oo doonayaa in aya dadkeena qaaciidad ka lumiyaan oo aynaan garenen waxay wataan markaa dawladeena somalilaan aynu garab kusiino sidii ay dadkaa wadanka uga cidhib tiri lahan oo aney diintuna suuban aney khaakhaa u galin
@cabduqaadir5834
@cabduqaadir5834 7 жыл бұрын
asc
@jibriladan9291
@jibriladan9291 7 жыл бұрын
somaliyeey ilah wuxunagu yiri mumininta maru tilmaamayey(waa kuwa hadalka dhegeysta kana baxsada waxa fiican )marka wacna weeykuwanagsanyihin waxna kuma fiicna oo ah in lagaaleysiiyo dunida islamka
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 7 жыл бұрын
Waa wiilal quruxbadan oo meelo quruxbadan fadhiya oo gus-guusan ooy lacagi iyo darajo aduuni ka muuqato, hadii dacwada laga waayo dad dhawrson iyo foqoro ka fiirsada dadow teeda kale odayaashani xukun kaliya ayaa u cad, xukukana dhiig iyo dagaal ayaa ka horeeya oo weynu aragnay Alshabaab dhibtay kala gulantay in ku xukunto diinta Somaaliya maxaad umeleyni kooxdana ugu danbeyn wiilashani waxay la hadlayaan caalamka halkaa waxa ka cad in dagaalo hor leh oo gaajada iyo abaaraha jira ku biriyaan si shacabka Somaliyeed u dhamadaan
@mohamedhirsi9971
@mohamedhirsi9971 7 жыл бұрын
asc salaam ka dib walaalayaa waxaan marka hore idin leeyahay waan ku farax sanahay in aad tihiin dad raba in ay wax cadeeyaaan, balse waxaan qabaa hal su,aaan oo ah : ma waxaad tihiiin jamaaco la mid ah kuwiii aduuunka iyo soomaaliya horey uga jirey sida : 1. ictisaam 2. islaax 3. salaf 4.iqwaanu al-muslimiin 5.wahaabiyiiin mise wax aad uga duwan tihiin ayaa jira? hadii ay jiraaana, waa maxay ? mahadsanidiiin.]
@aishayusuf5588
@aishayusuf5588 6 жыл бұрын
mohamed hirsi hal sano ka hor ayad soo qortay waan filaa jwb in aad hesha
@yaxye2011
@yaxye2011 7 жыл бұрын
dawlada Somaliland waa inay dadka xidh xidho
@maaweelojaceeyl4995
@maaweelojaceeyl4995 7 жыл бұрын
xubnaha kujira dhaqaalo ayaa ka muuqda meeyysa cadeeyn ajandahooda qarsan ee mustaqbalka iyo cida maalgalisa diinta la iskuma diidana kutubka iyo sunada nabiga csw
@qoruuxuqbaad304
@qoruuxuqbaad304 7 жыл бұрын
adam hashi hussein kole wadad wadaa shaaqiistaan siidaa an rakayo waxaa kaboxaa macaliimintaydaa ismaliihin walaa maalkaleyaa waa aquunyahano siidaa baqii 1aad kamoqatay
@maaweelojaceeyl4995
@maaweelojaceeyl4995 7 жыл бұрын
adi fikaradooda ma jlaqabtaa kooxdaan shidan
@baroumulisonimo8807
@baroumulisonimo8807 7 жыл бұрын
subxanallah i was reading the comments the surprise in maanta dambi eyba noqotay hadi ladhoho kitabka alle raaca hadi islamka aa sheganesin run idinka tahay bal Alle xaq uma leh miya inuu illah ka noqdo dhulkan iyado sharcigisa lagu xagumayo dhulka siduu alle samadaba alle ugayahay tnkle arin aa i muqato oo ah intaadan caay iyo dagaal bilabina warka shuuxa cid hada gaal iyo takfir shegtay maleh lkn qofka isago diinta alle jecel wax yabaha alle nafarayne samenayo sida salada iyo sonka aa laga yaaba jahli haayo qofkas darteda inuu sameyo waxyabo burinayo acmashas uu sameye sida inuu alla waxa ehen magan galo sida xirsi iyo waxas cml uu wato una maleyo in sharta ka xijabeso amaba in sheyadinta ka cabsadan oo qurbaano siiyaan sida waxa ladhoho mingis amaba inuu sharci ka qato qofaa alle ehen. qofka mana ku tala galin inuu kutala gal waxaas usameyo jaahilnimo heyso waye marka hadii ladhoho war kalaya islamka aan barano ama shirki aan barano allana uxun takno ma wax xun baa lkn caydan iyo tuhmadaan lasobodisin iska daya idin dhihi lahaa sababto eh hada wadankena hoog ku habsaday marki siyad bare laaye wadadi hada hoog labaad yaan ku dhicin hadee ragaan been shegaayan beentoda ayaga ku baxaayo hadee run shegayana wlhi waxaan idinkala baqaa inee musiibo idin qabsato oo hor leh maalin aa ogaan doontiin hadleyga
