Barashada Software Engineering-ka

  Рет қаралды 19,324

Bytesland

Bytesland

Күн бұрын

Пікірлер: 30
@hassanduraan9127
@hassanduraan9127 2 жыл бұрын
Ma allh ustad allh ha kuu barakeyo aqontada Inaad casharada software engineering ka la xariira soo badiso jeclaan lahyn
@khalidhussein973
@khalidhussein973 Жыл бұрын
Maasha Allah waad mahadsantahay wall Wax badan ayaan kaa faaiidaystay jasaakalaah wall
@Husny_99
@Husny_99 4 ай бұрын
Sheikh mustafa ucod egthy
@abdinaasirr7993
@abdinaasirr7993 2 жыл бұрын
Wa jeclhay inan barto software engineering side ugu fudud ubaran kara ustaad
@akarelaxation9899
@akarelaxation9899 2 жыл бұрын
time badan gali bro
@MR.DEBATE
@MR.DEBATE Жыл бұрын
Mahadsanid bro in badan ban radinaye qof si sax igu sharaxo thanks
@hassanibraahim6816
@hassanibraahim6816 2 жыл бұрын
masha allah Alla hakajasaa isiisiyo ustaad anoo waxpa kafahsanayn software markihore lkn hada waxkamida wan fahmay aadban kugumahadcalinayaa waxan jeclaanlahaa inaad soobadiso casharada
@Qu33nahlaamiita
@Qu33nahlaamiita 9 ай бұрын
Codki sheekh mustafe ma maqloya mise wa dhegaheyga😂❤
@Samuelchannel7943
@Samuelchannel7943 7 ай бұрын
Uma maleyneyn Qof sidan cilimigisa arda uga Fa idyn dono jazaka Allah
@XuseenMaxamed-lw7lp
@XuseenMaxamed-lw7lp Жыл бұрын
ustaadow noo soo badi waa iga codsi waxaa kaloo rabaa jidka lamaraayo qofkii rabo inaa barto maadadaas waxaa naga caawinaayo noo soo badi please
@Maalin89
@Maalin89 2 жыл бұрын
M.a Nin Aqoon Leh Aa Tahay cashiro kle noso Gudbi wll
@haji7788
@haji7788 3 жыл бұрын
U Did it Great |
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@amiinamiinabdirahman5209
@amiinamiinabdirahman5209 2 жыл бұрын
Wll Casharada soo yara badi wax Badan ka Fa idayna Softwere Enginering Bilowga basic ka soo hadal waxa lagaga bahayahay wll
@khalidyusuf6112
@khalidyusuf6112 2 жыл бұрын
Wall cadharo kaa bilaw si aan ula socono
@Cabdullaahi10
@Cabdullaahi10 2 жыл бұрын
Asc ustaad xagee kaala soo xiriiri karaa adoo mahadsan
@akarelaxation9899
@akarelaxation9899 2 жыл бұрын
thanks, lkn pls casharo badan soo gali si oo aan wax ufaaidno
@samiaosman5040
@samiaosman5040 2 жыл бұрын
Tanks teacher casharadaa nosobada Adrlya
@mahatmustaf4882
@mahatmustaf4882 3 жыл бұрын
Shukran sxpow???
@bashiircabdalle644
@bashiircabdalle644 Жыл бұрын
Asc ustaad mahadsanid Luqada python casharo ah oo afsomali kubaxaya halkeen ka helayaa Somalidu intabadan kama hadasho Ama ma dhamaystirna Hadaad noosoo diyaarisid kawran ama aad ba naguba buy garaysid runtii aad baa loogu baahan yhy luuqadaas
@Soomali4562
@Soomali4562 8 ай бұрын
zhp waan ka xumhy qof aad jawaabta waydiisa kuma soo jawaabayo lkn zhp waxaa ka baran kartaa udemy coursera adigu bilash ugu dhiganaya
@maxamedsaid9614
@maxamedsaid9614 2 жыл бұрын
Maxaa la iga baahanyahay marka aan baranaayo software engineering
@deeqdaahirxuseen2191
@deeqdaahirxuseen2191 2 жыл бұрын
Waar ma halka cashar ayey kaaga eekayd soo wadee
@ugaasshalmad3081
@ugaasshalmad3081 3 жыл бұрын
Thank you
@maankaboystar6195
@maankaboystar6195 3 жыл бұрын
Asc wll waxaan doonayaa hadii aad barato software engineering maxaad kashaqo ah oo adkashaqeynkartaa Micnaha shirgadaha miyaa mise waa waxkale
@mohnaaaji3975
@mohnaaaji3975 3 жыл бұрын
Max's kamida wll
@mohnaaaji3975
@mohnaaaji3975 3 жыл бұрын
Hablo ma bartan
@Ama-ob1cx
@Ama-ob1cx 2 жыл бұрын
@@mohnaaaji3975 haa way bartaaan
@maxmeddaahirsiyaad4496
@maxmeddaahirsiyaad4496 3 жыл бұрын
Wll macha shirkadaha ma la jabsan karaa mise been waaye
@deekowupdalla3220
@deekowupdalla3220 2 жыл бұрын
Social media maleedahy walaal sida facebook ama instagram ??
7 Years of Software Engineering Advice in 18 Minutes
18:32
Astaan Talk-  Artificial Intelligence- Eng Abdirizak Warsame
1:24:01
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 21 МЛН
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
Halka Wax ah oo iga Caawiyay Inaan Programmer Noqdo!
11:14
Duraan Ali
Рет қаралды 16 М.
Cybersecurity Sideen ubaran karaa 2024❗
12:39
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 15 М.
؟ Docker ليه بنستخدم 💙
18:52
Yehia Tech يحيى تك
Рет қаралды 92 М.
Waa Maxay Forex Trading?  Dr Maxamuud Horri
2:02:49
Dr. M. A. Mohamoud
Рет қаралды 24 М.
Sideen ku baran karaa programming-ka si dhakhso leh?
13:38
Shakir Ahmed
Рет қаралды 36 М.
waa maxay Architecture Engineering?
14:03
Cabqari Architect Official
Рет қаралды 4,3 М.