No video

DAAWO; Beesha Warsangeli oo La Safatay Mareexaan Hubkii ay Dhaceen oo Hawiye Lagu Weerari Rabo

  Рет қаралды 31,082

Banaadir Channel

Banaadir Channel

Күн бұрын

DAAWO; Beesha Warsangeli oo La Safatay Mareexaan Hubkii ay Dhaceen oo Hawiye Lagu Weerari Rabo

Пікірлер: 132
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Beesha aan walaalaha nahay ee warsangeli Harti waad mahadsantihiin , gob gobi dhashay❤❤❤.
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Ай бұрын
Guuul Guuul iyo gobonimo dhamaan somaali weyn gaar ahaan warsangali aamiin aamiin yaarabi
@FartunK
@FartunK Ай бұрын
guuleysta walalaheen warsangali harti❤❤❤❤
@mimihawthorne
@mimihawthorne Ай бұрын
Maa Shaa Allah warsangali waa dad gob ah duulaana uma socdaan ee difaaca walaalahood laga gardaran yahay ayey u socdaan❤warsangali iyo dhamaan jamaahiirta Daarood guulaysta goorwalba iyo goobwalba cadawga Daarood ha jabo Aamiin❤❤❤.
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v Ай бұрын
Maashaa allaah tabaarakallaah 🤲 beesha warsangeli ee gobta gobtu dhashay aheey guulaysta 💪💪💪goor kasta iyo goob kastaba illaahay idamkiisa mahadsanidiin 🙏💪🙏
@Badri123-o1q
@Badri123-o1q Ай бұрын
Yaa Naga badin Kara anagu beelweyn sade ayanahay warsangali wad mahadsantihiin walaleyaal ❤
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 Ай бұрын
AlahuAkbar ❤Gul iyo Gobonimo 🌷 Wersengeli diga iyo ficilka wa cado ad ledihin I'm very proud of you ❤💯🇸🇴👌
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
❤❤❤❤waaw daarood waamid walee car caabudwaaq xabadi hakadhacdo waa kaase car❤❤❤❤❤❤❤
@user-ol7ih8po7h
@user-ol7ih8po7h Ай бұрын
SADE Mareexaan Gobta Daarood IYO SOMALIWEYN GULEYSTA INSHALAH
@user-hj3fj4ts3j
@user-hj3fj4ts3j Ай бұрын
Wakukaa illahayow tuu daarod isku raci lahaa ka dhig allaha idin xifdiyo reer tolkeey❤❤🎉🎉
@MahamedYoussoufabdi
@MahamedYoussoufabdi Ай бұрын
Mahadsanidin dhika biyo mahan guul iyo gobanimo
@abdirahmanyonis5805
@abdirahmanyonis5805 Ай бұрын
Warsangali D5 waaba lagu yaqaanaa GURMADKA joogtada ah Bari iyo koonfur inuu ka jawaabo wel done 👏
@husseinabdi8631
@husseinabdi8631 Ай бұрын
Wale D5 wey midooben dhulbahante aya sabab u aha tani D5 power cid hor istaagi karto ma jirto
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Dhiig darood oo danbe darood wuu isku raacay inan mardanbe daawan darood taas wuu isku raacay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@alihajiayanahmed9352
@alihajiayanahmed9352 Ай бұрын
Garaad Jamaica Garaad Cali Inshallah Garaadka guud e darood
@lulalihassan981
@lulalihassan981 Ай бұрын
Guul mansha Allah tabarakallaah my dhiiga guulaysta❤❤️🥰❤️🥰❤️🥰❤️🥰❤️🥰❤️🥰❤️🥰
@CqaniCumarcigaal
@CqaniCumarcigaal Ай бұрын
Warsangali waa tol cumar iyo dubaysow magaciin jir
@husseinabdi8631
@husseinabdi8631 Ай бұрын
Adeeryal weynu idin ka hayna dhiiga miya maha ❤❤❤
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Thank you suldaan 🎉🎉🎉🎉🎉 waad mahadsan tahay adeer 🎉🎉🎉🎉 mashallah 🎉🎉🎉🎉
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 Ай бұрын
Good job thank you hassan dhiiqo qabiil ayuu isticmalayaa madax waayne ma ahan
@yusufhassan1175
@yusufhassan1175 Ай бұрын
Sanbalooshe waa Xa waadle. Hawiye ma aha. Marka uu Daroodka la joogo wuxuu yiraahdaa Xawaadle waa Laylkase. Waa nin Liita. Hawiye aan rabin buu isku dhejiyaa.
