Dadkan xoogoda kushaqeysanayo maxaa laga raba walaahi dhibe idin heesto masuul isku sheega dalka masuulka kahaayo war shacabka hadhibina ilahey haidin dhibe wadankoda nacsiin rabtan
@ciiseileeye49892 ай бұрын
Haawiyen, Mooryaan Jiri Ah, besle waxay kasayan Dil dhac kufsi iyo wixii la mid ah waayo waxay kasoo yaceen Booshka 91dii uyaka oo Murayada Caasimada kusoo galay Indho la'aan qabiil iyo mid qabyaladed ma kasayan Macnaha Dowladi tahay kala Danbeyn Sharci iyo Ismaqal beslee waxay u Modaan Dowlada, Duurjogti Ay kula Diriraysn Keynta sida Dhurwaga libaaxa iyo Bahalada kale iyo kuwa iyaga Cuna, Acuudu Bilaah Murayadi Dalka waa wada Bajaaj iyo Shaaric Hilib iyo Raashin lagu gado, Dadkan Gudomiye Madaale Boliska iyo Dowladu waa inay Xakameyan waxay u Baahan tihiin Karbaash Fiican iyo Mahay kasoo Dudeen in lagu Cesho kii Xanaqayo iyo kii Aan Xanaqeyn Runtu waa lagama Maarman,
@Ladanabdii2 ай бұрын
Ileen xoolaha xitaa qoraal brteen Hawiye wakaa murayadah xamar kujira wana maal uso dhididay inaa kaxunthyna wa macquul shaqeso dadka kle maal koda ha cowryine midkle MUGDISHO ab ka ab DNA dena mesha tala dheldhel hamodin Boqorada ka hadlaysid Dhalinyadena shaxaad iyo sheka kuma noola nin kasta maankisa muruqisa ogow🫵🫵🫵