Wareysi Cusub Fanaanada Khadra Daahir Cige Qaybta 1aad

  Рет қаралды 115,377

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

9 жыл бұрын

FACEBOOK - / caweyskadalmar
Google+ plus.google.com/u/0/b/1159220...
/ dalmar_d
/ caweyskadalmar
Instagram / caweyskadalmar
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram / caweyskadalmar

Пікірлер: 112
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899 5 жыл бұрын
Inta jecel khadra dahir hesaheda like ha sarto
@abdihassan3836
@abdihassan3836 6 жыл бұрын
Khadra Dahir waa fanaanad Qaranka Soomaaliyeed oo dhan. laba sano ka hor ayàan kulmay Hotel Ku dhow Airport ka Hargeisa. Maalinka Khadra madaxa ayaan ka dhunkaday Jacayl aan u hayay awgiis. Khadra waa Ilays Soomaali oo dhan ay Jecel yihiin. Khadra noolow waligaa.
@naasirali6103
@naasirali6103 5 жыл бұрын
Kani weriye maaha ' qaabka dadka loo waraysto maba garanaayo. Marka ugu horeysa fannaanada inuu waydiiyo wakhtigii fanka ay soo gashay iyo weliba heestii ugu horaysay ee ay fanka ku soo gashay iyo weliba abwaankii heesta u dhiibay. Lkn qaabkii wax loo waraysan lahaaba kani ma garanaayo.
@ashamuse7410
@ashamuse7410 6 жыл бұрын
Dadbaa hada intey cantarabaqash meel la soo istaagaan waxa la leeyahay fanaanad hebla allow alle (cod waakan iyo waxan jirin)
@daahirmaxamedtooxow1470
@daahirmaxamedtooxow1470 3 жыл бұрын
My real favourite singers qadra daahir cige
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 ай бұрын
Mashaaaaalah tabaarakalah soooooooooo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy qiimobadan murwodumaroo yariisEEy cadayyareey sahrascadayyareey
@omaryare404
@omaryare404 6 жыл бұрын
Khadra waa dookha somali badan middle age
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 3 жыл бұрын
Khadro dahir cige hooyadii heesaha dareenka leh oo qof walba dhagaystay u qushuucay Alle cimri dheer Ayan kuu waydiiyay aakhirana jano ayaan kuu waydiiyay
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899 5 жыл бұрын
Ad iyo adbn ujeclahay Hesaha khadra dahir cige
@mohamedyasintoodho7522
@mohamedyasintoodho7522 2 жыл бұрын
Khadra khadra sowtul raxma waa fanaanada aan aad ujeclahay heesaheeda
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 6 жыл бұрын
fanaanad Caan ah oo aad loo jecelyahay
@xazanabdi151
@xazanabdi151 5 жыл бұрын
Mn shllaha khadra dahiir cige illahay ha ku sharafo maamo qli ah
@istahiljamac8174
@istahiljamac8174 6 жыл бұрын
mansha allah mamo khadra dahiir allah cimri dheer iyo cafimad haku siiyo
@allalehosman1392
@allalehosman1392 4 жыл бұрын
Amiin ya Rab. Hooyo Allaha ha xafido wa tiir ka mid ah HANTIDA QARAN KA SOMALIYEED.
