Bangladesh Ilaa Uganda | Maxaa Caalamka ka Socdo | Kacdoonada Shucuubta |

  Рет қаралды 87,582

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 396
@Somalieditor275
@Somalieditor275 2 ай бұрын
✪:{ فَٱذۡكُرُونِیۤ أَذۡكُرۡكُمۡ وَٱشۡكُرُوا۟ لِی وَلَا تَكۡفُرُونِ }
@suhaib021
@suhaib021 2 ай бұрын
Qaabka aad uso koobayso warka dhan runtii waa cajiib .isha ku hay mawduucyadan la halmaala caalamka wll omar .
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 2 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@salahdiinmohamed5491
@salahdiinmohamed5491 2 ай бұрын
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤
@shakrabare934
@shakrabare934 2 ай бұрын
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedOsman-tg8ik
@MohamedOsman-tg8ik 2 ай бұрын
Scw
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko 2 ай бұрын
Asc cumar inshaar Form BOORAMA THE KNOWLEDGE CITY ❤❤❤
@mohamedmireabdulle2578
@mohamedmireabdulle2578 2 ай бұрын
Ustaad Omar inshaar tnx Mogadishu 9.59 habeenimo Salaama sxbyaal
@Asadhagio-s2b
@Asadhagio-s2b 2 ай бұрын
nabiga kusali scw ❤️
@LajanYuukazi-nm5kb
@LajanYuukazi-nm5kb 2 ай бұрын
@@Asadhagio-s2b sallahu calehim waslam wll
@ahmedbaadhi2273
@ahmedbaadhi2273 2 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw
@ibraahimcabdi3083
@ibraahimcabdi3083 2 ай бұрын
Scw❤❤❤
@Xaaji-el9hl
@Xaaji-el9hl 2 ай бұрын
Scw
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 2 ай бұрын
Kacdoonka dalka soomaliya oo dhan 😮😮 Maalin dhiw waad arki doontaan🔥
@dytffttg6491
@dytffttg6491 2 ай бұрын
Isagaba wadan Uray eh maxa kacdon kadhaca wlee shekadi suria inuka dhici donta
@mohamedfarah3620
@mohamedfarah3620 2 ай бұрын
@@dytffttg6491xagee gu Aragtay xuguumad wanasan oo lagu kacay hhh
@MariamMohamed-re9uw
@MariamMohamed-re9uw 2 ай бұрын
Yaan xabad beerka laga galin😂
@cumarcaaqil9
@cumarcaaqil9 2 ай бұрын
Wlhi somaliya ayaa u baahaan kacdoon shacab o leyskaga kor qaadayo dowlad ku shega, ajaanibta iyo alshabaabka Intaba mid maslaxadeena kashaqeynayo Malahan.
@haa8793
@haa8793 2 ай бұрын
Hadan dintena sidaba uqadano kuli ilahay hostena ayuu keni lahaa
@lunibark9978
@lunibark9978 2 ай бұрын
ardayda somaliyeed saan how kacaano
@Mohamuudcaaqil
@Mohamuudcaaqil 2 ай бұрын
Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️
@AbdirahmanOsool
@AbdirahmanOsool 2 ай бұрын
Alaha ko kadhigo Bangladesh 🇧🇩 iyo dhamaan muslimiinta Aamiin Aamiin Aamiin
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 2 ай бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye
@zakiciid2100
@zakiciid2100 2 ай бұрын
Hye
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 2 ай бұрын
Save Bangladesh Students 😢😢😢
@UsaameAhmed-rl2dg
@UsaameAhmed-rl2dg 2 ай бұрын
Save somali people ✅️
@AbdirahmanI1
@AbdirahmanI1 2 ай бұрын
​Save Bangladesh ✅️🇧🇩@@UsaameAhmed-rl2dg
@mohaakram2780
@mohaakram2780 2 ай бұрын
First save dalkeena😢 odayasha tugada ah galada cadaanka matala
@Xogahachannel
@Xogahachannel 2 ай бұрын
Save somalia students
@hamzaismail6353
@hamzaismail6353 2 ай бұрын
Omer inshaar dhisaha maskaxda quluubka dhalinyarada guulayso
@salmaanahmad4686
@salmaanahmad4686 2 ай бұрын
Mahadsanid. MUDANE
