MOGADISHU'S GOT TALENT PART 9 YAABKA ADUUNKA INDHA SARCAAD

  Рет қаралды 414,253

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

Күн бұрын

Пікірлер: 868
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
Caawa hooyoyin kamida hooyoyinka somaliyeed waa u murugo iyo ooyin . Illaahayow samir sii hooyooyinkaa 🤲
@jawahirmohamudhassan4979
@jawahirmohamudhassan4979 5 жыл бұрын
😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥ax
@zakariaademmohamed9593
@zakariaademmohamed9593 5 жыл бұрын
Aamiin
@kamaara6644
@kamaara6644 5 жыл бұрын
Aamiin
@calihuwriwaa2233
@calihuwriwaa2233 5 жыл бұрын
Amiin yaarabi 😓😓😓😓🤒🤒🤒🤒😓😓
@studiodollar2763
@studiodollar2763 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 5 жыл бұрын
*Alle ha unaxariisto Dadkii iyo Ardaydii ku dhimatay Muqdisho* 😢😢😢😢😢😢 Uduceey plz
@jawahirmohamudhassan4979
@jawahirmohamudhassan4979 5 жыл бұрын
😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@jawahirmohamudhassan4979
@jawahirmohamudhassan4979 5 жыл бұрын
Amiin
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 5 жыл бұрын
@@jawahirmohamudhassan4979 Aamiin
@aamiina123amiisha8
@aamiina123amiisha8 5 жыл бұрын
Aamiin
@khadanhaashi3315
@khadanhaashi3315 5 жыл бұрын
Aaamiiin
@eidgeeljire9726
@eidgeeljire9726 5 жыл бұрын
dadka like ta ku raadiya Diinteena macaan iyo nabigeena suban scw Allah umada h ka qabto Ma arkaysid qof masiixi ah oo Diinteesa wax malaa yacniya garab dhigaya ama ku raadinaya Naclad Alle ha ku dhacdo kuwaas ameen dhaha
@fatimahmoalimhassan2180
@fatimahmoalimhassan2180 5 жыл бұрын
Eid Mxaa lacnada ilahay ugu ridee laga yaabe inu aqoon ulaheen uduceey oo kaliya laga yaabe inu yahay qof muxwaxid ah hadana qaldame .
@mustapheahmedhirad113
@mustapheahmedhirad113 5 жыл бұрын
Ilahay Ha Soo Hanuuniyo Kuwaas Way Lunsan Yihiine😭
@ISMOBeautyandCooking
@ISMOBeautyandCooking 5 жыл бұрын
Asaxabey please isaar subscribe like share idinko mhdsan asaxabey 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@fartuunahmed886
@fartuunahmed886 5 жыл бұрын
Eid Geeljire qaladka ku like siinaya waaye
@eidgeeljire9726
@eidgeeljire9726 5 жыл бұрын
@@ISMOBeautyandCooking qofku saas oo kale wax ha u cadaysto war usaara gabarta oo video geda so dawada
@blossom8569
@blossom8569 5 жыл бұрын
Kkkkkk like saar waa amrkyga ha iceebeenin🤣🤣 I liked wlhi keep it up bro♥️
@MohamedAbukar-cp2ym
@MohamedAbukar-cp2ym 5 жыл бұрын
Waan qoslay runtaaa copyrghtka sheeg hee 😂😂😂😂🤣😂hhahhah wan kusaray
@fitaaxsiisii2994
@fitaaxsiisii2994 5 жыл бұрын
Hhh😂😂😂
@blossom8569
@blossom8569 5 жыл бұрын
@@MohamedAbukar-cp2ym kkkkkk iliked aaba kusoo qory ma ujeedid miya amise af gaalka iskuma wacnediin🤣
@daacadamoore6970
@daacadamoore6970 5 жыл бұрын
Sida marka hore indhaha inogu shedatay Dibna ad inogu sutotay iga gadan tahay blh ku zaray african Girl
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 5 жыл бұрын
@@blossom8569 subscribe isaaar walal qali
@Mohamed-rk6wg
@Mohamed-rk6wg 5 жыл бұрын
This is wat they call talent well done boy ....