@Mahuraan979
@Mahuraan979 3 жыл бұрын
Weli ma arag qof soomaali ah oo aan khadra daahir jecleyn Noolow
@sanashan9093
@sanashan9093 3 жыл бұрын
Aniga aya jecleyn beenta Dadka ka daa hadaad jeceshay adiga dheh waa jeclahay balse hanaga turki in anaga
@ashkirdhaaley7007
@ashkirdhaaley7007 3 жыл бұрын
Heesta usha maad uqaban codkii khadra daahir cige midhihii c.qaadir yamyam waa hees laysku baanto oo boogaha lagu daweeyo
@selayahayaniga2677
@selayahayaniga2677 3 жыл бұрын
LEGEND SINGER QADRA DAHIR CIGE OK
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899 5 жыл бұрын
In dhibato igu fiilan faraqan ku haysta alahayow fogeeday nafta mela kla fogeday ma iguso fadhiii xunyahay
@kaafiyogaandaa8792
@kaafiyogaandaa8792 4 жыл бұрын
Heesti ma dhagysn blse wxa i akhrin jiry jclkyga lkn wan rdinyay azl hees jcl ah 26/9/2019 mlin zabti ah
@abdidheere7000
@abdidheere7000 4 жыл бұрын
legend cabdifataax yare laysla qir inuu mujaahidka fanka qarniga yahay
@saynabsomalia446
@saynabsomalia446 6 жыл бұрын
Khadra dahir ilhey haku dhowro
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 6 жыл бұрын
mmmm my fanaano noolow in badan ma u maleynayo qof dumar ah oo ka cod macaan in ey somali ka dhalatey khadra daahir
@queenofworld3234
@queenofworld3234 2 жыл бұрын
Alllaah haw naxaristo shalay ayay geeriyootay marxuumad khadra dahir allh Jandisa hkgu casuumo 😢😢🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🥹🥹🥹
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@claahicawil4512
@claahicawil4512 6 жыл бұрын
Subxaan alaah
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899 5 жыл бұрын
Hesahedo dhan wa jecel inan sugan jecel weye wale
@cadaanimaxamadxaayoow9273
@cadaanimaxamadxaayoow9273 3 жыл бұрын
Qadra daahih cige fanaan caan ah waaye anigoo jooga koonfurta soomaalia tuulo layiraahdo buulabatuula ayaan garanaya heeseheeda dhageesta
@dahirbedel9041
@dahirbedel9041 8 жыл бұрын
Nimco Samriiye ayaa ku wacnayd in ay waraysato.
@mustafeaxmed4966
@mustafeaxmed4966 5 жыл бұрын
Khadra daahir way sharafbadantay
@mustafeaxmed4966
@mustafeaxmed4966 5 жыл бұрын
Khadra waa Hooyo sharAf Leh way kA xajtay fanka
@nuraniali8726
@nuraniali8726 6 жыл бұрын
Legend khadra.
@kingboss3810
@kingboss3810 5 жыл бұрын
War waxaan wariye ma aha heeso hanoo daarine fanaanka wareysi dhaxl gal ah ayaa laga qaadaa si taariqdiisa loo ogaado
@cabdirizaqxasan2588
@cabdirizaqxasan2588 8 жыл бұрын
heesta aan dhaqaysta 14feberwarii waxay igu riday xusuus hore usha maad uqab
@ashamuse7410
@ashamuse7410 6 жыл бұрын
Waaw qurux dhinac walba
@mohamedyasintoodho7522
@mohamedyasintoodho7522 2 жыл бұрын
Waaheeska ugu wacan khadro qaado baan is orankaraa axyaa axyaa khadro
@bintisheekhisaxaqcabdi5303
@bintisheekhisaxaqcabdi5303 8 жыл бұрын
Maansha alaah waxa kamuuqda maama Khadra kalsooni iyo jacayl ay udhalatay
@sahardidabdisalam8169
@sahardidabdisalam8169 8 жыл бұрын
from garowe dumashi khadra dahir cige aad baan ku salamayaa
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 7 жыл бұрын
Ubah Mumin aadbaan ku fahmay hhhhh
@shaaficihassan1936
@shaaficihassan1936 6 жыл бұрын
Qof nagu qaaliya alle hanoo kaa daayo eedo
@ahmedqaasim1754
@ahmedqaasim1754 6 жыл бұрын
dad waa dadkii hore duuna waatanhaatan
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899 5 жыл бұрын
Od 12 jeer igu soo ligliigata
@mohamedidirishassan8486
@mohamedidirishassan8486 2 жыл бұрын
Allah unaxriisto maama khadra
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
aamin
@yoondheermedia
@yoondheermedia 3 жыл бұрын
Khadra Anigoo Fankeeda jeclaa Ayay Hadana Zxpky Oo aan Aad u Taageero.Tidhi Waan Taageeraa
@ibrahimalimashin9696
@ibrahimalimashin9696 4 жыл бұрын
Hooyadhii jaceylka katra dahir Ala maxan heesahadha jeclahay
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
Khadra markaad fanka ahayd dawlad baad haysteen iyo wasaarad war faafineed oo dhaqaalihiina iyo caafimaadkiinaba ilaalinaysay ilaa guryihiina maxaad uga abaal dhici
@taliye7845
@taliye7845 2 жыл бұрын
