Baardheere oo markii ugu horeysay laga hergeliyey Doon weyn oo Qaadi karta.Dadka & Xoolaha .

  Рет қаралды 11,297

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 7 ай бұрын
Mansha Allah horumar weyn ayey gareen walaalaha bardhere
@hibaali4311
@hibaali4311 7 ай бұрын
Mashallah mashallah mashallah Waa warfarxada lah waaya Waan jacalahaya Somalia 🇸🇴 ❤❤❤
@abdullahimohamed5544
@abdullahimohamed5544 7 ай бұрын
Hambalyo Form Mombasa,kenya
@shuaibdaacad1673
@shuaibdaacad1673 7 ай бұрын
Kudayo baardheere kudayo! Mashquul, my people. Buulo Cadeey iga gaarsiiya....my village ♥️
@ismailmahirsamajecel4957
@ismailmahirsamajecel4957 7 ай бұрын
Mashaa Allah
@bashirxaaji1119
@bashirxaaji1119 7 ай бұрын
Waa arrin aad loogu farxo horay usocda walalyaal habalyo 🌺🙏
@mwaranle
@mwaranle 7 ай бұрын
Mashallah Ilahay Kheyre ha ku siiyo Injineer
@husseinaden7560
@husseinaden7560 7 ай бұрын
Mnsha allah somaliyey isku tashta ilaahay baa idinla garab galiye
@mukhtarhassan4964
@mukhtarhassan4964 7 ай бұрын
Mansha.allah Hambalyo alle ha u barakeeyo
@mohammedalichannel7293
@mohammedalichannel7293 7 ай бұрын
Ree Gedo iskutashada cidna idiinma maqna wa ujeedan somalia dowlad kamajirto qof walba jeebkisu tabcanaya.
@mancityfan660
@mancityfan660 7 ай бұрын
Good jobbb somaliyey hanbalyo sida a u fikirteen lakin yan culeyska lag badin juwa wadamad islameed dhisayo ha idin ku daydaan alloow ku badbaadu umada
@HalimoJusuf
@HalimoJusuf 7 ай бұрын
Somalinimo ma jirto ee nin walba ha isku tashado
@Minnesota416
@Minnesota416 7 ай бұрын
Maashaa Allah
@Qorane-y7r
@Qorane-y7r 7 ай бұрын
Mnsha allah
@Safiya-lm3kr
@Safiya-lm3kr 7 ай бұрын
Waxkastaynu samaysan karnaa hadaan qabyaalada ka guurno
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra 6 ай бұрын
Doomo badan samaysta OO ka yar yar hurdada iska dhaafa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
Doonta kaafiya Allaha barakeeyo Engneeridi Sameeyey iyo intii gacan ka geysatay dhamaantood Allaha barakeeyo cilmigooda, Caafimaadkooda iyo Maalkooda
@AbuukarcabdulqaadirMaxamuud
@AbuukarcabdulqaadirMaxamuud 7 ай бұрын
@muqtaarcabdullemaalin6856
@muqtaarcabdullemaalin6856 7 ай бұрын
Jawaanadii kafiican
@S88mustaf
@S88mustaf 7 ай бұрын
Waxkasta iskutashi waa lagu qabsankaraa siiba rer gado fadlan isku tashada
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 5 ай бұрын
Isku tashada cid idin ma maqna oo aan ilahay aheyn
@Aybmhm
@Aybmhm 7 ай бұрын
Dawlada somalia haday xiniyo leedahay engneerka caasimada hakeento oo schoolka buruuj haku darto, War dawladu hadaysan hal point qaban karin, goormee wax taree, Aduunka dadka wax hindisa waa lakala daffaa, xukuumadaas markaas jirtana waxay u noqota mid ku faanta, Bal inaku Universal tv ayaa lasoo dhigaa😂
@abdikafibosska645
@abdikafibosska645 7 ай бұрын
Buruuj muxu kaga baahan yahay waaba nin diyaarsane
@AbddiUhu
@AbddiUhu 7 ай бұрын
Moqdisho waa caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 waxaana jooga Hassan dhiiqo oo ah hogaamiyaha qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah iyo mooryaantii gobolada dhexe kasoo haajirtay 1991 kii....ilaahow kuwaas baardheere ha keenin......waxna ugama baahna reer baardheere iyo reer gedoba Inshallah...
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 7 ай бұрын
Dowlada injineerka Caasimada ha keento aa!! Wakaa caqliga Mooryaanta wax kasta iyaga isla doonaya! Caasimad adiga ayaay kuu tahaye annagu iyada iyo Nairobi masaafo ahaana way noo siman yihiin, Farmaayo waa Mareexaan baana ka nahaye adinka ku heshiiya! From Gedo
@AbddiUhu
@AbddiUhu 7 ай бұрын
@@Madaxey-r2f gedaa xoreen nooga Baahan gedaa horumar nooga baahan gedaa calan iyo caasimad aan leenahay nooga Baahan gedaa madaxwayne aan anagu leenahay nooga baahan gedaa madaxtooyo aan leenahay nooga baahan.....gedaa gedaa gedaa nooga baahan adeer waan ka gudubnay waqtigii aan somalida kastuumada iyo cababooraha ay cabaan aan u raadin jirnay...wadada mahadaay iyo caasimadii talyaaniga ee moqdisho isku xirta ana dhisay...tan afgooye iyo caasimadii talyaaniga ee moqdisho isku xirta ana dhisay...tan garoowe iyo hargaysa isku xirta ana dhisay....maanta waa waqtigii aan anigu wax dhisan lahaa.....nin walba go iisa madaxa haku xirto....lakiin nin kenyan ama Ethiopia xaas u ah yuusan horgal mareexaan ah oo naaso leh caruurtayda usoo dirin oo hurdada ka kicin....
MAXAA KA JIRA #BAARDHEERE?
14:08
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 13 М.
Sheekadii Hure Walaanwal iyo Cambaro oo dhameystiran
1:36:56
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1 МЛН
БАБУШКА ШАРИТ #shorts
0:16
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,1 МЛН
КОНЦЕРТЫ:  2 сезон | 1 выпуск | Камызяки
46:36
ТНТ Смотри еще!
Рет қаралды 3,7 МЛН
Warka Universal TV 05 01 2025
20:01
Universal TV
Рет қаралды 2,9 М.
Xogo Cusub oo laga helay Heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland
17:19
dhul-boobka la sheegay ma run ba?
3:44
Universal TV
Рет қаралды 2,3 М.
Ilmadii Qarsoonayd | Xaaji Xuseen iyo Sacda | Waraysi
33:30
Xogmaal Media
Рет қаралды 192 М.
Masaajidka Baardheere - Baardheere Mosque
5:35
Dalsoor
Рет қаралды 15 М.