@Abdi-uy1kh
@Abdi-uy1kh 5 жыл бұрын
Adinasir Mohamed reported lol
@sharafcabdiwali4160
@sharafcabdiwali4160 5 жыл бұрын
Abdinasir mohamed 👌
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 5 жыл бұрын
Waa qofkii ugu horeeyey ee aan ka helo jilitaan kiisa runtii. Waa taa xirfada iyo hibada uu qof leeyahay taas oo uu wakhti badan geliyey. Waxaa daawan kara xataa dad aan soomaali ahayn . Thanks well done
@cureejosaaleh4575
@cureejosaaleh4575 5 жыл бұрын
Oh my good mashaa allah Proud to have people with talent really now we can compete with foreigners☹💙💃 Next year Americans got talent ka qayb qadanena I.a☹😌that's my dream😭❤
@haniofficial1352
@haniofficial1352 5 жыл бұрын
ifka lagu yahay walaaa plzzzzzz like heee SUBSCRIBED isaaaaaaaar 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@faarahadam7168
@faarahadam7168 5 жыл бұрын
Haniyeey 6 days Kamaqan tahay youtube ka Update ka dhig Suscribe badan waa heledye.
@cabdiqaadiribraahim6473
@cabdiqaadiribraahim6473 5 жыл бұрын
Hani waan kuu saaray wllo
@abdiladiifahned5923
@abdiladiifahned5923 5 жыл бұрын
Wàan kuu saaray
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 5 жыл бұрын
@@faarahadam7168 subscribe isaaar walal qali 🙏
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 5 жыл бұрын
@@cabdiqaadiribraahim6473 subscribe isaaar walal qali blz 🙏🙏
@ibnuosman3773
@ibnuosman3773 5 жыл бұрын
in seattle Washington ilajoogto ooo dawameyso muqdisho's got talent 😁 like isaara 🤗🤗🤗🤞
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 5 жыл бұрын
Ibnu Osman subscribe isaaar walal qali
@ibnuosman3773
@ibnuosman3773 5 жыл бұрын
@@Ruunbashiirofficail African maad thy
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 5 жыл бұрын
@@ibnuosman3773 somali wana ku fana👍
@ibnuosman3773
@ibnuosman3773 5 жыл бұрын
@@Ruunbashiirofficail nomkaaga isoodir aaan kushukaan sade
@eng.abdikanimohamedhussein6312
@eng.abdikanimohamedhussein6312 5 жыл бұрын
Waan saary mana joogo kwrn hee
@dr.gutalealmuqdishawi9575
@dr.gutalealmuqdishawi9575 5 жыл бұрын
Muqdisho's Got Talent Way laba lixaadsanesaa Masha Allah Caasimadda Umadda Soomaaliyeed
@maamodagan7710
@maamodagan7710 5 жыл бұрын
This is what they call talent really keep going brother.
