Sheegoow wuu og yahay in uusan General aheyn ee tahay naaneys ciidanka ayuu ka fakaday

  Рет қаралды 208,386

Somali cable

Somali cable

8 ай бұрын

Sheegoow wuu og yahay in uusan General aheyn ee tahay naaneys ciidanka ayuu ka fakaday”Maxamed Cabdullahi Khaliif ku xigeenka Xeer ilaaliyaha CQS

Пікірлер: 99
@AliHassan-iq9gv
@AliHassan-iq9gv 8 ай бұрын
Great opening speech. The development of Somalis courts over the last 5 years is very impressive.
@AnnoyedBooks-sf6if
@AnnoyedBooks-sf6if 4 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@adenibrahim4685
@adenibrahim4685 3 ай бұрын
Wsc c 111111111111111111
@user-hj9yd1fq4o
@user-hj9yd1fq4o 8 ай бұрын
There's no justice in Somalia! So, the marginalised people should take up armies and defend their dignities,wealth and life from these people who justified killing and humiliations towards them;otherwise, you would not be able to live in peace,stability and security forever! It's said, "If you want peace prepare for war." I know you are courageous people who can liberate themselves from these people as much as you can! But, you are required to express with commitment politically! Look at what he's talking about! He said that General Sheegow was a farmer! What's better than that? He was not robbing people! It's so when ignorance spread among people! Sorry! Justice is not here; it's infront of Allah. You will get it inshallah,General ❤
@CobraJr-lp7qw
@CobraJr-lp7qw 8 ай бұрын
Arinta Cajiibka ah ayaa Waxey Tahay Kuna Tuseyso in Janaral Sheegow loo Showrey Laguna Balamay in Dhiigisa la Baneysto iyo Hantidisane la Dhaco Waxa lasoo bandhigay 23 eedeysane lkn hubka maxkmada la tusey waa 12 Qori aawaya Raga Kale Hubkoodii ???? Dhanka kale Afhayeenka Boliska wuxu inoo sheegay in Jananka lala soo qabtey 15 Askar iyo hubkooda Meshaas Waxa alu Gadaaman Calaamda Su’aal Weyn ??? Sidoo kale Marag laga Dhigaya Ragii Ka Dambeyay oo dhantood isku Qabiil iyo Heeb ah Sidoo kale si Anaga Caqligeena Loo Qiyaano Waxaa Maxkaada la Keenay Labo Caruur ah Oo midkooda Jareer Weyne ah Asigoo Qalqal Ka muuqdo Waxey shegeen labada ine Markii mobileelada laga dhacy ay Daba-Kaceen ilaa Guriga Jananka ay Tageen kadibne ay dhaheen Mobiladeena nasiya kaidb xabad lagu riday Bal Caqli Xumadaas Arka ma Nin Asigoon hubeysnen Daba kici karaa jiro Qof hurbysan oo dhac u geystay sida ay shegeen waxey ku Tusee in ay tahay Been lasoo Dhoob dhoobay loona soo Meeriyay Cashirka Beenta ah !!!!!. Sidaan Mediaha ka Aragney Guriga Jananka Waala Boobay oo Wixii Hanti u Tiilay waalagu Kala Tagay Waxa Sidoo Jiro Hub ,Rasaas iyo Baabur Suruf iyo Qooqano ayaa Yaaley Guriga Jananka Midnkoodne Tirada laguma Soo Derin Weyna Maqanyihin Raga baa Ku Tamashleynaayo !!!!! Waxaas oo Dhanka Afkaa la Marsaday oo waxa laga Dhigay Qadiimo oo Kale Sidaas Darteed Weerarka Jananka Iyo Boobka Handiis Saarista Eedaha Tirada Badan Waxey ma Tuseysaa in Janaanka loo Tashadey oo Qorshahu Ahay Baneysidga Dhiigisa iyo Dhicista Hantidisa Qabiilo Gaar ahne ay k Dambeyeen lkn Shaarka Dowlada Huwan Kuna Gambanayan Magaca Qaranka.