@MssEimana
@MssEimana 2 ай бұрын
Ani hadaa fikirkeyga kahadlo somalia kusoo xigto sawabto ah dowlad kusheegtaan umad waa dhibte canshuree eber uga dhigeen umada xabadna maqabtaan meel kuroontahy lama arag alle somali caqligooda ha usooceliyo anaga xitaa hadaa faceena wax laqeebsan lahyn tii qabyalad ahayda na dhaxtaal rer hebel iyo reer hebel caaligeena madhaafsano anagana wax ma isku faideesano umada kalena wax kama faaiidno wallhi😢❤
@amirabukar2913
@amirabukar2913 2 ай бұрын
Lkn majiro shacab wadaniyiin ah sida dadkan cml sababto ah Somalida wadaniyiin maahan waa bahalo iyo qaar yaroo qabiilka difaaco marka dadkaan hanala meel dhigin Wll
@MssEimana
@MssEimana 2 ай бұрын
@@amirabukar2913 dabcan taas been ahyn mcney dhiiga wadinimada naga maqan waa sawabta meesha wadankeena uroon anan u aqoon
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 2 ай бұрын
​@@amirabukar2913aad iyo aad somalia dal wax kama galin
@kidas7860
@kidas7860 2 ай бұрын
Waan dulmanahay whli 🥺 from Djibouti 🇩🇯 25 sanno dictatorship
@A...A09888
@A...A09888 2 ай бұрын
Alaha idinka dulqaado kalitaliskan xun .... Anagu ree jigjiga 10 sano ayuu na xukumayay dictatorship cabdi ilay cadaabu shacabka mariyay ... ilahayba naga dul qaday... Ilahay akhiro ha kajaro
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 2 ай бұрын
ilahay haydinka Dulqado Digtetarka Dilaal nimada kucan ka ah anigu s/l andar ayan ahhay madaxdi Naso martay Kan aya ugu doqonsan insha alla wanu isdhafi nayna shacabka somali melay joganba maxuma balse madax Dena xun allaw madax da no hagaji
@haa8793
@haa8793 2 ай бұрын
​@@mahadmataankuriyaAlaha cagliga hakuziyadiyo MnshaAllah somali adigo kle ayey ubahanthy
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 2 ай бұрын
@@haa8793 madax bila tayo ah & koxo xag jir ah oo mabda ben ah kugabanaya aya somaliya isku haysta?
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b 2 ай бұрын
Digdrishiibka xitaa dhib malaha laak88n haduu yahey mid shacabkiisa uroon oo dhinac kasto😮
@maxamadcabdibudul1959
@maxamadcabdibudul1959 2 ай бұрын
I'm from ogadenia I stand with Bangladesh 🇧🇩
@Hsn1224
@Hsn1224 2 ай бұрын
Ogadenia laftirkeedaa kaaga baahan inaad axmaarada kaxoraysid intaad adoo tacbaana taageerayso cid aadan waxba kutarikarin
@bashirhassan4728
@bashirhassan4728 2 ай бұрын
Adaaba qabil ahe wadani ma garab kaaga bahan
@maxamedcilmi2338
@maxamedcilmi2338 2 ай бұрын
🤮🤮🤮
@CabdiraxamaanSiciid-ep2cb
@CabdiraxamaanSiciid-ep2cb 2 ай бұрын
​@@Hsn1224 somalidena hal mar baynu wax trnay waana dagaalkii 1977 bal sheeg wax kale oo aynu tarny waligood iyaga wax iska dhicin jiry😂 mrka is waal waalka jooji😂😂
@AbdullahiBurhaan
@AbdullahiBurhaan 2 ай бұрын
tiisa daryeelaa tukale kudara ethiopia iska xoree
@Alberta-q4e
@Alberta-q4e 2 ай бұрын
I'm from Iraq 🇮🇶 i stand with Bangladesh 🇧🇩
@khadaraj1846
@khadaraj1846 2 ай бұрын
T
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 2 ай бұрын
Are you muslim 😭
@Hassanhandule
@Hassanhandule 2 ай бұрын
How did you understand somali language
@shukrimaxamed4752
@shukrimaxamed4752 2 ай бұрын
Aduunkan Alle ayaa iska leh waxwalbo oo kadhacaayona asagaa ugu talo galay.
