OOOH!! Putin Wax Walba Banaanka Ayuu Soo Dhigay | Iyo Qodobo Kale .

  Рет қаралды 112,917

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 367
@AbdulahihamariYaab
@AbdulahihamariYaab 9 ай бұрын
Ninka kaliya ee sidhab ah muuqaaladiisa ugu faaiido wax badana ka ogaadey dhinac walba keep going Bro 🙌✅
@kabtanassad9763
@kabtanassad9763 9 ай бұрын
Kusaliya Nabigaa salalahu caley wasalam ❤
@Canab-Cabdirashiid
@Canab-Cabdirashiid 9 ай бұрын
جزاك الله خير ❤😊
@Darwiish-Sool
@Darwiish-Sool 9 ай бұрын
Madaxwaynaha Somalia Xassan Sheekh walle waxa loo diyaarinaya inuu noqdo Sisi ga Somalia 🇸🇴
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 9 ай бұрын
Nimanka isu magacaway hogamiyayasha wadamada musliminta waa nimaan dhintay waxana aminsanahy in uu yahay ninka ugu hogaanka xun waa cabdi Fitaah alsiisi🎉🎉
@bennemri595
@bennemri595 9 ай бұрын
Waxa ugu xun siisi iyo kan Emirates
@cosobey1941
@cosobey1941 9 ай бұрын
Xasan shiiq haga reebin kiiska bada wax ayuu ka ogyahay wuu ka aamusay ayaantaan
@quoteschannel5040
@quoteschannel5040 9 ай бұрын
Xasan sheikh sahyuni nol xaga somalia
@idiris2007
@idiris2007 9 ай бұрын
hasan sheikh mahamudka u tagay oo tuugsanaya ka waran
@Baahitiremedia9446
@Baahitiremedia9446 9 ай бұрын
Haku xogmin gaalada hadalkooda ee baar ayaan ku oron lahaa
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 9 ай бұрын
اللهم أنصر أهلنا في غزة وأحفظ أبنائهم وأرواحهم وردهم إلى ديارهم ردا كريما 🇵🇸 ✌ اللهم أنصر فصائل المقاومة الفلسطينية المباركة وسدد رميهم وثبت ألأرض تحت أقدامهم 🇵🇸 ✌ رحم الله الشهداء الأبرار 🇵🇸 اللهم آآآمين يااا رب العااالمين
@aadanade2179
@aadanade2179 9 ай бұрын
😊
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 9 ай бұрын
Allah ha mideeyo umada muslimiinta qalbigooda iyo quwadooda hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda iyo munaafaqiinta madaxda u ah aamiin allah ha u gargaaro walaalaha falastiin hana u maciino aamiin marwalba xaqa ayaa guuleeysanaayo ee allah ha guuleeyo umada muslimiinta hana ka dhexsaaro munaafaqiinta dhexdooda ku jiro aamiin
@abdihamidbilal5931
@abdihamidbilal5931 9 ай бұрын
Likta ugu horeysa aniga ayaa saaray alhamdullah
@rashidmohamed6482
@rashidmohamed6482 9 ай бұрын
Mahadsanid Ogaasho
@LossYali
@LossYali 9 ай бұрын
Allah is one ☝️ 😢❤ 0:
@HanadDayax-qo5kl
@HanadDayax-qo5kl 5 ай бұрын
ALLAH is mercyfuli
@kamaaludiinka
@kamaaludiinka 9 ай бұрын
Siyaasad micneheedu waa inaad ka shaqeeysaa waxa danta u ah ummad kana ilaalisaa wixi dhib ku ah LAAKIIN KUWA SUIT-KA, UMMADA ISKU DIRKA, SHISHEEYE U DHUUMASHADA SIYAASADA U YAQAAN HAKA BARTAAN WAX NINKAN KA SHACAB AHAANA WAA NAGU CEEB INAAN LA KALA SAFANO NIMANKAAN DHIIGEENE IYO CIRDIGEENA GADANAYA 👌🏻👌🏻👌🏻
@zaxaneofficial1775
@zaxaneofficial1775 9 ай бұрын
Ku sali Nabi Maxamed scw ❤😊
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 9 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalem SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 9 ай бұрын
Alle ha u gar gaaro falastiin
@m.k.7788
@m.k.7788 9 ай бұрын
Mahadsanid Mudane, Aqoonyahan Cumar iinshaar. ilaaheey Haku Barakeeyo
@khaalidqandac8328
@khaalidqandac8328 9 ай бұрын
Mahadsanid❤
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 9 ай бұрын
Falastiin alley leeyihiin ee Allah ha u adkeeyo iimaankooda walaalaha falastiin hana ka dhigo kuwii guuleysto aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u gargaaro walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha falastiin yaa Allah u soo dedeji nasrigaada walaalaha falastiin aamiin Allah ha isku halaago hana isku dhameeyo dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda hana isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 8 ай бұрын
Mahadsanid garaad
@yarehinho2893
@yarehinho2893 9 ай бұрын
Waan sugaaye ogaansho waa sxbkeega omar waxaa tahay wadani Aniga waa ahay waxaa kaa rabaa in dhaliyarada Somalia la abaabulo in wadan la wareegaan
@al-shaafici
@al-shaafici 9 ай бұрын
Mahadsanid walaal Cumar si qurux-badan ayaad inoogu soo koobtay qodobo aad muhiim u ah.