@abwansoojeede5053
@abwansoojeede5053 5 жыл бұрын
Caaawo hal iyo labo iga horeeso yeees ee like dhac ku siiya
@BrotherDeenAhmed
@BrotherDeenAhmed 5 жыл бұрын
This is extraordinary .... Muqdisho got talent go go go go go 🇸🇴🇸🇴💪
@hanadbashiir4706
@hanadbashiir4706 5 жыл бұрын
Wooow Wooow Wxa Kale Wiil Taalanti Leh Keep Giong🙋🏿‍♂️🙆🏿‍♂️
@mustapheahmedhirad113
@mustapheahmedhirad113 5 жыл бұрын
Got Talent Caadi Ah Buu Keenay Ninkan❣
@saalix.saalax
@saalix.saalax 5 жыл бұрын
Wr ninkan afar turub ah ayuu haystaaa o kla bedelayaa xadhigana xaga dambe ayuu ku guntayaaa
@mxmed5179
@mxmed5179 5 жыл бұрын
@@saalix.saalax hhhhh
@faadumo5838
@faadumo5838 5 жыл бұрын
Masha Allah wiil maskax badan allah ku barakeeyo abowe
@amiishaali8728
@amiishaali8728 5 жыл бұрын
Warta nabada my home❤😍 uxiisay wlhi❤rer warta nabada wasalamantihin👋
@mohamedhapeep6192
@mohamedhapeep6192 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto dadkaygi mnta ku naf wayey qarxi saka 😭😭😭🇸🇴🙋‍♂️😭😭😭😢😪😪😪😪😪
@umuabyan4562
@umuabyan4562 5 жыл бұрын
Alalh ha u naxaristo intii qaraxaku geriyotay manta intakalena alah hau bogodhayo amiin
@jawahirmohamudhassan4979
@jawahirmohamudhassan4979 5 жыл бұрын
Amiin
@SamaantaTV
@SamaantaTV 5 жыл бұрын
Allah u naxariisto intii dhimatay maanta Intii dhawac neh alleh u gargaaro Wll aan uwada duceyno
@jawahirmohamudhassan4979
@jawahirmohamudhassan4979 5 жыл бұрын
Amiin😥😥😥😥
@abaasmahamud6067
@abaasmahamud6067 5 жыл бұрын
Aamin alla unaxariiso
@abduhaaaqgen.5071
@abduhaaaqgen.5071 5 жыл бұрын
Aaamin aaaamin
@sucdicabdulle2423
@sucdicabdulle2423 5 жыл бұрын
Aamiin
@Zahara373
@Zahara373 5 жыл бұрын
Masha Allah this what I call got talent. I will recommend you guys to have a host a show like this will be great 👍 to have a host
@nastahmoegal485
@nastahmoegal485 5 жыл бұрын
First ahy cawa wlhi frxd ayey ithy👏💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖👏👏👏👏👏
@xamdimaxamed5150
@xamdimaxamed5150 5 жыл бұрын
Waa indho sarcaad ee maha sixir waa wax labartay dadka dhahaayo sixiroole waaye 🥰🥰👌🇸🇴
@ladyboss4227
@ladyboss4227 5 жыл бұрын
Masha lllah waaa wiil talent leh keep going
@mahamudosmanhussein9682
@mahamudosmanhussein9682 5 жыл бұрын
Kuwa like-ta raadiyo dhan Si khaldan ayey udhasheen!.😂
@fartuunahmed886
@fartuunahmed886 5 жыл бұрын
Soo bax waa amarkeyga ha i ceebeynin 😂😂😂
@najuuwarsame6478
@najuuwarsame6478 5 жыл бұрын
Kkkkkk qosl😆😆😆😆😆
@gangpoi4287
@gangpoi4287 5 жыл бұрын
Waa sixir wllhi ha I ceybayn soo bax
@fartuunahmed886
@fartuunahmed886 5 жыл бұрын
Najuu Warsame aniga xataa waa isku naxsanaaa ameee dadataaa cml
@fartuunahmed886
@fartuunahmed886 5 жыл бұрын
Yahya Yasin maka baqday 😂😂
@gangpoi4287
@gangpoi4287 5 жыл бұрын
Fartuun Ahmed wllhi waan aqana kan iskulka Al huda la dhaho oo barefat ah oo dhigan jiray lkn ani waxay ila tahay sixir soo bax ha I ceebeyn
@ahmedii3833
@ahmedii3833 5 жыл бұрын
Wiilkan Luuqadaa Ku Adag Mooyee Sida Kale Hibo Asal Ah Buu Leeyahay BARRO HORAY USOCO🤩🥰🥰
@zakimoha892
