Radwaan waa shaaruuxaanka family giina maashaa alaah🥰
@aniishaqurux64103 жыл бұрын
Gabar inta raacsan ilyaas like saar
@aaaminosheikhmohammed78913 жыл бұрын
team dhafr ya sacaan so jeedo 😂😂😂
@samaarahaaji33623 жыл бұрын
Hhh me 😅😅
@hamdaamerica17183 жыл бұрын
Ani
@rahmoshine71443 жыл бұрын
Aniga kkkkkk
@asmamahamuud83433 жыл бұрын
Ani
@aaaminosheikhmohammed78913 жыл бұрын
@@rahmoshine7144 talanti ledahy hhhhh
@Hande-e1e3 жыл бұрын
Saxafow abowe mar waliba waxa dhahdaa thnkz i dheh sida ina adiga ilmaha heyso alxamdulilah waa ine dhahdin qeyrka allaha idin siyadiyo
@muslimayusuf58853 жыл бұрын
Yes right
@raaqiyaaxmed4363 жыл бұрын
Team saxaaf gabadh💖 inchallah Rabi ku adkeeyo kuna dhibyareyo rsbi wax dhiba kuma tuso Amiira cod macaan
@khalidibrahim88013 жыл бұрын
Amira got de voice 😂❤️❤️❤️
@umuahzab13573 жыл бұрын
Aniga mitaano Wiil iyo gabr Si bareejo ugu dhamaaty ❤🤲 my vote 🗳
@drcholeratube3 жыл бұрын
"Don't Copy me" Ilyas another Level waaye 😂😂🤣🤣
@zuexsiman70093 жыл бұрын
ilaaahow amiira cadey nin wanaaagsan siii yaarbi
@missnaima68733 жыл бұрын
ilyaas wa mucjiso wlahi dont copy me kulhaa 😂😂😂 Viva baby girl💋💯❤👸
@amalmohamed78533 жыл бұрын
Waa bil Ramadane ii Duceya inu alle igu arsaqo uwlad 😢walalayal ducadina laga yabe inu alle ii aqbalo familigan quruxda badan allaha idin siyadiyo farxada ulwada allaha idin dayo 🤲Mashallah
@fardowsaiimaan33513 жыл бұрын
Allaha kusiiyo ilma baariyah
@abdifitaxmohamedomar54743 жыл бұрын
Wll
@abdifitaxmohamedomar54743 жыл бұрын
Gabar iyo
@qanacsanchanaal11223 жыл бұрын
Man sha allaah family Qurux badan wilka ilyaas waa farid igu salama Ina sooduceeya inuu ale isiiyo ilma khayr qabo hadaan wil dhalo ilyaas ayaan ubixin in sha allaah
@badramohamed54103 жыл бұрын
Boy💙💙💙💙💙💙💙💙 Codkana Amiira inkasto ee ka liidan Adan ay cod macantahy heesta lee aqoon taas keentay in Amiira ka guulesato Eid mubarak familyga aan jeclahy ❤💕💕❤❤
Ashraf saxaaf madhaly mise adno mise 2wadiina dhasheen naga dawageya hda wan rajeyna cunuga caloosha kujiro iney noqoto gbr 💕💕💕💕
@ruweydaali75453 жыл бұрын
Saxafa nagakle ka dhalay 😀😀😀
@ifraahahmed83233 жыл бұрын
Saxaaf ayaa hore usoo dhalay
@yaasmiinali95173 жыл бұрын
Saxaf horeey u so qarabty maskiinka hoyadiis caan ma ahan 😂😂😂🥺
@maryanabdisalan12743 жыл бұрын
@@yaasmiinali9517 😂😂😂wlh wad iga qoslisay hooyadii caan ma aha aaa inti hooyadod cantahy le arag mii😂😂😂
@iqlazinhotube86353 жыл бұрын
Saxaaf dhalay
@ZaraaAaQiL11 ай бұрын
Hhhhh adna is not easy saydhahaysay yaa ila arkay 😅😂😂😂❤
@deeqaluul61553 жыл бұрын
Gabar waa gacaley lkn hada wiil insha allah Allaha kuu fududeeyay my duma adna♥️🙏