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 8 ай бұрын
Ninkii xamar xabad kadhixrida si adag haloola xisaabtamo . safety of our capital is # 1
@MohammedSidoo
@MohammedSidoo 7 ай бұрын
ح٩ححح9
@adanmohamed7804
@adanmohamed7804 8 ай бұрын
Ma,ahi jareer Adeer jareer dulmiga dalkaan iyo dadkiisa ay ugeysteen lama koobi karo Marka midaan waa dulmigii oo sii socdo maxa yeelay rag badan oo hubeysan Aya xamar jooga maxa ka duway? waxa ka duway waa jareer waa 0.5 ok
@user-vw1wx6hl6s
@user-vw1wx6hl6s 5 күн бұрын
Isbaariiste
@user-hw5ou3rn3d
@user-hw5ou3rn3d 8 ай бұрын
Janaraal indha cade jenaraal miya asaaba afkiisa kaqortey oodhahahay baraashla aan ahaa masaakiinta looma ooyaanka illaahay umaqan Malin aan manta aheyn AA illaahay idin xixaabinaa
@marwomandeq804
@marwomandeq804 8 ай бұрын
That’s true walaahi 😢😢
@ahmedadanmahamed2165
@ahmedadanmahamed2165 8 ай бұрын
Maxakamadii morayati hawiye tuugo morayaan
@aliaxmedxaaji4071
@aliaxmedxaaji4071 8 ай бұрын
Hala soo bandhigo weerarka genaraalka qodobka loo cuskaday
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 8 ай бұрын
Waxaan sharci ma,aha waa sharciga duurka ilaahey kacabsada.
@user-bq7ur2lp3b
@user-bq7ur2lp3b 8 ай бұрын
War ilaahay uga cabso janaraalka aad u awood sheegateen.
@user-uj2ld1pw6q
@user-uj2ld1pw6q 8 ай бұрын
Manshallah waa nin run badan oo xaqa la hadalay nin alshaabaab ahaay sidee Loo difaacikaraa wlhi Somalia wee udhamataay ninkaasto oo alshabaab ma qaabiil ayaa laku difacaa
@hassanabdullahi3057
@hassanabdullahi3057 8 ай бұрын
Hawiye Allah ka baqa war jooga
@saadaqsaadaq7738
@saadaqsaadaq7738 8 ай бұрын
Ilaaheey haidiinku celiyo meeshii aad naaga sooduusheen ilaaheey soomaaliya ha. Idiinkaqabto
@dekoowabdullahi3028
@dekoowabdullahi3028 8 ай бұрын
Muktar ruboow muuhuu aahaa
@AboweAdo
@AboweAdo 8 ай бұрын
Dad runta usheego mlhn
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 8 ай бұрын
SHEEGOOW HADDII BEERALEEY UUW AHAA WAA NIN SHARAF LEH ADIGASE HADLAAYO MA TIHID NIN WAX BARTAY WAXAA TAHAY NIN KUSOO KORAY. ISBAARO AHAANA ISBAARIISTE JOOGAY GOBALADA DHEXE ASKARNIMADANA WAXAA LAGUUGU KEENAY HAB QABIILEED XAARANKIIYOW
@user-el6hf3rx5u
@user-el6hf3rx5u 4 ай бұрын
Ilaah halaga baqp❤❤❤
@user-ce5uu7kw8m
@user-ce5uu7kw8m 8 ай бұрын
Janraal shegow xaqiisa allh siiyo
@user-fy3fq2gh1s
@user-fy3fq2gh1s 8 ай бұрын
XAQSIDEE AH, SXB NINKU DAD BUU DILAY WAA IN LA QISAASAA.😮
@suldanyare6855
@suldanyare6855 3 ай бұрын
Af hayeenka boliska hadalkiisa waan wada dhagaystay waxaan ka waayay wax jawaab buuxda u noqon kara in aanu janan ahayn muu sheegin hadal kiisuna sheeko ayuu u nadnaa Waxaan dareemayaa in nin ka lagu xadgudbayo sheegow
@user-rn3sb7jz6o
@user-rn3sb7jz6o Ай бұрын
Waxgatad fiyoow oo xaqa ka halo been lagu garaneynin mahadsanid
@Lakilaki-go8dz
@Lakilaki-go8dz 8 ай бұрын
Abuukaate maalin aa maanta aheen baa dambeesa ogooow iftiinka aduun yuu ku sirin
@nasronura
@nasronura 8 ай бұрын
maxkamadan waxy leedahay dhaqanka yahuuda waxaa lagubeen abuurtaa dadka taakta daran waar iskadaaya masaakiinta
@xamdimuuse4520
@xamdimuuse4520 8 ай бұрын
Waad dhimaneysaa qaafrabag adiguu kaa xaniinyo badanyahay sheegoow eewaxaad kuheysataa anigaa hawiye ah mooryaantiina isbaarada dhigata maxkamad soosaar hadaad ilaaheytaqaanid waxaad ogaataa maxkamada ilaaheey ineey kusugeyso ogoow
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 8 ай бұрын
Hawiyow waxaa tihiin cadaabta aaqiro kutaal ooladhahaa haawiye allaha idinguro.qashin
@AliAli-kp1ry
@AliAli-kp1ry 8 ай бұрын
Jeneral Indho cade xaw ahaa? Sharciga wxuu qabdaa dadka laka tiro badan yahay? Hawiyow sidaan xaq ma ahn
@themog6556
@themog6556 8 ай бұрын
This is a weak case. So any soldier back in the day can go the the office and say I am this or that and they would believe him? I am confused, did this man steal money?
