❤❤❤❤ thank you brother balwan nolow. Nolow inshaallah
@adeerknoor487812 сағат бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah ceebta ba ku dhacday odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq alle haka so bixiyo dhibka ad umada somaliyad ku heysid mantay ceeb ba umada somaliyad ku samaysey in ciidanki somaliyad manta qoxoti isku dhiban dowlada kenya
ceeb baa ku dhacday gurgurte alle haka soo bixyo dhibka ad ummada ku heyso ceeb baa ummada somaliyeed ku samaysay in cidaan somaliyeed manta qoxoti isku dhibaan imaanka alle ka qaad culusow cebtaa walee hararaga ka arki dontaa insha alaah
Degmadaas raaskambooni waa degmo Harti Majeerteen iyagaa ilaalsabaya from juboland kismaayo VIVA kan waa khaain xasan dhiiqo ciidamadii hawiye dadkii demada raaskambooni guryaha ayey u galeen lkn ilaah ayaa ka dul qaaday MaashaAlaah Guuuuuuleysta ciidamada DARAAWIISH ta JUBOLAND VIVA WARAABAHA CUNAY IYO QAXOOTI IYAGOO CALANKI BULUUGA EE SOOMAALIYA WATA AYEY GACMAHA KENYAATIGII U TAAGTEEN KKKKKKKKK GARDAROOLE MA GUUULEYSTO HAWIYE D5 MA CIYAARAAN WAA KHATAR MAASHAALAAH IGU SOO OROD MA AHA BOOTADIINII WAA LA SO AFJARAY 2024 HAWIYE QAXOOTI
@mmuuseofficiall145815 сағат бұрын
Xasan Ceeb waxaas uma yaqaan 5kun ciidankii Eliterya waxba kama haayo afar Dagaal ayaa lagu baabiyey ee cidbaan dankalaheen Wadankana Parliamen Malaha ey Tuug ah ayaa furaha haysta
@sudiissa570115 сағат бұрын
U malayen maayo Kenya 🇰🇪 qof Nabada galyo weeydiistaye inaye dowladda gobbled u dhiibayeso Kenya 🇰🇪 waa wadaan aduunka raaca aduunku qof isu dhiiba kuma ceshaan meeshu kasheegtaye Kenya 🇰🇪 aduunka iskuma dirayeso fanaha waa khiyaamaye Statekiis shacabkiis laakiin maataye Kenya 🇰🇪 talitiisu taala No jubaland waa tuug caqli badan
@saynabdaye738214 сағат бұрын
Wax sharci ah aduunka makajiraa qaza waxa ka socda soo uma jeedidi
@Aksel69515 сағат бұрын
Hassan sheikh wa tuug mel nabad ah in ku dulo raba
@hindaofficilchanle295618 сағат бұрын
Ahmed madoobe waa inuu soo qabata xasan dhiiqo wuu Awoodaye 👁️
@Youmumshouse14 сағат бұрын
Waxa laysku jebinayo waa our brothers what a shame bro this is so sad and embarrassing
@mariamsidi326317 сағат бұрын
TUKAHAN KA DAMBEYO MIYA
@BEER_QOTONSHE16 сағат бұрын
😂😂😂
@axmedcaruush29529 сағат бұрын
Wanagsan
@miadabdi61718 сағат бұрын
Asc is the
@abuhassan955215 сағат бұрын
Maxaa ka qaldan Axmad Fanax in uu R/kiyembon u dhiibo dowladda Muqdisho mar haddii R/kiyembon uu ka yimid Itoobiya? Kiyembon ma aha ithopian
@muqtarmohamed117917 сағат бұрын
Dameer ciyay
@hindaofficilchanle295618 сағат бұрын
Waxaa baa llagu soo hiritaye maaha kaaso horeeye faanka kadara iyo buuqa ay sameyenayen maxaya ka dhaxallen cidi kasato oo gardaro ku soo duushana sidana u dabeyesa kenya iyo itoopiya ogaade Awooda dubulujidiidi inya soomaaliya ku soo duulan baa dhici karata habeenkii xasan dhiiqo vilada tegeye habeen madowo baya aheyed🥹
@bardehanad491916 сағат бұрын
Dadka macno laawayaasha ah ee dhadhamo raacay ah ayaa umadda isku gubaya oo fidnooyinka hurinaya. Dadka fanaxo kale ah cidii u yimaadaan ha daldasho.
@abdalakeynaan429416 сағат бұрын
Doqon adigo kale aduunka kuma arkin markii u farmaajo mw u ah adeerka xasan sh hadan waxa tahay darooda
@shaficimohamedomar-d6b5 сағат бұрын
kan in lacafiyo maaha neefka waa in latoogtaa ama xabsi daayin lagu xukumaa
@abdirahmanjabir352916 сағат бұрын
Ac Mr balwan Moxamed fanax & ragii lasocday waxay iska dhiben Kenya Cebay tacal Madaxda damal jadiid war iska qabta inta gori gor tahay 😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin
@saynab750318 сағат бұрын
Yaan laga dhagay san ninka gatay juba land mida kale yaa aaminaaya waa in la mariyaa ciqaabta uumudan yahay imanka Alle kaa qaad waligaa daacad ahow RW asagana inuu nabsiga dadkiisa iyo Dagaankisa uuka galay wuusu gayaa
@khadija-zy3zc10 сағат бұрын
Fanax, yuusan isudhiibin cidnaba ee umadiisa dhinac ha karaaco. Ayaan kula talin lahaa!!