Bandhigga VOA: Qodobkii ugu adkee ee la isku mari waayey shirlkii GWQ | VOA Somali

  Рет қаралды 5,435

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay qodobadii la isku mari waayey ee Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo shalay Muqdisho lagu soo geba-gebeeyey ayada oo aan heshiis lagu gaarin, gaar ahaan qodobka doorashada oo noqday caqabadda ugu weyn.
Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali....
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 10
@MaxamedCismaan-mc6jd
@MaxamedCismaan-mc6jd Сағат бұрын
Allaahu akbar
@AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf
@AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf 3 сағат бұрын
Voa somalia ma rabtaan intaad kan oo kale u waraysataan
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 19 минут бұрын
Dhibaatada somaliya waa daarood allaha nagaqabto intooda xun
@yusufdaahirfaraax3779
@yusufdaahirfaraax3779 2 сағат бұрын
Gurgurte dhiiqo buldananaa hogamiyaha xamar isbaaro unu kaa leh beenale irir viva darood❤💪👊
@mdiinilovecity1282
@mdiinilovecity1282 3 сағат бұрын
VIO WAN KU XIRANAHY
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 3 сағат бұрын
WAX AAN SUURA GAL AHEYN MA JIRTEE WAXWALBA WEXEY KU SUURA GALAAN RABITAAN WADAJIRA IYO LAHAANSHO DANGUUD IYO LAXAWJECLO WADANIYEED IYO WAXWADA LAHAANSHO
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 2 сағат бұрын
xasan aduunkii oo dhan ayaa jeclaadey waxaa laga dhigayaa boqor ciidamo masari iyo ertareya imaaraad jabuuti iyoqoladii kale oo rabta wey keensan kartaa boqor milatari ah kii hadla qoorta uu ka gooyo waxaamarkii hore ka balan qaadey ismaaciil waxu u soo direy masar m wzey keensatey eritareyaimaarasd waxuu bixinayaa waxii ku baxa hadey khaliij iyo dowladaha waaweyn saf u soo galayaanxasan ilaa hada uma maleeyo inuu soomaaliya xukumo waa jaasuus caalami ah sadaas ayey ku jeclaadeen
@dhoollayareahmed5259
@dhoollayareahmed5259 21 минут бұрын
Wasiir ku xigeenkan maaha nin ku habboon inuu dawladda ku matador dood. Had jeer hadalkiisu waa runnable ha sheegin beenna ha sheegin waxaad sheegtana ha waayin.
@AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf
@AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf 3 сағат бұрын
Fadlan voa alcadaala oo kale ha waraysanina waayo beenaale weyn weeye
Hamiga Turkiga ee Geeska Afrika oo halis wajahaya | Qubanaha VOA
29:41
Kaftanka siyaasada "Jabuuti, Somalia iyo Arimaha Doorashada Somaliland
33:38
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 46 МЛН
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 60 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 58 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 31 МЛН
ILEYSKA VOA: Shidaal sahminta Soomaaliya | VOA Somali
23:06
VOA Somali
Рет қаралды 24 М.
Muhiimadda codka haweenka ee doorashada Mareykanka
4:14
VOA Somali
Рет қаралды 6 М.
Gobollada muhiimka ee doorashada Mareykanka
2:39
VOA Somali
Рет қаралды 8 М.
Walaac ka dhashay isbaheysiga Asmara | Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 45 М.
Waa maxay Electoral College?
1:32
VOA Somali
Рет қаралды 2,7 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 46 МЛН