Ina lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun walashay huda axmed sh farax iyo hamse alle ha u naxariisto.. walal baadhista ha ka hordhicin, walashay shaqaale dawladeed may ahayn
@sumahwaagullweyn196Сағат бұрын
Anigu waxan filaya Waxa u shidna AC gaasta Aya dhishay waanay dhacday Dad fara badan Aya sida u dhinteen Allah haw Naxariisto 😢😢😢
@aasiyaamahamud9352 сағат бұрын
Allah ha unaxariisto Janatulfardows Allah ha ugu bishaareeyo bisinka
@suweyssheikhdon305755 минут бұрын
War ninyahow jamhuuriyadan aad ku dul suuxday joojiyi waxaa thiin gobolka waqooyi galbeed ee iidoor land
@yurub5288Сағат бұрын
Muuse biixi intuu joogay waxan oo kale may dhicin waxa la isku dirayaa umada somalilaan war hala baadho ilahay how naxariisto Amiin Amiin yaa rabi
@abdullahhassan29402 сағат бұрын
انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر لهم وارحمهم واسكنهم الفردوس Reer Somalilanow arinkan ka kaca waa sheekadii reer koonfurka, Dagaal inagu socda weeye dhexdeena ayaa laga nilaabay wa sidii khakhal iyo Amni daro laynoou abuuri lahaa
@dulmar9139Сағат бұрын
Ax Allah ha u naxariisto 😢😢
@makahilmead472516 минут бұрын
Alaha u wada naxariisto alahana janatul fardawsana ka waraabiyo aammiinn yaa rabi
@HaybeHaybe-h3wСағат бұрын
WAA LA SUMEEYEY MALA 👈👈👈👈👈
@Waayoarag982 сағат бұрын
Cadaw baa ina soo dhexgalay. Waa shuqul xamar bay u egtahay. Waa isku dir wa Allahu aclam. Dhaqankaa dalkan lagama aqoon. Allah ha soo bidhbidhiyo. Allaa oge.
@AxmedAxmed1234-ru6ot2 сағат бұрын
nacas batahay waar waa oromo cidle maaha
@ruunmohСағат бұрын
Xamar ku waalo waa markiine 😮
@Aw88-c1rСағат бұрын
Waayoarag98@ Waa runtaa Xamar ayuunbaa dilal noocan ihi ka dhacaan, weligeed Somaliland kama dhicin
@omarishirwaСағат бұрын
inalilaahi wa ina ileeyhi raajicuun allah ha u naxariisto samir iyo iimaan eheladii ay kla baxeen
@MIDNIMOJANAQOOW34 минут бұрын
Arrintaan oo kale waxa ay ka dhacday Xamar hada ka hor. Waxan u maleeymayaa in uu NAQASKA kubdhagay.
@mahameddouksieh36302 сағат бұрын
Somalia in general has no capability of poising each other , poisining is not part of somali culture
@jamaabdi4355Сағат бұрын
Siday u dhinteen waxa ka hadli kara ciidamada ku shaqo leh adiguna waxaad ka ogtahay na ma jirto sidaa darteed waa khalad waana dembi inaad ka hadasho iyada oo aan haydaha ku shaqada lihi war bixin kasoo saarin, sabab aad haybtooda u sheegtaana ma jirto markaa waxaanad waxba ka garanayn lacag haku raadin.
@AboudiM13 минут бұрын
Maantaa waad fiicaanty lol masha Allah no qaabil waa ruunta waa arien yaab badaan ah mucjso abe haa naxariisto hamza yare iyo gabarda baa waa xanuun ruunti waxa dhacay kartaa sharab dhacay imba cuunto dhacada ina qataan cuuntooyaan baa jiira ah ku dhacaan Corona virus siida hilibka iyo dagaga baa ah bahaan barataan Waad ku mahadsanty
Waar horta gaadhiga yaa leh.. marka xigtana waxaa muhiima in la raadiyo markii u danbaysay labada marxuun ee ayka baxeen iyo cidii ugu danbaysay ba inkastoo uu yahay assassination qorshaysan oo cad laakiin waa basiid waanay howl yartahay sida loo helayo Allaah na ka baxsan maayaan inkaar ku dhacday ka dan beeyey waana silsilad siyaasadeed
@UmuHudayfa-qf7iqСағат бұрын
Inalilahi wa inaa ilayhii rajucuun qolana garan maaye waa murugo ina wada haysata iyo argagaax ma laga yabaa iin la sumeeyay ilahayoow fashiili wixi dhiibka gaystay waxba inagaba reebi mayane
@HRU210047 минут бұрын
ALLE HA U NAXARIISTO..