@Sadaqboy78
@Sadaqboy78 9 ай бұрын
Maasha allaah❤❤
@xafsosiciidcali4359
@xafsosiciidcali4359 9 ай бұрын
Hal melyen insha Allah
@shankaraaj
@shankaraaj 9 ай бұрын
Ustaad cumar inshaar guuleso ❤❤
@Abdiwali_Hero
@Abdiwali_Hero 9 ай бұрын
Markii aan ku dhaqano sharciga ilaheey. Ayaan heybad yeelaneynaa
@GuruGarte
@GuruGarte 9 ай бұрын
Guleso wallky Omar inshar
@hodanelmi81
@hodanelmi81 9 ай бұрын
Masha’allh walaal waa mahadsan tahay
@cabdiqaadirosman4608
@cabdiqaadirosman4608 9 ай бұрын
Masha allah baraka allah ❤❤❤❤❤❤
@mohamedabdirashid6495
@mohamedabdirashid6495 9 ай бұрын
Allah ku deysto cumarow🎉
@shijo2055
@shijo2055 9 ай бұрын
اللهمّ أصلح بلادنا🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 والبلادنا مسلمين 🤲🤲🤲
@ZeynabshAdansalah
@ZeynabshAdansalah 9 ай бұрын
Thank u waad noo soo koobtey
@Kivichinho
@Kivichinho 9 ай бұрын
Ogaansho saan ugu xidhanahay 1M insha Allah mardhaw ❤🎉
@AbdirisaqDahir-dk7tu
@AbdirisaqDahir-dk7tu 9 ай бұрын
Omar inshaar guuleyso mazul
@ismaciilcalimohamed6477
@ismaciilcalimohamed6477 9 ай бұрын
Cumar walal taariikhda sh maxamed xaaji yuusuf iyo urukii al itaxaad iyo dagaaladii ay galeen halkankii waagaas waxaan kaa codsanaynaa arinkaas in aad xalqado ka samayso fadlan
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 9 ай бұрын
Cwm dadka maraykanka ma oga waxyabaha ka dhacaya aduunka marka wax badan bu bananka keenay an la ogay ilahay haw gargaro umada islamka insha Allah mahadsanid walal cumar inshar 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@XudayfeCigaal
@XudayfeCigaal 9 ай бұрын
Tuug baa Ilaahay Ummadan ku salliday Mahdsanid Cumar
@ibroosbinibrahim7003
@ibroosbinibrahim7003 9 ай бұрын
allow umadaada❤
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 9 ай бұрын
Xaqiiqada inad so bandhigto and ba ugu mahadsanthy
@AhmedIse_p12
@AhmedIse_p12 9 ай бұрын
Hambalyo qatar🇶🇦
@user-muniir
@user-muniir 9 ай бұрын
Ogow Runtu waa deganaan, beentuna waa shaki, xishoodkuna waa ixtiraam , cilmiguna waa hage, hadalka wacanina waa sadaqo, aamusnaantuna waa xikmad. 👋 USTAAD CUMAROW BUUGAAGTII XIGMADAHA AHYD NOSOO BADI FADLAN ❤
@IsmailAbdulkadir-qz4ts
@IsmailAbdulkadir-qz4ts 9 ай бұрын
Allow sohadee dadka magacaga iyo magaca rasuulka like iyo love kuradsanya😢
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 9 ай бұрын
Adiga hool miyee kuu noqotay sidaan oo caannimo miyaad ka raadineysaa
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 9 ай бұрын
Adiga hool miyee kuu noqotay sidaan oo caannimo miyaad ka raadineysaa
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 9 ай бұрын
Adiga hool miyee kuu noqotay sidaan oo caannimo miyaad ka raadineysaa
@meaktooni
@meaktooni 9 ай бұрын
Maxa ka siya diintu bararijintu waa wajib hadii lagu dhaho ku Sali nabiga waa waano salahu calyhi waselam
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 9 ай бұрын
@@meaktooni Midkaan qoraalka soo qoraayo iyo kuwa uu sheegaayo waxba isma dhaamaan ee qoraalkiisa si fcn u aqri qllo
@macalinxasan1384
@macalinxasan1384 9 ай бұрын
أللهم صل علي سيدنا محمد
@AbdiRabbiAlmansuurhaadiAbuAhme
@AbdiRabbiAlmansuurhaadiAbuAhme 9 ай бұрын
Saxip ilahey haku barakey nin Lagu qasaaray matihit waxaan jeclaan lahaa podcasi inaat ku so tuurto ogaansho channel KZbinr number 1 baa hageen ka tahy horay u soco keep going ❤❤❤☔
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 9 ай бұрын
Gaalo ALLAAH aya warkooda noogu cadeeyey qur'aanka. Inay isbahaysatay. Inaguna wali caqli aann4.5. ahayn mahyno
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 9 ай бұрын
Two minutes ago waan soo dhakhsaday manta
@apdallaabshir
@apdallaabshir 9 ай бұрын
Masha allah
@jimalali1385
@jimalali1385 9 ай бұрын
الدنيا سجل المؤمن وجنة الكافر
@Husein7architect
@Husein7architect 9 ай бұрын
SALAAN SARE ,MR UMAR , wxd tiri oo igu dadajiyey inaan dawado muqaal kan (OOOH!! Putin Wax Walba Banaanka Ayuu Soo Dhigay ) lkn waa wax inbadan xan noocan oo kale lamaqley tusaale ahaan sida butin uu yiri. codsi ka daawade ahaan (MUUQAALKA IYO CIWAANKA QORAALKA ,MIIZAN AHAAN ISLKA EKEESII) mahad sanid OGAANSHO.
@ibnayoussouf1474
@ibnayoussouf1474 9 ай бұрын
Omar inoo soo godbi xoogo kale oo xasaasi ah putin ku saabsan wll inshallah waan ka sugeyna ❤❤❤❤❤
@mubasharmustafe
@mubasharmustafe 9 ай бұрын
قال ابن القيم رحمه الله : والصّادق ينتظر الفرج، ولا ييأس من رَوْح الله. [مدارج السالكين(٥٤٣/٣)].
@somalilab8848
@somalilab8848 9 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@sahalmoud6689
@sahalmoud6689 9 ай бұрын
ichaallah 1M
@Idriiska
@Idriiska 9 ай бұрын
Waa la tirin karaa feeraheena wa sx waayo muqus ayaa halka na dhigay😢
@hafsaahmed5515
@hafsaahmed5515 9 ай бұрын
Mareykan iyo galada ilhy dulka hala jaro
@ilhanmaxamuud
@ilhanmaxamuud 9 ай бұрын
hablyo came soon 1 million 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ezmaildrahmn2695
@ezmaildrahmn2695 9 ай бұрын
Rabbi swt ayaa u maqan muslimiinta dhamaantood, mana hoojin doono inzha allh😢 aynu u duceeno wll muslimiinta reer falasdiin ee go'doonsan😢
@fuadfarahh
@fuadfarahh 9 ай бұрын
the president of mexico aaaaa 😂😂😂😂2:32
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 9 ай бұрын
Mr. Sisi Madaxwayne Xasan Sheekh hortiisa sawkii Soomaalida ku caayay .