@cirjiidh77
@cirjiidh77 8 ай бұрын
Wiilkii hg ee askariga ahaa ee dilay ninkii jareerka ahaa caasiga waday waa la toogtay maalintii xukunku ku dhacay jareer waa ku qanceen xukunka laakin markii sheegoow maxkamada la keenay waa cadaalad daro sow maaha
@addeecabdihassan243
@addeecabdihassan243 3 ай бұрын
Beeloow Sheegoow waa Generaĺ Xasan Sheikh baana ka dhigay.
@jenny_massimo_jenn
@jenny_massimo_jenn 2 ай бұрын
Xabashkaan hala dilo
@user-hr7ot2ih6r
@user-hr7ot2ih6r 25 күн бұрын
Siilka hooyaa la dilaa dhiladi ku dhashay was
@jenny_massimo_jenn
@jenny_massimo_jenn 25 күн бұрын
@@user-hr7ot2ih6r aday dhilo kudhashay, wadankiina maad ulaabataan Zimbabwe, Tenzania, jareer Somalia shaqo kumalahan. Gumaysiga Ayaa niikeenay hadana waa labanaysan
@user-bd1sm7kh1f
@user-bd1sm7kh1f 3 ай бұрын
I,a jareer wadankan xukun waa ka qaban domaa dunida waa wareegto, waxaad geysateen waa adiinkala jaraa dhawa ama dheeraa
@maxamuudxaaji4627
@maxamuudxaaji4627 8 ай бұрын
Shegow arrintiisa ma fudhuda mida kowaad 1 woxoow dilay 2 askari oo bulisii milataaro mida 2waad woxoow ahaay shabaab asalkiisa mida 3sadaxad woxoow sameyay xili aan fodho lasameynin ayoow qas xamar ku haayo mida4afaraad siyaasi sidow waxaan leeyahay in oow baaro arinkan kidib usaa oganayo waxa lagu haysto ninkaan ee ma ahin dalkiisa ii dadkiisa in oo use war uga qaado meshaan waa dowladada xakh ama xakhdaro2 wadhu waa in aa ku sabartaa
@kaaraa-mardha1977
@kaaraa-mardha1977 8 ай бұрын
1-Shabaabuu ahaa asalkiisa, ka waran Rooboow, Koofi, Maclin Mahdi iyo kuwo kale oo hadda dowladda xilal ka haaya dhamaantood waxay ahaayeen Shabaan, ma diidan tahay? Xaqa iyo cadaalad aa loo baahanyahay. Ilaaheey quraanka kariimka wuxuu ku leeyahay "Waqul jaa'al Xaq, wazaxaqal baadhila, inal baadhila kaana zahuuqan.