@zakimoha892 5 жыл бұрын
Luqad meehee wuu shikshigayaa
@fatuushamoha6482
@fatuushamoha6482 5 жыл бұрын
Sax luqadaa kuadag
@queenlamaaz3790
@queenlamaaz3790 5 жыл бұрын
Haa m.a in.a hamigiisu wuu garya
@maymungujis2204
@maymungujis2204 5 жыл бұрын
Wooooow maahir waa samiga wiilkeyga dadaal maahir wiilkeygi weynayow 💉❤️💯💯👍👍👏👏👏
@miralemuude9066
@miralemuude9066 5 жыл бұрын
Aan u wada ducayno intii ku dhimatay ama ku dhaawacantay qaraxii maanta ALLAHA uwada naxariisto intii dhimatay inta dhaawacaana ALLAHA caafiyo anagana gadaashood ALLAH nama fitneeyo Aamiin
@suxufikoke5379
@suxufikoke5379 5 жыл бұрын
Inta hargeisa igala daawnaaysa like saara
@gutuboimaan2811
@gutuboimaan2811 5 жыл бұрын
Astaqfululaaah tanoo kale waligey ma arag sanaaa 😂😂😂waa amarkeygee soobax ha icebeyn kulaaa 😂😂😂😂
@ashaharbi1541
@ashaharbi1541 5 жыл бұрын
Gutubo Imaan haaa haaaa kkkkk
@huriarelax2067
@huriarelax2067 5 жыл бұрын
First view ayaa ahay ee like ii sara
@wkaamau2042
@wkaamau2042 4 жыл бұрын
So far this the only yute wid da realest talent tbh ✍🏿✍🏿✍🏿✍🏿
@aliyaasli9165
@aliyaasli9165 5 жыл бұрын
Odaygii shimali hadu maqanyhy mey qof kale keenaan wey adagthy laba garsoor in lagu baaso 50\50
@user-vf7sj8gi9x
@user-vf7sj8gi9x 5 жыл бұрын
Muqdisho cawa wa mugdi Allah inti kudhimatay haunaxariisto inta kudhawacantay allah hacafiyo
@maryamamaxamed3661
@maryamamaxamed3661 5 жыл бұрын
Amiiin yarbi
@weight-loss.
@weight-loss. 5 жыл бұрын
Ilaahow umadda kabadbaadi qaraxa inta muslin ah aaminta waa xagiina usoo duceeya
@Kweensunami
@Kweensunami 4 жыл бұрын
Wiilkan American got talent geeya sharaf ayuu no keeni lahaa 1m na wuku guulesan lha
@kowsarmaxamed503
@kowsarmaxamed503 5 жыл бұрын
Ilahow casimdena nabd inooga dhig
@najmamohamed4643
@najmamohamed4643 5 жыл бұрын
Muqdisho fanaan uma baahna waqtigan waxay ubaahantay dhalin yaro muwaadiniina oo gacanta is qabsada oo ka shaqeeya nabada maalin kasta dhalin yaro dhimatay inaan maqalno uma adkaysan karno Ilaahay ayaa muqdisho umaqan
@Abdiqadir9
@Abdiqadir9 5 жыл бұрын
imika ayaan qaadan karnaa tartanka ✌️
@drahmedirroirro3402
@drahmedirroirro3402 5 жыл бұрын
ha ila dhafin liketa lacag mehee
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 5 жыл бұрын
Drahmedirro irro subscribe isaaar walal qali
@drahmedirroirro3402
@drahmedirroirro3402 5 жыл бұрын
ok
@drahmedirroirro3402
@drahmedirroirro3402 5 жыл бұрын
@@Ruunbashiirofficail wan saray sister
@somcastudio2899
@somcastudio2899 5 жыл бұрын
*Wiilkaas gacan iyo dhiiro gelin Hala siiyo waa wiil aad ufiican oo talent leh*
@abdifatahmohamed4409
@abdifatahmohamed4409 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto🙏🙏🙏 Dadkii soomaaliyeed oo ardayda u badnaa mashaqadu ku gaarty shaley ex_control afgoye /28/December 2019 UDUCEEYA WALAALAYAAL WAX KALE INNOOGAMA BAAHNA👏👏👏 INAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN😭😭😭
@LOLShield-1
@LOLShield-1 5 жыл бұрын
Asaxabta ku xuran barnamishan sida anogo kale plz waxan ahay walashin iso boqda ina cawiya