Maanta oo 2 July 2022 aya geeriyotay. Allah yarxam
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 ай бұрын
Qatraaaayqaran maneey mEeqo dumar badan 3 iyo tu geeriyootEyba sheeko qatraayEEyqaranEey qiimobadan murwodumaroo samsamEey yartayarta yariisEEy inbadan dumar ahna waan tanitani ta ahaa iyaa iyaaaa
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 5 жыл бұрын
Khadra Dahir Cige Fanaanad Aan aad iyo aad u jeclahay oo Aan Taageero Ilaahay Cimriga hakuu dheereeyo Khadra Dhool caafimaadna ku Waar Ilaahay idamki
@adanhassan1234
@adanhassan1234 Жыл бұрын
Berigii heesaha laqiimayn jiray hees aad qaaday oo heesaha hirgalay kamidnoqday mimey jiraan Khadray😂 What a silly question fursadaas oo kale markaad hesho haiska khasaarreyn
@aqanixuseen9939
@aqanixuseen9939 2 жыл бұрын
😍😍
@amo6188
@amo6188 2 жыл бұрын
Maamo khadra waan taageera lkn Wxaad moodaa abwaankii Zoo zaaray inay dafirtaY Abwaan xazan gani 1975 Riwaayadii jin iyo jacayl Huryo heesihiisu 4 ma gaadhayaan Lkn Geni Isagaa Zoo zaaray khadra
@rahmamohamed2287
@rahmamohamed2287 6 жыл бұрын
Legend Khadra dahir
@sugulemediaproduction6122
@sugulemediaproduction6122 6 жыл бұрын
Rahma Mohamed
@sugulemediaproduction6122
@sugulemediaproduction6122 6 жыл бұрын
000
@sugulemediaproduction6122
@sugulemediaproduction6122 6 жыл бұрын
m
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 ай бұрын
Qatraayqaraneey qiimobadan ugu wanaagsan ugu qiimobadanEEy
@hiro49787
@hiro49787 8 жыл бұрын
khadra daahir welcome Togdheer
@hiboabdirahman9658
@hiboabdirahman9658 6 жыл бұрын
Aabdifataax yare
@alexali28
@alexali28 6 жыл бұрын
Yeees khadra dhahiir
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899 5 жыл бұрын
Ma maqanahay majoga ma mir jecelba
@kananxosh297
@kananxosh297 3 жыл бұрын
Meesha waa Mogadishu Hotel Hosh Monster sanadka waa New Year’s Eve 1989 i think heeska waa isha sacabka mari Ariyadii Allah Ya raxma YamYam
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Waxaad sheegaysa heesta barkada ka heesayso. Haa hotel xoosh Waxaan duubay August ama September 1990 tvga qaranka heestan iyo mid uu ka heesayso isla meesha ihn Cumar Dhuule heestii gar eexo. Waxaan kale oo duubay heeso lagu duubay beertii sos ee caruurta. Waayo waayo
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 10 ай бұрын
Had iyo jEer qiimobadan qadarinbadan baa la iyiraah Reero malaysqadariyey yartaanaa taanaa murtiisoyareey dagan fEejigsan hubaaldumaaroo qaasatan hablaha facyaashay waanba uwataa dhaafaaba lagufarxeey iyaa
@saidhassan2890
@saidhassan2890 6 жыл бұрын
Daahir badal wariyahani waa wariye degan isagaa ku wacan
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899 5 жыл бұрын
Dadka dhaamiiii haweriyen nafta keyla duubned deran inan la jiiifsaday
@duranshire409
@duranshire409 6 жыл бұрын
khadra dahir way ka shakisan tahay kan yar........waa ciyaalkii islaamaha waaweyn meherin jiray...iyaduna way ku fahantay.......eedo waxay u leedahay dhagax ayey isaga dhigaysaa si uuna ugu soo taraarixin...kkkkkkkkkkkkkkk
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 4 жыл бұрын
Kkkkkk wax walba way haystaane waxay ku hadlayaan lama yaqaano ama xikmad ma laha
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899 5 жыл бұрын
Maran xalay ta faladay wayaha ku ciray
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899 5 жыл бұрын
Laf hawen ku taqsaday ku laxad dumarki
@amalmohmed6613
@amalmohmed6613 6 жыл бұрын
D.5
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899 5 жыл бұрын
Cudurka ka galo Fardaha hadi laga gubo Dareeem dawada Lama garaye
@samatarshire7361
@samatarshire7361 6 жыл бұрын
khadra waxaad moodaa in buufiskii hargeysa yaley ee abwaanada qaar looga kacsanaa ay ka muuqato ....heestan isha sacabka mari abwaankii lahaa magaciisa way ka booday iyo riwaayadihii badanaa ee abwaan singub sameeyey ee ay ka qeyb aheyd......cajiiib ...somali ilaahay ha caafiyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
samatar shire yaa sameeyey heesta isha sacabka mari? Ma Yamyam aun miyaa?
@abdixakiinncnc2962
@abdixakiinncnc2962 6 жыл бұрын
Yam yam ayaa sameeyay heesta
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Thanks
@xubikaahin2370
@xubikaahin2370 6 жыл бұрын
Hargeisa afkaga uraya ka jeedi dhilooy sangub iyo waxan aad sheegaysana xaarka iskaga bii
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Hhhhh zxp maya ha is qasin Mamo Khadra wa fananad somaliyeed lkin wey waynaty oo wXasba saa uma xasuusato
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899 5 жыл бұрын
Dayaxi madowe
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 ай бұрын
Wado qiimobadan horseedad horjoogto
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 ай бұрын
Princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay qaasatan facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaqEEy yartayarta sooo dhawoow inbadan Runrun
@qureshmacalin2543
@qureshmacalin2543 8 жыл бұрын
maam khadra nolow fankeeda dadku wey jecel yihiin
@hiboabdirahman9658
@hiboabdirahman9658 6 жыл бұрын
Abdi fataax yare
@qalanjohadrawi2103
@qalanjohadrawi2103 6 жыл бұрын
Tii qaadaysaane heestii khadra ee iaha sacabka mari way ku tumatay heestii xataa mid haha khaldaysaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Deeqa Jama gartay. Laakin ma xuma
@binhassan2148
@binhassan2148 5 жыл бұрын
Hooyo qadra daahir Allah hadhaafo cimri dheeri iyo caafimaad suuban
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899 5 жыл бұрын
Yaaa ku dhicin ilmadu dhir abarsate Isha sacabka mari
@gelleabdigelle5250
@gelleabdigelle5250 6 жыл бұрын
waxan mamada warysanaya qof ma ahan
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899
@garadbiinowwaxgaradxogogal4899 5 жыл бұрын
Lama so kobikaro
@qalanjohadrawi2103
@qalanjohadrawi2103 6 жыл бұрын
Tani ciyaysa ee heestii callaashatay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Deeqa Jama tee baa ciyeysa?
@sharmakeidan202
@sharmakeidan202 6 жыл бұрын
qalanjo hadrawi mo khdaraa ciyaysa mise mid soo qaaday ayaa calaashatay khadra daahir iyadaa leh siday uvqaadday ibnu aadam uma qaadi kar
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 5 жыл бұрын
Codkeedu Wii qurxoonyahay waase laga quruxbadanyahay waayo Waxay ku qasanbantahay in ay body language isticmaasho si ay ugu kabto codkeeda. Halka ay xaliimo khaliif magool ugu baahnayn body language.
@ayanmuuse4620
@ayanmuuse4620 3 жыл бұрын
Cod laguma jecla ee heeseheeda iyo qisadeeda ayaa ah wax gaara oo dadka inta badan taabanaya heesaha ugu badan ee jacayl ah iyada qaada body languege udheera shacabiyad badana way leedahay xita faniinta kuwii hore kuwii dhexe iyo kuwii danbana aad bay ujecelyihiin waxaan si fudud kudhihi karna Khadra Daahir Cige khaanad gooniya ayey kujirta kudarso dookha 1aad ee soomaali oo dhan waa iyada
@yaracasse8870
@yaracasse8870 2 жыл бұрын
Heeska copy ga ah gabadha qaadeyso cod macaanaa isha sacabka mari tolow magaceed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Ma garanayo walaal
Wareysi  Cusub Fanaanada Khadra Daahir Cige Qaybta 2aad
31:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 9 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 55 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 52 МЛН
BARNAAMIJKA FANKA IYO SUUGAANT TIRIIG XAASHI
27:55
SLNTV
Рет қаралды 9 М.
FARXADI WAA NAXDIN ABWAAN CALI CAATEEYE 1979 ...PART 1
22:03
XULKA HEESAHA QARAAMIGA
Рет қаралды 41 М.
C/Qadar Juba oo Geerida Sahra Ahmed La'Ilmeeyay Daawo
21:40
HADHWANAAG TV
Рет қаралды 93 М.
ЖВАЧКИ!!!
0:47
Li ALINA
Рет қаралды 1,4 МЛН
Роналду совсем другой! 😱
0:45
КиноСклад
Рет қаралды 3,9 МЛН
This or That 🛍️
0:52
A4
Рет қаралды 5 МЛН