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Ай бұрын
Awowe Sede Daarood agtayada ayuu ku aasan yahay ama Highlaan oo Badhan u dhow. Highlaan waa magac Gaalmadoobe aha Rer Daarood shaqo ka qabteen isaga iyo .Hadaaf oo hadda waa Hadaftimo. Yufle iyo Gaal Weete ba
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b Ай бұрын
Yufle muxu yahay wll iiga sheeekee gaalka madow taariikhdiisa
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Ай бұрын
Waxaan wax yar idiin ka sheegayaaa Taariikhda Magaalada Badhan # Waxaa ku aasan Cabdiraxmaan Ismaaciil Jeberti ( Daarood) AHUN Haylaan oo ujirta 17 km Galbeed # Waxaa ku aasan Harti Koombe AHUN Ceelka Qacablehe oo u jirta 16 km Koonfur # Waxaa ku aasan Kablalax Daarood AHUN Daaman Caddays Koonfur Bari # waxaa ku Aasan Sade Daarood ( Mareexaan) AHUN Haylaan oo u jirta 18 km Galbeed # waxaa ku aasan Maxamed Harti ( Majeerteen ) AHUN Tukur Laaye oo u jirta 40 km Galbeed # waxaa ku aasan Moorasaante ( Maxamuud Harti) AHUN Xidda oo ujirta 32 km # Waxaa ku Aasan Moora Case ( Axmad Harti )AHUN Xas Kuyaal oo u jirta 24 km Waqooyi Galbeed # waxaa ku aasan Warsangali ( Maxamed Moorasaante) AHUN Xarbad oo u jirta 37 km # Waxaa ku Aasan Cumar Ibraahim Xamargale AHUN Rad kuyaal oo ujirta 28km #Odayga Komade ama Ugaadeen Wuxu ku aasan yahay Ceelka Labaaxdiile Labaaxdilow labaanu ahayn oo mid lala hadhay anna lay siga. Wuxu Badhan u jira 18km #SAEED HARTI ama Dhulbahante sida u Nirgo lagu xidh ilma Harti ugaga guuray Ma garannkaro meesha u ku aasan yahay # waxaa kaloo Badhan u jira 27 km Godka caanka ah ee Harti iyo caruurtiisu Daganayeen oo la yiraahdo GEEL KU QORAN. Waxaa godkaa ku xardhan far iyo sawiro raad taariikh fac wayn. Sida muuqata Badhan waa meel leh taariikh fac wayn dad ku abtirsada Daaroodkana waxay u tahay Dhulkii Awooweyaal, waa meel leh taariikh Dhaqan iyo Hogaamin fac wayn Dib ayaan Qor mooyin kale oo Taariikheed idiin ku soo gudbin insha allah Afeef: Middan odayadu meesha ay ku aasan yihin inkasta oo aan in badan ka aqan, haddana ma ahi ninka diyaariyey
@abdirsaqmahamed9062
@abdirsaqmahamed9062 Ай бұрын
Guul.iyogobanimo.rer.tolkey.warsangiliguuuleysa.mashaa.alahu
@MaryamMaxamud-bv4rt
@MaryamMaxamud-bv4rt Ай бұрын
Keena keena reer Kollegen warsangale ninkii toolyar ba tawaawacay guulast❤❤❤❤❤❤❤
@bashkahajjiinaahmedsunbul3262
@bashkahajjiinaahmedsunbul3262 Ай бұрын
Masha Allah sedokale ❤❤❤