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 2 ай бұрын
Waxa halka iga soo baxday in ay bulsho is naceb aysan jiren tusale waxan usoo qadan kuwa konfur iyo waqoyi hogamiyo oo ay raban kursiga siday kusi fadhi lahayen lkn in sha alah mar uun way dhaman waxa aminsan rer gobol nimo oo waxan noqon insha alah somali ananimo aminsan insha alah 😊😊😊😊😊😊😊❤
@m.bashiirbootaan2824
@m.bashiirbootaan2824 2 ай бұрын
ananimo goormay wax fiican oo la noqdo noqotay ?
@foosmacalin1389
@foosmacalin1389 2 ай бұрын
Inaga goormeee imaan duruuuf dawlad inoo samaysa😢
@MkGun-p7r
@MkGun-p7r 2 ай бұрын
India 🇮🇳 wa wadanka keliye somaliye 🇸🇴 o kale
@Alimaalim-b1b
@Alimaalim-b1b 2 ай бұрын
Am from geri koombe I stand with Bangladesh 🇧🇩
@hamzebro3520
@hamzebro3520 2 ай бұрын
Aanku waso 😂💪👈 Am Jr Istand pangl 🎉
@CabdirizaaqCali-rd4pi
@CabdirizaaqCali-rd4pi 2 ай бұрын
Kacdoonka India waxa ku xiga kacdoonka shacabka soomaliyeed 😮😢
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 2 ай бұрын
Maxeey sameeynayaan marka demoqorajiga madiidayaan
@A...A09888
@A...A09888 2 ай бұрын
​@@osmankhalifsheikhh1609 dimuqraadi waa dastuur gaalo saboolnimo mooye wax ay Soo kordhinayso ma jirto .... Kitaabka quraanka ayaa dastuurka muslimka ah
@Theoo.c
@Theoo.c 2 ай бұрын
​@@A...A09888 sax aa wlahi dastuur lee wax lagu xug miyaa kitaabka quranka haday ku xugmin lahayan dadka mar hore ayay guulaysan la hayen😢
@JIGARGaming-nu6st
@JIGARGaming-nu6st 2 ай бұрын
😂😂
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 2 ай бұрын
OGAANSHO CHANNEL 👏🤝
@alimuse3235
@alimuse3235 2 ай бұрын
Alaha siiyo xaquuqdooda ardayda😢
@Sahalwarmedia32
@Sahalwarmedia32 2 ай бұрын
Shacabka kaliya ee dulinimada aqbala waa shacabka soomalia
@SomaliTopMedias
@SomaliTopMedias 2 ай бұрын
6 sano oo waxbarasho u joogey bangladesh hadda sanad ayaan soo moogahay allaha xasilo dalkaas
@hanefa283
@hanefa283 2 ай бұрын
Hadda dowlada xasan sheikh ayaa ubaahan KACDOON SHACAB
@abdulkadirsheikh7671
@abdulkadirsheikh7671 2 ай бұрын
Tii farmaajana ?
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 2 ай бұрын
Somaali oo dhan ayaa u baahana kacadoon ka dhan aha as aska Dawlda jubalaan Pentland somaalind galamudu jabuuti ha is kabasto
@Captian_Jey_Mohan
@Captian_Jey_Mohan 2 ай бұрын
​@@abdulkadirsheikh7671Farmajo Maa dalka ka talie Hada Naclad baa Ku Dhashee
@cabdiwali1
@cabdiwali1 2 ай бұрын
Jabuuti wakhtigiinii ayaa lagaaray shacabka Somaliyeed ee jabuuti dulliga iska qaada😢
@cabdiwali1
@cabdiwali1 2 ай бұрын
@xasansalad7014 kuwwena 5 sano madhaafaan
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 2 ай бұрын
Waan ku wataa sxb horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
@sohagemtiaz6439
@sohagemtiaz6439 2 ай бұрын
Thanks you🇧🇩
@MuseHasan-sd1vs
@MuseHasan-sd1vs 2 ай бұрын
❤❤❤
@walalkaweyn143
@walalkaweyn143 2 ай бұрын
Much better ❤❤❤
@muxamedamiin1018
@muxamedamiin1018 2 ай бұрын
Walahi waa suasha aan isweydiinayey labadaan beri,mxaa Ka socdo dunida 🤷🤔
@Casriyah-jq8gu
@Casriyah-jq8gu 2 ай бұрын
ILAAHAYAW ETHIOPIA IYO KENYA KA XOREY SOOMAALIDEENA. AAMIIN ALLAAHUMA AAMIIN.
