Asc ustaad Ustaad alle haka abaal mariye, Xisaabti waxbadan ayaad iga so dhistay. Schoolka waa hore ka saaqiday lkn mar danbe ayaan istaba qabtay, xisaabta adigan kula so bilaabay sidan u fahmay xata waagi school uma fahmin. Casharadii xisaabta inaad si wado ayaan jeclaan lahaa Hadda waxan maraya: polynomials chapterka 4