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
Raganimo Reer Caabuqwaaq si wanaagsan ayay yeeleen waayo Xasan Sheikh dawladnimadii iyo Soomaalinimadii waa ka seexday Qabyaalad buu ka doortay Madaxweyne Qaran
@axsanta2x
@axsanta2x Ай бұрын
Masha Allaha adeeryaale باركم الله فيكم جميعا شكرا 🙏 لكم
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
MAREEXAAN HADII LASOO WEERARO HADEE WAANU KA GARAB DAGAALAMAYNAA From PUNTLAND 😊
@Aadane1
@Aadane1 Ай бұрын
Hubka beesha Sade ma dhicine hub sharci darahay qabteen degankodana ayukaa ka masuul ah yaayaa
@nuradinmohamed5662
@nuradinmohamed5662 Ай бұрын
Dagaalka waan wada galaynaa daarood DHAN baagalaya mareexaan Madi maaha waa daarood
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
Iska Daa Daarood ee waxaa Fahmay Gardarada Lagu Haayo Beesha Sade ee Reer Cabudwaaq Somalia Weyn oo Dhan Baa Fahmey oo Gardarada iyo kala Qeebinta Umadda Somaliyed uu ku kala qeebinayo Umadda Soomaliyed Hassan Guurgurte Haka Xaaxabiyo hee Beesha Daarood Waa Hal Qoys❤❤❤
@user-th1jp6vw3h
@user-th1jp6vw3h Ай бұрын
((( MASHA. ALLAAH. WALAALAHA. WARSANGALI. GEESIYAAL. SARE. GUUL. IYO. GOBANIMO. ((( DAAROD. DULMI. MA. RABAAN LAAKIIN. ARGAGIXISADA. XASAN. DHIIQO. WAA. LA. ISKA CELIN. MOORYAAN. DHIIQO. DAD. IYO. DALBA. WAA FIIQDEEN. WAX. AY. DHAAFEEN. MALAHAN. WAA. DHURWAAYO MAXAAN. CUNAA. HUNGURI. TUUGO. BOB. HANTIDA. UMADA. XASUUQ. QABYAALAD. CUQDADAYSAN. CADAALAD. DARO. ((( XASAN. DHIIQO. CAQLIGIISU. WAA. INTAAS. WAA. WUXUSH. U. SHAQEEYA. SHISHEEYAHA. DALAAL. LOO. KIRAYSTAY. WUXUSHNIMO. BILAA. CAQLI. AH. WAJIGAA. GUBAY. EE. KA. QARI. UMADA. WAJIGAA. GUBAYE. ALLE. KU. DULE. SI. DHAQSAA❤❤❤❤❤ AMIIN. AMIIN. AMIIN. YRYA. AM
@osmanfarah2939
@osmanfarah2939 Ай бұрын
Thank you brother.
@moalinnur3152
@moalinnur3152 Ай бұрын
Dawladda Qabiilka Federaalka Soomaaliyeeed
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Ай бұрын
Guul D5 from Jidwaaq Absame Jigjiga
@saalemalfadle836
@saalemalfadle836 Ай бұрын
بارك الله في دارود بارك الله في هرتي بارك الله في ورسنجلي أهل الفزعات
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly Ай бұрын
Soomaaliyee caqli Niga dhamaa wallaahi hadii ad midoobi way diin cadaw shi sheeye ayaa Idin weerari
@Luul-gd4dz
@Luul-gd4dz Ай бұрын
Masha allah adeer guulayso
@user-fj1kd6sj8c
@user-fj1kd6sj8c Ай бұрын
War dawladi ma jirto ,waamaafiya iyo xasan mujrim oo waalan doqonimo iyo dulinimo haysaa,was dawladi qaadwale iyo maafiya xaaraan ah.