@kaviaali
@kaviaali 2 ай бұрын
Mansha allah noolow wll❤
@BukhariMohamed-sf6uz
@BukhariMohamed-sf6uz 2 ай бұрын
The best video
@Hsn1224
@Hsn1224 2 ай бұрын
Cumar inshaarow shacabka kenyanka iyo ugandese-ka aad noofaaninayso anaga ka somali ahaan noogu neceb kenyanka ayagoo dawladoodu dalkeena kuxadgudub qaaad iyo daroogo udhoofiso shacabka somalida ee jubooyinka iyo gedo xasuuqda malaayiin dallar-na ilaa sagaashamaadkii dadka somaliyeed dhulkooda somalida kahijrooday tagay nfd ee isladhusoomaliyeed ay xaqooti ahaan caalamku lacag kusiirjiray direct iyo indirectiba hadana qofka kenyanka ah ee kikiyiga ah wuxuu ruto kuleehahay gumaysi ayaan wajahaynaa dhaqaalohii iyo siyaassadiiba ruto somalida ayuu kuwareejiyey hadii horay cadan noogamaysan jiray hadda somaliyaa nagumaysanaysee halayska celeyo waxa ugu wayn ee ay wali banaanbaxa uwadaana waa tooganimo iyo inaydadka boobaan kikuyada dalka haysan waligeed soodhacday ayaa rabta inaan cidkale qadayn xikunka iyo dhaqaalahuna gacantooda kujiraan ma oga inay somalidu leedahay dhulka iyo state-ka ugu wayn kenya xaqna uleeyihiin waxay xaqa usheeganaayaan oo kale kenyaan ma oga sidookale maalinkii somali soogashay sooqadhaqaalaha kenya inay xuriyadda ugu horaysay oo qofka kenya ah markuu dacas ubaahdo uuqasbanaa inuu darsin gato ama iakacaga cadaado hindidii dhibka kahaysayna ay somalidu ganacsiga yaryar kacayrisay suugana mid loosimanhahay kadhigtay oo xitaa ayaga kenya soogalisay tustayna in hindida layskacelinkaro sooqana tartar lagadhigi karo Dhanka ugandese waliba qoomiyadda mucuuraddka ubadan ee bagandhada waa qoomiyadd dalka uguweyn ugu caasimadda leh ugu dhaqaalaha badan looqadda uguweyn dalka lagaga hadlo marka ingariiska lagayimaado leh hadana waa qoomiyadda ugu somali nacayb-ka badan waxaa jira somali gacanacsi kuleeyahay sida shirkadda sonorta iyo silsiladaha maqaayadda dalka ugu caansan ee Mandela-yaasha iyo tobanaan petro station malaayiin cashuura dalkooda siiya hadana hadana in somalida dalkooda dhacayso waxaa jooga xoogaa qaxooti ah oo somaliya waxay aaminsan yihiin in ay daladoodu lacag kubiisho taas badalkeeda ma in bilkasta UN millions dalkooda kusiiyo dadkaas madaxooda hadana dadkaas aysan waxba gaarin ay jeebkooda kunoolyihiin ayna dalkooda dhaqaale soogaliyaan maalinkii qalaase dhaco somalidaas waa kudaayeen hilibkooday cunaayaan Hindida oo dalkooda dhacda dawladda laaluushta meelkastoo farta looqaado haysatana ilaahay matusin
@AbuubakarSadiiq-i1d
@AbuubakarSadiiq-i1d 2 ай бұрын
ilahayow intii qoralkey arkeso janada naku kulmi😭🤲
@SaalaxCkariim
@SaalaxCkariim 2 ай бұрын
Kacdoon Somalia 🇸🇴 ubaahan runtii
@Ruwyda-i6x
@Ruwyda-i6x 2 ай бұрын
Hadii aad isku daydid inaad banan bax sameyso somalia wlhi badaxa xabad lagugu jabinaa😂
@maxamedqadar9874
@maxamedqadar9874 2 ай бұрын
​@@Ruwyda-i6xWaxaas waa qiyaali dad qaar markay dhintan dowlada way joojinayan xabadaha hadey sii wadan meeshan shacabka ayaa hub soqadanaya dowlada taagta daran ayay ridayan lakin waa halis wayo Somali sidey kuheshiiso xilka ayaa dhib ah lakin waxa lobahan yahay dhalinyar daacad ah oo howl adag kaqabo dowlada
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 ай бұрын
Somaliya ciidamo shisheeyaa jooga somali waxba ma samayn karaan
@MRWIN-ke2ul
@MRWIN-ke2ul 2 ай бұрын
Kacdoon soomaali insha'Allah
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 2 ай бұрын
😂😂😂😂🤣🤣🤣
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 2 ай бұрын
Yaa kacdoon lagu sameeynaaa.