@aishayusuf5588
@aishayusuf5588 6 жыл бұрын
Baro Umulisonimo mashallah
@MudaneinaGeele
@MudaneinaGeele 7 жыл бұрын
walee bayaanku mid cad weeye oo xaqiiqda ku salaysan lkn waxan la yaabanahy culumada leh shaqsiyan baan isku naqaanaa !!!!!!!iyo cadawada qarsan ay tilmaamayaan
@maxamedibraahim9111
@maxamedibraahim9111 7 жыл бұрын
illahey xukunka haloo daayo ee dastuur gaaleedkaan lagu dhaqmaayo hala bedelo ayeey leeyihiin ee maxaa loo fahmi la yahay waa yaabe kkkk waa yaab
@ahsalafi5358
@ahsalafi5358 7 жыл бұрын
waa ikhwaankii oo soo laba kacleeyay qaybtoodii tagfiiriyiintii wa laahi waa dariiqii alshabaab waaba fikirkoodii ayadahan uu akhriyayo wuu ku gabanayaa tuug wee dhiiga muslimiinta doonaya
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 7 жыл бұрын
Nimankaan xaqee ku taagan yihiin sababtoo ah ficilkooda iyo hadalkooda waa isku mid. Dadka kale waa beenaaleyaal maxaa yeelay ficilkooda iyo hadalkooda waa isburinaa. Allah oo afka laga aamino amarkiisana(kitaabkiisa waxa ku qoran) la qilaafo waa islaanimo been abuur ah.
@GaroonMedia
@GaroonMedia 7 жыл бұрын
Roble Yusuf seef la boodnimada iyo jamaacada la iska aaminaysid iska daaye goorma kuwan ficilkooda aragtay mise adaaba ka mid ah.. Shalayba wa ogayd alshabaab in la lahaa xaq bey ku taaganyihiin kadibna la ogaaday dhibta ay somali ugeysteen.. wixii dhacay wa in cashar laga qaato
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 7 жыл бұрын
Abdirahim Abshir saaxiib baritaan sanooyin qaatey aan ku ogaadey. Bal adiga dadka warkooda iska daaye bal soo arag.
@GaroonMedia
@GaroonMedia 7 жыл бұрын
Roble Yusuf sxb haduu ilaahay nafta ino daayo waa arkaynaa in sha allah.
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 7 жыл бұрын
Abdirahim Abshir Intaan ayaga la kulmin waxaan isweeydisaa sualahan. 1 waa maxay sifaadka lagu yaqaan beenloowga 2 waa maxay sifaadka lagu yaqaan runloowga 3 Hadaa afka Allah ka rumeysid ficil ahaana aad diidid in naa Allah rumeyso, diintaa ma ansaxbaa? 4 Allah waa aminsanahay amarkiisana (kitaabka quraanka waxa ku qoran)waa diiday muslinimo miyaa?
@abdirahmanelmi6848
@abdirahmanelmi6848 7 жыл бұрын
kkkk Fadlan Walaal Sided U aragtan shucuubta islaamka ah en isku xukumin Diinta?
@fursohussein2421
@fursohussein2421 7 жыл бұрын
hayaay maanta ku shubo miya telfoon firqada ma masar baa laga asaas waa la ari meesha ku danbeysa
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 7 жыл бұрын
furso hussein Dadku waxay kuu sheegayaan iska daaye adiga ishaa ku arag.
@fursohussein2421
@fursohussein2421 7 жыл бұрын
Tariikhda gooxdan waa la ogyhy seey ku asasmen firqoyinkey ma mid ahay ada u bahan thy dib u rac asas ahkwan musimin intey u kala bexen taasna inta ad jidboon raad rac
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 7 жыл бұрын
furso hussein walaal waxaad meelaha ka maqashay iska daaye urodoo soo arag yacnii baaritaan ku samee caqiidadooda iyo caqiidoyinka kale ee muslimka sheekta
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 7 жыл бұрын
Sam Sam Dheyman war waxa suuqa lala wareegayo iska daaye bal adiga arag waxay yihiin.
@ccdiirshe
@ccdiirshe 7 жыл бұрын
الايام القادمة ستكشف الحقيقة
@abdohobos3401
@abdohobos3401 7 жыл бұрын
2 billion contract to destroy Somalia?