@salmacadey4960
@salmacadey4960 5 жыл бұрын
Impossible I cant believe
@mohaileeye2421
@mohaileeye2421 5 жыл бұрын
Maxaa lagaa caawiyaa
@sundusabdiraxmaan1317
@sundusabdiraxmaan1317 5 жыл бұрын
Wan Ku cawiyey wlshy wan Ku saray substrates guul bn Ku rajayn Insha allh
@LOLShield-1
@LOLShield-1 5 жыл бұрын
@@sundusabdiraxmaan1317 shugran ❤❤
@waayo7766
@waayo7766 5 жыл бұрын
@@LOLShield-1 maxaa lagugu caawinaa like adna iisaar waan kuu saaree
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 5 жыл бұрын
MashaAllah wiilkaan yar hibadiisa waxaa usii dheer ixtiraamka uukuyiri garsoorayaasha manii imaadaa mase midkamida ayaa ii imaanaya aadbaan ugahelay. Hayceebeen soobax. Aaaaa waxaan sugnaaba waa hibooyinkale inshaAllah
@thestarboy264
@thestarboy264 5 жыл бұрын
Allah umadi xamar u naxariisto 🤲 🤲
@mehlan3743
@mehlan3743 5 жыл бұрын
Ha icayben soobax 3 ❤️❤️❤️❤️👍🏻👍🏻👍🏻
@ilwaadali6042
@ilwaadali6042 5 жыл бұрын
Indha sarcaad & wax aan aduun & aakhiraba anfacaad lahayn meesha hala soo taagnaanina walaalayaal ee u duceeya umada Muslimiinta ah ee dhibaataysan gaar ahaan umada Soomaaliyeed oo maalin walba tarab tarab ugu dhamaato dalkayna kuwaas oo ay ugu dambeeyeen walaalihii 28/12/2019 ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Muqdisho EX control afgooye😭😭
@abdikaniibrahim8555
@abdikaniibrahim8555 5 жыл бұрын
M.a wan soo dhaweynaa wiilkan yar hormarna wau rajeynaa
@deeqamaaida5949
@deeqamaaida5949 5 жыл бұрын
Walalayaaal uduceeeya walalaheeena qaraxa ku geeriyooday wlhi aaad ban umurugaysanahay sxptey ku waaayay qaraxaaa ax 😭😭😭😭😭 inta dhaawaca ilaaah ha caaafiyo inta dhimatay ale ha unaxariiisto😭😭😭😭😭😭
@africanspirit7028
@africanspirit7028 5 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Wllhi Hore uzocda walaalaHaYga QaaliGa ah heer💖💖💖💖 muqdisho idin jeclahaY🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abootacommunitychannel9085
@abootacommunitychannel9085 5 жыл бұрын
Waaw mash allh walhi caadi maaha wiilka maahir shigoow kkk waa shig shigaa
@mobulhanlyrics1720
@mobulhanlyrics1720 5 жыл бұрын
*Talent iYo Qurun Bad uJeedaan Dadkeenina Waaa Labaabi inayaaa Nacalatulaahi Ordaya Baroordiiqa ka Qaybgala* 😓😓😓😓😓
@ramaazruuxi173
@ramaazruuxi173 5 жыл бұрын
Waa amarkeyge so bax aaa xeybaro wu yaabay wlh hhhh moqdisho got Talent waakan wiilkan cml lo baahanye sxb xamar cadey maxan uxiisay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 5 жыл бұрын
Ifkaa lagu yahay walal somali weyn subscribe iyo like isaaara blzzzzzz😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏
@nastexocali1670
@nastexocali1670 5 жыл бұрын
Wankuu saary abyo
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 5 жыл бұрын
@@nastexocali1670 thanks qaaaali
@xamdaxilkas2163
@xamdaxilkas2163 5 жыл бұрын
Maahir wallkee macn hormar kurijeyna tusi bulshada burhaankaaga wll mcn👉keep going
@hggh1722
@hggh1722 5 жыл бұрын
U guys need two high definition audition cameras. Wake-up guys.
@intawanagsanwalalkoda494
@intawanagsanwalalkoda494 5 жыл бұрын
Inta Canada ila jogto like isara
@zupermoha9773
@zupermoha9773 5 жыл бұрын
😂😂😂
@zupermoha9773
@zupermoha9773 5 жыл бұрын
Ayub sxp fbgada isheg inaan isbarano ayaan rabaa canada ayaan imaan rabaa
@kifaxalii4574
@kifaxalii4574 5 жыл бұрын
Wah 🤣🤣🤣🤣😂 mogdisho gacan baan uu taagey🇸🇴🙏
@mahadyre
@mahadyre 5 жыл бұрын
Wlhi intuu sameeyay oo idi waan fhmy 7:00 dib ugu laabo majoojinaa markuu dhahayo ayuu mid ka soo bixiyay fanaanada kacanteeda mid u diyaarsan ayuu ahaa blse wuu keenay keep going bro inta fahahty like
@queendagan4930
@queendagan4930 5 жыл бұрын
ninkan dhowr turub ayu gacanta ku haya markasu so qabana 😂😂😂 inta ila fahntay like sar
@qaaliinasheikh536
@qaaliinasheikh536 5 жыл бұрын
waa niman sheydaannimo dadka baraayo allha inaga qabto dadow aamiin dhaha hdii aad diintiina kufaantiin
@abdirizakmohamed6799
@abdirizakmohamed6799 5 жыл бұрын
Hahaha like iisaara waa amarkayga ha.iheebeenin 😂😂😂❤
@axmedkoomaad7462
@axmedkoomaad7462 5 жыл бұрын
Yusuf haybaro wll aan si weyn utaagero keep going 👏👏
@hamzeapdirashidmohmet1898
@hamzeapdirashidmohmet1898 5 жыл бұрын
I'm first 👉👍
@feisalmohamed1671
@feisalmohamed1671 5 жыл бұрын
Inta baydhabo ila jokta o dawaneysa like isara👍
@relaxationandrelief2792
@relaxationandrelief2792 5 жыл бұрын
Anaa kula joogo bro
@mahadmohamedcabdu8707
@mahadmohamedcabdu8707 5 жыл бұрын
Wa lukala joga
@HassanMohamed-ds5sv
@HassanMohamed-ds5sv 5 жыл бұрын
Mashlh wlh wiilkaan waa wiil talent leh anaga mxaan garab usiin la'nahy dhalinteena talentga leh 🤔
@najahhassan7716
@najahhassan7716 5 жыл бұрын
waa snoo midhan%
@relaxationandrelief2792
@relaxationandrelief2792 5 жыл бұрын
Walee ani wuu iga yaabiyay 🙋‍♀️
@abdirahmanali5545
@abdirahmanali5545 5 жыл бұрын
Talentiyeey xaal Qaado mar dhowna mid khamri is dardarayeey keeni donaan markaaseey dhihi donaan Waa talenti war ilahey ka baqa oo maxaarimta ilaahey ka dhowrsada.
@nadiayaqup4157
@nadiayaqup4157 5 жыл бұрын
Kkkk odaygii Aakhiro ahaa maanta waa la sirxay 🤣🤣🤣
@xupixanan1729
@xupixanan1729 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@ayaancadey1131
@ayaancadey1131 5 жыл бұрын
Kkkkkkķkkk
@abdirahmanfiqi2823
@abdirahmanfiqi2823 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@Faraxsanfaceedkaroon
@Faraxsanfaceedkaroon 5 жыл бұрын
Hhh duqa magaciisa Aaqiro ayaanba ka yaabaa Tolow ma naanees baa mise Waa magaciisa dhabtii
@nadiayaqup4157
@nadiayaqup4157 5 жыл бұрын
@@Faraxsanfaceedkaroon 🤣🤣 hamdiyay ma aqaan ina magaciisa runta ah yahay iyo inakale kolba waa nin yaab leh ooo shaqadiida qabsanaya. Shamaali meesha ma imaan maalmahaan
@ahmedjooker3148
@ahmedjooker3148 5 жыл бұрын
Ninkaas abwan akhiro lahjada wiilka aadbu u fahmay shanta somali mid (somalia,Somaliland, jabuuti , Nfd ,ddsi)
@daad4074
@daad4074 5 жыл бұрын
10:12 xariifka suudka wata suu u yaaban yahay inta ila aragti like dhac ku siii
@rohitbadri5234
@rohitbadri5234 5 жыл бұрын
Dadka ku dhagan wiilkan hadey wax isku hayaan masraxa ha imaadaan waxna ma sameyn kartaan qeylona waa ku jirtaan qayano hadey tahay iyada xataa qibrad ayay u baahan tahay horey u soco bro
@abdirahmanjama2028
@abdirahmanjama2028 5 жыл бұрын
Inta germany duestchland joogto like ii saar
@tawanahmed2619
@tawanahmed2619 5 жыл бұрын
Aniga jogoo
@munira9907
@munira9907 5 жыл бұрын
dadka hibada leh ha xishoonina soobaxa waa amarkeyga 😂😂
@abdirahmanmohamad9682
@abdirahmanmohamad9682 5 жыл бұрын
dadki manta wax ku garay qaraxa allah ha u naxaristo inti dhawaca ahna cafimad allah ha siyo insha Allah
@yaasmiinmohamed5493
@yaasmiinmohamed5493 5 жыл бұрын
Amiin ya rabbi
@Waarre
@Waarre 5 жыл бұрын
Wllhi hadaad gacmahiisa fiiriso un waad garan kareysaa siduu wax u wado waxani sixir maahan ee waa qiyaano la barto yarkana si fiican buu u sameeyay, hada midka ugu dambeeya markuu odayga dhaho jooji daqiiqada 7:00 dib ugu laabo oo si wacan usoo eeg (igama aha inaan yarka fashilo ee dadka sixirka aaminsan baan tusayaa waxani iney xeelad labartaa tahay eysan aheyna sixir aniguba dhoor xabaan aqaan😂)una fiirsada turubkuu soo saarayo hoos buu kasoo jiidayaa weliba si dhaqso ah kadibna gacantuu usaarayaa midka hoosana waa mid uu soo diyaarsaday! Si walba kuwii iska heesayay wax badan buu dhaamaa hore u socaan leeyahay
@zaaraabdalla7326
@zaaraabdalla7326 4 жыл бұрын
Kugu racsan nhy wll
@abdirizakbaradho5735
@abdirizakbaradho5735 4 жыл бұрын
sixir weeye cidna kuma dhihin ee waa indho sarcaad waana xeelad
@Waarre
@Waarre 4 жыл бұрын
@@abdirizakbaradho5735 waadan aqoone Indho-sarcaadka laftiisa qeyb sixir la'aantii aan lasameyn kareyn baa jira tanse waa tii xeelada!
@guulujoogetube9673
@guulujoogetube9673 5 жыл бұрын
Like isaraa hadi indha sacad rabto ila so xirir
@daadirhero
@daadirhero 5 жыл бұрын
Wow😳😳😳Ha I Caybeen Kulahaa😂😂😂😂 keep going Brader
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 5 жыл бұрын
Mida xadhiga sifiican baa looga fahmayaa lkn kuwa turubka waa Top
@cabdiraxmankhalif683
@cabdiraxmankhalif683 5 жыл бұрын
Muqdisho ayadaba gubanese nagadhafa waxn 😢
@qaalid2020
@qaalid2020 5 жыл бұрын
Masha ALLAH wllahi waa waxkale talent buu leeyahay horey usoco sxp maahir
@axmedmaxamed4957
@axmedmaxamed4957 5 жыл бұрын
hadaa nahay ciyaal wardhiigleey ama reer warta-nabada waa sababta aa markasta uga sarayno degmooyinka kale ee gobolka banaadir viva degmadayda❤
@kaariyowofficial4679
@kaariyowofficial4679 5 жыл бұрын
Ana u horeeye yes viva mugdisho
@kingmohanjacelow6248
@kingmohanjacelow6248 5 жыл бұрын
War sana raba aniga ciyal siinay soyaca keep going pro viva ciyal sinay hadi aa tahay ciyal siinaay subscribe iyo cawi
@ridwaanhalaasi5964
@ridwaanhalaasi5964 5 жыл бұрын
Tani de magic maaha odayga turubka jooji marku dhahay kukala layidhi kan qabso oo laso arkayay wlhi wuuka badiyay😂😂😂😂😂😂😂
@deeyoo
@deeyoo 5 жыл бұрын
Tiro ha sheegin baa maanta dhan ila meereysaneysay hadda waxaa yimid soo bax waa amarkeyga. Horey u soco eebow maahir wax kalaa tahaye lol
@mohamedshire1006
@mohamedshire1006 5 жыл бұрын
Afka somaliga wuu yara dhipayaa wilka any way well done
@amishibraa9678
@amishibraa9678 5 жыл бұрын
Mucjiso m.a horey uso Ibrahim maxamed 😂😂👍👍👍👍
@raaxomaxamed7655
@raaxomaxamed7655 5 жыл бұрын
inaba caadi maahan warata nabada hadeey isfaaniyeey kaaraan waakaa hadalku anakuna waxdayahee wax laga qaban karo maleh keep going wiilka io dagmadiisa warta nabada😂😂😅😂😅😘😙😘😙😘😙
@beer-lula_22
@beer-lula_22 5 жыл бұрын
Wiilkan wu na waalay😂😂❤
@somcastudio2899
@somcastudio2899 5 жыл бұрын
*hhhhh reer xamar weyne caadi maahan sey malaay ucunaayeen ayeyba ayika dhan 45maskax udhigmaan 🙏♥️❤️🤣🤣*
@axmedabdalla9005
@axmedabdalla9005 5 жыл бұрын
Kan waa gacan galay siinayna madagantahay indha sarcaadna mataqaana ??!! Badbaado allaah
@ubahwarsame7693
@ubahwarsame7693 5 жыл бұрын
MAASHA,ALLAH,HE HAS SKILLS.
@yahyrkaros4165
@yahyrkaros4165 5 жыл бұрын
Wow Amazingly wllhe wiilkan Hibadiisa wa cajiib guuleeso wll
@deeqoali57
@deeqoali57 5 жыл бұрын
Dhalinyaradeena wa aqli badanyihiin 'ilahay nabadgalyo ha kuu keenaan
@salehomar5170
@salehomar5170 5 жыл бұрын
Hhhhh Dad aya U yeeraten waad heshen aya filaa 😂😂 Xarfaane Wiilkan Arab Got talent halaso diro
@Sacduush2
@Sacduush2 5 жыл бұрын
Wlh adbaan u qoslay waligeey ma arag
@khadara8172
@khadara8172 5 жыл бұрын
Wow Somali got talent I love it good job brother
@aragsanilovemom9856
@aragsanilovemom9856 5 жыл бұрын
Wiilkaan MaSHA allaah aduunka dad badan ayaa sameeyaan turubkaan
@nimconuur5483
@nimconuur5483 5 жыл бұрын
Subxana allh kan waa indha sarcaad illho tooba kan taalanti maahan bisinkee
@safagarad8169
@safagarad8169 5 жыл бұрын
Wuuuuu anih wiilkan gacntaaan utaagay wllhy 👍
MOGADISHU'S GOT TALENT MUCJISADII UGU YAABKA BADNEYD
23:11
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 537 М.
TARTANKA MOGADISHUS GOT TALENT PART 5 INDHA SARCAAD CAJIIB AH
11:37
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 154 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
Waxaa Booqday Stadium Mogadishu Somalia 1973
28:43
ABDINASIR M
Рет қаралды 28 М.
Vol 2: Barnaamijka Sahan Got Talent  Tartanka Heesaha.
27:06
SAHAN TV
Рет қаралды 84 М.
Ubax Fahmo iyo Juweeriya Janno iyo Oday Reer Miyi Ah Maxaa kala Qabsaday
12:02
SOCDAALKAYII MOGADISHO SOMALIA
7:25
shuayb8pack
Рет қаралды 20 М.
MUQDISHO MAQAL IYO MUUQAAL
11:20
VOA Somali
Рет қаралды 650 М.
MOGADISHU'S GOT TALENT FINAL INDHA SARCAAD DADKOO DHAN KA YAABSAADAY
25:01
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 374 М.
Guri barwaaqo falanqaynta Tartanka Dhalinta
17:15
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 251 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН