@@naciimoaamir1099 hhhhh taasaa been eheen Naciimo subscrib igu caawi
@Mohamedahmed339325 жыл бұрын
Dadkan waa dad dhega xiran haddii aan loo sharaxin waxad samaysay lama fahmayo kuso celi ayana lagu oranaya marwalba
@najmafarah66965 жыл бұрын
Sax wallhi wiilka waa hadal badanyahy
@asadlove11295 жыл бұрын
FARAANTIGA AAS KAA DHUMIN HADAA MAQASHAY LIKE SAAR 😂😂😂😂😂😂🤐😂😂🤐😂😂😂😂😂😂😂😂
@qumanechannel93055 жыл бұрын
Reer muqdisho waa gudbeen fo 4 ward from burco🙋♂️
@kungabdhoodkaroon80005 жыл бұрын
Subscribe igu caawi wllky adoo mhdsan
@ashafarah8365 жыл бұрын
Inashallh
@amamiinofficial19885 жыл бұрын
Mogadishu one love ❤️
@kungabdhoodkaroon80005 жыл бұрын
Subscribe igu caawi wllky adoo mhdsan
@c.naasiryare44794 жыл бұрын
Mogadishu on I love
@abdirizakahmed23725 жыл бұрын
Waw cajiib dad badan ayaa hibo leh waa run waxaad tahay unbaa fiican inaad muujisid dadkaagana aduunka bartid maxay caalamka kale na dheeryihiin talow Miyeeysan sagaal bilood ku dhalan Waan rajayn haddii dadaalka la wado in badan oo haybad leh Soo bixi doonaan hambalyo hambalyo dhamaan ballanbaalis studio iyo wadnaha fm iyo gudigaba👏🏽👏🏽
Mahir you are confident boy masha alla wana ku tagersan nahay hadan reer muqdisho nahay balse sharaxada dheer waxbay ka xume neysaye hoos udhig go forward👍
@KakaKaka-tk7dv5 жыл бұрын
Wilkan waan ka yabay Wlhi bilaahi inta ila Argtay like isaar ilaahey🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@cabdaleali84235 жыл бұрын
17:03 Kan turubka aH wxa weeyaaN tricks wxayna khiyaamado ka billaamataY kolkuu odaygu u sheegay numbarka 54wxuuna sameeyey 54÷2=27 27+3=30 30÷5=6 Ruux aaan xisaabta isku dhufashadeeda garanayn kama shaqayn karro😊😊 hdaaa ka heshay Like issaaar😅😅
@kamalgiftin14485 жыл бұрын
Sxb wixi xisab ah wan isla fahanne e ino si qeex sidu ku ogaday number ka
@sharnakebarkhad70015 жыл бұрын
Haa 54 ino ushoogo ma aheen
@maan52765 жыл бұрын
Sii qeex hada tgantahy xisaab mala fahmosid 😂
@kamalgiftin14485 жыл бұрын
@@maan5276 mala (fahmosid❎)😀 ha dhihine waxad dhahda mala (fahmeysid✅)
@socdaalyare78535 жыл бұрын
@@kamalgiftin1448 kk. Wa iga qoslisay
@NFDMEDIAPRODUCTION5 жыл бұрын
Muqdisho aan imaanlahaye Yarkas ayaan kacabsani Inuu saa ii afuufo'
@sagaalsaeedsamtar74745 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk kkkkkk kkkkkkkkk
@Fatumo124 жыл бұрын
Nio wad iga qoslisay
@allemanddem30145 жыл бұрын
after mogadishu got talent comes the voice 🎤of somalia 👍👍
@abdifatahmohamed44095 жыл бұрын
Cabsi badanaa abwaanka😅😅😅 Abwaan aakhiro hallaga badalo ✍️😳 Abwaan adduunyo halloo bixiyo😂🤣😂 Waa ay fiicnaa laheyd In dad badan oo mucjisooyin ah Lahelo Insha'alh way Imaan doonaan Hore usii soco bro👏👏👏 06/january 2020 MUQDISHO Yaaqshiid 🙋♂️
@ayanna_mx46135 жыл бұрын
Waabd ldanty hdaanu wax kuu dhigin hargysa uni buu suuganta noogu dhigi jiry😂😂😂
@mohamoudmohamednuur31185 жыл бұрын
Abwan aakhiro: aar shimaalow igawarhy😂😂 Shimaale: adi WAx maku gaadhen aakhiro Aakhiro: maya Shimale: waar u dhig asc nio😂😂😂 Wiilku wuu kayaabsaday wlee😂👏👏👏
@imanabdirahman43065 жыл бұрын
Kkkkk
@Suusahp5 жыл бұрын
Ilin iga keenty saa uquslaaye😂😂😂
@ahmedaddow40085 жыл бұрын
One love Mogadishu❤️❤️
@princeofficial75895 жыл бұрын
Keep going bro kalsoni iyo talented aya hesata bls xoga marka magic tahy faah faahin bdn hasamen muhimada usheek kuma dhaqaq bls adiga waadna u sharaxday waana samesay that’s amazing good job 👍
@suleiman67915 жыл бұрын
Wlh indho sarcaad kawayn kan oday ku adkeeye siduu ugariiray cidii ila aragtay like ila somara
@mohamedhapeep61925 жыл бұрын
Wn ku faraxsnhy in dhalinyrda la mashquuliyo blse waxaa ficnaan lhyd oo aan kasii jecln lhaa in ay wadnkoda sida ay nabad uga dhigi lahaayeena falankeda qpbtn 🇸🇴🙋♂️❤❤❤
@mahamedhussienodawaa1255 жыл бұрын
Team sami cade like isara 👍🏿
@sundusziman26095 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkk
@Jeesto-Jiiro5 жыл бұрын
Muqdisho got talent cajiib wllhi ayay igu noqotay arinta Maahir Mohamed Khalid soo bandhigay hore u socda wllayaal. From hargeisa.
@Ayanabdi20235 жыл бұрын
This is what we need I am Somali and I leave America and I love to see my people what they do and that is the talent is we need we don't need people sinking from a people we need a people to something and impossible
@el_abdallahnoor91275 жыл бұрын
Ingiriisiga Maxaad ubaran waysay abaayo 😂
@mohamoudmohamednuur31185 жыл бұрын
Ingiriis sakaraada😂😂
@el_abdallahnoor91275 жыл бұрын
@@mohamoudmohamednuur3118 😂 😂 😂 😂
@mohamedabdi79855 жыл бұрын
@@el_abdallahnoor9127 respect her please
@mohamedabdi79855 жыл бұрын
@@mohamoudmohamednuur3118 respect!
@moustaphamohamed81995 жыл бұрын
Machallah sxb mahir runti waxad ledahay talent aad u sareya ee horay u soco bro , waxan ka dawada Jabuuti
@ogplayz21215 жыл бұрын
Dhalin yarada hala mashquuliyo sidaan cml barnaamijka xiiso ayuu yeelanayaa
That guy has won your competition Just give him whatever the prize
@profinneupane68834 жыл бұрын
Gabadha fadhida safka koowaad, dhanka bidig booska labaad yarka aad ayay u taageersan tahay kuwa kale daawasho un u yimaadeen, sidoo kle waa quruxley masha-allah🤩
Waa ku saray lkn heesaha wax ka qeyr badan ku badal
@Ronaldothegoat735 жыл бұрын
Waan kuu saaray wll
@fmmediaproduction6385 жыл бұрын
Mahadsanidiin Dhamaantiin walaalayaal 💯
@halabuurcaadilhanad54155 жыл бұрын
Maahir wlh very talented wye wuxuu ka qeyb geli karaa world magic horey usoco sxb
@abdiwalimohammed21375 жыл бұрын
Wxan layapanahay sppta like loo tuksado maxa laga faidaa SHit
@titu28725 жыл бұрын
Sheekadda turubka wiilka oo uu ugu danbeey siiyy taas waa fashil because dadka meesha ka qeyb gala yaasha ah ayaa wax kalla og oo micnaha tirada 1 illa iyo taban intta u dha xeeyso waxaa jiraaa erayo af garasho ah oo intaba leeysku yaqaanna oo markaas la sameestto oo uu qofku ku dhaeaaqaayo sidaa qofka inuu ku dhawaaqo oo kalle (haa) oo ay islla og yihiin in tobn kaas namper mid ka midda leeslla garttay inuu ugu fahmmo haa 6 waaye cml marka sheekadaas waa fashil ku kallanne anaa ku raad jooga waan idiin soo fashilinyaaa hadaad like ta igu dhiira galisaaan
@cabdalecaraay89235 жыл бұрын
Qofka in lagu dhago maaha waayo waxan waa madadaalo Gudiga ku adkeyska waa in iska dhafaan waa iga codsi
@Faraxsanfaceedkaroon5 жыл бұрын
Cabdale Caraay Haa Wlhi lkn wad iska ogtahay somaali hadii aynu nahay Waxa inaan hubsano mooyee si kale kuma qanceeno That’s not good really Reer baadiyo Nimo waaye sidan
@qaaliluula80135 жыл бұрын
Wa run in lagu adkeyo Maha somali si sahal Kuma qan ceso
@shuwaa5 жыл бұрын
Wow wallhi will kan dhiiragin ayuu u baahan yahay inaba caadi maaha America go talent haduu tagi lahaay 1milyan dollar ayuu heli lahay iyo kabadan 👏❤❤❤
@susanxashi17455 жыл бұрын
Aniga ba yabye 😲 lkn wan ubahnye dadkan okale 👏👏👏
@faizacadeeyelmi45255 жыл бұрын
Inta indha sarcaadkan ka heshay likta ha ila dhafina
@ahmedhillaac80175 жыл бұрын
*Bahda Bbs keep going* Like iisaara
@abdullahisabriye86885 жыл бұрын
Dhalinyaradeena Soomaliyeed wiilal iyo gabdhaba waan hubaa inay intaan iyo inkabadan oo hibooyin ah ay soo bandhigikaraan haddii loo siiyo fursad ay kufakaran oo qaraxyadaan baas laga dulqaado Illahey hainaga dulqaado dhibta watching you from Nayroobi love you guys keep going
@IrepSom5 жыл бұрын
His confidence is amazing wallahi
@craxmaancali1075 жыл бұрын
DawadaHa Kopad Like iizar ❣
@maxmuudnoor49875 жыл бұрын
Nin kan waa kee reer galbeedka inaga baraa jeeyay ha la ilaa shado Kano kAle waa kuwa show yada wadada iyo suuqyada ama meelaha dadku ku badanyay ku soo bandhige dadku na ku mada daalane Go muqdisho
Muqdisho got talent weey isceebeeyen wlhi war agteena kusameey meey dhahaan warwaxaan gudi maahan waa wax yarka lala ogyahay
@yacuubosman75345 жыл бұрын
😂😂😂wa markii igu horeyso ansoo booqdo barnaamjikan horaa loo soconayaa our people indho sarcaadka idilay
@zakariaabdullahinuur79815 жыл бұрын
Wax haadaad wadato saan hakaa ahaadaan ame iska dhaaf ✊✊✊✊💥🤟💥🤟
@selmadelastqueen40765 жыл бұрын
I really don’t like the new man because he is being rude at last challenge he is going wallahi it was really smart and talented kid Manshallah he really worked and studied it 🙌🏼brother I support u ❤️ from Minnesota
@bilanbilan15505 жыл бұрын
Somali wax iskuma ogolo quruxeey
@mohamedlampard70425 жыл бұрын
Ok
@suleimaan455 жыл бұрын
They don’t understand magic tricks or even if the person is talented this kid is trying to make them understand because he took 25 minute to show how its done ✅
@rodaahmed10245 жыл бұрын
Every show abayo there is a rude judge
@ahmedknaan75865 жыл бұрын
And Iam Support You
@sugaanmaal57785 жыл бұрын
Xisaabta danbe iyadoo 16 dhagxood ka kooban ban shaxda ku ciyaari jirney markasan qofkastaba numberkii sheeko soo saari jirney waayo waayo👌👌
@Darwishband3455 жыл бұрын
Anigu marwalba qofka kowaad ee aan tagerayaa waa Sakeriye
Tan labad warqada bir lab aa ku jirto kobabkana bir lab kale dhexdod ku samesan marku ruxo midna we ku dhage midka hosane we ka dhace that is the really bro lkn wa talenta horey usoco keep going 🙏 Idinkana asxapta subscribe iisara maskax furan iigu imada iyo xuji fur 🙏✊
@abdinasiraidarusmohamed74885 жыл бұрын
Wiilkan Mogadishu wuu ma tali karaa walaahi ilaahay ha xafido
@safiyashide39255 жыл бұрын
😁😁😁😹😹😂😂 Masraxa furan aya hore ugu aragnay Mahir Mantana gudidi wa yaabtay😹😹😂😂
@noloshacusubchannel85445 жыл бұрын
*m.a manta wan arkay wlh wa talent waliba best talent waxan ku leyahy go ahead bro horey usoco*
@kashkasg52975 жыл бұрын
Hhhh mahir lpx gacanta ku tagay bro 😂😂😂🙋🏾♂️👏🏽👏🏽👏🏽
@mohamoudhussein59785 жыл бұрын
Shimaali Axmed shimaali Soo laabasho wacan.
@suganemedia11495 жыл бұрын
Like ii saara intii ninkaan taagerta
@ibraahimmahamuudvovo19804 жыл бұрын
Inta xabeebkeena mohamed jecel like ha iisaaarto
@mobulhanlyrics17205 жыл бұрын
Balanbaalis waxaaan macquul maaha wlhi😂😂😂😂
@maryamoabdijeyte75785 жыл бұрын
Mo A Dahir Bulhan hhhhhhh layaab hortaa wllo
@fidhigyoungofficial5855 жыл бұрын
Mogadishu gota lante
@fidhigyoungofficial5855 жыл бұрын
Horey uscda
@amalmahamud48045 жыл бұрын
Masha allah maahir caadi ma ahan indho sarcaadkiisa
@lifeisgreat115 жыл бұрын
Lakiin waa Guul ninkaana aad baan u hambalyaynayaa, dhalintu fanka iyo farshaxanka inuu u kuur gashaa waa guul.
@gabarbarichannel98045 жыл бұрын
Runtii waa heybad alle Usiiyey M.a sida Uu UzharaxaYo iyo sida ay noqoneyso waa mid cajiib ah War bal indho sarcadow wlo Ma na bari kartaa sida wax yeezhay hadii aad sms aragto fadlan nala soo xiriir an ka baranee 🙏
@sumayamaxamed45115 жыл бұрын
Jiilka cusub hibadoodii qarsoonayday bay soo bandhigeen mashallah
@cuzeerabdullahiabdi56235 жыл бұрын
Wan ku tagersanahay wll wa qofkaa ugo horeeyay aan tageeray waligaay
@nagiibvlogsflims34865 жыл бұрын
Magic caagaga yar yar waa fashil wlhi kobka dhexe warqad ayaa caadi ugu hoos jirta oo marku dhigayo uu ka gaadhsinaya ee bal caadi ugu fiirsada waad fahmaysa wuxu samaynayo marka koobabka yar yar
@abdirahmanmaxedjiin35605 жыл бұрын
Magic oo dhami waxa waaye in aad dadka ina sarcadin karto ama poopsin karto
@maxamedkhadarfuns57805 жыл бұрын
Muqdisho one love
@samiraarte94245 жыл бұрын
Hayeey sixirlowga muqdisho waye waraa wxn talent ma,aha. Ee alle unoqo bro
@khadromukhtaar86785 жыл бұрын
M. aheertejtoobwaa nisalaamay waxaaniidhihilahaahoru usocda
@mohamudabdirashiid40975 жыл бұрын
Bismilaahi kani waa saaxir wllhi
@ibrahimmaxamed44845 жыл бұрын
wllhy tasaan kulah aamin sanahay bismillah
@nimcogeenyo82735 жыл бұрын
Mashaa allh wiilkan caadi mhn calamka ayuu noga qeyb gale talentiga waxasaa nin raged ah
@najiano24585 жыл бұрын
Mahir talented boy wllhi said aya uqoslay sxb
@boqolgeelechannel29615 жыл бұрын
Wiilkan magic yar waaye Gudiga ka yaabsaday Odeyga jarees ka keenay 😅😆😅😅😅😅 Keep going bro 👏
@nadiirbashka81975 жыл бұрын
Adeer got talent ma wax aan Wuxuu kusoo saaraya tirada qaacido oo ah 54 baa loo sheegay 54÷2=27 waa labadii lagu dhigta 27+3=30 waa tii laga jaray markii hore 30÷5=6 shabtuna waa tii lagu dhigtay
@mohamedshiino8885 жыл бұрын
Nadiir Bashka boy how did he changed Rani into 6 Izbig?
@cabdilahidahir97695 жыл бұрын
Waraaqda siduu uga soo saarey koobka aan daloolin
@hassanfarah57695 жыл бұрын
wilka ugu horeeya ee magic samaynaya mahan inuu sharaxo marka ugu horeysa wax kasta waxa uu ku fiican yahay in aan la ogaan marka hore
@rugsanmedia32145 жыл бұрын
Slm balanbaalis howl fiican ayaad haysaaan
@whitedonkey84015 жыл бұрын
Wallee Xamar tafaafuloow waa ka buuxyaa Ilaahoow shartooda Naga kori Ilaahoow gabadhaha qurqurxoon uusan nagu qabsan wiilkaan iyo intii balaayadaan oo kale taqaan Allaahumana jinaa