@HiboNour-oe5xm2 сағат бұрын
Illaahay swt ha u naxariisto dhamaatood inaal illah waa inaa ilayhi raajicuun
@KastamMurСағат бұрын
Autopsy ga dakhtar dibada ah o takhasus kule madaxtooyado ha dalabto hadey daacad ka yihin
@somfarming94492 сағат бұрын
Haybtaad ka hadlaysaa waa maxay? Warka su fiican u soo wari ama haka hadlin. Mise, is your job to divide people with your nonsense?? Xishood oo umada xumaanta kala tag. Waxaagu waa wada qabyaaladay!! 😠 😡
@alisacid-cf8fu2 сағат бұрын
ader ma been buu sheegay haybtodu waa wax dadka la isku garto
@Aw88-c1r2 сағат бұрын
Haybtu waa waxa qofka Soomaaliyeed lagu garto. Maba lihin cinwaan kale oo qofka lagu helo. Laakiin inuu hoos u sii dhaadhaco may ahayn.
@IsmahaanKaariye-t7b2 сағат бұрын
Excellent
@somfarming9449Сағат бұрын
@Aw88-c1r ma in qabiilkooda la sheego? Maxay micno sameynaysaa wll? Police baa baadhis ku jira. In laga hor dhaco oo heybta 2daa marxuum la so hadal qaado ma jirto. Hadii wax hayb khuseya ay u dhinteen wakhti lasoo babdhigo ayey leedahay. Ehelka labada marxuum, shaciga gacanta ku haya iyo waliba shicibka/umada kaleba halaga xishoodo.
@alisacid-cf8fuСағат бұрын
dee wadanka ayaa ku dhisan qabiil uma arki wax ceeb inu sheegay
Ina Lillahi wa Ina Illeyhi Rajiicuun ! Allah yarxaamlawoom ! 😢😢😢😢
@fayselhassen4681Сағат бұрын
Waa Arimahaa Illahay Udaa ,Allaa og xaqiiqda
@IsmailJama-xo4gv2 сағат бұрын
NINKAAN HALKUU JOOGAA . FAFLAN NALA SOO WADAAGA CIDII TAQAANAA? KOLAY HARGEYSA MA JOOGO . WALAHAY WAA DANBIILE MAR KASTA UMADDA FIDNO KA DHEX ABUURA WAANU HELAYAA CIQAABTEEDA INSHA ALLAH
@UmuHudayfa-qf7iqСағат бұрын
Waad eedeb daran tahay adaa fiidnola maxaad ku samaayn karta ma dadka madax jebiskaad la shaqaysataa qofku hadu sii xuun u hadlo isagaay u taal imiisa reer wadaniya baa sii xuun iyo kala qaybiin iyo qabyalaad ku hadli jiray ma ciid loo hanjabo ayaad aragtay nacasnimada la fadhiista wlhyi iin xaga kale laydiinku forariine lama qabiil ihii oo isaqa kalaan ahay lkn gardaradan diiday
@ahmedabdi93682 сағат бұрын
Waa la helayaa hadii la sumeeyay
@AsmaJibriilismaciil-ti1hv53 минут бұрын
Waxan ciidanka iyo cidii ku shaqo leh ayuunba ka warami karta
@mowlidabdi92092 сағат бұрын
Kani mar kasta dhinac buu u xagliyaa, oo dhexdhexaad ma aha, waar Allah ka cabso
@abdulwahidmohamud-s1n2 сағат бұрын
Kani waa naxli xanuunsanaya
@FatimaAli-hc2zy53 минут бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون
@AbdinasirAbdellaСағат бұрын
Ilaahay ha unaxariisto.