@nuuriyahirsiducaale3694
@nuuriyahirsiducaale3694 Ай бұрын
Asc bismilaah mashaallaah jazkaallaah kheyran jirA ook
@fuadomar7831
@fuadomar7831 Ай бұрын
Guuleysta Tolkayagoow Watsangeli❤️👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
@joeokieh43
@joeokieh43 Ай бұрын
vive warsangeli
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Ай бұрын
Warsangali waa ummad educated ah oo mutacaliimin ah hal safiir dalka kuma lahaa. Dad badow ah ayaa jagooyinki isku wada taxay. Dawladda sida hadda ay tahay ha dhacdo. Warsangali dagaalka Mareexaan loogu hiilinayo waa ku saxan yahay
@Global.Nature1
@Global.Nature1 Ай бұрын
Waa dhuxuley xagay wax ku barteen
@ahmedjama2285
@ahmedjama2285 Ай бұрын
Masha alla warsangali guleysta
@user-fj1kd6sj8c
@user-fj1kd6sj8c Ай бұрын
Mareexaan madi maha,waa LA dhimanaynaaa oo Gatsby savannah at haddii laysku baahaysto,mareexaan was ka adagyahay cadawgiisa,ciyaarta haddii LA bilaabo.xasan dhiiqo iyo riyadiisa beenta yaanay idin hodin.
@abdyhakammohamed2530
@abdyhakammohamed2530 Ай бұрын
Daroodka kle wxan leyahy nodaya hawiye futo madobe anaga kufilane
@Luul-gd4dz
@Luul-gd4dz Ай бұрын
Guul iyo gobanimo warsagali
@addeecabdihassan243
@addeecabdihassan243 Ай бұрын
Odoyaasha Soomaaliyeed ha shaqeeyaan Soomaalinimada bulshadana ka wacigeliya Qabyaaladda.
@MohaAasa
@MohaAasa Ай бұрын
Guul Guul iyo gobonimo Somalia weyn
@BashiirCabdi-mw3rz
@BashiirCabdi-mw3rz Ай бұрын
Guuleysta tolkay waad mudan tihiin inaad gurmataan inta kalena ha ku dayato ptl iyo ssc guul
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Ай бұрын
@@BashiirCabdi-mw3rz Lasanod Warsangali baa ugu gurmad horayey.
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
​@@Onceuponatime-f7hwarsangali dadku ma yaqanin ee dowladii ugu horeesay ee darood lahaa warsangali ayaa ugu horeesay haday somali baranaysaa warsangali wuxuu yahay lakiin sade mareexaan wuu kala yaqaan darood nin walba wuxuu yahay iyo wuxuu ahaan jiray 🎉🎉🎉🎉🎉
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 Ай бұрын
haddii aanu nahay beesha warsangeli waxaanu diyaar baanu u nahay inaan ka qayb galo difaaca beesha sedde daarood dulmi ma dooneyno haddiise cid dulmi doonii soo weerarto gacmaha lasban meyno wallaahi
@saywhat4807
@saywhat4807 Ай бұрын
HAWIYE MAXAA KAQALDAN MADAXWAYNE HADII LASIIYAY DAAROOD AY ISKU KICINAAYAAN OO MAAN AAN OGNAHAY IN AWOODA WADANKA AY TAHAY FROM GEES TO GEES WAAN OGNAHAY MARKA DAAROOD LADAARSADO INAY ISKU IMAADAAN
@abdishakuraadan8706
@abdishakuraadan8706 Ай бұрын
قال الشيخ الاسلام ابن التيمية رحمه الله تعالي والفتنة ادا وقعت عجز العقلاء فيها عن دفع السفهاء
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 Ай бұрын
Xasan Sheekh dagaal sokeeye buu dalka ku celiyey.Dawlad qabaail hubeynaysa. Waa lagu arkaa si fiican baa laguugu jeedaa.