@sahroxilif32603 жыл бұрын
Gabar❤❤❤❤❤❤ arabaa ilyaas isku fikirnahay
@sadioali75273 жыл бұрын
Allaha idinkaga dhigo wax kheyr badan wiil gabar alle bixiyee aniga 2gabdhood ii jogto wiilal igu duceya markan insha allh dadka labada heysan allaha siiyo amiin 🤲
@muniiraabuukar67813 жыл бұрын
Amin yarab
@saynabcadey26273 жыл бұрын
Allah ha kuu siiyo
@fatuushmohamed16143 жыл бұрын
Amin yaa Allah aniguba 2 gabdhod a heysta
@fartuncabdi31173 жыл бұрын
Amiiin
@fartuncabdi31173 жыл бұрын
Anina 2wiil ijogta gabar igu duceeya insha allah
@smile-db6bv3 жыл бұрын
Naadiya markeey gabar dooratay ayaa like saaray muuqaalka
@HANIOSMANQEYT3 жыл бұрын
Masha Allah ridwaaan waa aqiyaaaar. Ilmo caafimad qaba allaha idinkaga dhigo. Ridwaaan ayaan ku raacay💙 adna commentskeyga waa inaa tustaa ridwaaan taagero number one u ahay
@ubahhayaan60003 жыл бұрын
Ilyaaz Yare Wiil Yaroo Farida weeye Wlahi 🤣❤
@qaalidumar96053 жыл бұрын
Team gabar Aniga gabar jeclahay iso duuuceeya inuu illahay gabar i siiiiyo
@calanaden57463 жыл бұрын
Ashraf yaawaye manaqaano hanala baro yaa dhalay saxaaf mise adna. inta igu raacsan like dhac
@hoodoayaan51633 жыл бұрын
Team Saxaaf Gabadh inzha AllH ilaaahay Waxan ka Baryayaa inuu ilaahay Gabadh idiinku Arsaqo
Masha allah tabarakalah ilahay ha idin barakeyo qoyskan quruxda badan wiilka ashraf LA dhahayo na tuusa MA curad kiiniba will iyo gabadh wuxu alla bixiyo waa alhamdulilah lkn aniga waxan odhan lahaa gabadh waa ragu waa afar Saxaaf Ridwan Ilyas Iyo ashraf Dumarkuna waa inay afar noqdaan Adna Nadia Iyo nahida iyo baby girl cusub in Sha allah Name her nadira 😍
@amaalqueen89283 жыл бұрын
alle gabadh ha idinku arsaaqo insha allah family aan taageero nolol farxad leh ku nolada abidkiin
Aniga waxaa dhaley 4 gabdhood isoo duceeyo in Alle isiiyo wiilal caafimaad qabaan
@leylaladanm22903 жыл бұрын
Masha allh alle ha idinku arsaqo ubad caafimaad qabo gabr iyo wiil midki rabi idin dooraba caafimaad kuso nabad imaad baby💟lkn ashraf maxaanogu sheegina mar hore family saxaaf iyo adna meel walbo jogtaan farxadku ciida💞💯
@ubaxsaid80313 жыл бұрын
Waryaa saxaaf maal mahan waan ku jedaa aamiiro sida u xisaynaysid ee wax la ga fcnyahay waye is ku xishood xitaa adno indheda waxan ka darema ma seer ee gabarta wàa dumashida ceeb waye halkan Vedo ma ahan vedoyow badan baan aragay aniga lkn wàa malinta aaan ku so quray waye comantiga waan is hayan wayey isku xishood nin yahow
@farhiyofiska32453 жыл бұрын
masha Allah family Qurux bdn farxad igu nolada insha Allah wadmahadsantihin
@amiiraxasan80773 жыл бұрын
Ashraf yaaweye ayaa dhaley adno noo soo sheek team gabar aan ku rajeynaa
@munojowharofficial24833 жыл бұрын
Waxuu alaha nasiyo masha Allah lawadama wil ama gawar haduu ale nugu deqo alxamdu lilaah ya igu racsan 👍intii igu racsan 👍
@amiiraxasan80773 жыл бұрын
Ani m.a waa ruunta
@farhiyaadammahamud29073 жыл бұрын
Aniga waxaa leyahay wax qeer qabo allaah idin siiyo awolaad baariya Afar indhod oo Abshira lkn waxaa ku jiraa team bareejada Gabar baan Rajeynayaa magaceedna waa Noof saxaaf saciid
Adnaay wan idin salamay tankale gogashan inaga badal camerada uma ficna caweer cawer ba ku jira muqalkina xita si fcn uma muqda marka gogal kale oo muqalka u fcn kaso dhiga inaguba gurigan waxkulenahaye ilen wa tvgene
@mucaadbadrudiin35923 жыл бұрын
قال تعالى(قل ان ربى يبسط الرزق لمن يشاء ويقدر انه كان بعباده خبيرا بصيرا)
@sheekadaDahab3 жыл бұрын
Saxaaf nin akhyaar ah aa tahay jooji shaqaa qabtay iyo waxaa sheegeeso. Niman iyo naago badan oo dhowr iyo toban sano shaqeenaayay aa ilaahey ubad siinin. Alxm dheh baby ga mid caafimaad qaba Allaha ka dhigo. Muhiimada waa intaas
@hamdaali48873 жыл бұрын
Ashraf yaa waye' Na bara ' Ma wiil saxaaf hore udhalaa
@yuzra-30abdi943 жыл бұрын
Haa saxaf dhalay Somalia joga ilmahan dhan waa u ka wen yahay Hooyo kale dhashay machana
@hamdaali48873 жыл бұрын
@@yuzra-30abdi94 oo ma adna dhashay.
@yuzra-30abdi943 жыл бұрын
@@hamdaali4887 maya gabar kale dhashay adna ka horeysay lakin calafka dhamday machana
@hamdaali48873 жыл бұрын
@@yuzra-30abdi94 bisinka maaha malaha wlo' Mayaga taarikhdooda ku darayba'.
@yuzra-30abdi943 жыл бұрын
Ninmanka somalida badana ilmahoda ay gabart kale ka so dhaln maba shegan lakin wilkisa curad joga oo ilmahan dhan ka horeyay walal
@zamzamsfood51923 жыл бұрын
Asc walaalahey soomaaliyeed Ale dartiis Igu soo booqda qeer Allaha Idinsiiyo💞💞💞
@hodanahmedhodanahmed94533 жыл бұрын
Wiil an idinla jcla ani ahan gabar iyo wilba ala bixiyo lkn sanadkn wil le rabna 🤣🤣 istaqfurulah ilohw wilka dhig
@deeqoyuusuf50783 жыл бұрын
team ilyaas ahay gabar ku heestaa
@hirsaaqaofficail23293 жыл бұрын
Familiga quruxda badan alle haydin xafido wiil ban idinla jclhy lkn mid kheyr qabo I.a wllhi wiilka yar ee iliyaas wan jcllhy iidhunko adna iyo saxaaf wadeyn iliyaas berbera from somaliland tagero buuxa noqo kii DDD Nfaca
@haldoordumar67703 жыл бұрын
Ashraf ma saxaaf kaliyaa dhalay mise adna udhashay
@nasteexonalkaaduunyada13463 жыл бұрын
Aniga waxaan ku raacsanahay fikirka Ilyaas yare oo ah Next Baby girl inshaAllah, si ay bareejo unoqdaan awlaada. #adnahenna