@maxamedcige80Сағат бұрын
Baha cumar ayuu ahaa marxuunku
@FREESOMALILAND-m1gСағат бұрын
Waar waa la sumeeyey dadka meel bay wax ka soo cuneen waa sheeko meel kale katimi Waar dadkan waddan soo gelaya hala ilaayo waa laga yaaba inay baxeen dadkii dilay waa isku jebin arrinkan.
@ahmedabdi93682 сағат бұрын
Allaha ha u naxariisto
@gulaidismail4584Сағат бұрын
Illahay ha u naxariisto, inna lillahi waa inna illahay raji'un
@danabguuled54912 сағат бұрын
Sun ayaa cabitaan loogu daray waxaana siiyey qof ay si fiican u garanayaan
@MaxamadMuuse-b2eСағат бұрын
Suaashaydu waa hadii meelkale lagu soo dilay maxaakukhasbaay in gaadhi lasoo saaro goobtaana lasoodhigo waa in baadhayaal caalamiya lakeenaa waa iga talo
@ifrahcumar4352Сағат бұрын
Kolay irbadii baykumudeen aysheegayeen
@BenseryamСағат бұрын
War waxu jilecsanaa oo oohin badna 7 sano ayay wadananka xukumayeen oo wax dilaayeen huuno waa huuno un
@mahdiyamaxamuud4789Сағат бұрын
Ciil qabe waligii ma nasto dad la diley baa laga hadlayaa maxaa jileec meesha keenay allah haku caafiyo qalbadaa ku jabane
suoper awla kac kac waxa dili yousra harti iuo fuuto jeaclo eyga diliey
@slandprince72102 сағат бұрын
Maxaa keenay ma doowlada cusub baa diahay waar nacas baad tahay ee u daa sirdoonka shaqadooda.
@MaxamedCase-ou6dh2 сағат бұрын
Allah ha unaxariistee shilkan waxaa keenikara hadii ay muuraayadaha gaadhiga isku wada dalacaan wajhtiguna waa wakgi dhaxameed markaa ogsajiinu way ja go aysaa dhimashana way inamaysaa
@Hoodohalgan2 сағат бұрын
Sow iskama dajin karaan murayadaha
@MaxamedibraahinbuuleСағат бұрын
Allaha unaxaristo
@raadiyacumar814155 минут бұрын
Allaah haw naxariisto. 😢 malaha filim cusub. Dhukurooy ma dagaalan dee imika
@mahamedsaed24462 сағат бұрын
Dhigaal ilbixi maysid maxad nagala soo donatay fadexada dadka dhintay wa lo duceya maxad kaga sii joog joog sanaysa
@fiburale520052 минут бұрын
Carbon management oriented ayaa dhici karto
@faryarmuusa932347 минут бұрын
Garxajis aya dilay
@zakirboss143Сағат бұрын
Dee niow wax walbaaba meel loo raaco iyo qaab loola fal galo ayey leeyihiine Allleh ka cabsoo isku dirta dadka iska daa. Ciidamada amniga sirdoonta iyo kuwa madaxtoyaduba way jogaan Hospitalka oo baadhis va socotee. DOorashadii wa laga so gudbay OO ololihii wa laga soo gudbay. Midan aad leedahy ciidamada madaxtoyaday ahaayeena inanka oo kaliya ayaaa ahaa ee inantu kamaa shaqeyso madaxtoyadaba.
@shadir-ezmax2 сағат бұрын
Waxa macquul ah In ACga gaadhiga loogu shubay sun xogtoodana la hayay inay balansanyeen kiiskoodana laga shaqay ayay malinkii ka horeeyaya ssbtoo ah gaadhigu waa uu maydhanyahy ee halkaa ha lagu noqdo!!!!!!!