@MryanAadn
@MryanAadn 4 ай бұрын
Adi cadeen mahesa
@user-dj6di5be4h
@user-dj6di5be4h 5 ай бұрын
ALLA KUCADAAB GEELWASE
@user-vm3os2rv9f
@user-vm3os2rv9f 4 ай бұрын
Derejada hiraabku bixiyaa wax beys ah malaha,sida hadda muuqata
@nuraden3897
@nuraden3897 8 ай бұрын
subxanalah beenbadana ninkan inkiraayo generalka
@user-ln1gb2lt9i
@user-ln1gb2lt9i 3 ай бұрын
Adiga waxaad tahay xoolaley
@mohamedabucar2074
@mohamedabucar2074 8 ай бұрын
Waxaan ayaa maxkamad ka shaqeeyo, been ayuu meesha la yimid,Illahey kama baqdo, maxaad labaxidigle ku kasbatay qabiil ayaa la idinku siiyo, hawiyo oo dhan shaqadiina waxuu ahaa waa la ogyahay diksreetadi Xasan shiikh uu ku siiyay janaraal
@user-bd6xb1nt4x
@user-bd6xb1nt4x 8 ай бұрын
Xasan.aadan Samatar
@user-wn6kl8gl8p
@user-wn6kl8gl8p 8 ай бұрын
Beeen
@nuurbocor4478
@nuurbocor4478 8 ай бұрын
sarkaalkaan booliska ah wuxuu dafirsan yahay generaalnimada madaxweynihii bixiyay darajada ayaa hadda xilka haya. waxaa fiicneyd inuu danbiyadiisa kale ku soo eedeeyo haddiiba ay jiraan, balse uusan inkirin darajada la hayo dekereetadii madaxweynaha
@AboweAdo
@AboweAdo 8 ай бұрын
Mukhtaar roopow muxu ahaa
@user-sc9kb2jp9f
@user-sc9kb2jp9f 4 ай бұрын
Mnsha allaah nin adag nolow abo
@DaahirAbshir-l4h
@DaahirAbshir-l4h 20 күн бұрын
Falastiin
@HalimoMohamed-ph5pr
@HalimoMohamed-ph5pr 8 ай бұрын
Decretada madaxwaynaha .away sirdonka iyo wazarada difaca sixilahayd madaxwaynaha Marku khaldayay degretada
@IkraHasan-zw7ip
@IkraHasan-zw7ip 8 ай бұрын
Soomaliya Mel ma ahn
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 8 ай бұрын
mafahmin weli
@jaabircusmaan3291
@jaabircusmaan3291 8 ай бұрын
Kan hadalmayaqano carur weye inuu benshegyahay waay muqataa ey ey dhalay waaye
@samaronsaid4676
@samaronsaid4676 4 ай бұрын
Yaa sameeyay degretada?
@aminaosman1520
@aminaosman1520 2 ай бұрын
Jareer xishodaajirijirey mantana waxajoga jareer bilaa din ah oowaliba tuug ah shaqo xalaala warkedba daaye walaahi waa adunyo gadoon
@user-bd1sm7kh1f
@user-bd1sm7kh1f 6 ай бұрын
Sacda ku dhashay was generalka waa genan sax ah gajecelkaa tahay was adiga beeraley ah dhila ku dhashee
@awaysgariile9884
@awaysgariile9884 6 ай бұрын
Adiga labadaan ayaa qalad ku qaaday
@husshen-seqend
@husshen-seqend 8 ай бұрын
Ben
@KhadarXaashi-hn4wk
@KhadarXaashi-hn4wk Ай бұрын
😅😅
@cabdifitaaxnuur2919
@cabdifitaaxnuur2919 4 ай бұрын
2010 dowlad maba joogin jowhar kan been badanaaa
@kaarsheizaaq1696
@kaarsheizaaq1696 6 ай бұрын
hadaa dheegoow kasoo dey waayo wali waalid dilaa daaya hada
@kaarsheizaaq1696
@kaarsheizaaq1696 6 ай бұрын
dheegoow siidaya
@user-po4xj5fb1l
@user-po4xj5fb1l 5 ай бұрын
Hooyada naa neesta ka was aamu
@haliimohassan3037
@haliimohassan3037 4 ай бұрын
12354
@Ahmedcabdidaauud
@Ahmedcabdidaauud 2 ай бұрын
GARACAA KABAHA KU TUKADA SOO QABTA
@abdiyare2025
@abdiyare2025 8 ай бұрын
Jareer aya janaral noqdey waba layaabanaa kkkkkk halatoogto sheegow
@ciyeyare6033
@ciyeyare6033 8 ай бұрын
Oo maxaad dheertahay jareer , somalida waa cunsuriyiin SubhanAllah war Allah ka baq
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 8 ай бұрын
Maxkamad Mooryaan vs Jareer Weyne! Kkk Ilaahow ha I badin Maxkamad Mooryaan!!! Eex qaawan, xishood la'aan' musuqmaasuq iyo dhagar maleegid waa dhaqan Mooryaan!!!!!