@ubahjimale8666
@ubahjimale8666 Ай бұрын
Subxaanalaahi subxaanalaahi Xaqa Allah nagu sugo dadka somaliyeed uma baahna inay hada qabyaalad isugu habar wacdaan
@CabdiQaadir-qf2hn
@CabdiQaadir-qf2hn Ай бұрын
DAAROODOW GALA DAGAALKA KKKKKK
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Ай бұрын
WAR XASAN WAA LAHAYSTE ISAGAA UBAAHAN IN LAXOREEYO. KOOX FIDNAWALAYAAL AH OO DOWLADNIMADABA UTAQAANA QABYAALAD IYO BILILIQO AYAA MEEL KUSOO XIRATAY OO UMMADDII IYO ISAGA ISKA HORKEENTAY
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
SAX ❤❤❤❤
@alesuge9918
@alesuge9918 Ай бұрын
Wlh waxaa nasiib daro ween ah in waayeel keenii meel kasta oo uu joogo qabyaalad iyo colaad sokeeye ay rabaan in ay huriyaan maxaa Ka qaaday Damiir kii maxaa u diiday in ay xanuun sadaan oo ay cibaaro Ka dhigtaan waxii nasoo maray in ay isku yimaadaan kana wada hadlaan kana shaqeyaan sidii ay umad mid ah uga tagi lahaayeen ileen cim rigoodii waa gaboow si 😢😢Alow Adiga ayaa awoodleh umadaan soomaaliyed qalbigooda wll is jecel Ka dhig Adiga ayaa awoodleh 😭😭😭😭😭😭Aamin Aamin Aamin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 Ай бұрын
wadanka soomasliya waxaa ka socda kibir dad gaar ahi wato oo si muuqata oo badheedh ah ugu duulaya beelo kale daarood keliyaa doonaya soomaali mar haddii arrintu sidaa tahay waanu tuureynaa soomaalinimada
@wagaswaggas
@wagaswaggas Ай бұрын
Waa hadalkii u danbeeyey mar haduu hadlay zadanadii Harti
@hassangure8540
@hassangure8540 Ай бұрын
Hubkii Xasan sheikh aaway
@farhiyahassan3648
@farhiyahassan3648 Ай бұрын
⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Muslimka waa la kala qaboojiyaa ee lala ma kala safto waase ayaan daro Warsangeli oo maanta sidaa u hadlaaya waa reekii Somali ugu dhibka yaraa
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Hassan dhiiqo Markuu shirka beelaha hawiye abuuray waan ogaa inay difaaca beelaha darood imaanayso... 🎉🎉🎉🎉🎉
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i Ай бұрын
Hawiye Habargidir baa hor boodeeysa Habargidirna Dhiigga Daarood sida hillaacii buu ugu ifaa ee Daarood Mudug iyo Galgaduud waa in aay reerkaas Saqiirada bireeynaya meel saaraa! From Gedo
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
@@user-ex9qq4bs9i waan ogaa caruurta mareexaan ee mudug iyo galgaduud in loo laayo siyaasad ku dhisan qabyalad oo Dani
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
@@user-ex9qq4bs9i waan ogaa caruurta mareexaan ee mudug iyo galgaduud in loo laayo siyaasad ku dhisan qabyalad oo dano badan laga leeyahay lakiin maanta inta badan darood iyo somalidu way ogadeen..waxaan u bahanahay in aan galgaduud iyo mudug ka dhisno xarumo ciidan oo Lagu tababaro ciidamada mareexaan ee gedo iyo caabudwaaq haday police ahaan lahayeen iyo haday ciidan ahaan laheed.... mareexaan waa 120 jifo Kuwa leh mareexaan ayaan la dagaalamaa ha is arkaan mareexaan iyo kuwa leh waan la dagaalamaa horta maalin uun....
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i Ай бұрын
@@AbddiUhu Waa sidaa. Mareexaan Galgaduud mar dhow oo ah dowladiihii Aadan Cadde iyo C/rashiid sida aan ka war qabo isgaa lahaa wixii jidka laamiga Galbeed ka xiga, inta u dhexeeysa Bandiiradleey iyo Matabaan oo aay Dhuusamareeb ku jirto. Maantana wuxuu dhul ka haystaa oo uu ku badbaadi la'yahay, Balanballe iyo Cabuudwaaq oo lagu hareereeysan yahay! Waan ogahay in badan oo dhulkaasi ah wuxuu ku waayey dagaaladii Itoobiya iyo Soomaaliya iyo Jabhadihii qaarkood Daaroodka ahaa oo ka sifeeyey, dhulka Ceelgaabta loo yaqaano ee aay Maanta degto Habargidir ee u dhexeeya Matabaan, Balanballe illaa iyo Qallaafe iyo Mustaxiil oo ah gudaha Kililka! Mareexaanka Galgaduud haddii aaysan u hiilin Daaroodka deriska la ah iyaga aaysan ku biirin Dadkooda sida reer Puntland, waxaa qorsheeysan in xadka Itoobiya laga tallaabsiiyo 20 sano ee soo socda.
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 Ай бұрын
Sax weeye
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 Ай бұрын
beesha sede waa dad tol leh haddii la dulmiyo waxba la hari meyno runtii
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Ай бұрын
Nin hadliyo Nimaan hadlinba diyaar Baan unahay
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Ай бұрын
Warsangali waa darbi Daarood Laascaanod ilaa caabuduwaaq difaacaya caadi maaha
@CabdiXamiid-i3z
@CabdiXamiid-i3z Ай бұрын
😊
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 Ай бұрын
War ha sirina waxba uma heysin wax aad.u tareyso ma jiraan oo ma saas ayad Duulaan ku tinhiin ????
@deeqodahab9737
@deeqodahab9737 Ай бұрын
Amaan. Iyo. Bogaadin. Ayaad. Mudantihiin. Odayaasha. Warsangali. Wansodhawaynayna. Dhamaan. Gurmadka. Daarod. Ismaaciil. Ilma. Adeeradayad. Wellcome
@D-izzy00
@D-izzy00 Ай бұрын
Federal kii Fadaro ayey Noqotay. HSM ayaana Kadhigay
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 Ай бұрын
Sho
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Ай бұрын
Xasan mooryaan baa dalka kharibaya
@badryshikh9574
@badryshikh9574 Ай бұрын
Dulmi wade also qabo
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 Ай бұрын
War heedhe xaaji qamsiin baa Ku Qadee Iska daa Qabyaalada darood iyo hawiye waa Walaalo somaliyeede
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Ninka nabada jecel xaajiyo khamsiin ayaa qaada xawaadle ayaan ku ogaaday oo alshabab caruur ka laysay oo soo baxay alshabab waa la waayay 🎉🎉🎉 warsangali xaajiyo khamsiin baa qaada ee bal orod caruur uu leeyahay lay bal inay xaajiyo khamsiin qaado aad ogaatide 🎉🎉🎉🎉🎉 ogowna maanta waxa laysku haysto maha yaa badan iyo yaa yar waa dhul iyo nin kibray 🎉🎉🎉🎉 nin kibray nin kibray baa u jooga 🎉🎉🎉🎉
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Ай бұрын
Xasan sheekh u sheega qabyaalada daa dheh
@sahraahmed5890
@sahraahmed5890 Ай бұрын
Hawiye intaadan ka hadal reerkiina Idoor abuse sey oo dhukiina dhista
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Ай бұрын
@@sahraahmed5890 يا حرمة خليك بالك أحوالك خاصة لك. انت مالك شغل هذا Wax baa baalahaaga Maray. Right?
@Madiinoisaaq
@Madiinoisaaq Ай бұрын
Waa 80 jir lagu qufulay waa qabiil Bad ayaad isku soo fureysaan
@luqmanalxakiim4170
@luqmanalxakiim4170 Ай бұрын
In mareexan galgadud la raro mayid doneysin
@alihajiayanahmed9352
@alihajiayanahmed9352 Ай бұрын
Waxa Garaadka guud e Harti. Laga sugaya in uu dhawaaqo shir weynihi Beesha darood e u horay in lagu qabanyo Lasscaanood ha sheego so dhakhso waxa kale wa wakhti. Dhumis war ku talaabsada sida ugu dhakhso ban dalka somalia iyo dadkaba ha Laga badbadiyo mooryanta 40 sano dalki iyo dalkiba boob ku dhameystay
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Shirka beelaha hawiye ee caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 waan ogaa in shirka beelaha darood imaanayo 🎉🎉🎉🎉🎉
@alesuge9918
@alesuge9918 Ай бұрын
Maxeey noogu qabaan odayaasha soomaaliyed xaasid nimada intaas la eg maxaa u diiday in dhalin yarada soomaaliyed ay mideeyaan oo ay wll is jecel Ka dhigaan walee waa layaab arintaan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Alow naga soogaar waan ku barinee Aamin Aamin 😭😭😭😭😭😭
@lulaa1113
@lulaa1113 Ай бұрын
Sanbaloolshe waa xawaadle laakiin ma matalo reerkiisa xasan dhiiqo xawaadlaba dhibaatooyin badan ayuu u geystey
@SalewnIbrahim
@SalewnIbrahim Ай бұрын
🎉
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Ай бұрын
Beesha Sade madi maaha mooryaanka xasan sheekh ah muu ku quusqaato muuse biixi
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue Ай бұрын
Laydin fahan,qoryaha diirada leh ayaad doonateen.soomaalilaand way idinla socotaa.
@isseyare837
@isseyare837 Ай бұрын
Adeer taas dhimatee ka samir Taa kufsadaye😂😂😂😂😂
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Ай бұрын
@@KhadarIsmail-sw2ue Kkkk maxaad noola socotaan Galbeed ayey idinka furantahaye. Fariid baad tahay abti inagu mar ayeynu dadka isku xiga jirnay meel kale la socda
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Daaya khadra xayd 🎉🎉🎉🎉 soo dhowow walaalo mininka mininkaaga waaye 🎉🎉🎉🎉🎉
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Ай бұрын
Adeer Yaa kuu sheega Waa ninkii markii habar gidir markay qabsatay xawaadle loohiiliyey weeye
@JaamacMire-n8q
@JaamacMire-n8q Ай бұрын
Xasan dal xaraashe waa in wacdaro loodhigo
@AFDiini1722
@AFDiini1722 Ай бұрын
Alla Daaroodku munaafaqnimo iyo qabiil isku dir badanaa
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Ай бұрын
@@AFDiini1722 Tuug baad tahay. Qashinka aad walaaqaysid ma aragtid iyo dadka Ad isku hubaynaysid
@AFDiini1722
@AFDiini1722 Ай бұрын
@@Onceuponatime-f7h ma anaa wax qasaa? horta idinku ma is maqashiin, ma is qabatiin, ma degeeystay sida odayaasaan waayeel bilaa caqli ah u hadlaan? kuwa social media qabiil isku diraa ee waxaas oo dhan ka shaqaeyaa kuli waa darood. Hubka sharci darada ah dad hawiye iyo daaraod ah, AS iyo Ethiopia ayaa ka dambeeya, anoo HG Ceyr ah aad iyo aad aan uga xumay in shacabka somaliyeed niman siyaasad radiina isku diraan qabiil kasto haba ahadaan laaking waxaan aaminsanahay in dowladu dadka sharci darada hub keenay iyo kuwa boobay awoodeeda tusto. Waxa xun waa in niman wayeel sida odayaashaan u hadlaan, waxba ma kordinayso
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Shirka beelaha hawiye Markuu lahaa waan ogaa in difaaca beelaha darood imaanayso 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 1991 baa loo noqonayaa markay caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 uu Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle lahayeen munaafiqiin maysan aheen markay goojacade soo weerareen Hassan dhiiqo iyo geele iyo muuse kufaar munaafiqiin maysan aheen 🎉🎉🎉
@asxaabi
@asxaabi Ай бұрын
Daarood iyo isdabayaac iyo eex iyo qabiil dab la shido. Iyaka maxaa u geeyey artimaha dowladda, hawiye iyo daarood
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly Ай бұрын
dawla xasan sheekh wa dawlad somaaliya iyado sida ah handana u ma hogan sanifii marka marabtiin in ay dawlad soomali wadan ka Kahana qaado waar xiishooda o u hogaansanaada dawlada
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Been hanaga sheegin ee cadayn la imaaw inan dowlad rabin ninka aan dowlad somaliyeed rabin waa muuse kufaar oo yiri kuma jiro wixii somaliya la oran jiray kow dowlad waxaan rabin ninka caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 u badalay caasimada beelaha hawiye dowlad waxaan rabin ninka taageera qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah si darood isku laayo ..dowlad waxaan rabin ninka aaminsan inuu 1991 isagu raayay....dowlad waxaan rabin ninka dhuusamareeb oo aan nabad aheen ninka maamulka u sameeyay hadana caruurtiisa aad gowracaysaan ee maamul qabiil aad u badashay hadana ku eegaya oo aad dhulkiisa duulaanka kusoo tahay kasaa xayawaan aan dowlad rabin ah in layska dhacsho mooyaane aan naf kale laheen 🎉🎉🎉🎉
@maxamedmaxamuud2633
@maxamedmaxamuud2633 Ай бұрын
Dhulbahante ayaa wax tari weyseene maxaa tari _____
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Ай бұрын
?????
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay Ай бұрын
Warbaahinti Somali Waa Waxdhintay Iney Dabhuriyaan Ma ahane Waxkale Mahayaan.
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Shirka beelaha hawiye Markuu Hassan dhiiqo abuuray waan ogaa in difaaca beelaha darood inuu soo socdo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 Ай бұрын
Ahawiyow waa Maqleysii katashada weere ayaa la idinku soo yahay waa ruug cadaagi soo rogaal Celi 1991di !!!!!
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Ай бұрын
Waxaan xasuustaa dagaalkii laascaanood gurmadkii u horeeyey waxaa diray warsangali waxaa ku xigey cusmaan maxamuud dishiishe kiskii qabe majeerteen oo dhan isaaq waa yaabey tii ku dhacdey ilaa hada waa kici la yahay xasan culusoow waa og yahay inuu jabaye maanta dhulbahaante i maalin ka xoog badan yahay malaha iyaga xataa waa imaanayaan ugaadeen gurmad malaha waa iska usc
@Ahmed-ki3tb
@Ahmed-ki3tb Ай бұрын
Mooryaanta waxa la gaadhay markii xamar laga qaban lahaa dawlad ma rabaane haday qaraxdo xamar ha la tago calanka ay dhulka jiideenna mar labaad ha laga taago xamar dalkana ha la badbaadiyo iyo midnimadiisaba
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Moqdisho waa caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 moqdisho waligeed maysan aheen caasimad somaliyeed. .soo baar taariikhda moqdisho...sabab aan u weerarno maba jirto ee meel umada somaliyeed Lagu qiyaanay ee maha caasimad somaliyeed sidaa ula soco hargaysa waxay aheed caasimada ingriska Halka baran ay aheed caasimada suldaamada warsangali... boosaaso u aheed caasimada boqortooyada majeerteen 🎉🎉🎉🎉
@abdifitahhashi
@abdifitahhashi Ай бұрын
War beenta iska daa
@qoordheerenaashka6058
@qoordheerenaashka6058 Ай бұрын
wadiniyad afkaah waakucan tihiin been isushegen ilkayartu halumin walaidin abahina boon yahay
@oreymediaoreymedia7410
@oreymediaoreymedia7410 Ай бұрын
Adinko dhan oo mid idinka maqneen oo taangiyo mp waxwalbo wato ayaan xamar ilaa gaarisa soo kuwi idin bursaday soo ma nahin eebow xabad aake leesooma ahan iskaanya siiya hadaan ilaagaroowe istaagno hawiyebo manahin wR anaga hda dowladii ah hubne saan rabnaan ukeensanaah maraakib diyaarado eebow wiilal dagaalamo hda hestaan iskaanya siiya isaaqa 20 sano xoog idinku heestay ilahaybaa idinka guuleye ee madan hesan waxaad soo dira hawiye 40 sano ayaan anaga isku maqneen waabo beelo waan midobenaah ee is sooraaca
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Markaas dowlad military ah ayaad la dagaalamaysay oo ssdf iyo spm iyo snm ay adiga kula socdeen maanta waxaa tahay qabiil maantaa loo bahan yahay inaad ilaa gaarisa inaad qabiil ahaan ku tagto 🎉🎉🎉🎉 markaa tagto isoo sheeg inaad tagtay🎉🎉🎉🎉
@CqaniCumarcigaal
@CqaniCumarcigaal Ай бұрын
Warsangali waa tol cumar iyo dubaysow magaciin jir
@CabdiXamiid-i3z
@CabdiXamiid-i3z Ай бұрын
😊
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 32 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 43 МЛН