@Hoodohalgan2 сағат бұрын
Taasa ugu dhow
@ahmad6967Сағат бұрын
Hubsiimaa hal baa la siisdaa
@maxamuudxasan26142 минут бұрын
Waxa la sheegayaa inuu dhex yaalay raashin ay cuneen. Haday sun noqoto labadooda ma dhaafsiisna.
@OtaSheere16 минут бұрын
Dhulbahanta cunay de huno😂😂😂😂
@zamzamibrahim637339 минут бұрын
Walee waatan la idinku xasuuqay deegaankiinii subeer awal way hurdaa
@HodoAyan-is4fw29 минут бұрын
Dumarka somalida munafaqada ma dayan Allaha ha cafiyo umada
@kawsaribrahim55172 сағат бұрын
Subxanlaahi waxan Waa wax cusub ilaahey ha soo bidhi bidhiyo wax waxan samay waa ciil qabayal
Wax dhici Kara in qof gabadha in hinsaase qof hore Ka dhexeyey loo dilo,laakiin dawlad cusubi weli dadkiiba ismay Baran EE yaan Lagu dambaabin
@Hoodohalgan2 сағат бұрын
Gabadha waaba la qabay
@AntoineD.9483Сағат бұрын
Madaxweynahi hore maxad ugu xidhaysa labada qof ? Sakran ba tahay
@Yusufliban-ty2tlСағат бұрын
Anigu waxaan aaminsanahay arintan waxaa la doonayaa in dadka laga mashquuliyo dagaalka ceerigaabo ka socda si isaaqu u kala qaybsamo oo la isu dilo Hadii balaaba dilkaa cidi ka danbayso waxaa ka danbeeya muuse biixi oo doonaya inuu ciro fashiliyo iyo dagaalka wadanka lagu difaacayo si looga mashquulo
@CasiisAli2 сағат бұрын
Marhaday madaxtooyada ka shaqeeyaan waxaa laga yaabaa in ay sir hayeen si aanay ubixina looga takhalusay
@Aw88-c1r2 сағат бұрын
Dilka dadku ma nabar uumbay u yaqaanaan? Soo lama sumayn karo, irbad laguma mudi karo iwm. Waa dilalka ay gaystaan sirdoonada caalamku: Turkiga, Masar, Jabuuti, Somalia, Itoobiya ..... Ma xukuumaddaa ka dambaysa?
@mustafaabdi84276 минут бұрын
somaliland waa labadii qof ee uugu hoorey ee waasmo isku diila
@abdulwahidmohamud-s1n2 сағат бұрын
Hadii la dilay baadhitaan haloo gallo,ama wa sun baabuurka ka timi. Isku dir uunbaad wada .
@Abdi-zv6exСағат бұрын
Aniga waxay iila muuqata inla baadho dadka cusub ee la wareegay ilaalada madaxtooyada. Maydkooda ma sidee uyaalay markii gaadhiga laga helay. Waala saarey maydka gasdhiga. Tani waaba arin layaable. Kamaradaha iyo tilifoona hala baadho.
@slandprince72102 сағат бұрын
Allah ha u naxariisto CCTV ga hala baadho wax kasta na hala hubsado.
@khadarmohamed22262 сағат бұрын
Waar shaydaan yahow umada ha khaldin waxba lama baadhine maxaa kuu baxay cuqdad iyo qudhun baa kaa buuxa
@SaadoCabdi-u9m2 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MaaxDheegСағат бұрын
Cawaan waa wax liita bal waxan eega wax ka hadli kara uun police ka
@galbisabdi5807Сағат бұрын
Waa ok walal wax khalad muu odhan cidna muu eedayn waa waruun iyo wixii dhacay
@abdirahmanbare192 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@AxmedAxmed1234-ru6ot2 сағат бұрын
waa itthiopia wa oromo
@Axmed-h2h2 сағат бұрын
Yaan bulshada warar shakigalin kara yaan lagu faafin.
@AbdullahiFarah-w1f2 сағат бұрын
GPS ku waxaa lagu ogaan karaa dhaqdhaqaaqa telefoonka.