@JuveMania2011
@JuveMania2011 7 жыл бұрын
كل المبادئ اللتي تنادون بها هي على حق .. عقيدة الولاء و البراء واجب على كل مسلم .. تحكيم كتاب الله و رفض القوانين الوضعية واجب على كل مسلم .. و باقي المبادئ اللتي تحدثت عنها في الفيديو .. هي نفس المبادئ اللتي يؤمن بها الشيخ امل و الشيخ شبلي و الشيخ مصطفى .. هي نفس المبادئ اللتي تنادئ بها الحركات الاسلامية جميعا مع اختلاف اسلوب كل جماعة .. الاختلاف بينكم و بين اهل السنة و الجماعة .. انكم تكفرون الشعوب لعدم ايمانها بعقيدة الولاء و البراء .. و تكفرونهم لانهم يتحاكمون الى حكومات تحكم بالقوانين الوضعية .. اما الحركات الاخرى .. اولا انهم لا يكفرون احدا من المسلمين .. و ثانيا قد يتفاوت اسلوبها بين التجاهل لعقيدة الولاء و البراء و اهمية التحاكم الى شرع الله و توحيد الحاكمية و بين الاهتمام الشكلي بهاتين القضيتين المهمتين دون منهج حركي واضح لتوعية و توجيه اعضاء الحركة بخصوصهما .. و رغم هذا كله اقول ان هذه الحركات قد تقاعست عن اداء واحبها و لكنني لا اكفرها .. اما انتم يا من تكفرون الشعوب للاسباب الانف ذكرها .. اقولها لكم بملء فمي .. لقد حدتم عن الصراط المستقيم و لا استطيع ان اعتبر تكفيريا فردا من افراد اهل السنة و الجماعة !!
@Muslimtv1-l1d
@Muslimtv1-l1d 7 жыл бұрын
s w w aniga su,aala ayaan aabaa xageen ku soo diraa ku soo dir walaal baynax200@gmail.com
@feisalhassan1239
@feisalhassan1239 7 жыл бұрын
Hadaan rabo inaan ururkaas ku biiro halkee idin kala soo xiriiri karaa emailkan iigu soo dira aqbaarta Mohamud2080@gmail.comMahadsanidiin
@Ar-arab
@Ar-arab 7 жыл бұрын
feisal hassan walaal kooxdaan waa takfiir shaati badalan rabo iska jira
@Ar-arab
@Ar-arab 7 жыл бұрын
www.somalitimes.net/2017/04/03/قراءة-سريعة-لأهداف-وملامح-ومستقبل-جما/
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 7 жыл бұрын
abdulrahman abdallah kooxdaan xaqee ku taagan yihiin ee beenaaleyaal maaha. Beenloow waa ninka wuxuu sheegayo iyo ficilkiisa aysan isku mid ahyn. kooxdaan waxay sheegaan iyo ficilkooda waa isku mid hadaba beenaale yaal maaha
@QuranPasion
@QuranPasion 7 жыл бұрын
War Kooxdaan waa koox Takfiir ah oo is reer magaalsiiyay.
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 7 жыл бұрын
Dacwa Salafiyyah saaxiib waxay yihiin waa ognahay ee raali naga noqo. Dadkaan xaq beey ku taaganyihiib
@jamaladen734
@jamaladen734 7 жыл бұрын
They're so organized and well designed high tech videos... wonder who behind paid layers... worst than alshabaab in my opinion
@jibriladan9291
@jibriladan9291 7 жыл бұрын
somaliyeey ilah wuxunagu yiri mumininta maru tilmaamayey(waa kuwa hadalka dhegeysta kana baxsada waxa fiican )marka wacna weeykuwanagsanyihin waxna kuma fiicna oo ah in lagaaleysiiyo dunida islamka
Baaqii 3aad Annagu Yaanu Nahay? (1/5)
23:35
Al-Saadicuun Bil-Xaq
Рет қаралды 4,4 М.
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 72 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,3 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 3,9 МЛН
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
عبدالله الشريف | حلقة 25 | إيران أخضر واسود | الموسم الثامن
16:24
عبدالله الشريف Abdullah Elshrif
Рет қаралды 1,4 МЛН
Waa Baaqii 1aad ee Jamaacada Al- Saadicuun Bil Xaq- Qeybta Soomaaliy
23:50
Al-Saadicuun Bil-Xaq
Рет қаралды 34 М.
Rah-e-Huda | 28th Sep 2024 | Urdu
1:00:03
MTA International India Studios
Рет қаралды 1,4 М.
لماذا لا يكفر القرضاوي الشيعة بالعموم؟
14:29
الشيخ عصام تليمة
Рет қаралды 2,3 М.
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 72 МЛН