@hadillaium
@hadillaium 2 ай бұрын
Casriga kacdoonada dhicisoobaya ku jirnaaye bulshadena ilaahey wacyigooda kor ha u qaado😊
@Hassan-Abdihakim8
@Hassan-Abdihakim8 2 ай бұрын
أللهم أعز الإسلام والمسلمين
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@Mohamedyarisow84
@Mohamedyarisow84 2 ай бұрын
Somalia Aya san ubahan runtii
@ahmedbaadhi2273
@ahmedbaadhi2273 2 ай бұрын
Usdaaad mhadsanid sidaa wax nogu soo gudbiso 🫡🫡🤴
@MuxssinCabdi-rf9uj
@MuxssinCabdi-rf9uj 2 ай бұрын
Dalkan dhalinyarada u hadhaysaa duqooshinkanna way dhimanayaan🇸🇴☝️
@orahwng-l8v
@orahwng-l8v 2 ай бұрын
Ma habra mesa dagal ay naga xiga
@KayfeyIsmacil
@KayfeyIsmacil 2 ай бұрын
Waad ku mahadsantahy wllo side fiican
@ahmedmursal1516
@ahmedmursal1516 2 ай бұрын
I am from 🇾🇪 and I stand with Bangladesh 🇧🇩
@realmaxamed
@realmaxamed 2 ай бұрын
Yaa ku waydiiyey
@sahramuuse4678
@sahramuuse4678 2 ай бұрын
Beenta ma like aya ku raadinysa
@Mesut-blo
@Mesut-blo 2 ай бұрын
See luuqadaan ku fahantay Tanaka Maa nawaalaysaa
@ahmedmursal1516
@ahmedmursal1516 2 ай бұрын
@@Mesut-blo my friend Somali
@hij3728
@hij3728 2 ай бұрын
Waa wixii Somalia siyaad barre kawady
@XuseenSiciid-zr3o
@XuseenSiciid-zr3o 2 ай бұрын
SOOMAALIDU WAX HA FAHMAAN OO
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k 2 ай бұрын
Thanks
@abdiwelialihassan9153
@abdiwelialihassan9153 2 ай бұрын
Ku sali nabiga❤❤
@hoodo9260
@hoodo9260 2 ай бұрын
Ha mudh-baxo cadligu 💪👏
@STarzevinho
@STarzevinho 2 ай бұрын
First😂
@Shafi-n5m
@Shafi-n5m 2 ай бұрын
Bangladesh Isbuuc kabacdi maanta ayaan qad isticmaalaynaa. Kani waa muuqaalkii iigu horeeyay aan daawanaayl isbuuc kadib.
@zeinabahmed9318
@zeinabahmed9318 2 ай бұрын
Ilaahay haidin amaansado
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 2 ай бұрын
Kwrn xaaldiina😢
@Shafi-n5m
@Shafi-n5m 2 ай бұрын
@@zeinabahmed9318 Aameen
@Shafi-n5m
@Shafi-n5m 2 ай бұрын
@@Kaligeed-Amiirad Alhamdulillah waa fiicanahay kaliya qadkaa nagu xun
@bakarbulshawi9007
@bakarbulshawi9007 2 ай бұрын
Free Palestine 🇵🇸 ✨️
@XaawoluulFaarax
@XaawoluulFaarax 2 ай бұрын
Free palestine
@Hirasho_channel
@Hirasho_channel 2 ай бұрын
Somalia kawrn iyada barakicinta
@Princesszoya-p2k
@Princesszoya-p2k 2 ай бұрын
Ilahay ha caawiyo xaqooda ha siiyo dalkodana nabad ha ugu soo cesho wase xaq qof damiir leh looga bahan yhy
@juuwaryele
@juuwaryele 2 ай бұрын
Somali way ku soo xigtaa iga qora woow Gen z
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 2 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 🤍
@Xaaji-el9hl
@Xaaji-el9hl 2 ай бұрын
Scw😊
@Teamxirxiraaye-qv7ny
@Teamxirxiraaye-qv7ny 2 ай бұрын
Bangladesh 🇧🇩 fans like ❤❤❤
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 2 ай бұрын
Wcs 🤝
@KumaxMedia
@KumaxMedia 2 ай бұрын
Save Bangladesh Students
@FarhanYacin-zb2sv
@FarhanYacin-zb2sv 2 ай бұрын
M.a macalin
@Drsayidcali
@Drsayidcali 2 ай бұрын
Xasan ayaa dhiman insha allah
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 2 ай бұрын
Soomaalidu kuwa adoonsanaya goorma ayay iska eryi doonaan?
@CabdiAramaan
@CabdiAramaan 2 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 Mar dhaw
@JoojintaXadka
@JoojintaXadka 2 ай бұрын
Qeebta igu muhiimsan aan kahelaybwaaye hadii shisheeye dowlad dhisaayo waa wati lumis 500k ayaa dowlad dhisi weyday oo Afghanistan joogtay tanoo kale meel baan kasugeynaa
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb 2 ай бұрын
Alaha ku barskeeyo dinta wax badan bad uhaysa
@drsocial6889
@drsocial6889 2 ай бұрын
Sh xasiina waa muuse biixi oo kale shalaay baa u dambeesa
@canshuurxikmaawi
@canshuurxikmaawi 2 ай бұрын
ustaadow waxaaba suuraa hadey somaliya saan ku sii socoto in kacdoon ka dhaco
@ahmedabdilahixirsi8954
@ahmedabdilahixirsi8954 2 ай бұрын
First person
@Gyyhir1134
@Gyyhir1134 2 ай бұрын
Walaal waxaad kaxanaajooysaa dowlada fedaral somalia Adaad caqli leedahay muqdisho haysku imaan Waxaa kajiro xaalada ugu layaabka badan Africa
@feysalmaxamed8894
@feysalmaxamed8894 2 ай бұрын
vivi Bangladesh 🇧🇩
@AbdiRahman-r4b
@AbdiRahman-r4b 2 ай бұрын
Ku sali xabiibkeyna scw
@TheIdea2999
@TheIdea2999 2 ай бұрын
Guul india ❤❤❤
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 2 ай бұрын
Pakistan 🇵🇰 kaa salamaya sxb 👍
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 2 ай бұрын
Asc ustaad omar inshaar ❤❤❤
@abdirahmanahmed5925
@abdirahmanahmed5925 2 ай бұрын
Kenya annagaa joogno, kacdoon kama socdee burcad iyo mooriyaan dalka iyo hantida dad waynaha burburinaysa unbaa Yaacaysa, wixii ay dalbadeenna waa loo sameeyay intiisa badan.
@jey8940
@jey8940 2 ай бұрын
Anigu sidaan indha indheeyay waxay iila muuqataa in ay kuukuuyo ka dambayso kacdoonka, ayna rabaan dawladda qayb wayn in laga siiyo, intaas ka sokow xitaa waxaa doodooda qayb ka ah, in hoos loo dhigo saamiga soomaalida ee xilalka sare ee Kenya ka hayaan. Marka waxa la arkahayo wax ka wayn ayaa meesha ka socda.
@mohammedabdinasir8365
@mohammedabdinasir8365 2 ай бұрын
OGAANSHO 🙏
@Zakiaxmed-e2i
@Zakiaxmed-e2i 2 ай бұрын
Mucjiso
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 2 ай бұрын
Ogaansho💯
@mohamedomarhassan8435
@mohamedomarhassan8435 2 ай бұрын
Somalia coming soon
@MURSALAadan-c2u
@MURSALAadan-c2u 2 ай бұрын
I,m from somaliland I stand whith Bangladesh
@Mohamedyare-h1s
@Mohamedyare-h1s 2 ай бұрын
😮😮
@LeyloSalaad-y1q
@LeyloSalaad-y1q 2 ай бұрын
Walalayaal Ogadeeniya kadaran eaan sidaan oga kac no jigjga dre dawa iyo canfarta oromia iyo dhamaan muslimiinta oo heesto gaalka
@GeelJire-ns6tp
@GeelJire-ns6tp 2 ай бұрын
illhow guuley muslimka bangaladesh
@hanefa283
@hanefa283 2 ай бұрын
Kenya waxa qasaaya waa anaga soomaali ah waxaan soo daabulnay doller American doller meeshuu soo galo waa 0000000 DOWLADA MAXAMAD SIYAAD MAXAA TUURAY MAGAALADA DOLLER CAGAARAN AYAA SOO GALAY😢 DOLLERKA WAA MUSIIMO XAARAAN AH
@CwahaabcalimaxamedSahal
@CwahaabcalimaxamedSahal 2 ай бұрын
Ustaad cumar inshaar see camal maxaa uga hadlaynin balaayadda dalka kusoo qulqulayo itoobiyaanka xuduudda kasoo gudbay kuwaas oo rabo dalka si xoog kula wareegaan dalka qalaas
@AbdirahmanOmar-gn3ch
@AbdirahmanOmar-gn3ch 2 ай бұрын
Cumar maxasuusataa kii carabka ahaa ee umadaha magacooda sheegsheegaayay kadib magaca bangali afka ooga soo dacay kadibna acuudu-bilaahi mina-sheeydani rajiim dahaayay yacni isagoo shacabka bangaaliga yasaayo
@hafsaahmed5515
@hafsaahmed5515 2 ай бұрын
Kenya waxa kasocda kacdon shacab maha ee dib ugu noqo wll
@Ibnbaali
@Ibnbaali 2 ай бұрын
Waxaan jeclaan lahaa in ay dhalinyarada Soomaaliyeed in ay ku baraarugaan oo ay ogaadaan in dalku laheysto heysta calooshood u shaqeystayaal, ajaaniib, iyo ciidamo shisheeye.
@awalecasri6281
@awalecasri6281 2 ай бұрын
Shah ma heysto cumar ishar bro
@MaryamaMahamoud-zf9zb
@MaryamaMahamoud-zf9zb 2 ай бұрын
ilaahey taa anaga hanatuso
@NuurMahamudAhmed
@NuurMahamudAhmed 2 ай бұрын
Mala arki doonaa dhalinteena oo hurdada kakacda
@cabdihussein8175
@cabdihussein8175 2 ай бұрын
Ani wan taagersanahy madaxwaynaha uganda musaveni legend weeyan
@SumaayoSumeeyah
@SumaayoSumeeyah 2 ай бұрын
Omar Mhdsanid wll 💢💥
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 2 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 unbaaa dadka nool iyo kuwa dhinteenba ladhacaa lana canshuuraa baddoodda la’iibsadaa shisheeya tekaddaheena laga iibiyaa lkn kacdoon shacab malahaan waayoo Qarankoodii qabiiil ayaay ka doorteen.
@NasriinMahamett
@NasriinMahamett 2 ай бұрын
Soomalida kenya iska dhisatay maxaa uyaala
@Pause3
@Pause3 2 ай бұрын
Somalia gormaynu bilwna kacdoonka ardeyda
Furinta Hore ee Dagaalka |Yaxya Alsinwaar |
13:44
OGAANSHO
Рет қаралды 73 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 86 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Gabor Mate ‘It’s like we’re watching Auschwitz on TikTok’
5:11
Waa kuma Yaxya Sinwaar! Ninkii hurdada u diiday IsraIIl
10:32
Waaberi Media
Рет қаралды 130 М.
Top U.S. & World Headlines - October 16, 2024
9:59
Democracy Now!
Рет қаралды 117 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 86 МЛН