@alisacid-cf8fu2 сағат бұрын
mucjiso maha koleeba sirta madaxtoyada loo dilay ay bixiyen
@kamalxashi5305Сағат бұрын
Nacasnimadu laguu sheegaba wa kan oo kale nacas qabyalista ah
@abdillahiosman17702 сағат бұрын
Wax sumaysan bay cabeen malaa.
@SaadoCabdi-u9m2 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@محمدسليمان-ح9د8و2 сағат бұрын
🤫🤔WAA NINKAA JECEL GABADA - HAA LAA BAADHOO🤫🤫
@MubYusСағат бұрын
Sideed ku ogaatay qaabka loo dilay ? ma meeshaad joogtay adigu, ma dilka ayaad wax ka ogayd ood soo qorshaysay ? .. Yaaaab
@sidrasirad94752 сағат бұрын
inalilahu wa ina ilahu rajucuun tolow maxa helay ma gaadhi carbon ku siidayay way dhacda taasina miya la dilay mucjiso weeye ilahay ha naxariisto miyay is dilen waa la baadhi subaxan Allaah wa naaxdin
@KhadarWarsame-i4e59 минут бұрын
War umada. Kala tag Naacasyahow munafaq aH
@ayandahirmohamed118853 минут бұрын
Wada nac sa,qof naftado Kale kaso qad😏
@kilimanjaro72252 сағат бұрын
Mar non weyn iska dhig ilaahayna baq reerkan kumadax marayna EE kilibkasta sad Ku soo qaadaysay adigunbaa daalaya medhiyahay suncad xuma kuu taala
@abobasement346Сағат бұрын
Munafaq maxaa isku kenay labah Qof o aan is qabin waxaa ku cad in shaqoh kah socotay garigah dhaxdisah waxan u maleynayah inay dhafen tan kodih ofar
@Ikismn123Сағат бұрын
Waxaa laga YABAA gaadhiga carbondixe inay udhinteen oo naqasku qabtay madaama Ac aysan lahayn gawadhida qaarkood
@faryarmuusa932345 минут бұрын
Garxaajis aya khaarajiyeey
@duuliyexaruuri331627 минут бұрын
Carbondoxide how many hours at least 20 hours gaadhiga ku dhex jireen waana markay Dadku ka dhex bixi kari wayaan sabab ay uga dhex bixi kari wayaan timir larva’s ku jiraa sacsac muuse ka gura face1 vilaabmay
@sidrasirad94752 сағат бұрын
wadamda si waangsan u badhi kara ha loo diro hadan somaliland khibrada lahayn waalahelayaa iminka dadmudo dheer jeelugu jiray inay qof dilen ayaay DNA sheegta inanu dilin iyo qofki dilay insha Allah hadii ladilay waa laoganaya
@AbdinasirAbdellaСағат бұрын
Mucjiso maahe waa masiibo.
@ibnubacays8063Сағат бұрын
Ala reerkan maxa nacaska ku badiyey nintu kama shaqayso madaxtoyada ciidankana kama mid ahaa inaanka ayaa ciidanka madaxtoyada ahaa marka joji munaqfaqnimada iyo waxd qabiilkoda ugu so qortay mesha
@abaadir092 сағат бұрын
Waxa dili kara carbon gaadhigu so daayo monigside sikino ayu kugu dilikara
@Onceuponatime-f7hСағат бұрын
Carbon monoxide
@maxamedabwaan2673Сағат бұрын
Iyagoon isqabin maxaa gaadhi isugu geeyay meeshaa waxbaa ku jira
@MaxameddeeqMuxumadqaybdi-jx1op49 минут бұрын
Sirti hore muuse ayy hayeen
@saeedgullsomalilandahmed638342 минут бұрын
Sir maxayade war isku xisho
@abdulahihussein870231 минут бұрын
waxa ugu macquulsan een niyada ku hayay waaye dadka siraha culus hayay ee khiyaanada ubadan Madaxda gaaladu saasay u khaaraniyaan dadka markay ku adeegtaan Allahu Aclam