@Adnanmoo10
@Adnanmoo10 9 ай бұрын
Aad ayaad uga mahadsan tahay omarow wax kale kuguma abaal gudi karno kaliya duca mooye Allah cimri dheer iyo cibaado fican kusiiyo🤲🤲🤲
@cabdiqadir1119
@cabdiqadir1119 9 ай бұрын
Lph wax badan ayan ka fa iday maclumad bada ku sabsan soo samay ❤😊
@MJ--MOHA
@MJ--MOHA 9 ай бұрын
Keep going ❤❤
@m.k.7788
@m.k.7788 9 ай бұрын
Waa Sidaas Sii Soco (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
@kaapechannel5351
@kaapechannel5351 9 ай бұрын
😁 shalay ayaan islaha galadi islaynaysay xagay isla marayan
@AbdullahiCadow-n3r
@AbdullahiCadow-n3r 9 ай бұрын
Allah is one 🙏 ❤️
@ALeo756
@ALeo756 9 ай бұрын
Meelaha qaar waad cadifad hadleysa fadlan sidaadi caadiga hore iska dhig
@MohamedAhmed-ly4yg
@MohamedAhmed-ly4yg 9 ай бұрын
Presendent of Mexico sisii
@Hassan-Abdihakim8
@Hassan-Abdihakim8 9 ай бұрын
Allahuma sali cala nabiyi
@xamsecabifataax6774
@xamsecabifataax6774 9 ай бұрын
Af lagaado daa wan ku dhagaystaa cumar
@m.k.7788
@m.k.7788 9 ай бұрын
Caay U Caaytamay Ma Jiro Ee Waa Dhabta
@bintuzahraa
@bintuzahraa 9 ай бұрын
Dowlada deegaanka somalida Ethiopia 😂😂😂😂 Cumar sifican ugashay. waa necbahay erayadaas inaan maqlo 🤮🤮
@cadbulaahi1234
@cadbulaahi1234 9 ай бұрын
Sahyuuni maxa waye
@dinulislaam
@dinulislaam 9 ай бұрын
Yahuuda mayalka adag ayaa lakawadaa wll
@maryanl804
@maryanl804 9 ай бұрын
Waa yuhuuda kuwa ugu xun alle ha tirtiro
@saidosman6114
@saidosman6114 9 ай бұрын
Shayaadiin weeyaaniin siisi iyo kuwa kahoos shaqeeyay badankooda
@siciidclraxmaanawmaxamed-sq3vj
@siciidclraxmaanawmaxamed-sq3vj 9 ай бұрын
🇵🇸❤🇸🇴✌🏻
@MuhanadOfficial9
@MuhanadOfficial9 9 ай бұрын
Asc
@XasanTimacadde-yw4nr
@XasanTimacadde-yw4nr 9 ай бұрын
Aad ayad umahasan ty zxp sida aad usoo nogusoo gudbisay❤ Adigoo kuliqaya xaqaiqda horteena taal
@axmedkayse1060
@axmedkayse1060 9 ай бұрын
Masartaa aad sheegtay ka gurmadka ka dayaya ka waran Xasan Sheikh . Waxan bishii hore ayuu muuse biixi na fahsiiyey
@cagacadeofficial5901
@cagacadeofficial5901 9 ай бұрын
Madaxweynaha Mexico siisii
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 3 ай бұрын
Waad mudantahay dhagaysi
@Abdallah_672
@Abdallah_672 9 ай бұрын
5:00 subxan Allah
@hannadyarkasannadka8097
@hannadyarkasannadka8097 9 ай бұрын
Abahayga ayaa geriyoday umada muslimka iguso duceya 😢😢😢😢
@abdisoomaane3034
@abdisoomaane3034 3 ай бұрын
Carabto haka Sarto waa wada yaahud
@ubaxcaliismali9631
@ubaxcaliismali9631 9 ай бұрын
Wadanka Masaar waxa kabiloday In lacuno Daadka dhinta oo kujiira qabriiyaada
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 9 ай бұрын
Subhanallah
@Dacwa-media24
@Dacwa-media24 9 ай бұрын
Soo Dhig iyaga Oo Cunaya
@Dreamy-M
@Dreamy-M 9 ай бұрын
Waa caadi dee inaguba umadaha waanku kaftannaa 😂
@sharmakecali9037
@sharmakecali9037 9 ай бұрын
Waaaaba kusugaaaaye
@qurbaawis642
@qurbaawis642 9 ай бұрын
Munaafaqada somalida waxa bananka keenay Somaliland heshiishka ay la gashay somalia
@mohaakram2780
@mohaakram2780 9 ай бұрын
7 : 36 Ayeeyo Clinton Aaa. Waku side sxb😂
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 9 ай бұрын
Wankutagera wll omar inshar sida aad somalida maanka gaban wax ugu qeexdo salankatimid somali galbeed ama Ogadenia
@AidarosHassan
@AidarosHassan 9 ай бұрын
Waxan ka xumaday Ninkasi Sida u inagu Jesjesayo
@Munasayare
@Munasayare 9 ай бұрын
Jo baydhan waa lawasaaa
@AbwanAhmedNour
@AbwanAhmedNour 9 ай бұрын
Scw saw scw
@ZakariaAbdullahi-g7d
@ZakariaAbdullahi-g7d 4 ай бұрын
PUTIN SAYS”The president of Mexico SISI”😂wxs baa dad inoo ah oo an irziq iyo nabad kuleyihiin
@khadarkhan529
@khadarkhan529 9 ай бұрын
Waaa dawalada somalida ethiopai waxa jira ma aha sbbto ah waa laguumesanyaa
@mahamudh6983
@mahamudh6983 9 ай бұрын
Cadceedii galbeedka waa casarliiq, sunaha Alle swt ee kownkana maaha kaliya in hal qolo awooda waligeed iska haysato
@BouhSaadEgueh
@BouhSaadEgueh 9 ай бұрын
Madaxweynaha Sisi mekzikan uu egyahay malaha waa mekzikaan
@hassanandroid2628
@hassanandroid2628 9 ай бұрын
Dowlad deegaanka somalida Ethopoeia😅😅😅✋⚠
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 9 ай бұрын
Wallaalehen ethopia 😂
@maahir5711
@maahir5711 9 ай бұрын
😂soomaali feedhahooda caalamka la tirsanayaa 😂😂😂😂😂 faarax mijo baastay arkeen kuwan 😅😅😅
@cadnaanibrahim9013
@cadnaanibrahim9013 9 ай бұрын
Mudane wareysigu intaa wuu ka dheeryahay fadlan noosOo turjiN
@yurubmaxamed6847
@yurubmaxamed6847 9 ай бұрын
Putin iyo galbedka waa iskumid
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 9 ай бұрын
Gaalo waa galo lkn gaal maxasta ku dhowraya sow,ma dhaaamo ka,kle
@CandulaahiCabduqaadirmaxamuud
@CandulaahiCabduqaadirmaxamuud 9 ай бұрын
Siisii waa madaxweynah ugu aqlika yar madaxda caalamka Kuma socdo maskaxdisa waa nin maskaxda lka heysto sda inuuba yahy qof ay illuminaatik ah 😢
@mahadzoozoocade2980
@mahadzoozoocade2980 9 ай бұрын
Wlh waxankaalayaabay waxa aad ugu dhaganthy koofurta soomaaliya
@lilkarna5879
@lilkarna5879 9 ай бұрын
ᴋᴇᴇᴘ ɢɪᴏɴɢ😊😮
@umams2905
@umams2905 9 ай бұрын
Maykadayaan hadey naf u hayaaan qaza sii sii wuxuu ugu diidayo dayuu qabaa Masar kaliya maahee carabtoo dhanbaa qashina isma dhaamaan dhamaantood
@jabirhassan585
@jabirhassan585 9 ай бұрын
kusoo celceliska badan naga daa sxb. fadlan isku day mowduuca inaad toos u gasho.
@horseman-gaming
@horseman-gaming 9 ай бұрын
The president of Mexico 😂😂😂😂 sisi
Robot Nolosha Aadanaha Bedalay | Caalamka Tiknolojiyadda
17:22
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15
Hoodie gets wicked makeover! 😲
00:47
Justin Flom
Рет қаралды 128 МЛН
Mohammad bin Salman: Prince With Two Faces
54:00
Show Me the World
Рет қаралды 7 МЛН
Raadinta Macnaha Nolosha | Shaashad { 4 }
32:46
OGAANSHO
Рет қаралды 64 М.
Why There is No Bridge Between Europe and Africa
33:06
Map Pack
Рет қаралды 6 МЛН