@user-nu3tg7xe1y
@user-nu3tg7xe1y 8 ай бұрын
You really mad
@zakariyebalyaani773
@zakariyebalyaani773 Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkk HAAAAAAAAAAAKA
@samaronsaid4676
@samaronsaid4676 4 ай бұрын
Robow oo shabaab madax u ahaa oo Jotel shaman ku xasuuqay aqoontii umadda ayaa Wasiira waa qolonimo waxa lagu dulmayaa
@AyanArbow
@AyanArbow 8 ай бұрын
Qanis Hoyada was e
@khaalidmaxamed1556
@khaalidmaxamed1556 Ай бұрын
Itubiy
@DAAHIRMACBILEEYE
@DAAHIRMACBILEEYE 16 күн бұрын
Hala togto
@falxadofulaal6832
@falxadofulaal6832 8 ай бұрын
Beeraley ayuu ahaa ceeb miyaa berashada😊
@CabdicasiisCawil
@CabdicasiisCawil 8 ай бұрын
Caac ma wxd tahy jareer weynta xunxunee alshabaqbta ah
@IbraahimYare-cd4bc
@IbraahimYare-cd4bc Ай бұрын
Kkkkkkk
@user-eb8si3bl1p
@user-eb8si3bl1p 8 ай бұрын
Hawarta alatogana
@Lakilaki-go8dz
@Lakilaki-go8dz 8 ай бұрын
Calooshii ushaqeeste baa thy
@AnnoyedBooks-sf6if
@AnnoyedBooks-sf6if 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@user-go6db3yt9x
@user-go6db3yt9x Ай бұрын
Kuwan dowlad mahan dadka masakinta ayey cilayan awod ayey shaganayan alshabab alha keno dalkan
@AyanArbow
@AyanArbow 8 ай бұрын
Qanis wase
@user-vu4st2hd8o
@user-vu4st2hd8o 8 ай бұрын
Janaraal sheegoo janaraal ma ahan kulahaa naaneestiisa waaye kulahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@kaaraa-mardha1977
@kaaraa-mardha1977 8 ай бұрын
Xeer ilaalinta waxaa la weydiinaa general Zakia oo ah taliye ku xigeenka booliiska Somaliya weligeed ciidan ma noqon, marka sideey generaal ku noqotay?
@samaronsaid4676
@samaronsaid4676 4 ай бұрын
Hassan sheekh waydiiya isagaa u magacaabay majority darajada la wataa waa fake
@cumarcaadil3529
@cumarcaadil3529 8 ай бұрын
Feeraweyne tuug tuug dhalay afkagaga kalabax janaralka
@horijoogmedia
@horijoogmedia 8 ай бұрын
Genaral marka ka dhahay karaoorka hareerahay eegan kkkkkkkk meel bila nidaam ah somalia hagaagi mayso waligeed wayo dad baa lagu dulmay oo lagu dilay
@Arabduur
@Arabduur 9 күн бұрын
Inleen dawladii somalia isla xisaabtan ayaa wali ka jira😂 Nacalaa Alla dawladu macaaanaa Mar hadii ilaa iyo 2012 data lahayo Wax aanan la aqoon meel ay ka socot una socoto waa waxaan la aamino karin, lagu kalsonaan karin
@muktarhassan4030
@muktarhassan4030 8 ай бұрын
nin xabad kugu soo tuurey faataha uma akhrineysid
@degan4
@degan4 8 ай бұрын
Dadka dhahayop hebelba waa kaas dhibkaas geestee again hadaan nahay reer quran halka nin ee sidaas u dhaqmayo hanaloo daayo wax ha qasee😮😮😮 Allaa idinku dhaariyee ma sax baa??? Qabiil ha daa walalkaa ugu danaaniay wax sax ugu dood qar iska tuurka aan joojino😮😮walalkaa hadow 😮😮 gar leeyah u hiil laakin had uu dimbiila yhy wadankaga u hiili😮
@nafisonafta2799
@nafisonafta2799 8 ай бұрын
Hal toogto tuuga awalbo wan yabana kana janaral ah war hala toogto gafuur weynka
@Banooda
@Banooda 8 ай бұрын
Hawiye naareed jareer abtiyashina waaye inee idn xasuuqan ba rabtaan waa kaasa toogta bal aan aragnee
@user-pc1jv4hn8u
@user-pc1jv4hn8u Ай бұрын
General sheegow
SIR CULUS OO XUUTIYIINTU AY FASHILEEN IYO WARAYSI XASAASI AH
13:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 8 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 19 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 51 МЛН
Waa Maxay Sababta Loo siyaasadeynayo Xariga G.Sheegow Axmed Cali
9:47
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 47 М.
G/LE SARE XASAN CALI NUUR SHUUTE MAXKAMADII MAANTA 30 05 2018
3:59
Somali National Television
Рет қаралды 170 М.
Maxkamadda Ciidamada & Guddoomiye ku xigeenkii Hodan ee Argagixisanimada lagu eedeeyay
12:25
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН