BANDHIGA SOMALI CHANNEL Cabdi Good 06 09 2014

  Рет қаралды 63,815

Somali Channel TV

Somali Channel TV

Күн бұрын

Пікірлер: 44
@samataryasin5900
@samataryasin5900 10 жыл бұрын
malaha kuma oga cabdi goodow dee inaad tahay reer sheekh isaxaaq duriyada noocan kugu xiiqayaa
@jigarxx9364
@jigarxx9364 10 жыл бұрын
Yaasalaam cabdi good halkaa ka wad khabiirka afka soomaaliga u gurmaday
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 10 жыл бұрын
abwaanku wuu qaldami karaa waa qof kula mida abwaan suldaan abwaan muuse cali.
@abdirahmanzalad4784
@abdirahmanzalad4784 10 жыл бұрын
cabdi good wuxuu noqday ninka kaliya ee xumaantii heesuhu lahaayeen soo bandhigay alaa yacisak cabdi good halkaa kaga hay
@samataryasin5900
@samataryasin5900 10 жыл бұрын
cabdi good quruxdaada yaan lagu mashquul yaah
@suaadminaj4809
@suaadminaj4809 10 жыл бұрын
Subxaaanakayaaa cadiim waaa min ayatihii xakamtu nafsak yaaa fircoon aaar duqa foolxumaaaa ooo wxa iga daran indhaha god godan eee madoowaaa
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 10 жыл бұрын
nin weyn iyo nin yarba khalad waa la saxayaa ninka reer sucuudow.
@saidabdi8187
@saidabdi8187 10 жыл бұрын
Cabdi good runta ayu kahadla masul sare halkas kawad
@sahurabdi987
@sahurabdi987 10 жыл бұрын
Deeqa caruurteda waa Reer warsame Mareexaan
@use66666
@use66666 10 жыл бұрын
Abdi good waa nin wax wanaagsan sheegaya .hala dhagaysto.heesaha AKHLAAQ xumada ah ayuu ka sifaynayaa suugaanta. Waxay tidhi hadaadan tumayn 'hadana macna kale ayay usamaysay wax kastana waa I ska cadyahay.
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 10 жыл бұрын
burco erayadeed af lagaado how qaadan.
@alidaud1309
@alidaud1309 10 жыл бұрын
cabdow duriyaduunba ku fahamaysa af somaligaga,,,,,walawayntu midh ka garan mayso waxan aad shubayso walee,ee inagada
@jamamohamed5058
@jamamohamed5058 10 жыл бұрын
Sc
@abdelazizelhamrawy7526
@abdelazizelhamrawy7526 10 жыл бұрын
cabdi good camalbaa usoobaxay
@bortieredihiiraan
@bortieredihiiraan 10 жыл бұрын
Alaya cisag Deka Kolombi saad noogu biyaanisay wariye dhaxdhaxaada iga dheh
@mohamed51904
@mohamed51904 10 жыл бұрын
Dee fadlan haday duriyadu uun af garanayso iyaga uun ha u jubuqtaamiyo anagu waxba ka fahmi weynay, waad ku daalaysaa uun ninkan xiiqsan .
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 10 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk dee duriyadu saw qaran dhan maaha iyagaaba ku filan ee ha dhagaysanina , ninkan somali pure ah ayuu ku hadlayaaa
@cabdilaahigood1957
@cabdilaahigood1957 10 жыл бұрын
abwaanka abwaaniinta cabdi good
@omerjp8
@omerjp8 10 жыл бұрын
cabdi good waa afjubuqle.. qofta barnaamijka daadihinaysa nice mellons
@Hoggaamiye
@Hoggaamiye 10 жыл бұрын
deeqo way ku mahad san tahay hor keenidda ay ummadda horkeentay cabdi good laakiin haddana waqtigas qaaliga ah ugama aysan faa iidayn ummadda waayo haddi aad rabto qof inaad saxdo ama aad u sheegto qaladkiisa wa inaad soo aruuriysaa clips kii uu yiri ama laga yiri si uu wax u ga yiraahdo sida hestii guleed ma joogaa oo la caddeeyay qaladdaadkii iyo caydii tooska ahayd ee uu u gaystay abwaankii alligay marka waxaan ka codsanayaa deeqa barnaamijyada dambe inay soo qaadato wixii laga yiri ma ahan ku wii cayda ahaa ee ku wii la gu saxayay sida abwaan siciid bulxan
@jamal-cg7bd
@jamal-cg7bd 10 жыл бұрын
Afsoomaliga midhaa mayaqaaniin, mise daaroodnimimo ayey ku suufiyowbeen. Midhaha badan ee gabaysiigu, tilmaan qasan bay inuu sheegaysa, hadana kaaga darane gabadh ceelgaab joogta, ma ceel gaab ayaa qurux leh iyo geed goba ah oo qodxanyo badan. Heesi waa sida heestii Beerlula ee aan laba ku wada murmayn ee magaalada Beledweyne iyo dadka degganba qurux badan huwisay ama Isha Sacabka mare ee uu abwaankani ( yamyam aun ) sameeyey ee ahayd like piece of chocolate. Dadkiinii (Daarood ) afsoomaali yiqiin, Xamar ayaa badeshay. Ka soo qayb gala Seminarada afsomali ah ee Burco, Hargeysa iyo Boorama.
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 10 жыл бұрын
dulaaq ma mulaaq baa ?
@adilahmed430
@adilahmed430 10 жыл бұрын
Qabilow wadaa cabdi good
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 10 жыл бұрын
beautiful lady yacnigii gaada balax.
@jamamohamed5058
@jamamohamed5058 10 жыл бұрын
Sc somaliyeey. Waxan. Layaabay abdigood. Heeso badan buu ku dhagay waxqaylinaayo ma arag lakiin xiisaha heesta guuleed majooga magaran. Abdi good hadan dhagays tay caykama maqal. Dad badan ooh asaga Kuu xadgudbayana wan arkay magaran karo tankujidha. Waxan oran kara Wa unqabiil Waxan oran laha 1 waxan oran laha waryaansamada lagatagin 2 abdigood. Na halyeey ga sanadka Gabagadii waxan doonayna ragnoosoobaxa sida abdigood ookale. Noolow abdi goood QAb. iil. Hadhaco somaliya hanoolaato
@zaynabb1314
@zaynabb1314 10 жыл бұрын
Shaqo ka qabo inader wixii bilaa micne ku heesaba lol
@istarliinxaaji5730
@istarliinxaaji5730 10 жыл бұрын
Cabdi goot oday baa tahee qashinkaan intaa iska dhaafto orodoo tusbax qaado
@omarmohamud8800
@omarmohamud8800 10 жыл бұрын
good guleyso sxb
@khaledmed6839
@khaledmed6839 8 жыл бұрын
cabdi good uxu wayay wax uu kuso can baxo ......
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 10 жыл бұрын
cabdaw heestii dadku inuu ka caabudo ku caleemo saaraan ee hadraawi tiriyeyna qarxi. abwaanada waaweyn baa ugu khaladad badan waayo way ka suugaan badanyihiin kuwa yaryar.
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 10 жыл бұрын
waxay dadka xanaaqoodu ugu badanyey qolo kaxanaaq aniga mooyaane.
@xamsemoh4862
@xamsemoh4862 10 жыл бұрын
Sax abwan suldan muse ali
@wadanidhabtaah2160
@wadanidhabtaah2160 10 жыл бұрын
ninkan sina wanku tager sanahay sina wanba uga baqaa marku hadlato lol heesaha sanadkan badi waa kuwo aan dhaqanka ku jiriin wanta ku rac sanahay ninkan lakin dadka si jilac san ugu sheg lol gacan tag taga joji yaah lol
@waasuge7253
@waasuge7253 10 жыл бұрын
Daaroodka waxay u malaynayaan in af somaliga daarood kaligood iska leeyahay, wixii ninka daarood yidhaahdaa waa qor'aan oo kale waxba lagama sheegi karo. Uma baahnin in Cabdi Good tixda noo fasiro, waa cadaan habku erayadu u dhacayaan inay waxka qaldanyihiin. Ma jiro abwaan aan gabay qaldan lahayn. Buuqa intaa leeg looma baahna.
@ayanjama3170
@ayanjama3170 10 жыл бұрын
Somaliya waa (2) raas raas caser iyo raas kambooni hada Afka somaliya waa maay iyo maxaa tir marka hal qof ma sixir karo waa in la helaa dad isku dhaf ah oo gudi leh qof raas caser ka yimid masixi karo qofka raas kambooni joogo
@adilahmed430
@adilahmed430 10 жыл бұрын
Ninkan ninka soo wece maxow ka ogyahay abwaanka ine isku cid yihiin wa iska a xanaqaa
@gobonimo1
@gobonimo1 10 жыл бұрын
Cabdi Good afsoomaaligiisa duriyada ayuunbaa fahmeysa kkkkkkkkk
@xamsemoh4862
@xamsemoh4862 10 жыл бұрын
Funyy abdi good
@mohamoudibrahimhared7950
@mohamoudibrahimhared7950 10 жыл бұрын
kkkkkkk.maanty waa howl Cabdi waal, ayaa maantay musharax u ah difaaca af somaliga ee Somali Weyneey Codkiina Siiya oo u codeeya Fadlan,si uu uga bogsado viruska Huuntanimada,Mahdsanadiin
@yaxyeshaani4551
@yaxyeshaani4551 10 жыл бұрын
Waar Haddii Ilaahay Abdi Good Ka Dhigay Adigana Hebel Klle Lgu Yiraah De Wxaad iksu Raacsan thiina Qaata Wxa Kllana Ka Taga Illayn Wa duriyadiiye Loooolz Anigu burcan Ka Yimid Kute Ya U Sheega Abdi Good In Burco Lgu Haysto Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
BANDHIGA SOMALI CHANNEL Abwaan Aadan Muse Haybe 13 09 2014
45:13
Somali Channel TV
Рет қаралды 9 М.
They Chose Kindness Over Abuse in Their Team #shorts
00:20
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
What type of pedestrian are you?😄 #tiktok #elsarca
00:28
Elsa Arca
Рет қаралды 17 МЛН
Happy birthday to you by Secret Vlog
00:12
Secret Vlog
Рет қаралды 6 МЛН
World’s strongest WOMAN vs regular GIRLS
00:56
A4
Рет қаралды 40 МЛН
Mulaxamiiste Cabdi Kariim Jiir - Melodist
28:01
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 202 М.
Wareysi Cusub Fanaanada Khadra Daahir Cige Qaybta 1aad
31:47
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 116 М.
ISIR RAACA SOOMAALIGA 24 06 2012 Qabaailada Soomaalida
46:28
Somali Channel TV
Рет қаралды 187 М.
NTV Kenya Live | November 2024
NTV Kenya
Рет қаралды 99
BANDHIGA SOMALI CHANNEL Yusuf Shaacir iyo Deeqo Qalombi 13 02 2013
41:30
Somali Channel TV
Рет қаралды 35 М.
They Chose Kindness Over Abuse in Their Team #shorts
00:20
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН